CHALLENGE PASTO IYO CAANO IDIRISKA BAABA JEEY IYO KABTAN BAARA OO KARAAMADA ISKA QAADEEN.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 214

  • @yoonis7217
    @yoonis7217 Рік тому +129

    Inta vedioga idirska dartiis u daawata ismuujiya😂🐐

    • @iskailaali2275
      @iskailaali2275 Рік тому +4

      ɪsᴍᴜᴜᴊɪʏᴀ ᴛᴇᴀᴍ ɪᴅɪʀɪsᴋᴀ🤛😂

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Рік тому +52

    Kabtan baara qiyanadiisa inta ila aragtay like saara 👍

  • @mahadreed242
    @mahadreed242 Рік тому +48

    Waqti ma uheeysaa saliga nabigeena muxamad scw ❤️❤️❤️❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 Рік тому

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @hindadiiiriye9842
    @hindadiiiriye9842 Рік тому +18

    Kaptan bara dartisa ufirsadaa farxadka radiyaa wllhida I love bara❤

  • @abdirahmandiiriyeahmed4908
    @abdirahmandiiriyeahmed4908 Рік тому +11

    Qofka kaliya captan bara ka qosolsiin karo waa idirksa 🙏🙏😂😂😂😂

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Рік тому +12

    ASC asxaabta Qaaliga ah, latalis, Bacda jalaha baastada kujirto Cafimaad mahan iska ilaali inta aa iska alaali kartid.
    big Fan from Germany

  • @saladcali2711
    @saladcali2711 Рік тому +6

    Kabtanka baaba jeey iyo kabtan baara waa qayaaneen markuu adiga kula murmaayauy ee vidiyowga dib u fiiri bro

    • @Mzzrahul
      @Mzzrahul Рік тому +1

      Wxaas caadi wYe kor uga baxa

  • @deeqajamac6500
    @deeqajamac6500 Рік тому +4

    Idriska xaskaga meesha ha keenin raga kulamida meeysan keenin so respect your wife

  • @zahroosmannor1775
    @zahroosmannor1775 Рік тому +19

    Inta b.b.d taageerto like😇

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Рік тому +2

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Рік тому +14

    16:56 kabtan Baara. Khiyaano kuma jirin ciyaarta dhig. Cabitaanka. FiFA go,aan kaa gaadhaysa 😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-fr8vk
    @AhmedMohamed-fr8vk Рік тому +2

    Baabajeey markuu caanaha helay xataa anaa farxay Baabajeey hampalyo zxp

  • @Kweensunami
    @Kweensunami Рік тому +4

    Kabtanka dartis u daawada 😂faunny

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +11

    Four legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo and najiip another's levels challenges 💯☝️👍👍👍

  • @mohamedbulshaawi4861
    @mohamedbulshaawi4861 Рік тому +6

    Captain Bara xatooyo ayuu sameeyey😂😂😂

  • @muzamilmukhtaar
    @muzamilmukhtaar Рік тому +2

    Kabtan baara wuu gafay wuuna qaatay asiga iyo baba jey kala qebsadeen

  • @hasanbilaaje1545
    @hasanbilaaje1545 Рік тому +3

    Kabtanka kashif amey kugu noqotaa

  • @atloss516
    @atloss516 Рік тому +5

    Hh wllhi caanahan wayn waa ka shikiye ama kusoo celceli nesan 😂

  • @zaydaadankheyrow8336
    @zaydaadankheyrow8336 Рік тому +1

    Vaar kabtan baara ciyaarta wuu qiyanay asaga iyo baba jeey wey isfahmen

  • @mohamadabuubakar1537
    @mohamadabuubakar1537 Рік тому +1

    Miskiinka intuu hunguri kumaqnaa
    Ayaa laxaday baara waa laadarka
    Meesha iitaabo waa qabiweyne hunguri
    Wado miskiina......!

  • @Mowbinali
    @Mowbinali Рік тому +1

    marki adi iyo sxpka ad wax so xadan sidi lo xariftimi jiray ayey yaqanan baba iyo kabtanka😄😄

  • @mohamedfarhaanmohamed8625
    @mohamedfarhaanmohamed8625 Рік тому +1

    ALLE NAGAMA QAADO KARAMADA INNAA LILLAHI WAAINA ILLEYHI RAJICUUN

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Рік тому +2

    B.b.d.m.from hargeysa full respect 🤩🤩

  • @nuuraxmed23
    @nuuraxmed23 Рік тому +2

    B.B.D.N cadowga alle ha idin kahayo Keep going

  • @xasandowa3640
    @xasandowa3640 Рік тому +1

    Paara iyo baaba qiyaano iskama dayan idiriska 2bo eysan kenin beyka qiyabeen akbitaraha xataa uma jedin asaga xataa

  • @fantasticdaahir2682
    @fantasticdaahir2682 Рік тому +4

    Idiriska mucjiso socoto wye😂😂

  • @cabqariarchitectofficial8041
    @cabqariarchitectofficial8041 Рік тому +4

    Kusoo dhawaaw barashada naqshada guryaha hab fudud Insh Allah.

  • @sumayosiyaadmaxamed4405
    @sumayosiyaadmaxamed4405 Рік тому +11

    B.B.D FULL RESPECT🐐

    • @Missionreaders
      @Missionreaders Рік тому

      Maxaa laga wadaa B.D.B
      Captan baara
      Baaba jeey
      Idiris C.B.I inay noqdaan sow maahayn

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 Рік тому +1

    Wakuwayamed captanka iyo baaba jery

  • @hassanyusuf5967
    @hassanyusuf5967 Рік тому +4

    kabtan baara QayaanooLe

  • @apdikafiofficial2293
    @apdikafiofficial2293 Рік тому +1

    Mya makenin wuu ka dhacey captanka

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 Рік тому +1

    Kabtan bara labo canbe ah ayuu xaday tuuganimadu waa xaaraan xoolo tartan loo keenay ayuu xadaya rag ayeeyna kala dhexeyeen waxaana arkay oo qariyey baaba jeey kabtan bara mid ogoow xaaraan yaraysi maleh ee caruurta ka ilaali

  • @enzofernandazez1680
    @enzofernandazez1680 Рік тому +1

    Kaptan baara iyo baabaj ey waa tuguuyin

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey657 Рік тому +1

    Challenge gan caaga ka dhaafa ka dhiga warqadihi la tuurayey waa iga codsi inta igu raacsan like dhaha

  • @amira1438
    @amira1438 Рік тому +1

    Kabtan bara qayano badnida wadba gafte sidey u qadaty. Baba jey waba ka qaleyay lkn hal ayu rabay wadna ku boday waxa mesha lagu gaday waa. Idirska

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 Рік тому +3

    Hhhhhhhh sanka farha layska gelinayo layabay🤣🤣🤣🤣

  • @mankeycadde1718
    @mankeycadde1718 Рік тому +1

    Kabtan baara qayaano sameeyeh wllhi caaga wuu gafay wuuna qaatay baabajey xariif weyen wuu arkay wuuna kaqaleeyeh idiriska iitaabo maskiinka waxbo ma ogo waa lasaaray foorada 🤣🤣

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Рік тому +2

    Ifka lagu yahay walal. Walal icaayiwa . Ik bas ha la ikaarsiyo. Waa idin baryaya walal

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Рік тому +1

    Ar bastashinestas wabakahelaa gurigey ital biyakululkushubo 5daqiqakadin howshadawada ahaa👍😁

  • @boqortooyo8379
    @boqortooyo8379 Рік тому +3

    Idiriska waa Shiddo wlhi kkkkk

  • @mohammedsaxanebulshaawibul3336

    Captan baara waad khaa imtay

  • @ciyaaltiktoknet2296
    @ciyaaltiktoknet2296 Рік тому +3

    Ilaahey kacabsada idiriska ciwaankisa video yada uso badiye dameer haan laasare cml yalugu shaqesan

    • @waa_lida_dhaqanto7244
      @waa_lida_dhaqanto7244 Рік тому +1

      Wax lisku shaqeesto ma leh showa ka bate asagabo maxa malin walbu wax hela wax la aan muu baxa

  • @ANWA942
    @ANWA942 Рік тому +2

    B.b.d comedy wlhi Big fan b.b.d respect 🙏 👏

  • @Ismaaciil_ilkacase2572
    @Ismaaciil_ilkacase2572 Рік тому

    khiyaano k.baara oo khiyaano sameeyy😅team idiriska like ta😅😅

  • @ahmedsalaad3645
    @ahmedsalaad3645 Рік тому +1

    Indiriska waa la qiyaamey viedo qalad wayy shaballza

  • @abdifitahali741
    @abdifitahali741 Рік тому +1

    Baaaba jey

  • @hajitamam7624
    @hajitamam7624 Рік тому +2

    Idiriska maay kuhadal

  • @yusufmursal8457
    @yusufmursal8457 Рік тому

    waa qayaano idirska walaqayami maila argteen asxaweey haa isoodhaha asxaabta idirdka tageero

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 Рік тому +1

    Baabajeey caanaha weynka adaa kula rabay yes ugu danbeen waa heshay hhhhhhh

  • @adnohajji7160
    @adnohajji7160 Рік тому

    Ala idiriska marku k.Baraa Cajilaayo baan jeclhy aan kkkkkk

  • @sadamahmeddubane9739
    @sadamahmeddubane9739 Рік тому +3

    Ha ka shikinina Libaxa leyrta jiifo Idirska ii Taabo 💯✅🙏

  • @shirwac41
    @shirwac41 Рік тому

    Wll Alle hada ka baqeysiin kabtan tii ugu dambeysay wuu gafay makeenin ee VAR HALA SOO QABTO
    @Barbaarta show media

  • @FAKIS_RESPECT
    @FAKIS_RESPECT Рік тому

    Cunuga intuu caanaha dhargay masaa sadaa lagu lisay kulahaa idiriska umadena ma aha kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @diinbaaba5710
    @diinbaaba5710 Рік тому

    Kaplan baara xaaraanta jooji
    Idriiska waa caqli badan yahay

  • @mohammad20mhazan14
    @mohammad20mhazan14 Рік тому +3

    Idisrka funny way walhi🤣🤣🤣

  • @kasimhashi9959
    @kasimhashi9959 Рік тому +1

    Idiriska waxaa ceeb kugu ah in aad xaaskaaga meeshaan uga sheekayso

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Рік тому +2

    Barbaarta keep going

  • @maxamuud12345
    @maxamuud12345 Рік тому +3

    Wllhi dad funny is heley lkn baaquli maqan

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому

    Idiriska foorada si naxaris ah ayuu dadka ugu mariya.

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Рік тому

    Iskool jabuuti buulaxuubeey waa kaan ka bilaabay birimo iyo suguntto

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 Рік тому

    Qiyano ayey sameyen kabtan bara iyo babajey hal ciyaar cabtanka gafay waqatay

  • @kaikortraders2955
    @kaikortraders2955 Рік тому +1

    Kabtanka gayana ayao sameyey

  • @gamerdaais8434
    @gamerdaais8434 Рік тому

    Wllhi idirska waan wataa asxaabey idirsku waa fnii ma isla arg nay

  • @teamBBD123
    @teamBBD123 Рік тому

    Captan para hal ciyaar ayuu qayaaney naiiib iyo idiriska oo mashqulsan baaba jey wuu arkaayey lakiin ma sheegin taasina waa xaq daro walahi

  • @bishaarfayzal2592
    @bishaarfayzal2592 Рік тому +1

    Waziir shabalaza Ayan rapnaa

  • @maxamedabubakaroficial5507
    @maxamedabubakaroficial5507 Рік тому

    Maya meshan ha lagu celiyo ciyartan qalad aya kujiray

  • @abdirahmanhusien6174
    @abdirahmanhusien6174 Рік тому

    najiib alle ka baq ninkaan ciyaarta
    qiyinada ku qatey cabtan baara ah

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Рік тому

    Idiriska meelobka maqan yhy nuur mlhn b.b.b.d waa idin Salaame❤️❤️❤️❤️

  • @team4y
    @team4y Рік тому +1

    The funniest guy i ever see idirizka itaabo

  • @abdifitahali741
    @abdifitahali741 Рік тому +1

    Nasiib xumaaa

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Рік тому

    Captan baara waa gafey juice na wuu qaatay xaraam

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +1

    Caano iyo cabitaankeeydaay miyaa 😂😂😂😂😂😂😂😂keep going bmshow

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 Рік тому +1

    Kabtan bara hal qiyaanuu sameyay kamira manka wuu ku raacey kkkkk

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075

    Asalamucaleykum_ayuhaal_muslimuun _ walalayal insha (( allaah )) qeyr

  • @halambeygroup5809
    @halambeygroup5809 Рік тому

    Najiib qiyanada k.baara buuf iyo b.jay maxa uga qaban weysay idiriska 3 qiyanole aya heshay.
    Ciyaaraha si cadaalad ah halo dheelo ciyaalka hanaga barinaha qiyaanada.😃

  • @opk9121
    @opk9121 Рік тому +2

    BBD FULL RESBECT

  • @dhagacadecade3345
    @dhagacadecade3345 Рік тому

    Captainka khiyaano ayu wax ku qaatay vaaaaaar

  • @updizalaanseith9798
    @updizalaanseith9798 Рік тому

    Kabtanka qiyanadiisah maskiinka ha khiyaminah

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 Рік тому

    Babajeey xaaraantii xabad ayaa lasiiyey

  • @mohamedduqow1478
    @mohamedduqow1478 Рік тому

    16:57 kabtan baraa wuu gafay

  • @maryanosman9425
    @maryanosman9425 Рік тому

    Kaptan baara iyo babaje qayaanada iska daaya

  • @maxamedsomali3128
    @maxamedsomali3128 Рік тому

    Waa la khiyaamay idiriska

  • @yuusufshabdisamad143
    @yuusufshabdisamad143 Рік тому

    Faar Bbjy Iyo Kbtn br Waa In Wax Laga Qabtaa

  • @abdifuadvologs8476
    @abdifuadvologs8476 Рік тому

    Najib sxp wa maxay waxa ad kaga so dhigtay ciwanka kowad oo aflagaada intaa dhan

  • @jeefoorbalaas4064
    @jeefoorbalaas4064 Рік тому +1

    bbd oo videowga ku wada jiro marka arko goora fiirsadaba waayaa, nolada asxaabta ✊

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 Рік тому

    Idiriska waala qayaamay kabtan baara 2 xabo uusan kensanin ayuu qaatay idiriska waalagu tashtay 🤣🤣

  • @xasanabuukar337
    @xasanabuukar337 Рік тому

    Babajey dadka marka ay caaga tuurayaan ha ku afuufin neefta

  • @walaalkawsar355
    @walaalkawsar355 Рік тому

    Kaftan baara
    Khiyaamadu
    Mxa thy

  • @kowsarmuuse2479
    @kowsarmuuse2479 Рік тому

    Ani wayabee waxan idiriska ma qadanaa mise wala ka shidaa ninkan saan oo u shaqestaa ifhansiya

  • @shankaroon5187
    @shankaroon5187 Рік тому

    Kabtan wu qayana aso gafay fora sarta ilmaha xaranta hasiiin babajey wuu usaxay maskin idiriska

  • @FootballEdits2038
    @FootballEdits2038 Рік тому +1

    Teamka idiriska😁✅

  • @muna3081
    @muna3081 Рік тому

    Idiriskaka ❤

  • @maxamudhonest9294
    @maxamudhonest9294 Рік тому

    kabtanka waaa qayaano wlhi sxb 😝😝😝😝

  • @Wadani520
    @Wadani520 Рік тому

    IDIRISKA caadi,, Maha

  • @samriyeofficial7968
    @samriyeofficial7968 Рік тому

    Baabajeey

  • @feysalmaxamed8894
    @feysalmaxamed8894 Рік тому +1

    Captain qiyaanada daa

  • @adankheirabdi5305
    @adankheirabdi5305 Рік тому

    Idriska itabo wala qayani sababto ah asago mashqul san aya laga cag wareji laba cabitan ...captan bara qayanadha daye😁😂

  • @cimar7894
    @cimar7894 Рік тому

    Kabtanbaara wixiisa waakhiyaana

  • @caasha93
    @caasha93 Рік тому

    Lkn kabtanka cayarti udambayse khiyaano kuqaatay Hal mar ayu istajiye marlabaad caaga wadhacay

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Рік тому

    KQBTAN BAARO WUUW GAFAY WUUWNA QAATAY XAARAAM CALEEYK KABTANKA 😅😆😁😄😄😃😃😃