Yaa loo qabsanaa marka hooyada maalin walba wiilkeedii ama gabadheeda lagu dilaayo hal dollar...midakale saado Ali yaa loo qabsanaa ilaa markii uu Hassan sheikh joogay ayaa ladilay...farxaan qorole yaa loo qabsanaa....maxaa isku yeel yeelaysiin horda way cadahay qofka dilay iyo sababtii loodilay in ey Aheed kusiga darsiis hada maxaa socda dalkii oo dhan dagaal musuq maasuq.....qabiilnimo yeysan ku qaadin....dadku aad u hiilineyso waa kuwii lahaa farmajo waa mareexaan maba xishoodaan kuwaan ceebay dacaal....bal ar i tusi farmajo taagan tv ga oo Hassan sheikh ku dhagan waxaa ayaa laga dhahaa gobanima...walee labada nin kala qabsan
Ninkan wa fiyow yahay oo og halkay dakanadiisa jirto, Farmaajo waxu madaxweynihi dalka ayu aha wax kasto damni ah ee lagu galayna iligiisi dushisay saarantahay
hala qabto hana na dilo eey kasta waxuu abuurtuu gurtaa yaa maanta raba naxariis laawe la arkay xaasinimadiisa allaa mahada leh ayagoo maanta ah qob moos urayaasha dalkaaga dal lama mid noqon karo caqliga kuwa calosha uu ka galoo dhan ma fekeraane cadowgey moodaan inuu walal yahay dalkaaga iyo dadkaaga inaad dhisitaankiisa la kacdo oo la kufto baa kuu wanaagsanaan lhayd shalay laakiin maanta shalay maaha laga tag lana og waxuu geystay baa laga goynayaa hee
Waa soo labanaa farmajo dalkan waxa uu uqabtay ilaahay iyo soomaliba way ogyahiin ee afkaaga nooga daa mudane farmajo guulayso waligaa
٠
Xasan cali kheeyre buu wataa saan u maleeynayo shiikh shariif isma galaan
FarMajo wa halyey somali majiro qof lamid ah samata bixinta
guul. Farmaajo
Kkkkkkkk eeygii ku dhalay was mooriyaan baatahay waa soo laabanaa (guul farmaajo) huuuuu haaa xamiibul malaayiin anagaa jecel af ure noo daa guuuuuuuuul farmaajo
Kanaalkaan rookoiga yahay
Same here,waa tuurayaa kan doqonkaan.
Hawiye oo dad qalataa timid
Waa runtaa walale
Daabaalkaan oo xataa hadal aqoonin masoriyooday maskiin kaan yaa soqalday 🤣🤣🫏🫏🫏🫏👎🏻👎🏻👎🏻 famajo 👑👑👑💪🏼💪🏼❤️❤️
guul farmaajo
Gaal jecel gaal jecel dhalay oo gaala kahar ah farmaajo beenta haa kasheegin
😂😂😂😂😂😂❤❤❤💪🏼💪🏼👍🏻👍🏻
5 sano ilaa hada oo ey heestaan dwladii wali farmajo ey af lagaadaynayaan
Baal xauusi xasan sawirkisana saaran marku tegay jig jiga isaga oo madaxweyne ah wixii ku hadalay taasna micneedu mahaa inaan itopia tageerayo tageerayo midkalle xasan isaga ayaa dhaqaale u mixiyey xildh mooryaan ah jaahiln waxaan qorin waxaana akhrin qofasta oo somali inay taasi dhacayso waa ogaa
Aacudubilaah moryaan dhahaya Farmaajo waa qabiiliste.
Ikraam farmaaja lo hesta ileen asaga wadanka madaxweyne ka ahaa
Yaa loo qabsanaa marka hooyada maalin walba wiilkeedii ama gabadheeda lagu dilaayo hal dollar...midakale saado Ali yaa loo qabsanaa ilaa markii uu Hassan sheikh joogay ayaa ladilay...farxaan qorole yaa loo qabsanaa....maxaa isku yeel yeelaysiin horda way cadahay qofka dilay iyo sababtii loodilay in ey Aheed kusiga darsiis hada maxaa socda dalkii oo dhan dagaal musuq maasuq.....qabiilnimo yeysan ku qaadin....dadku aad u hiilineyso waa kuwii lahaa farmajo waa mareexaan maba xishoodaan kuwaan ceebay dacaal....bal ar i tusi farmajo taagan tv ga oo Hassan sheikh ku dhagan waxaa ayaa laga dhahaa gobanima...walee labada nin kala qabsan
Sax waa inay kabaxdaa dalka
Doqon kaal jeceel
War midkan ariinta fahad iyo farmajo kaa hadlayo maa qof walanba misii sadan ayu ku fiyoyahaye war farmajo waxa uka dacaye mixeytahaye wax u wanajiyo moye wax u halyii anga mahayno fahadana saga yaqaana danahesa una tilmami meysed adaga xayawanka kaa aqli xuun bro alahaku cafiyo
Ninkan wa fiyow yahay oo og halkay dakanadiisa jirto, Farmaajo waxu madaxweynihi dalka ayu aha wax kasto damni ah ee lagu galayna iligiisi dushisay saarantahay
War yaan lagu dilin dhaha meeshaan meel waalatey waaye.
Ka carara xamar xasan carar ha la Soo qabto xasan wa warey
😂😂❤
Sheekh waxba kama Qasdi kartaan ee hadalkaaga dib u fiiri
Saaxiibayaal,ma sidiiniibaad weli beenta hurguftaan kkkk
Fahad ma ciyaartooybaa maxaa marba xisbibuu ku birayaa Fahad haduu ordo xataa waxba kama badali Karo xalada hada joogta isaga yaan lague dilin
Marka gabdha yaa diley sow fahad sowma dilin marka fahad baan soodhaweeynaa farmaajana waa caayaa marka gabar kaama maqlee ee farmaajo baad nicibtahay yaahuu farmaajo iyo farmaajo waa iskumid qolo baa ku adeegsaneysid
Mahadsant walaalkey warqabad NEWZ ❤❤❤❤
Muse bixi waa tuug Somali ma ha
hala qabto hana na dilo eey kasta waxuu abuurtuu gurtaa yaa maanta raba naxariis laawe la arkay xaasinimadiisa allaa mahada leh ayagoo maanta ah qob moos urayaasha dalkaaga dal lama mid noqon karo caqliga kuwa calosha uu ka galoo dhan ma fekeraane cadowgey moodaan inuu walal yahay dalkaaga iyo dadkaaga inaad dhisitaankiisa la kacdo oo la kufto baa kuu wanaagsanaan lhayd shalay laakiin maanta shalay maaha laga tag lana og waxuu geystay baa laga goynayaa hee
.
waryahadawaxakhabaneysid madkhàbtidatugaxasanah oumadidhibaya farmajoidinma sosocdoehacuninxaywanbadatajay
Soomali qabyaaladaa indha tirtay
Fahad. Waxaa kaga rabaa, inuu caddeeyo ciddii dishay, isaga laftiisa ayaaba ku jira & wadne, qabad, jiis mareexan, adiga laftaada ayaaba laga shakiyey maadaama uu yahay, kolley Dilalkii dalka ka dhacay waxbuu ku leeyahay. Hadduusan sheegina go'aankii waa inoo dambiile.
Qaan mariixaan waa qaaxo kugu maqan yaayiri qaxo matibiya xaqdaroy bursi yaa ah kismayo iyo gado kenya yeey doowlad uaragtaa eey uhilisaa guulow qabo marki ladhaho
Bal ilaahay baan idinku dhaariyee ninkan beenta iyo masabitka uu masa bidaayo madaxweyne farmajo ila dhagaysta subxanalaah waa tuug isbahaysatay oo kaaga daranta ma xishaanayaan😮😮😮😮😅
Jahil xanunsan baa tahay oo moryan iyo Dulinimo isku darsaday jahilnimo u dhertahay koley Farac Fiican kama soo
Haku fududaanina in MCFarmaajo yahay sida Loogu Gafey khudbaddan. XSM Waa La socotaan in uu ahaa Xa'in Alwaddan WEYN.FadLan ka fiirso hadaLkaaga....
:YAHAY!!! waa sida'a, La soco!