Degdeg Xasan Shiikh oo weeraraya Mareexaan ujeedka loo diray Fartaag waa xogtii 18 July 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 186

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому +10

    Ayuub Wa Kugu Faana Magacaaga Alle Legend 💖💖💖💖👍👍👍❤️❤️🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🙏🙏🙏🤴🤴🤴🤴💐💐🌟

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 2 місяці тому +1

    Insha. Allah. Kariim. Weyku. Jabayaan. Kuwa. Dulaanka. Qabiil. Ka. Shaqeynaya oo. Xumaanta. Iyo. Dulmiga. Waliba. Jab. Xoogan

  • @CabdiqaniSugule
    @CabdiqaniSugule 2 місяці тому +20

    Ayuubow daarood waa tashoonyahay diyaara waanahay waxana joigaa koonfurta sanaag naalaya axmed guul

    • @MAOmar-oy2uh
      @MAOmar-oy2uh 2 місяці тому

      Cabdiqani ma wuxuu kasoo jeedaa sugule cabdikaatun ?

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 місяці тому +11

    Sambalooshe ayaa hore u yiri isagoo hawiye isku daraya cidii adkaatey 1991 Waa in ay talisaa Sidaa darteed daaroodow maanta Waa in Sambalooshe la tusaa cida talin karta

    • @Khadijo60
      @Khadijo60 2 місяці тому +1

      sanbalooshe ninkii xawaadle dul saaro waa qaldan yahay waa afhayeenka hiraab ayaan hore talooo u soo jeediyey tolkii waa la tumay hadane waa la dilaa haduu sheekadaa la yimaado xawaadle 3 cadow buu qabaa waa la yaqaanaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому +3

    ALLAAHU AK BAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHUAKBAR EEBOOW ADIGAA AWOOD LEH

  • @saadiadiriye2753
    @saadiadiriye2753 2 місяці тому +1

    Ayuuboow waan guulaysa naynaa inshalaah

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 місяці тому +15

    Janeral ayuub cabdirazaaq libaax aan la loodin karin oo shurunshuurta cagta hoosteeda geliyay oo ay shurunshuurtu guuxiisa ka cararaan weeyaan guulayso💪💪💪 geesiyow illaahay idamkiisa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 місяці тому +5

    ASC WLLE AYUUBOW SIDII SSC EE JAMAAHIIRTA HALOO GURMADO REER CAABUDWAQ 5D HA ISRAACDO XASAN MUNAAFAQ IYO MOORYANTIISA WAA IN LA KARBAASHAA

  • @SuberIsmacil
    @SuberIsmacil 2 місяці тому +13

    Insha alh guuleyso guuleyso.daarooda.iwm

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 2 місяці тому +4

    Ilaa ogaadeen gaarsii

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 місяці тому

      Diyaar baanu nahay macal liyuu booliis

    • @mruun6114
      @mruun6114 2 місяці тому

      Wan naxay ina ader

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 місяці тому +8

    Asc.
    War Generaal Ayuub lama raadsado.
    Nimaan aqoon Ayuub baa wax ka sheega.Ninkuu dabo galo suuquu ka baxayaa.

  • @amxaar
    @amxaar 2 місяці тому +7

    👑👑👑👑👑👑♥️♥️♥️ Walee. İnan kucimaaamadnay . Nin uqalma. D5 Alow ku xafid. Kabtan ayuub. Anoo Gabar. Mareexaan. Ah

    • @AbAhmed-st1tp
      @AbAhmed-st1tp 2 місяці тому

      ​@@MohamedAli-nm8oeFataale adoo kle oo qori waligiis qdn Aya blyo iska dhigi rbo cajiib

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 місяці тому +2

      @@AbAhmed-st1tp Awoowgeey ingriis baa dilay diyaaradihii ugu horeeyey african lagu wareeraro alaha u naxariisto dhashaas ayaan nahay adigana xabada sida loo rido suldaan cali yuusuf baa ku baray 1991 ayaad dad shacab ah ku gaadeen muqdisho.

  • @amxaar
    @amxaar 2 місяці тому +4

    Mareexaan. Ciil. Wuu arkay. Balse maantuu ka baxay.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому +4

    Viva daarood Ismaaciil ❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @NuurAli-fx6ct
    @NuurAli-fx6ct 2 місяці тому

    Ayubow wan gulesaneyna zxb 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 місяці тому +3

    Hubka waxaa soo dhiibay Ismaaciil Cumar Geelle. itoobiya hub ma bixiso. Waxaa la doonayey in Leylkase iyo Mareexaan lagu gumaado. Ismaaciil waa kii xidhay dekedii Lamu, Kenya. Maamtana wuxuu doonayaa in uu xidho dekedda Garacad iyo wadada itoobiya gasha.

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 місяці тому

    Alaha soomaali siiyo hogaan suuban allahuma aamiin

  • @DeeqoXasan-q6e
    @DeeqoXasan-q6e 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 2 місяці тому +6

    Guul inshaa Allah

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 місяці тому

      Asc.kabtan ayuub guulayso aduun iyo aakhiraba allana hakaa qabto cadowga cad iyo kan madow hassan sheikhna alla hanaga qabto iyo inta ku feker ah hassan sheikh waa mooryaan qabiil quluubta buuxiyey soomaali alla ha dhaafiyo allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 місяці тому +7

    Hadi mareexan Hawiye ku duulo waa gala dagaalka guud ahaan beesha Daarood from GK DDS

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 місяці тому +4

    Ilahay moriyan tan umada iskuleyneyo hakaqabto

  • @abdifatahxoday9936
    @abdifatahxoday9936 2 місяці тому +4

    diyaar u nahay Wereer Walba 250 aya hada La tabaraya waa la xereyey In La baro Sniper inay 15 cisho lagu baro farta inay toogan karaan Gantaalka Gacanta laga rido Diyaradaha iyo Taangida lagu Gubo Ayaga 70 Wiil ayaga bari lagu balamay in la xareeyo 10 bari baro hubka inta kale Hioray u yaqaneen Wiil walba 16 jir ilaa 55 jir aya Dar daarmay Inay shihiidaana Waa ka go'an tahay

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +10

    Wlhi blhi haday shurun shuur Ka xassan duufle wato mareexan isku taabtan 91kii tii dhacday mid Ka xun inay dhacda war darood wa diyaar

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 2 місяці тому

      Yaan Markale qaxooti lagaa dhigin😂

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 2 місяці тому

      ​@@sihamxusen4809hadba reerkii madaxwayne ah umbaa qaxooti noqda,hada idinkaa qaxooti noqon doona car soo weerar mareexaan

    • @SharmakeJamac-k7q
      @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

      @@sihamxusen4809dumar Ka Uma jawabo sorry xishood Nayaa

    • @MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc
      @MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc 2 місяці тому

      Marlabad qaxoti manoqone 😂😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +5

    Wcs walalkey Ganrale ayuub ku jecliya libax allxmduliilh subxanllh

  • @SamawadoSaid77
    @SamawadoSaid77 2 місяці тому

    I am MJ he is good guy kabtan ayuub

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 2 місяці тому +5

    Fartaag Gado gatay
    Halaxiro cwaaq halagu xiro

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 місяці тому

    Tollow yaan laso wada baneyn furimaha puntland iyo khaatumo! Dhabar jebin ismaciil horor iyo muse khaain naga ilaaliya! Xaq ban ku dirireyna mar walbana anaga gacan sareyn dona inshlh! Hala foojignaado dayac iyo caqli xumo idinkuma ogi! 🫶🏽✌🏽🙏 wax idin farey farta dhexe! ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +9

    Xassan gurgurte wa munafaq jaahil ah you maxkamada saraya isaga is maxkamadaynsya tuuga cawanka bila caqliga ah 😮😮😮

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 2 місяці тому +5

    Anagoo ah beesha Absame ee Deegaanka Soomaalida waxaa naga balan ah in haddii Walaalahayo Mareexaan la soo weeraro in aan dagaalka soo gali doono

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 місяці тому

    Qabiiladii hore ee xasan hubeeyey ka soo celi

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 2 місяці тому +3

    WARYAA UMMADA HA ISKUDIRIN HAWIYE IYO DAAROOD WAA DAD WALAALA AH

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 2 місяці тому

      Shirkii jabuuti ee sadex geeslaha ahaa gadaashii walaal nimo ma muuqata waliba caruurta galgaduud waa arin u baahan inla keeno wixii ka dambeeyay walaahu mustacaan

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 місяці тому +6

    Qanimada dambe waa tii harti ku jeesteen lahaa😂😂😂

  • @KokoAadan-df4xo
    @KokoAadan-df4xo 2 місяці тому

    Mareexaanow hawiye hubka ka ilaaliya

  • @YaxyeRaage
    @YaxyeRaage 2 місяці тому

    Waxgard nimada laskamakenkene waloodhashaa adna waad udhalatay kabtan ayuub waxgaradbatahay magaca hajiro ina adeer❤❤❤❤❤

  • @Feisal-g2n
    @Feisal-g2n 2 місяці тому

    Darod kul iyo guul wacn ayan urajen lkn habarka iska daya abtiyalo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 місяці тому +2

    Ayubow Falaysa Minaa Waa Runtaa

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 місяці тому +5

    Madaxweyne kushegi meshan rebey rob maiguda'ay buleyahay darood bu u tafa xeydna cilqabe waxad kaheshid hala arko Darood dib ma wado iyagana guleysan inshaAllaah bi idnilah idnilah Kariim

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      Daarood cid ku soo aadi karta majirto wllo. D5 power ❤ oo hub heshy. Ugaaska guud Sade & garaadka guud dhulbahante waa 2da AYAATULLAH aanku faanno. Waxay fahmayaan wacyiga hada kajira Somalia

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 місяці тому +6

    Hasan dhiiqo hub uma hayno , mooryasnta uu aruursansyana mooryaan baa noogu diyaarsan. Far hadey qaadaan wax naga dhulyaal lama arko soodhawaada Hawiyow

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 2 місяці тому +2

    Teeda kale wargeli wiilwsha daarood ee ciidanka dowladda ku jira waanala qaldey ma soconeyso

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 2 місяці тому +2

    Mreexaan mashabaab beey ka awood yaryihiin ,xasan shabaab buu iska celinwaaye xasan nahaaskuye?

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂ayuub mashlhaa ❤

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 2 місяці тому

    ❤❤❤❤😂😂😂😂kumadhacan marixan sheko

  • @HashkaAlnur
    @HashkaAlnur 2 місяці тому

    Asc magaceyg wa Hassan o joga
    Moyale waxan dhixilahaa hubkasi wa xandihi laha shacabkasi hubkasi iney kuwaregiyaan dowladaa somalia
    Sida an maqleyno hubkasi waxa kasogaley dhinaca Ethiopia wa nasibdaro in gacanta logeliyo
    Hubkas farax badan shacabkaa

  • @farahmohamud6712
    @farahmohamud6712 2 місяці тому +2

    Guuleyso ayuub hadaad naga karbaashtay dabaalkii suleebaan

  • @AhmedeyTarafiko
    @AhmedeyTarafiko 2 місяці тому

    Xiligii team kalun iskugu yer team D5 Cagayan halamariyo habar dugag

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 місяці тому

    WALAAHII DOWLAD ISKU SHEEGA XASAN SHEEKH HADDII AAD DAGAAL KU QAADO REERA MARIXAAN WAXAY NOQON DOONTAA MAALINTII MAXKAMAD LAGU SOO TAAGI LAHAA XASAN MUNAAFIQ

  • @WalafaqadBobe
    @WalafaqadBobe 2 місяці тому

    Ayuubow mid hakategi n. Laldhabab. Iyo. Xhawiye. Wayslasocadan

  • @DeeqoXasan-q6e
    @DeeqoXasan-q6e 2 місяці тому

    Kabtan.ayub.kor.allaha.kadhigo.mastaqbalka.wilkeyga.ayan.kuu.samin

  • @SamawadoSaid77
    @SamawadoSaid77 2 місяці тому

    Qaasin xaaji cilmiy fiqiq faarax

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 місяці тому +2

    Yes ☝️🙏☝️🙏☝️🙏🤲🙏

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 2 місяці тому

    Soomaaliya waligeed degimayso

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 місяці тому +1

    Cabudwaaq ceydid ayaa soagmari waayey iyo USC kuwana hubka iyo waxey wataan hanokenan

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 2 місяці тому +2

    Hassan Sh la arak dagal qabil la arak Allow naga soo gar amiiiiiin

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 2 місяці тому

    Doqon xiiqsan uma xumid 😂😂😂

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 2 місяці тому +3

    JANARAAL HALYEEY AYUUB
    HALYEEY HANUUNIYE HOGAAMIYE
    ILLAAHAY HAKU XIFDIYO OO HAKUBAKEEYO
    HUBKAA WAA IN MAREEXAAN ISKU DIFAACAA MARKII HOREBA WAA LAL DAGAALAMAYEY
    ILLAAHAY BAA U HIILIYEY OO LA SOO DOONTAY
    QANIIMO CADOW U SOO IIBSADEY IYAGA 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 2 місяці тому

    Allaaaaaha war ina adeer wax u hambe dariiskeena😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 2 місяці тому

    Warkani Iskaga Hara Waa Afkumaale

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 2 місяці тому +1

    Sallan sare kabtan Ayuub

  • @SamawadoSaid77
    @SamawadoSaid77 2 місяці тому

    When do u stop galuun booway

  • @Feisal-g2n
    @Feisal-g2n 2 місяці тому

    Awale tarispota kanpani kenya shaqala ushaqeya aya ah 270 qof ooo duduble iyo kuwa kale oo iska yar yar oo garayo 5000 oo qof inta kale oo sudan iyo kanbala oo ganacsi iyo darawal aya ah 300 oo duduble hanacunin sxb

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 2 місяці тому +2

    Walhii waan iska garta fartaag inuu yahay ninka aaday reerkisa

  • @Feisal-g2n
    @Feisal-g2n 2 місяці тому

    Asc kabtan wan kucayi la ha lkn maya doqon mahi qabil makucaanayo lkn duduble alle badiyay oo dad wacn kadhigay 100 duduble kadhigtay lkn hal haf oo aniga kadha shay aya ah 15kun wa hal haf oo iskudar 43kun iyo waxan katagay inda kenya kaliya aya ah 4kun

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому

    Fartaag 👎👎👎👎from dhulbahante

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 2 місяці тому

    BEENTA UMMADA KADAA CIIDAN IN AADAN KEENEYN WAA HUBAAL MUNAAFUQ LABO WAJIILE

  • @aweissoccorro4671
    @aweissoccorro4671 2 місяці тому

    Waad Qaladay: Guddiga Sh. Aaden Digsi uu magacaabay, Ninka lagu magacaabo Maxamed Cabdulqadir Maxamuud "Jeego" ma ahan Nin "Shaashi" ee waa Nin "Bandhabow"

  • @SacdiaSacdia-w8q
    @SacdiaSacdia-w8q 2 місяці тому

    Faleeysa minaa.😂😂😂😂😂

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 2 місяці тому

    Single maxawaye 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 місяці тому

    xawaadle soo ma soo socdo u dhimanmaayaa xoolo hiraab

    • @hafzaelmi1990
      @hafzaelmi1990 2 місяці тому

      Who is hiraab hawiyoo dhan ba hanti daroood Xamar kasiii guuura shurinshuurow

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 2 місяці тому

    Ayuub Waa runtii lacagtu Waa ka muuqataa saa ilkihii Waa samaystay e

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 місяці тому

    Somaali weligeed dowlad ma disiki karto

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 місяці тому

    Haduu hawiye oo dhan haduu mareexan ku so dulo away darood Mr Madi ma ahan

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 місяці тому

    😂😂😂😂maxaa hadyaad soo socotaah,caar waninkah darood a maxbusqaabtah

  • @Feisal-g2n
    @Feisal-g2n 2 місяці тому

    ❤ abtiyashay oo darot ismacil ah lkn kabtan ayub whl qalad wen aya gashay iyo habar ogow inta aniga kenya an xisabiyay ah darawal an hubo 350 iyo kuwa bosas ka ah oo leh garida xamulka aya ah 132 Bos iyo inda ganacsi kale in inta culumo aya dhan 75 mar kas aya 100qof kadhigtay aniga inta aabehey dhalay aya ah 24qof inta aderyal ah aya a ha 75 isku dar wa boqol hal dhiman wana aniga iyo walalahay iyo aderyal kaliya hadi an kudaro inta ey dhalen ama Sidhalen kawaran

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 місяці тому

    Kan waa ciyaal suuq youtuble

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o 2 місяці тому

    Cabsiyeeey adi makuu cabsaday.
    Wali yaa arkay nin Hawiye oo leh Daarood baa nasoo weeraraya..
    Kuwwaan cabsi iyo in laga adagyahay waa u cadahay.
    Waa nala soo weeraraaa ! Hoogey ba.ayeyyyy.
    War anagaoo Hawiye baa ku faraxsan in Mariixaan Hubkaa qaato
    Wyo Mariixaan Argagixiso ma ahan.
    Hubkaasna anaga nalaku leyn rabay oo shabaab buu u socday😅😅

  • @Feisal-g2n
    @Feisal-g2n 2 місяці тому

    Duduble kabadan karowena kabadan inta xamar kunol aya kabadan qurbaha iska da ee ogow inta hurmud kashaqeyda ama darasamal aya inka badan xindhere xagarey iyo inta an aqon aya Naga badan

  • @ubax3018
    @ubax3018 2 місяці тому

    Alamaxaa ceeryaamo lasku qriye hadaan anaa kuu sheegayo
    Dhageyso hubka cidaad rabtiin
    Usaariya laakiin muuqaalo iyo cadeymo waxaa lagu keeni rag
    Mareexaan ayagaa sooraray
    Ayagaa boobay waana ogaan doontaa turubka waalawada bartey bam oo hadana bam

  • @FaraxKhaliif-j7o
    @FaraxKhaliif-j7o 2 місяці тому

    Takale ciidan ka farmasjo udig

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Darood & hawiye hadey is baranayan horey. Hawiye, & darood is dagalay ma jirto. Hadey baranayan darood. Sanbalooshe xiligii uu magalad uu soo galay 91kii ayaah laguh noqo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 місяці тому

    Mareexaan waxay heleen ducadii awoowgeed siiyey‼️‼️
    T2AAD: Bahal ceerin ma daayo nina caadadii ma baashe adeer hore baa loo soconayaa
    Geesinimo mid maaho mana dhimman
    Ee weli wuu nool yahay🤣🤣🤣

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    JANARAALE WAAAYADAN WAAD GUULAY SA NEEYSEY ALLAAH HAKU GAR GAARO

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 2 місяці тому

    Xawaadle malagayaabo inuu Bah Xawaadle Ee Mareexan uu Kuduulikaro, annagu Mareexan Xadbaanu Wadaaganaa Ethiopiyana Waanu Wadadegnaa , Teedakale Annaga Muhiimada Dulmi iyo Dadkale aan Kuduulno Itaalkeedaba Malihin , XW Dulmi Iskuma Raacayo Ee Sanbalooshe oo Qaba Saadiq Joon Walaashii oo Weliba Gacanta Xassan Sheikh Kujiro Nama Quseeya ninkaa Waa Nin Reer Galmudug ah.

  • @SaleebanYare-rr8wd
    @SaleebanYare-rr8wd 2 місяці тому

    Ciidanka kayka waawali

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 2 місяці тому

    Ayuub.dhib.badanaa.😅😅😅😅😅

  • @SuberIsmacil
    @SuberIsmacil 2 місяці тому +9

    Buqarka dhalinyara daarooda

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂 ma asagaa ku dhaca

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 2 місяці тому

    GUUL ❤❤❤❤

  • @AbshiroAbdullah-q6e
    @AbshiroAbdullah-q6e 2 місяці тому

    Ÿes

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 місяці тому +3

    Ayuuboow ma weerari karaa reer maanta soomali ugu hubka badan weeye mareexaan. Mareexaanoow hubka onoo qaybiya D5

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 2 місяці тому

    Waryaa kabtan Ayuub:Awguuriyo ilkihii madmadoobaa waad samaysatay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 місяці тому

    hubka la celinayo aaway mar horaa la qararamsaday

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 місяці тому

    Adan Digsi😂😂😂😂😂

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 2 місяці тому

    Waxaan layaabay markey mudug waxkadhaco siduu ucalaacalo markey daroodka kale tahay siduu uhiriyo colaada

  • @AbdullahiShino
    @AbdullahiShino 2 місяці тому +1

    Ayuubow sacad iyo cayr xasan shaydaan u dagaalami maayaan ee ummadda daa sidaada u caraadi lkn hbg sabab ay cw u weerarto majirto

  • @KadarAden-s9u
    @KadarAden-s9u 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 2 місяці тому +9

    Guuleyso Guuleyso Guuleyso kabtan,.warka caddee.

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    WAR DIRGADA QAYLA DHAAN WAR KACA XASAN DHIIQO GARACAD BUU KANXAY LAA KIIN WAANU OGEYN INAY TAHAY HAL KAANU SALADA KU TUKAN LAHAYN HADAANU SOMAALI NAHAY INAY TAHAY GARA CADEEY GURI NABAADIINA XIDHAN SHÈYDAAN WAXBA MA AFUUFI KARO GEED KAGON LAANTA LAAMAHA

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 місяці тому

    Falesaa minaaa 😂😂😂😂

  • @MaxamedAxmedDeeq-i7e
    @MaxamedAxmedDeeq-i7e 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😮😮😮