WAXKASTO MACAAN QURAAN KA AYAA KA MACAAN EE XAGA DIINTA HA LOO JEESTO Hadaba hadaad muslim tahay walaltinimadeena subscribe iyo like hayla dhaafin insha allah wlloh
mana uqatay mise tarikhday sheegtay fatima 1979,war hala nosheego waxay cunan dumarka re sheikh isaq Adna adan horay u aragne waxay quruxdan an isbadalayn..masha allah.. allaha idin barekyo
17:16 xaalada way iso martay aniga oo uur leh oo jaamacad dhiganayya inaan suuligi jaamcada koomo ku dhex galay qofna i ogayn alxm maantaba waata nicmda laga jogo lkn
WAXKASTO MACAAN QURAAN KA AYAA KA MACAAN EE XAGA DIINTA HA LOO JEESTO
Hadaba hadaad muslim tahay walaltinimadeena subscribe iyo like hayla dhaafin insha allah wlloh
Like hakuraadsan quraanka
Waxaan jecelahay runtii inaan nolosha ka midho dhaliyo oo aan noqdo qof lagu daydo 💪mamo faadumana waxbadan ayaan ka faaidey maanta xaqiiqdii😍gabadh walba oo jecel iney nolosha horumar ka gaadho waxaan odhan lahaa ha la socoto barnamijkan waayo waxbadan ayuu kaa caawinaya oo ay ka mid tahay waayo aragnimada dumarka nolosha heerka ka gaadhay🥰 good future💟
Mashalah maamo fadumo waa hooyo aan ku daydo oon dar ilahay u jeclahay wlhi oo karti leh farida mamo from borama kaa soo salamaya 🥰🥰❤️💋
mana uqatay mise tarikhday sheegtay fatima 1979,war hala nosheego waxay cunan dumarka re sheikh isaq Adna adan horay u aragne waxay quruxdan an isbadalayn..masha allah.. allaha idin barekyo
Baris huuuris ah. Iyo maraq cab
@@mustafehirsi592 wax kale sheeg inta iiyo ka badan ba wan cunaye wa kuruska geela malaha
@@amalidiris9641 kkkk
Amal xageed aduunka ka joogta. Lol
masha allh geed wanagsana naftu gacan
ku kuhaynhe kama sohadho 1977 ayaan anigu dhashy hadaan faraq ayaa nodhaxeya
Mama faadumo siciid ilaahay cimrigeeda ha dheereeyo
Maanta aniga ayaa u horeeyo ee Soomaali maxamedey subscribta iyo like ta igu sharfa allah ha idiin sharfee
17:16 xaalada way iso martay aniga oo uur leh oo jaamacad dhiganayya inaan suuligi jaamcada koomo ku dhex galay qofna i ogayn alxm maantaba waata nicmda laga jogo lkn
اسعدك ربي وحقق امانيك وبأعلى منازل الجنة آواك
على جميل ما أعطى
وعلى تمام النعمة واكتمال المنة
mansha allha ilahaY cilmiga iyo aqonta ha u siyadiyo marwadan
Masha allh barnamijkan wan uxisny noso badiya mamada illahy hano dayo
Faadumo rag badan ayey ka horreysaa. Hase haatee baryahan reerkoodii ayey ku noqotay.
Masha allah tabarakalah waanku daydaa gabadhan 🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Masha alllllah fadumo siciiiid nolow❤
My role model fadumo
Maamuyinka Somaliland Gabadhaaan Fadumo Saciid ayaaan ka taageeraa Hadalkeedha waaa mid Nadiif ah oo Cadiifad Ku jirin oo Siyaasiyad tayo leh ah lkn adna aaden iyo sahra halgen yara cadiifad ayaaa haraysay malaha
Waa fuquwacays Newport Girl. We love U cuss.
Gabdha Lahestey Mahano Barkhad Qabey 😢
haa wllo we mushtaq
Mashalllah Allaha haku xafido gesyad
Bil RAMADAN AYEY been qurqurineysaa Alla islaantani Maxaa danbi ay gashey
Mushtaaq qurux horay usoco dumashi
Mnzhllh,edo faadumo siciid
Masha allah fadumo siciid noolow❤️
Masha allah mamadu waa role modal
Somali waa dad UN ka hoos yuurara. Reer caalanwayne gabadhan UNDP Bay guuzheedu hoostagaaysa.
Soo marnaamijkan mar hore mahaan mise ku celiswaaa
BeautifuL Mom❤
Faadumo siciid ibrahim
Allah kusharfo mama nagu qaaliyad tahay ilaa xad
islaantani been badanaa WAA 80sano jir wali dhalinyarada AYEY mustaqbalkooda KA dhumisey 32sano AYEY qurbaha qaxooti KU aheed passapor ajinabi BAY sidataa warkeeda isma waafaqsana
Wa qoloma islantani
Cise muse
Mushtaaq Gabooye
War bixintan ma beri horaa la duubay hooyo xiligaa joogtay intan mala maahee
Hada laduubay barmamujka ee hoyadani waa qof jidh fican sanbay tahay hada
Mcha allah
Faan badanaa oo Gumasiii jecelaa!
Goormaa ka dhamanaysaan waa nala xasuuqay somali oo dhan ayaa is xasuuqday Forget and forgive move on
Maybe they can forgive but not forgot what they throught for Adigana way iska fududahay dabcan markaanay dadkaagu xaalada marin inaad saa dhahdid
🧕🏽🧕🏽🧕🏽🧕🏽🧕🏽
Gabara adg
Never forget genocide in Somaliland
😂😂😂😂
Sharmuuto
Islantan inay yartahay ayaa la moda 65 ayay jirta galada ayay jeceshahay
why miyeynan qof islaam aheyn maxaa ka qaldan wllo
Yaa idhi gaalada j3ceshahay