Halbeg Tv 24
Halbeg Tv 24
  • 1 431
  • 3 334 285

Відео

VILLA SOMALIYA 27 July 2024
Переглядів 2,4 тис.5 годин тому
VILLA SOMALIYA 27 July 2024
DEG DEG LAAFTAAGAREEN IYO HASAN SHIIKH 27 July 2024
Переглядів 1,2 тис.7 годин тому
DEG DEG LAAFTAAGAREEN IYO HASAN SHIIKH 27 July 2024
DAWOO MASHAQADAY DHIGEEN DAAMULJADID 27 July 2024
Переглядів 8739 годин тому
DAWOO MASHAQADAY DHIGEEN DAAMULJADID 27 July 2024
CABUDWAAQ hub laga soo celin karaa ma jiree waan aarsanaynaa miyaa hadalka 27 July 2024
Переглядів 3,7 тис.12 годин тому
CABUDWAAQ hub laga soo celin karaa ma jiree waan aarsanaynaa miyaa hadalka 27 July 2024
CIDAMAADA ERITREAN IYO DOWLADDA SOMAALIAA 27 July 2024
Переглядів 4,3 тис.15 годин тому
CIDAMAADA ERITREAN IYO DOWLADDA SOMAALIAA 27 July 2024
Habargidir siiba reer xaaji saleeman aduunka iyo Somali dhax deeda ayaga ugu dhaqan 26 July 2024
Переглядів 1,4 тис.20 годин тому
Habargidir siiba reer xaaji saleeman aduunka iyo Somali dhax deeda ayaga ugu dhaqan 26 July 2024
ERITREA IYO MW XASAN SHIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
Переглядів 3,7 тис.22 години тому
ERITREA IYO MW XASAN SHIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
XAKAARKA HAYSTA HG 26 July 2024
Переглядів 2,7 тис.2 години тому
XAKAARKA HAYSTA HG 26 July 2024
DUULLAAN HG IYO MAREEXAN 26 July 2024
Переглядів 3,9 тис.2 години тому
DUULLAAN HG IYO MAREEXAN 26 July 2024
ISTIRAATIIJIYADDA DAGAALKA MMUDUG 26 July 2024
Переглядів 1,2 тис.2 години тому
ISTIRAATIIJIYADDA DAGAALKA MMUDUG 26 July 2024
XOGAHA VILLA SOMALIA 26 July 2024
Переглядів 1,9 тис.2 години тому
XOGAHA VILLA SOMALIA 26 July 2024
DEGDEG XASAASI AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
Переглядів 1,2 тис.2 години тому
DEGDEG XASAASI AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
Garaaddooyin lagu sido bac madow Villa Somalia 26 July 2024
Переглядів 2,5 тис.2 години тому
Garaaddooyin lagu sido bac madow Villa Somalia 26 July 2024
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
Переглядів 9 тис.2 години тому
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
Firdhiyee iyo Villa Somaliya 25 July 2024
Переглядів 8 тис.4 години тому
Firdhiyee iyo Villa Somaliya 25 July 2024
hubkii Caabudwaaq iyo Mw Xasan shiikh 25 July 2024
Переглядів 4,1 тис.4 години тому
hubkii Caabudwaaq iyo Mw Xasan shiikh 25 July 2024
Hassan sh maxamuud iyo baarlamaanka Somalia 25 July 2024
Переглядів 7 тис.4 години тому
Hassan sh maxamuud iyo baarlamaanka Somalia 25 July 2024
CCW OO KU DHEGAHADLAY MW XASAN SHIKH MOHAMMAD 25 July 2024
Переглядів 1,4 тис.4 години тому
CCW OO KU DHEGAHADLAY MW XASAN SHIKH MOHAMMAD 25 July 2024
Dadkii doortay MW Xasan Shiikh amar Alle laakiin 25 July 2024
Переглядів 2,6 тис.4 години тому
Dadkii doortay MW Xasan Shiikh amar Alle laakiin 25 July 2024
MW XASAN SHIIKH IYO HG QIYAAMAHAA KACAAYA HADDII MW FARMAAJO 25 July 2024
Переглядів 1,6 тис.4 години тому
MW XASAN SHIIKH IYO HG QIYAAMAHAA KACAAYA HADDII MW FARMAAJO 25 July 2024
HAWIYE IYO DAAROOD 25 July 2024
Переглядів 20 тис.4 години тому
HAWIYE IYO DAAROOD 25 July 2024
XAQIIQDA FIRDHIYE IYO GEELLE 24 July 2024
Переглядів 5 тис.4 години тому
XAQIIQDA FIRDHIYE IYO GEELLE 24 July 2024
Ceebta Olympic somalia daawo 24 July 2024
Переглядів 8577 годин тому
Ceebta Olympic somalia daawo 24 July 2024
UMMUURAHA AMAR ALLE LAAKIIN 24 July 2024
Переглядів 3,2 тис.7 годин тому
UMMUURAHA AMAR ALLE LAAKIIN 24 July 2024
SIR CULUS 24 July 2024
Переглядів 4,8 тис.7 годин тому
SIR CULUS 24 July 2024
Xasan shiikh alshabab + kooxda hubka oo dulaan ku ah degeenada beesha darood war bixin 24 July 2024
Переглядів 3,3 тис.7 годин тому
Xasan shiikh alshabab kooxda hubka oo dulaan ku ah degeenada beesha darood war bixin 24 July 2024
NATIIJAADA MW FAMRAAJO WAA MAREEXAAN 24 July 2024
Переглядів 4,5 тис.7 годин тому
NATIIJAADA MW FAMRAAJO WAA MAREEXAAN 24 July 2024
HG OO LAGU SOO DHEELMADAY 23 July 2024
Переглядів 2,8 тис.7 годин тому
HG OO LAGU SOO DHEELMADAY 23 July 2024
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
Переглядів 19 тис.7 годин тому
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024

КОМЕНТАРІ

  • @XuseenXaasan
    @XuseenXaasan 15 хвилин тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 39 хвилин тому

    Xasan shiekh. Diintu haysto hala soo ogado. Aabbihiis inuu shiekh ahaa & inuu Macalin dugsi ahaa. Haddu sheikh abbihiis. Diinta ayuu bari laha

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 42 хвилини тому

    Kkkkkkkkkkk ma khaniisinta ayeey raban inay si kale naguh soo galiyan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 59 хвилин тому

    Waxaay ka dhigan tahay >>>> Calool Baahaneey Cawradaada dedo, heestii Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo Saado Cali .

  • @SaciidcumarCAli-q4o
    @SaciidcumarCAli-q4o Годину тому

    Asc

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 4 години тому

    Qorshahiisu waa madax gabin iyo inuu isticmaalo sun xillibaanada inuu dhameeyo xillibaanoow mooshinku keena aadan maboobe iskaqabta intaan lagudillin xillibaanoow ladagaamama xassan dacwad aduunka ku fura

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 4 години тому

    Xassan 2 iyo 3bilood waa udhamaatey wax horumar uu gaarey malahan shaqooyinkii iyo horumarkii uu farmaajo u sameeyey ma uusan sii wadin bangiyadii buu xey dalaq dam 😢 Al-Shabaab buu toos ullashaqeeyey ciidankii dalaqdam shacabkii canshuur dalaqdam qabuurihii dalaqdam lafihii shacabkii aqira kunoollaa baa kanabadgalli waayey dalaqdam

  • @user-ct1eq7zu5m
    @user-ct1eq7zu5m 4 години тому

    ❤❤❤❤Kkkk

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 4 години тому

    Digi & mirifle waxalogu ibsan Ayaa Rw (2) wasidii lokalfur furilahaa d & f Dana uma Aha in Albaabkas lafuro cayay badan Ayaakasogalaya

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 5 годин тому

    Abuu xafaaya maxaa qoorta kusoo xirtey makatiinbaa illaahoow xassan abuuxafaaya umaddaada kaqabo aamiin

  • @user-ur2ws2pg2g
    @user-ur2ws2pg2g 6 годин тому

    cudka waalaciif

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v 7 годин тому

    Wale mareexaan oo yaaban dir baa Ku duushay,hgidir Ku duushay Hal Sano gudohood ayaa qoorqoor Gogol u dhigay oo xataa caruurihi mareexaan dugasiga quraanaka lagu dhex gowaracay oO dawalad ka hadashay jirin, ayey ilaahay cabasho u dirasadeen abaalloodi ayuu siiyay hub aan noociisa laga helin Soomaaliya oo Dhan. Waxan rajeyanayaa Cid kasata oO Soo gadatay in ay uga amaan badanatahay gacanata ay hada hubakaas Ku jiraan,lacagata Laga Soo bixiyay hubakana waxaa Laga dhacay umada soomaaliyeed

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 8 годин тому

    Hadduuba firdhiye na khiyaamo awalba raggayaga qaar badan baa horgallo SNM ahaa ilaah baa awood leh

  • @muxammedahlusunnah6003
    @muxammedahlusunnah6003 9 годин тому

    Dira dire cadaabeebaw dadkaad isku dirtaa ee kaladaa dadka ha isku dirine

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 10 годин тому

    Waxan ku raacdanahey Nadiifo Qaran ra‘yiheeda, wa in sida hawiyuhu qabiilka banaanka ula taagan yihiin! Mareexan warkudu wa inu cadaada! 🙈🤬🥴😭😡

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 10 годин тому

    Waaba xassan baa ugu horeeya waa ayaga ayagii baa is xukumin mey isxukumiyaan waa gaangiistariin qoowleysatayaal ugu waa weyn

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 11 годин тому

    Illaahoow bad baadi weydillaayaan damujadiid war maclimiintaas war gobaladiina taga ama isaga taga moqdisha meel xassan idiingeeyo wuu idiinleyn war ciidanoow xassandhiiqo ladagaalama aan aheyn naftiinna bad baadiya war ciidanoow wax ma maqashaan isaga taga

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 12 годин тому

    Daarood miya ciidan wax yeeli karaa iyagaa wada ciidanehee cidna wax ma yeeli karo

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 12 годин тому

    RUNTA WAXAA KAHADLEY yusuf ..DANI.. FASALEYI LA ISTIC maley oo CAREYSAN WAAYE SHALEY X.SHIIQNA ASAA WATEY KASOOQAAD ASAGA MALEH ALXAQIIQA

  • @seed3966
    @seed3966 12 годин тому

    🐒🫏🐒🫏🐒🫏. War hubkan lacakta laga xaday umadda somaliyed yaa lagu soo iibiyey xasan baana ka masuula reer buu uwaday ilaahay yaa fashiliyey horeyna hubkii qaranka gacanta wuxuu ugeliyey qabiiloyin kana kii yuu lamid ahaa 🐒🫏🐒🫏🐒🫏

  • @seed3966
    @seed3966 12 годин тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sahil-hadi
    @sahil-hadi 12 годин тому

    Dadka lagu shaqeesto waa H.G Daraad iyaga lo adegsady siyad bare Shalayna iyaga lo adegsady farmajo Maantana iyaga calaacalayo Waligod wax ma qabsan 😂😂 Halmara R.W loodhibay sidi qof isbaaro joogo cmlu udhaqmay nolashy ay leyihin wa maxay mise madx sarsare ma raba 😳 iyaga dhan xildhiban iyo waziir ma ka badan 😂😂😂 war isnoleeya dawlada dhista oo qalbi xanunka kadaya somali ✌️✌️

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 13 годин тому

    Xassan somali wuu dilayaa wuuna cunayaa wuu dhacayaa , dhimaney oo baaba'ney somaliyey quuso.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 13 годин тому

    Qabyaalada xassan sh. Ayaan rabin ciidan aan Qabiilkiisa aanan ahayn, oo somali burburinaya ee ma dhisayo.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 13 годин тому

    Guuul hawiye

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 13 годин тому

    xasan habralaaye hubkuu bixiyey iyo kan caabudwaaq iyo gaalkacyo lagu weerarayey ha lagu maxkamadeeyo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 14 годин тому

    Somali weyn inta somalinimada iyo qaranimada ogol ha umidowan qoxdan rabo iney Somali qabil iyo 91ki eney ku celiyan dantina garta wey ismeleyen waxa u harey sidi Somali ges ka ges ey dab ugu shidi laha cadow gi dortey hawshey udiben wu u fuliyey wax ya ba u harey halagagaro Somaliyey sheikh iyo Sharif yar iyo weyn iskaqabta caloshi lacayar shisheye kalkal 🎉

  • @HenryHassanTembo
    @HenryHassanTembo 14 годин тому

    Macalinka lugeeyoow waa ku salaamayaa maadaama aanan jaanis u helin aan ku hadlo waxaan oran lahaa hawiye talo ma hayo waxna ma xukumi Karo marka waxaan ku talin lahaa majeerteen mareexaan digil iyo mirifle jarerwayne dhulbahante Al muhiima Abgaal wadankii waa ceebeeuey marka waa in laga tashado ninkaan shaqadiisa maaha waxa isdilaaya haduu waayo wax isdilaya shaqadiisu waa inuu hub u raadiyo sababtoo ah shaqda ugu hoos qarsoon ayaa kawayn dadka dhimanaya lacagbuu guranayaa tii horana meel uu dhigay magaranayo

  • @user-ty8oy5tb6c
    @user-ty8oy5tb6c 14 годин тому

    Xasanwaatuug.idhaha.allehatiro.burAo

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 20 годин тому

    wa nacas Aan in yaro garasha ah lahayn hunguri iyo qabyalad umbu mesha ku haya...

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h 21 годину тому

    A.s.c..macalinka.wareega.samaroon.weycunaqabateysan.yiin.

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 21 годину тому

    WAAR ILAAHAY HAQABTO XASAN SHEEKH WAA DULLI DULLI DHALAY

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 21 годину тому

    Beenaale beenaale dhalay

  • @sahramohmed3409
    @sahramohmed3409 21 годину тому

    S0malia.guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahramohmed3409
    @sahramohmed3409 21 годину тому

    Et0biya.n0

  • @osmanyusuf6550
    @osmanyusuf6550 21 годину тому

    Bi

  • @omarali4265
    @omarali4265 День тому

    Asc, ariir keey, eebow ku soco run 🏃‍♀️ sheege

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День тому

    Mooryaantu ma dhergaan miyaa?

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 День тому

    Ninki heesay wuxuu yiri ado harac qabow fadhiya dhiishadu hiilantay laskama haraatiyo.fidna hurudda waliga lama huda hudeeyo looma gacan haadshe walagu hagoogta hoy weeye nabaduye sida hooyado kale. Dadka hadda dhiiga dadka ku carara waxay miraheeda guran Marki bisnisyDu xirmaan dadka gaajo iyo guryahoda ka qaxaan .meelbana xabad iyo dhiig noqoto gaajo loo dhinto .eel lo cararo la waayo Kan cuqjbadaas horseedka u ahna ay kuso noqoto oo meel u ciirsado waayo.illahay hana badbaadiyo

  • @cabdiwelicabdulaahi
    @cabdiwelicabdulaahi День тому

    Was suu u sheegay oo Obama baa masked aayad Ka hor yiri marks kaafir waa akhriykaraa quraan xàqiiqdu waa inaad muslinahay buu kugu anfacaya Markaan lahaa HG waxaa Ka khaldane Somali ha quraan saarto taas waxaan xaqiinaya HG xamàr baa maatadoodii lagu barakicinayaa guryahoodii iyo hantidii ma guurtaa ahayd baa xasan burburinàyaa askartoodii buu hubka dhiiga ku sàmeeyey hadaña hubkii uu xasan sharcidarada dalka ku soo geliyey kana soo baxshay canshuurtii umada ee reer cabudwaaq qabteen buu ku yiri iiga soo cesha hubka mareexàa taasina waxay dhaxalsiin doontaa inay HG ku halaaga to hub xasan leeyahay Xaqiiq waana ku halaagmi doontaa waxaana dhicidoona in mareexaan dhulkoodii laamiga ahaa ku soo laabtaan xaqiiqduna waa saas hadaysan HG dib u fakarin hubka xasan shiikh mareexaan Kula dagaalaan ogaada tanka dhalata

  • @RuqiyaOmar-tr7ic
    @RuqiyaOmar-tr7ic День тому

    54b

  • @user-mo6ii1qi4s
    @user-mo6ii1qi4s День тому

    Asc

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому

    Walahi ninkaan sax ayuu sheegay mahadsant walaalkey yuusuf daacad❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому

    Kkkkk😂😂waa runtiis ninkaan wax badan ayuu ugyahay ❤❤❤❤

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 День тому

    Hawiye waa kuwa aad boyga u aheyd ee afka maxatirida ku baray maku jisaartey ?

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 День тому

    Balaayo kugu dhacday hal maalin HG afkaaga kama bixin kartid yaabaye buushkii beydhabo kugu yaalay miyey kaa gubeen

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 День тому

    Nayaah baanta joji malahaan guuryah adshaagaayso Somalidid halagaah saaro doadaah fadaraalak nimaanku umadhintaan dhulkaah somaliyah lakiin raxaanwaayn waa udhintaan magaac somaliyaah maarkah haalabuuriyo somalididkaah

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi День тому

    Villa Somalia jabuuti aya kawashay dadkas sadexda kun an dhameen ayan wadankeka utaliso

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 День тому

    Runtu waxay tahay xasan haduu muqdisho heysto waxba kama maqna xasan dhul kale oo ka maqan ma jiro xasan dhiiqo somalia oo dhan muqdisho ayuu ka yaqaanaa mida kale maba oga inuu madaxweyne yahay xasan tuug dadna wuxuu ka yaqaanaa cali gaaf xasan tuug waa mooriyaan xasan tuug dagaalki habargidir iyo abgaal cali mahdi ayuu secretary u ahaa xasan dadki dagaalka abaabulayay ayuu kow ka ahaa xasan waa mooriyaan marki horeba nolol xun ku soo koray asaga ayaa afkisa ka sheegay xasan baahane sharaf malaha xasan tuug waxa ka raayay puntland xasan tuug inuu jiro iyo in kale ma oga

  • @dekoosman8691
    @dekoosman8691 День тому

    Lacagtii doirashada baa la siiyay oo 120 malyan baa loo fasaxay