Maalintaad Baxaysee || Kaban || Maxamed S. Tubeec (AHUN) || HD +Lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @meekmiil5115
    @meekmiil5115 9 днів тому

    Magacaga inante leh❤
    Marka loogu yeedhe 😊
    Maqlaan soo hinqanaya❤😢
    Yax yaa hees😢😊
    Poqorka codka
    Aun maxamed saleeban🙏

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 10 місяців тому +8

    Meel an Dhaweyn bad iga muuQaneysa😢😢
    Yaan Madi ahanine.❤
    Marwadan jeclayee💔
    Kala marmi meyne😮😢
    Mar Un Nabad kuso NoQo💔😭
    Malin Sabti 25/11/2023
    Adiguna Miyad so Boqatay Wllo??

  • @MuminMuse-t8p
    @MuminMuse-t8p 10 місяців тому +5

    Muqadu inanyahay ma magool arooryaa ma maankoo dilaaaca ma mareer bislaadaa ma mullax galool baa ma xareed lamiiraa ma muraayad wacan baa ma hilaac imaray baa ma luul iyo marjaanbaa?

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 3 роки тому +15

    Meel yar baan saxayaa sida aniga iila muuqato
    Muuqaagu inanyahay
    Ma magoolka dunidaa
    Ma ahan ee waa
    Muuqaagu inanyahay
    Ma magool arooryaa

  • @mokhtaaressa6561
    @mokhtaaressa6561 3 роки тому +27

    Waxaan baadho oon dhegaysto Ugu dambeyn waan soo helay, beydadka maqan ee Heestaan. Waan saddexdan beyd: 👇
    Isha isha ishayduna u mudana
    Taaduna macaanaa
    Maantuna midab fiicana.

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Isha ishadayduna kumudanaa taaduna macaana maalintuna midab fiicanaa✅️

  • @haylaanregion5846
    @haylaanregion5846 2 роки тому +1

    Ilaahay how naxariisto ustaadkaygii qaaliga Dr ibraahim saleebaan qabrigiisana how nuuriyo isaga iyo fanaankaba

  • @nawaadxusen9879
    @nawaadxusen9879 3 роки тому +3

    Allay lehe boqorki codka ma aha ashqaraar ❤
    muuqaagu inanyahy
    ma magool aroorya

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +7

    Bal dhageyso heestani iyo kuwa hadda heeso waxay nagu wareeriyeen🥺🥺AUN Maxamed Saleeban Tubeec🥰🥰

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 3 роки тому

      Ninkaan fanka meer sare ayuu ka gaaray runtii

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      @@abshirpepe4130 Sax 💯

    • @HaawoIbraahim-hc2vk
      @HaawoIbraahim-hc2vk 10 місяців тому

      ​@@Ehel_Caashaq1miyuu nool yahay

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 10 місяців тому

      @@HaawoIbraahim-hc2vk Maya walaal wuu geeriyooday 💔

  • @ahmedsheikhabdirahmaan1421
    @ahmedsheikhabdirahmaan1421 3 роки тому +6

    Qaraam channel qeybta dhiman sidaan waaye ( isha isha ishayduna ku muddanaa . Saadaashuna macaanaa . Maalintuna sidaas ku wacanaa )

  • @mohamedabdi7107
    @mohamedabdi7107 3 роки тому +12

    - ma hilaac i maray baa?
    - ma luul iyo marjaan baa?
    """""""
    - yaan madi ahaanine
    - marwadaan jeclaayeey,
    - kala maarmi maynee,
    - mar uun nabad kusoo noqo.

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 роки тому +3

    Mudadu igu badanaa muuqaaga dheeraaa😭😭✌️

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 2 місяці тому +1

    Ma bilaash baad u qabtaan in booqrka codka loo yidhi Aun Tubeec

  • @eideidapdiwali3484
    @eideidapdiwali3484 4 місяці тому +1

    Zhp qali mahamed saleban tubeec heestii odhan jirtay gaafbaynu leenoo waa dhaqanka gaarkaa oo qarami ah kaa sugayaa ❤

  • @shariifsiciid7510
    @shariifsiciid7510 11 місяців тому +1

    Sixir. Intaad igala maqan tahay❌ intaad iga agmaqan tahay ma seexdoo habenkii waan soo mirkacaya

  • @adamalsomali9341
    @adamalsomali9341 3 роки тому +1

    Yaa salaam aad iyo aad ayaad u mahadsantahay saaxiib

  • @ibraahinmaxamuud3711
    @ibraahinmaxamuud3711 3 місяці тому

    Isha isha ishayduna ku mudunaa taaduna macaanaa maantuna ila guracanaa

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +9

    عمالقة اصبحت ذكراهم في وجداننا اللهم ارحمه واغفرله محمد سليمان

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 10 місяців тому

    topp toppp weeeyeee

  • @hilaacmedia7643
    @hilaacmedia7643 Рік тому +1

    Intaad iga Ag Maqan Tahay Weye Intad Igala Maqan Tahay Maha

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +3

    Muuqagu inanyahay
    Ma magool arooryaa
    Ma maankoo dilaaca!!

  • @bidixoyasaari8418
    @bidixoyasaari8418 3 роки тому +1

    Heestan waqtigii la qaaday iyo halka laga qaaday ustaad ku xariiq

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 11 місяців тому

    Allaw kanaxariiso

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 11 місяців тому +1

    Faradahablaha tumaya hiboolaha qaadaya iyo odayga jiibinayaaba waxay kasoo saareen waxkale

  • @baariyoozofficial9128
    @baariyoozofficial9128 3 роки тому +33

    Maalintaad baxaysee
    Magaalada ka dhooftaan
    Muxibo kuu jalleecoo ×2
    Miyirkaan lahaa iyo
    Maankay kuraacee ×2
    Intaad intaad igala maqantay
    Maseexso habeenki
    Waan zo mirkacayaa ×2
    Meelaan dhowaynbaad
    Iiga muqanaysaa ×2
    Yaan madi ahaanine
    Marwadan jeclaayeey
    Kala maarmi maynee
    Maruun nabad kzo nqo ×2
    Magacaaga inanta le
    Marka loogu yeedhee
    Maqlaan soo hinqanayaa ×2
    Mudadu igu badanaa
    Muuqaagu dheera ×2
    Isha isha ishayduna umudana
    Taaduna macaana
    Maantuna midab fiicanaa×2
    Mugdiguna habenadan
    Ilasii madoobaa ×2
    Yaan madi ahaanine
    Marwadaan jeclayey
    Mruun nabad kuzoo nqo ×2
    Muuqaagu inanyay
    Ma magoolka arooryaa
    Ma mankoo dillaacaa ×2
    Ma madheedh bislaadaa
    Ma mullaax galoolbaa ×2
    Xareed ..xareed maxareed lamiiraa?
    Ma muraayad wacanbaa ?
    Ma hillaac imaraybaa ×2
    Ma hillaac imaraybaa
    Ma luul iyo marjaanbaa ×2
    Yaan madi ahaanine
    Marwadaan jeclaayeey
    Kala maarmi maynee
    Maruun nabad kusoo nqo
    Maruun nabad kusooo noqo
    Welipa halka u kuso celinayo
    Xareed xareed maxareed lamiiraa
    Mamuraayad wacanbaa
    Ma miir..................
    Halka waxa kuxiga hala baadi doono

    • @Abdimohamed2795
      @Abdimohamed2795 Рік тому

      Waxa ku xiga ma miiraale roobbaaa

    • @shaafimandheera418
      @shaafimandheera418 Рік тому +2

      XAREED XAREED
      MAXAREED LAMIRAY BAA
      MA MIRIHII FARDOWSAA
      AYUU DHAHAY SXB

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 роки тому +3

    Alaha unaxariisto boqorka codka

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 3 роки тому +2

    Waligat heestaas axmed saleevaan bidde inuu leeyahay baan u haysta

  • @AhmedAbdihakimCabaade
    @AhmedAbdihakimCabaade 11 місяців тому +1

    Amazing song

  • @AhmedAli-ic1xf
    @AhmedAli-ic1xf 3 роки тому

    Alle ha unaxariisto

  • @af-magaaxshe2420
    @af-magaaxshe2420 2 роки тому

    Adduunyooy waayo badan.

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 2 роки тому

    Tubeec waa qofka keliya aan ka taageero Fanaanintii hore

  • @AxmedJaamac-ru8vm
    @AxmedJaamac-ru8vm 4 місяці тому

    Heestan waxan gadhaysan jiray yaraantaydi

  • @saalahnuurabuukar9073
    @saalahnuurabuukar9073 9 місяців тому

    Xareed Xareed ma Xareed la miira ma mirihii fardowso ma hilaac imaryba

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 2 роки тому

    Allow u naxariis

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 місяців тому

    RAJIM. Maxa uu. Ziyaadiya. Riiziqa. Maxa u ziyaadiya. Maxayse ka naaqosa

  • @sheeqnuurbatalaale4946
    @sheeqnuurbatalaale4946 2 роки тому

    Masha Allaah

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +4

    Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏

  • @abdikarimmohamedmohamoud9246
    @abdikarimmohamedmohamoud9246 2 роки тому +1

    Nin weyn oo youtube wax soo gelinayana waa tahay hadane been baad ku soo qoreysaa war kabanka waa jiim sheekh muumin.

    • @HebelCabdi
      @HebelCabdi 11 місяців тому

      Heesta kabankeeda iyo laxankeedaba AHUN Cabdinaasir Macalin Caydiid baa iska leh walal.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 8 місяців тому

      ABDINASIR ALLAHA UNAXARIISTII XAGA SARE AYUU KASOO BILAABAY TUMISTA OO FIRST GIIBA TUBEEC BUU UTUMAT TANAA KAMIDA

  • @قتادةاسماعيل-ه7د
    @قتادةاسماعيل-ه7د 2 роки тому

    Waxaa.tumaya.cabdinasir.Macalin caydiid

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 роки тому +2

    Shares

  • @AxmedBoodhle
    @AxmedBoodhle 3 місяці тому

    Rr

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 роки тому +1

    😋😋😋😋😋

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 2 роки тому

    Kabanka yaa tumaya wall

    • @farhanaden2689
      @farhanaden2689 2 роки тому +2

      Cabdi nasir macalin caydiid

    • @cabdullaahicalixasan9205
      @cabdullaahicalixasan9205 Рік тому +1

      Kabanka waxaa tumaya AUN jiim sheekh muumin😊

    • @HebelCabdi
      @HebelCabdi 11 місяців тому

      @@cabdullaahicalixasan9205 waa Cabdinaasir walal Jiim maha AHUN labadoodaba.

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 3 роки тому +1

    L

  • @nimcoabees-oz7xp
    @nimcoabees-oz7xp Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂