FAADUMO SICIID OO AFKA FURATAY | WADDANI BASAAS AYUU IGU SHEEGAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 219

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 8 місяців тому +1

    Faadumo siciid waa geesiyad qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 роки тому +23

    Waa gabadh geesiyad ah ama diid amadoon oo lugu dayan karo Somalilaan waa fariid mashallah ❤❤❤❤💚💚💚👍

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому +22

    Hadad #SOMALILANDER ❤❤❤❤thy adoon XISBINA AHY oo ONLY #SOMALILAND keliyi DEEQDO Farta taag☝️☝️Ood igu Raacsanty #FSICIID FARIID THY💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏👍

  • @structuralandcivilengineer3762
    @structuralandcivilengineer3762 4 роки тому +15

    Faadumo sharaf Alle yaa cisak Alle ha ku sharfo

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 роки тому +9

    Masha'Allah Viva Somaliland 💚⚪♥️ Fadumo Geesiyad Masha'Allah 💚⚪♥️👏 Arabsiyo news thank you wll 🌹👏

  • @khaledAli_210
    @khaledAli_210 4 роки тому +7

    Masha Allah wlhi waa wadaniyad,
    War gabar ma u joogtaa aan ka guursadee fadumo siciid

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 4 роки тому +20

    Maansha Allah, War faadumo Aragsan waa Naag Nool

    • @khaalidabdi3745
      @khaalidabdi3745 4 роки тому +1

      mansha alllah mamo geestid tahy allle haku daayo

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 4 роки тому +10

    Alxamdulilaahi Rabil caalamiin Rabiyow adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeeda wanaagsan ee waxgaradka ah dhawr oo badbaadi cadawgoodana danbas dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin Yaa Rabi WSCW

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 10 місяців тому

    Mash allah reer Somaliland ku Tamiloqat geisyaad Faduumo siciid hahadho manta reer sheekhisxaqow dhalinyaroy iska dayaa is kalaa gurka reer sheekhisxaqow manta ❤❤ bararuga faduumoy guulayso 💚💛❤👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @mubariklander3096
    @mubariklander3096 4 роки тому +8

    Inantani waa Gob Gobi Dhashey... oo Maskax Fiican..
    Maasha Allah

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 роки тому +4

    Mansha Allah Wa geeesiyada noolow magaca Ha jiro Warunteda geeesiyada

  • @faizahargeisa1311
    @faizahargeisa1311 4 роки тому +9

    Viva Faadum siciid 💕

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +7

    Markii ay Wadani joogtay wayfiicnayd markii ay ka tagtayna basaasad bay noqotay cajiib

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 4 роки тому

      Kkkkkk

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 роки тому +1

      Waa dhaqankii xisbiga wadani

    • @abdishakuradem2286
      @abdishakuradem2286 4 роки тому +1

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 maxay hayaane laga basaasaya? yaab badanaa, ma dawladaba

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 роки тому

      Abdishakur Adem 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waar waad ajiibtayban ku idhi

    • @naasirjamac1999
      @naasirjamac1999 4 роки тому +1

      Naasir cabdi Zxp Waad fahantay Sheekadu Waa baadida ninbaa kula daydaya daalna kaa badan aan doonahayn inaad heshona daa in abidkaa dadkuna moodi dul wada dhasho wax u dahsonayn

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 4 роки тому +1

    Mansha Allah Waa Xaqiiq Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi ❤💋👍👍👍👍👏👏👏👏👏

  • @dayibjama5333
    @dayibjama5333 4 роки тому +7

    fadumo waa gabadh muwaadinad ah

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 роки тому +17

    Aad baad u mahadsan tihiin arabsiyo news somaliland waa mid keliya cadowga aanu leenahay waa qadaadweyn oo aan mad'habna haysan means diina haysan hadey ahlu diin yihiin waxey qiri lahaayeen dhibkii ay shantii somaliyeed iyo carabiba noo geysteen samir iyo dulqaad baanu huwaney waxanan leenahay hanagu daalinee nabadgelyo

    • @ibrahinabokor6442
      @ibrahinabokor6442 4 роки тому +1

      You lairy . You dont'blieve somaaliland.you blieve your sacad muuse besha harabawal

    • @mubariklander3096
      @mubariklander3096 4 роки тому +2

      @@ibrahinabokor6442
      Qabiilbaa ku diley

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 роки тому +1

      @@ibrahinabokor6442 hadiiba ay been cidi ab u leedahay adiga iyo 3da kale ee wadani kugula jira iyo feysal faaruq baa hido sidihiinu ku arooraa beentii islaamka loo diidey bal is hubso cadowga gudahana waanu iska nadiifineynaa insha allah asoon as possible insha allah

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 4 роки тому +1

      @@mubariklander3096 haa walaal qabiil baa waaley anaguna qaran baanu huwanaa waxaa wada wah wah da haya waa hadhaagii wadani

    • @sadickmahamoudabdi9505
      @sadickmahamoudabdi9505 4 роки тому

      Aar Somali qabiil baa madax maray eega yarka Ibrahim abokor isaaq baad la doonatayne yaa kasaaya cidu yahay horta?

  • @Hargeisastar
    @Hargeisastar 4 роки тому +8

    Naa Beenta iyo Qiiro jabanta Nagala Tag Basaasadyay Wadani waxad uga tagtay Waa Qabiil SOMALIA LAGULABANAYA KUTALAGALA

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 роки тому

      Shut up xaasidyow viva Somaliland foreva Somaliland ilahay ha xiftiyo inshallah Somaliland foreva aaammmiiinnn

    • @maxamedcabdiraxmaan3953
      @maxamedcabdiraxmaan3953 3 роки тому

      Faadumo waa Fariid waa muwaadinad aqoon leh siyaasiyiinta adeegsada qabyalad oo jeegan samaystay jeegantuna maha qabyalad ee xisbiyo isku tangaybay kuwanasgsantay jeegantuhu

  • @حواء-ن4د
    @حواء-ن4د Рік тому +1

    Walaahey faadumo siccd noolow waxba ha daalin raga soomaalidu maaha muwaadin carabtu waxey ku odhanyaan muwaadin baan ahey cid walba Wey ku dhaartaan dalkooda ilaa raga soomaalida ilaahey xaq ha Karan siiyo

  • @jamiilnuux8513
    @jamiilnuux8513 4 роки тому +2

    Masha allah fadumo geesiyad noolow abid😘😍

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 4 роки тому +5

    Faadumo qurux waa gabadh qiima leh.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 роки тому +2

    Faduumo sharaaf waale waa naag wadeniyad ah allow kuu daa🥰🥰🥰 waale caadow baaden buu calanken leeyahaye Walaahi cadowgu inaama kala jeclo that is true 🎋🎋🎋👉🏼👉🏼🎋🎋🎋🥰🥰🥰👑👑👑👑🎋🎋 maamo noole fadumo quruux waaxi noole baa kuu nooleyA Walaahi fariiid wadeniyad ah

  • @abdimohamed7432
    @abdimohamed7432 4 роки тому +3

    Waa xaqiiq mashaa Allaah waa Gabadh Adag

  • @fadxiganey8065
    @fadxiganey8065 4 роки тому +1

    FoDumo ziciiD XayaKaLaH MaM👏🙏🙏🙏

  • @nimcoibrahim3886
    @nimcoibrahim3886 4 роки тому +7

    Fadumo qurux caqligan kugu jacalhay boqol oday hunguri dhan bowol dhan

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 роки тому

    Faadumo Saciid waxaan leeyahay. Nin baa lagu yidhi hebalow naagtaadu waa naag adag, kolkaasu yidhi, waar ma geel iyo adhibay ii soo dhicineysaa," hadalkaygana ha maqasho hambadaydana hay dhigto". Faadumo Saciid, eesh calaa inan, noolow inaadeer faadumo Saciiday. الله يحفظها ويسترها فاطمة سعيد من عيون الناس الحصودة .امين

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +1

    Ahmed silanyo oo wadankan dhan dhisayay kun school sameeyey saldhigyo sameeyay ceelashi qoday wasaradahii madaradii dhisay ciidamadii derajada sudhay oo dekadahii dunidi baray gaobaladi dalka meel walaba wax u qabtay baad cayaaysay mantana muuse bixi oo qabiilkiisa meel walaba geeyeey umadii kale waxba u qaban hargaysaa soo dhafin wax uu qabtay la garanayn dadki hadlay xidha waxa ku raaciyaay waa qabyalad naa qabiilkan lagu sheegya wax jiraba maha haduu doono umadan isku wada dhex walaaqan yaanu qabiil ku qadin maxa habar awal odhan xisbigii uga soo yaceen tolow ma ciro qabiilayste ah mise idinka kala cadeya waxan isleeyahay kuligiin qabiilayste tihiin wa iska jiidheen qabyaladii

    • @khalidsefudiin5757
      @khalidsefudiin5757 4 роки тому

      Siilaanyihii wadanka dhacay ee 80 milyan lunsaday ee ina xaashi iyo afartii wasiir ka faaidaysteen .
      Adaaba qabyaaladiistaaa

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 роки тому

      wa benta way ka been abuureen ilahayna kamay baqayn xaraamiyintan waxya doonayeen inay jid u samaystan muuse tuug iyo tolkiis inay been intay sheegan xadan wadanka hadalkaasay is yidhahden ku socoda watii been ku noqtay ee lagu wayay ahmed silanyo gobol walaba hadaa ku qorto wax qabadki ahmed silaayo oo ad raaciso gobolka rabto walahay wad yabaysa lakiin muxu qabtay mee maalki umada tuuuuuuuuuug baad tihin rabi ilowday xaranta xaata xiligi ahmed silanyo hadi wax la xaday idinka hxaday wayo idinka maaliyada maamulayay tuug yahay is nacday

    • @khalidsefudiin5757
      @khalidsefudiin5757 4 роки тому

      Odaygu sawkii waashay ee ina xaashi iyo afar reerkiisa madaxtooyada maamulayeen

  • @naasirjamac1999
    @naasirjamac1999 4 роки тому +5

    Basaasad weeye naa naga aamus basaasad yahay

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому +1

      Naasir ha caayin waa hoyo reer sheekh isaxaaq u ducee in ilaahay xaqa tuso amiin

    • @naasirjamac1999
      @naasirjamac1999 4 роки тому +1

      @@MOHAMED-zc6bg haye bro

  • @zakariagulaid8097
    @zakariagulaid8097 4 роки тому +5

    That is true somalila
    nder

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 роки тому

    Adiga ayaa ugu cey badan, waa la hayaa sidii aad Siilaanyo u caayi jirtay macaa reerkiisa oo adeernimo, madaxnimo, xididnimo midna aanad ku deyn, yaad u sheegaysaa,

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 4 роки тому +6

    Adba reerkiinaad raacdee u oy yaga dee anagu qabyaalad hooyadeeday waa ladin bartee qiiro jabanta jooji

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому +1

      Kuligood waa ii wada waalid midna midka kale igama sokeeyo anigu xaqaan sheegaa rabi ayaana garashadaa i gaadhsiiyay shilin dawlad leeday ma cunin taajirintiinana ka lacag badni rabi igu og yahay

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 4 роки тому +1

    Maanshallah, This lady is one hundred years a head of many Africans, including Some Somalilanders. She is telling Somalilanders to be true to Somaliland . What matters is not the differences that divides Somalilanders but what units this Blessed Nation, Somaliland the country, Somaliland the nation, Somaliland independent Somali state recongnized by the world. Somaliland that is for all Somalilanders. Forget about politicians because politicians are nothing more than people driven by their desire for self interests. Viva Somaliland that does justice to all Somaliland citizen's. . Somalilanders should care more about Somaliland, and be United always for the sake of the Nation. She is in the league of the those African leaders who understood the concept of nation building, like Julie's Nyererere of Tanzania, Khruma of Ghana etc. The Nation is more greater than all. Viva Somaliland.

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 9 місяців тому

    Somaliland is First . Who is gonna be the next president is the nation's decision . Show that you care, in every sense of the Word . The opposition parties have to earn the confidence of the people, if they want to win .

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 роки тому +3

    Faadumo siciid waa gabadh karti leh wana Hooyo Dalkeeda jecel Anana waanu jecelnahay Dalka Aynu ilaashano Dhiiga Ayaa loo soo shubay Dalka Anana hada waanu u shubaynaa

  • @mousewaaw1260
    @mousewaaw1260 4 роки тому +8

    Tani waa ragay runtii

    • @nemorachid9992
      @nemorachid9992 4 роки тому

      Shukran muuse rag badan bay dhaantaa oo hada waali & fayoobi aan midna ahay shukran

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому +3

    MARWO CIDNA HA KU GAFIN WALI MA HAYNO MEEL LAGA LEEYAY MARWO FAADUMO SACIID BASAASAD LAAKIN WAXAD TIRAAHDAA HABAR AWAL AYAAN AHAY REERKAYGII AYAAN KA MID NOQDAY oo QABYAALAD BAA I QAADAY( that is it)

    • @zainabmirreh4533
      @zainabmirreh4533 4 роки тому

      Somalida ayaa markaad xagiisa joogtidi ayaad wadani tahay lakiin maalinta aad is qabtaan ayaad reer tahay markaa kula yaabi maayo reer wadani waa one qabiil ayuu yahay wadanka loo dhiibi maayo

    • @fahmamaxamed1407
      @fahmamaxamed1407 4 роки тому

      Haday tahay cid uun bay noqon lahayd

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому

      @@zainabmirreh4533 waan Kuu jawaabayaa iyara sug

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому

      @@zainabmirreh4533 Inadeeer qolo qolo ilahay waa iga koriyay muuse cawarna igama xigtid we waxan diiday beenta iyo hafrida

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому

      @@fahmamaxamed1407 maxan kaaga jawaabaa adigu horta ma tahay reer sheekh isaxaaq anagu wada hadalka waan isku fahanaa ee idinku Horta yaa idin dhalay tafiirtuna xagay gashaa ma baantuu baydun tihiin mise Illa bucur bacayr

  • @khalidali4780
    @khalidali4780 4 роки тому +7

    Fariid

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 4 роки тому +1

    Faadumo. we love you. 🌷🌹🌷🌷🌹

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 2 місяці тому

    adna 2 wllhi masha allh hab laheen

  • @farxanducaqabe2557
    @farxanducaqabe2557 4 роки тому +3

    Muuse wuxuu dhaafay xadkii siyaad barre dulqaadkii ayaa xitaa dhamaadey

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 4 роки тому +3

    Cid basaasad kusheegtay ģaran maynee talow ma markii horay ahayd waxan aysheegayso wanaag uun ayaan ku ogayn marwade

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 4 роки тому +1

    Yes yes Faduumo Laba waajiilee waliiba Munaafaada laa fadhiiday Xizbiga WADAANI.

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 4 роки тому +2

    Faadumu siciid boqol ragay dhaantaa raga sabankan caqligoodii baa hoorar saday soomali marka ragooda laysu geeyo waliba kuwa waa wayn yaa u hadli kara say faadumo u hadashay waar soomaalaay danta guud haysu kaashado

  • @tawradatanbarakeysan8306
    @tawradatanbarakeysan8306 4 роки тому +1

    Maxaa ku diiday inaad tidhaahdiid Somalia is my country and I’m proud? Isaaq baa Reer-Reer isku qeebiyay. Bahashan qabyaalada la yidhaahdo meel kuma istaagisu. Somalinimo baa kuligayn ina deeqda. Somali waa Hawiye, Isaaq, Dir, Rahanwayn, Madhibaan iyo Daarood. We are one.

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 роки тому +1

      Somaliya halkay ka talisaa edo meshu waa somalilnd somaliya kama taliso calacalka meesha Kala tag teda kale isaaq ismu Kala gurin somalilnd waa no mid isku meel ayay no tagan thy dadkana isku meel ayan uwada joogna nacasow somalilnd iyo mucaradnimo xusbi kala garo somalilnd iyo xisbi iyo mucaradnimo kala saar somaliya aad shegaysa adiga Haku deeqdo

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 роки тому

      @Nimco Alis indr kuwan meesha kaa badhacinaya waa dhulmahantihi iyo warsengeligi cilaan ee uqdadu nafeeyyseey cidkale maaha waa hartigi sumeysna ee ilmo kacaan 😂😂 Yaan. Laa inagu soo dhuuman

    • @tawradatanbarakeysan8306
      @tawradatanbarakeysan8306 4 роки тому

      umalkhy Mohamed Hadee sumaysanyihin eena yihin ilma Kacaan, then maxaad udaba socota oo uu doonisa inay ku soo raacan oo kula noqdan waxan aad ku sheektay “Somaliland”?

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 4 роки тому

    Wall nolow oo jir o joog wall fadumo sicid wall il xun ala kuma tuso 🙏🙏❤❤❤

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 4 роки тому +2

    Asc faadumo guul ayan kuu rajeenayaa somaliland ha noolato

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Рік тому +1

    Beenta la meeraysta

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 роки тому +1

    Mashallah keep gowing and also long lid fadumo siciid we care our homme soomaaliland and we build also if a Leah say hora loo soconayaa

  • @abdiaden2677
    @abdiaden2677 3 роки тому

    Somaliland it is my country forever

  • @mubarikmaxamed8950
    @mubarikmaxamed8950 4 роки тому

    Mamo fadumo siciid alle haku xafido cimrigana haku barakeeyo

  • @khaalidabuukhaalid6694
    @khaalidabuukhaalid6694 4 роки тому

    Asc s/land waxay ubaahantahay 100 qof oo gabadhaas oo kale ah waana hubaa hadii taas lahelo in s/land guul gaadhayso Marwo faadumona an kasaxo kelmada isaaq adeer s/land waxa wadaleh reer s/land oo dhan guul iyo gobanimo mahadsanidin

  • @jambirabdirizaq5693
    @jambirabdirizaq5693 4 роки тому +1

    masha allh Guul madax wayne jamhuriada Somaliland

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 4 роки тому +3

    Markaad comment space-ka soo dhigtit waxan Dunida ka dhex muuqan ee Ummadda usoo dhigtit Somalia way inkaari ooy habaari waxaanay odhan Somalia danbas noqo markaa maxaad faa'iidaysay?

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 10 місяців тому

    Thanks alot fadumo siciid

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 роки тому

    Allaah maxaa dhakh nebiga baratay baa nin laga hayaa. Sheekh ISXAAQ ku te . Maxad qayishay. Markaad ku fidhisato kurisiga yaa guska kuu taagaya. Siilka dooroodka iyo hawiyaha hadii kale XABASHA ku leh oo siilka kuu kala qaban. Daanyerad yahay heeliyo ragii daarod ku wasi jirey goormaad ilowdey

  • @muminafarah1222
    @muminafarah1222 4 роки тому +1

    Waa sidaa aad sheegtay tayo xumadu gudaha ayay ka jirtaa sababtuna waa cadaalad xumadda. Hadaad rabtaan in wadanku hagaago Somaliland la wada leeyahay ha la helo wax kale ha nagula meereysan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 роки тому

    Maan.sha.allah.fadumo.saeed

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому

    Qurux badanaa faadumo Siciid

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 роки тому +1

    Faadumooy caruurtan aad la hadlaysaa waa caruurtii Tahriibtay ee soomaaliland gudaheeda ka doon doon in la aqoonsado.

    • @mubariklander3096
      @mubariklander3096 4 роки тому +2

      Wll yaaney iskaga kaa qaldamin siyaasada xisbiyada iyo qadoyada Somaliland

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Місяць тому

    Afka jeediya inanteena Fadumo waa Geesiyad

  • @saadaawale4526
    @saadaawale4526 4 роки тому +8

    LA WADA LEEYAHAY LA WAA EE LAKALA LEEYAHAY BAA SOCOTA HA HIIQIN HUUNO

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 4 роки тому +5

    Somalia danbas dabayli qaaday!

  • @hasanjacayl4654
    @hasanjacayl4654 4 роки тому

    Fadumo siciid runtii waa inan qaliya rantii magaydo in layidhahdo basasad maha waa mawadinad somalilander

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 роки тому

      Madaxwayne Maka dhigana 😂

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 4 роки тому

    Salaadu waxay ka xidhi la, dahey qabyaalada. Xisbiga sow qayaalad umaad gelin. Awalba waxaad is laheyd wadani baa xukun qabanaya , imikana waxaad Kylmiye u gashaey iimaan darro waa subeer awal jaceyl maad gasheen lacag baad u gashey

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 4 роки тому +1

    Maantiyo shalay

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 6 місяців тому

    Faadumo Mcn xibiga shiilasho ayeey ugu jirtay tuugo wayn weeye

  • @abdihirsi5261
    @abdihirsi5261 4 роки тому

    Mansha Allah inader

  • @aminaosman1029
    @aminaosman1029 4 роки тому

    I Think Somaliland needs a woman president. Men are failing us.

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 роки тому +1

    3duba iidoor
    Waligiin dawlad ma noqonaysaan
    Wlhi haku xisaabtamina

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 роки тому

      deplomacy cabdirisaaq Faarax hada maa darood baa dowlad noqonaya aqoonsi somaliland darood baa baqaaya waxba haa biqiina. Hawiye oo kala daadsan iyo somaliland oo laa aqoonsan darood baaye dani ugu jiiirta. Soo maaha kkkkk anu waan kuu fahmaye munafaqadina reer ane dhul lahaye ayaad tihiin ileeyne ee kkkk

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 4 роки тому

    Tramp qabyaalad kuma dhaqmo sidaas daraadeed shaxabka mareykanku dananooda u wataan. Laakiin soomaliland qabiil iyo muuse biixi oo reerkiisa oo keliya xoolihii soomaliland oo dhan wada siiyey.

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 6 місяців тому

    Beautiful I so agree with her

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 4 роки тому +2

    fadumo waa geesiyad intaa ay tidhi wali nin siyaasi ah oo yidhi ma hayno allow ku daa

  • @maxamedcabdi5369
    @maxamedcabdi5369 4 роки тому

    JECLIYAA, MARWO Faadumo, waa run siyaasadu saaxiib oyo qorshe joogto ah mallaha, balse mabda'a Somalilanderku waa joogto aan hunguri daayoo aanay seeftu leexin karin sida kaas Faadumo Siciid Ibraahin oo kale. Nooloow wallaal

  • @abdi7612
    @abdi7612 4 роки тому +6

    Kkkkkkkkk Qabyaaladda ina biixi baa ina baray waa qabyaalad iyo hanti urursi.

  • @Heliimomohamed
    @Heliimomohamed 4 роки тому +1

    Kkk ala maxaan layaabaa reer kiriiridhaqde baa khiyaali ga ıntaas iska deyso iidoor diwladhelimaayo ee is astur

  • @khaderismael7364
    @khaderismael7364 2 роки тому +1

    Who wants to destroy his own country will face real problems in icy cold country.then must wear many under wear dresses so look like a walking hand bag.walaal Fadumo.....markay hadalka xulatee.maahmaah Ku xoojiso.ma duq xeerar tebiyaa.xikmadeedu badanaayey.xildhibaan rageedley. Xuurkey koriso baan hadhiney.

  • @MrCA1994
    @MrCA1994 4 роки тому

    Habaryaro fadumo siicid, "issaqnimo " is bullshit hadaan nahay subeer awal. Overall, I believe in Somalilandnimo which is beneficial.

  • @abdirashidismail3397
    @abdirashidismail3397 4 роки тому +3

    Fadumosiciidguulmahadsanid

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 4 роки тому +2

    Hool cidla ayaanu arkaynay

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 4 роки тому +2

    Inantan xisbiyada dalka sida biyaha marba mid quusaysa anigu ma fahmin.
    Iminka ma kulmiyay usii alamiintaynaysaa yaab

  • @YuusufCarab77
    @YuusufCarab77 6 місяців тому

    Axsan muwaadinad

  • @dhuuxdigaale1164
    @dhuuxdigaale1164 4 роки тому

    Faadumooy waad mahadsan tahay, laakiin adigoo SOMALILAND guud’ahaan ka hadlaya, haddiiba aad carrabka ku dhufatay DURRIYADDA REER-SH-ISXAAQ, Maxaa kuu diidey inaad qudbaddaada qiimaha badan wuxuun kaga darto magac keli ah oo ka mid ah QURUUMAHA kale ee reer SOMALILAND?

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 4 роки тому +2

    Fadimo maxaay barkaay ku jirtaay wadani sidaan ugu hadli waayday waay dafiraaysay intaay imika leedahay ha ku sasabaan kulmiye

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 роки тому

    Waxaad uga tagtey Xisbiga Wadani Inaad Noqota Madaxweyne Illeeyn Inna Adeerkaabaa kuu Dhiibayee Qori isu Dhiibkii Baad Boobeysaa. Hadalka Bahabahada Daa Wadankii Wey u dhamaatey.!!!!!

  • @cabdiadan1779
    @cabdiadan1779 Рік тому

    Kkkkk faadumo waa marwo fariida oo aqoon leh lkn faadumo way haweenawday oo inay wadani kabaxdo may ahayn inay dumiso qayrka qabyalada oo ay jeeganta kasoo horjeedsatay ayey ahayd

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 4 роки тому +2

    Faadumo siciid ❤ Boqortooyo

    • @rahmaainanshe4014
      @rahmaainanshe4014 4 роки тому

      Sim
      Somaliland aakhiro jano laguma helo.naa caalmkoo dhan baa hal noqonaya.naa qabyaald aad ku waalaty dhulkaad ku faanyso inta ugu wacan dada kaa wacan oo kaa ilbaxsan baa le you are sulfish

    • @rahmaainanshe4014
      @rahmaainanshe4014 4 роки тому

      Ilaa xaqa aad daldalysaan aad joojisaan ma jiro aqoonsi.reerwaalanya marky joogaan 20 sano.saad noloshiina urabtaan ayaa loo rabaa

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 роки тому

      Rahma Ainanshe adoo ayo ah wad xiqsante nolool beeel imanka allah haa idinku soo ceeliyo ilaa qiyamaha siidA uu xiiqsanada ado ayo ah imanka samada laa idinka geeye imadada dhinac kaa raac hoora loo soconaya huino. Haa daalin booto somaliland waax laguma yeelo ee kuuwi kaa. Horeyeey baa waax kuu qaadi wayeey kkkkk iska shinbiro waaqle

  • @farxanducaqabe2557
    @farxanducaqabe2557 4 роки тому +1

    Muuse waxaa badbaadin kara oo keliya isagoo dalka dhaqaajiya oo horumar sameeya, oo tusa dadka wax qabad, wax kale ila meereyso badbaadin karaa ma jirto ama soo kireyso boqol awr kiraale ama boqol jeer macangag noqo .waxqabad baa ka saari kara oo keliya

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 2 роки тому

    Argagxiso Cirro wata somaliland werartaya Ciidan Alshabaab ah Hargeysa lagu qabtay dawaladeen Iska jir aragxiso Xirsi Cali Gaab

  • @abdikhayryasin4054
    @abdikhayryasin4054 4 роки тому +1

    qiiro qiiro qiiro kalshaale dhulbahante ma ilowdeen kaarahii kalshaale saaraa ma ilowdeen mee day duriyadii dhulbahante

    • @zehaamjama950
      @zehaamjama950 4 роки тому

      Cabadweyn kaligood baa ooya sida yuhooda iyagaa waxaay sameeyaan xisaab oo xisaabiya wixii kudhacay.

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 роки тому

      @@zehaamjama950 faqash AAYADIHII ilaahay eed caasideen baa amisom iyo qaraxa ku baday ha nagu waalanina iloobi mayno laba
      1. Faqashtaanu dhulkaagii ka soo maroojisay xasuuqeedii
      2.doqoniimadu lixdankii na qaaday wixii Naga gaadhay

    • @zehaamjama950
      @zehaamjama950 4 роки тому

      Somaliland Tayda baroor amazonkaad kasheekenaysid garanmaaayo faqash somaliland bay kula dagantahay maxaad u dhamreyn wayday ciilku hakaa haree. Ma waxaan baroor iyo waa nalalayaan ahayn baad meesha kuheeysa. Karaha buuhoodle saaran ragoodii lagu dilay faqash baa tihiin kawaran. Dagaalka tukaraq kawaran. Ciilba idinkama baxo

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 роки тому

      Zehaam Jama adiga uqdad baa kuu hayse oroodo dahyadi afweeyne ee waali kuugu hiiran iska badeele intaad uqdad isaaq kuu jiirta adunki kaa hadheeye adunkuna 2 tuulo oo deegtiid Waa kaa qooriweydey oroodo umada allah kula dejiyeey waax laa qaybso sheeko darood uqdadeysan hanola iman ee lascano iyo buhodlad kaa degtan habarjeclo iyo habar yonis baa idin laa dega uqdad uu dhiimo melkasta weexaye kuu jiirtan difaac langaab fooqaal laangaab. Kkk

    • @zehaamjama950
      @zehaamjama950 4 роки тому

      umalkhy Mohamed dadka 30 sano kabacdii wali cabaadaya oo xitaa meetidii godka kaga jiri ladahay lafaha soo guraya ayaa cuqdad iyo xanuun qabtaa. Somalinimada kafanaaysaa ethopianka hilibka ceerin cuna oo gal ka ah walal kushegaya. Malaa cuqdadaan waligeed laguu macneeyn. Snm iyo afweyne kaliyaa kugu qufulan. Midkalena aan kugu daree afweyne waa dhintay malaa taana waad ilowdaan.

  • @omaralimohammed9669
    @omaralimohammed9669 4 роки тому +1

    Nin dumaala ayey kaweyday wadani markaa ha iska caydo

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 роки тому

    Tani waa fariid hadba dhinaca ay isleedahay maqaaxidu way ka shidantahay ayeey u leexataa way fahantey sida ciyaaraha loola tumo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому +2

    Fandom I samax bariga muuse ku kacsadey qabiil ahaan baan kuu haystey inaaderka raac MADAMA qabiil lagu taryamayey

  • @cabdiraxmaanaxmed5823
    @cabdiraxmaanaxmed5823 4 роки тому

    Maashaa allaah

  • @farxanducaqabe2557
    @farxanducaqabe2557 4 роки тому +1

    Iyadu ha isa saxdo oo hayska biowdo

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 4 роки тому

    أختى الفاضلة مشكلتنا او معنى اصح مشكلتكم انتم من تدعون السياسيين فى جمهورية الأرض الصومال فيها نوع من لغموض الغايات ......أنا شخصيا لا افهم ربما رأي يخيفك أو إن لى رأي يختلف عنكم عندكم إنى أراكم كأنكم تتسابقون او يتنافسون إلى الأقصر الجمهوري فقط فقظ لا أكثر اعدرنى اعذرني إن كرهتكم... لأن من يحب جمهورية الأرض الصومال لا يعرف الكره .
    عبدالفتاح فارح عبدى الهاشمي

  • @fadumociisemuxumed1000
    @fadumociisemuxumed1000 8 місяців тому

    Feriid habalyo

  • @sheekhasoomaaliyeed8614
    @sheekhasoomaaliyeed8614 4 роки тому +4

    Cudur aan idinka ahayn dadka mahayo Virus Ebola baad tihiin

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 4 роки тому +1

      Iyagoo ayo ah qadaadweyneey

    • @abdirahmanbarud9560
      @abdirahmanbarud9560 4 роки тому +4

      Qadaadweyneey hooyadaa iyo walaashaa ayaa Amizom Suuqii Bakaaraha ku kufsataa cidina kama hadli karto

    • @sheekhasoomaaliyeed8614
      @sheekhasoomaaliyeed8614 4 роки тому

      @@abdirahmanbarud9560
      Jig Jiga Yar Guryahabo Xabashi idiin dhoobantahay Ganjeel kasta Hablaha Xabashi iyo islaamaha idinka wasa dhigateen hhh

    • @abdirahmanbarud9560
      @abdirahmanbarud9560 4 роки тому +1

      @@sheekhasoomaaliyeed8614 waxaanad aqoon ulahayn ayaad kasheekaysaa adeer kutiri kuteen looma baahna ee Qadaadweyney caqli keen anaga reer Somaliland ayaa nala yidhaa oo African sanwayni nama gumaysankaree Xalane ayaa hablihiina lagu kireeyaaye wax iska celiya Qadaadka habuurinee caqliga buura adeer

  • @farxanducaqabe2557
    @farxanducaqabe2557 4 роки тому +1

    Maanaan illaawin ee wax siyaad barre ka darran ayaa soo baxay

  • @deqadan8174
    @deqadan8174 4 роки тому +3

    Naaaamus, basaasadyahay

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

    Islaantu malaha Manaan(Riyo)ayey inooga sheekaynaysaa!

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 місяців тому

    oo ciro hooyadii meedayi waa ayo reer abdigii horta yaa dhalayi hablahaa dhaama raga soomaalilaan