Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha allaah gulaayso madaxwayne muuse bixii abdi xildiid sharaf iyo gomanimo iyo karaamo korkaaga ha ahado ku dayasho buu mudan yahay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maansha allaah madaxweyne muuse biixi cabdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha guuleyo qaranka Somaliland
Madaxweyne muuse biixi Masha Allah waa nin sharaf leh oo la xasuusan doono
Allow wadankii noo badbaadi
Masha allaah mhdsnd mdneMwayne mbc waxd umadaRer sland u qabatay ee wcnIlahay khayr fidarayna hakuguAbal mariyo, mwaynaha cusubna craxman ilahay dalka iyo dadkaba hanagu asturo ya rabbi
guul qaranka soomaaliland
Guud ahaanba Cadawgii reer Somaliland oo sida ka muuqata- kadib markuu yaqiinsaday inuu adhaxda ka jabay qassamaya iyo xaalkii qadaad wayn oo nin qoyani biyo iskama dhawro ku danbeeyay,sidaa awgeed Ficillada naf la caariga ah iyo tallaabooyinkaa fashilan iyo is'maqiiqa iyo indha adaygga waxa ugu wacani waa quusta ay reer Somaliland ka qaadeen iyo rajo beellka iyo niyad jabka noloshii iyo mustaqbalkii dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba rabigeen ku gadaamay ee guudka loo sudhay iyo nacabkii reer Somaliland oo meel uu joogaba guul daradaa iyo ciillkaa calooshoodii walaaqay ku dhamaysta noloshooda insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,
Mashallah guul somaliland
Somaliland love somaliland muuse Biixi abdi xildiid hero
maashaa allaahuye reer Somaliland cadawgoodii meel uu joogaba-siiba dhal faqash iyo intay ehel wadaagaanba- Afkay ciidda u dareen oo wallaahiya, waanay ka takhaluseen nacabkii jiritaanka qaddiyaddooda , caalamkiina fajaciso iyo waxay ku rideen qaadan waa Aan aduunyada sadexaad dhamaanteed-siiba qaaraddaa madoow iyo geeska afrikaad toona, waana mahad ilaahay malyuun jeer, dheeshiina waa wali , sidaa awgeed reer Somalilandoow cadawgiim ha jabee- meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa- waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep.,,
Wanaaga laga sheegayo Somaliland Muusa sabab u ah dhiiga gesiga ayuu qarankani qabaa
Guuil somaliland
Guul somaliland
Madaxweyne CIRRO marka uu tago/hadduu tago Cimrro (Saudi Arabia) wuxu kula kulmayaa SOMALIA, ha la ogaado.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hurdaye ilahay hanaga horqado
hurdo iyo jilicsanan iyo labis xumo iyo hadalka oo anu garanayn iyo cadauga somaliland oo unikiyo ayu isku darsaday habarqabe mawtal qafle dagdaga ilahay kuken
Ala kadaa insha Allah samirkaa dili doone. Wuxuu dhigtayna way sugayaan
Masha allaah gulaayso madaxwayne muuse bixii abdi xildiid sharaf iyo gomanimo iyo karaamo korkaaga ha ahado ku dayasho buu mudan yahay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maansha allaah madaxweyne muuse biixi cabdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha guuleyo qaranka Somaliland
Madaxweyne muuse biixi Masha Allah waa nin sharaf leh oo la xasuusan doono
Allow wadankii noo badbaadi
Masha allaah mhdsnd mdne
Mwayne mbc waxd umada
Rer sland u qabatay ee wcn
Ilahay khayr fidarayna hakugu
Abal mariyo, mwaynaha cusub
na craxman ilahay dalka iyo da
dkaba hanagu asturo ya rabbi