Vlog sodaahay😫🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 206

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab 7 годин тому +43

    Baayo mcney alaab waxpa ma taraysee hadiiba waxaad ku seexato aad helaysoh intasaa kaa badane dahab ku gado isagaa muhiim ah waqtiga u baahanata waa sii gadan kartaaye😊

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 Годину тому +6

    Heesaha iska dhaaf sis please Allah xagiisa ushawata horu Mar lagugaara

  • @ayaanabdullahi7632
    @ayaanabdullahi7632 8 годин тому +15

    Asc abaayo sacdiya dhool ilaahey ha idin barakeeyo adiga iyo familigaadaba adjaarta kudadaal abaayo guri wuxuu ku qurux badan yahay xasilooni iyo kala danbeeyn ismaqal iyo isku naxariisasho qur aanka shido nuunaha albaqra udaar umushii is xambaarsata Allaha kaa dhigo oocaafimaad qabta Nolosha galinba waa ceyne dulqaadka iyo samirka sad kayeelo I hope inaad taladeyda walaalnimo qaadan doonto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 7 годин тому +5

    Mashallah alle hadin barkeeyo abyo ilahyoow farxadiini soo celi mar labaad aamiin yaa allah❤

  • @Amal-Qurux-Ina-Ahmed
    @Amal-Qurux-Ina-Ahmed 8 годин тому +9

    Malin dhaaf ugu Qubee abyo lkn tirtir everyday waa Okay Carafna ka ilaali nuunaha Allaha ku dayo❤

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 6 годин тому +5

    Abaayo the way u love your son is the way his father is loved by his parents. Pls just bring him back. ❤❤❤

    • @TheGoldengal
      @TheGoldengal 6 годин тому +1

      You want her to finish abdtifatax😅 its better she raises her son, and pray another woman does not do to her son what she did to her husband.

    • @ifkamedia8334
      @ifkamedia8334 5 годин тому +1

      @@TheGoldengal no dear i'm just telling her the truth, may b she has learnt a lesson

  • @RoodoAhmed-lf9ui
    @RoodoAhmed-lf9ui 7 годин тому +8

    Subaxdii uqubey habenkiina utirtir huuno alaha kuuxifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @IlhanAbdi-bj7cm
    @IlhanAbdi-bj7cm 5 годин тому +5

    Dahab kugado abayo isaga hanti ma guurta ahe❤

  • @KhadraGabay
    @KhadraGabay 4 години тому +6

    Uunsi abayo guri waxba mataraye hadaba wuu kuyalaye dahab gado wuu ku anfacaa abayo ❤

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 Годину тому +4

    Dahab kugado alaab labadalo horumar maleh dahabka wa kayd abaayo wa iga talo alaab hayska gelin

  • @MadinaaliAli-b5z
    @MadinaaliAli-b5z Годину тому +2

    Wcs abaayo mcn
    Dahab ku gaado
    Alab waxba mahan waa jajabe lkn dahab malin ayad ku baxsanaysa mcnto Inshaallah

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 25 хвилин тому +1

    Maalinka looo hagaajiyaa ilmaha oo creamadiisa loo mariyaaa wll

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec 2 години тому +2

    Wll lacagtaada dahab ku gado aqal kan kuu yaala illaahey cimri aad ugu noolaato haku siiyo

  • @UmulkheirAbdy
    @UmulkheirAbdy 7 годин тому +10

    Abayo dahab ku gado dahab wa rasimal❤🎉

  • @SurprisedBoxer-hr4uo
    @SurprisedBoxer-hr4uo 6 годин тому +5

    Masha allh abayo dahab ku ibso lacagtada

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 6 годин тому +19

    Habeenada qabowga jiro hautirtirin abayo xunturna biyaha iga ilali ilaa ay ka qalaleyso sifiican

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 42 хвилини тому

      Waa caadi biyaha ciyow ine fuqdo usahlayan

  • @FadumaB-nd8ul
    @FadumaB-nd8ul 8 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤ Mashaa allaah guulayso sacdiya qurux adiga iyo wiilkaaga barwaaqo iyo baraare eedo

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 10 хвилин тому

    Maa Shaa Allah sister we need to see you and your husband tother. In Shaa Allah

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 4 години тому +3

    Misis uunsi yey wllo mcnto aad baan kuu jeclaa markii hore iyo hadeer ba oo waan ku taageerijiray laakiin dadkii kaa xanaaqay ayaan ka mid noqday ee ku soo canaantay ee bal isoo cafi macanto waan isla kiin jeclaa adiyo cabdi fataax ee reerkiina ilaahay idinkoo nabad ah maslaxo hadin dhex dhigo cunugana alle hakuu daayo yar

  • @fatushahmed3663
    @fatushahmed3663 8 годин тому +3

    Masha allh quruxdi oqofah. Alaha inbarakeeyo adiyo wiilkada yar

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 7 годин тому +7

    Masha allah abayo ilmaha utir tiris wax kama dhibto marna u qobey marna u tir tir lacagta dahab ku gado bari uu ku anfacaa💕

  • @MaryamFarax-c7f
    @MaryamFarax-c7f 6 годин тому +3

    Abaayo
    m.a waliga sidaan u faraxsanaaw baby cfm Allah haku koriyo

  • @Dajiya.axmednuur
    @Dajiya.axmednuur 7 годин тому +3

    M.sha allh ilahay ha ku dayo lkn wll midhiyaha ha iska keenin ppe yar ❤

  • @momnasrojamac6285
    @momnasrojamac6285 7 годин тому +1

    Maasha allaah ilmaha markasta waa la nadiifiyaa waa loo qubeeyaa waaloo tirtiraa waa la farfiyaa kareemooyin ayaa loo Mariya maamo❤🎉

  • @ANFACAadan-vp8fp
    @ANFACAadan-vp8fp 2 години тому

    Maya wa cadi abayo macneyy. Uu tirtiro ilahay hakudaye❤🎉

  • @ZeinabAbdirahman-jk8mk
    @ZeinabAbdirahman-jk8mk 6 годин тому +2

    Dahab kugado

  • @HaniAmiin-n8s
    @HaniAmiin-n8s 6 годин тому +5

    Dahab ku iibso wllo❤

  • @amayaa4363
    @amayaa4363 15 хвилин тому

    ASC habo wiilka u qubee 2 badii cashaba mar. Habo lacagta business ku darso haday wax nafle ah.

  • @AsmaRoutine
    @AsmaRoutine 5 годин тому +2

    mayo abaayo wax dhiibaata ah malaha utirtir mcsara umari lugaha ujijid ujimci ileeyn calosha waa cariri nafis kumaheysan mrka mcasarado umari caajiska dhan waa deynaa maana kaahurdaa❤hudada habeekiina waa umasha dhiig intoo kasoo galaana waa sas

  • @QueenJijo-tt1qv
    @QueenJijo-tt1qv 2 години тому +1

    Ala abayoy ilahy haku barakeeyo anba wan so arky markan musqusha galo ohinteda maqli jiry hadan sobaxana weyba jefta ala darenka hoyonimo macana

  • @XabsoSharif
    @XabsoSharif Годину тому

    Alha ku daayo aamiin aamiin yaarbi aamiin wllky mcn

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 години тому +1

    Xabiiti qali dahaba ku gadado waa rasamal

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 5 годин тому

    Masha alah tabaraka raxman alaha idin xafido adi iyo nunahada usamir asaku afacayee❤🎉🎉

  • @Umayma12
    @Umayma12 5 годин тому +2

    Abayo hadaa uqaweeso maqribkii si raaxo leh ayu ujiifanaa ee sigsaan iyo koofi wa inaad isticmaasha marwalbo ee lacagtada dahab ku gado alaab iskada cunug baad heesata mustaqbalkiina dahabka wax idiin taraayo nolosha side beri noqon doonto lama ogo saving sameeso

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 Годину тому

    Abyo lacagta mel dhigo dahab gado iyo wax ku an facaya I.a soba badi muqalada waa dawanayna I.a

  • @MahamudMisraa
    @MahamudMisraa 6 годин тому

    Mashallah wllshy qiimo badan Alle haku dayo wiilkag Alle haku dayo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaxasan4986
    @xamdaxasan4986 3 години тому

    Hore u soco wll alle ha ku barbarariyo ilmaha yar nah

  • @saaraali5423
    @saaraali5423 5 годин тому +1

    Bahasha afka loo geliyo cinjirka wey kula heyne❤❤

  • @AabeAabe-d9w
    @AabeAabe-d9w 7 годин тому +1

    Masha allah xafidulaah abayo saliid macsarada ad ayey ugu fcn thy ilmaha markey yaryar yihiin Hada adiga xasasiyad qabto asne mahurayo inta bdn wey kudhashan ee carafta bdn ka ilaali hbn io Malin utirtir oo udaliig wlhi marka hordo fresh buka hurdaya ee galabkii hurdada kaceli siduu hbnki kaga hurdo tankle lacagta dahab ku gado asiga ku anfacaye Ani SAS kudhihi Lahaa Allaha idin barakeyo adi nunahaga lkn magac malo baxshay wiilka❤

  • @asmahusein4746
    @asmahusein4746 2 години тому +1

    mansha alah

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 6 годин тому +4

    abyo mcto dahab ku gado asgaa ku afacya guulyso abyo

  • @Xafsoabdirahman-me1hk
    @Xafsoabdirahman-me1hk 6 годин тому

    Maasha alh abaayo ilaahy ha ku caaweyo naag ad iskadhig insha laah ❤

  • @XaawoCanab
    @XaawoCanab 7 годин тому +1

    Mshallah abyo allah ha idin xifitiyo

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 7 годин тому +3

    Naa dahab ku gado gurigaga mahaneeee

  • @RahmaAbdiaziz-nb8dx
    @RahmaAbdiaziz-nb8dx 14 хвилин тому

    ilmahaaga ka daa media ha

  • @AbdisalamFarah-i5b
    @AbdisalamFarah-i5b 5 годин тому +1

    Wll isbuucii labo jeer ayaa loo qubeeyaa waliba lkn markuu dhasho caadibaa loo gu qubeeyaa qof caruur hore udhalaa uqubeeya una ilaainaya xuduntaa lkn biyo caadi ah hadaad ugu tirtirayso waa caadi saabuunta iyo shaanbada maalinkasta loogu qubeenayo waxy kadhamayni saliida jidhka kujirta good lack😊

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 50 хвилин тому

    Nayaa dahab gado dahabku barri xoluu kunoqon lkn hadad guri ku gogishid barri wuxu kutarayo maleh

  • @IndhoosAhmed
    @IndhoosAhmed 7 годин тому +2

    I.a family aan jclhy tihiin wada jira abid abaaayo dahab ku gado waayo dahabku waa raaadamaaal

  • @juweyriyacabdilahi4100
    @juweyriyacabdilahi4100 5 годин тому

    Abaayo habeenkasta ha uqubeynin ilmaha marku yaryahay waa nadiif habeenki umasax ❤

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 3 години тому +1

    Dahab wllshy guri haysku mashquulin

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 Годину тому

    Uunsi walaashay aragaagu waa ii abshir multivitamin qaado iyo ashwaganda cabitaanka fruit ka samayso badso lov yr baby let the rest go

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 6 годин тому +2

    Qali ilmahn mxaad kamirada ugu horwadaa waa su aale

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 9 годин тому +1

    Mashaallah ❤❤❤huuno dahab kugado

  • @barlin1622
    @barlin1622 7 годин тому +1

    Hada waxad noqotay Hooyo Allaha idindaayo ee isdaji Qaali hade Umulna waatahay marka isxasiylin macaan hada dahab ha gadan ee hayso lacagtaada intaad Umusha kabaxayso✌️⭐⭐⭐🌺🌺🎈

    • @caashotabshee4785
      @caashotabshee4785 7 годин тому

      Lacag inaan laheyn karin waad ogtahee maxaa uwan jali.

  • @umuzuheylaa1409
    @umuzuheylaa1409 7 годин тому +2

    Dahab kugado abaayo asagaa wax kafaaidaysaa

  • @asmaqasim4742
    @asmaqasim4742 38 хвилин тому

    Dahab ku gaado abaayo

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 5 годин тому

    Dahab ku gado abaayo asagaa wax ka faaiidaysaye wanad sii gadan kartaa😊❤

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 5 годин тому

    Maalin dhaaf ugu qubee lkn tir tir every day carafna ka ilaali nuunaha alle haku daayo abayo guriga mar kalaad iska badeli i.a lkn lacagtaas aad haysatid imika dahab ku gado isaga ku anfacaye gurigaagu wuu qurx badan yahaye😊❤

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 34 хвилини тому

    Cunuga koofiyad uxir walaalay qabowgaa madaxa ka galaya

  • @Amina-d3b
    @Amina-d3b 7 годин тому +2

    Dhakhaatiirtu waxay ku taliyaan in ilmaha isbuucii laba jeer loo qobeeyo lkn maalin kasta u tirtir lkn inta xuduntu u bugsanayso ha u qabayn biyaha ka ilaali xudunta

  • @HajiHajiali-b2e
    @HajiHajiali-b2e 5 годин тому +2

    Miis unsi what is the baby name did you miss the father of baby when we can see you and baby father together ❤❤❤❤

  • @SaidaAhmed-f5m
    @SaidaAhmed-f5m 7 годин тому +3

    Dahab kugado guri wuu kuu yaala

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 6 годин тому +1

    sacdiyay abyo cabdifitax khaldkii ad kagashay karali gali o noso celi ilahow dhexdiina maslaxad warta dhig aamiiin yarabi❤

    • @Degaliah
      @Degaliah 5 годин тому

      Khalad maxaya? Ninkaas gabadhaas Wa waalay

  • @NadiifoNuur-z8n
    @NadiifoNuur-z8n 2 години тому

    Allah ha ku caafiyo

  • @maxamuuddayib4253
    @maxamuuddayib4253 2 години тому

    Masha Allah

  • @fardowsahassan9420
    @fardowsahassan9420 4 години тому +2

    Uunsi lacagta yartaa ine kuwasha kabaqayaa waa anoo lacag isoogashy😂saa ufikirilahy naa dahab kugado quruxy ani kuma dhalineh

  • @NimcoXuseen-hc4jf
    @NimcoXuseen-hc4jf 8 годин тому

    Miss oosi ❤❤❤wacko jilahy abaayo
    🎉🎉❤❤

  • @NimcoMaxamed-il6xv
    @NimcoMaxamed-il6xv 2 години тому

    Wll ilmaha karada ka daaaa

  • @IqraNour-t5e
    @IqraNour-t5e 3 години тому

    Cod kadaa lamaa maqlo unsiii yeyye nodherey❤

  • @NashsirajNash
    @NashsirajNash 3 години тому

    Nayaa atthii aros bad ahyde alaptada weybaa cusubtahy dahap gadoo😅😅😅 dahapkass inaa ku shegoo lee intaa u imadee chw

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan 6 годин тому

    Miss uunsi wllo maa buuti baad noqotay saad ninkaaga uu qanqaniintay ayaan kaa yabay any way faraxsanow adiiga iyo nuunahaaga

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 6 годин тому +1

    Dahab ku guroga adaba ah aroos cusub alaabta weli cusubtahay

  • @Javaplayz87
    @Javaplayz87 9 годин тому +4

    Dahabka kugado

  • @adanuribrahim7444
    @adanuribrahim7444 4 години тому

    Abdifatah ako wapi ? Kindly tell us where is he we really missd him, you could have being enjoying like before .

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 2 години тому

    Guriga quruxso meel qurux badan naftaa u baahane

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 31 хвилина тому

    Wlhi anoo kale aniga guri radis anku jura lakin xajigeeyga wuxuw taganyahay waxaad rabtit soo gado aniga na waxan taganahy anoo dhalin guri ma rabo yaa ila taliyo 😢

  • @NimcoDhayman-g9q
    @NimcoDhayman-g9q 4 години тому

    Alaha kudayo abayo❤❤❤

  • @MUNAHAIBE
    @MUNAHAIBE 7 годин тому +1

    In taad ninkaagi dishay

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 4 години тому

    Unsi abaayo ska daa gacanqaadka haddii ay jirto willkada korso qurux allaah kusiiyaye cidna ooma dabafadhidid waxaatahay babar quruxleey ah. Hana is bahdilin waligaa iskana ilaali cadowga aan ku arki Karin unsi guuleyso Canada ayaan kaa taageeraa abaayo

  • @SaynabJaamac-n4w
    @SaynabJaamac-n4w 9 годин тому +1

    Oray usoco alle haydin sacido

  • @AminaCabdi-c1s
    @AminaCabdi-c1s 5 годин тому

    Dahab ku gdo wllo😊

  • @SimancabdiHassan
    @SimancabdiHassan 4 години тому

    Dahab kugado abayo❤

  • @scadiyodauud4384
    @scadiyodauud4384 4 години тому

    Allha kucaafiyo abyo

  • @Darwaa123
    @Darwaa123 3 години тому

    Dahab gado guri bariba wa ka xiisa dhicine 😅😂

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 4 години тому

    Dahab ku gado abaayo ❤❤❤❤

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 7 хвилин тому

    Sister may Allah bless. You have money 💰 please help your husband

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 4 години тому +2

    Malmalka maxaad umarin ilmaha wll kadaa waxa qadhmuun kiisa

  • @dekoarte7788
    @dekoarte7788 4 години тому

    Gurigaga waa qurux ee dahab kugado

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 2 години тому

    Dahab kugado ila midi walasha kugado isagana kudarso

  • @BishaaroMaxamuud-e3p
    @BishaaroMaxamuud-e3p 3 години тому

    Ilmaha maryaha ka durki wlle yuu iskaga ka marin waa iga tale😂

  • @XamdiWarsame-ps5pm
    @XamdiWarsame-ps5pm 2 години тому

    Mashalah walshy

  • @AbdikadirYare-y9d
    @AbdikadirYare-y9d 2 години тому

    Wlx waxankahumahy mrks carur heshen inas kalatagtin sorry

  • @ayaanKh-en1cy
    @ayaanKh-en1cy 4 години тому

    ilmaha gacanta badan ha iska barin
    hadii kale wllhi in aanad musqusha ka Gali karayn

  • @fatimaabdiahmed5806
    @fatimaabdiahmed5806 3 години тому

    Wcs walasheen🎉❤

  • @nejma551
    @nejma551 2 години тому

    Dahabka ku gado hppti lkn cunuga camarada kadaa waxwax kuu shega in yar ayaad aragta

  • @nasraabdi-s7e
    @nasraabdi-s7e 2 години тому

    Dahabka gado qalpiyeey guri waxbo haku mashquulin

  • @Isramohamud-b8j
    @Isramohamud-b8j 2 години тому

    Dahabka kadoh

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 годин тому

    wllo hadaa dagty alaabta da way cusub thy dahab siiso saas baa ku fcn dahabka waa hanti

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 5 годин тому +3

    Abbaayo dahab ku gado lacagta, aqal aad bedeshay hanti maaha ee dahabku waana hanti waana quruxdaada❤🎉

  • @MaryanAbduqaadir-r3c
    @MaryanAbduqaadir-r3c 2 години тому

    Abaayo dahab kugado barakad ubahato asaga ku baxasaneesaye