@ waxa kuugu filan cadeyn in kacbada xog ku haystaan Cid iyaga ka hor jeeda imaam kama noqon karto Falastiin loogama duceyn karo Shahiidki sinwar janaaso loogama tukan
Wa Bara bagaadadii boqortoyada sacuudiga faafisay. aaway ciidankii France 🇫🇷 oo duqeeyey mana sheegan Mahdi in ay yihiin baadilka boqortooyada ayey kaso horjeedeen
Sheekhadaan qaabka aad usoo tabisay waa qaabka ay uso bandhigeen boqortoyada sacuudiga si ay san shacabku xaqiiqada iyo gumeysiga ree Aala sacuud ugu baraarugin ninkasna ujeedkisu wuxu ahaa in kacbada uu xoreeyo oo ilaa iyo hada wax aysan ayagu raali ka'aheyn aan laga sheegi karin
Qaabka aad qisadaan u tabisay waa qaabka ey boqortooyada aala sacuud ee munaafiqiinta ah ey qisadaan u badalen si eysan shacabka ugu kicin bey ka abeen abuurten ninka balse ujeed ku wuxuu ahaa inuu xoreeyo kacbada.
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Kabcada waxa ilaashanaya rabi muslinka masjidka qasa ayaa loo diray wataaz yuhuudu haysato kabcada rabi ayaa ilaashada waana koobta aduunka ugu amaanka badan masha allah allahu akbar ❤❤❤
Mashallaah tatiikh ayaa naga dabageysay manta
@@sacdioabdirahman22 sacdiya barnaamij tariikh ah weeye runtii aniga Aad baan ugu xirnahay adana masaas “.
Nasiib badana ninka xaramka ilahey ku dhinta
Ku Mahadsanid so gudbintada qimaha badan ❤
Khaalid mashcal taariiqdiisa iyo wayihiisa ustaad Nala wadaaag
Taariikh muhiim ah kana maqneyd Diiwaankeyga, mahadsanid sxb Aweys.
Allaahu akbar Allaahu akbar
Masha allaha
أشهد أن لا اله الا الله وأشهد أن محمدا عبده ورسوله ❤❤❤❤
Shp.aad basn kuu taagera ducomtery soo badi wlhi caqbari baa tahay xaga xog gudbinta Ilaahay haku guuleyo❤
Scw 🕋🕋🕋🕋☝️☝️☝️🕌🕌🕌🕌🕌🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ustaad warbixinadaada iyo documentgaagu lagama xiiso dhaco adoo jeclaysanaya ayay dhamataa
Adna alaabtan waad la daahdaa soo badi mahadsanid
جزاك الله خير الجزاء
سبحان الله العظيم
Waad mahadsan tahay sida aad inoogu soo gudbiso taaŕikda aduunka iyo warbixinta sidaa anshaxa iyo wanaaga badan oo aad inoogu soo gudbiso
Mahasanid ustd
Hadana Lama ogola in falastiin looga duceeyo madhihi karnoo yahuud wax ma dhaamaan kuwa maamula kacbadda
Mudane waxad barnamij ka samaysaa fadalan yaa dilay prince diana wa barnamij xiiso leh runtii 😊
Mahadsanid❤❤❤
Taarikhda maxamed binu cabdi wahaab aa ka rabnaa
قبل تحرير المسجد الأقصى والقدس الشريف ، الحرمين الشريفين أولى ان يحرر .
بسم الله الرحمن الرحيم
السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ
Mudane Madax Barnaamijyada ,Itaalmedia
,Wax kaa codsanya Inaad Barnaamij ka Sameyso hawada Sare Iyo Meerayaasha,
Waad mahad santahay.
M.alaaaah
Xaalad walba oo soo wajahda qofka muslimka ah marnaba uma banaana in uu daadiyo dhiig qof muslim ah
Wllki Kasoo hadal Gobalka kashmiir 🇮🇳×🇵🇰
wx ka wangsan lga hdlaya😂
ماشاء الله عليك استمر يا اخى❤
Scw scw scw❤❤❤❤
Soodhig muuqaalka
Kacbada xita xor maha wlaahi
Wa in laga xooreya al sacuud
Kooxdas laga shekeyay fikirkoodii ayad aaminsantahy
@ maya fikirkooda ma aaminsanay lkn al sacuud wa dad gaalo dabdhilif u ah
@@mohazat5009 Lkn kacbada qof kasta oo muslim aha ufurantahy ayagana xoog kuma haystaan
@ waxa kuugu filan cadeyn in kacbada xog ku haystaan
Cid iyaga ka hor jeeda imaam kama noqon karto
Falastiin loogama duceyn karo
Shahiidki sinwar janaaso loogama tukan
Waa dhacdooyin cajiib ah.😢
waaa cajiiib
waaku mahadsan thy masuul inaad mowduucan nala wadaagtay
Doqon Ayaan tahay sida sheekada and usoo gudbinayso ayaan bilal shaandho ah. Sheekadii dawlada sucuudiga Ayaan soo gudbisay. Dhaka kale ka istaag
MagaCaygu wAacabdiwaduud sooboobsii muuqaalka xiga 12 bari waxmuuqaalah lama soodhigin ee boosting muuqaalka
Faransiiska gudaha ayey u galeen gudaha 2022 ayaana lasoo bandhigay
Waad lasodaahee sogalanta qisoyingaa😢😢😢
فأين الله؟
فأين محمد صلى الله عليه وسلم.
فأين محمد صلى الله عليه وسلم؟
Walaahi waa dhacdo dhab ah ilaa hada fasir aan loo Xayin 😢
Masha Allah Masha Allah
Gacbada sharafta leh hada ayeeeba xor aheyn 😪😪
Waxaa fiicneed in aad dhinacyo badan aad kasoo baarto taariikhdaan Markii aad diyaarineysay barnaamijka taasi waxay adiga iyo inagaba noo fududeen lahaydna in aan wax badan fahano!!!!!
Mhadsanid walalka
Masha allah wallo noso badi mar walbo wa iska jeclahay inan dhagesto qisoyinka ambiyada ad noso gudbiso
😢😢😢😢
M.a ❤❤
فأين الاھل صعود؟
7:11/2024 xaalkaa igu xune isoo duceeya wllayaal
Saliga iyo Salaada badi sxb
Suucudiga All muuslims❤❤😊
Ku saliya xabiibkeena
Aways own intaad jooogtaa
❤❤❤❤
Wa Bara bagaadadii boqortoyada sacuudiga faafisay.
aaway ciidankii France 🇫🇷 oo duqeeyey mana sheegan Mahdi in ay yihiin baadilka boqortooyada ayey kaso horjeedeen
Sxb Kashmir iyo Hindi qisadad no so diyarii
aways aarka sxb salan sare noso baar madaxda boqorada carabta hogaamiya taariikhdoda ama abtirkooda
Sucuudigu wuxuu Baabiyay waxyaalihii uu Nabigu katagay
❤❤❤m.a
Qisadaan waxey daliil u tahay qurafada qisaadii asxabul fiil iyo sheegashada in xajku amaan yahay sida quranku sheegay
ومن داخله كان ءآمنا
War toobad keen oodiinta islaamka ah soogal oosoo ashahaado sida aad uhadlayisd matihid qof muslim ah
Waayo waxaad beenisay wax quraanku sheegay qisada asxaabul fiil quraanka aayaa sheegay oo suurad dhan baa kahadashay sidoo kale axaadiista Nabiga scw ayaa sheegtay
Markaa adi waxba kaa dhagaysan mayno ee waxaan kudhihi lahaa diinta islaamka ah soogal oo soo ashahaado
Saxiib lakin nimanka ma bur burin bay u yimdeen wa Sual kuwaas asxabul fiil inuu bur bursho ayuu donyey
Markaa Ethiopia Somalia bartay hala shekeysab
@YasinAbdullahiAhmed kuwaanba xujaj badan ayee Ku dhax dileyn xaramka xajarul aswadkiu waa eey qaateen waxeyna kamaqnaayeen mudo 22sano ah
@JaamacDeeq-mm7gd runta iigu imaaw niyhow Qiiro jabaanka iskadaa xitaa lama hubk xajarul asawadka inuu kiibaaxsa yahay waayo waxey la maqnaayeen mudo 22sano mana Soo chemin ee wey Soo tureen . Waa sheeko barley asxabul fiil çaqli ahaan xitaa macquul Ma'ha qisada sida eey u socoto
@@MUCAMELEGNF adi diintaadu waa noocma mawaxaad diidaysaa wax quraanku sheegay qisada asxaabul fiil ilaahay baasheegay oo suurad dhan buu ugu magac daray oo ladhaho suuratul fiil oo aan wax kale kahadal qisadaa mooye
Markaa ma ilaahay baa been sheegaya سبحانه وتعالى oo adaa run sheegaya oo aan warkaaga qaadanaa ?!!!!!!!!!
Sheekhadaan qaabka aad usoo tabisay waa qaabka ay uso bandhigeen boqortoyada sacuudiga si ay san shacabku xaqiiqada iyo gumeysiga ree Aala sacuud ugu baraarugin ninkasna ujeedkisu wuxu ahaa in kacbada uu xoreeyo oo ilaa iyo hada wax aysan ayagu raali ka'aheyn aan laga sheegi karin
Hadaba waa lahaystaa yahuud baa heysatta yaa u sheegeysaa oo ku laxowsanaysaa gumeysi miyaa gumeysi ka fiican kan baa ugu xun soo ladagaalanka akhlaaqda iyo towxiidka
Si dadban loo maamulaa
Adeer cidna ma haysato xaramka lakiin nimanak sacuudiga jooga lacagta iyo naftooda bay jecel yihiin
@@mursalsaidasal8775cidna ma hysto mesha alle dfcaya?
Qaabka aad qisadaan u tabisay waa qaabka ey boqortooyada aala sacuud ee munaafiqiinta ah ey qisadaan u badalen si eysan shacabka ugu kicin bey ka abeen abuurten ninka balse ujeed ku wuxuu ahaa inuu xoreeyo kacbada.
Faransiis in la kaalmo weydisto qalad weyn baan u arkaa iyado la heli karo dowlado kale oo muslimiin ah xiligaasna xooganaa
❤❤❤❤❤❤🎉
🎉
Ciidan kii Siyaad Barre Maxaa Loogu Diri Wayay XiliGaa xoog Bey Laheyd Waa Ayagii Ethiopia u Galay Gudaha
Kasoo hadal gobolka kashmiir
Koox khawaarij ah iyo koox murtadiin ah ayaa xaramka ku dagaalamay waxaana guulaystay murtadiintii😢
Slc wa dhacdo cida kaga shekaysay aad so xiganaysid
Dhinac iyo dhex maxad ku cadaynaysa waxa aad maqasho od shegto _________¿
Sxb clqadiir khan kasoo hadal ninkii nugliyeerka u sameeyay pakastan
Sacuudigu waaba yahuud dhab oo qabsaday kacbada illaa hada ayay haystaan 😂😂😢😮😮😅😅
Kacbada hadaba wahabism baa heytsta oo ingiriis iyo yuhuud asaasen ,
Kuwaas shababa ahyen iimanka bela
Antenatal maak maakaa xun maxaa kugu dhacay
1979 waxay ahayd sanad barakaysan kacdoonkii islamiga ah iran waxkasto sanadka dhacay wax khayr leh bay ahayen. Wahabigan ka shekeynaya in xaram ama kacbada la yeelayo waanu kusocona xaramka idinkase dhiiga musliminta waliba asxbta kudhex dilay xaramka. Allamuhim ehellu sunah gar ahaan wahabiya gaalo gaalo gaalo ey ah ilahay nacaladisu ha idinku dhacdo jaahilin ey ah ey ah ey ah ba tihiin
❤❤❤❤❤