Dadka qaar bahalo marka dhahdo caay bee u yaqaanaan ee iska fahan qofka meeshu ka hadli karo ha is doqomine wa fahmi kara ina xumaan ka wadin lkn isku day ina fahanto wuxu ka wado
Asc Walaal waa runtaa. Waa wax aan la yaabay kuwan like ku raadiya saliga Rasuulka scw. Video ma furtayba waxa ku hor taagan qoraal aad moodo inay ku tijaabinaayaan inaad jeceshahay Rasulka scw yaab🤔 Mar mar waxay ku leeyihin ku sali Rasulka scw hadaad jeceshahay? Subxan Allah ma qof Muslima oon Rasuulka jecleyn ayaa jira Subxan Allah taasi wax la is weydiiyaba maahe. Culumadu xataa way ka digtay in dadkaas melahaas wax ku qoraaya laga digtoonaado waayo wax ay yihiin lama yaqaano. Allah umada ha xifdiyo 🤲
Jah wa celiilkaas muufaa taalo meesha raashinkii ragga markii malaamiley ku ciyaaran ee hadane ka dhigaan wax leesku dhibo wa iska sidaan Ar Daba-yarow kuwaan markale ha u keenin muufo
Please bisinka waa wax weyn waxaa Laga yabaa muqaalkiina in dad Rey kusoo muslimaan. Bisinka cod ahaan u dhahaa waxaan ilaah idiinsiiyay maalinta aaqiro wa la idiin weydiinayaa EE please asxaabey..
Idriiska dhoorjeer arkay waa qof deeqsi ah cuntada marguu qof sinaa wuu u badiyaa waa qof yaqaan wax siin barakallah team idriiska ii taabo
Shabalaasa iyo bajaajle boy ha la soo qabto iyagan team ka cashada muufada caawinaya
Idirska WAA nin naxariis badan maanta DHAN waxan dhahayay wiilkan maraq maalogu daro 🤗
Captain baara legend 💪🏻💕
Soo badiyo waa ciyaar aan isqabsi lahayn maansha allaah from hargaysa
Idiriska ii tabo hala dhar jiyo 😂😂😂
Team bbd waxaa isoo xasuusiseen maqaaxida sharbeed madiino 😂😂😂😂😂😂😂keep going bms
Waa wareey sharbeed madiino waxa iso xasuusisay waa yahaygi madiino
Wllhi waxan nasiib u yeeshey in aan soo qoro comments kii ugu horeeyey in aan soo qoro kaliya like ii saara
Janalka ugu shidan Wa bar barta horey usocda
Maasha Allah I missed muufo tinaar be shifaa wa caafiya. Kuwaan bahalo waaye Maasha Allah Tabaaraka Allah 😩😫
Wxaga amaan io caay wda soocde wye 😂😂
@@sHimaaLi_x1 Cay waxaad u taqaano ma garanaayo aniga. Qofna kuma xadgudbin.
Dadka qaar bahalo marka dhahdo caay bee u yaqaanaan ee iska fahan qofka meeshu ka hadli karo ha is doqomine wa fahmi kara ina xumaan ka wadin lkn isku day ina fahanto wuxu ka wado
Cafio qabiir 😂 idiriskii ku qaatay kuma dhigo😂😂😂😂😂😂😂
Hhhh waa la dhajiyey ciyaarow umaleynaayey
Team idriska is muujiya
Remarkable challenge 😂
Nice challenge wa game is qab qabsi laheeen be happy 😊 always ♥
Guleysta walalayal kuligina team jamuni iyo kabtanka iyo baabajey idiriska dhaman masukubi karo 🥰
Challenjigan ani igu soo dara plsss🤣
Teyga bela soo badiya 🎉🎉😂
Team BBD 🥰
big respect c.naqiib maxamuud codeey sxb sare
Hala dharkiyo idiriska iitaabo fadlan caawa wuu qoslayaaye
This is the best game wlhi 😂😂😂
Jah kabtanka il ayaa kudhacday caaga wey diidan tahay😂😂saan caadi maaha😂
Wllhi idiriska waa qof qalbi wngsn ❤
Part 3 wlh funny waye wlh yailarabto🤣🤣
Idirska iitaabo wuxuu kahadlaa daacad marka waa intuu kusoo can baxay
Caawa Waa Halabafaqeesto. Cunto Wadani Yaahelikaro Maasha Alaah ILAAH niicalfo CAAFIMAAD Kucuna. Caawa Waalahaayey Janbiyoon Iyo madaxey yaarabi
Team BBD dad aan aragtitooda aan ku qoslo noolaada inta ay nolol jirto
Ilove muufo
Bouna appetite
Waa ni sugaa dhamaantiin waxaa inoo balan ah 1k subscribes insha'Allah 🤝🤛
chanllege noo soo badiya barbaarta
Hala soo badiyo daba yaree
Masaakiintaan caawa keentayn ku kuusteen bee muufada🤣
Pizza, humbuger iyo canjeero xabashi ayay iskudagaalaaan markaaasey muufo diidaayaaan. Alle maxaaa dadkeena qalad laga dhaaadhacsiiyay. Hadii ay ogaanlahaayeen farqiga udhaxeeeyo waxaas aaan kor kusooxisay iyo muufada, iyada lee cuni lahaaayeen, Lkn maxeykuugutaalaaa wax aan cunto aheyn aaa cunto looga dhigay.
17:10 kaptanka cag badal kaas waa I dishay wlhi 😂😂😂
Funny wye wlh 😂😂😂😂
Captan baara caawa yaa cadeeyat
Masha allaah
Cuntadas macankeda halka aan joga ka daremoya allh ha adin daweyo
so funny 😆
Danbaski mee no nice
Barbaarta keep going
Khabiir madaxee Legend
Kep.goin.b.b.d.my.Gays
Soo badiya muufada barti3
Mursal iyo ababala iyo sadam keyow Hala siyo mrkaan prt3😂😂
Dabayare wan wataa
Prt.3 wasuke la ahy
UA-cam waxaa u nacay kuwa Rasuulka Scw” like ta ku raadiyo, waa eey eey dhashay
Asc Walaal waa runtaa.
Waa wax aan la yaabay kuwan like ku raadiya saliga Rasuulka scw.
Video ma furtayba waxa ku hor taagan qoraal aad moodo inay ku tijaabinaayaan inaad jeceshahay Rasulka scw yaab🤔
Mar mar waxay ku leeyihin ku sali Rasulka scw hadaad jeceshahay?
Subxan Allah ma qof Muslima oon Rasuulka jecleyn ayaa jira Subxan Allah taasi wax la is weydiiyaba maahe.
Culumadu xataa way ka digtay in dadkaas melahaas wax ku qoraaya laga digtoonaado waayo wax ay yihiin lama yaqaano.
Allah umada ha xifdiyo 🤲
Soobadiya waa ciyaar waxkale ah runtii
Dawa yare kama xishoon waxaana xayasiin ma ahan 😂 waaba ku dheshen muufadi
soo badiya niyoow
Chalange sidii hore halagu soo caliyo baba baara iyo idiriska
IDIRIS MRKII LYIDHI MA CUNYSIIIN WAY XAASID CIYAARAYAAA
Legend codey
Itusiya garabkiina somaliyey 9 sano kahor furtey ciwankan
Idiris Ka muufada cawa weey Ka xanaaqday
Istaaaga waxba haku cunina wllo hana ku cabina u fadhiista sidaaas ayaaa ah edabta cuntda😊
Mesha waad washeen ciyarta sidi hore ku so celiya idiriska babajay. Kabtan baara intinasa xarabo ah
Idiriska nin culus Oo wata🤣😂🤣
idirika come to SWEDEN
Baara guul
Hhhhhh "Codey meeshaada haka kicin" hhhhhh
Saan waa danbi dadka masaakiinta abaarta gaajada u dhimanaayo wax kasiiya plz
Madaxay waala gaaday
Meshan waxaa ka maqan Bashir uraal
BBD Maxaa Laga wadaa
Si fican haloo cuno cuntada gacmahana is ka soo dhaqa plz
Captan codey
Joojiya sida saqajaanimada iyo badow nimada aha ee wax ucunayaysaan iyo faraha intood leeftaan hadana cuntada kusoo qaadaysaan mahad sanidin waan idin taageersanahay 🙏👍
Saaxiib. Depression maa tahay dadkaas shanti waqti ayee dukadaan . environment caafimaad leh wee ku nool yihiin marka depression iska daawee . Salaada tuko mar waliba
Best challenges
Idiriska ii taabo waxuu wata reer mudug
In Wax Haraan Buu rabaa Kulaa Wareegii u danbeeyeey😀
Team idiriska kuwakle no😩
Langd bbd
Sobadi ya 😂
Anigu waxan inyar ujira inan muqdisho uyimaado muufo bas hhhhhhhh
Cuantada khasarnisan dadka masakinta o geya moqtisho ku nool plz
Dharag oo dhimo aya kadhacdey 🤣🤣
Kkkkkk codey idiriska iitabo
Casho ihynin gaajo iqabaty
Jah wa celiilkaas muufaa taalo meesha raashinkii ragga markii malaamiley ku ciyaaran ee hadane ka dhigaan wax leesku dhibo wa iska sidaan Ar Daba-yarow kuwaan markale ha u keenin muufo
bilaa faraxal baad ku cunteen 🤔
challenge fashilmay aa dhihi kara waxn ani no xamasad at all 🥵
Ala muufo shime cuna jah saan ujeclhy Lee putlnd ma igu keeneysaan waa suale wabaa 😫😪🥺🤦♀️
Bahasha Sanaa ku fcn tahay
Saan waxa ka badala cuntadas dad bahan jiro wallayalo
TEAM BBD ♧$
Waar Nimanyahow Reer Xamar iyo cuntadu Maxey issu YihiiN? Aragti Ayaaba ka Dhaxeysa!!!
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alaa saan ufuureey cwaaaa waligee san camal danbiwaye idirskaa wuudiley wiillaa 😂😂😂😂😂 waku aruurshey 😂😂😂😂😂😂😂
WA malin sis
If you eat too much its dambi. And I'm sure there are many people going to bed hungry in Mogadishu....
QEEBTA SADAXDAAD NOO KEENA PLZ
Soor io bukurey😂
Kan Dheer waa dhuuni . Wuu ku soo talagalay inuusan wax ka reebin
Be together 😂
Qabir madhaxey man utd waa laga kariwaye san aya abal kadha
Please bisinka waa wax weyn waxaa Laga yabaa muqaalkiina in dad Rey kusoo muslimaan. Bisinka cod ahaan u dhahaa waxaan ilaah idiinsiiyay maalinta aaqiro wa la idiin weydiinayaa EE please asxaabey..
Kkkkkkkkk 😂😂😂😂😂
Waxaani waaqalad cuntada haiku ciyaarnina
Teem bbd❤😂
War cawa madaxey yaa soo qalde mesha veaws laga helaa moo maqle sports lagu ogaye😂😂😂
Kaftan baaraa kkkkkk
Baaraa