КОМЕНТАРІ •

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 11 місяців тому +38

    Aamiin yarabi walalahena musliminta falastin Allah dhiwatada haka qado

  • @QancisoCabdulahi-uo2dl
    @QancisoCabdulahi-uo2dl Рік тому +24

    Allah is one ☝️♥️

  • @ahmedhaykalofficial9157
    @ahmedhaykalofficial9157 11 місяців тому +7

    Thanks wll from Hargaisa I'm Student but I didn't have any cost...

  • @mohammedsalat6160
    @mohammedsalat6160 11 місяців тому +7

    Queen of all time ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +25

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

    • @MohaMacalin-hp1fu
      @MohaMacalin-hp1fu 8 місяців тому +1

      Wll see kubaran karaa Englishka wa ubahnaayee😢

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 8 місяців тому +1

      @@MohaMacalin-hp1fu soo booqo Sahan Toosan oo ka baro English

    • @XamdiSheekh-kt9sj
      @XamdiSheekh-kt9sj 24 дні тому

      Waa beentaa sibilaash ah ma jirto

  • @sahracali2877
    @sahracali2877 Рік тому +5

    Noogu soo dar wllo parti two,Malaga helyaa dawoyinka hargays ama cergabo ama burco

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju Рік тому +9

    Fozia Keep going sister ♥️👑 100 K wanagu dhaganyihiin nagafududeya dheh guul i.A

  • @SleepyCornflowers-yo7rx
    @SleepyCornflowers-yo7rx 8 днів тому +1

    Barayahn xaged kabaxaday

  • @zadamgatzo1947
    @zadamgatzo1947 Рік тому +4

    Thanks my sister fawsi dample for your hepls your brothers and sisters keep going...

  • @farduusfaraxjamac5349
    @farduusfaraxjamac5349 Місяць тому +4

    Hdaan imaado team 27 maygu soo dhaweyn

  • @MohamedYusuf-b4l
    @MohamedYusuf-b4l Місяць тому +5

    waa ku slmy marwo Fosiya

  • @SiciidoCumar-h5r
    @SiciidoCumar-h5r 26 днів тому

    Thnks Abayo mcn Kheybta kle Nolosha ka so hadal io caafimadka shaqadiisa ❤

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Рік тому +2

    M.a shukran xbbti aad ba ugu mahadsan tahay sida wanagsan aad inogu faafaahisay thanks sis

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 11 місяців тому +2

    Illahayoww i joogi wadankaygoo si adag loso galayo ❤🎉

  • @ahmedabdi9165
    @ahmedabdi9165 Рік тому +5

    Mashalah good grle

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 9 днів тому

    Masha Allah 🛎️👍✅🇺🇸

  • @shutterbidaarofficial2819
    @shutterbidaarofficial2819 Рік тому +5

    Keep going wlshey qali ❤

  • @fadimoxasan
    @fadimoxasan Рік тому +8

    Alaah is one❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +17

    JUMCA MUBARAK❤ inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 ❤️ free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno / aan usoomno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين 😢

  • @Minna909
    @Minna909 Рік тому +4

    Abayo fawzi mahadsanid insha allah inaad igu soo dhawaysaa rajeenayaa malesia

  • @AbdulHqmdi
    @AbdulHqmdi Місяць тому

    Mashallh Mashallh Mashallh I'm Rohingyahallh 🤲✅✅✅✅👍

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 Рік тому +2

    dadka qurbaha joogo oo rabo caruurtaa diin u rabo guryaha iyo qiimaha noo soo sheeg thanks

    • @Abdirahman2369
      @Abdirahman2369 11 місяців тому

      Anaa macalina hadaan ku dhigo kwrn

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 3 місяці тому

      Wll ma guurtay mise?

  • @حواءادريسطاهر
    @حواءادريسطاهر 8 місяців тому

    Wll please xageen kala xidhidha wilalka somaliyed in this month inan so baxo raba

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 Рік тому +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa)

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 Рік тому +4

    Allah is one

  • @MohamedNimco
    @MohamedNimco 21 день тому

    Wll kwrn shaqadeda wa side war bixin iga si shaqo kasta wad ka shaqayn karta mise mid gaar ah Aya lagu siinaya wll war bixin degdeg ah iga si walshy ❤

  • @laylayusuf5067
    @laylayusuf5067 Рік тому +2

    Fawsia abyo waa mahadsantahay sidaad noogu sharaxday qaabka at ardadu ku yimaadaan

  • @bushraapdullah7297
    @bushraapdullah7297 11 місяців тому

    Great information❤

  • @nastehohussein3122
    @nastehohussein3122 19 днів тому

    Waxaas ilowday qeybti ugu muhiimsaned oo ah caafimaadka sida logu imaado

  • @MaaxamedMalin-vo7uj
    @MaaxamedMalin-vo7uj Рік тому +1

    Fawsiya caday waa kusalaamay🥰🥰🥰

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 8 місяців тому

    Hore soco wall

  • @Raxmomaxamed-c5x
    @Raxmomaxamed-c5x 23 дні тому

    inta fawsia dimbile qosolkeda jecel ❤😂

  • @aslihousseinahmed1285
    @aslihousseinahmed1285 Місяць тому

    HABALYO FAWSIA 200K SUBSCRIBERS KEEP GOING

  • @abdihussen1948
    @abdihussen1948 11 місяців тому

    Masha allah booqo channel keyga❤🙏

  • @MaryamhassanRoonow-sq6vs
    @MaryamhassanRoonow-sq6vs 11 місяців тому

    Sidee jamacad Lagu radsanaa

  • @mohaaz0511
    @mohaaz0511 11 місяців тому

    Abayo waxan ku weydiini rabaa computer science simistarka meqaa lagu dhigtaa abyo iso jawab please

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +2

    Wow amazing keep going fowziya 🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @Hasanmaxamed-v2m
    @Hasanmaxamed-v2m 28 днів тому +2

    Dee xagee camerada oogu naxsantahay
    Melayowgaa yar eeg eeg dee

  • @hamdiomar7190
    @hamdiomar7190 Рік тому +6

    Mahadsanid abayo su al ayaan qabaa aniga hada turki joga hal baby ayaan heysta halsano jirto turki dacwad america u joga balse sharciydeeda aad ayey u adag tahay marka abayo maleysia hadan imaado o kaarka qatootiga qaado maleygu dacwoon karaa sido kale waqti intee leeg ayaan heli karaa kaarka

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 Рік тому

      Wa lagaga dacwon kara abayo inkasto kaarka dhaqsi la qaadan sidan maqlay lkn turki wa dhib adigo dacwo ku socoto ee ku diidayan ikamat da anigaba turki daganan jiray hadana malaysia inan aado ayan rajeyna insha allah

    • @hamdiomar7190
      @hamdiomar7190 Рік тому

      Abaayo mcn 3sano jooga ilaa hada maleysoo jawaabin xataa waqti igu socdo lkn maleysia kaarkeda hduu fududeen wa dhib walahi

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 11 місяців тому

      ⁠​⁠​⁠@@hamdiomar7190 abayo sorry qoralkaga hada arke malaysia warqad faceka la dhaho oo sidi kaarki oo kale eh aye baxshan intan karka lagu siin ayadana wa la isugu dacwoda lkn hadad ba ikamet ka heleyso turkida meshada iska jog

  • @MaryamhassanRoonow-sq6vs
    @MaryamhassanRoonow-sq6vs 11 місяців тому

    I t Malaga baranaa

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Рік тому +1

    Mahadsanid my sister

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j Рік тому

    Ma walashey macn

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 17 днів тому

    Ka badan ayaa lagu imaar karaa lkin adigu intaas ayaad taqaantaa kaliya

  • @ismapoi708
    @ismapoi708 Рік тому +1

    Fawsia 1️⃣0️⃣0️⃣🔜❤🎉

  • @salmoxuseensoleqo
    @salmoxuseensoleqo 9 днів тому

    ❤❤

  • @BarwaaQoUpdirahmaan-yz5zn
    @BarwaaQoUpdirahmaan-yz5zn Рік тому +1

    Waa imisa abaayo lacagta lagu yimaado

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 3 місяці тому

      3k hadaanay ka badnayn😂

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Місяць тому

      ​@@asmamohamed3628asma miya jogta adigaba 😂😂😂 naso dhawaynaa insha allah

  • @sharmawarsame8991
    @sharmawarsame8991 11 місяців тому +1

    Wuxuu kuu wareejinaayey gabar baa thy dee ma nin rag ah baa la mid thy😂

    • @abdi_252
      @abdi_252 22 дні тому

      Inaa soo qoro rabay 😂

  • @rayaanahmed3505
    @rayaanahmed3505 5 місяців тому +28

    Garab makahelin bls

  • @sayidyuusuf1347
    @sayidyuusuf1347 11 місяців тому

    M.a wall❤❤

  • @umalkhayraxmedcabdi4177
    @umalkhayraxmedcabdi4177 11 місяців тому

    Macalintinimada kawaran wll quraanka iyo luqada carabiga mlagaga shaqaysan karaaa

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 11 місяців тому +2

    Anoo qarash dhiibin aadi karaa beeh😂😂😂

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Рік тому +2

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga

  • @sarahassan8140
    @sarahassan8140 3 дні тому

    Snapchat keetha maxaawaaye?

  • @MOHAMED_ABDI3
    @MOHAMED_ABDI3 11 місяців тому

    Scholarship mala helaa maleesiya jaamacada public aah oo aadka u fiican waxbarasho ❤ jawaab

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 5 місяців тому

      Scholarship iyo jaamacad aad ufiican 😂😂😂 riyada kakac raaxo jeclidaa😂😂😂

  • @HackerBoy-w4b
    @HackerBoy-w4b 11 місяців тому

    Aaway gabadhi muraayadaha u xirnaa

  • @mushtaqcabdicali
    @mushtaqcabdicali 25 днів тому

    Abyo mcn plz garab isii saan ku imadaan laha fosiyoy

  • @mame-pu1vj
    @mame-pu1vj Рік тому +8

    Free Palestine ❤🇵🇸

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Місяць тому

      ❤❤❤

  • @maxamedyuusuf4870
    @maxamedyuusuf4870 22 дні тому

    Team27 wlaga wye mxa dhacay😢

  • @IglanahmedArus
    @IglanahmedArus 19 днів тому

    UN ka ma lcg bee kuseenesa iyo guri

  • @YuusufcumarsamanXasan-et3zq
    @YuusufcumarsamanXasan-et3zq 11 місяців тому

    Qurcey soo jawaab maxa kukudahacy maxa

  • @Marwaahmeth
    @Marwaahmeth 4 місяці тому +1

    In aan waxbarasho u imado ayaan raba

  • @MohamedDeeq-hr9ks
    @MohamedDeeq-hr9ks 11 місяців тому

    Abaayo fosiya ani walashey urabaa school mala helaa jaamacad magarine

  • @ZadiaAli
    @ZadiaAli Місяць тому +1

    👍👍👍

  • @YuusufcumarsamanXasan-et3zq
    @YuusufcumarsamanXasan-et3zq 11 місяців тому +1

    Foosiyaa jaceyl maleedahay qurxey waa kuu baa hanahay

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 11 місяців тому

      War gbdha ka xishod wa marwo

    • @KingC.raxman
      @KingC.raxman 11 місяців тому

      ​@@maria-xy3sn😂

  • @fardowsaabdi8663
    @fardowsaabdi8663 Рік тому

    Thank you my sister

  • @kawzarxaaji5391
    @kawzarxaaji5391 11 місяців тому

    lacagta laguu imadoo

    • @nuurcadde8690
      @nuurcadde8690 23 дні тому

      3000k ilaa 4000k waa sidan ani maqlay

  • @Ixsaas3
    @Ixsaas3 Місяць тому

    wll uk gaaqsidee ah aya lagu tagi kra

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil Рік тому

    First coment i believed it

  • @Rooda_Ahmed
    @Rooda_Ahmed Місяць тому

    Hamplyo 200k qali❤

  • @HaashimAxmed
    @HaashimAxmed 11 місяців тому

    Nolosha unka ka soo hadal.

  • @faadumoalifaatuush-jn4qy
    @faadumoalifaatuush-jn4qy Рік тому +1

    Warbixin cad

  • @siidcalicismaanmaxamed4893
    @siidcalicismaanmaxamed4893 11 місяців тому

    Part two aaway

  • @abdirahmanahmed264
    @abdirahmanahmed264 18 днів тому

    Basabor hatad ku emato okay meya

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +3

    Inaan dego uma imaan karo miyaah😂 tedkle UN maxaa. Laga wadaaa😂😂😂😂

    • @cqaadirsanka7031
      @cqaadirsanka7031 Рік тому +1

      Qaxoti cml isku dhipe markas ina wadan kle lagu wado laga yabah

  • @sharmaakeapdiwale5132
    @sharmaakeapdiwale5132 Рік тому +1

    It computer ka ka waran jamacadaha

  • @qamarshunac4627
    @qamarshunac4627 3 місяці тому +1

    Meeqa lcg ah igu bexe isheek

    • @XaliimoCawil-ec8sm
      @XaliimoCawil-ec8sm 3 місяці тому

      4kun dollor hada qof cadiya thy
      Ardey hada thyna7500$

    • @عوج-ر6ج
      @عوج-ر6ج 3 місяці тому

      ​@@XaliimoCawil-ec8smabaayo 4ta kun lacagta gacanta ku qaadanayo ma ku jirtaa

    • @SalmoMohamed-kt1qf
      @SalmoMohamed-kt1qf 12 днів тому

      ​@@XaliimoCawil-ec8sm 7500 maxaa liigu qabanaa marka micnaha waa ku tagaa lee miyaa 😢😮

  • @kawzarxaaji5391
    @kawzarxaaji5391 11 місяців тому

    lacaginte leeg aya lagu imadaa

    • @qatarugaas
      @qatarugaas 3 місяці тому

      Ani xataa wan ubaahna tickets ilaa visa qiimaheeda

  • @mudanjimcale1979
    @mudanjimcale1979 Рік тому

    Abaayo Su aashaa iga jahil sir hadii aan shaqeyso is yidhaa oo aan xirfadayda ku shaqeysanaayo like laboratory meeqa ku shaqeesanaa plz Isoo jawaab abaayo

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 Рік тому

    Mahadsanid wallal

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 11 місяців тому

    SHAQADA LAGA HELAA MAXAYTHY

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 11 місяців тому

    IELTS ka ma waxaa shardi ah in Malaysia lagu galo bis

  • @qamarshunac4627
    @qamarshunac4627 3 місяці тому

    Somlaia jokaa meqa ku helaa lcgta imasa igu bxe

  • @FaraxMohmed-w2g
    @FaraxMohmed-w2g 3 місяці тому

    Waxaad ii shgtaa jamcad diiniya ma leedhay

  • @EngshukriNoor
    @EngshukriNoor Рік тому

    Abaayo hadèr UN dad ma aqbalaan maqlay ilmo yar yaraan wataa garowe ka so gurayaa UN rabay

  • @hayaathassan1360
    @hayaathassan1360 Рік тому +1

    Magalda aad ba loga calaacalaa Tolow ma la isdilaa

  • @AbdirihmanGoodir-tz7re
    @AbdirihmanGoodir-tz7re Рік тому

    Talo fican😮

  • @mohamedrashid6
    @mohamedrashid6 3 місяці тому

    Shaqo darted rawa Ina uimdo

  • @CanabCabdibile-ru8nx
    @CanabCabdibile-ru8nx Місяць тому

    Comsoon300k

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 4 місяці тому

    Fowsiya halaga fuqa nh 2 gaarsiya

  • @FarhanShido-u2p
    @FarhanShido-u2p Рік тому

    Inan wng u sxb ah foziya❤

  • @SuweydoFarahMahamuud
    @SuweydoFarahMahamuud Рік тому

    Mahad sanid apyo❤

  • @jamaaludinmedia
    @jamaaludinmedia 2 місяці тому

    Plz guys 200k xira❤

  • @hanimacalin5924
    @hanimacalin5924 Рік тому

    aby adiga master miya ujogta mise

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 Рік тому

    Thank you fowsia quruxey🙏

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 Рік тому +1

    Malaysia waan iman laha lkn aad bay u kulushahay maqlay mxa ka jira

  • @maazimaddechannel9256
    @maazimaddechannel9256 Рік тому

    Process ma lagu sugi kraa malaysia oo maka fududahay

  • @amuun9967
    @amuun9967 11 місяців тому

    Shaaway sato dadka, WAX kagado intaa lanbarda usodhigtid Hdne adan lahadleyn uf

  • @umumanaalfamily4545
    @umumanaalfamily4545 11 місяців тому +1

    Abyo waxan raba ina uso guuro malasia side weye ciyala wata daganasho ahan malo imankara abyo jw

  • @NajmaAbdikadir-jz1np
    @NajmaAbdikadir-jz1np Рік тому

    Koko iyo amira away mxd ugu hartay

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Рік тому

    Mashaalah