Xasan sh. Ayaa qaldanaa, waayoo axmed madoobe oo marti ah ayuu u magacaabay. ADIGA LAFTAADA LAMA SOCOTID. EE WAX BADAN OGOW weyna ku fiican tahay, ninkii caddaalad darro u gargaara isaga ayaana ka hor yimid.
Al hamdulilaah Soomaaliya wexeey ku soo noqoneeysaa sharciga kala danbeeynta Maanta Soomaaliya ma aha markeeyd Daciifka a heeyd Maanta dawlada Soomaaliya awood beey u leedahay sharciga in la marsiyo qof kasta danbiile ah Ahmed Islaam waqti wuu ku caano maaley isku caano shubida Laakiin tan sadaxaad uma soconeeyso Aqliga saliimka ah hadaan ku fiirino 10 sano ka hor maanta waqtigii hore ma aha Dadku aqoon iyo waayo arag baa u kurdheeysaa Waqtigu isku waqti ma aha Soomaaliya awoodeedi weey kobceeysaa Ahmed Islaam tani uma mareeyso Waa tii uu ku dhiman lahaa ama xabsi dhexdiisa ku dhiman lahaa Ahmed Islaam dadku ma ciyaal dugsileey buu moodayaa? Xataa maanta waqtiga lagu jiro ciyaalka yar yar ayaan been laga dhaa dhicin karin Ahmed madoobe 10 qofood inuu qol ku soo uruuriyo Uu yiraahdo waa la i doortey Yaa u cuntami arintaasi ? Ahmed madoobe ma aha Qof xishoonaya Rasuulkeeni wuxuu yiri qof haduusan xishooneeyn wuxuu doono buu sameeynayaa ileen ma aha qof xishoonaya عن أبي مسعودٍ عقبة بن عمرٍو الأنصاري البدري رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: إذا لم تستحِ، فاصنع ما شئت Soomaaliya maanta waxaa laf dhuun gashey ku noqdey Ahmed Madoobe Hirshabeele kala danbeeyn iyo dawlad nimo weey doonayaan Sidaa oo kale Gaalmudug Sidaa oo kale Baydhaba Ahmadoow diin waad taqaanaa , da'na kuguma yara Wuxuu ilaah ku siyey xalaal iyo xaaraanba waad heeysataa Waxaa kuu wanaagsan inaad boorsadaadi xir xiratid ayaan kugu talin lahaa Laakiin hore ayaa waxaa loo yiri ( qof naar u socda jano lama geeyn karo) Horeeyna waan u soo aragney wadaad kutubo xoor ah
Waxaan shaqo isku lahayn ayaan is bar bar dhigaysaa natanayahu waa nin 50.000 oo muslimiin ah xasuuqay axmad madoobena primo siyaasadeed ayeey fadaralaalka isku hayaan waana wax la xalin karo oo somali keliya u yaala marka waxaan shaqo isku lahayn haysku qaldin suldaan
Haddii axmed madoobe shrciga doorashada ee fadralka uu ku raaco in 3 mar madaxweyne la dooran karo wuu saxan yahay haddii kalena waa in leyska qabto haddii kale kuwa kalena wey ku dayan doonaan
Maxkamada axmed qabaneysa Gormaa ladhisey ma axmedaa lo dhisey mise xakuumadaa loo dhisey hadey xakumada ka turjumeyso waa mid aad ufiican laakinse intaan axmed lagaarin xasan ayaa ka horeya hadii waxaan u aragnaa Dan damuljadiid maxkamada dalka ayaa ubaahan ee fududeya Faruq ha idin asiibo idin alle
Dhulkii daarood ayaa la idiinka aamusay laakiin in meel la is la koridoono ayaan umalayn xuduudaha. Na aan xidhi doono ilaa barbar iyo meelwalba oo xuduudi kutaalo anagoon kahaybaysanaynin dawlado kale
Ninkii itoobiya bada 20 ka km u baasmareeyay sharcigu muxuu uqaban waayay oo loo weerari waayey inta shacab dagan laweerarayo iyo dowlad goboleed xasiloon oo loo qasayaa
What kind of doorasho nin dictator ah oo markasta isaga lee maa is dooranaa axmed madoobe waa dagaal ooge raba in uu soomaali isku diro why uu qalalaaso dadka shacabka uu u dhibaateynaa
Axmed mdbe w ninka kaliya ee alshabab siiya hubba ugana keen itoobia wa ninka kaliya ee lacagaha u Dira alshabab markii xamar laga xidhay akonadii alshabab malinta uu axmed madoobe ka tago Jubaland alshabab wa ay isdhibayan a madoobe waxa cadeeyay sirdonka maraykanak ee saldhigodu yahay jabuuti a madoobe wa alshabab xukunka waxa ku dhajinaya shaqo wayan ayuu u haha xagjirka khawariijita wa in maxkamad lasso taga si degrees deg ah a madobe
Isha alaahi xasan iyo xamse baa ilaahay dalka dhasfinayaa si deg deg ah ain aamin aamin yaa rabi
Waa dulmi
Sawaabka TV
Viva Hassan ✊🏾 D5
Cabdulaahi
Netanyahu dad badan Buu dilay Axmed dad ma dilin ee kursiguu jeclaaday
Xasan Sheekh isaga ayaa Axmed madoobe Degaanka u afduubay oo ku sharciyeeyey, Dadka Soomaaliyeed ayeyna isku baabbi'inayaan isaga iyo Axmed madoobe, gaar ahaan Ciidankii Turkigu dhisay.
LALA KORAY EREY BIXINTAADA HAGAAJI SHARAFTAADA QURUXDAADA GADHKAAGA IYO ERAY BIXINTAADA YAYNACWAX YEELEEN INTAAD ISLEEDAHAY AXMED UGA RAADSO. (WAJI AMA DHAQAALE) WAARANKA SOO QABQSHAA KA HOTAYSA
Waa in lào xira madobe
Ahmed madoobe jaajuus aan dan soomaaliyeed hayn oo khaain umad dhan ayuu hor taagan yahay
Waxuu xaq ah Hala Mariya axmed madoobe lkin xaqdaro looma baahno
Ala benbadana anaga kismayo jogno wax kajiro malahan
Adeer ha qaldamin Nitiyahu iyo Axmed waa somali sharciga dalkiisa ayaa qabanaya America iyo Yahuda midna ma saxiixin
X iyo xu rag kala saarimayso kuwa dastuurkii ku tuntay uyeedi iyaga ubahan x iyo xu waar maxad tiri dameer fardo lamiratay kamid ayey ismoday waxba kordhin mayan cidamadaas xabalaha ayey badinayan hadhowna xassan aya sugaya kalaso baxaya quburaha tolow ganacsi miyuu xabalaha ka bilaabay marku waxkasta dhamaystay illahay Amarkii badana goorma ayuu dhergaya waxu xabaal miyaa
Waa macquul hadii dowlada f.s talabada kudhaqaqdo
Ahmed mohamed islaam kismaayo kuma imaanin tabliiq ee asago wato meyd ayuu imaadey haddana meydkiisa waa duugana idinkey idiin talaa iska ooya
Waaranka axmad madoobe wa sax
Suldaankatv; waxaad moodaa in aadan la socon farqiga u dhexeeya waqtigii Farmaajo iyo waqtigaan.Waqtigii Formaajo qof & cod markuu lahaa waa mar waqtigiisu dhamaaday: hafase Xasan waxaa u haray sanad iyo badh.
Waxba Kama Jiraan Damuljadiid Shuruucda Aan Wadar Ogolka Aheyn ee Ay Sameesanayaan kataga Meesha dheh Damuljadiid bacaad yaa ku dhegan tihiin
YAQLDA
N JABHADAH JUBALAY IYO FADARALKA SOMALIYA
War wyqaltantahay dawladamadaxwayne dadkisuudorteen Waser maxirikaro mabayaqanan shrci wadad Qurbaha lagasoturay somalia warnagataga dhi Qurbahini kulabta wadkalacagaysatiin dhiiga somaliyede
Umaddiisomaalia,waxababinaya,AFARTARAJIINKA,AHIYO,ITOBIYA
Axmed adobe waa kansar hala soo xero
Xamse garac xasan aabihii yahay
Waxadhaqangalayaka,A,madobe
Tuhuudka yuhuuda xukumo
Waxaa Ka liito axmed geedo naar
Axmed waalasoqabanayaa waana lasoo xirayaa
Axamed dad was baa hawiye maxa kabad saari karas
@@Abduqadirdiiriyewll iskadaa waxan wa hawiye daba cayuun
Adiga weriyahaa ayaaba ubaahan in waaran laguujaro waayo xakh umalihid inaad akhriso waxan warqada aan kuqoreyn
Saca ku soo direy iyo Kan isaga xukuma Wax aadka qaadi kartaan malaha Waxad Cilaamineysaan 91 Ee Soo soco Xasan Deydey iyo Xamse Marxuun Sorry
Somaali isma maamuli karto.. yaan lagu darling.. Talyaanigii hore ayaa Dhihi jiray..Come S VA A Governare..
Waxa,muhiim,AH,in,itobiyadalkalagasaaro
Xasan sh. Ayaa qaldanaa, waayoo axmed madoobe oo marti ah ayuu u magacaabay. ADIGA LAFTAADA LAMA SOCOTID. EE WAX BADAN OGOW weyna ku fiican tahay, ninkii caddaalad darro u gargaara isaga ayaana ka hor yimid.
Madobe Malagasy is dhagijinkaro
Awood uma laha iney soo qabtaan
Axmed somalkansalaykuyahay
Horta waaran yaaloojaraa ruuxii laga awood badan yahay xasan iyo ahmed makala awood badnee xasan inuu meesha dhaafi ayey u,egtahay
Al hamdulilaah Soomaaliya wexeey ku soo noqoneeysaa sharciga kala danbeeynta
Maanta Soomaaliya ma aha markeeyd
Daciifka a heeyd
Maanta dawlada Soomaaliya awood beey u leedahay sharciga in la marsiyo qof kasta danbiile ah
Ahmed Islaam waqti wuu ku caano maaley isku caano shubida
Laakiin tan sadaxaad uma soconeeyso
Aqliga saliimka ah hadaan ku fiirino
10 sano ka hor maanta waqtigii hore ma aha
Dadku aqoon iyo waayo arag baa u kurdheeysaa
Waqtigu isku waqti ma aha
Soomaaliya awoodeedi weey kobceeysaa
Ahmed Islaam tani uma mareeyso
Waa tii uu ku dhiman lahaa ama xabsi dhexdiisa ku dhiman lahaa
Ahmed Islaam dadku ma ciyaal dugsileey buu moodayaa?
Xataa maanta waqtiga lagu jiro ciyaalka yar yar ayaan been laga dhaa dhicin karin
Ahmed madoobe 10 qofood inuu qol ku soo uruuriyo
Uu yiraahdo waa la i doortey
Yaa u cuntami arintaasi ?
Ahmed madoobe ma aha Qof xishoonaya
Rasuulkeeni wuxuu yiri qof haduusan xishooneeyn wuxuu doono buu sameeynayaa ileen ma aha qof xishoonaya
عن أبي مسعودٍ عقبة بن عمرٍو الأنصاري البدري رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
إذا لم تستحِ، فاصنع ما شئت
Soomaaliya maanta waxaa laf dhuun gashey ku noqdey Ahmed Madoobe
Hirshabeele kala danbeeyn iyo dawlad nimo weey doonayaan
Sidaa oo kale Gaalmudug
Sidaa oo kale Baydhaba
Ahmadoow diin waad taqaanaa , da'na kuguma yara
Wuxuu ilaah ku siyey xalaal iyo xaaraanba waad heeysataa
Waxaa kuu wanaagsan inaad boorsadaadi xir xiratid ayaan kugu talin lahaa
Laakiin hore ayaa waxaa loo yiri ( qof naar u socda jano lama geeyn karo)
Horeeyna waan u soo aragney wadaad kutubo xoor ah
Waxaan shaqo isku lahayn ayaan is bar bar dhigaysaa natanayahu waa nin 50.000 oo muslimiin ah xasuuqay axmad madoobena primo siyaasadeed ayeey fadaralaalka isku hayaan waana wax la xalin karo oo somali keliya u yaala marka waxaan shaqo isku lahayn haysku qaldin suldaan
Yaa qabankara aa latay gurguurte ha la soo qato
Waad iska haddhay ( xasan tuug maxkamada u judge ka yahay waa ta tuugta ) waa tuug urutay .
Miyey kudhuusayaan Axmed madoobeeyo qolada hawiye
Asc
Halatoogto khawarsh
😂😂😂😂😂😂 kkkkkkkkk soomali d 5 🎉
Waddanka,itoobiya,hadhafto
Lala koray beenta maad iska daysid nin weyn baa tahaye
😂😂😂
Waan yaabanahy kulaha kismayo lagama seexan anaa joogo wax soo jeedana lama arg xtaa cabsi weyn kama jirto wllhi ❤😂
Axmed geedo naar wuu carara yaa oo
Kenya ayuu isku dhiibayaa ee iga qora
Axmed waa shaqsi hogaminta haqaato illa farmajo dadka makaqaldanyihiin waasidee
Axmed madowe waa D5 lamaqaban karayo 😂😅
Ninkaan siduu qaarna u sheego waa lagu caajisayaa kelmado isku miss buu ku soo celcelinayaa.
Gari Aleytaqanaa Nindiiden Dowladnimada Ayaagardaran marwalba masuuragalbaaa???
Haddii axmed madoobe shrciga doorashada ee fadralka uu ku raaco in 3 mar madaxweyne la dooran karo wuu saxan yahay haddii kalena waa in leyska qabto haddii kale kuwa kalena wey ku dayan doonaan
Suldaankoo waa qosol koo lkn waadhaqalgeli karaa maxaa yeelay xiligii hore waa kaduwantahy xamse iyo Fartaag qaalid waxaa soodhan waasuur tagal
Muqdisho lee maa loga jaray waxan moday maxkamada heg in ey u jartay 😂😂😂 kan in uu dhinto moyee qas umada somaliyed kama daynayo
Axmed madowe
Waaxarig oobiya kama dhibcaanah
ahmed mohamed islaam waa la dooranaa asagana madaxweynaha dowlada jubaland Ahmed mohamed islaam kismaayo kuma imaanin tabliiq ee asago wato meyd ay…
Dhuusada iyo beenta aad wadaan joojiya Hamze ayaa dhacayo
Maxkamada axmed qabaneysa Gormaa ladhisey ma axmedaa lo dhisey mise xakuumadaa loo dhisey hadey xakumada ka turjumeyso waa mid aad ufiican laakinse intaan axmed lagaarin xasan ayaa ka horeya hadii waxaan u aragnaa Dan damuljadiid maxkamada dalka ayaa ubaahan ee fududeya Faruq ha idin asiibo idin alle
ma waxaa isbarbar dhigaysa madowe iyo bjnyamin wax usku dhow ma-ah
mudowe waa maskiin
binyamiin waa baarqab weeyi carab sidii ugalay waad artau
Habar dhaliwaysay aleelo kuwaalatay maqlijiray waxba kama duwana waranti waxa ubahan hassan dhiiqo isaga ku xadgudbay waxii wadankan uyaalay dastuurkii umada moday surwaal uusiga leeyahay umadan waxbay ku heshiisay xagee ku danbaysay denbi nin leeyahay maha cidkale dusha losaaro .lajiifiyaa banaan weeye waxa hassan wada shelay iyo mnta kebaa ayuu saxanyahay afkiisa iyo dhegahiisa ha ismaqleen haa iyo maya allow hanaga yeersiin Afkiisa ayuu isku xidhay codkisii hore hadhagayso dib ugu shida midhaa xusuustisa aya xune
Dhulkii daarood ayaa la idiinka aamusay laakiin in meel la is la koridoono ayaan umalayn xuduudaha. Na aan xidhi doono ilaa barbar iyo meelwalba oo xuduudi kutaalo anagoon kahaybaysanaynin dawlado kale
Been ale kismayo anaga joogno balaayana kamajirto dadka beentakadaa alle kabaq
Warank axmed aydhcaya
Ahmed madoobe halasoo xiro
Sharciga ayaa kasareeya cidwalba
Mamaamlad kale mau ka dunyhi sid butlan soomlinl kwa marak kasoo qabt ay lasoo qaban juubln
Ninkii itoobiya bada 20 ka km u baasmareeyay sharcigu muxuu uqaban waayay oo loo weerari waayey inta shacab dagan laweerarayo iyo dowlad goboleed xasiloon oo loo qasayaa
Axmed sanadkaan waaloo yaabas wixii hore been
Ogaadeenow marxuumkan nacaska ah dil ku xukuma
What kind of doorasho nin dictator ah oo markasta isaga lee maa is dooranaa axmed madoobe waa dagaal ooge raba in uu soomaali isku diro why uu qalalaaso dadka shacabka uu u dhibaateynaa
Ahmed wa ka xaraan mooryaan
Maxkamadeeda Hutu ibu hutu
Axmed mdbe w ninka kaliya ee alshabab siiya hubba ugana keen itoobia wa ninka kaliya ee lacagaha u Dira alshabab markii xamar laga xidhay akonadii alshabab malinta uu axmed madoobe ka tago Jubaland alshabab wa ay isdhibayan a madoobe waxa cadeeyay sirdonka maraykanak ee saldhigodu yahay jabuuti a madoobe wa alshabab xukunka waxa ku dhajinaya shaqo wayan ayuu u haha xagjirka khawariijita wa in maxkamad lasso taga si degrees deg ah a madobe
Been Badanaa.maxay kaqaadi karaa.heeshiiskii wadar ogolkii lagu heshiiyey qafkaa doonaayo inii burburiyo.ayaa ubaahan in maxkamad lasaaro.Beeni Raad maleh. Haaa Haaa masoconeyso.
Wàa dagaal halagu wajaho EE warqad maha
Beenaale warkiisu waa sidanoo kale, lkn adiga sharciga saxaafada iyo kan BA ayaad mutaysan hadhowaato ama hafogaatee.
Ahmed mohamed islaam kismaayo kuma imaanin tabliiq ee asago wato meyd ayuu imaadey haddana meydkiisa waa duugana idinkey idiin talaa iska ooya