DEG DEG:DAAWO XASAN SHEKH OO HADA UCARARAY|PUNTLAND OO XILKII CIIDAMADA KAQADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @bby6
    @bby6 4 години тому +1

    Viva puntland state of Somalia

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w Годину тому

    Masar waxaan leenahay
    Welcome
    Ethopia cabaadkeeda ayaa baxaya

  • @ladanmohamed7578
    @ladanmohamed7578 3 години тому

    Somali xasan ayaa gataye laakiin waxaa kadhicidoonah waa sugaayan

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Годину тому +1

    Viva puntland state of somalia guul iyo gobanimo dagal ba ka dhacsyo gudaha somaliya hiiraan waxa ku dagalamayo Ethiopia iyo masar asbuca so socdo odeyga 80jrka mwv xasan gorgurde waxu aday etrlya.waxa ku shirayo odeyga 80jrka mw xasan gorgurde mw masar mw etrlya.dagalka Ethiopia iyo masar sas ogada wlkn dalxa asxabda arintas an fashilno melkasta warkas hala dhigo wlkn dalxa asxabda please farintas garsi mucaradka muqdisho garsiya heegan buxo hala galo waqti kasta werar ba ku so wajahan odeyga 80jrka mw xasan gorgurde marxun xamza doqn sanbolshe sadaq jon asad diyano iyo ciidanki mantay werar bey cawa ku qadayan xafada ka dagan yihin mucaradka mw yashi hore rwsr hore mw sheikh sharaf ahmed xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur warsame xildhiban xaadoole xildhiban muuse suudi yalaxow iyo cumar fashir daacid dhamantoda heegan buxo ha galan

  • @UmerAhmed-xy7dt
    @UmerAhmed-xy7dt 4 години тому

    Dalxow inaga daa ninkad ledahay xasn shiiq

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 години тому

    war kan waa fayus radi mar walbah wuxuu no shegah war benah yerkan waxan ogaday warar benah in u kah fafiyay lasaanod badanah waxay noqden ben kan warkisu wax bu isku Qasah wuna bunbuniyah

  • @mabdllh1094
    @mabdllh1094 5 годин тому

    Muxuu sharcigu u qaban layaway madaxwaznaha DFS, hadii ilaa maanta saxaafatdu warbixinno been ah inoo soo tebinayn?

  • @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam
    @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam 4 години тому

    Mw.Xasan wuxu raba inu inqilab ku qabsado dalka inta cimrigisa ka dhimana inu dalka xog ku heysto ayu raba e intey giri gor tahay hahaha hor tago xasan shekh,dhaman mucaradk a waxan ku wargalinaya iney ka fejig Nadal xasan shekh waxaqiqo warka

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Годину тому

    dagal ba ka dhacayo Ethiopia masar waxey ku dagalaman somaliya hiiraan

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 2 години тому

    Beenlow bad tahay warkagana dhagaysi malaha.nin wayn bad tahay waxad ku hadlaysid firi .ethiopia werar kuma.aha somaliya .cadawga somaliya wa.amxaro.masar wa walaalila gobanimadonki ila hadda wax natar.tarikhda dib u raac.

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 4 години тому

    MAXAA SOMALIA KAA GALAY KASTUUMOOY LAASCAANOOD WAA DISPUTE'S AREAS OF SOMALILAND REPUBLIC

  • @maryammohamoud8426
    @maryammohamoud8426 5 годин тому

    Qoraalka iska sax intaadan soogudbin

    • @Mideye157
      @Mideye157 4 години тому

      Ninkani wuu ugu talo galay ciwamada khaldan. He is drama creator