SIDA LOO QURXIYAY HARGEISA 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 27

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Місяць тому +3

    Mashaa allah rer hargeisa nabad iyo baraare allah ha idin siinyo

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому +3

    MAANSHAALLAH BAL DA WADA QURUX DA SOMALILAND HARGAYSA WAXAD MOODA IN CENTRAL LONDON DHEX MARAY SO ALHAMDULILAAH ILAAHAY CADOW GA HA INAGA JOBO YO♥️♥️♥️♥️

  • @hutohuto3559
    @hutohuto3559 Місяць тому +1

    Welcome back nice see videos again

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Місяць тому

    I am so happy to see Hargeisa like this keep up the good job.

  • @mohamedhagoog361
    @mohamedhagoog361 21 день тому

    9:54 mashallah,

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 Місяць тому +2

    Maashaa Allaah Allaahuma baarik

  • @TafooEdits
    @TafooEdits 22 дні тому

    2:00 I hate that load speakers 🔊 in the center of the city they open choas so annoying, please, local government must band these load speakers

  • @zhiinaldoofficials5921
    @zhiinaldoofficials5921 Місяць тому

    Mooge alle ha barakeyo

  • @XamseNasir
    @XamseNasir Місяць тому +1

    Soobadi zxp ❤❤❤❤❤

  • @ND0564
    @ND0564 Місяць тому +1

    Nacab kuma haleelo ❤❤❤

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Місяць тому +1

    Horta Somalia oo dhan meel kasta oo magaalo ah dadku maxay wadada ugu lugeeyaan? oo maxaa sidewalk loogu ogolaadaa inay wax laga dhisto. I hope mayorada inay arintaa ku baraarugaan magaalada quruxdeedu waas sidewalk waasac ah oo geedo nalal iyo meelo lagu nasto leh, baaburtuna booskoodu u banaanyahay , bustana laga mayro laamiga... guul Hargeis iyo Somalia oo dhan.

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Місяць тому +2

      Somalia maxa la dhahaa adeer meshaan wa caasimada somaliland

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 Місяць тому

      @ Somaliland iyo caasimadeeduba waa Somalia. Qarawga kasoo bax dee huuno.😂😂

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Місяць тому +1

      @ Somalia markay ahayd dhulka ayey la sinayd orod so fiiri somaliland ama hargeisa 1990 gi markay somaliland noqotay ayaanu sidaas kaligayo udhisanay marka maanta miyey somalia noqotay u funny bro

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 Місяць тому

      @@AbdiganiIdris Dhulka yaa la simay? dhulka Maxamed Siyaad Bare baa la simay oo la socdeen dad Hargeisa u dhashay, Somali oodhan ha masabidan, Somalidu odagaas bay lahayste u ahaayeen marka cadhada Somali hakula dhicin. Haday run ka tahay reer Somaliland sooma dhawaysteen nin Siyaad Bare talo usoo qabtey.

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 Місяць тому

      @@AbdiganiIdris Muuse Biixi wuxuu ka mida ahaa Siyad Bare dadkii ugu jiray Somali Air Force ilaa 1991, marka maxaa madaxweyne uga dhigateen hadaad daacad ka tihiin wixii dhacay 1980s? Shacabka Somalidu waligood cadaawad uma qabin walaalaha waqooyi, Siyaad barre na intuu Hargeisa dhib u geystey inkabadan buu Somalia u geystey marka nacaybka jooji, viva Somaliweyn.

  • @MaxamedshabelChannel
    @MaxamedshabelChannel Місяць тому

    Masha Allah sxp ma vlog Aamusnaan ah baa 😂
    Rugsan iyo Aragsan village na soo duub oo dadkeeda soowarayso pro

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool Місяць тому

    Yoonisow laynka bliliiska shaqada kasocota noosooduub.

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Місяць тому

      Meeshaa askar baa ilaalisee haday ii suurogasho waan eegi.