II XAREE OO MARKALE SUUGEYGA KUDHAGAN REACTION KUFSIGIISA WATA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • #iixaree #reaction #ckfamily

КОМЕНТАРІ • 470

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  2 дні тому +182

    Like ta ha isku iloowina thx all 😂

    • @RaahoJinowmohamoud
      @RaahoJinowmohamoud 2 дні тому +6

      NINKa waa Iska Canaanatay Waana kuwadanaa 100% Eeboow Lkn Gabadha Kaxishoo Xoogaa Aad Ha ugu Fogaan😢❤

    • @AmiinNuur-u9s
      @AmiinNuur-u9s 2 дні тому +2

      King😂😂😂😂😂

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 2 дні тому +2

      Hhhhhhhhh hhhhhhhhh

    • @ifrahabdishakuur320
      @ifrahabdishakuur320 2 дні тому +2

      Wll. Nin fcn ayd tahy

    • @Harbi1995
      @Harbi1995 2 дні тому +1

      Ck qofkaan waxaan marqaati ka ahay inuu ka qaldanyahay

  • @DrswacanAbdulahi
    @DrswacanAbdulahi 2 дні тому +37

    Ck wilkan wlhi adbn ugu xiranhy gar iyo gardaro iiguleyso boowe wlhi wilkan mar walbo waxa logu dhagan yhy wanagisa ii dhaaafa ck dar ala u jeclahee😢😢😢😢😢

  • @AbiirAlli
    @AbiirAlli 2 дні тому +64

    Abowe ck waxan alle kaga baryaya ❤ gawar fcn oo diinle ana😂isticmalin social media ha waad duleysaneysa insh allah dad iyo deeq alle haku siyo ❤kana ronaw the best answer is salient full respect

    • @Watermelonxberry
      @Watermelonxberry 2 дні тому +1

      In Shaa Allah Amiin 🤲🏻🤲🏻❤️❤️👑🐐❤️

    • @JamilaXersi
      @JamilaXersi 2 дні тому

      Social media ha isticmasho ama se isticmaal ck asagaa can ah qof not nah lama qarin karo

    • @sahracarap1762
      @sahracarap1762 2 дні тому +1

      Inshlh. Waa helee waa nin qalbi wanaagsn

  • @guledilweyn9691
    @guledilweyn9691 2 дні тому +28

    ii xareey waa erayga ugu hadal heynta badan 2024😂😂😂 ii xarey is tarend😂😂ed

  • @qadrokeyfmohamedhassan273
    @qadrokeyfmohamedhassan273 2 дні тому +9

    Ilama qaldanid koley gabdhahana halaga dhaco guur xalaala xaas wanagsan iyo owlaad baariya Allah ku siiyo ina adeer❤

  • @AishaAdam-x3j
    @AishaAdam-x3j 2 дні тому +10

    Ck walal ilahey owlad badan ilahey haku siyo. Doqonada iska ilali ❤

  • @apdirizaqapitey3740
    @apdirizaqapitey3740 2 дні тому +6

    Kabahas makuu Xareeeyaa Hadey dhahdo qoftiisa kwrn uuu Dilo😂😂😂

  • @yasmiinahmedhaajimustaf4984
    @yasmiinahmedhaajimustaf4984 2 дні тому

    Ck walalkeyka waxan karonaw waan ogahay muda dher inaa melaa raga lakamarin inaa lakamarayey qofkaan intaa ayaa jawab okufilan mardambe ha usojawabin kiikale kula imaadan arin nocan okale leey buga ladulmar lakiin kan ha iskacaac leeyo mardambe ha usojawabin waa ikatalo walatima ah👏🏼👏🏼

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 16 годин тому

    Ck ,Nin aad u sharaf iyo akhlaaq badan ayaa tahay , qof waliba looma jawaabo. Fariidka ayaa cadow badan ,sidaa ku ogow Fariid baad tahay,go Legend.

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 13 годин тому

    Ck illahay waxan kaga baryaa owlaad salaha oo badan insh Allah dadkan sida owlaada in ey ayaga hayan cml u hadlaayo wan ka yaabay wllkey insha Allah guuleyso

  • @RuuneyYosof
    @RuuneyYosof 23 хвилини тому

    Nin rag hadalkisa xata hadu hadlo tiktok dhan gariiro ck wlh legend from hg

  • @Abdallakinghonesty10
    @Abdallakinghonesty10 8 годин тому

    Dhibaato waye awoowe adiga oo og meesha aad kadan qaneyso inaad hadane iska daboolin malin alle keeno wey taagnan doontaa lkn raganimada kuma jirto gabar fmilley iyo dad wanagsan kasoo jeedo inaad nin ragi wixii uu ku dhoho uga jawaabtid YOU ARE SOFT REALLY

  • @abdiqanilazio1181
    @abdiqanilazio1181 2 дні тому +5

    Ck legend lkn waqtiga wukugu sii socda gabar an media isticmalin gurso ❤

  • @ayaanibraahin6876
    @ayaanibraahin6876 2 дні тому +5

    The real goat king ck allaha ku xifdiyo adun iyo aqiro allow ku dhor

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 дні тому +3

    Warhooy ck ka leexda malintuu soo jeesta waa shalaynaysine😂😂

  • @Rayaan12-sj9oc
    @Rayaan12-sj9oc 2 дні тому +3

    ck gob batahay wlhi hala xifaltamin munafaqan wax qeer qaba allah kuziiyo❤

  • @XilwaqaaliQurux
    @XilwaqaaliQurux 2 дні тому +3

    Ck ani adigaan kutagersanahay wlh bcz ruuxaas waka qaldanyahay abowe hore uga soco malayacni kumashqulkisa dhan iska joji

  • @Ssggdu
    @Ssggdu День тому +1

    Waraa oday xaayow ayaantan waa Laga baqaya waxay noloshan oday laakiin guuleyso😂😂😂❤❤❤

  • @abaalabdi9497
    @abaalabdi9497 2 дні тому +3

    Kab ka weyn buu kashtay sxbka wale waku jirta
    Team CK family 💪💪💪✅✅

  • @AxmedrasasRk
    @AxmedrasasRk 2 дні тому +3

    Hhhhhh wllhi oo billahi oo tallahi king ck tagero lambar waan ayan ku ahay kii afka kugu so tago wan uwarega wanka jaafa illa iyo ya.a madaxa isarantahay wanna kugu dayda wllhi oo billahi oo tallahi qofka anku Dayda aya tahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aminayar-p3i
    @Aminayar-p3i 2 дні тому +3

    Ck waa daarbi adaaag geesi maa jobo wuu kufa ❤ck

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 2 дні тому +3

    Ck waad saxanthay jawaab ku baboon baa siisay mar horee eheed inaad saan u karbaashto wax magaratada kugu dhagan

  • @LianeQalomi
    @LianeQalomi 2 дні тому +4

    Ck batuulo wka yartahay barni ba ku le eeg adi 😂😂😂

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 2 дні тому +4

    Cumar my brother sadar muuqda suaal.ka dhan inad nin rag tahay wa lo jeeda ka laandhere ninkaas ka roonow ilahey haku siiyo xaas wanagsan iyo caruur baari ah
    Ogaada somaliyey "Hubaal owlaad Hantiyo dheel dheel laguma helo ilahey ba bixiya ninka rag meel lagamarin ba jirta yanan cidiyah hoostoda leskala dagaalin "
    The goat of social media ✌🏾🫡

  • @Tntsport.12
    @Tntsport.12 День тому +1

    Ck killer waaye😂😂 xataa butuuladii caloosha ku jirtey waa la ballansanooya 😢😢😢😢 salaama sxb sk

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 7 годин тому

    ILMAHA HA CAAYNIN CK

  • @salmaanaadan7496
    @salmaanaadan7496 15 годин тому

    Ilaaahoow ceebta astur hadaad maqasho waa tan oo kale

  • @abdirahmangurey3010
    @abdirahmangurey3010 2 дні тому +3

    Viva ck family kan naag waye adiga mar hore iskuso distay nocaan danbo live hala fuulin

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m День тому +2

    Ck anaa gabar fiican kuu haya in sha alaah

  • @SuadAbdirahman-u4j
    @SuadAbdirahman-u4j 2 дні тому

    miss suuro waa doqon iska caac leeyahay wlhi malaha wuxuu rabaa in uu dabada kusoo dhibto😂😂😂😂

  • @abdinor1742
    @abdinor1742 2 дні тому +1

    Ck wlh bilh talh Ina adeer ninkan isku qoys nhy waliba ilmo adeer nhy marka qofna qalad laguma difaaco marka wad kusugthy wlh guulayso ck legend

  • @Ssggdu
    @Ssggdu День тому +1

    Sheekh majiro wlhi garka weyn iyo qamiis wato sheekh ma ahan 💯✅

  • @Naafic__hassan
    @Naafic__hassan 2 дні тому +9

    The goat of reaction cumar respect full bro🎉

  • @bedradinarji
    @bedradinarji 2 дні тому +8

    Miisaanka culus ninka waadka hadal badisay inuu aamusaa uroon 😂😂😂😂

  • @AishaAdam-x3j
    @AishaAdam-x3j 2 дні тому +4

    Right answer ❤😊

  • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
    @ZamzamAbdullahi-wu6yh 2 дні тому +1

    Ck wiil xushmad badan baa tahay illahay awlaad baariya wilal iyo gabdha mataano ah haku siiyo

  • @samirahmed-sq5vm
    @samirahmed-sq5vm День тому

    this is new ck kii hore alle ha unaxariisto nio qacdan iyo emational damegekan sidaa u bilowday kuwad laandhere😂😂😂

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 2 дні тому +12

    Ck powe walhia wan ku jecelhy Illhy xasa wangsan alle haku siyo ❤❤❤

  • @shokanitube1219
    @shokanitube1219 2 дні тому +3

    Hhhh adkaatay inkaar qabe ka kaca hade wastaye waan kuwadanaa laandheere 🇸🇱🇸🇱🙏🙏✅️✅️ 👑ck always legendary 🙌 👏🏻

    • @caskooo21
      @caskooo21 2 дні тому

      Qofta la caayayaa wa inderta wa gabadh ogadena neefow

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 День тому

      @@caskooo21gabadha ogaden ninka qaba aya qaldan su al qaldan jawab qaldan ayay le dahay .

    • @shokanitube1219
      @shokanitube1219 День тому +1

      ​@caskooo21 mayee ini adeer iyada laangaab ciilan hoosgashay oon difaaci karin bal nin ninkle kuleh kuso xarood garigayga waa kalay xaaskuga was 😂😂

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 День тому

    Jawaab sadex cawo loo fikirayy boo hal daqiiqo ugu garbaashay king of city ck ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @AbdiAli-gy3qi
    @AbdiAli-gy3qi День тому

    😂😂😂😂😂 Ck Nin waalan aya tahay Sxb Ninka Mxa Sas u Dhahe Masuul

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 2 дні тому +2

    Labadii xaaraanta ku hishiisa xaalaashay ku diritaaaa 🤣🤣🤣adeer is caaya hadaa rabtaaaane Gabadhaa aad isku qorayso amaaan ha kaaa hesho is celi nin baad is haysataaane ☑️

  • @YasmiinAhmedirre-bd2hi
    @YasmiinAhmedirre-bd2hi День тому

    Ilhy gabar wanaagsan iyo owlaaad Bari haku siiiyo

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 17 годин тому

    saxb ninka waa iska dhicisay yutubkaaga ma fiirsado lkn nin kaas soo kugu xad gudbay ayaa beejkaagga imaaday si aad fiyuus u hesho oo lacgna u hesho prt2 xataa ka soo samee waa ku daawanaa comti like shere waa iga helew guuleeso awlaad iyo xaas wanaagsanna rabbi haku siiyo ❤😂

  • @AishaAdam-x3j
    @AishaAdam-x3j 2 дні тому

    Right answer ❤

  • @Libaaxageeska
    @Libaaxageeska 20 годин тому

    Waa ku suugtay sxb from dire dawa waa ku wadana legend

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 2 дні тому +4

    Ck Umadeena maahan😂😂 iixaree waa ka raysay kaas ooyaaye weeye

  • @bashirraage436
    @bashirraage436 18 годин тому

    Ck saxib dhiqaystaha ugu weyn noqo oo ninkasta oo raganimadad waxa kaa sheega ixaare lee kaa badaan 2024 ila 2025 gar iyo gardaraba guleyso libaax

  • @Xuseencabdimaxamed-r5g
    @Xuseencabdimaxamed-r5g День тому

    Ck ilmahA yaryar haisku soodhisin

  • @akjeele3092
    @akjeele3092 18 годин тому

    Oyaa king c k kan reer believe waaye ana isnaqaana baba waxbo mahaayo 😂😂😂

  • @Otdogg
    @Otdogg 10 годин тому

    2:51 🤣🤣🤣🤣wlh waa qoslay

  • @NimmoMohamed
    @NimmoMohamed День тому

    😭😭😂😂😂wlhi nin rageed thy boqor ck......kusoco ii xaree dheh batulo nafttirked😁😂😂😂😂😂😂😂

  • @FadhiHashi
    @FadhiHashi 2 дні тому +1

    Ck family realy the best youtuber realy❤❤❤😊

  • @cayniabdulahi
    @cayniabdulahi День тому

    Jawabta ad sisaay shiiq benalaha wlhi wanku farxay dhulka kaa tagtay hada muxu faiday istares ku furmay nin rago wax kaa shega iyo dhalmo oo allh hayo ninkasto is walo wabiya helo dhulka kaa tagtay wlhi sasa karaba CK wixii kuguso xaad gudba casharkan cml uu dhiiig xishodka ugu daro bilii adanka guleyso King ck ❤❤❤

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 дні тому +2

    Ck xadgudub haqadan qofna, guuleyso

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 2 дні тому

    Anaga rer comnt hada nahay ada kuwadana kng ck❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnizaAli-w
    @AnizaAli-w 2 дні тому +1

    Ck isn’t easy wlhi batulada xita i xarey kulaha 😂

  • @AnzalYeetu
    @AnzalYeetu День тому

    Ck gar iyo gar daraba waaku wadanaaa❤❤❤❤❤

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac День тому

    Ck king ❤❤wn ku wadana rer comantlaan hadaa nhy guleso 😂😂❤❤❤❤

  • @KingHasan-ul5gx
    @KingHasan-ul5gx 2 дні тому +1

    Odixayow u xareeya haka shaqeystee😂

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 2 дні тому +2

    😂😂😂😂Ck dhib badanaa batuulo xataa iixaree ck legend ❤

  • @abdulahiqanciye6243
    @abdulahiqanciye6243 Годину тому

    Gabadha iska daa ck ninka ka dhanso bro

  • @ItalianRugasa
    @ItalianRugasa 2 дні тому +3

    atttttt hayeelin ck see wax yeeshay pro😅

  • @amiir43able
    @amiir43able 2 дні тому

    II XAREEY is another level.😂😂😂

  • @procade4890
    @procade4890 День тому

    Ck waxaan ha nagu soo dhisan wlh waligey ninkaas ma daawan

  • @maryancali9757
    @maryancali9757 2 дні тому +1

    Waa dagaalkii igu horeyey aan CK kutaageero markan waa laga qaldan yhy kusoco

  • @abdifatahahmed96
    @abdifatahahmed96 2 дні тому +5

    Ck wana kujafa lcgna walga samynaa😂😂😂

  • @aishamohameddiriye2228
    @aishamohameddiriye2228 День тому

    Ck wll illhy xas wangsan io alwad saxil ah illhy kaga barya ma qan dadkan waxy mar walba ku dhaleceyan 😊❤

  • @MohamedAbdrishid
    @MohamedAbdrishid 2 дні тому +4

    The real Goat 🐐 CK 🫡

  • @hamdiabdi624
    @hamdiabdi624 2 дні тому

    Arash mac kugu tahay nin raga bu nag ku tilmama dayus king or king 🤴 Ck gulayso bro 👍

  • @amiroabshir
    @amiroabshir 2 дні тому +1

    Ilahayowo wiilakan ck waxa inata lagu hesat awalad uu gacantisa kuhena Laguna canaya inuu wx cunikarin ilahayowo awalad sii kheera badan sidagadag ah ninka rag kaday wxd kuwadna wale ilaheya narat dhedhela umasamena

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 2 дні тому +1

    2025 aya la gari raba rag 30 jiro si dhafa aya waxas ka shekena allahu akbar aduunkiina wala kala tartamoya😢
    Somali balaya aragtay walhi

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 дні тому +3

    Please CK can you guys change the conversation Subxanalaah we need to educate ourselves about roasting one another the universe creating PHD holders but our society creating rubish can.

  • @ninmacaan5997
    @ninmacaan5997 6 годин тому

    CK xeerka ragga saan maaha yaaq😂😂 ninka dooro madaxa laga gooyay cml oo meel walbo ku dhacoyaahe 😂 ka wareeji 😅

  • @CabdiwahabCabdirahmaan
    @CabdiwahabCabdirahmaan 2 дні тому

    Ck waa sax wuxuu sheegay jawaab saxda ah

  • @cabdalaboy6558
    @cabdalaboy6558 День тому

    Kkkkkkk goat ck guuleyso

  • @hamdazakiriye7374
    @hamdazakiriye7374 2 дні тому +1

    Wll ck aniga ma ih guursan wlhi waan ka helay ❤❤❤❤❤

  • @SeynabAli-l6o
    @SeynabAli-l6o 2 дні тому +2

    Taliyaha kaliya aan taageero hore u soco wll❤

  • @ibraunofficial4524
    @ibraunofficial4524 2 дні тому +2

    Adoo wax jafaayo lacagna samey yaaba iska heli karo only can do oday xaayow😂😂

  • @shuebashikir7593
    @shuebashikir7593 15 годин тому

    Iixareey aan wada biiqnee aa arush amusnan ku fcneed😂😂😂😂

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. День тому +1

    Ck wa qabyaladiiste ciyaal ah wax la dawado maha wlahi 24h gus lee ka shekenee
    Hadii uu ninku ku dhahy maba lihid wax laga shakin karo weye oo hadaa ledehy abti xabbi ma dhacden 40jir bila carur ahna lama arkeen😂
    Sheikhii baa i wasaya hadeer hakaa saarto ya ku dhahy sheikhu gus maleh😂

  • @abdiqadhar3
    @abdiqadhar3 2 дні тому +1

    MR-- iixareey😂😂

  • @Bilaneyy12
    @Bilaneyy12 2 дні тому +1

    Iixareeeey😂😂
    Waa
    Xoreysatay
    Wlh

  • @salmaanaadan7496
    @salmaanaadan7496 15 годин тому

    Ck waa kaahaayaaa

  • @ubahomar6324
    @ubahomar6324 День тому

    Ck waa wiil galbi fican aboowe dadka gaar isku tetel matihiin ha ujawabin

  • @CfataaxCayda-ss2me
    @CfataaxCayda-ss2me 2 дні тому

    iii xareey kig codsi waa ii xareey 😂😂

  • @salmaanaadan7496
    @salmaanaadan7496 15 годин тому

    Jwabtiisa waad siisay

  • @HananSalat
    @HananSalat 2 дні тому +2

    Ck gawadha qiime adi asi ma garanaayo qiimaheda abowe I am fun for you since 2018. Abowe big respect asi cay lkn gawadha ka dhac pls abowe

  • @alxajjilacag8957
    @alxajjilacag8957 2 дні тому

    Ck see wax yeshay ii xarey😅😅😅😅😅😅

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa4072 2 дні тому +1

    Ck musiibo tahay wlhi naga tag😂😂😂

  • @IbraLozana
    @IbraLozana 2 дні тому

    Wllka 😂😂😂 noosooxareey wllka aan kashinee😂😂😂 asigan kusoodar waadibsaareena😅pro mss suuro sxb wax iskumahaayan

  • @cabiiofficial7986
    @cabiiofficial7986 2 дні тому

    Legend of the Social Media Team Falaq Falaq 🙏🏿🙏🏿

  • @Deeqdarajo10
    @Deeqdarajo10 2 дні тому

    Ck oo social media si qaldan qof ugu dhagan waligay ma arkin wlhi

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 2 дні тому

    Jah jawaabta ii xareey saa ula heshay alle ishiisa haka haayo dhiiga 😂😂😂❤

  • @Amiira-kw1cg
    @Amiira-kw1cg 2 дні тому +2

    See wax yelosaa ck 😂😂

  • @qaalibeauty2544
    @qaalibeauty2544 2 дні тому

    Geesi, Ck❤

  • @AnzalZalad
    @AnzalZalad День тому

    Sax saxiib qaali 🎉❤❤ doqonta ilbcabsatee ledahay il xishoto malahan

  • @nafisoabdullaahiaxmed6279
    @nafisoabdullaahiaxmed6279 2 дні тому

    Doqonkaan gabar walaashaayah ha u caayin asaga baalaha Karif.

  •  День тому

    Subxanallah🙆🏻‍♀️😳

  • @TutorVlogs
    @TutorVlogs День тому

    Gab Ka Dheh Shiiqaan ZXpow Adaa Ciyaalka Xaafada Ahe PLZ