QIIMAHA GURYAHA KIRADA MALAYSIA OO SOOMALIDA AY DAGAAN IYO MUUQAALADOODA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 тра 2023

КОМЕНТАРІ • 85

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +15

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨

  • @raaqiyamacaani8118
    @raaqiyamacaani8118 Рік тому +16

    Raaxo aduun wa heshay abaayo aqiiro janada ha ku nuurto wax xun Alle kuma tuso adiga iyo caruurtaada Aamiin

  • @samirahassan9602
    @samirahassan9602 Рік тому +1

    Maasha allah best video ever waad mahadsantahay xabibty aad ayaan urabey muqalo sidan oo kale ah inaan usoo guro ayey ubadantahay ia noo soo kordi muqalada wllo thanks alot

  • @XalimoXayi
    @XalimoXayi Рік тому +2

    jizakallah Khair Adna sharafay, i love “the Valley/Vaali” hadaa imaadoo mustaqbalka 🥰❤️❤️

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +4

    MashaAllaah xbbty mahadsanid sida fiican aad nogaso warantay guryaha iyo qiimaha kirada wan sosocdaa waanka helay 🥰🥰🥰

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +6

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @starlastella
    @starlastella Рік тому +1

    Masha Allah tabarakalah 😍😍❤

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 Рік тому

    Mashaa Allah Good job
    Please about school Islamic or madarasa

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 Рік тому +2

    Maasha Alah so beautiful armaan soo guuraa 2300 dollar ayaan dhiibaa bil waliba wallahi hadana ma ahin sida Malaysia so qurux wallahi USA ayaadba I nacsiiseen wallahi but shaqo lagama helo that’s too bad sorry meel aan ka shaqeysan karin maxey ii sheegeysaa ku noolaanshaheda but insha Alah one day ayaan vocation u aadaa waan ka helay wallahi I Love it.

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Рік тому

    Jah jah kl Inshllaaah. One day. Waan soo arkaa

  • @umuaisha5948
    @umuaisha5948 Рік тому +9

    Masha,allah adnaay abaayo fartuun happy garab sii macaaney wan ogahay inad iska mashqul badantahay oo ilmo yar yar kujogan lkn gabadha ogaada wey xanuunsantahay

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allah ❤

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Рік тому

    Masha Allah
    Wallahi nimcaa Africa iyo Asia taala guryahas anaga kuwa idinkugu jibsan $2500 waye anaga America waliba good quality kugarin 👍

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Рік тому +2

    Masha Allah malesia wa mesha ugu qurux badan Asia and Africa 🌍🌍🌎 xita dunida dhan we uqurxon tahay

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +23

    Kusali nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 26 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤ adan quruxu

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Рік тому

    Man shaa Allah

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому

    Waaa caadi nairobi waa saaas abya

  • @aminoamino3027
    @aminoamino3027 Рік тому +4

    Adnoy abyo wan kujecelnahay waana kutaageeraa waxan kusuganahay qurbaha abyo dhaqaalaha waxba ma ahan qofba siduu doono isku maareen kara lkn kirada guriga sida gurigaaga oo kale

  • @ifraah
    @ifraah Рік тому +1

    Mashaallah

  • @mohameTapdirahman778
    @mohameTapdirahman778 6 місяців тому +1

    Ma sanadkii mise bishii

  • @munaahmed7609
    @munaahmed7609 Рік тому +1

    Adna cadeey. Maasha’Allah waad ku mahadsan tahay sida quruxda ba Dan aad noogu soo sharaxday qiimaha guryaha ey joogaan. InShaAllah hal bil ayaan rabaa in aan soo arko wadanka. Marka guryahaas hal bill kaliya mala ijaaran Karaa. Hadane deposit maleyska rabaa? Shukran xabiibti.

  • @SaynabMacalin-zl2xu
    @SaynabMacalin-zl2xu Місяць тому

    Walal adna anooqona ibilayn waxbarasho maimankara omashaqaysankara

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 Рік тому +1

    Waaaw qurux waye abayo amaba so guraba aqwan wanba jeclade ❤❤❤

  • @MySHIHAM
    @MySHIHAM Рік тому

    ❤Ayy qurux badana

  • @subeerilkacase8184
    @subeerilkacase8184 8 місяців тому

    Coming me Malaysia

  • @laylasiciid-xc8xg
    @laylasiciid-xc8xg Рік тому

    Waxbarashada ka soo hadal wll

  • @xaliimomiimo8460
    @xaliimomiimo8460 Рік тому +1

    Adno abaayo imashaha Sharci maaleygu xujena sida lagu imaanayo nososhek❤❤

    • @nalkanurka4528
      @nalkanurka4528 Рік тому +1

      Passport iyo tikidka lee so jarane iyo pocket money

  • @faadumaaxmedbucul9812
    @faadumaaxmedbucul9812 Рік тому +2

    M.a adno si fcn aya nogu sharaxday walaley waxbarashadsne sidan nogososharax

  • @malyunsayruuq310
    @malyunsayruuq310 9 місяців тому

    Adna abaayo nabarkaaga ma ii soo diri kartaa

  • @xamiidawjamac4910
    @xamiidawjamac4910 Рік тому +1

    2012 baa kiradoodu intaas ahayd isma badalin xafadaydi Edman Putra

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +2

    Asc abaayo alaabta malagu kireeya horta

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 Рік тому

    Asc wlshy adna wan idin salamaya walal fartun hppy video so dawo gabdha caawiya alle khyr ha idin siye

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 Рік тому

    Abyo guri famil dagi karo oo 400 ah majiraaa❤

  • @ilhaykacabsomeelkastaaadjo6278

    Walaal waxad ka so hadaha waxbarashad caruurta

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 місяці тому

    Adna Waaku Mahadsan Tahay Walaashiis Sida Qiimaha Badan Aa Noogu Soo Gudbisay

  • @adnahassa9616
    @adnahassa9616 Рік тому +11

    only 500 hundred dollars 💸dayuum that’s cheap

    • @Taliso3344
      @Taliso3344 Рік тому +2

      500 dolr xitaa mnoqonyso lbada kun anaa degan 450 inay noqota lagayaba dolrku isbedela wll anba labadaa kun rm kudeganahy midfiicano cusubna waahelay alaab cusub laydhigay

    • @ikransaed3314
      @ikransaed3314 10 місяців тому

      @@Taliso3344wll inaa imado rabba information rabbay cidna kama garanayo ma I cawin karta

    • @SucdiMohamed-og7bi
      @SucdiMohamed-og7bi 6 місяців тому

      Abayo macala alabta lagu dagayo meeqo wye Teda kale .Alabta la so gadanayo inyar inyar loo bixina maqle nolasha malaysia Raqis wye maqle inan so dago jeclahay inshallh

  • @Taliso3344
    @Taliso3344 Рік тому

    Imnka anoodegan daawanaya waaxafada mlysia ugu qabow h

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 Рік тому

    👍

  • @imranwarsame6949
    @imranwarsame6949 Рік тому +5

    ASC abayo school islamiga iyo Quranka kaso hadal please

  • @nasrahaji6511
    @nasrahaji6511 Рік тому +1

    Abayo sariraha ma dhulkay wada yalaan wax kor u qadad ma arkee

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 Рік тому

    Abaayo Web side links soo dig ama magaca Web soo qor hagaag

  • @najahmohamed7861
    @najahmohamed7861 Рік тому +3

    Abayo malaysiya imisa aya lagu imankara ❤

  • @NasriinIbrahim-jk7tu
    @NasriinIbrahim-jk7tu 11 місяців тому

    abaayo asagoo alaabtaalo 7 qol mala helaa

  • @sabiriincabdiraxman2557
    @sabiriincabdiraxman2557 Рік тому

    KL TRADERS SQUARE fahfaahin fcn naga zoo zii adn

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 26 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 Рік тому +4

    Anigu daaqadahaas baanba kabaqayaa iyagoo xidhan waxay ilatahay inaan dhacayo 😢walahay halkaa anoo joogaan cabsooday illahow na amaanso 😂

    • @Taliso3344
      @Taliso3344 Рік тому +1

      Wiilyar dhowan kadhacay malaysia

    • @saraawarsame8338
      @saraawarsame8338 Рік тому

      @@Taliso3344 Allah unaxariisto walal walahay waa halis dabaqyada dhaadheer bisinka illahow walid kiis samirfiican sii amiin😢

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому

    Nairobi iyo maleysia waa iskumid lkn maleysiaqurxn zaid kirada ka simanyhn

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 місяці тому

    Biisinke raabiiyow annan geelin daabaqa 38 ano nuul heeli

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 місяці тому

    Daashka = Fadhiga = Living Room

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Рік тому

    Showroom ka ma la gadooyaa mise kira Lee waayay

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 Рік тому +1

    Maxaa uga soo guurtay xaafadaan Abaayo ., noo soo sheeg .,,
    Gurigaaga ijaarkiisa waa meeqo walaal ?

  • @amenaabdia4363
    @amenaabdia4363 Рік тому +1

    Abaayo waxaa rawaa inaan yimaado maleeziya shaqo Malaga hela shaqada waween marka laga reebo 😁, shaqo sinbal ah,

  • @leylomohamed-qs6hz
    @leylomohamed-qs6hz Рік тому

    bisinka,waaqaali,,

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Рік тому

    Malcamad ma laga furta somalidu

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +1

    Bisinka 1200 kiro bilkasto ma bixisiin lkn youtupeka ka heleysiin miyaa abaayo

  • @mawahipkosar9459
    @mawahipkosar9459 Рік тому

    Adna qimaha ugu macqulsan waa imisa

  • @sadie8137
    @sadie8137 Рік тому

    Can you please do a video on what you do to yor hair before you put the hijab on

  • @monaliza4870
    @monaliza4870 Рік тому

    Abyo cabayada Eid wadatay ayan rabay xage laga hela fadlan igu cawi mhdsnd

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому

    Manshalah😍kirada kun dollar toban sano ma nooli 😢maxaa igu dhaci karoo 😅😅 adnooy

  • @Quwen_mimi
    @Quwen_mimi Рік тому

    1200 ama malaysia uu so gura 😢😢 gur xumo qarbosh aa 1000 ku dagi raba calol xumo bdna 😮

  • @qaredhaashi5419
    @qaredhaashi5419 Рік тому

    V

  • @user-qc1ms1kt8v
    @user-qc1ms1kt8v Рік тому

    halkan waxd ka helaysa filiman xisoban ua-cam.com/video/D1a2eTpk61Q/v-deo.html