CIRO WAX WANAAGSAN SAMEEYAY HAMBALYO MASHALAAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 398

  • @SaharaJamc
    @SaharaJamc Місяць тому +21

    Faysal waa geesi kayr ilaahay hasiiyo waa nin fiican oo dalka daacad uah waa geesi qaran ❤❤

  • @MoohMukhtaar
    @MoohMukhtaar Місяць тому +48

    Ilahayow sanadkan ka dhig sanadkii somaliland aqoonsi heli lahayd misana somalida kale kala qaboobi lahayd dhiig daatay wax lagu farxo maahee❤😢

  • @Hooda36
    @Hooda36 Місяць тому +14

    No One is Above The Low Naciima Qarane Waa in Xabsiga Lagu Turaa She's a Faqash Lover. Anyway Faysal Cali Waraabe Cadow Waabiye Nolow Geesi Guul Soomaaliland❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy Місяць тому

      IS true no above the law.

    • @hanalander
      @hanalander Місяць тому

      SHES SPY WAXAY U SHAQAYSAA NISA IYO FRAUDMAJO FARO BADAN AYAA LAGA HAYAA MARKAA WE HAVE TO MONITOR HER SHES ON A MISSON

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 Місяць тому +16

    Eng- faysal cali waraabe waa runsheeg wuxuu ka hadlay oo dhami waa run absolutely that’s true 💯👌 dhalinyarada reer somaliland waa inay illashadaan dalkooda iyo Qadiyadooda iyo difaaca jiritaankooda one ☝️ love ❤️ somaliland 🟢⚪️🔴🕺💯👌

    • @Xasan-h9r
      @Xasan-h9r Місяць тому +1

      The reality is that there is only one 🇸🇴 somalia.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Місяць тому +16

    Aakhiro u dira wixii wadanka dhibaato u keenaya.

  • @MastarCaare
    @MastarCaare Місяць тому +24

    ❤mansha allah

  • @fadhyaduale5357
    @fadhyaduale5357 Місяць тому +6

    Mansha Allah thank you ❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 Місяць тому +13

    Somalilaan ilahay Ayaa u maqan 😢

  • @guuleedcumar3230
    @guuleedcumar3230 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤ maanshaa allaah. Ciro guul

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c Місяць тому +11

    ilaahow sanadkan kadhig aqoonsigii soomaalilaand

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Місяць тому +7

    guul qaranka soomaaliland

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Місяць тому +2

    Mansha Allah tabaraka Eedo runbaad sheegatay laakiin inbadan oodadkeena kamidihi umamuuqato riyaalatiga meesha yaala xanuuna kumahayso adiga iyo inta kulamidhi dalka kabad baadiya cadawga usoodhacay qaranima deenii geesi geesi dhalay noolow cadawgaa hajabo halganka halkaa kawada

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +12

    Wadani iyo Ciro markay sax yihiin waynu taageeraynaa. Laakiin khaladka wadani ayaa Badan ee Qaranimada ka soo horjeeda.

    • @DaahirAbiib
      @DaahirAbiib Місяць тому

      Walaal adigaa aaminsan iishaydaanku yaanubeenkusheegin

    • @Ayaan-t1x
      @Ayaan-t1x 29 днів тому

      Cuuc

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 21 день тому

    Asc. Inaadeer. Yaa. Ina. Bahdilaya. Waa. Wadani. Doofaarkan. Cagdheer. Ee. Aan. Nasab. Aheyen. Xirsi. Ciro. Wadani. Huwan. Ayaa. Ilaa. Jabuuti. Tagey. Soomaaliland. Guuuuleysta. ❤

  • @YurubOdowaa
    @YurubOdowaa Місяць тому

    Fariid weeyan ciro qofka lacayaa wa qofka ugu wanagsan❤❤❤

  • @nassimmoussa3956
    @nassimmoussa3956 Місяць тому

    Masha Allah Geesi qaran

  • @naziipasaleiban1406
    @naziipasaleiban1406 28 днів тому

    Absolutely 💯

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 Місяць тому +2

    Maa shaa Allaah❤ waad gudbisay hawshii❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Місяць тому +2

    Wadmahadsantahay wll qli waridaad allaah haynoo soo dadajiyo aqaansiga hadduu khayr inoogu jiro amiin yaarabbi

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤GUUUL GUUUL QARANKA BARAKEYSAN INSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤

  • @salymanjamal
    @salymanjamal Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤masha Allah guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamud7890
    @mohamedmohamud7890 Місяць тому +1

    Walee war idaat wuu ka aragti fog yahay umada maanta joogta tnks bro

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Місяць тому +1

    WARIDAAD WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL SOMAILAND

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 Місяць тому

    Indr waan ku salaamay indr sidaa kuwad war idaad sidaasad ku wacan tahay we love you war idaad

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Місяць тому +1

    Cirro iyo maamulkiisu ma aheyn iney hor fadhiistaan mustafe cagjar oo ah daalin hadana mayaheyn in xisbigiisu tago jabuuti madaxweynihii hore muuse biixi cidi kumey soo dhici jirin maantase somaliland waxey noqotey wado halaq mareen ah dhamaanba bulshada somaliland kuma kalsoona cirro iyo maamulkiisa waa in cirro iyo maamulkiisu is cadeeyaan ilaahow somaliland la jir oo noo ilaali somaliland guul forever cadowgeenana guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin❤

    • @Ayaan-t1x
      @Ayaan-t1x 29 днів тому

      Ciidankii meel ku sheeg

  • @Khadra933
    @Khadra933 Місяць тому

    Waa xaqiq. In battery. Is very low yahay. Waa in laga faaidaysta jaaniska aqonsiga sland. Maxaa lagaga noqnoqon. Hadalada. Moqdisho

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 Місяць тому +2

    Ninkan waridaad ah waxan kula yaabay dadka in la xir-xiro ayuu jecelyahay war heedhe dadku miyeeysan xuriyad heeysan oo eey wax ku cabiraan

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Місяць тому +5

    Ciro wu so dayne Dabagale aya qaranka tuugta ka ilaalinaya

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Місяць тому +5

    Guul JSL somaliland

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Місяць тому +1

    Muuse geesi geesi dhalay buu ahaa ninkan hurda ala haynaga qabto faysal wa geesi qaran

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 Місяць тому +1

    Masha ALLAH

  • @FonziaJamea
    @FonziaJamea Місяць тому +1

    Wax kajiraa majiro waa riwaayad ciro & reerkiisi dhigagayaan daadkan oo dhan waa la cafiyay

  • @HodanMaxamed-b9e
    @HodanMaxamed-b9e Місяць тому

    Mncha allah jazakalhu qar calol u shaqayztayl ba wadanka joga marki waftigu tagay wlhi aaad ban uga xumaday

  • @zeinabhirsi94
    @zeinabhirsi94 27 днів тому

    Faysal waa geesi Allah ha xafido

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 Місяць тому +4

    Ku soco zxb from G36 ❤😂

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Місяць тому +2

    Ma sha alla xokomadayda iyo madaxwe Abdirahman A cirro iyo madaxwenyhay gii hore mudanay muse biixi rer somaliland oo dhan wan idin salamaya 🌹💋💟😘

  • @MaryamaAbdilahi-o7v
    @MaryamaAbdilahi-o7v Місяць тому

    Maansha alaah ❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Місяць тому

    faysal waa geesi qaran rabbi ha dhawree❤❤❤❤

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 Місяць тому +2

    Happy new waridda 2025= Somaliland 💚🤍❤️🎉🎉

  • @KadraAbdi-eu3tr
    @KadraAbdi-eu3tr Місяць тому +1

    Waridaad tv salam sare legend❤❤

  • @Shamuure-k6e
    @Shamuure-k6e Місяць тому +4

    Somaliland hanolato guuuuuuuuuuul

  • @fathiaabdidaoud9213
    @fathiaabdidaoud9213 Місяць тому +3

    mashallah mama guul somaliland waa Djibouti

  • @queency7943
    @queency7943 Місяць тому +2

    Naagtu siday ugu badheedhay in ay Somaliland u dumiso jiritaankeeda ha ugu adkaysato ciqaabteeda waxay Somaliland ka gashay iyada iyo odaygii dhalayba

    • @KhadarXasankhayare
      @KhadarXasankhayare Місяць тому

      Inkasto wxi qalad gala iqabtisa lamariyo wxa habon in aynan coladsan ree xamar wayo isaqow horta xamar ya le taa iswaydiya wayo wa nin hawiya marka malinti halganka kuwada jirnay adna wxad u dagalmaysay xoryyadada ana xoriyadayda marka siyasintu yay isku keen dirin wayo coladi inama dhax tal darod haymodina

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i Місяць тому +1

    Ciro dalka male kaligii dhamaanteen waanu leenahay waxa kunool waynu difaacanaynaaaa

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518
    @abdillahiibrahimabdillahi9518 Місяць тому

    ASC sxb waridad maa Odhan karaysid madaxweyne Abdirahman ciiro

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Місяць тому +1

    Naagtaasi waadanbiile qaran waa sax inlaxidho o maxkamadlasaaro

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 Місяць тому +1

    Intaad somali iska ilaalinaysid kadhiganaysid cadaw dadka dhulkaaga raba ee cadawga ah eeg waana Ethiopia 😢😢😢

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 Місяць тому +1

    Ma haday canaasirtii qaranka denbiga ka gashay ma markii ciro kursiga u baxay bay soo wada yaceen aderky sharcigu ma yaqaano waa ader iyo wllo midna sida u hawusha wax its qabto aynu egayina

  • @CabdimaalikCabdiraxmaan-t3r
    @CabdimaalikCabdiraxmaan-t3r Місяць тому

    Muwaadin xalaala inaadeer waridaad tv

  • @ISMAACIILKAYSE
    @ISMAACIILKAYSE Місяць тому

    halaxidho baga manshallahi❤❤❤❤

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Місяць тому +4

    way isa soo wada shubeen markuu cirro kursigii ku fadhiistay Somaliland ma muusaa leh waa yaabe😂

  • @Ciidanka-Cirka
    @Ciidanka-Cirka Місяць тому

    aysal isagu sowkii kuwa sidaas u fikiraya raacay ee taageerayey. Muxuu markii uga hadli waayay ee uu isbahaysiga ugu sii jirey?

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 Місяць тому +3

    ماشآءالله أهل صومالي لاند الله يحفظهم ويجب على الحكومة الجديده ان تكون مستيقظه جداً

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Місяць тому

    Waridaad ninrageed ninrageed dhalay ku soco

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 Місяць тому +1

    Reer soomaalilaanoow dalkii aqoonsiga raadinayay wuu inadaayay samir iyo iimaanbaynu kaqaadanay xataa safaaradii etopiya kutaalay ee xiligii muuse labalaadhiyay qunsulbaa shalay lagu celiyay calool xanuun waynaa😮😮😮😢😢😢

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 Місяць тому

    Wardaad waa ku salaamaya aleelehe adeer kay cirro baguu ilka dheer xidhay waa bahal dhimatay oo farmaajo dabada u dhaqi jirtay guul baa ku leeyahay cirro sidaa ku soco mid kasta oo dambi ka galay dalka somaliland no cafis thank you cirro

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Місяць тому

    Waa wax laga xumado inaan lakala aqoon cadawga Somaliland iyo sadiiqa

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Місяць тому +1

    Wlahi qodabkaasi Ciro waa saxay liiban xumaan talis waa danblileh weeyi Maxkamaduna markuu sharciga wa.horgayn donata
    Weftgasi wlee cishadii dhiiqo lugaha ugaliyey wlahi cagjar ciil badan ayaa ka muuqda wajigisa ayuu kamuuqataa Inuu jabay oo dawacalay xaar dareeshe kaga dhacay wle

  • @AbdullahiGeljire
    @AbdullahiGeljire Місяць тому +2

    Dibigii geesaha waynaa waa lagowracay

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f Місяць тому

    Waar fayisal Ali waa niin qaranka S.land ku suntan waa naa geesi qaran waxa alaal wixi qanaka ka Hooe yimaada sharciga haa laga maro guul somali land insha 😮🎉❤❤❤

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery Місяць тому +1

    Iilahay wadanka habad vaadiyo khalad wayn bey naga galeen xukumada cusub ciro mxa daba dhigey cadawga

  • @MumtaasXuseen-g2c
    @MumtaasXuseen-g2c Місяць тому +2

    Geesi somalilan aah bad tahay guuul❤

  • @Ogaalchenel
    @Ogaalchenel Місяць тому

    Waar reer somalilanow
    Chenelkan aan furay ii kala kiciya
    Please ❤❤❤❤

  • @SamsamAxmed-z7x
    @SamsamAxmed-z7x Місяць тому +1

    Halyey qaran😊😊😊

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 Місяць тому +2

    Liibaan xabsi guri ayuu ku jiraa

  • @CabdillahiSicid
    @CabdillahiSicid 29 днів тому

    Guul Guul Guul somaliland

  • @Lugooye101
    @Lugooye101 Місяць тому

    Inantaa Naciima in la xidho ma aheyn. Waxay aheyd in diyaarada dib loogu celiyo oo Xamar laga dajiyo. Maxaa keenay Somaliland hadii ay ka soo horjeedo jiritaanka Somaliland.
    Ha la masaafuriyo si degdeg ah, fadlan.

  • @khadrayusuf5122
    @khadrayusuf5122 Місяць тому +2

    Walle nin hurdow halawday..dantsa ilaahay ha ugargaro soomali laan

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +5

    Huwanta Guduhu waxay ka soo horjeedaan Qaranimada Dalka Somaliland. Huwanta Guduhu waxay soo raaceen Cadowga Qaranka . Waxaa u qoran Xabad Cas.

    • @Abdirahman99999
      @Abdirahman99999 Місяць тому

      @@abiibabiib4108 ereyga huwan xagee ka yimi ma qabiil baa ma koox baa yaa isticmaalay markii hore

  • @DRCabdiaadanafey-cx8bv
    @DRCabdiaadanafey-cx8bv Місяць тому

    Waa sharcidaro gabadhaas waxa laguxiray waxa ay sheegtay waarun

  • @ibrahimahmed7444
    @ibrahimahmed7444 Місяць тому +2

    War ciro iyo xirsi gaab wa dilaalin u xamala faqashta Somaliland naceb

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Місяць тому +3

    Cagjar isagaa bilaabey la dagaalan Somaliland oo askar usoo direy laascaanood, hadan dawacaley raba in uu isaaq ku xasuuqo hadana wuu calaancalayaa oo rabaa dadkii dhintey in uu ku digto soo badheedh cagjarow adiga siyad bare ka daran jilbis yahow

  • @housseinabdi6544
    @housseinabdi6544 27 днів тому

    Asc niciimo qorane wa mawadinad somaliyed xarigegu wa sharci daro

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i Місяць тому +1

    Qaranimada waa somaliland waa muuse oo miidhan

  • @crizaaqmaxamuud7850
    @crizaaqmaxamuud7850 Місяць тому

    Geesibaatahay sxp hore usoco

  • @MariaAbdisalansheik
    @MariaAbdisalansheik Місяць тому

    Alla faysalow ❤

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому +1

    oo cagjarku waa cagdheer cagdheer dhashay oo kab iyo laxa waar bal is xoree horta mr cagjar abiy ka hoosbax bal adigu😅😅

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط Місяць тому +1

    Insha. Alah. Khayr. Baa. Xigi

  • @sulimandaud3140
    @sulimandaud3140 Місяць тому +1

    Waa la xidhaya liintu waa sharci

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Місяць тому +3

    Waxii xamar raba ha tagaan, waxii somalia na xasuusinaaya oo ilaawey takfidii nagu cuntey daroor iyo xarshin shacab waa in ay suuqa ku dhangadeeyaan

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 Місяць тому

    Daakirow salaam sare Waad ku Mahadsan tahay Iftiiminta Xaqiiqda

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому

    Xasuus baa geela lagu xergeeyaa xaqdaradii ina siyaad.waday waa tii jabisay hadana gardaro guul ma hesho ee is ka ilaali dacawalay

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 Місяць тому

    Laakiin waxaas oo dhan oo xaasidnimo iyo fidno ah waxaa ka weyn ilaahay.Madaxweynaha hadda waxaa laga rabaa in uu Dadka wax u bayaamiyo ?

  • @Žahrakhayad
    @Žahrakhayad Місяць тому

    ÀLLAH AKUHAFIDHO FAISAL

  • @Axmeddacamiye-im3mw
    @Axmeddacamiye-im3mw Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤waridad TV

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen Місяць тому

    Ciro ilaahii lahaa baa xamar jeclaysii kaasi madaxwayne maaha

  • @MarwahusseinAli
    @MarwahusseinAli Місяць тому +1

    Waridaad🙏🙏 halyey gabashada aqoon qaranimadii tarbiyadii halyeyadii SNM muuse iyo kaahin baan kaadugsadaaa huino

  • @zakibuskulo626
    @zakibuskulo626 Місяць тому

    Dowlada madaxweyne cirro ninkan way ka adkaatay oo wuxu ku guulaystay in new polis dhulka isaaq odhan uu kasaaro uu nadiifiyo wana diblomaasi cirro wan u qiray wllhy maantaba wa nadiif dhulkii isaaq

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Somaliland waa meel cay iyo uqdadi u noqotay siyaasad.
    34 sano oo oohin iyo uqdad ah oo lagu soo jiray waa gabogabo.
    Wallee waaa gabogabo.
    Uqdad ayaa lagugu soo koriyay .
    Saa Siyaad Barre maad soo gaadhin.

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman Місяць тому

    Waa SNM iwuxuu caayayo ee uu ururo kusheegayaa SNM na waa Somaliland intaasina waa ruuxdeena iyo jiritaankeena cida cadaw u ahina waa cadawgeena yeelina mayno

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Democracy ayaa ka jirta Somaliland waa iska khuraafaad.
    Qofku xaq ayuu u leeyahay fikirkiisa.
    Waa qalad in qofka loo xidho fikirkiisa.

  • @FarasColaaded
    @FarasColaaded Місяць тому +1

    Waridaad lion🎉🎉🎉

  • @Janno190
    @Janno190 Місяць тому

    Maxamed bqkayle waa la waseen isaga iyo Cabdi Germany ,teero iyo qaar kale oo badan

  • @CaliMuuse-v9g
    @CaliMuuse-v9g Місяць тому

    Saxafiiyiin. Iyo. Fanaaniita. Wixiiqaldan. Waasharci. Inlaxidhaa

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Місяць тому +3

    Oohinta foolxumadey kaga dartey😢😢😢😢 🎉

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Місяць тому +1

    Dee haaye war idaadaow shacabka Somaliland waa saxan yihiin😂😂😂 faysal in uu soomalida kala ka xeeyuu rabaa duriyaduna madoonayso anana madoo nayno waraabe xagjir ah fikirkiisa faysal hush hush ucud hush waraabe hush saa tahay(Somali Wayn)✅✅✅🤣🤣🤣

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j Місяць тому +1

    Cagjar ciqaabtii ay arab kala kulmeen wejigiisay ka muuqataa waataa afweyne xasuusisay DHARBAAXADA ARAB XANUUN KULULAA

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Місяць тому

    Wlee Faysal Cali warabeh xogxogaal weeyi sorry dalku xalis buu kujiraa

  • @SaharaJamc
    @SaharaJamc Місяць тому

    Maxaad utidhaahdaan gabadh waa ceeb inalaxidho gabadhu haday dabi gasho waa inlaxidhaa caalamkay laqtaa

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 29 днів тому

    waa garac garacd dhashay marwo harti kkk marwo harti maxay harti u dhashay imisa caruura 😂😂😂😂