Puntland oo diiday qorshe ay DF ciidamo uga qoraneyso deegaanadeeda, Asad diyaano oo fashilmay ....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 59 хвилин тому +1

    Manshaa alaaah ilaahy habarakeeyo balwaan

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 2 години тому +2

    Waa wareyaha caalimiga ah cabdulaahi balwaan warye xaqii ah oo runta sheego guuleeso🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Годину тому

    WCS WALAALKEY CABDILAAHI BALWAAN WADANNI 👋🇲🇵👑🐎

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 24 хвилини тому +1

    1990 ???

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh Годину тому

    Maya nabadeena ayeey rabaan iney faraha lasoo galaan ay haleeyaan amnigeena runtii. Hadii ay run sheegayaan xaafadooda ha nadiifiyaan

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 години тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowlada puntland oo dhar baxo kul ku dhufdey kan diidey qorshe df ciidamo dagenada ka qoreso horgalki asad diyano wu fashilmey waxu rabey inu mucarad ku wearo tas wa u socin weysey odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn horgalki asad diyano wey fashil man ceeb fadaxo ba ka racdey wey jaban argixisada damajid wlkn abdulahi balwan shacabka koonfgur galbad ee somaliya iyo xildhibanadodi wey kacan waxa raban madaxweynha abdicasiis xasan mahamed lafta gareen ban rabna sida dhaqsiyah badan hadi kala xamar wa lagu gura sas ogada

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 години тому

    Dawladda Federalka siday Ciidamo uga qoran kartaa Pluntland haddaanay siimarin Maamulka halkaasi kataliye... Ciidan qoris waxaa ka horeysa wada shaqayn

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 години тому +1

    Ciidan qaran miyaajira beenbadana waa ciidamada waakuwa xamar haandiyada dadka kudafaayaan , oo kuduulaaya qabiilada maxaa cadaalo kaga hadlee waaninkii dilayay suxufiyiinta cadalo sawkan kuduulaya cabudwaaq ciidamada uu laroorayo jubaland markaykuduulaysay ashabaab waa loo diiday dagaalkaa iney kaqaybgalaan jubaland way iska sooceyrisay oo hada majoogaan ciidan xasan leeyahay ciidamada xasan waa kuwa dadka dhacaarnavshabaab ah marna dagaalbeeleedka kaqaybqaata

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 години тому +1

    Puntland waligeed ciidan dowlada muqdisho ay leedahay kama shaqeyn xataa amisom ma maanta ayaa maleeshiyo uu xasan mooriyaan leeyahay la keenayaa waa riyo maalmeed maamulka puntland iska daa ee hal qof oo reer puntland ah oo yeelaya ma jiro xasanow ciidanka puntland aad ka qoraneyso waxaa u baahan masagaway ceel dheer bud bud cows weyne dhulkaga alshabaab uga xoree xasan ma oga miyaa puntland inuu dhul daarood yahay oo 1991kii la kala tagay oo aan wali si rasmi ah loo heshiin xasan waxa iskaga qaldan masagaway ceel dheer iyo puntland xasan yaa waalay oo beenta u sheegay puntland ayan ciidan ka qoranayaa xasan xoog badanaa xasanow maanta yaa xukuntaa waa muqdisho kaliya

  • @abobasement346
    @abobasement346 Годину тому

    Alqabyaloh bah no shegayah dowlad nimoh kk waxan waa moryan weligod dowlad noqonmayah xamar waxaa kah socdah bah ku macalinah Amni xumadah

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 Годину тому

    Ciidanka la geeynaayo puntland may ku xoreeyaan dhulkooda argagixisada buuxdo 😅

  • @KaamilYuusuf-e2h
    @KaamilYuusuf-e2h 2 години тому +1

    Ciidanka puntland laga qoranayo ma calool u shaqsystayaal miyaa?

  • @bby6
    @bby6 Годину тому

    Qaranka u shegayo ma mooryanta Hassan qabuure faagte u hogamiyo miya fan badan mooryanta ayaga muqdisho ugandes iyo unisom ku ilaliyan been iyo khiyaali bay wali ku nool yihin brother

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 2 години тому

    Ma xoogaga ju ka ah buu moodey in uu cid ku xukumi karo
    Taasi ma dhacayso hal qof saan rabo baan dal u mamuli ma dhici karto

  • @amirjungel1503
    @amirjungel1503 21 хвилина тому

    Cidanka qaranka in la dhiso ay puntland diday halka jubbland galmudug mayland hirshabelle cidanka xoog dalka alshabab dalka loga xoreyneyo ku jiran'
    Suaasha waxey taal waxgaradka puntland in somali yahin iyo kale in kale saraan
    Sidee somaliland banaanka ha ka jogan siyaasd nabad iyo hormarka dalka😏😏

  • @cma5179
    @cma5179 Годину тому

    Ciidan ka puntland loowado maa alshabaab wadanka looga xoreeyo ; teeda kale ciidan puntland laga qorayo maxay yihiin kuwii joogay meeye …¿

  • @amirjungel1503
    @amirjungel1503 20 хвилин тому

    Balwan dadka masakinta siyaasd ku dhusan hogaan xun heysta been ha u sheegin 😂😂

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 2 години тому

    Ma xoogaga ju ka ah buu moodey in uu cid ku xukumi karo
    Taasi ma dhacayso hal qof saan rabo baan dal u mamuli ma dhici karto