This is my first time watching Ridwan's podcast because This kid is incredibly smart; the way he responds to and answers questions is insane. I hope he makes part 2 or 3 of his lifestyle.
Wareesigii ugu hooreye een aan dhamaystsy ayuu ahaa wayo maan jecleyn wareesiyada saan u dhaadheer lkn ninkan legend ka kehelay qalbi wanaagiisa dagnata hadalkisa hample boy keep going bro ✊👏🤝
wilkan wa tagera mar walba wa dhagesta aqon khas wa uleyahy wa wil iska maskin o iska qalbi wanagsn o xad gudub aqon o baris kisa kasha qeysa nayo o iska ciyalka xafad ah waye hami gis ilahy ha urumeyo ❤
M.A Wilka aad ayuu u degan yahay Tkl Ridhwaan xitaa wareesigi ugu horeeyay oo degnaan ku wareesto qof aan arko waaye , RIDHWAAN SXB WIILKAAN HALA GARAB GALO SII UU GUUSHIISA U GAARO MHD SND
The perfections, eloquence and confidence on this young man is something else. I will advice him to put the same confidence quilting music industry to the path of habib .. tabliq . Am sure he will succeed
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
Scws Scws Scws
scw
Scw
Scw scw scw
Scw
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Igadaa baryada markaan rabo anaa saarayee
😅😅😅
@@clmaalikmukhtaar5145😅😅😅
Ilahow hadaan kuu saaro cajeero iga dhig😂😂😂😂
Goan athag@@zaki_snm
Inta waraysigan tiktokta kaso aragtay like dhac ku siiya 😂😊
😂😂tiktok laiga zowalayyy😂😂
Hhhhh war jecel leee maromaa😂😂😂😂😅😅
100 100 😂😂😂
😢😢😢 this was the last day to 😊
Waa nin furfuran wlhi intan dawanayay jawi happy ah ayan kujiray. Guleyso wllka
Wlhi kula midbaan ahay
haaa walalka m.a
Wllhi kula mid ahy xita video ga waa zve garaystay waa nin dagan oo cod mcn wllhi nice 😂
Halka qof oo ridhwan ka raayay oo fahansan inuu dadka dhulka la Jaro laakin iska dhici waa wiilkan walaahi aniga heesaha ma jecli balse waa wiil farid 👍👍👍👍👍
wiilkan wiil xun ka aaminsanaa after this podcast i know his true personality he is good boy thanks ridwaan for making this podcast
Naagaha wey najecel yihiin 😂
Kuwa nanacebna Urey noleyihin 😅😂@@CllaahiSharmake
Intiisa ficn bad aragtay ee wx baro
@@saamicabdi9680 first wax barashadeyda laguma dirsan wiilkana inta iguma horeyso
😂😂 dm keyga wey ka buuxan @@CllaahiSharmake
Ninkaan waa nin qalbi fiican viva ciyaal xamar❤
Maho kenyuu ku dhshty wiilyr waye
He is very humble and happy. MashaAllah this is the best interview he did so far❤
War yarkaan wa legend awal wax kala ka aamin sana respect poi neggy
This young man !!! first one ever knows not to talk about he's private life good for you ! ridwaan kan ayaa kaa raayay well said bro❤❤❤
Walahi ninkan AA Ka badiyay
Xarfanka xarfankoda iinu kudayo ridwan waa kuqaldanay😂😂😂😂
Keep going NiGgY❤
HanTi xaalala oo ad meeL.kala.dhiGto. ale haaku ziiyo
Hadad love iizArto😢
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Miskiin weeye wilkan waxa uhaysaty iyo siduu noqday 😊💯🔋
Same ban nahay wlhi
Cawa kahor ridwan waxa sodhigto ma dhameystiran lkn wareysigan wan dhameystirtay m.a maxamed aka laderka fanka waa wiil dagan oo xushmad badan sidoklane happy caqli badan codkar ah wan ka helay suu jawabaha u bixinayo dhanka fankabe Allha ka madoobeyo wax qeyrbadan Allha ugu bdalo wllkey 🥰
❤
😅😅@@liibaanhassan2051
@@sawturaxma5667 ti ka dhayi lahayd maad noqotidaa
Too
Ridwan isaak wuu dhaqan xun yay su'aalo xun xun oo fadeexad ah ayuu dadka weydiiya
Ku sali Xabib kena MOHAMED SCW NAXARIS IO NAWAD GALYO KORKISA HA AHATO ❤
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
AMIIN YARAB❤❤
Aamiin Aamiin 🎉🎉🎉
This is my first time watching Ridwan's podcast because This kid is incredibly smart; the way he responds to and answers questions is insane. I hope he makes part 2 or 3 of his lifestyle.
Same
Surely can we call this gentleman a kid.
A kid is a child or young person.
Ninkaan waa nin xishmad badan oo xishood badan 💯💯 heesihiisa kuma qiimeenaayo
Wareesigii ugu hooreye een aan dhamaystsy ayuu ahaa wayo maan jecleyn wareesiyada saan u dhaadheer lkn ninkan legend ka kehelay qalbi wanaagiisa dagnata hadalkisa hample boy keep going bro ✊👏🤝
Sido kale
Wiil yar oo aad u dagan weyw m.a❤ mohamett ameen gulayso illhy fanka io balwada haka madoobeeyo
nolol quruxbdan haku siiyo diinta rabbi haku toosiyo😢
Balwad maleh wll❤😂
Aaamiin
Amin ya Rabi
amiin yarabi
Hal anu ku wada salino xabiibkeena Mohamed scw ❤
Ninkan sidaan modayey iyo siduu yahay iskuma dhawa sxb keep going, nin dhalinyaro ah oo xifaaltamaya tahay.
Nairobi wagan jogy isku building ayan ahyn Nin furfuran wyo bananka marku lajogo kuwa wardiyasha ah arki jiry 😂Hal midu ku xuma marku gabar arko waxu dihi jiry gabdaha wey na jecel yahin dihi jiraay 😂😂
@@NafisaAhmed-o7r waa saa usheegte 😂 adi ryan maadhigajirtay adna
@@abu-ff8ws myo ryan madigan jiriin abyo😂
@@NafisaAhmed-o7r afufow dacoyaa miyaad is kumel jogteen 😂😂😂
@@NafisaAhmed-o7r haa miyaa. Aniga isku class baa aheeyn 😂😂 fataale buu ahaajiray waligiis
Mashaallah ❤ Niin Rageed waye Yarkan Hessaha Leee ilahay Haka so Hanuniyo Sidakale Will Fariid Ah waye Mashaallah
Somalidu waxey dhahda barasho horted heynicin wllhi waa run😅😅😅
Hada Somali nahay been wa shegna but Ben Kuma maahno😅
Ben ma aha wllhi😅😂
Always dadkii jeclaa nabi muxammed❤❤❤
Waa wiil furfuran mashallah heesaha un ilahay haka so hadeeyo
Murad adag ban leyhy
Qofkastoo dharkoo Ha isoo duceeyo😢 wllo
Allaha ku sahlo wixi kheyr kugu jiro abayo
@@Wacane. aamiin wllo
ilaah haku fududeyo wll waxad rabto
Alle haku fududeyo wll
Muraadkaadu haddunan tahriib aheyn allaha kuu sakhiro.Amen.
Wlhi waligey Ma dawan Ridwan peggkisa manta ka hor wilkaan waa wiil funny ah mashallah oo Recpect badna walina Very huppy ah siduu ilahay ugu xiranyahay Wax lo dhiga laheen mashallah guleeyso wallka❤💯❤️
Walaahi waa nin raga legend nin inta uu leeyahay waxwalbo oo kusoomara qalbigaaa lagu heystaaa walaahi hadalkaan waaa hadal nin raga ku hadlo
Iso duceya murad leyahay inu alle isahlo 🤲😊
Alle haku siiyo muraadkaaga
@@Mustaf-warsame0023 amiin
An kusalina Nabigena walal scw scw scw❤
Illahey muraadkaga ha kuu sahlo walal🎉
Amiin yarabal calmiin
Amiin
Afuufaa dhacooya Legend waaye Heesihiisa Ciyaalka Xafada oo dhan baa Jecel Ciyaalka hada jira ciyaal suuq waaye Heesaha dhaqan xumada ah waapa ka helaan 💔😀
wilkan wa tagera mar walba wa dhagesta aqon khas wa uleyahy wa wil iska maskin o iska qalbi wanagsn o xad gudub aqon o baris kisa kasha qeysa nayo o iska ciyalka xafad ah waye hami gis ilahy ha urumeyo ❤
Qalbi wanagsanida ma😅
@@Abdullahiabdiomar-i8r m.a idheh ha icayumi ne🤣
@@FarxiyoXasan-mq7ut so ma aragtid ina ku dhahay yarisey😾
@@Abdullahiabdiomar-i8r sori ma arkeynin hadly sifican u arkey🙏🥰
Ayyy wlhi qofka yaqaan ayaa wanagisa garanaya pas 😊😊 nolow zxpkei
M.A Wilka aad ayuu u degan yahay Tkl Ridhwaan xitaa wareesigi ugu horeeyay oo degnaan ku wareesto qof aan arko waaye , RIDHWAAN SXB WIILKAAN HALA GARAB GALO SII UU GUUSHIISA U GAARO MHD SND
Horta ma laa wayey qof rudwaan asaga laftigiisa waraysta oo nolosha ku qabta😅
Ana yutup furan rawo ikawar hay Asaga kabilawa😂
Kabilaaw😂
I.allah anaa nalosha ku qaban doono
Qaabka uu u hadlaayo degnaantiisa io kaftankiisa, legend nimadiisa allahuma baarik bro❤🔥
Ha is qaldiN aw0wE is daj! 😂like ku qbo hdaba aqriday😂
Nio wiilkan wa nin qalbi wanagsan illahay haka madoobeeyo fanka wx dhamana ha siiyo😢❤
Wllhi ninkan ñeggý sidan man modi jirin lakin wllhi waa nin akhlaaq badan oo dagan
Goat 🐐 raabka maxamed aamiin
Ahna Laadarka fanka 👑
Yarkan Ciyaal Xamar Asal waaye wlhi Salaama Legend from ciyaalka xaafada👋😂
Nabiga ku saliyaa ❤ scw
Wilka waa wil qalbi wanagsan oo ad u dagan mnshlh ❤ hora lo dhahay qofka korkisa kore haku xukmin ileen waba ruun💯😊
Negy negy Fanyy waaye wllhi qosol uu ugu tilay iyo shactiro😂😂😂😂
legend waaye ninkan 1 million views markuu gaaro inoo balan ah❤💫
Ridwaan meel ayaa la saaray wallee Inanka Yaryar waa fariid, anigu nin xun baan moodi jirey lkn wiilka yar waa nin wanagsan lkn heesaha allaha ka madoobeeyo….
ABti mcn alleh kuxiftiyo labadah daroodbah ABti mcn 🎉❤❤❤🎉🎉🎉
Waa wiil Qalbi wnag san M.a❤
Wlhi wiilkan sidaa umaleynayey maahan waa nin caqli badan MashaAllah keep going brother ❤❤
😂😂😂
This is legend afuufa dhacoyo her we go pro for live ❤
Neggy wa wil iska happy ah keep going m'y brother from Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤
He’s very likable , illahay hasoo hadheeyo 😂😂😂
Ma jiro fanaan saa uhadley inta lawareysanayey isagoo ka hadlaya daacada io wxii qalbigiisa ku jira wxaan leeyahy negy fanaan shiakh macalin ardey horey usoco marna haku noqon wxa gadashada laga yiri ❤
WiiLkan HesiHisa ma Tageero Lkn shaQsi ahaan waa wiiL wacan oo Fur Furan waraYsiGiisi intii aan dawnayyy habby ban ahaa ❤🎉
Waa miskiin qalpi wanagsan alle haku caawiyo wll😢
Waligey wareysi intaaan la eg ma daaawan mana ku raaxaysan kan ka hor yarkaaan waa legend anooo qoslaaayo aaa dhameeesty wllhi keep doing bro…
cunugaaan balaayo caadiya ka aaminsanaaaa lkn maskiin wye lacag xalal oo waxn uga marmo allah siiyo
Amiin wll waa qof qalbi wanagsan e ilaahay khayr ha ugu badalo dadku waxay ku qiimeyan qof waxa uu samaynayo lkn maaha qofku wxa uu samaynayo inuu yahay sida willkan kamuuqata
M.a❤
Amen
Waa waraysigii uguhoreeyey ee aan dhamaystay ano weliba xiisaynaya ninkan yar waa legend wlhi la ismaba dhibayo naftiisayar aya mashquul ugu filan😂😅
I from TikTok nin dagan aqli badan miskiin aha weye ❤
Niin xawaji caba waligis dokon ma noqon qali 😅😅
barasho horteed hay nicin ban maqli jiray masha Allh after waraysi tageera ku noqday gaabka
TEAM RIDWAN ONE LIKE 👍
❤❤❤❤
😂😂😂
❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️❤️
❤
Intana maila jogtaa adi😂😂
war wlhi ma tageri jirin lkn hada wan wata abowe gadal ha so egin hore u soco🥺☺️🤴
waligay comment youtube kama bixin lkin wiilkan tik tok baa kaso racay sidaa modayey iyo siduu igu noqday wllhi waa farid fur furan lagu cajisayn hdalkiisa❤guulayso pro
M.a❤
Qof ayeeyo koris ah ooqlbi xun lama arag horay usoco wll
😢😢😢omg
Maxamed aamiin c/khadar allaha ku xiftiyo habo allahana hakasoo hanuuniyo heesaha
He is very humble mash allh ❤
Ninkan wlhi waa nin qalbi wangsan ❤
Hesaha jameca only legends ciyaal madax maqal ma jiraa
Pop merely 🇹🇿
Adeer calanka tanzania 🇹🇿 iskadig jamaica 🇯🇲 kedha wakana
Yeah
@@wejustshowedup7256 hhhh xaQiiQ if you know you know 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂astaqfurallah anaa dhihi rabey@@wejustshowedup7256
😂😂 Tanzania miya Jamaica Noqoti 😅
LADHARKA FANKA WLLKEY MCN KEEP GOING INA HOOYO MCN. Dadka sidee ku modaan io sadaa thy kaaf io kala dheeri wll mcn nolashada ku raxeeso 🎉
M.allaah wiilkan waa will qalbi wanaagsan alle haxafido waa qof qaali ah ❤❤
Qofka marku hadlo la qimayn kara ninkan nin rga waye sidi nin wayna wu u hadly keep goin bro💪🙏
Wakaa neggy nin kaliya maahee waa niman😊😊😊😊😊
wlhi nin happy buu ku jiraah ridwan ninkaan ba ka badaiyey i amin 😅😂
Ridwan this is the coolest and intelligent guy that you interviewed and i see how you are enjoying
Ninkii ugu horeyey een dhageystey podcast 😊nolow wllka
Gabdhuhu wey na jecelyihiin kuwa na necebna ureey nooleyihin Neggy 😂🔥
Qof ado aqoon ha xukumin wa wiilkan oo kle saaan u malenayay saqajan hadal xun balwadiiste ah lkn nin dagan hadal wngsan mohmed amiin ❤
Waa wiil yaroo wada ixtiraama neggy Masha allh wll ❤️
Ridwaan uu u hoos gelinaa hdalka waalo dejinaa😂😂xariif wye kan walhy❤
This time round ridwan legend Aya hele 😂hadalka laguceliye wlhj 😅
Runtii shaqsi wanagsan waxan u rajeen fanka wax ka wanagsan in uu allah ku irsaaqo i respect 😂❤
war ninkaan qofka inta utago wareysi ka ogolaaday wlh waa qof majnuun ah oo garaadkiisu hooseeyo waa nin aan anshax saxaafadeed lahayn, waa nin aan ixtiraam lahayn, wax walba waxa kagaa daran su,aal xumada iyo personal atack uu qofka kula kacayo
😂dadka uu umaleyo inuu ka caqli badanyahy ayu warestaaa
Ma gadshy mise waa xaarty😂😂
Dadka ow wareysanayo fiiri kuwa ugu liito waaye iya kuwa anshaxa ka dhintay. Wixi xun lee is wareysta
Dadka ow wareysanayo fiiri kuwa ugu liito waaye iya kuwa anshaxa ka dhintay. Wixi xun lee is wareysta
Sxp waxaa larabey qofka imanaya inuu qiimahiisa yaqaano ,oo Afeefhore lahado unable sheego sualalaha qaar uusan kahelin inuu kajawaabidoono .lkn dadkan waa masaakiino.
Waa wiil macquul ah runtii daganantiisa iyo dadiisa isma lahayn❤guulayso huno
Ridwan waxa jacelka uu sodhigo tiktok le ka dawa lkn neegy marka dawaneso wlh wa kunafise afuuuf niin qalpi wngsn❤
It is the first I visited ridwan’s youtupe channel for the sake of this guy i like the respect and humble way he is talking 🥰
Great
Goatka 🐐 Raabka weeye ninkaan 🐐🎤
The perfections, eloquence and confidence on this young man is something else. I will advice him to put the same confidence quilting music industry to the path of habib .. tabliq . Am sure he will succeed
Neggy legend waye walhy qalbi nadiifa keep going ❤🎉
Hadaad aragto qof walaalka ama walaashay ku soo celcelinaya waa legend qofkaasi qalbi ahaan iyo dabci ahaanba waa saafi.
Ninka kaliya ee ridwan ka rayay wlhi wa kan
Don't judge book by cover what humble guy ❤mohmed
Inta goos goos tiktok ku aragtey oo halkaan timi waan idin salaamey🙌🫡
An Ka miid only leganka INTA so racday siidan moday misey SIIDu noqday 😊😊😊
Anaa kamid eh masha alah waa wiil dagan dagnaantiisa kaheley usow radiyey dardiisa u imadey😂😊😮
Only legends can you understand 😮 ❤😂
Wllhi Wiil qalpi wangsan wayoh full respect😩💕😭
Ala wiilka Waa wiil qalbi fcn ciyaal xmarnimada naga badan 😍
Wiiilkan qofkii iguhorey dhameysto wareysigiisaa 🎉
Afuuf Wa nin qalbi wanagsan sida ka aragno waku wadana ciyal xamar sxb
Yarkan waa aqli miiran mansha Allah good pro❣️
Fadaro haba ahde ninkan mudo koban ithink 2 bil kahor kay barey qof degn bu ueg yhy hdana kaftan low ah codkisa qurx m.a ilhy waxn kga baryey inu kuso hanuniyo❤
Boqolkiiba boqol uuku dhameeye videoga legend wllhi😂😂🔥
Boqolkiba boqol😂😂