Barnaamij Gaara: Wax Soo-saarka Beerta Bulaale Ee Gobolka Gabiley.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

КОМЕНТАРІ • 198

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 4 роки тому +22

    kuwan dislike-ta saaray tolow maxay ahaayeen subxaanalah
    waar maansha Allah dhaha ninka
    hore u soco wll

  • @seidhabashi129
    @seidhabashi129 4 роки тому +23

    Xitaa in uu Facebook yeesho si ay dadku uula socdaan hormarkiisa, walaahi waligay ma maqal somaliland yay Apple 🍎 ka baxaa 🤔

    • @rashiid187
      @rashiid187 4 роки тому

      Tufaaxu wa dhirta qabowga ku baxa . Shiikh wa laga yaaba in uu ka baxo

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 роки тому +20

    Maansha Allaah allaha kuu barakeeyo beertaada

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 4 роки тому +27

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Hore loo soconayaaa Beeraleyda.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 роки тому

      @Abdifathi Ismail kkkk somaliland UA-cam dhexdiisa mamul gobaleed ku noqonmayso

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 роки тому

      @Abdifathi Ismail somaliland is another one

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 3 роки тому +3

    Ax Ax Ax Intaab TV Somaliland Arkayay Bernamijkan iyo Kamaradan iyo Ninka Beertan Leh ayaa iigu Farxad Badnaa ..Wariyaha waxuu Isticmaalay Qaabka Maqal iyo Muuqaal. .....Mulkiilaha Waa Macalin Fiican oo si dab ah u Dersay dadnaka u Tusay Xalinta dhibaatada. Wax soo Saarka. Guuleyso Jaale.

  • @mohamedhussein2665
    @mohamedhussein2665 4 роки тому +14

    Masha allah macalin mawlid horey u soco guul wacn allaya barak akhi

  • @mustafeosman4884
    @mustafeosman4884 4 роки тому +13

    Qofkii ugu horeeyay ayaan noqdey Alx

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 4 роки тому +9

    Mansha Allah viva somaliland iyo umada reer somaliland

  • @dhaayoentertainment3956
    @dhaayoentertainment3956 4 роки тому +9

    Masha Allah run ahaan waa Horumar midho dhal leh🐫Beertaa waxay ku siiso Bahdaa kuma siiso

  • @iceaden977
    @iceaden977 3 роки тому +2

    Wax qabad !dhaqan.hadal wa naag. Mansha allah . Wa man yaTawakala calallaah fa huwa xasbu!

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 4 роки тому +10

    Walaalayaal Masha’Allah Dhaha.
    Masha’Allah Masha’Allah Masha’Allah Masha’Allah Masha’Allah Masha’Allah
    بسم الله، ما شاء الله، لا حول ولا قوة إلا بالله.

    • @halimasheikh2848
      @halimasheikh2848 4 роки тому +1

      ما شاء الله لا حول ولا قوة الا بالله.

    • @kuuman10
      @kuuman10 4 роки тому

      Masha allah beerta allaha u barakeyo

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 4 роки тому +9

    masha allah masha allah ilaahow ku barakee somaliland guul

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 роки тому +1

    SOMALILAND Tabarikalaha guuule lyo gobanimo Amiin ln shallah Somaliland guuule ❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏

  • @cabdilaahiaxmed8693
    @cabdilaahiaxmed8693 4 роки тому +9

    Waa barnaamaj waanaagsan mulkiilaa alle haw barakeeyo tacabka halagu daydo.

  • @omarjeylani9144
    @omarjeylani9144 4 роки тому +8

    This is so beautiful MashaAllah TabarakaAllah. Somalia is a rich country with alot of blessing from the sea, alot of camels cows n goats n agricultural farm as well too.

  • @zaynabahmed1467
    @zaynabahmed1467 4 роки тому +6

    Masha Allah Masha Allah hambalyo Somalilland hambalyo Allah ha idiin ixtiyo

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 4 роки тому +6

    manshalaah ilaahay ha KUU BARKEEYO

  • @drabdilahi4159
    @drabdilahi4159 4 роки тому +8

    Amazing good man allah yaxfadka

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 4 роки тому +3

    Mashaallah illahay ha ku barakeyo

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 4 роки тому +3

    Horumar wacan reer somaliland , salaan from xamar

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 4 роки тому +12

    Masha allah waa tacab soo jiren ah 💪muriqna malow keep going

  • @hindamohamud7502
    @hindamohamud7502 4 роки тому +5

    ManshaAllah. InshaAllah waan ku soo booqan doonaa. Allah ha kuu siyaadiyo

  • @user-dc6nx8cq4p
    @user-dc6nx8cq4p Рік тому

    Masha Allah Tabarakallah
    Rabi waa uu inoo nimceyey Rabi Qalbiyadeena ha mideeyo

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 4 роки тому +3

    Mansha Allah mawliid nuur bulaale Allah ha u barakeeyo adeer beerta 2 cisho ka hor ayaan joogay beerta aad bay u qurux badnayd

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 роки тому +7

    MASNSHA ALLAH ALA HA KUU BARAKERYO AAMIIN XAGA BEER AHA IYO XAGA FARSAMDA GACANTA ABUURITAANKA WARSHADO WAX SOO SAAR WAA TA KALIYA AYNU KOR UGU QAADI KARO DHAQAALA HEEENA

  • @aliismael7135
    @aliismael7135 4 місяці тому

    Mashallah Allahuma barrik fiikum walal..sadasadana kabixi intaad kartid markaste ki dhasho beerto

  • @faizahargeisa807
    @faizahargeisa807 4 роки тому +5

    Masha Allah,

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 4 роки тому +5

    Ilaahay garabkaaga ha galo inshalah waad ku Liibani if iyo akhiraba

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye2405 4 роки тому +6

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @abuabass1780
    @abuabass1780 4 роки тому +4

    Masha alaaah hala jeesto waxsoo saarka dalkeena nimcaa fadhida alow noo barakee

  • @mahamedmahamud911
    @mahamedmahamud911 Рік тому

    Masha Allah walalkey Allah ha ku xifdiyo aduunka iyo aaqiro mida kale adoo mahedsan ma heysaa Tufaaxa iyo Afakadhada oo geedo Beec ah halkena lagaga soo xariira waxan joga waa Hiiraan

  • @bashirbashir7648
    @bashirbashir7648 4 роки тому +6

    Rageede,waa dukaankii beeraha, bro keep up good work.You are feeding the nation.

  • @user-il4vj5js7u
    @user-il4vj5js7u 4 роки тому +4

    Masha allah ilaahey hakuu barakeeyo

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 4 роки тому +3

    Masha Allah tabaarakallah walaal Allaha kuu barakeeyo Beerta iyo Familkaba walaal markii Beertu go, do oo miruhu bislaadaan masaakiinta wax uga Qoondee oo SADAQA KA BIXI waxaan jeclahay inaan Beertaada soo booqdo hadaan GABILAY inaado INSHA ALLAH.

    • @JuneApril-sw9mq
      @JuneApril-sw9mq 3 роки тому

      Wuu sameeyayba wll beertani way balaadhantay deedna dadkii deegaanka xaadadba 40m buu siiyay oo ay wx ka beertaan deedna sanadkoo dhan by khudradooda ka beeran karaan ileen biyona ka go'i maayaane

  • @deeqayassin8012
    @deeqayassin8012 3 роки тому +2

    Subhan allah adiga oo waxaa dhan haysta ayaad dawlad uun haynaysiin
    Adigaa dowladu kuu baahan tahay oo caawimo kaa sugaysaa wll dowlada casuuraadka ka bixi beertada
    Oo dowlada caawi

  • @drabdilahi4159
    @drabdilahi4159 4 роки тому +4

    Maasha lah

  • @ahmedjama3992
    @ahmedjama3992 4 роки тому +3

    Maanshaa allaah: allaah haku barkeeyo tacab aakhiro iyo mid aduunba waad samaysay

  • @redseataxi
    @redseataxi 4 роки тому +4

    Mashallah! Illaahay hakuu barakeeyo. Insha Allah, waan kusoo gaadhi oon ku duraasi

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 роки тому

    Masha Allah guul gabileh hayad galed oohh iska jirr wa casiidiin

  • @maxmedaxmed7492
    @maxmedaxmed7492 2 роки тому

    السلام عليكم
    Masha Alkah
    Alle ha xufdiyo walaaal mawleed, tacabkana Alle ha u xasilyo. Warxibin uu bixiyey aad iyo aad ayey diiri gelin ugu tahay dad badan. Waxaan joogaa qurbaha waxaana jecelahay tacabka beeraha laakiin khibrad uma lihi. Waxaan jeclaan lahaa in aan la xiidhiido walaalkeen Mawleed aan ka waraysto cilmiga beer abuurka. Weriye adiguna aad ayaad umahsan tahay.
    جزا الله خيرا

  • @user-vm9qq6hy3x
    @user-vm9qq6hy3x 4 роки тому +3

    Maan sha Allah sheikh waad mahad santahay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 роки тому +3

    Maan.sha.allah.allah.barakayo.👍😘

  • @MohamedAli-yu5zl
    @MohamedAli-yu5zl 4 роки тому +3

    Maasha allah maxaa qudaarta itoobiya looga baahan yahay afar berood oo sidan oo kale ayaa inaga fara badan hadaan 8 helno naa inaga itoobiya uu suuq geeyn karna dalalka dariska oo dhan

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 роки тому +3

    Mansha allah somaliland

  • @yasminabdi283
    @yasminabdi283 4 роки тому +2

    Manshaallah manshaallah manshaallah illahay ha kuu barakeeyo

  • @nimcaanismaaciil4529
    @nimcaanismaaciil4529 4 роки тому +4

    Mnsha Allaah

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 4 роки тому +4

    Masha ALLAH

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 роки тому +1

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 4 роки тому +4

    Mansha Allah ha ku baraakeyo.

  • @tusmoarahman2216
    @tusmoarahman2216 4 роки тому +2

    Masha Allah tabarika Allah hanbalyo hore u soco

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 4 роки тому +1

    Mashaa allah ilaahay ha kuu barakeeyo xooga. Waa gobolkaygii waligayoba waanu kaga horumarsanahay beeraha gobolada kale

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 4 роки тому +2

    Masha ALLAH tabarakallah Ilaahay garabkiina hagalo dhamaantiin🤲💐👍

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 роки тому +3

    Maa Sha Allah, Illahey ha u barakeeyo. Shaqo wacan beey qabteen.

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 4 роки тому +2

    Mansha Allah. Sii kordhi mudane.

  • @ahmedmahamuud404
    @ahmedmahamuud404 4 роки тому +3

    Mansha Allah nin dadaal badan ayaa tahy runtii

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 роки тому +7

    Maasha allah gobolka cagaaran ee Gabiley ee jamuuriyada barakaysan ee somaliland.💚🤍❤️

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 2 роки тому

    Manshallah manshallah it’s amazing

  • @safia5954
    @safia5954 4 роки тому +1

    Maasha Allaah ilaahay haw barakeeyo beertiisa.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 роки тому +3

    .ماشاء الله اللهم بارك

  • @ifrahkhalik6709
    @ifrahkhalik6709 4 роки тому +1

    Mashallah allow kuu daa beertaada oo kuu barakee

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 роки тому +3

    Maasha allah ilaahay ha ubarakeeyo tacabka aw sameeyay waa mid ku daysho mudan inta hadal wado sida ninkan haloo fakiro oo dhulka hala qoto

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 роки тому +1

    Masha alaah ilahay hakuu barakeeyo mahmabaa tidhaa beertadu waxay kusiiso bahdaa kuma siiso

  • @mugorimui1881
    @mugorimui1881 3 роки тому +2

    Just Excellent!

  • @ahmedMohamed-xg6hh
    @ahmedMohamed-xg6hh 3 роки тому +1

    Mansha Allah tabaraka laah Allah ha kuu barakeeyo walaal dadkeenu waa in ay ku daydaan ninkaan dhulkiisa aaminay oo aan wax beeranaa si aan bari uga maarano khudaarta dibada inooga imanaysa GUUL BEERALAYDA SOMALILAND hore u socda

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 роки тому +1

    Maasha Allah,Allah hakuu barakeeyo tacab badan baad samaysay

  • @suhybmohamed3856
    @suhybmohamed3856 3 роки тому +1

    Masha Allah hore u socod wllhi👏

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 4 роки тому +1

    Maashaa Allaah tabaarakallaah wax wanaaagsan ayaad sameysay si aad dadka udhiiri geliso soobandhig miis weyn ufidi khudaarta dhan soo bandhig noocyadeeda macaa mulabka hanbalyo ayaan kuleeyahay

  • @afrodir4828
    @afrodir4828 4 роки тому +2

    17 ka Unlike ta saaray maxaasidnimo ayay ka tahay maxay ku diideen?

    • @adnankafi4035
      @adnankafi4035 3 роки тому +1

      @Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan nin la jihatama qadadwayn hore usoco

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 роки тому

    Masha allah ilaahow ubaraker

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Рік тому

    Subxaanalllah Ninku xaasid sanaa Geedka liin macaanta magiciisa ma sheegayo kuyeh .😢😢😢😢😢😢 allah ma taakuleeyo xasad yaahuu

  • @Kw58437
    @Kw58437 4 роки тому +1

    Manshallha Ilaahay ha gubarakeyo

  • @barkhadabdirisak4294
    @barkhadabdirisak4294 Рік тому

    Mansha allaha

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon 4 роки тому

    Maasha Allah maasha Allah
    Alle ha u barakeeyo

  • @xamralive
    @xamralive 4 роки тому

    mowliid maashaa Allaah Allaah ha kuu barakeeyo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 роки тому +1

    Masha Allah hore u soco

  • @oscarkahen2233
    @oscarkahen2233 3 роки тому

    Horumar

  • @ifkaali3796
    @ifkaali3796 3 роки тому

    Maansha allah Ilaahay dalkeena hayno barakeeyo. Xaasidkana haynaga duwo

  • @mustafeahmedabdi1573
    @mustafeahmedabdi1573 4 роки тому +4

    Alle ha kuu barakeeyo tacab adag oo dalka ku yar ayaad hormood u tahay

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому

    Masha Allah walahi wa wax lagu farxo horey usoco masuul

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому +1

    Mansha allaah dadku wa ainey dhulak ku foofaan intey dawlada ku mashquulsanyhiin siiyadadeeda

  • @bashirmire3428
    @bashirmire3428 3 роки тому +1

    Aad yaan uga hellay akhlaaqadiisa iskukalsoonida iyo kartida kamuuqata ninkaan beeraleydaa. Waa midkamid ah dadka lagu dayan Kato. Guulayso yaan leeyahay.

  • @shukriyah
    @shukriyah 4 роки тому

    Manshallah Allah ku barakeeyo lakiin dawooyinka beeraha ha laga daayo

  • @ayannuh533
    @ayannuh533 4 роки тому +1

    Manshalah tabrakalah

  • @sharmakeabees4745
    @sharmakeabees4745 4 роки тому +1

    Markan yaraa waxan jeclaa cabecaad iyo cabeshoog iyo madheedhka viva somaliland for life forever

  • @munirkh
    @munirkh 4 роки тому +1

    Maanshalaah

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 4 роки тому

    Masha allah illahay ha u barakeyo wallahi wuu dadaalay dhulkenu dihin yahay wa tusaale fican

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 4 роки тому

    Ilaahay hakuu labo iyo saddex jibaaro nimcadiisa anagana ha na garansiiyo

  • @Wars7498
    @Wars7498 4 роки тому +1

    Been there a couple times ...Mashallah huge farm

    • @taha-selman
      @taha-selman 3 роки тому

      Do you got his number plz give it to me

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 роки тому

    Manshaa allaah alaha ku barakeyo

  • @faisasamatar7114
    @faisasamatar7114 4 роки тому

    Mansha allah tabarakalah alle haku brakeeyo

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 4 роки тому

    Maashaa allah Allah hakuu barakeeyo beerahaada waa arin kudayasho mudan

  • @abdullahiabdi2863
    @abdullahiabdi2863 3 роки тому

    Nin aqli badan

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 3 роки тому +1

    Mida kale caleenta badan halaga jaro geedaha, caleentu waxay cuntaa macdan/ nafaqo badan

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 роки тому

      Dee adi maxaa kuu diiday inaad wax beeraato

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 роки тому

    Maansha allah walaal illahay caqliga hakuu daayo. beertaada tacab badan baad galisa dhirta aad sii iibinayso waa fikir aad u qiimo badan inaad u sii faa iidayso beeralayda kale

  • @ahmedawdaahir3909
    @ahmedawdaahir3909 4 роки тому

    Mansha allah ilahay ha idin dayo aamiin aamiin

  • @pogbaking8270
    @pogbaking8270 4 роки тому

    Masha allah hambalyo wll mawliid

  • @cadar1499
    @cadar1499 4 роки тому

    Warun dad kii somaliyeed mel walbaa eey joogaan farahii beey laabteen wax sooraar maleh masha allah hore mar wacan hadaan imaado gabileey waan ku soo booqan insha allah

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 4 роки тому

    Mnsha allah waa arin wnagsan inan somlidu dhulkooda aaminaan sudan uga baxno tuugsiga (baryada) dawladaha gaalada kuwaaas oo aan xataa jawi wx lugu beerto haysan mnsha allah hirmar wac sidoo kle ana waa qorshaynayaa inan farming ka bilaabo Somalia insha allaah

  • @aasia123
    @aasia123 4 роки тому

    Maasha'allah mawlid wadankenu ragsidada okale ah ayu ubahanyahay.

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 3 роки тому

    BEER BAAN DAMACSANAHAY EE DUCADU WAA XAGIINA