HEESTA GOD MADAW MAXAMAD SALEEBEEN TUBEEC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @abdulrazakmohamed4278
    @abdulrazakmohamed4278 5 років тому +6

    Thanks bro laakiin heesta magaceeda waa God Madow. Heestaan waxaan raadinaayey 35 sanno waxaan hayey iyadoo saxan ah 1974 xusuus waayo waayo thanks again I feel much younger now.

  • @MyChannel-d1x
    @MyChannel-d1x 3 роки тому +3

    alle haw naxariiste ereyada heestan iyo qisadeeduba waxa alifay abwaankii wayna xuseen awfaarax dubad

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Рік тому +1

      Xasan gareet oo laxameeyey Wuxuu yidhi hadrawi baa lahaa

    • @AbdifatahC
      @AbdifatahC 5 місяців тому +1

      Hadraawi baa lehe iska hubi

    • @BaxnaanChannel
      @BaxnaanChannel 3 місяці тому

      Hadraawi baa iska leh

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Рік тому +1

    Nice caawa ayaan ku raaxaysanayaa aun tubeec,hadraawi iyo inta kle annagana hannooga dbo nxriisto.

  • @abdikanezainnuur7069
    @abdikanezainnuur7069 10 місяців тому +1

    Alle ha u naxasre heestan waxa iska laha Ereyadeeda Xussen aw farax saaxiib iska sax

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Рік тому +1

    Laxankii iyo gacantii Xasan Gareeyt ayaan ka dhadhaminayaa heesta

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  4 роки тому +11

    Dumar geesi dhaaxay
    Gooyeen heddiisoo
    Ragna garabsi moodkood
    Ka gaboobi maayee
    Gunburreyda hoosaan
    Gurrac uga jarmaadoo
    Darantiyo gulaankaan
    Gebagebo ku dhaafoo
    Guban xeebaheedaan
    Sii maalin gaaloo
    Qorraxdoo godkeedii
    La gelaysa fooddaa
    Luguhu I gabeenoon
    Socodkii gadaashoo
    Gerriyaad dhexdiisaa
    Gudcur igu ballaadhoo
    Garan waa kaskaygii
    Geesaan u jeedoo
    Gabaddano naf joogtaa
    Gogol doonimaysee
    Dhaxantaan go'aygii
    Garbaha iska saaroo
    Good iyo abeesaa
    Igu soo gurguurtoo
    Gool qawdhamaysaan
    gondaheeda seexdoo
    naftu guure mooyee
    gama yeeliweydoo
    guntigaan adkayston
    marada isku giijoo
    waagoo guduutaan
    goodiga abbaaroon
    Geyi laga hayaamiyo
    guri madhan is taagoo
    sida goraya cawshoo
    galab hoos u jeeddoo
    gu'barwaaqadiisio
    gaaroodi joogtoo
    baydiri gantaaliii
    geed ugula dhuuntoo
    ku gilgiley falladhoo
    meel halis ah gooyaa
    gucle iga dhammaadoo
    godollaan ordaayon
    sida awr gabrareed
    geeddiga higsanayo
    gabayoox duleedkaan
    weheshadey go'aygoo
    anigoo gandoodoo
    gabayoox duleedkaan
    weheshadey go'aygoo
    anigoo gandoodoo
    is-guhaadinaayaa
    waxaan geystey mooyee
    birta layla gaadoo
    inantaan gardaadsheen
    gaadiid sidiisii
    ku xambaaray guudkaa
    wedka ii guddoontee.
    Godob-reeb ha joogee
    Lay diid garawshoo
    Giddi habar-dugaag baa
    Waydaydu gaadhoo
    Gorgorka iyio haadaa
    Ilmo gabax ka siiyoo
    Garanuugta aydaa
    Geedaha ka soontoo
    Ma hallayn gartaydee
    Gacal baan u waayoo
    Golahay lahayd iyo
    Geedkeeda keenee
    Guddidaan u dhiibee
    Guudkeed xil-saaraa
    I gargaari weydoo
    Gaaliyo Islaamkaan
    Gacan-siin ka waayoo
    God madow dhexdiisaan
    Ku gunaanad seegaa
    Geeraarku joogaa

  • @axmedcadilqalinle4096
    @axmedcadilqalinle4096 2 дні тому

    Mirii Ahn abwaan hadraawi

  • @ZhireFarah
    @ZhireFarah 6 місяців тому +1

    Abwaan Hadraawi heestiisa kuwa Dubad siinaya waa yaab kkkkk waxbarta heestaani waa caane

  • @eng.mohamedmohamud154
    @eng.mohamedmohamud154 3 роки тому +4

    Heestaan waxaan raadinaayay laga soo bilaabo 1989.
    Mahadsanid

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 2 місяці тому +1

    Heesta waxaa iska leh Hadraawi horta gumburta cid tagtay oo abwaana ama yaqaan yaa sheegi kara

  • @seass9032
    @seass9032 2 роки тому +2

    Waxan hees waa dhaaftay magac kale haloo raadsho

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 9 місяців тому +1

    Whoever make that lyrics he is legend than me 🎉❤

  • @amohammed705
    @amohammed705 2 роки тому +2

    Heesta waxaa alifay abwaankii maxamed warsame hadraawi
    Heestu gumbarlayda iyo dhulkay sheegayso may sagaa yaqaan abwaanada aad ku sheegteen waa dhulka hadraawi dagaa gumburta gaban iyo geriyaad yaa garanaaya

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 9 місяців тому +1

    Yasalam❤