Nin walba oo adag oo ay gaaladu keenaan saakay Dan ayaa i noogu jirta waxaana ka qaadaynaa baraarug iyo awood hor leh maadaama aan rumaysanahay kalaamka Alla ee ah quraanka anagaa soo dejinay anagaana xifdihayna❤❤❤❤❤❤❤❤❤
دالك بأن الله مولى الذين آمنوا وان الكافرين لامولى لهم Ustaad Cumar Muslim Allah Allah ayaa u gargaari dono kuwaan kuwa ka daran ayuu Allah halaagey kuwaana waxba maha cid u gargaarto malaha gaalada
Gaal Mar walba ma daahiya qofkii amin San in danta da wax ka taraya ma thir Muslim dhab ah doqon aan aqoon waxa Allah u sheegay alx Allah wa inoo shegay dhagarta galada si cad
Cida ugu horeys EE kabaha uqaado soomali ma aha EE waad qaldan tahay soomali waa BA dad baahan carabta dhargan EE qaniga ah EE shidaalka leh EE yuhuda udava dhaqda fiiri sxb before aad soomali Ka hadlin umadan soomalida ilbaxnimada Mamta aduunku heysyo Aya soomali Ka bilabatay. Dib ubaqri soomalidan
Sharkooda Allah ha ku mooso, waa mujrimiin balse waa xadowga ilaahay managuulaysanayan Alx
Nin walba oo adag oo ay gaaladu keenaan saakay Dan ayaa i noogu jirta waxaana ka qaadaynaa baraarug iyo awood hor leh maadaama aan rumaysanahay kalaamka
Alla ee ah quraanka anagaa soo dejinay anagaana xifdihayna❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ragaas qalafsan ee ad adag waa kuwa uu ilaahay hurdada ugaga kicinayo umada islaamka ah
@@0name530 aad iyo aad waa Wallaahay
Ilaahay haw gargaaro reer qaza waa la.ogaa inaanu khayr la imaanayne taraam waa fayris cunsuriya ilaahay ha qabto qabasho Addag intaan xilka loodharin mahadsanid cumar inshaar
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤
Aamiin❤
Waa maalin chumce ah an ku waDa sallino nabiga scw❤❤
Salalaahu calayhim wasalaaam
Salalaahu Calayhi Wasalam
Scw
Maraykanka insha allah baryo dhow waa burburi doona
Insha Allah
yarapi nodambi dhaf waa chumce🥺kusali nabi muxamed ❤
"أَلا إِنَّ نَصْرَ اللَّهِ قَرِيبٌ"
Guusha rabi ayaa soo dhow insha Allah falastiin guul allaha siiyo
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
ALLAHA U GARGAARO DHAMAAN MUSLIMIINTA MEEL WALBA AY JOOGAAN🤲 ❤
Ameen
ilaah ayaan leenahay khairna waa imaanaa lagamna quusto Raxmada Allah
Ogaansho
Masha Allah 🎉waa markii ugu horaysay aad ka hadashay wax la fahmi karo inkastoo cilmi badan u la haynin
NABIGEENII SUUBANAA AYNU KU WADA SALINO SCW SCW❤❤❤.
Sharaf iyo karaamo walalken Cumar inshaar ninka kaliya e anan ka caajisin inan dhageysto maqaaladisa🫡
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
اللهم أمين
اللھم منصر فی الفلسطین ❤
Somalidana 😢ma iloday
😂
Somali❤alaha cawiyo
Ilaahay sharkiisa haka nabad galiyo dhagartiisana Alle haku celiyo.
Guushailaahay ayaa iskale yuhuud oo dhan ha magacaabo waa xasan dhiiqo oo kale
Mahadsanid ustaad
Aleikum salam yaa akhii Kareem, Jasaaka’allah kheer Walaalow Inshaar shukran best respect 🫡
Wlll cumar inshaar ka soo hadal gabadha mayarka dagmada marekanka ka ah ❤❤❤❤
Ogaansho waxaan ku rijeynaa intaad noo shahay guul wacan
Ogasnsho😮
Ilaahay ayaa ino gar-gaari haddii aynu mu'miniin nahay waase haddaynu inagu u gar-gaarno ugu horrayn.
دالك بأن الله مولى الذين آمنوا وان الكافرين لامولى لهم
Ustaad Cumar Muslim Allah Allah ayaa u gargaari dono kuwaan kuwa ka daran ayuu Allah halaagey kuwaana waxba maha cid u gargaarto malaha gaalada
Allah ayaan talo saranay falastiina allah ma dayacaayo
Let the believers rely on Allah.
Inashaa allahu khayrbay noo noqdonta oo muslim kaa isracidona
Waxaan la yaaba odhaahda ah islaamka neceb, ma waxaa jira gaalo muslimiinta jecel? kalaaaa, muslimiintii way daciifeen kabaha ayaana lala dulmarayaa ninkii seexduu sicii dibi dhalaa, dulinimada ka bixi maayaan ilaa ay jidkii Alle ugu gargaari jiray usoo laabtaan
Anaga wax nooga xidhan majiran balse dadka kunol ee Somalia ah shartooda Alle haka xijaabo
Waxkasta ilaahay baa ka wayn sharkooda ilaahay muslimka haka qabto gaal oo dhan wuu neceb yahay muslim ka laakiin waxay qaadi karaan baa yar inshaa Allah
ان شاءالله
رد الله كيدهم في عنقهم
اللهم آمين
Cumar inshaaar wcs
Isdul istaagi doonna❌❌
Isdul-taagi doonnaa✅✅
Bravo, Anigana waa qabey awareness kaas
Manshaallah bro warbixintaada qiimaha badan
Thank you
ASC. Walaal Talada "ILLAAHAY" aya iska leh balaayo kasta ay damacsan yihiin. Inshaa "ALLAAH" kheyr ayaan Filaneyna.
اللهم صلى وسلم على محمد❤
Ereyga wan is dul istaagi doona
Sax mah
Waan is dul taagaynaa ✅️
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 guul Iran 🇮🇷 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gaal Mar walba ma daahiya qofkii amin San in danta da wax ka taraya ma thir Muslim dhab ah doqon aan aqoon waxa Allah u sheegay alx Allah wa inoo shegay dhagarta galada si cad
Asc, gaalka kuu muujiya cadowtanimadiisa , waxaa ka xun gaalka kuu qariya cadowtanimadiisa, guul muslimiinta aamiin YA ALLAH
Keep going brother 👍🎉😊😊🥰🎉
حسبنا الله ونعم الوكيل
asalamu'alaykum dhamantiin asxbta qaaligaha Jumce mubarak
kanaalka_ogaansho
Allah ugargaaro musliminta ayagana Allah burburiyo
wcs
Asc dadka qeyrka jecel kusalliga nabigeyna mohamed sallaa laahu calayhi wasallam nagu soo biira alle dartiisa
Nabiga igula saliya 😢😢
Scw scw scw ❤❤
Anigu lama yaabani taraam iyo xukuumadiisn mayalka adag iyo gaal kasta oo islaamka Neceb sababtoo ah ilaahay SWT ayaa inoo sheegy gaaladu inaany wx naxariisa u haynin islaamka sababtoo ay awoodan iyo quwadan ay aduunyada ku maamulayayaan ay ku yeeshena wx kliya ay faaiidaysteen khilaafka iyo nacaybkan ay isu hayaan xukuumado ku sheegn maanta madaxa kaga taagan shucuubtii islaamka kliya wx layskaga celin karayaana waa islaamka oo midooba ee ilaahayow islaamka u gargaar yaa rabi
SHARTOODA ALLAH HA NA DHAAFIYO
Ustad wax an ka Faid nay xaqiqda galbeedka ilahay dhargartooda haka badbaadiyo
Cida ugu horeysa ee kabaha uqaadi doontaayi waa soomaali
Cida ugu horeys EE kabaha uqaado soomali ma aha EE waad qaldan tahay soomali waa BA dad baahan carabta dhargan EE qaniga ah EE shidaalka leh EE yuhuda udava dhaqda fiiri sxb before aad soomali Ka hadlin umadan soomalida ilbaxnimada Mamta aduunku heysyo Aya soomali Ka bilabatay. Dib ubaqri soomalidan
شيخ ممدوح الحربي
Kadaawaday injiiliyiinta
Afkaartooda
Allahu akbar❤❤
Anakuna maanu gacmaha isqabsano
Gacmaha isma qabsanayno illaa an allah utoobadkeeno😢
🥺🥺🥺.🥺. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Waa dignin aad siisay madaxda na hogamisa is 😊 waxna uma qarin
Alle mahad leh.❤
Jasaa'ir iyo marooko iyo taariikhdooda fog waxa ka dhaxeeyo noo soo diyaari mahadsanid
Waa malin jimcee allow shaqo khayr qabta isii
Wixi qeyr kugu jiro oo kuu wanagsan alle haku siiyo
اللهم اامین
Ohh😮
Cumar wll qaadka kasohadal iyo 1xbet ka
Dhito aad ubadan bey ku hayan wdanka
Wll mcn 1 video
Siyassadaa america waa iskumid
Labo wado halmeel kudhamanayso
Sameshiit waaye
Gameska kaso hadal please
Walal mahadsnid
Shabaab mawada noqonaa si,aan dalkena u dhacsano oo diinta islaamka isugu maamulno
Allahu akpar
Elon musk madaxweyne buu raabaa thruim kabacdi
Waa munafaqiin
Wcs
Axl walhi 1 eray uu dhay ibadalay
Ilaahey dhargartooda Haku celiyo ayaga
Intro heer sare ah, waxaan rajeyn inaan noqdo Content Creator 🎥
cws wll cumar inshaar❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ustaad adaa u amhad sanhy koley abal badan waad nagu leedhy tan kale hal codsi ayan wata muqalka intro ga ah kisto naga gaabi codkisa shashad inta ah
Waa barnaamij wanaagsan ❤
Jumco wqnaagsan❤❤❤
Kuso dhawaada kanaalkayga walaalayaal somaliyey wax badan bad iga faaideysaan😊
Jumca wngsn all Muslims ☪️ ❤🎉😊
Hayay waa lajabay
Omaroow ka soo hadal wareysi uu qaaday piers Morgan Oo uu ka qaaday dan bilzarian
Ogaansh fans ❤❤❤❤
❤❤
💯💯
Asc Omarow maalin walba maan ka shekeynaa oo kaliya maxaa nala gudboon inaan samaynaa arinku dhaqaaqid iyuu naga rabaaa
Waxaad ka soo soo hadashaa arinka وسام شعيب dhakhtarad misriyadaa oo masar dhan heysato
Asc ustaad waxaan muqaaladada ka daawada caasimada soomaaliya ee mogadisho waalhi muqalada aad nosogudbiso waan soodajistaa ok
waxay rabaan ha aminsandaan waxba MUSLIMKA kama qadayaan
ASC ASXAABEY WAA Iga codsi tik tok jibriil jabka followers isoo dhaha
ASC wll omar
1k like Tolow ma helaya ❤🎉
Oo marka gaalo maad ka sugaysay awal inay ku jeclato😳wtf calacal badanida Somalia afka makala bixi kartid waligana alshabab kama hadlin fulayahow
ان المنفقين في الدرك اسفل من النار
Waxba noo sheegi maayaan waxeey doonan harumesnaadan ama wax walba hala imadaan.
Inta muuqalkii hore so dhameysaty ☝️😅
Hi😂
@ dhooleyy🫶🏽😂
@abdullahibulla 8sano hal muqaal uu leyahay ima dhaafin aad ugu xiranahay ogaansho😍😍
@@DRSDhool-vs4gn 8sano kahor miyaa youtube dawanysy legend tahy dadkii chanalka ogansho lagu bilabay mku jirty 😱ani 2020 kadib update noqdy
@@DRSDhool-vs4gn8sano aaa legend waa dhafty😮😂
Adduunkaan Ilaah kaliya ayaa iska leh cida kula loolamaysaa waa xisbiga shaydaanka! Trumpna haduusan hor boodin dagaalka weyn ee aakhirusabaanka, waxa uun uu mari doona wadadii Biden iyo mid kasii liidata.
Lacagtasi waay lumineysa qimaha
Odaygan trump waxa kaliya uu ku fican yahy waa mayaqanan munafaqen lkn aniga baa nagala raba in an ka feejignaano Somalia 🇸🇴 yay
Salaam calaykum Omar waxaa ka hadashaa dhacdadii riyaad ka dhacday fanaaniinta lagu casuumay kabcada ujeesayey 😢