Faraaciinta sharafta ha uga cayaarin taariikh waxba kama taqaanide, Soomaali ma dad jiraa nooga dhigeysaa waa dadka adduunka ugu dullisan dowladna waxba kama yaqaanaan waa dad qabiil dilloodey oo aan waxba isku quurrin taaseey caan ku ahaayeen waligood ee ka sheekee. 😢😢😢
Asc walaalkey doontii Nebiyulaahi Nuur cs waxay ku degtey buurta Judiye Ciraaq ayey ku tilmamen tafsiirka Qur’aanka taas wadaadada ha laweydiiyo insha Allah
Warya hanagu nabina Masar(Egypt) anaga ,Carab ama Masar soo kuwa agtooda Falastiin lagu xasuuqaya oo aynan wax ficil laheyn, walahi Somalida hadey Falastiin daris la ahan lahayeen in an sidaan loo xasuuqeen Falastiin . Dadkan waxan layabay Carab nagu qasbaya, manihin carab ee waxan nahay African asal ah
Faraaciinta markii fartoodii Hiegroglyphics ee sawirka ahayd la furay waxay noqotay af Somaali, weliba lahjada Somalilaand ee asalka ah ! Faraacinada naftoodu waxay aaminsanaayeen in ay Land of Punt arwaaxdoodu ka timid oo ah Somalilaand .
Proffersor is good man but I feel DAAROD cucdad ah bu khabaa 🤣🤣🤣 kulahaa sample yada Denmark waa KUWII xeryaha qaxootiga Kenya Laga KHADEY 🤣🤣🤣🤣 91 QAXOTI kawadaa
Waa been waxaan ruun ha moodin. Tusaale hadaa ku siiyo cilmiga wax lagu baarayo maba jirin 70 ka hor. Mar dhow baa la bilaawaay in dhig laga qaado wadamo kala duwan gabacdinaa lagu shaabadeeyo qofka qoomiyada dhiiga laga soo qqaday. Bal aan ku jilciyo hadalka mma ogtahay dadkkaa hada ku nool aduunka qof sheegan kara meesha uu hadda joogo in uu ka soo jeedo in eysan jirin? Tusaale ahaaan shacabka maanta sheegta Rer Yeman waa dad Iran ah asalkkoodi waxey jogaan Yeman kun iyo 3 bboqol oo sano taqriiiban . sidoo kale daddku nool Mukallah waa dad asal ahaan ka soo jeeda Makka iyo Afrika. Dadka Yemen waa Hindi iyo Iran iyo Afrikaan iyo inyar Carab ah. Sidoo kale wadanka Ingariiska dadkii lahaa asalka maba noola . Sidoo kale Mareeganka marka walaal arimaha dhiiga quseeyo waa Been
Waxba tarikhda ha isku howlina madaxdan liita aya malin walba tarikhdena mid kamida lacg siista o Somali laga tirtira punt o somalia o la ogyahay manta walagu doodaya o Sudan Ethiopia sheganeysa😢faracinti iyada Egypt aya hore ushegaty inta yare heysano wa nala shegteyn kuwo kle
Danyeer baynu ka nimi. 8000 sano ayaa waxaas jiri jireen. Nin kula mida ayaa qoray baadhistuna inta aan cilmi u helayno ku waafaqno ama ka niqaashno yaan nalagu matin habaabin. Waxa xidigaha, dayaxa, baadhisyada aanan qalabkiisa lahayn, iyo taariikhahan lagu lifaaqayo qaybo marin habaabin baa la socota. Lacagna waa nalaga sameeynayaa.
Charles Darwin theory fake waye lafaha uu soo aruriyay waxay ahayen isku jir bini adam iyo kuwo danyero marka yalagu marin hababin. Teeda kale theory waa fikrad ama aragti shakhsiyed ee mahan wax facts ah ilahay Aamin
Dadka Somalia iga oo shulkooda jooga ayaa Ethiopia laga dhigay dadkii iga ayaa luuqad kale samaytay kadib Ethiopia ayay noqdeen dadkaan waa somali asal ahaan
Waan hubaa in ay soomaalidu yihiin ilma fircoon marka lafiiriyo damac is gumaysiga wax maqal la aanta iyo sida ay yeelaan marka ay awood ciidan dareemaan
Wax micno ah ma samay nayo in Dna layska qaado waxaad Tahay Soomaali ku qanac sanoow Soomaali nimadaa daas Dna ga waxaa iska qaada badanaa Afirican American ka iyagana asal kooda ma yaqaanaan oo isir walaac baa ku dhacay
Haa way dhiseen oo waatan aduun oo dhan weeraraya hadana nool oo wax dhisaya, meel walba ay somali joogto way ka muuqdaan oo dhaqaale iyo magać ba way ku leeyihiin
Issa iyo gadabiirsi oo kaliya ma aha T waxaa jiro qabiilo badan oo somalia ku nool oon wali la baadhin waxaan Aaminsahay in soomaalidu tahay boqolkiiba 60 tahay Eb1 35 na T du tahay
Its possible they act like it, yet they say we belief Allah but can kill someone for qabiil or die for the sake of qabiil. When Allah clearly say die only for the sake of Allah 😢 very sad situatie waa qabiil caabud somalida.
Nin kan wuxu aad u promote garaynayaa T haplogroup ka. Waxad moodaa inaanu cid kale DNA results koodaba arag. Kuu soo qaataaba waa T. Hada may la socotaan
Europianku waxay nagaso galeen wakhtigi.alksaander the great so weerary masar ila sudan ,waati laga qabsady maxabiis30,000 dagaalki hore,inkastu soo rogaalceliyey sona jabiyey dadka isirkenu kayimid,boqortoyadi aksum aya iyana qabsaty dhulki sudan sidasaan uguso gudubny geeska africa dadki sojaby canfar waxay kuhadhy xaga sare ,oromo koonfurta etobiya somalina min jabuti ,somai galbeed,woqoyila bariga ila nfd
Hada waxa na loo raadina meel uun aan carabta iskaga so dhacno yaab war somaali uunbaan nahay oo taliyanigii nagumeysa jiray noo baxshaye naga fadhiista
Waxba kama jiro somali inay ka soo jeedo fircooniyiinta,ma nihin faraaciin ,faraaciinta waa itopian ee aqoontiina ku raali noqda ,waxba kama jiro warbixintiina
Binu aadamka marka ay kor u socdaan nibiyulahi cs ayeey isugu tagaan hoos marka loo socdana aabahaa ayaad ku dhammaanaysaa. Sidaas darteed inta aan haysano ayaan iska haysanaynaa buuqa naga daaya.
Walaal Jews kaliya ma sitaan T haplogroup waxaa laga helaa aduunkoo dhan sida Hindida,Bariga dhexe, Europe iyo xataa Aasiya. Mida kale Yahuudu waxay kaloo leedahay E1b1b,J,R,O iyo kuwa kale sababtoo ah waxay Kala yimaadeen caalamkoo dhan waayoo waxaa jira qowmiyado badan oo diinta ayahuuda qaatay. Marka majirto DNA asal ahaan loo aqooonsanyahay inay tahay tii asalka ahayd ee Yahuuda.
@@asamadhassan1419 Yahuud waa diinta banu Israel na nasabkooda sidee isugu midyihiin? mawaxaad leedahay nabi Muuse A.S wuxuu ahaa Yahuudi? Nabi Muuse wuxuu ahaa reer banu Israel laakiin ma ahayn Yahuudi.Tusaale Muslim iyo Arab ma isku mid baa? Waxaa jira carab masiixiyiin ah iyo Carab muslimiin ah.
Diidnteena waydiid sh kahadlayey ayaa jira waydii culumadeena inshallaah
Aqoonyahan Prof. Maasheeye waa shaqsiyad wanaagsan. Waa saxiibkaa reer MontrÉal waayo waayo. Noolow saaxiib, walaal.
Anagoo afar soomali ah iyo qof Egypt ah shantaas qofood anagoo ah oo joogna masar marka waxaan ka sheekeysanay faraaciintii iney masaari fara badan ay soomaali tahay muran badan kabacdi waxan iska qaadnay DNA waxaa qaraabo boqolal sano ka hor noqday wiil nala socday oo qabiilka ajuuraanka ah iyo wiilkii masaarida ahaa
Masaarida iyo Sudanta waxaa ku juro qabiil Somali ah waa Gaalhecel, waxaa loo taqaan ja jeceliyo.
100 aano ka hor cuduudaha waa usku furnaayeen waana leesku gudbi jiray.
Masha allah
wareesi deeoo taariikhda Soomaaliyeed iyo DNA Somalia ha i oo dhigo dhaxal ahaan cilmigaas
Maasha alaah soomaalidu waaqadiim❤❤❤❤❤
Waa saxiix
masha allaah wuxu sheegay gadabursi iyo ciise inay isu yihiin [t] dadkana ay isaga dhawyihiin halkaa waxa kuburay dhekadii buni axmad
Dhiiga Hida Sidahaygu waa E1BIB , J and T sidoo kale 4 kale oo walaalahay waa sidoo kale. Hooyo waa Yemen Somali aabana waa Maxamed Case, Samaroon Siciid.
Waa run waa fariiciin
Soo badi ugaas faraacinta
I am the only one who knew this fircoon was Somalian dude 100%
😂dad dhib badan
midabku waa ciidihii laga abuuray nabi aadam
Dr Hassan
Reer sheekh isaxaaq waa carab wanna ehlulbayt
Faraaciinta sharafta ha uga cayaarin taariikh waxba kama taqaanide, Soomaali ma dad jiraa nooga dhigeysaa waa dadka adduunka ugu dullisan dowladna waxba kama yaqaanaan waa dad qabiil dilloodey oo aan waxba isku quurrin taaseey caan ku ahaayeen waligood ee ka sheekee. 😢😢😢
True its climate
Somali maha faraciin, Allahu Akbar
🎉❤
Asc walaalkey doontii Nebiyulaahi Nuur cs waxay ku degtey buurta Judiye Ciraaq ayey ku tilmamen tafsiirka Qur’aanka taas wadaadada ha laweydiiyo insha Allah
Ayro tv waa tv si sax oo laga faaiideysto.
Warya hanagu nabina Masar(Egypt) anaga ,Carab ama Masar soo kuwa agtooda Falastiin lagu xasuuqaya oo aynan wax ficil laheyn, walahi Somalida hadey Falastiin daris la ahan lahayeen in an sidaan loo xasuuqeen Falastiin . Dadkan waxan layabay Carab nagu qasbaya, manihin carab ee waxan nahay African asal ah
😂😂nin alshaababa somaaliyaa iska celin weyday Ma Israel la dagaalima Karita hal Malin ku xasuuqii laheyn dhulka wey ka qabsan lahayen 😂😂😂
Haye, wada. Sheeko kale. Wax walba somali ayay ahaayeen. Wax ma ehe, Wax uu yahay-ba ma garanayo..
Ogoow🎉
Faraaciinta markii fartoodii Hiegroglyphics ee sawirka ahayd la furay waxay noqotay af Somaali, weliba lahjada Somalilaand ee asalka ah ! Faraacinada naftoodu waxay aaminsanaayeen in ay Land of Punt arwaaxdoodu ka timid oo ah Somalilaand .
Oo kalay ma waxaan dhageysanaa ma ogtahay ma ogtahay 😂😂😂
Proffersor is good man but I feel DAAROD cucdad ah bu khabaa 🤣🤣🤣 kulahaa sample yada Denmark waa KUWII xeryaha qaxootiga Kenya Laga KHADEY 🤣🤣🤣🤣 91 QAXOTI kawadaa
Maya walaal. Aniga si fiican u garanaya Prof. Xaamud reer Canada weeye, waa Soomaali jecely, dadka oo dhan waa Saaxiibadii waa nin calool fiyoow runtii oo Soomaalinimada ku weyn tahay anaa huba 100%.
@@adamnordinrogers Wa 90s Narcissism ingrained deeply. La Xawla Wala Quwata ila Billahi.
Innan iskaqaadan rabaa dna, Somalida nfd kenya aan ahay, Kenya malaga heli karaa.
Waa been waxaan ruun ha moodin. Tusaale hadaa ku siiyo cilmiga wax lagu baarayo maba jirin 70 ka hor. Mar dhow baa la bilaawaay in dhig laga qaado wadamo kala duwan gabacdinaa lagu shaabadeeyo qofka qoomiyada dhiiga laga soo qqaday. Bal aan ku jilciyo hadalka mma ogtahay dadkkaa hada ku nool aduunka qof sheegan kara meesha uu hadda joogo in uu ka soo jeedo in eysan jirin? Tusaale ahaaan shacabka maanta sheegta Rer Yeman waa dad Iran ah asalkkoodi waxey jogaan Yeman kun iyo 3 bboqol oo sano taqriiiban . sidoo kale daddku nool Mukallah waa dad asal ahaan ka soo jeeda Makka iyo Afrika. Dadka Yemen waa Hindi iyo Iran iyo Afrikaan iyo inyar Carab ah. Sidoo kale wadanka Ingariiska dadkii lahaa asalka maba noola . Sidoo kale Mareeganka marka walaal arimaha dhiiga quseeyo waa Been
😀
Oromada iyo xabadhida ayaa isku dad ah .dir irir samaale guul iyo hawiye irrir samaale
Arinkaan Ma Anfacayaa Aduunyo Ama Anfac Aakhiro midna Ma inoo soo Kordhiyay ?
Bal Adigu Isweeydii Wax Tar Anfac Leh In aan Ka heleyno?
Waxa yab'a nimanka rerka ka so jeeda waxa ay ku fanan inay Somali uugu CILMI BADAN YIHIN hadana somali iyaga ugu saboolsan uguna xuman badan hadaba maxa ugu wacan ""macalusha"" iyo inay DHUL YARIDA""
In aad cinwaanka iyo laga hadlay aad iseasfajiso baa wanaagsanayd
WAAR SAAXIIB NAGA TAG HANA SHEEGANE
Cilmi iyo caqlitoona mahaysaan waxan oodhan waahoraa ilaahayka sheqeeyey hadaad raadinaysaan cilmigeedii welimahaysaan
Jabuuti ban wad saxantihî
Isaaqa waa yuhuud
hooyadaa lacagtaan siinay bay malaa mooday tii yuhuuda
Somalidu faraaciin. Kama soo jeedan faraaciin waxa la dhahaa qoysas melo kala duwan kaso jeda oo masar xukumi jiray lkin qaar somali ah baa qoysaska ka mid ahayd dhulkeenana ka tagay
Asc walaal maadnoo jilcisid dna aad sheegeeysaan
SoomaalidaReer gal beedka Itoobiyaanka & Carabtu waxay ka dhigaan dad shalay la arkay
Waxa doonaan yayiraadaan waa cabiid Al aswad ayaan ayaan carab noqon
Waxba tarikhda ha isku howlina madaxdan liita aya malin walba tarikhdena mid kamida lacg siista o Somali laga tirtira punt o somalia o la ogyahay manta walagu doodaya o Sudan Ethiopia sheganeysa😢faracinti iyada Egypt aya hore ushegaty inta yare heysano wa nala shegteyn kuwo kle
Danyeer baynu ka nimi. 8000 sano ayaa waxaas jiri jireen.
Nin kula mida ayaa qoray baadhistuna inta aan cilmi u helayno ku waafaqno ama ka niqaashno yaan nalagu matin habaabin. Waxa xidigaha, dayaxa, baadhisyada aanan qalabkiisa lahayn, iyo taariikhahan lagu lifaaqayo qaybo marin habaabin baa la socota. Lacagna waa nalaga sameeynayaa.
Charles Darwin theory fake waye lafaha uu soo aruriyay waxay ahayen isku jir bini adam iyo kuwo danyero marka yalagu marin hababin. Teeda kale theory waa fikrad ama aragti shakhsiyed ee mahan wax facts ah ilahay Aamin
WAXAAN QIYAASAY NIN KAA HADLAYA MADAXIISA IYO DHEGEHIISA IYO AFKIISA WAANU FAHANAY
Asc Bismilaah, aniga waxaan qabaa inaaan diin iyo waxyar oo dhaqanka ah maahee inaanan Carab aheen, tankale faraaciyiintiina dabcan ayagaa nagasoo farcamay dabcan Allahu aclam 😂😂
Carab beel 😂carab waakafacweynahay balse iney nacarabeeyan bey raben sida sudan lkn luuqadi somaliga aheyd baa labadali waaye oo gaal io muslim laisugu tagy Alx faraceenu wafarac adag
Roosevelt was T and Albert Einstein was E1B1B
Dadka Somalia iga oo shulkooda jooga ayaa Ethiopia laga dhigay dadkii iga ayaa luuqad kale samaytay kadib Ethiopia ayay noqdeen dadkaan waa somali asal ahaan
Dad badan oo soomaali ah ayaa jira ku milmay oromada. Sababta keentay ma garanayo arinkaana waa in loo kuura galo
Haaddii aan fahmay sheekada heer hargeesa waa ii mana aha somaaliyee waaa reer fircoon 😂😂😂
Waan hubaa in ay soomaalidu yihiin ilma fircoon marka lafiiriyo damac is gumaysiga wax maqal la aanta iyo sida ay yeelaan marka ay awood ciidan dareemaan
ADIGU OROMO AYAAD TAHAY
Maantay qaaqaawan yihiin 3000 oo sanno ka hor ayey ahraam dhisen baad noogu sheekaynaysaa miyaa saaxiib?
Haa waa dhab
Weey dhici kartaa
Doonti Nabi Nuux Quraanka ayaa sheegai. Wexeey kudegtay meel la yiraado Juubi(Buurta Araraat) oo kutiilllo xuduuda Turki iyo Iraq.
Juudi.
Why are we claiming people who went against the word of Allah? What's the goal here?
We are not claiming bro It is history And it is very important to know your roots 😊
@Aaris236 I understand your point, but what is the goal that you're trying to achieve?
Wax micno ah ma samay nayo in Dna layska qaado waxaad Tahay Soomaali ku qanac sanoow Soomaali nimadaa daas Dna ga waxaa iska qaada badanaa Afirican American ka iyagana asal kooda ma yaqaanaan oo isir walaac baa ku dhacay
Wa'Allahi Jawaab sax ayaad keentay Safia. Well Done 👍🏾
This interview was meant to erase our true descendant of originally Arabism, so I totally disagree based on our own true identity of being Arab.
😂😂as a darood absame we are not Arab if your claiming to be Arab go back to you homeland the Horn of Africa is only for punttites/ asal Somali
And on top of that Somalis are way older than Arabs
Prfoser maasheeye aqoonta ilaahay siiyey maanshaa alaah wuxuu heeystaa shahaada PHD inka badan hal ama labo PHD
100% waa sax, Canada ayuu ku noolaa PHD ka gaaray waxbarashada.
Phd muxu ku qaatay???
@@asamadhassan1419 Chemical Engineering iyo Information science.
@@asamadhassan1419 Chemical engineering iyo Information science.
WAAR ADIGU IS BAADH
dannta nolosha ito ha laga raao tan aakhiro
Waxan hada ka hor maqley, in masaarida ay qariyaan taariiqda Soomalida ee masar
Somaalida 2021 cawaanta ah,miyaa alharaamta dhisay.
Haa way dhiseen oo waatan aduun oo dhan weeraraya hadana nool oo wax dhisaya, meel walba ay somali joogto way ka muuqdaan oo dhaqaale iyo magać ba way ku leeyihiin
@Talis25 xukunka kaymahaan ku jirnaa,eeg adduunka qiimayn walba halkaan kaga jirno.on bottomes namber
Asc
ilma adeerayaalow
Howlahaa horay uwada lkn
midabka meadow waxaaweeye
nabi aadam marku ilahey abuuray oo dhoobada kasameyey baa malaaig dhulka ayey turaabta ciida looga soodiray ilahey wuxuuyiri ciidoo kala duwan iikeena midabada waasisaas fahma
Oo hadeer ma waxaad na leedahay Dirta Ciisaha & Gadobiirsiga African maaha??
Dadka kuhadla luqadda copt layiraahdo ee masiixiga ah masrigana ah haddaad luqaddiisa barato ayaad ogaanaysaa inay Soomaalidu yihiin Gobta ama Egyptii hore weliba magaca Copt wuxuu u egyahay ama udhawaaqaa Gota. Markaa Copt, Aegyptos, Gobta iyo Egypt waa iskumid.
Shilaabo waa Degmo Qorahay Ka tirsan ma aha Doolo
Bina adamku asal xawo iyo adan baan kasoo jednaa hana kala fogeen
Diinta haloo noqdo qisooyin midabka ka hadlaya baa jira
YAA KU TILMAAMAY OO AQOON KU FARIISIYEY, SHEEKO WAA MEESHEEDEE?!!
Good Question ⁉️😊
Issa iyo gadabiirsi oo kaliya ma aha T waxaa jiro qabiilo badan oo somalia ku nool oon wali la baadhin waxaan Aaminsahay in soomaalidu tahay boqolkiiba 60 tahay Eb1
35 na T du tahay
Maxaa reer Miyi ( Somali) iyo quruun kumanaan sano civilised ah welina civilised ah ( Eqypt القبطي ) isu keenaya . Waa jaahilnimo riyoonaysa
@abdigah5364 riyo aan inaba caafi aheeyn
Looma baahna
Dhulka carabta khaleejka yaaka kulul Africa weyna cad yihin midabkoda😂, fircoon soomaali waxey karaacdey kibirka iyo isla weynida iyo qabiil jaceylka oo mararka qaar qofka soomaaliga halis ugu jiro inu diinta kasaaro, armuuba soomaali awoowgooda ahaa fircoon😂😂.
😂😂😂😂
Its possible they act like it, yet they say we belief Allah but can kill someone for qabiil or die for the sake of qabiil. When Allah clearly say die only for the sake of Allah 😢 very sad situatie waa qabiil caabud somalida.
Nin kan wuxu aad u promote garaynayaa T haplogroup ka. Waxad moodaa inaanu cid kale DNA results koodaba arag. Kuu soo qaataaba waa T. Hada may la socotaan
2aaba la haalagay faraacinadii, mara kaga reebo in yar oo ah saaxirii tii towbar keentay iyo kuwa us qarinayay oo Nabi Muuse kala talaabay bada.
Europianku waxay nagaso galeen wakhtigi.alksaander the great so weerary masar ila sudan ,waati laga qabsady maxabiis30,000 dagaalki hore,inkastu soo rogaalceliyey
sona jabiyey dadka isirkenu
kayimid,boqortoyadi aksum aya iyana qabsaty dhulki
sudan sidasaan uguso gudubny
geeska africa
dadki sojaby canfar waxay kuhadhy
xaga sare ,oromo koonfurta etobiya somalina min jabuti ,somai galbeed,woqoyila bariga ila nfd
CALANKAN AAD ISKU SOO SAWIRTAY IYO SOMALILAND WAXBA ISUMA AHA WAARYAA WAARYAA WAAAAAR HA ISU KAAYA EKEYSIIN اعود بلله من شيطان رجيم
Somali awalbaa siloonaan iyo karoofinimo khaati laga joigeye, hadana ma Fircoonbaad ugu abtirisay?. Fircoon ma wax lagu faanuu ahaa?. Ciddii nugu sheegtay was eed kaloo nalaka galay.
😂 yaab anaga aragnay
Nin jahanama loo dareeriyay ayeey nasab nooha dhigahayaan. Beri wacaa Ka suirtowda in ay yirahdaan qola kaa na dhashay. 😂
Somalida Asalka lagahadlayaa Bantuga iyo Carabta Somalia imadeen lagama hadlaayo 😊
Hada waxa na loo raadina meel uun aan carabta iskaga so dhacno yaab war somaali uunbaan nahay oo taliyanigii nagumeysa jiray noo baxshaye naga fadhiista
I think you people don't know where originally come from
Waxba kama jiro somali inay ka soo jeedo fircooniyiinta,ma nihin faraaciin ,faraaciinta waa itopian ee aqoontiina ku raali noqda ,waxba kama jiro warbixintiina
Ethiopian ka carabta aye isku heyp yihin siiba Yemeni da
Ethiopian-ku Waaba Semitic oo carabtay isku hayb yihiin
SOMALIIDA DNA AFKA DHAQANKA SHEEGAYAA INEEY YIHIIN FARACIINTA LKN WALAQARIIYA RUUNTA WAA SOO BAXEEYSAA ANIIGA MAR HORE BAA OOGA LKN MAANTA SOMALIIDA QAR BAA MASKAXDAA UU FURMEEY BAA ARKAYAA 👍
Kkkkkkkkkk. Hada miyaad og aateen kkkkkk
Carabtuba waa Geelay xoolo dhaqato ahaa weligood😅😅
Africa wa kuleel dadka wa madoow hada tiri Arabia dadka maxay u madoobaan waayeen
Waxaan kuugu darri lahaa kaladuwanaashaha midabka dadka iney katimid dhoobadii Nabi Adam (CS) laka uumay oo kaladuwaneyd
Soomliya,iyo,faraaci nta,,maxaaka,dhexeeye
Ganacsi ba kadexeeye mal malka iyo Uunsiga loo diri jorey masar 😊
Barnamishja DNA in la joojiyaa aya Haboon. Wayo siidi kalee ayeynu iskuu haysana. Qilafkii dadka somalida uuba sii badanaya
Dadkii faraaciinta cumaan bey ka tageen daarood bey ahaayeeb dir wax ladhaho maba jiraan kadib puntlad bey xukumi jireen beenaale
Beentaas naga daaya hadey somali yihiin maxaa halkaas geeyey kow somli reer guuraa aan tariikh lahayn waaye hana warerinina😮
Binu aadamka marka ay kor u socdaan nibiyulahi cs ayeey isugu tagaan hoos marka loo socdana aabahaa ayaad ku dhammaanaysaa. Sidaas darteed inta aan haysano ayaan iska haysanaynaa buuqa naga daaya.
Waxaad booqataan e3b1 somali dna
Waa ku celis barmaamijka wax kale ma weyseen? Mise Armenia sheegan rabtiun dir😂
Cuqdada iska saar hadii cilmi baaris uu soo sameeyay Prof ama qaado ama iska aamus
Gadobuursi mareexaan bey ahaayeen ciise dad isku jira weeye oromo dad somaalii ah baa ka buuxa canfar dad daarooda baa ka buuxa beenaale
T waa isaaq waayo isaaq wuxu ahaa 12 wiil 6 kamid ah habaarkii 6 aduunka hakaaga baxday ayaa sabab u ah arinkaas irirsamale is habaaray ayuu ahaa kaasane 😂😂
Sheekadas iga dhac oo ifahansii waxiishega laahy 😂
Horta waa yape wxii xun mxa somali dusha loga saara😂 bari ba wxa maqly somalidu asalkodu waa israel😢mrna waa carab mrna waa fircon 😂😂😂
😂😂
FARACIINTA Somali mahan wa been
Beenta ka daaya waxan ugu necbahay ninka aqoon sheegta ee waxan oo kalle la soo shirtaga war beenta nala dhaafa
Waxaas hanoola imaanina
BEENAALE BEENAALE beenta naga daa
Na hablo group T
Original waa jews oo asalka dadkanjews ka ahi waa T
Mahan kuwa ku qasmey ee u badan Europeans
Beenta jooji Yahuud isku dhiig ma nihin
Walaal Jews kaliya ma sitaan T haplogroup waxaa laga helaa aduunkoo dhan sida Hindida,Bariga dhexe, Europe iyo xataa Aasiya.
Mida kale Yahuudu waxay kaloo leedahay E1b1b,J,R,O iyo kuwa kale sababtoo ah waxay Kala yimaadeen caalamkoo dhan waayoo waxaa jira qowmiyado badan oo diinta ayahuuda qaatay.
Marka majirto DNA asal ahaan loo aqooonsanyahay inay tahay tii asalka ahayd ee Yahuuda.
T group yahuuud maha wll ee waa rer bani Israel
@abdimuhumad7155
Yuhuud & binul isra waa isku mid
@@asamadhassan1419
Yahuud waa diinta banu Israel na nasabkooda sidee isugu midyihiin? mawaxaad leedahay nabi Muuse A.S wuxuu ahaa Yahuudi? Nabi Muuse wuxuu ahaa reer banu Israel laakiin ma ahayn Yahuudi.Tusaale Muslim iyo Arab ma isku mid baa? Waxaa jira carab masiixiyiin ah iyo Carab muslimiin ah.
Beenta iska daa
Beenaale
Gudabiirsi dagaal Isaaq buu ku jiraa meel kasta hooyadiin wasa.