SICIID DAA'UUD MASXAF | MIDNIMO DOON - AWDAL , SOOL & SANAAG | SILSILADDA DANGUUD | (PART 7)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • DADKII SANAAG-QURUX LAHAA
    DIRKII SAYLAC OO KA DARAN
    XAMAR BAY WADA DOONAYAAN
    DARWIISHTI BUHOODLE IYO
    GARRAADDADA SOOL DEGANAA
    ISKU-DUUBNIBAY DOORBIDEEN
    DANGUUD AWDAL BAA RABTEE
    DAMIIN YAA KAAGA DHIGAY?
    ……………..
    KHATUMO STATE .. SOOL, SANAAG & CAYN SSC.
    LAASCAANOOD - MAAKHIR STATE - AWADAL STATE
    DAGAALKA SILSILADDA DANGUUD
    WAA LAMA HURAAN
    XIDDIGGA HOBOLLADA QARANKA EE WAABERI
    OO WEERAR KU QAADAY HARGEYSA
    SOMALIA VS SOMALIAND
    XAMAR IYO HARGEYSA
    AWDAL - DARWIISH - SOOL & SANAAG
    …….
    JAWAABTA XAMAD XIKMO
    QAYBTI 7AAD
    EREYADA: ABWAAN CABDI FAARAAX NUUR GAREEN
    CODKA: SICIID DAA’UUD CALI MASXAF
    MUSIC: MOWLIID XASANN FAARAX
    DIRECTED BY : KABACDDE
    ABDIASKARITUBE
    ............................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 роки тому +293

    Mahadsanidiin Dhammaan Bahda Danguud ..
    Aaway Soomaalidii gobta ahayd .war Subscribe & like Dhac isaga siiya...Haddii Kale Waa inoo ....?

    • @fadxikayse5670
      @fadxikayse5670 4 роки тому +2

      Kuu saarne Akhiro hayna gayn masuul😂😂

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому +2

      Heeesss shiiidaaan soosoctaaa dhiiiccc hargesay

    • @myusuf951
      @myusuf951 4 роки тому +5

      Heesta ka sokoow xayeeysintaa ka helaaa sxb

    • @simrandek7911
      @simrandek7911 3 роки тому +2

      mahadsanidiin.

    • @khadardayib2672
      @khadardayib2672 3 роки тому +1

      Abdi asqooy dheexka noqo silsilada

  • @yusufcabdi8240
    @yusufcabdi8240 4 роки тому +159

    Anigu heesa maa dhagaysto balse xayaysinta abdi askari uu soo gaal wlhi imtaa ilaa moda ismuji 🤔🤔🤔🤣🤣

    • @hanahassan5747
      @hanahassan5747 3 роки тому

      ❤️❤️😜😜😢😢😭😭👑😁

    • @murzal31
      @murzal31 3 роки тому

      Xitaa Aniga😁☝️

  • @baxsanali710
    @baxsanali710 3 роки тому +47

    Daarawiishti leyga bereyow salan sare
    From sanaag ceergaabo somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 роки тому +56

    Heesta runta bay ka hadlaysaa wllhi Love From Darawiish SSC🇸🇴🐎
    Somali wayn🇸🇴✌🏾

  • @Shucayb_Ahmed.
    @Shucayb_Ahmed. 3 роки тому +43

    Darbada waan kula qabaye
    Dawoobay caafimaad
    Daxalka iska maydh qalbiga
    Wixii shalay naga dumiyo
    Markale ila doon midnimo.
    From beledweyn hiiiraan❤🙏

    • @maxaasmedia2436
      @maxaasmedia2436 3 роки тому

      Xawaadle waaye ninkaa caadi maaha Abwaan ku

    • @adardhelmaay3114
      @adardhelmaay3114 3 роки тому

      Waaw viva Hiiraan dhulkii leeyga beeray ❤️❤️❤️ From Beledweyn

  • @shukrifarah5122
    @shukrifarah5122 3 роки тому +74

    From darawiishta we are Somalia 🇸🇴

  • @suldanxaskisa4974
    @suldanxaskisa4974 4 роки тому +205

    Manta aniga uu horeeya hayga xasidina laygta somaliyeey inbadan ayaan idiin sare 💘🥀

    • @queenlailalucky2239
      @queenlailalucky2239 4 роки тому +3

      Somali marabno dhahan magaci iyo afkina wee nala wadan yaab 30 sano waxa wesen ma helesan quusta reer land🤩🤩😂🤪🤪🤪🤪

    • @yurubdaahir5142
      @yurubdaahir5142 4 роки тому +1

      @@queenlailalucky2239 hays odhan afka adun baa le noqon yahay

    • @araweelo2aaden126
      @araweelo2aaden126 4 роки тому

      @@queenlailalucky2239 llllooooololooooooolooooololoooooollooooooolooollooollollloloolololoooòloolloolloolooooloollloolòoooooolooooooolololoooooooolooooloooooolooooooooooololoooolooooooooooooooooooloooloooooolooooooollooooolooooooooooooooloooooooooooolooooooloooooooooooooooooll9oooloooooolooooooloooooololoo
      Ooolololllooloollooolloooooooooooooooooooooooooololoolooooooolooollooooooloooooolooolooooooolllooooooooooooloooooooolllolololloooololollooolooooooooooooooooooooooloooooolooloooooololoooloollooolooloooooooooolooooooloooooooooooooooooooooooooooooooolooooooooooooooooooooooloooololooloooooooloooooololooolooooolooooooooooooooooooloooooooolooooooooooooloooooloooooooolooooloooooooooooooololooooooloooloooooooooooloooloooloooollooooooooooo8llolloololoooolooooooooooooloooooooolooo8oooooolllooooooooooooooooloooooooolooooooooooooooollooooloolooooooolllllllĺllollllllllllllll

    • @shakaalccasiis2509
      @shakaalccasiis2509 4 роки тому

      Libaaxyo eshcalaaa fanan eshcalaa abwaan

    • @sayidasuuban8245
      @sayidasuuban8245 3 роки тому

      @@queenlailalucky2239 zhp ninkii afsomaliga qoray isaaqbuu ahaa kuwii calanka iyo dawaladii somaliya keenaynah isaaqbay ahaayeen kuwii dumiyeyna isaaqbay ahaayeen kuwa hada nabada nimcada haystana waa iyaga

  • @mucajabchannel9982
    @mucajabchannel9982 4 роки тому +118

    Silsilada hesta ugu micno weyn uguna mcn
    One love somalia🥰🥰

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 роки тому +52

    Somali weyn baa naga badan
    A m from sool ❤ daraawishi 🇸🇴♥️
    🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💯❤🇸🇴👈

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 3 роки тому +7

    Astaantaada dalkeeniyo muqdisho waa noo daladiyo wixii shalay naga dumiyo mar kale iladoon midnimo
    Reer muqdisho is muujiya
    Alfanaan said heesta wuu ku baashaalay abdiaskari tube keep going aloow muqdisho cadeey nabad nooga dhig 🤲🏾🤲🏾❤❤💪🏾💪🏾💪🏾

  • @zumayoedebzan8634
    @zumayoedebzan8634 4 роки тому +41

    Sool iyo sanag iyo cayn kaas🇸🇴 ka badan somalinmo iga badan ilahay baa darwiish iga dhigay 🇸🇴🙏😍

  • @anwarjaahuur7373
    @anwarjaahuur7373 3 роки тому +8

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 midnimo macaankayda waxaan garan nin aan cadaw madaxa ka saaranyahay from jigjiga

  • @yusufabdulle5295
    @yusufabdulle5295 4 роки тому +34

    dadkii sanaag qurux lahaa dirkii seylac oo ma daran XAMAR bey wada doonayaan darwiishtii boohoodle iyo garaadada sool dagana isku duubni bey door bideen danguid awdal baa rabtee damiin yaa kaaga dhigay astaanta dalkeena MUQDISHO waanoo dalade daluunta intaad ku dhicin dudana kaa helin dugaag ka diga rogo daanadoo darbada waan kula qabaye dawoobaye caafimaad daxalka iska meydh qalbiga wixii shalay naga dumiyo markale ila doon midnimo 🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍

    • @abdinasiribrahin3553
      @abdinasiribrahin3553 3 роки тому

      darawish imaka wa tarikh weye e manta maxad haysa somali adiga imaka u lita o laba wajila ah dhanka somalia na waxa jebka kugu haysta puntland o xubnaha barlamanka ku so xusha. e ader is xore marka hore xamarna hawiya leh.

    • @nalkacadey6814
      @nalkacadey6814 3 роки тому +1

      💙🇸🇴one somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 3 роки тому +27

    Waku faraxsanahy inu gobolkeyga hiiraan qof kaso jeedo ukaqeyb qato silsilada waa idin jeclhy dadkeygii qalbiga wanagsana wax badan aya nalo geystay sasey tahay cafis iyo dangud ban ka doranay one love boqortoyo hiiraan family❤❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @quenhupi8779
    @quenhupi8779 3 роки тому +6

    Iam from sanaag midnimo doonaynaa wlhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️

  • @nasteexonalka9854
    @nasteexonalka9854 4 роки тому +27

    Silsilada danguud inta hees la so qaaday tii ugu wanaagsaneed waa tan walee saciid daauud wadani dhab ah allow ku dhowr somali wa mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdallejamac2181
      @abdallejamac2181 4 роки тому +2

      Talow MarkaY tani wanaagsantahaY talow teeba xun
      QDW murtidii aYaa kadhamaatay 😭😭😭

    • @basbas6004
      @basbas6004 4 роки тому

      Been baa laga dhaadhiciyaay iyo somali waa mid kkkkk waxa haku dan seegine carabtuba iyado boqol dawladooday aduunka joogane nin walba intiisa haku eekaado

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 4 роки тому

      @@abdallejamac2181 Waaa Su'aaale Xigmadiinu Waa Nuucee ?
      Sidii in aad Af aan la fahmeyn ku heestan baad leedihiin Xigmad meesha kuma heysaan🤔

    • @smartmm6267
      @smartmm6267 4 роки тому

      @@abdallejamac2181 waa sheekadooda inader, ciiji bukax iyo waxan niiko ahayn ma hayaan, markaa QDW iyagoon murti hayn ayay wax isku haystaan, bal ka waran haday soo galaan ragii cuslaa, sida laabsaalax, weedhsame, sadiiq burmad, iyo gudoomiyaha daaha gaas. Dhulka idinla gariiri.

    • @hayadmustafe5846
      @hayadmustafe5846 4 роки тому

      Dawoobaye caafimaad Daxalka iska maydh qaliga hhhhhh

  • @suhraahmed9625
    @suhraahmed9625 4 роки тому +61

    daluunta intad ku dhicin dudane kaa helin dugaag kadiga rido daanado darbada wan kula qabaye dawobaye caafimad daxalka iska meyr qalbiga wixii shaley naga dumiye markale ila doon midnimo ❤❤❤👌👌👌

    • @hibaaqcabdirahman7918
      @hibaaqcabdirahman7918 3 роки тому +2

      Wanagi hore kugu shegney anaga laba nalama dago wan dawowney dalkayagina wan dhisaney ilahay moye cidna uma bahnin dad dalayaday ku hosjireen gubaneyso iyaguna nolol haka quustaan abwanintayada jawaabtadi haysa somalian guuuuuul dalayadayadu waa akhtar

    • @suhraahmed9625
      @suhraahmed9625 3 роки тому +2

      mar un waa la midobi insha Allah khiyaaliga wa laga bixi ha dheraato ama ha dhawaatee guul somali weyn insha Allah

    • @asyia9444
      @asyia9444 3 роки тому +3

      midnimo dhimatay kusii dhagnyee dhagaha ugu rida in aanay dhacayn guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 3 роки тому +1

      Midnimo kaga wada dhegtay aan xitaa raadkeeda lahayn. Ninkii Midnimada keenay wakaas banaanka degey
      Sorry guys

  • @Zailatv
    @Zailatv 4 роки тому +27

    Fanaan fanaan dhalay wadanibaaa dhalay AUN Daauud Cali masxaf SICIID GEESI NOOLOW COD NOOL BUU KU AFUUFAY WLHI❤

  • @ayaandheeman7788
    @ayaandheeman7788 4 роки тому +71

    Dal🇸🇴♥️ iyo Gobal lama simee😂
    Astaanta🇸🇴💉Dalkeniyo🥰Muqdisho💋Waa noo dalade☔ Viva somali weyn🇸🇴💉🥀

    • @qisochanel4761
      @qisochanel4761 3 роки тому +1

      Runtaa tas💕💕💕💕💕💕💙🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ubaheeyy9411
      @ubaheeyy9411 3 роки тому

      😂😂😂😂 hoos isku eg bal

    • @rashkakabayare7199
      @rashkakabayare7199 3 роки тому +2

      @@ubaheeyy9411 midnimamadu waa cajibo wxn mahmahdiyo dooda wada galnaba tariikho tagiyo soo xasusano wanagii hore mar unbaan runtiyo xaqiqda kutigsan donaho midnimada halelidona

    • @ubaheeyy9411
      @ubaheeyy9411 3 роки тому

      @@rashkakabayare7199 bal sug wayhe ila qiyamaha

    • @maysafbeauty3834
      @maysafbeauty3834 2 роки тому +1

      Laba dalooo walal ayan nahay hadad taa dafiirasan anguu idiinama donano mafahantay dawladyaro isku fiilan meelkastooy donayana gaadhi kara ayan nahay hadad tahay dawlaad baldhan dadka gubanyad wax tarii lahadee diib ifiikir inatan wax odhan

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 роки тому +13

    Wiiilka reer hiiran waa abwaan jira
    I am from hiraan somaliya hanoo laato

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 3 роки тому +13

    Dawobay caafimad daxalka iga maydh qalbigah🇸🇴🇸🇴💞😭

  • @mohamedfard3008
    @mohamedfard3008 4 роки тому +41

    Darawiish gull 🇸🇴🥰

    • @xaawoabdi4037
      @xaawoabdi4037 4 роки тому +3

      Sool darawiish by blood markale hargeysay don midnimo

  • @zainabmohamed9259
    @zainabmohamed9259 4 роки тому +93

    Daraawiishtii buhodle cidna damiin nagama aha viva somali wayn🇸🇴♥️

    • @crashiidkhayre6272
      @crashiidkhayre6272 3 роки тому +1

      Bari marka sidiinii xamar daaroodnimo la idiinku laayo ha nagu soo yaacina .1991kii isaaq baa idin soo dhaafiyay hawiye

    • @zainabmohamed9259
      @zainabmohamed9259 3 роки тому +14

      @@crashiidkhayre6272 what you mean hanagu soyaacina waqooyi waynu wada dagna oo nagama xigtid xamarna 1991 walaga wadayaacay insha allah dibna uma dhacayso wixii dhacay.

    • @cumarnaane3299
      @cumarnaane3299 3 роки тому +1

      @@crashiidkhayre6272 🤣🤣🤣🤣🤣🤣xamar yadonya adeeer isku duub nibaa rabna anagu waqooyina awood baa ku joogna

    • @mahamedabdi7929
      @mahamedabdi7929 3 роки тому +3

      @@crashiidkhayre6272 war sxp 1991 soo yaac aan soo yaacno iska daaye idinkan idin kala celinaynay tv khaldan baad soo daawataye

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 3 роки тому

      Sandulad kuu nooqon qaaran yaa minoriti 🤣🤣labatulo oo 20 qoof oo reer miyi ah deegto maryo caas caas yaa waaxkufalaya oo uqdad nafaysey somaliland kuu daba fayla qaabil Iyo uqdad somaliland waa kaa kortey

  • @nimcaabdilahiaden6718
    @nimcaabdilahiaden6718 3 роки тому +2

    Guul iyo gobanimo somali wayn damiin aya noga kadhigay hargeisa from borama viva somalia

  • @asiaidle7384
    @asiaidle7384 3 роки тому +14

    Abwaanka sameyey ereyadan allah caqliga ha ubarakeeyo
    Sabbto ah runbu shegaya somalilnd ila ay daxalka isla maydhaan wxani ka bixi myso daraawiishina danguuud Iyo dalkeena somaliya ayey donysa hdalba Gam inta caqliga u saxiibka unba garanysa ama fahmysa

  • @cashocuudshopping9480
    @cashocuudshopping9480 4 роки тому +87

    Somaliy hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴 sido ka Lee wilkana waan jeclahay

    • @fadumaabdinuur7982
      @fadumaabdinuur7982 4 роки тому +2

      💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️💘💘🇸🇴🇸🇴

    • @fatxiaden8078
      @fatxiaden8078 3 роки тому

      Ameeeeen

    • @qadroahmedcabdiqadrodheyma6030
      @qadroahmedcabdiqadrodheyma6030 3 роки тому +1

      aamiin aamiin yaa rabi 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

    • @Ubahali8433
      @Ubahali8433 3 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @dalfacd_pojo5812
    @dalfacd_pojo5812 4 роки тому +12

    Goood wlhi heesta waxa fahmayo qofkii wax garad ah lkn qof buka runta wey dhibta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 роки тому +9

    Darwiish gaylamay anku marna muqdisho ka gomayno Darwiish ki gobanimda dhaliyay fanan culus 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @mohamedjaafeer
    @mohamedjaafeer 3 роки тому +7

    Waan Wataa Midnimo saamliyeed Allow keen 🤲🤲

  • @fatxachanal8139
    @fatxachanal8139 3 роки тому +6

    Daraawiishta buuhootle 👏❤

  • @sumayohussein4568
    @sumayohussein4568 4 роки тому +6

    Guuul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nastehoabdiaziz6304
    @nastehoabdiaziz6304 4 роки тому +102

    Darwiishnimo ismuujiya❤

    • @nastehoabdiaziz6304
      @nastehoabdiaziz6304 4 роки тому

      @Mohammed Abdi hee wll

    • @nimcoanfaconline8941
      @nimcoanfaconline8941 4 роки тому

      darawashta la sheegaaa meel ku biir ama naga aamusa sooomaaliya ama soomaalilnd

    • @nastehoabdiaziz6304
      @nastehoabdiaziz6304 4 роки тому

      @@nimcoanfaconline8941 horta somaliga sicaadiya uqor sis

    • @nastehoabdiaziz6304
      @nastehoabdiaziz6304 4 роки тому

      @Mohammed Abdi ma isoo qabn kartaa mxaa kawdaa

    • @SaMiiRMoHaMeD12
      @SaMiiRMoHaMeD12 3 роки тому +1

      @@nimcoanfaconline8941 somliya waa Hal dhilooy idoor ka ah ee cuqdadudishay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖐

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 4 роки тому +8

    Somalinimo waa sed na deeqa ee qabiilka Naga daaya walaayal Qaran dhisasho ma aragnee qabyaalad ban aragnaaye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 3 роки тому

      Buluuga hadad udoodo anaga ka wan isdayne war kale la imaada hno haday idinka qabiil idin latahay anaga qaran bay noo tahay hadaba anagana isku kalsoon soomali odhan iskadaaye hadii calamkuba isku kaaya raaco axlm waxa nahay dad isku kalsoon o marnaba kalaabanahn mabda ooda

  • @tuurkishadadx5819
    @tuurkishadadx5819 3 роки тому +2

    Somali ilahay ha mideyo amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому +3

    MAANSHAA ALAAH HADAL WAA RUN KAMA REEYS SOOMAALIWEYN FROM SAYLAC AWDAL GABILEEY

  • @abdulahisulayman7540
    @abdulahisulayman7540 4 роки тому +106

    Sanaag
    Sool
    Saylac
    Awdal
    Buuhoodle
    😅maanta uunbad hees qadeen from somaliland
    Wxn sugnaaba waa abwaanada somaliland✌️😂insha allh

  • @misshafso6240
    @misshafso6240 4 роки тому +61

    Muqdisho waa inoo dalan been ma aha hooyada samirka io dulqaadka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mariahassan2905
      @mariahassan2905 3 роки тому

      caaac sisa laxda u ci

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 3 роки тому

      @@mariahassan2905 😏😏

    • @misshafso6240
      @misshafso6240 3 роки тому

      @@axlamali6332 😠😠

    • @hawomohamed3468
      @hawomohamed3468 3 роки тому

      @@misshafso6240 aniga ayaan kuwata abayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @نسرينعلى-س4ر
    @نسرينعلى-س4ر 4 роки тому +17

    Somalia sool sanag cayn owdal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 роки тому +3

    ILA GARO WANAAGOO HA ILOOBIN GOBANIMO. HA ILOOBIN SOOL. S 🇸🇴🇸🇴L .S❤️❤️L

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 3 роки тому +4

    Wa sax heesta saciid dauud muscab 😍😍😍🖐🖐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍

  • @xamadimacalin4922
    @xamadimacalin4922 4 роки тому +78

    Darawish idin jecllhy asal 🇸🇴💔🇸🇴💔

  • @fawziomas598
    @fawziomas598 4 роки тому +10

    Viva soomaali weyn 🇸🇴🇸🇴

  • @Zailatv
    @Zailatv 4 роки тому +59

    I,AM BOORAMA I NEED MY SOMALI BLOOD PEOPLE I NEED UNITY MIDNIMO SOMALIYED🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🤲🤲❤

    • @ahmed.mohamed390
      @ahmed.mohamed390 4 роки тому +6

      Kaalo Nga Dulbood Dee O Qabo Muqdizho Waar Nabada laga Dartay Ma istiri Qaraxbaad u Ciil Qabtaa Dee

    • @abdirahmanmohamed5321
      @abdirahmanmohamed5321 4 роки тому

      U maxu midiiin rag laga qaaday madax wayna ku xigeenka

    • @captainusopp4395
      @captainusopp4395 4 роки тому +3

      Dee wataa muqdisho orod tag caacda iskadaayo

    • @suhassan937
      @suhassan937 4 роки тому +1

      Marki wadan lagu dhisay abalkagu ma sida ba naf malihid ..in kastood kuwa xaga maskaxda ka xanunsan ku jirto ilahay ha ku cafiyo

    • @crashiidkhayre6272
      @crashiidkhayre6272 4 роки тому +1

      Kuwad sheegaysaa kuu soo jawaabi .maxaad ku hadli markaa.horumar waxaa kaa xigta inaad somaliland aqoonsato

  • @jodhajamacyare8992
    @jodhajamacyare8992 3 роки тому +11

    Abwan dhaba weeeeye ninka heestan sameeeyey
    Kelmadaha u adegsanayo aya laga fahmaya 🙏🙏🙏🙏❤

  • @mariyaaqamshaxsade6282
    @mariyaaqamshaxsade6282 3 роки тому +15

    Barteeda dhigtay abwaan jirkaaga allow cadaabta ka xoree 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴allow dadkayga mideee

  • @ayaansulub3894
    @ayaansulub3894 4 роки тому +20

    Horta reer muqdisho midnimo mooye wax kale ma yaqanan
    Midnimo dhimatad ku sii dhagantahe dhagaha ugu rida inanay dhacayn ila waligiin midnimo suuga

    • @ladanhersi6558
      @ladanhersi6558 4 роки тому +1

      Anaga wax masugayne cida kaniisada ugali ictiraaf taas waligiid ha raadiso
      Darbada waan kulaqabay dawobaye caafimaad

    • @abdirahmanahmed5880
      @abdirahmanahmed5880 4 роки тому

      Markala ilaadon midnimonn

    • @maryamqurux814
      @maryamqurux814 4 роки тому

      midnimo wx dhaama lawaa wllo

    • @najmaabdullahibarre3786
      @najmaabdullahibarre3786 4 роки тому

      Midnimadu maha wx reer muqdsho o kaliya u dan ah ee inan midowno dantu wey nagu wda jrta huno

    • @soomaaliya7851
      @soomaaliya7851 4 роки тому

      REER MUQDISHO KUMA RABAANE DARAAWIISH IYO AWDAL YAA DAMIIN KAAGA DHIGAY 🤣

  • @nacciimacabduaahi142
    @nacciimacabduaahi142 4 роки тому +48

    Masha allah afkaga cano mac lagu qabay qabiil qaran ma noqdo🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️👍🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴👍♥️👍♥️👍🇸🇴👍🇸🇴👍♥️

  • @asmaidiris9658
    @asmaidiris9658 4 роки тому +17

    Midnimo waxy tahy waan aragnay hadaanu nahy reer soomaaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪🇮🇹🇮🇹♥️guul

    • @cadeysagal1993
      @cadeysagal1993 3 роки тому

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣

    • @sagalfaraxsan6626
      @sagalfaraxsan6626 3 роки тому

      Calan dadow aa so qadane kagana waad didaysaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalinimo maxa ka taqana🤔

  • @hmohamed6343
    @hmohamed6343 3 роки тому +2

    Wooow absolutely tanaa hees layidhaa afkada wax walboo wanaagsan lagu badi alfanan saciid daud cali masxaf ishcalaa fanaan woow caaadi mahan heestani waa another level

  • @Jinoleyyy
    @Jinoleyyy 3 роки тому +9

    Hees nga Gdn Somalinimo❤️💋🇸🇴

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 4 роки тому +12

    Muqdisho waa noo daladee........hees ka mcn lama soo qaadin🇸🇴😍 Somaliyo mida insha allah😍

  • @bahjailkayarbahjailkayar2048
    @bahjailkayarbahjailkayar2048 3 роки тому +46

    Shanta somali One love 💚💭❤😍🇩🇯🇪🇹🇸🇱🇸🇴

    • @didyouknow3447
      @didyouknow3447 3 роки тому +3

      Calaanka Ethiopia mesha kasaar wll

    • @hodanmuse7746
      @hodanmuse7746 3 роки тому +2

      Itoobiyada naga daa yaakhay iyo ta sierra leoneba naga daa

    • @hfxbgbgv9053
      @hfxbgbgv9053 3 роки тому

      Itobiya somalia ma ahan naga saar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋❤💋❤💋💋❤💋❤💋❤💋❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯👈

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 3 роки тому

      Majerteenia gormay shanta noqotay? 😂😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому

      @@KhalidAlirunsheeg War Somaaliyoo Aan Soomaaliba Aheeyn Baanu Boqortooyo Majeerteeniya Oo Calan Leh Aheeyn. Wax Cusub Maaha.

  • @farxiyomaxamed1275
    @farxiyomaxamed1275 3 роки тому +32

    Viva somali ween mel walbo jogtan nolada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @az-ns2qi
    @az-ns2qi 3 роки тому +3

    Abwaan Cabdi Faraax gareen💝 gesiiy xawaadle reer hiraan mahad sanidin👍

  • @deqadaud7056
    @deqadaud7056 4 роки тому +31

    Anagu doni myano muqdisho ❤❤🤍🤍💚💚markihoran khaldamay mar labad maya

  • @maryanabdillahi6725
    @maryanabdillahi6725 4 роки тому +28

    masha Allah tabarakallah abwaanka afka kuma goo sacid adigan afka kuma goo sacidow 🙏🙏🌹🌹🙏🙏🤩👑👑

  • @faadumocaliyuusuf82
    @faadumocaliyuusuf82 3 роки тому +10

    Saaaka labo saaac ayaan bilabay dhagrysiga hestaaan waxaa dawatay markaaa 34 kun ilaaa hada waan dhageysanayaaa 39 ayeeey mareysaaa markaaan arko qof wadani dbabaaa fadhigaan oga kacaaaa 😍 dhamaaan somali 💚

  • @Culimocumar101
    @Culimocumar101 3 роки тому +8

    Dee waa run yaa damiin kaaga dhigay? Gooni-istaagga hal reer oo aan weliba u dhamayn baa raba e Dadka kale ee waqooyi been abuuradka halaga daayo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ From SSCT

    • @cabigoodcali7178
      @cabigoodcali7178 3 роки тому

      Midnimado isaaq bay kabilabata iyagana kudhamata cid wax kabadalikartana bajirto on iyaga ahayn daliilkeduna waxaweye markiihoraba madiidanayn iyagu run isushega

    • @hanafihassan2327
      @hanafihassan2327 3 роки тому +1

      @@cabigoodcali7178 sodon sano ayaad heli laheed aqoonsi sxb gobolada waqooyi isaaq iskama lahan cadurka qabiilka ah Allah haka caafiyo ee dadka oo dhan ayey ka dhaxeysaa wana gobol somalia ka mid ah waan dhaxal dadkeeni hore ee niyada ficnaa ee ay inooga tageen somalia waa mid waqooyi+konfur= somalia

    • @abdinasiribrahin3553
      @abdinasiribrahin3553 3 роки тому

      adigu 2ba simacard nimada iska da o dhinac isu rac

    • @abdinasiribrahin3553
      @abdinasiribrahin3553 3 роки тому

      @@hanafihassan2327 Aqonsiga 100 sano iyo kunsano yan helin, balse waxad ku sexata Wax somalia layidhahdo o hargeisa ka soconaya majirto mana jiridonto hdi ebe idmo. aqonsiga mid adiga gacanta kugu jira maha e wa bur-burka ku haysta adiga aya anaga naga habsamiyay. sidasay tahayna waxba nagma dhibin o wanu dirsana dalkayaga somaliland e adigu meyl ku sheg somalia xamar ragba iska leh ilen iyaganay uj shidantahay

    • @nimonuura8474
      @nimonuura8474 3 роки тому +2

      Anagaa awdal ah mana rabno somalia viva somaliland

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss 3 роки тому +2

    Waaa halkiii abwaanudu kasoo baxeen hiiiraan love iisar❤❤

  • @Eidabdirizak_9
    @Eidabdirizak_9 4 роки тому +70

    🇸🇴Astaanta dalkeniyo muqdisho waa ino dalad insha allah midnimo🇸🇴

  • @sagalaxmed1233
    @sagalaxmed1233 4 роки тому +4

    Wllhy reer muqdisho midnimo wlhi ma jirtee ha daalina iska dhaafa is xiijinta, soomaliland cidna uma baahnee ilhy mooyee cidkale ma baahnin xaqiiq weye 💚💚💚💭💭💭❤❤❤❤

  • @abdirahmanjamal4808
    @abdirahmanjamal4808 4 роки тому +31

    Reer sanaag halkoday kufarax sanyihine nagadaya ciyarta✋✋💚🗯❤

    • @zamzamjilaal8262
      @zamzamjilaal8262 4 роки тому

      Wewe

    • @hudabashiir4322
      @hudabashiir4322 4 роки тому +1

      Rer sanag af umatihid mana matashid srry

    • @abdirahmanjamal4808
      @abdirahmanjamal4808 4 роки тому +2

      @@hudabashiir4322 adigu yatahy markad sanaag kahadlay sid wllo

    • @xayaataragsan5799
      @xayaataragsan5799 4 роки тому

      @@abdirahmanjamal4808 and @huda Bashir hhhh sheekada Somalia iyo heer land ee eheed gowol maaa ubadasheen hhh

  • @hodanabdi174
    @hodanabdi174 3 роки тому +33

    Darawiishti buhoodla iyo garraaddada sool dagana isku duubni bey door bideeen
    dan guud Awdal baa rabtee
    Damiin yaa kaga dhigay?😂

  • @amiiraahmed6632
    @amiiraahmed6632 3 роки тому +20

    Dal iyo gobal lma simee wlhi waa run somalino waan ku fnaa wlhi♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @captainjiimah2176
    @captainjiimah2176 4 роки тому +20

    Buuhoodle wah djyaar
    Midnimo
    GobolkaH darawiisheed

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 3 роки тому +6

    From darwiish laascaanood midnimaa ideeqda adeer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈💪💪💪💪❤❤

  • @nimcohassan9798
    @nimcohassan9798 4 роки тому +52

    Dal io qaran lama simo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadarsedarof2987
    @khadarsedarof2987 4 роки тому +64

    Wallahi wu ko garacay heesta reer waqooyi
    ♥️🇸🇴♥️

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому +3

      Suuuugg jawabtada

    • @cabdinasiraxmed2512
      @cabdinasiraxmed2512 3 роки тому +4

      Wax waliba la imaada hablahena ayaa ku filan 🇮🇷🇮🇷🟢⚪🔴💪💪

    • @khadarsedarof2987
      @khadarsedarof2987 3 роки тому +5

      @@cabdinasiraxmed2512 ragba miyaad ledihiin horta🤣

    • @cabdinasiraxmed2512
      @cabdinasiraxmed2512 3 роки тому +3

      @@khadarsedarof2987 rag lamoodka koonfurta jooga miyaad mooday inay halkani joogaan😄😄

    • @khadarsedarof2987
      @khadarsedarof2987 3 роки тому

      @@cabdinasiraxmed2512 hhhhh rag ha isko sheegina wllahi damero camal orad callantini iska cuna mar kalle wa nalla xasuuqday yeeydan dhihine naagyahay

  • @anuradaimond505
    @anuradaimond505 3 роки тому +15

    Darwiishtii Buuhodle iyo Garadada Sool Dagana mxy bay Door Biden Darwishnimo😂🥰💙

  • @fatimaabdirizak4260
    @fatimaabdirizak4260 4 роки тому +24

    Masha allha ada ban ugu helaya erayda 🥰🥰😍😍😍✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayancabdi3781
    @ayancabdi3781 4 роки тому +6

    Ilahow silsiladan kadhig ti somli midanlahd ana jeclo og ano joga jigjiga inana kamramin muqadisho xasili alow muqadisho nabdna kusodabal amn darbada wan wadaqabne wada cafimada dhamtiba

  • @hamdiqurux5360
    @hamdiqurux5360 4 роки тому +8

    Somali land calankas kama marantane ma iska deysan wixi hore🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasracadey7198
    @nasracadey7198 3 роки тому +23

    Anigo reer somaliland aha hadana heestan way igu socota hargeysay yaa damiin kaga dhigay gobalada 🤔🤔

  • @The-qr3nl
    @The-qr3nl 4 роки тому +34

    Somalia 🇸🇴 is One from Sool

  • @nooromar7970
    @nooromar7970 4 роки тому +48

    Dhbti fanaaninta rer mugdisho iyo abwaanadba heesahooda waa waano lkn kuwa rer hargesa ila hda hanjabaad iyo faan ay gaarin ayey wdan wna arkynaa meesha ay silsilda dangud ku idlaato(ku dhamaato)

  • @sagalmohamed6591
    @sagalmohamed6591 4 роки тому +31

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢muqadisho wa into dalad🏖😢😢❤❤❤ wlhi been m aHan hooYada dulqadka iyo umada Somaliyed🇸🇴😢 muqadisho 🇸🇴🥰🥰🥰

  • @hamsemuza4527
    @hamsemuza4527 4 роки тому +10

    Never ever midinmo majirte dadkii uu siyad iyo ciidankisu cadaladooda keena adeer kabax midnimo iyo waxsooo 🍏🍚♥️

    • @HaZa12
      @HaZa12 2 роки тому

      Wanu kawda simanhy Cidna uma ronee Daxalka iska meydha 🙌

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 роки тому +7

    ILLAAHEEY HAA ISKU KEENO 5 SOMALIYEED

  • @Hiduu74
    @Hiduu74 4 роки тому +11

    Dal iyo gobol lama simo🇸🇴❤️ mana simnayaanba ✌️❤️

  • @abwaanxayle3009
    @abwaanxayle3009 4 роки тому +7

    Legend lagend dhalay alla yaa cizak fanaan labo mahan saciid daauud laxanka meshiisow dhigay wooow

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 4 роки тому +26

    Allow somali mideee😢🇸🇴😢❤️

  • @hamdidakal4787
    @hamdidakal4787 4 роки тому +62

    Madax dhulbahanta damiin kama ahan isaaq waaa dowlda madax banan dadkayga Wana Somalia dhalaad ah aygab waa ka war hayan my dhiga khatumo state one love Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋

    • @hamdanuura1660
      @hamdanuura1660 4 роки тому +7

      Fiva Khaatumo State of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👏👏

    • @ayaanmohamouth5428
      @ayaanmohamouth5428 4 роки тому +2

      Xaqiiq daaba saas nagamahan damiin ee gobolda nagu badasnayaan

    • @haashimwadani9203
      @haashimwadani9203 4 роки тому +7

      Viiiiva khaatumo stet of Somalia
      From India

    • @ifrahali530
      @ifrahali530 3 роки тому +2

      Khaatumo xagay ka talisa xishooda dadkeygow o isu tashada xamar ma abihinba leh waa Idinka arka madaxweynaha somalia inu idin dafiraye Haysku dhadhajinina konfur idinma rabtee

    • @drsayana9611
      @drsayana9611 3 роки тому

      @@ifrahali530 naya waa lagu wasaa nama inkiri krtid🤕🤕🤕

  • @clnaasirshxasanxuseensooma6586
    @clnaasirshxasanxuseensooma6586 3 роки тому +2

    Awdal inay daguud rabto usheega Ku Wii qalbiga kadax lay soomaliya guul Insha all

  • @baasheali3727
    @baasheali3727 4 роки тому +22

    One love Somalia from lascanood sool🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @raxmamaxamed9716
    @raxmamaxamed9716 4 роки тому +72

    Somalind waa mid cadwagun mar ma waxb kam qaadyo horta dandiina hagshiya markaa hadla odya waynbay soo kalifn walle waa la isku yaab alaw noo daa dalkayga🗯❤💚💪💪💪

    • @lukhmaanpato8308
      @lukhmaanpato8308 4 роки тому +5

      Qabiil qaranbaa kaweyn🇸🇴

    • @martinlook3848
      @martinlook3848 4 роки тому +1

      @@lukhmaanpato8308 adoo qabiil ah baan qaran ahayn niceey wax midnimo la idhaahdana majiridonto ee imanka xaar

    • @SaMiiRMoHaMeD12
      @SaMiiRMoHaMeD12 4 роки тому +2

      Cuqdadiid idoor wataa

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому +3

      Viva somalilandar wixii hadlayaba ha iska hadlo

    • @abdullaahihashi5131
      @abdullaahihashi5131 3 роки тому +3

      @@nimcoayaan6197
      Yaa Damiin kaaga dhigay Soomaaliland maqal Fanaanka hadalkiisa si fiican u dhuux , Soomaaliya Soomaali baa iska leh ee Daxalka Iska maydh inta xanuunsan wey is og tahay in aan loo wada dhameyn xitaa reer sheikh isxaaq baanu u wada dhameyn Arkinka Waalida Cas ah oo meel walba Aad la Caaac lee dihiin
      Ka diga rogo Danada Darbada waa lagula qabay Ee Daxalka iska Maydha inta waalateydee inkale ma ahan Dee

  • @wllashkajr6289
    @wllashkajr6289 4 роки тому +19

    Wow xaqiq wlhi 🇸🇴somali wa mid

  • @drsnastehodrkhadar1929
    @drsnastehodrkhadar1929 3 роки тому +9

    Daqiiqdaas 0:46 gabdhydii ba uga muuqada sundus iyo najax xayran manshllllh gandha gogoblka daraawishta laascaando

  • @ahmedumarmahamed6478
    @ahmedumarmahamed6478 4 роки тому +2

    abwaan jira masuul halka ayaanka soo salamaya

  • @asmamaweel6532
    @asmamaweel6532 4 роки тому +9

    Annagu xamar dooni mayno xumaana ugaysan mayno xerkii laba dawladood iyo xeerbaa noo dhaxeeya🇮🇹💚💬❤🇮🇹💚💬❤🇮🇹💚💬❤🇮🇹💚💬❤💚💬❤

  • @mohadhaladogaden4583
    @mohadhaladogaden4583 3 роки тому +11

    Ninkaan unbaa iigula wanagsan intii Aan arkayay silsiladan ❤️🙏Midnimada umada somaliyed waa inoo wada muhiim

  • @GenyoXarago
    @GenyoXarago 4 роки тому +21

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Allow midee dadkeeyga oo iskuugu xaar qalbiyada kasaar xanuunada eey qabaan🤲🤲🤲🤲🤲

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 роки тому +8

    Warkanaa i maraya maasha Allah DARAAWIISH "Dalxalka iska maydh qalbiga"
    Soomaalinimo ayaa na deeqda Viva DARAAWIISH damiin yaa kaaga dhigay Guulayso Abwaan"markale ila doon midnimo"

  • @aaminmedia
    @aaminmedia 4 роки тому +1

    OMG.DABOOBAYE CAAFIMAAD DAXALKANA ISKA MEdh ishcalaa hees wixii hore qub 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😘Waaaw.

  • @saciidmaxamedsaciidmaxamed1992
    @saciidmaxamedsaciidmaxamed1992 3 роки тому +1

    Guul soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 4 роки тому +33

    Siciid daauud fannaan qaran noolow eedo meeshedaad dhigtay

  • @fatimaahmed2608
    @fatimaahmed2608 4 роки тому +8

    Soomaaliya guuley dalkeyga aan jeclahay allow iidhowr🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 4 роки тому +16

    Waax bayaan Midnimo nalala hoscararin marbay idin eekayd . Hada wanu isdaynay midnimo hayska tagto ha maqnato..Somaliland guul iyo gobanimo ku waar 💚💭❤ from somaliland Togdheer

    • @ugbaddegan5848
      @ugbaddegan5848 3 роки тому +2

      Haaheey waxba yaan imika niicda laisu qaldin dheh

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣 iyagiiba sidii tusbaxa kala daataye.. midnimo kaga dhegtay.. waxaan maqli jirey indho adaka ma reer xamarba

    • @munacisman5891
      @munacisman5891 3 роки тому +1

      @@landerslanders1624 kkk wasidas indhabel kaas 😂

    • @munacisman5891
      @munacisman5891 3 роки тому +1

      @@ugbaddegan5848 ha tahbay kulaso radsanayan yago todila ildaran 🤷‍♀️

    • @munacisman5891
      @munacisman5891 3 роки тому +2

      Somaliland baa naga badan oo nagufilan alxamdulilah waxan sugaya jawabta abwanada reer somaliland ragii go an ka iyo murtida laha Masha Allah ilahay ha dhawree 💚💭❤

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Рік тому +2

    Qaybtan 7 bad waa mida maanta taagan oo soomali badan taabatay ereyadeeda qofkii jecel wada jirka soomaliya iyo midnimadeeda maanta allah ka dhigo kuwa fahmo qiimaha ay dowladnimada leedahay

  • @banoodachannal4379
    @banoodachannal4379 3 роки тому +7

    Silsiladan Waxaa wadata Mugdisho
    Insha allah waxan rajeyna iney meel fiican ku so dhamaata Midnimada u rajeynaa

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 3 роки тому

      Aboow Muqdisho Fanaan Iyo Abwaan Toona Male Ee Daba Soo Galiya Daarood 😂😂😂

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 3 роки тому

      @Hussein Hassan Brother Waxba Somali Yaan Lagu Daba Dhuuman Qofna Qof Somali Kama Xigo Beesha Dhexe Waa Dadkii Somalia Mideeyay Imikana Iyaga Ayaa Loo Baahan Yahay Somalia Na Qabiil Ayay Ku Dhisan Tahay Taas Caalankaa Og Mida Kale Silsilada Waxa Bilaabay Abwaan Xayawaan Oo Jigjiga kunool Oo Ah Nin Ogaden Ah Jawabtuna Waa Musgale Oo Bilaabay Dhinaca isaaqa . Wax Muqdisho Ka Heesaana Ma Jiro Wax Ka Gabyaana Ma Jiro Balse Waa Caasimadii Dalka Oo Lay Leeyihiin Waynu Ubaahanahay Inay Noqoto Markale Caasimadeenii ...Taasina Waa Astaantii Lagu Yaqaanay Reerahaas mooyee Cidkaloo Gabaydaa Ma Jirto ..(Isaaq Ogadeen Iyo Dhulbahante ) Waligood 3daaas Ayaa Gabyi Jiray Wax Soo Raacsana Majiraan Wax Kudaba Luma Mooyee..Aniga Qaaaatan Ma Jecli Sugaantan Xanafta Le Ee Umada Kala Soocaysa Becouse Iyada Ayaaba Qabiil Ah Becouse Waxay Kala Soo Cayaaan Dir Oo Ah Isaaq Iyo Samaroon Waxay Soocayaan Sanaag Iyo Sool Oo Ah Inad Kaloo Wada Dagan Dhibaatana Aan Qabin Markaa Heesahani Waa Namiimiye yaaal Umada Iska Hor Keenaya Lkn Wax Dana Ma Wadaan Aboow sidaasi Ayaa Sax Ah Qabiilku Somali Dayn Maayo Ilaaa Suurta la Afuufo ...

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 4 роки тому +4

    Midnimo dhimatay ku sii dhaganyiin 😥😥😥