Musalsalka Sirta Qoyska Xalqadda 17aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • Musalsalka Sirta Qoyska

КОМЕНТАРІ • 399

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 роки тому +128

    I love ree hargeyso hadalkoda waa iska Jclhy Dad xikmad badan Viiiiva ree Somaliland ree Abtiyashay❤️❤️🙏🙏

  • @sagalmawliidmashaallah2238
    @sagalmawliidmashaallah2238 4 роки тому +74

    Inta iLaahay jeceL Lake saar 🙏

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 4 роки тому +45

    Imika in lay cadeeyo sugaysaan 😂😂 bal waxbaa soo socdee

    • @najaxdaahir3609
      @najaxdaahir3609 4 роки тому +1

      Walee anaa niyada ka idhi cali oromo wuu iscadeyn doonaaa 😂😂😂😂

    • @ayaaanaahmeth1259
      @ayaaanaahmeth1259 4 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ramloruun6684
      @ramloruun6684 4 роки тому +2

      Ali abadiroow ali guruxoow😂😂😂🤦‍♀️

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 4 роки тому +1

      Walalo hadii aad tahay Wiilka Afka oromada Canjilaya Waxan kugula talin Lahaa in aad iska dhaafto Afkaas aad Canjilayso waayo Wiil hadal yaqaan ah Jiliunkana ku fiican ayaad tahay So waxan talo ahan ku so jeedin Lahaa in aad Afkaga hoyo ee saxda ah noogu so gudbiso Jiliin kaga waliba Adiga iyo gabadha yartaa ee oromada kula jilaysa yada Lafteedu waa fariid yar oo hadal yaqaan ahe Saa xigmada iyo Aftahanimada Dad an Ogahay bad u tihiine

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo 4 роки тому +2

      @@khadraciise2044 mahadsanid wllo alle haku sharfo
      Balse waxani waa jiliin uun fariin gudbinaya lkn isha Allah wan jili doona aflaam af keena hooyo ku hadlayo thankd adina wllo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +100

    😂shaqada abdirahman inta la oganayo sugi la ahay ninka qaraxyada dhiipty

    • @engsaaqohassan2827
      @engsaaqohassan2827 4 роки тому

      Kkkkkkkkkkkkkk

    • @munirkh
      @munirkh 4 роки тому +4

      Muxuu ka shaqeeya, 3 jeer ee ugu dambeyey baan daawadey anigu. Caawa waxan ku daawanayaa anigoo diyarad sugaya Oslo.

    • @anwarcali7902
      @anwarcali7902 4 роки тому

      Kkkkk walahi qrxyuu dhibtay

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 роки тому

      @@munirkh 😂😂waa raysle dedna shaqo beenu shegty

    • @munirkh
      @munirkh 4 роки тому +1

      @@Inna_mohamet kkkkkk. Waa xariif weyn, hada laakiin waa loo geed fadhiya, 🥦

  • @Yasmin1architecture36
    @Yasmin1architecture36 4 роки тому +50

    Ilmadeerayalaw amuusni ku dawada naga dhaafa like dawarsigeeda dadyawga dunidu waxbay ka hadlan loogu like gareeyo e 😂😂😂😂

    • @amaaldhawrsanchanel1580
      @amaaldhawrsanchanel1580 4 роки тому

      Waarun Wlhi😂😂 Like ta maxay ka faaidan Alla soo qabaygu 😂😂

    • @ceynimahomed4339
      @ceynimahomed4339 4 роки тому

      hhhhh waar wuxu baryo xumaa meelkasta wxy lasoo fadhiyan like isaara somali moryaley halaydiin saare macno uyeela hadikale nagadaayade uff

    • @raymabintuwarsame8583
      @raymabintuwarsame8583 4 роки тому

      Walhi waa runtaa waan kayabay dadkan

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 4 роки тому +56

    CaLi oromo iyo asma oromo iga qosliyay😂😂😂😂

    • @hanaa-rizak8914
      @hanaa-rizak8914 4 роки тому +1

      Before iyo after izku zo dhajinayan qaar cadowa😂😂😂😂

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo 4 роки тому

      Hoy laydha haygu bahina 😂😂😂 hadaa dontan iska bahiya 😂😂

    • @hanaa-rizak8914
      @hanaa-rizak8914 4 роки тому +1

      @@suhayb_saanjo hadan ku arko adigo kla cad wax le kugu maqan yah zi vicn ku kasoya😂😂😂

  • @jamazaky3187
    @jamazaky3187 4 роки тому +9

    Inta xayeysiska nac day like hayla dhaafin 👍👍

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 4 роки тому +38

    23:00 Nio ninkas wayn ee doqonka u yara eeg ee najma la matalaya halaga saaro filmka.😂

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 4 роки тому +78

    Inta aan filanayn filmkan inaa galabta lasoo gelinaayo dhac sii
    👇

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 роки тому +12

    Wiilkaan Abdirahman quruxlow Waaye waa Jeclahay❤️❤️

  • @ahmedabdinoor5245
    @ahmedabdinoor5245 4 роки тому +13

    yaa mqalaayey heesti ismaacil danaan iyo heesti Miss xiss xarago iyo cawale

  • @Mukhtaarinadalal
    @Mukhtaarinadalal 4 роки тому +12

    Ali iyo asma ugu jeclahay filmka🤩🥰

  • @parwaaqoibraahim3939
    @parwaaqoibraahim3939 4 роки тому +2

    Hhhhhhhh wllhi niyan ugu qoslay cali oromo iyo asma oromo Hhhh wllhi afarta qof eenkujogo meesha cali iyo asma iyo madar iyo muuna jiroo jooga walalahay❤❤❤

  • @abdikariinhassan8621
    @abdikariinhassan8621 4 роки тому +1

    Universal tv adbaad u mahadaan tahay qaybtii 18aad na waad la raagteene soo daaya wll bahashi iminka uunbay xamaasad yeelataye

  • @farhanibrahim3077
    @farhanibrahim3077 4 роки тому +1

    Muuna faysal ku wataa walhi wallo

  • @maryansaid9641
    @maryansaid9641 4 роки тому +7

    asma mascram waa inan qurux badan m.a ❤😘✌

  • @ridwaanmoha7222
    @ridwaanmoha7222 4 роки тому +1

    Iso duceeya ina ilhy murugada iga kor qado

  • @safasamawada7034
    @safasamawada7034 4 роки тому +7

    Sheekadu siday usocoto labada Wiil wxay ku matalauaa beelaha la haybsooco sidan filyo labadana hablood ee wllha ahana wy Soo doonyan waayo abdirhman shaqodiisii riska ma sheegan wax kluu shegtay kan klena beelaha darafyada Buu yidhi

    • @iftiinkageeska
      @iftiinkageeska 4 роки тому

      Bela darafyada iyo reer Hargeisa isma gursadan miya 🤔

  • @hamdahonesty2415
    @hamdahonesty2415 4 роки тому +15

    Inta fahansan tima Wayne inuu najmo mustaqbal xumo kuridayo oo calosha ubuxin dono lugta sootaaga😀😀😀

  • @xasanfarax5984
    @xasanfarax5984 4 роки тому +6

    Yes anaa ugu so horeeyay like isaara nio

  • @dahabocabdirahmaan3252
    @dahabocabdirahmaan3252 4 роки тому +17

    Timo weyne goortaan sheegay inuu nacas yahay may dhawayn😂😂😂😂

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 4 роки тому

      Maxaad ku ogaatay inuu nacas yahay maa gurii ayaad kulaa noolan jirtay?

    • @dahabocabdirahmaan3252
      @dahabocabdirahmaan3252 4 роки тому +1

      @@awalederia9601 Nacasnimadu wax is qariya maaha kumana xidhna in qofka aad meel kula nooshahay ee waxaa muujiya qaabka hadalkiisa marka uu bulsho wax u gudbinayo iyo waliba qaabka uu gudbinayo waxa uu gudbinayo amba u dhaqmayo.

    • @awalederia9601
      @awalederia9601 4 роки тому

      @@dahabocabdirahmaan3252 maa fahmin ulaa jeedada wll anigu waxaan ka hadlay siduu filimku u socdo ee kamaa hadal nacas iyo fariid tonaa

    • @dahabocabdirahmaan3252
      @dahabocabdirahmaan3252 4 роки тому +1

      @@awalederia9601 su,aashada dib u fiiri walaal

    • @murtiiyomadadaalo8836
      @murtiiyomadadaalo8836 4 роки тому

      Walahay markuu filmka soo galay aya an sanifay

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 4 роки тому +32

    Caawa waa xaraabe filimku😂😂

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 роки тому +31

    Waar Kan timiha waynle gabarta gacantuu cadi uqabsanayaaye sharciga hadhafin dheh

    • @faisasamatar7114
      @faisasamatar7114 4 роки тому

      Waa runtaa xaji bul bul waa nin wayn oo fudud

    • @marwanmarwan182
      @marwanmarwan182 4 роки тому

      @@faisasamatar7114 kkkk haa wlhi sharci muslinkuu dhafay

    • @marwanmarwan182
      @marwanmarwan182 4 роки тому

      @@faisasamatar7114 kkkk haa wlhi sharci muslinkuu dhafay

    • @ilwaaddahir4991
      @ilwaaddahir4991 4 роки тому

      @@marwanmarwan182 ma ila aragtay xadkisu dhaafay wa mid madhaxa filimka waku dherad

    • @marwanmarwan182
      @marwanmarwan182 4 роки тому +1

      @@ilwaaddahir4991 kkkkkk haa haduu kucubyahay Malaha
      Meesha Ali Oromo iyo saaxiibtiis ayaa ushidan

  • @xamdiothman9216
    @xamdiothman9216 4 роки тому +14

    Cali Oromo Oo Is Cadeeyay
    Ayaynu Arki Dooona🤣

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban 4 роки тому +18

    Asma iyo cali oromo filmka iyaga dartooda ban u dawada qosla walhi 😂😂😂😂

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo 4 роки тому +1

      😇👍👏😂💞

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 4 роки тому +2

      Hhhhhh waa fariido wlhi labadaas

    • @stayblue759
      @stayblue759 4 роки тому +2

      DhoWaNa Deh MariiN DhaLaL XiGa WaLaga DhigaYa Tii ALiGii. 😆

  • @zeeztohhgm1087
    @zeeztohhgm1087 4 роки тому +3

    Zuhayb siciid nuur 🤴 wlhi sidaadah ayaad ku quruxpadnthy nini waa ninkii madow🙏😁

  • @susum9099
    @susum9099 4 роки тому +1

    Halkaa ka sii wada uun baan leeyahay mar walba Kooxda Musalsalka wada❤

  • @abdirahmanmoh6382
    @abdirahmanmoh6382 4 роки тому +3

    Inta of inu Abdirahman uh yhay shaqle ka shqeya raysle Amh berber shop like iguh qabta

  • @trinity7842
    @trinity7842 4 роки тому +5

    Layaab laYaab one love ❤️

  • @sundusadi2173
    @sundusadi2173 4 роки тому +17

    cali oromo iyo gabadhisa caadi maha 😂😂

  • @canabsaciid3636
    @canabsaciid3636 4 роки тому +8

    Cali iyo asma waa idin wataa 🤣🤣

  • @hajihamze4814
    @hajihamze4814 4 роки тому +1

    Samiira abdilaahi Hasan 🥰🥰🥰

  • @raxmacabdi-pr2gs
    @raxmacabdi-pr2gs Рік тому +1

    asc❤❤

  • @nimcocali7322
    @nimcocali7322 4 роки тому +2

    Woow filim an jeclahey dad culus ba isu arkey😍🙏👌

  • @aminabatun7525
    @aminabatun7525 4 роки тому +2

    kan la jilaya najma halaga saaro filmka plz ma fcn

  • @khalogamecenter3409
    @khalogamecenter3409 4 роки тому +2

    LEGENDS UNIVERSAL 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @deeqaahmed2327
    @deeqaahmed2327 4 роки тому

    Mnsha Allah asma qurx badan xishod edeb dad dadnimo qurx aan inama cadi ahen wllhi intan filmka bilawday ila manta mrkan arko 100 jer wax ka badan mansha Allah ku washay Alle haku siyadiyo mnsha Allah ninki ku hela Ray's galay💋😘👄 wan ku jeclahay wllshy from burco❤👸

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 4 роки тому +3

    Keep going dad aan kala dhicin

  • @karembenzema4151
    @karembenzema4151 4 роки тому +1

    Ma xalqadanaa u dambeeysa indhwayd lama soo dhigine

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 4 роки тому +15

    Filimka waxa ujecelhy muna & abdirahman ck ❤️💯

  • @naseemseaad270
    @naseemseaad270 4 роки тому +1

    Kaaa timaa wayn anshxii filmka ayuu jebiyey bilaa dhaqan gacnta inanta Ku ordyaa

  • @ubahileie6501
    @ubahileie6501 4 роки тому +2

    Cali iyo Asma wataa anigu💗

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 4 роки тому +25

    Labo Qalpiyoo lasoo jabiyey Ayaa is dareemi kara
    😋

  • @mohamoudahmedabdille581
    @mohamoudahmedabdille581 4 роки тому +1

    Wali mahayno qaybtii 18aad

  • @xaawokhaliif279
    @xaawokhaliif279 4 роки тому +1

    Wlhi waa funny hibaaq iyo cali teeda kale lamaanaha ushidan madar iyo tiisa

  • @khalogamecenter3409
    @khalogamecenter3409 4 роки тому +1

    Ilyas tomas keep giong

  • @rahmacumar2336
    @rahmacumar2336 4 роки тому

    Xalqadii caawa medey

  • @xamsecumar7442
    @xamsecumar7442 4 роки тому

    May dhamatay

  • @ikraanitailkacaz8373
    @ikraanitailkacaz8373 4 роки тому +1

    Thank you 💖 dadkaygii 💖

  • @filsanabdi3946
    @filsanabdi3946 4 роки тому +6

    Alla cali iyo Azma wllhi qosol iguma hadhin😂😂😂😉

  • @fardusmaxamed1465
    @fardusmaxamed1465 4 роки тому

    Wlahi filimka oromada shidaysa inta ila aragtay like igucawiya

  • @samawade7341
    @samawade7341 4 роки тому +1

    🤣🤣 wllshy Sharfan najma nin qaxar ah ayaa kubhagaagay xaga jiliinka nin culus 🙏🙏🙏🖐️🥀

  • @nimcomohamed4874
    @nimcomohamed4874 4 роки тому +13

    Jacliyaa filinkan

  • @rinayousuf8141
    @rinayousuf8141 4 роки тому +2

    Kan timaha wawayn waa mid malaayacni eh najma ha laga badalo timo wayne😂😂😂

    • @stayblue759
      @stayblue759 4 роки тому

      HaL Qof O Tagersan Man Arag Gar’ahaan Hablaha WiilKa Wxad Ku Nacdeen BaL NaLa Yara Wadaga.
      WxU Ku XuN Yahay EraY KasTa O aFkiiSu So Qabto Wu iSka OdhaNaYa.

  • @najmacabdiraxman9662
    @najmacabdiraxman9662 4 роки тому +13

    Filinka oo sucda kadaya heesta inta igu racsan ismujiya

  • @samiaali8694
    @samiaali8694 4 роки тому +1

    Kuwan mesha comment ka raadinaya de waxa like iyo coment laga bixiyaa waxa ku qanciya lakiin naga dayaa dawarsiga nocisa hore lo arag 😂😂 filmka ha la dawado

  • @dahaboone7265
    @dahaboone7265 4 роки тому +16

    Ceegaag iyo isku filan wax dhaaama la waaaaa

    • @imaammaxamed7845
      @imaammaxamed7845 4 роки тому

      Aad iyo aad wallahi lakin haka caajisin hadaad inta la soo gaartay 🤣🤣

    • @abdiqani8574
      @abdiqani8574 4 роки тому

      Waa sidaa wax dhama lawaa

    • @abdiqaniabdirahman7224
      @abdiqaniabdirahman7224 4 роки тому

      Dhalin tanba wa dadalen wll ee haniyad jabin jaanis halaysa siiyo

    • @eng.koronto1149
      @eng.koronto1149 4 роки тому

      Flimkan kuma fiicna iskufilan iyo ceygaag
      Waxaana looga marmay
      Flimku qaamtisuu wataa yacnii dad taajiriina Ka hadlaa badanaa ragaasuna waa xaraaba socota filimanta jabkaa Ku fcnyihiin iyo ree miyiga

    • @eng.koronto1149
      @eng.koronto1149 4 роки тому +1

      Flimkan kuma fiicna iskufilan iyo ceygaag
      Waxaana looga marmay
      Flimku qaamtisuu wataa yacnii dad taajiriina Ka hadlaa badanaa ragaasuna waa xaraaba socota filimanta jabkaa Ku fcnyihiin iyo ree miyiga

  • @nimcocabdi667
    @nimcocabdi667 4 роки тому +1

    Kan dhaqan xumada faafinaya filmka ha laga saaro

  • @najmacali946
    @najmacali946 4 роки тому +1

    Nacaskan Timaha wayn leh akh

  • @elmimahamed4179
    @elmimahamed4179 4 роки тому

    Naijb

  • @zahraxidig5992
    @zahraxidig5992 4 роки тому

    Cabdiraxman ck xaafadii reerka ka dhaman layahee

  • @abdiomar7413
    @abdiomar7413 4 роки тому

    Asc musalsalkii maxaa helay

  • @hadiyahbintuaxmed6855
    @hadiyahbintuaxmed6855 4 роки тому +2

    Najma wiila la sheekaysta ciyala suuqbu matalaya hhhhh ar najma

  • @amaaldhawrsanchanel1580
    @amaaldhawrsanchanel1580 4 роки тому +4

    Alla kan Najima la sheekaysta bahal buu u eegyahay 😂😂😂😂

  • @ayeeyoayeeyo1650
    @ayeeyoayeeyo1650 4 роки тому +2

    😂😂😂😂 wa adgan libaax libaax u ekaaday kuteen allow najmooy war taa yar ila ogaada😂😂

  • @dr.almaismail2450
    @dr.almaismail2450 4 роки тому +1

    Away xalqadi 18aad San usugeynay wandaalne

    • @hebammm00
      @hebammm00 4 роки тому

      Ma so daynayan caawa miyaa

  • @zaaramohamed3095
    @zaaramohamed3095 4 роки тому +5

    Kan timaha wyn waa marax filmka halaga saaro caadi bu ushekynya nin film mtalaya xta ma modid marax madxwyne

  • @Nina_abd
    @Nina_abd 4 роки тому

    Musalsalkii meyayna

  • @deeqacismaan2018
    @deeqacismaan2018 4 роки тому +4

    Intasugaysa intu is cadaynaayo suhayb saanjo😄

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 4 роки тому +1

    Aduunka ilaahay kan najima laga daba lulay xadkiisu dhaafay gacmo dhaadheera ninku ish midakale dhaartan badan joojiyaa ileen waxbaad matalaysaane

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 роки тому +2

    Dadka filmka Dubaya Waxan Talo ahaan idin so Jeedinayaa Marka aad Maqaayadaha Laga cunteeyo wax ku duubaysaan in aad ka goysaan Sawaxanka iyo buuqa Maqaayad because waxba Lagama maqlay tusale Madar iyo Samiira Marka maqaayada ka cuntaynayan ee ay shekaysanayan Sawaxanka Dadka iyo heeso maqaayada ka daaran darteed ayan waxba laga maqlayn Wadamada horu maray waxa ku xiran qalab Soundloser La dhoho oo Sawaxanka iyo buuqa bananka u tuura Marka hadii aydan qalabkaas so gadan karin editing ka kaga gooya buuqa shiiiiit

  • @deeqomustafa2723
    @deeqomustafa2723 4 роки тому +1

    Manshalh filim aan aad u xiiseeyo lkn waadla raagten

  • @asmaahmed5765
    @asmaahmed5765 3 роки тому

    Najma iyo muna walahi fariido

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 роки тому +1

    AniGu cali oroman waTa iyo hooyadi

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 4 роки тому +1

    Comments akhri baad is odhanaysa dawarsi baad ugu imanaysa

  • @xafsaxafsamohamed2742
    @xafsaxafsamohamed2742 4 роки тому

    Samiira ismayl waanku wataa hno maney

  • @laylacabdi405
    @laylacabdi405 4 роки тому +6

    Sidaan usugayay filanka
    Jilayaal waayan ayaaa ku jira hore usocda

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 4 роки тому +3

    kan doqonka ah ee timaha waaweyn ee najma ku haya waxad mooda in laga soo celiyey atlanta usa waayo halkasey nocan oo kale ka buuxaa. hhh maran ilaa maran

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 4 роки тому +2

    Ninka timaha weyn horta waa sidee Inuu film matalayo ma moodid akhas anigu xbbi ayan naceyba dadkan aan shaqo isku laheyn ee hadana xbbi haya

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 4 роки тому +1

    Hablow iska jira ninka saqda dhexe ku soo saaraya waa dad qale

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +6

    Madar iyo samira😂🙈❤

  • @hiba_hurrin
    @hiba_hurrin 4 роки тому +2

    Ali oramo iyo asma waa wax nool 🌹🤣

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 4 роки тому +3

    Ali abaadirow Ali guruhow Ali kadarow kullh Asma 😂😂😂😂😂😂😂😂😂alaah beerka Asma iyo Ali waaa xarabad 😂😂😂😂😂armaaa before iyo after la igu Soo qabta kullh hhhhhhhh daqiiqada 22:35 mrkiii Timo weyne inanta. Qacanta hayey Sii daa baa la yidhi yaa Ila dareemey 😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @mohameddhoof5212
    @mohameddhoof5212 4 роки тому +2

    Niyow xagay ku danbeeyen gabadhii jariyada ku matalaysay iyo keedi ugu shekeynayay curada ahan 😄😄

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 роки тому +1

    Doqonkan khaliif timaha wawayn kasara mesha

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 4 роки тому +5

    😅😅😅😅 asma iyo Cali waa xaramad

  • @kiinpostpost7564
    @kiinpostpost7564 4 роки тому

    Gormay kabadhka soo dhacaysaa

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 4 роки тому +5

    Cali Oromo Ayaan wattaa anigu kuye billaa qaar wada mixnadaa Iska jiree before iyo aftertii igusoo qabataa kkkkkkkkk

  • @xanaancabdi2993
    @xanaancabdi2993 4 роки тому +13

    Alle cali oromi waalacadaynyaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodannuur4389
    @hodannuur4389 4 роки тому +2

    Mshaalh harubar wacan

  • @amuunaxmedaxmed952
    @amuunaxmedaxmed952 4 роки тому +1

    huno ninka timaha waynle ka daya flimka dhaqan male inanta yar uu gacmaha jidjidayan u nacay

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 роки тому

    Kan timaha weyn leh suuqa ayaan ku arki jiray maan moodi jirin inuu sidan oo dhan bilaa dhaqan u yahay wuxuu u muuqda sidii nimanka dhaqanka xun intay hablaha ka danaystaan hadana ka carara.
    Filmku waa qofkaas oo kale waa in laga saaraa waa dhaqan xumo

  • @najaxdaahir3609
    @najaxdaahir3609 4 роки тому +1

    Kan doqonkee najma la matalaya waxaad kutidhadaan caadi iska dhig oo inanta bulusho dhanbaa kudaawaneysee kadaa gacanta uf

  • @shaqalesalebaan1171
    @shaqalesalebaan1171 4 роки тому +2

    Aaar nio yuusuf ceegaag ku soo dara

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 роки тому +1

    Cali iyo asmaa iga qosliyay 😅😅😅

  • @mapr0ukahadam285
    @mapr0ukahadam285 4 роки тому +3

    KEep G0inG WllzHEY farDUuz jaPaN AND XUpNaHa KlE MUzaZaLkaH QaYp kaQatEYy

  • @MATTANOFFECIAL
    @MATTANOFFECIAL 4 роки тому

    Flimkii miyaad ku fadhilanteen

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 3 роки тому

    Asc universal wan idin salamay xaged kadhacdeen filinkaan xageed kutuurteen aqyarey filimkan wan kuxirnaay mudo 2bilod ah ma arag maxaa carqalad kunoqday

  • @parwaaqoibraahim3939
    @parwaaqoibraahim3939 4 роки тому +1

    Tima wayne waa nacas wale najima loyaba war hooy ninka filinka ninka kasara

  • @fatximaxamed9290
    @fatximaxamed9290 4 роки тому +13

    Hhhh asma iga qoslisay