Warbaahinta Dhacdo
Warbaahinta Dhacdo
  • 284
  • 4 325 816
Sacuudiga oo haweenka u ogolaaday Xajka, muxram la'aan
Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay in haweenku hadda wixii ka dambeeya ay si toos ah u dalban karaan ama isu diiwaangelin karaan Xajka, iyada oo aanu la soconin qof muxram u ah.
Переглядів: 284

Відео

Sida Warbaahinta Ruushka uga hadasho dagaalka Ukraine
Переглядів 1682 роки тому
Warbaahinta Ruushka ayaa si la yaab leh uga hadasho dagaalka Ukraine, marka dadka dalkaasi ay wararka u tebinayso.
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Ukraine
Переглядів 2082 роки тому
Dowladda Ukraine ayaa ka hortimid in ay is dhiibaan ciidamadeeda ku sugan magaalada la hareereeyay ee Mariupol, ka dib markii la gaaray muddada Ruushka uu u qabtay inay isu sii dhiibaan, si loogu furo wadooyin ay uga baxaan magaaladaasi.
Gudoomiyihii Guddiga Doorashada Hirshabelle oo xilka laga qaaday
Переглядів 1992 роки тому
Axmed Xasan Diini, Gudoomiyihii Guddiga Doorashada Hirshabelle ayaa si adag uga horyimid xil ka qaadista uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).
Emirate-ka oo xoojinaya xiriirka kala dhaxeeya Ruushka
Переглядів 532 роки тому
Dowladda Emirate-ka Carabta ayaa xoojinaysa xiriirka ay la leedahay Dowladda Ruushka, wixii ka dambeeyay, markii Ruushka uu weeraray dalka Ukraine.
Deni oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweyne
Переглядів 882 роки тому
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Magaalada Garoowe kaga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan jegada madaxtinimada Somaliya.
Turkiga oo soo bandhigay qorshaha nabadda ee Ukraine
Переглядів 562 роки тому
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa soo bandhigay qorshaha nabadda ee Ukraine, ka dib dhambaal ay u soo gudbisay Moscow.
Madaxweynaha Mareykanka oo codsi u diray Shiinaha
Переглядів 462 роки тому
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping ka codsaday inaanu Ruushku siinin hub uu ku sii wado duulaanka uu ku hayo dalka Ukraine.
Dagaalka dalka Ukraine oo xargaha goostay
Переглядів 1382 роки тому
Duulaanka Ruushku uu ka wado dalka Ukraine ayaa gaaray magaaladii ugu dambeysay ee dagaalka ka nabad qabtay. Duqa Magaalada Lviv, Andriy Sadovyi ayaa sheegay in Ciidamada Ruushka ay gantaalo ku weerareen xarun lagu dayactiro diyaaradaha oo ku taala agagaarka garoonka magaaladaasi.
Gabar mucaarad ku ah Farmaajo oo la doortay
Переглядів 2052 роки тому
Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa ka mid ahayd illaa lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Magaalada Garoowe. Xubnaha la doortay ayaa ku guuleystay kuraas ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya.
Mareykanka oo ciqaabaya Madaxda Somaliya
Переглядів 972 роки тому
Ka dib markii lagu guuldareystay in Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka lagu soo geba-gabeeyo xilligii loo muddeeyay oo ku beegneyd 15-kii bishan ayuu Mareykanku sheegay inuu ballaarinayo tirada shakhsiyaadka Soomaalida ee laga xayirayo fiisaha dal ku-galka.
Madaxweynaha Mareykanka oo ka careysiiyay Ruushka
Переглядів 362 роки тому
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ku tilmaamay dembiile dagaal, tani oo ka careysiisay Hoggaamiyaha Ruushka.
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka dalka Ukraine
Переглядів 1282 роки тому
Ciidamada Ruushka ayaa maalintii 20aad sii wada duulaankooda ka dhanka ah dalka Ukraine, iyadoona ay burbur baaxad leh gaarsiiyeen dalkaasi, muddada uu duulaankaasi socdo.
Sacuudiga oo fasaxay dhoofka xoolaha Soomaalida
Переглядів 1012 роки тому
Dowladda Sacuudiga ayaa dib u fasaxday dhoofinta xoolaha nool ee Somaliya ee loo iibgeeyo dalkeeda, ka dib in ka badan shan sano oo dhoofka xooluhu uu hakad ku jiray. Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay labada dowladood ku shaacinayeen heshiiska dib u furidda dhoofka xoolaha nool. Munaasabadan waxaa ka qaybgalay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda, Ra'iisal Wasaare ...
Sheekh Maxamed Idirs oo ka hadlay dagaalka Gaalkacyo
Переглядів 3,3 тис.8 років тому
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culima’udiinka Somaliyeed kuwooda ugu waaweyn, ayaa waxa uu ka hadlay xiisadda dagaaleed ee ka aloosan Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.
Muungaab waala xaraashayaa guryihii aan laga dhiibin canshuuraha
Переглядів 1,2 тис.8 років тому
Muungaab waala xaraashayaa guryihii aan laga dhiibin canshuuraha
Nin Yemen u dhashay oo isku gubay Hargeysa
Переглядів 16 тис.8 років тому
Nin Yemen u dhashay oo isku gubay Hargeysa
Barrow oo ka hadlay geerida Fanaanadda Umu Shariif
Переглядів 99 тис.8 років тому
Barrow oo ka hadlay geerida Fanaanadda Umu Shariif
Yackoo iyo Jeekey (Baashaal)
Переглядів 36 тис.8 років тому
Yackoo iyo Jeekey (Baashaal)
Maxay Somaliland ka tiri sii daysmada Fanaaniinta?
Переглядів 2,7 тис.8 років тому
Maxay Somaliland ka tiri sii daysmada Fanaaniinta?
Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ka hadlay xarigooda
Переглядів 15 тис.8 років тому
Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ka hadlay xarigooda
Sharciga been xalaalaynta
Переглядів 3528 років тому
Sharciga been xalaalaynta
Somaliland oo ka hadashay xariga Fanaaniinta Xidigaha Geeska
Переглядів 32 тис.8 років тому
Somaliland oo ka hadashay xariga Fanaaniinta Xidigaha Geeska
Goobjooge ka waramay qaraxii Madaxtooyada Somaliya
Переглядів 4,4 тис.8 років тому
Goobjooge ka waramay qaraxii Madaxtooyada Somaliya
Tan ka dhacday lee
Переглядів 2038 років тому
Tan ka dhacday lee
14 jir Muslim ah oo 2 cisho caan ku noqday
Переглядів 39 тис.8 років тому
14 jir Muslim ah oo 2 cisho caan ku noqday
Duurjoog u soo qaxday Somaliya
Переглядів 5 тис.8 років тому
Duurjoog u soo qaxday Somaliya
Guurka maka baqataa?
Переглядів 5938 років тому
Guurka maka baqataa?
Nin dhalinyaro ah oo dhib badan ka maray gabar uu jeclaaday
Переглядів 2018 років тому
Nin dhalinyaro ah oo dhib badan ka maray gabar uu jeclaaday
Dowladda oo beenisay kalluumeysi sharci daro ah
Переглядів 2088 років тому
Dowladda oo beenisay kalluumeysi sharci daro ah

КОМЕНТАРІ

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe 2 дні тому

    Esh cala hees

  • @cumar9875
    @cumar9875 5 днів тому

    Liyuu police waa tuugo

  • @MuuseOsman-g2n
    @MuuseOsman-g2n 10 днів тому

    2024 dawanaya

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 11 днів тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @LuulLuul-qd1hi
    @LuulLuul-qd1hi 11 днів тому

    Aallhayaw wallkeen jooqle cafimad sii wallyal usoduceya ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cagtaaycali4545
    @cagtaaycali4545 27 днів тому

    Onlf mataqaanaan????

  • @sagaro143
    @sagaro143 29 днів тому

    2024

  • @user-sg8gk7cg2u
    @user-sg8gk7cg2u Місяць тому

    3/8/2024❤❤❤❤❤

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 2 місяці тому

    C.kaiiim.waa.sax

  • @MaxamedDeeq-p6m
    @MaxamedDeeq-p6m 2 місяці тому

    😅😢😢😂😂😂😂😂😂

  • @NasteexoAbdirizaqYasin
    @NasteexoAbdirizaqYasin 2 місяці тому

    Wllo heesty ku dhaamnyso yaa qada ii sheeg please

    • @warbaahintadhacdo7560
      @warbaahintadhacdo7560 2 місяці тому

      Isla gabadha muuqaalka aad ka aragto, balse heesta ayaa la hakiyay baahinteeda, duruufo jira awgood.

    • @NasteexoAbdirizaqYasin
      @NasteexoAbdirizaqYasin 2 місяці тому

      @@warbaahintadhacdo7560 heestu wa mcn qof kle uu dhiib xiit

  • @Monster1v999
    @Monster1v999 2 місяці тому

    Who’s here 2024😢

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 місяці тому

    Ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran Wax'aan lala arkaynbaa isaga un umuuqda💯😭 Aduunoow xaalkaa ba' 14-6-2024✍

  • @dubaddeeqdhegacarmo1760
    @dubaddeeqdhegacarmo1760 3 місяці тому

    Really ✅️ ❤

  • @Mayaah87
    @Mayaah87 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Yyfre
    @Yyfre 3 місяці тому

    Damn bro you famous in africa

  • @AhmedIbrahim-me7vy
    @AhmedIbrahim-me7vy 3 місяці тому

    2024 yaa dawanaye

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 3 місяці тому

    qabilistiyashi weyna ee xasan loo adeg san jiray sii ey hees ugu cayan 😎nacaladi rabi idinkugu dhacday wadani mia niskaga keen dhigesan

  • @حسين_محمد
    @حسين_محمد 3 місяці тому

    Ila daawo 2024😂😂😂😂😂

  • @abdulqadirali219
    @abdulqadirali219 4 місяці тому

    09.05.2024 dawasho wacan❤

  • @DayaxAbshirwarsame
    @DayaxAbshirwarsame 4 місяці тому

    Vajagsd

  • @DayaxAbshirwarsame
    @DayaxAbshirwarsame 4 місяці тому

    Heestaan markii igu horaysay an dhagayto waxaan goaan saday inaa askari dalkaasi yo dadkiisaba waxtara inaa nagdo 1

  • @DayaxAbshirwarsame
    @DayaxAbshirwarsame 4 місяці тому

    Heestaan markii igu horaysay an dhagayto waxaan goaan saday inaa askari dalkaasi yo dadkiisaba waxtara inaa nagdo

  • @DayaxAbshirwarsame
    @DayaxAbshirwarsame 4 місяці тому

    Heestaan markii igu horaysay an dhagayto waxaan goaan saday inaa askari dalkaasi yo dadkiisaba waxtara inaa nagdo

  • @daarali
    @daarali 4 місяці тому

    cismaan askari alaha u naxiirsee philosophies buu ahaa heesqah u sameeyey dhamaan 200 SANO oo danbe waa la sii dhagaysan karaa sid waaqa ah ee uu uga hadli jiry wadaniyada

  • @wadagacal9012
    @wadagacal9012 5 місяців тому

    Waan layaabay sxb ❤❤❤😊

  • @mohadeqa316
    @mohadeqa316 5 місяців тому

    Still watching 2024

  • @MAZUDOZIL
    @MAZUDOZIL 5 місяців тому

    Allow wadakena nabad ka dhig🤲

  • @Lii_gamer
    @Lii_gamer 5 місяців тому

    Allah unaxaristo

  • @SadaamAbdi-hy1xm
    @SadaamAbdi-hy1xm 5 місяців тому

    cajiib

  • @user-xc6mg8bj9s
    @user-xc6mg8bj9s 5 місяців тому

    2024❤

  • @dahraannuur830
    @dahraannuur830 6 місяців тому

    2024❤ inta daawanooso

  • @akhiikareem147
    @akhiikareem147 6 місяців тому

    Alle haunaxiristo dhamaan wa bil Ramadan waqtiyo adag ayey naga farxan jireyn

  • @user-po3ey1xr4s
    @user-po3ey1xr4s 6 місяців тому

    Dumarka sidee ugalaa

  • @user-jy7bp2ep7z
    @user-jy7bp2ep7z 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @Maxamuuddeeq-lq8zt
    @Maxamuuddeeq-lq8zt 6 місяців тому

    Aah

  • @Maxamuuddeeq-lq8zt
    @Maxamuuddeeq-lq8zt 6 місяців тому

    Aah

  • @asaddakhare9455
    @asaddakhare9455 6 місяців тому

    Ilaahey ha u naxariisto aamiin

  • @user-mh2el8py7h
    @user-mh2el8py7h 6 місяців тому

    Wllhi markan arko waan iska oyaa allow wadankena no dhowr 2024 dawanaya🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭

  • @daahirsaid9131
    @daahirsaid9131 6 місяців тому

    TikTok

  • @ubax7758
    @ubax7758 7 місяців тому

    Jiirku waa masiibo anu hada lug iga cuna😢

  • @Iidaadan
    @Iidaadan 7 місяців тому

    2024

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 7 місяців тому

    Mareexan realgangs 🗡️🗡️🚬 ragg yaqaan macnaha wadanka halka dadka kle ku xaaraan✋🙏

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 7 місяців тому

    Waa noo kaan Ben nxn hordhac

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 7 місяців тому

    Waa saas somali waa hal xaquuq ah aan nin jeclaysi ahayn danta jalaysiiso dalka dadka sida mw hore xayulmalaayin mcllaahi farmaajo

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 7 місяців тому

    18.1.2023

  • @sharmarkeg
    @sharmarkeg 7 місяців тому

    ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran [ muuse bada ha iibin ee ka joog ]

  • @user-hr6gy6dv2f
    @user-hr6gy6dv2f 8 місяців тому

    2024

  • @user-hr6gy6dv2f
    @user-hr6gy6dv2f 8 місяців тому

    Yaa daawanaya 2024