Walee Waa run habari kuftey hadii sheegaya Waa xasen soo geliya awel waxa u heystey lacagtii faramaajo in ku waashey balse taa xiqdi nacab hawiya wehliya
Subxaanallaah Turkiga Intuu Ka Digaayey Uu Lahaa Heshiiya Soomaaliyeey Haddii Kale Dalkiina Waa Lagu Dhex Dagaalami Doonaa Maantey Na Heysataa Imaaraatka Ayaa Ka Shaqeeyey Oo Lacag Ku Bixiyey Oo U Soo Adeegsadey Jabuti Oo Ku Amrey In Uu Saas U Maamulo Xassan Sheq In ay Burburiyo Soomaalia 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diraya Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫 Ara Boowe iyo baayo Soomaali Puntland First hadaad maqashid Bir aan la Burburinkarin Baan inoo wada tumayaaye Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne Oo wali waan u calool Bukaaye Adeer aan Bariis isiin Barakac iyo xasuuqna Dalkeyga igu Bada Birmade ma orankaree Sidaan Deni u Baacsaday Marna raaligalin iga Barya Marna Buundooyin ii dhisa Ara Boowe iyo Baayo Soomaali Ara Bootada runtaa iga Bartoo Ara Barbarkiina ila qabta Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐
Aniga madaxa waxo ila Xanuuna Hadalki aby Axmed ee ahaa Bad waa in aan ku helna Xoog ama Xeelad, Sidaa datreed Ciidamada Masar waan soo dhaweeynayaa, Amxaaro Darisnimo hanaga deeqdo.
Dal ba;ow yaa kuleh Masar haday walaal tahay oo ay Soomaali Cadow ka difaacayso aaway walaalaheed Falastiin,Yemen,Libiya,Suuriya🙃🙃 Hon ay ku dagaalaan Ethopia iyo Egypt waa ayaan darro inay Madaxdii Dalku sidaa u fakaraan 🧐🧐💪💪lnsha allah ma dhamaan Geesiyadi Soomaali 🇸🇴😭🇸🇴
Masar hadey ciidan xoogan soo dirto weynu ka reysaneynaa maamul xumadii Ithopia, waxba ha ka welwelin. In mamul goboled Ithopia kuu isticmasho meesha wey ka baxeysa
Ethiopian ma baxaayan beerito NISA waaxa laguso doweynaya Sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 lo saxixayo 2,000 Ethiopia 🇪🇹 ey si joogan. . Dagaalka ka soocdo Somalia Qabiil qabiilka villada Aya lagaso xawiley. See somalida u ogaan waaxa ka soocdo Somalia 🇸🇴 .
Xasanoow adaa ka talinaaya in masar iyo ethiopia ineey isku dagaalaan somalia dhexdeeda .shacabka somaaliyeed ma rabaan ethiopian adana ku dirqinaaya.wana lala dagaallamin doonaa ethiopianka.
MARKAD INDHAHAGA KU ARAGTO ITOOBIYA BAXDAY AYAAN IS WARAYSANAYNA MARAYKANKA WADANKA MA LAHAN ISAGA TUUG KU JOGA. QABIILAYSTO MOSAMBIK IYO GORGIA LAGUGU IMANAYA MAXKAMAD LAGU SARAYA MUWAADIN MA TIHID SOMALIA
DEE WA CARAAB.WAYO ASAGO CANAL DE SUEZ HAYSA AYUU REER GALBEDKA IYO YUHUUD AY ISTICMALAAN MARINKAAS KUNA DUULAYA WALAALAHOOD FALASTIN.MARKA MA ADUGA OO SOMALI AH AYEY KUU TUDHI..HADII KALEY SOMALIYA MEEL KAGU SAGAALAMO AYEY NOQOONY.
War ninyahow wariye xog badan haya ayaa tahay maad xil madaxweynu 2026 isu soo sharxdid dalkan ada wax u qaban lahaaye warkan malain walba halkan noogu sheegayso waxba so gordhinmaayo
Waad Xanuunsantahay Allah caafimaad ku siiyo Qabyaalada iska daa dee
Xaashi qayr ayaan kuu rajeynayaa cudurka qabiil kana ilaahay hakaa caafiyo waqtiga aad noqon doonto qof Soomaali dhab ah oo runta ku hadlo adiga oo u furtay Mediyaha qabiilka aad neceybka u qabto ee Hawiye aad qarsan wayso oo qalbigaaga waxa ku jiro is kaga daadiso adiga iyo isku mid Saciid Dani nacaybka madaxwayne Xasan Sheekh waad qarsan way seen aniga iyo kuwa aqliga leh way ku fahmayaan.Qabiilka waa Cudur aan daawa lahayn. Mida labaad qayr iyo run u soo gudbi ajir ayaa kuu soco naayo laakiin nacayb beel gaar ah ajir kuumo socdo wax kasto oo aad ku hadasho walaalkey Xaashi ilaahayna haku caafiyo.
Looks like your the sick one. Somalia is not only Mogadishu and hawiya. Check yourself😂. You need professional help.
Sxb wax garad ayaa thy mar walbo waan u sheegaa balse weli qabiil iyoh nin jecleesi ayaa Qaaday ninkaan weriyane uma qalmo
Waa Aqoon la'aan siyaasadeed in waddankeni oo noqdo barxad cadaw isku dagaalo markaas baan lenahay dawlad baan lenahay illahayow madax danta dadka iyo dalka ilaalisa noo keen Ameen.
😠💯😭💔 Xasan wuxu Rabo 💔😭 WAA in u Baabiyo Qarankii Somaliyed 🇸🇴💔😭 Somaliya Waxa ay Noqotey God Hallaqya Galèen 😠💯😭💔🇸🇴 Xasan Waa masiibo Qaran 😭💔💔💔😭🇸🇴🇸🇴
Soomalia italiya destroyed only 3km
Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
💔😭 Dowladan Hiish Waa iska Saxiixan Wax ay Samenayan ma Yaqanaan 👍🇸🇴💔💯😭😠
Masar shar bay la,imaanaysaa ee soomaali haka hortimaado iyaga iyo itoobiya iyo xasan toona marabno intaba waa in aynu kadifaacanaa
Dhibta ku heysa ayaa ah in aad qarsan ladahay xanuunka daran ee qabaliga lkn not only you ee somali inta badan ayaaa dhibane u ah. Rabi hanacaafiyo.
Walee Waa run habari kuftey hadii sheegaya Waa xasen soo geliya awel waxa u heystey lacagtii faramaajo in ku waashey balse taa xiqdi nacab hawiya wehliya
Quburada wax saadaalisaa waxay sheegeen. Somalia inay ka dhici doonaan wax yaalo aafo ah. Oo Dunidu la anfariiirto. Taariiqdana kucusub allaahu aclam. Lakiin xaalku ma qurux badana
Cabdi casiisi io xasan Gurguurt xabada isma dhamaan waa laheeste tayaal yaahuu
Labada waa faraaciin xaqa uu kagalay muslimiinta reer gaza ayaa laga jaraa in shaa alaah
Labaduba dan inoma wadaan tooda fushanayan lkin ethopia iyo Egypt Egypt 🇪🇬 baa inoo loo qaatay
Ithopia egypt halagu badalo awalba waxba no maso kordhineeninee
@Sumaya-z7x7i dawlad baynu haysan oo marba heshiska ay soo gelayso aan la aqoon alle ha inoo sahlo.
Siyaasad xumada GURGUURTE IYO KOOXDIISA CANAASIIRTA AH EE ka aradan aqoonta iyo siyaasada ayaa sabab u ah inay dthopia weli sii joogto somaliya
MW HASSAN SHEIKH ASAGAA JEYCEEL ITOBIYA OO DABADA KUWATA.
Subxaanallaah Turkiga Intuu Ka Digaayey Uu Lahaa Heshiiya Soomaaliyeey Haddii Kale Dalkiina Waa Lagu Dhex Dagaalami Doonaa Maantey Na Heysataa Imaaraatka Ayaa Ka Shaqeeyey Oo Lacag Ku Bixiyey Oo U Soo Adeegsadey Jabuti Oo Ku Amrey In Uu Saas U Maamulo Xassan Sheq In ay Burburiyo Soomaalia 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Keep it coming
YUU MAAMULAY NN CIIDANKII XOOGA DALKA U BURBURINAYA #FARMAAJO# AYAA DHISAY AWGEED
ascww wariye xaashi maasha allaah waxaad tahay muwaadin soomaaliyeed.
sxb laakiin baryahan hoos u dhac ayaa ku yimid wararkaagii
Xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto 😂😂😂😂kkkkkkk waa benalee xasan dhiqo
Subxaanallaah.
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
😢 😭 😭 😭
cunugaan hashi la yiraahdo, waa qof aad moodidi inuusan aheen somali siduu u hadlaayo maanto too dhan waxa niyada ka jibinaayo umada Soomaaliyeed ayuu ka hadlaa waa balaayo iyo musiibo sheeg sharta iyo musiibada aad ka sheegeysid dalka hadaad qarash iyo qabiil naceeb kuu geeyay allaha afkaada iyo gurigada ku celiyo oo baalyo umada somaliyeed kaa mashquuliso allah kugu salado
Soomaliland and soomalia italiya two countries different countries between borders afrika
Xasan sheekh Maxamood waa nin liita oo wadankeena waxba u qabanayn
Xaashiyow shacabka somaliyeed aygaa dad xun ah oo inkaaran alle xaqa ha tuso hogaanka alle ha uhagaajiyo
Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diraya Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫
Ara Boowe iyo baayo Soomaali
Puntland First hadaad maqashid
Bir aan la Burburinkarin
Baan inoo wada tumayaaye
Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay
Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne
Oo wali waan u calool Bukaaye
Adeer aan Bariis isiin
Barakac iyo xasuuqna
Dalkeyga igu Bada
Birmade ma orankaree
Sidaan Deni u Baacsaday
Marna raaligalin iga Barya
Marna Buundooyin ii dhisa
Ara Boowe iyo Baayo Soomaali
Ara Bootada runtaa iga Bartoo
Ara Barbarkiina ila qabta
Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Dadka somalida way kadhacsan yihiin heshiiskii tiktok 2023dii heshiiskas ayaa dhiibka dhan nohorseday xasan dalka iyo dadka illahay haka qabto shartiisa insha Allah yaaa Allah
Xasan waa qof walan dadka uqaba qof cafimad qaba
Aniga madaxa waxo ila Xanuuna Hadalki aby Axmed ee ahaa Bad waa in aan ku helna Xoog ama Xeelad, Sidaa datreed Ciidamada Masar waan soo dhaweeynayaa, Amxaaro Darisnimo hanaga deeqdo.
🇸🇴 Allah badbaadsho
Maraykan in Ethiopia ina walaaqdo ayuu doonayaa
Masar iyo yahuuda waa isku mid zisi lacnata alaah
Asc Sulaiman xaashi sxb xasan mxmd clsow waa kuheystaa😂😂😂😂
Guul masar
Masar weligey ma taageerin, lkn markan waan taageerayaa inay imaadaan.
Dal ba;ow yaa kuleh Masar haday walaal tahay oo ay Soomaali Cadow ka difaacayso aaway walaalaheed Falastiin,Yemen,Libiya,Suuriya🙃🙃
Hon ay ku dagaalaan Ethopia iyo Egypt waa ayaan darro inay Madaxdii Dalku sidaa u fakaraan 🧐🧐💪💪lnsha allah ma dhamaan Geesiyadi Soomaali 🇸🇴😭🇸🇴
Xassan maxamuud culusow 😂😂😂😂😂
Qabyalada iyo qurunka kale tagay umada somamalieed iyo ohinta
Masar hadey ciidan xoogan soo dirto weynu ka reysaneynaa maamul xumadii Ithopia, waxba ha ka welwelin.
In mamul goboled Ithopia kuu isticmasho meesha wey ka baxeysa
Somalia waxa ka dhci doona wax aan dunida ka dhcin walahi gaala utashatey ilaahayba umaqan ilahay baynu leenahay lakin wDankeeni waaku daayay
Gaalo uma tashaan ee odeeygan nacaska ah ee waalaaan 😮😮 masser waa yihuid kaa xuun
Alaahu akbar
Waa runtaa.suleymaan.yaase.fahmaa😢😢😢😢😢😢
Anigoon waxmucaarad kuahaayn dalka diinta ciida iyo calanka dadka somaaliyeed sideeyuarkaan tii shacabkii falastiin u diiday dhiigjoojin biyo inloogudbiyo shacabkoodii taageeray falastiin xirxirtay shacabkii masar banaanbaxyada no no no wadankeeyna in lagasoodhoweeyo dagaal jooktoah turkigana waacadaw anaganawaandagaalaleeynaa toos masar godob muslimiinta
Odayga waali xasan ciidanka somalia waa inay dilaan kaas meel xunbu noo wadaa wasakha
Xassan
Wadanka
Jaha wareer ayuu galiyey
Ethiopian ma baxaayan beerito NISA waaxa laguso doweynaya Sirdoonka Ethiopia 🇪🇹 lo saxixayo 2,000 Ethiopia 🇪🇹 ey si joogan. . Dagaalka ka soocdo Somalia Qabiil qabiilka villada Aya lagaso xawiley. See somalida u ogaan waaxa ka soocdo Somalia 🇸🇴 .
Khaatumo ma butland mase Somaliland
ٱلسَّلَامُ عَلَيْكُمْ soomaaliyeey badii lasii cadowgiiye maxaa talo ah. RABBİYOOW cadowga iyo munafaqiinta shartoda noga hiili yaa Rabbi. Aamiin yaa Rabbi.
Wa la yaabay
Maxab.lagusogaaraa.xasan.ayax.ooman
Dalkii.&dadkiiba.waa.xaraashay.waana
Sugayey.anigu.inaan.xasan.kheyr.sikordhinen
Burundi is not enermy like Eithiopia
XAANSHI WARKAAGA WAA LA HAYAA MUCAARAD OO QABYAALAD UDHEER TAHAY
Xasana culusaw ina shiikh maha
Haashi baqti beenlow cunsuri warbadan oo aan raadlaheyn ayuu dadalaa!. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Wabillahi Tawfiiq
Illaheyow dalkena nooga mooryantan iimaan ka laheen oo shisheeyah dabada ku wato
Maser maxaya Somaliya uu taresa waxaye uu gare wasaya reer falasatina
Xasan xajiimale
😊😊
Horta ciidanka badda ee masar hala dejiyo badda cas lafteeda
talo fadlan waxaad kasoo warantaa kolba dhinaca wararku u badan yahay sida gaza' suuriya' iyo arimaha dalkeena
Xasanoow adaa ka talinaaya in masar iyo ethiopia ineey isku dagaalaan somalia dhexdeeda .shacabka somaaliyeed ma rabaan ethiopian adana ku dirqinaaya.wana lala dagaallamin doonaa ethiopianka.
😊
Xata waxa ow qalday
Magaca madaxwaynaha
Waxa ow yiri
Xasan maxamud culusow
Hhhhhhhhh
Qabyalad ayow laqurmay wariye Hashi
Allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay
2025 miyay xabashi lacag free iskagaa cuunan Muqdosho
Sisi.waa.ninlookeensaday.sidii.uu.sahnuniyada.u.ilaalinlahaa
Caraabtu somalia haa waasto see caruuro yihuda uu dhalaan 😅😅 ilaayne adoon caraab uu yedheeen ee haadeey somalia 🇸🇴 uu dhamataaye 😂😂😂
Adi ha is qarinin jajuus ethiopian tahay janaalka kuwa dowlada ka xeri rabtaa kamid tahay mar dhow
cidamada somaliland howlgaka nogu dara
Xasbiyalaah Wanicmal wakiil
XASAN. BEENAALLE CIDA WAXKASUGAYSAA IIGULA. YAABADAN
Asc somaliya waa hadal deesay Allah hacaymiyo
Beeen ayad shegtay masar iyo ithopiyo yaa wax uqabtag somaliya marka runta lashego e benta iyo qiyaliga somalida laga tago
MARKAD INDHAHAGA KU ARAGTO ITOOBIYA BAXDAY AYAAN IS WARAYSANAYNA MARAYKANKA WADANKA MA LAHAN ISAGA TUUG KU JOGA. QABIILAYSTO MOSAMBIK IYO GORGIA LAGUGU IMANAYA MAXKAMAD LAGU SARAYA MUWAADIN MA TIHID SOMALIA
Cadawga Xira Xiraha Adeerada cabdulahi Yusuf iyo Farmajo Ayaa Keenaya Waxba Xasan shiikh Haku rafan Degan Hawiyena Ma Joogane Deganadiina Ka Saarta Cawaney
DEE WA CARAAB.WAYO ASAGO CANAL DE SUEZ HAYSA AYUU REER GALBEDKA IYO YUHUUD AY ISTICMALAAN MARINKAAS KUNA DUULAYA WALAALAHOOD FALASTIN.MARKA MA ADUGA OO SOMALI AH AYEY KUU TUDHI..HADII KALEY SOMALIYA MEEL KAGU SAGAALAMO AYEY NOQOONY.
waxuu rabo iska sheegayaan ninkaan aqliga soomaaliyeed waa kaa mid reer kiisa haduu qaban lahaa howshuu qabtay xasan shiikh maantay faan ayuu meesha la soo fariisan lahaa
Qasasaaro adan kakaban alle kugurid xuseenow
Somaaalaay maxaa Kuu dan ah
Niyahoow qabyaalada iskadaa chanalka ha iskaxirine
🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂
Cudurka qabiilka Allah kaasaaro
Talada shirun shuurka wataas
Asc Allaha hu akbar ❤❤❤❤❤
Not to offend, nio ninkani maanu xiiqin horta😂
Itobiya miya masar ku dhahaysa doolaaltag itobiya iyada doolaalatag ah oon gobolka u dhalan masar walaalaheen weyo irobiyana cadowgeena weeyo reer masar dhulkeena way nala leyihin kooda naa waan la leenahay dadka muslimka ah wax wey wada leyihin
😂😂😂mareykan miyaba dawaqay wale somalia 🇸🇴 dad aan cadi eheyn aya mamulo
Waraay madigaa ruushegayo
Hoog sheeg media malinti madaxweyne Hasan imid inaa manta oo ah 1 janawari 2025 beenlee ka sheg iso Hoog iyo halag aa somaliya ku dhahayo waan xasustaa 2017 aad bilawden warbahinta madaxweyna Farmajo asagoo qaladad badane galayo hadane baqwaqo iyo barare aa lagu jiraa aad na oran jirtay nagamad xishoon waxa kudhagaysanayo intey carur yahin camal ayaad aqligena ku cayareysaa ader manta somaliya ithopia waka guleystay habiiba cadawgeda 2 is fahmen
Ithopiya dhul balaasi eykusocotaa naga har weydiidantahay xalkale majidho waa in laga horkenaa cadaw geeda
sida aadula socotaan iyadaa bilaawday
Xadhuuka waa inaa laga dhigaa xanuun wadaag
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
War ninyahow wariye xog badan haya ayaa tahay maad xil madaxweynu 2026 isu soo sharxdid dalkan ada wax u qaban lahaaye warkan malain walba halkan noogu sheegayso waxba so gordhinmaayo
Hadii aad u Maleyneyso, ama aad Moodeysey Ethiopia ineey ku Baxeyso si fudud Waad Qaldantahay , Ama Cadiifad Qabiil Baa ku heyso?, Ethiopia si fudud kuma baxeyso? , Awood ay leedahay Ethiopia Somalia kuma Qabsankarto , Laakiin waxaa jira Awood Qarsoon Oo Ethiopia Dabataagan , Waana Awooda Caalam Islaam Afka ka Xirtey Turki ku Qasabtey inuu Ethiopia garab Istaago??……. Sadar Muuqdo Su’aal ka dhan????……..
Waxaa Jira Aqabad kale oo Somalia heysata Waa Maamul Goboleeyo Madaxdoodu Jaajuus u Yahiin Ethiopia ? , Xildhibaano iyo Senetarada boqolkiiba sideetan waa Jaajuus Ethiopia? , Waxaa raaca dad sheegto weriyaal iyo Aqoonyahano Boqolkiiba sagaashan waa Jaajuus Ethiopia?…….. Dadkii ahaa labeenta Bulshada Somalia waxeey noqdeen Jaajuus Ethiopia?? ,Waxeey Qiyaano Qaran ku sameeyeen Dalkoodii hooyo??…….
Gumeysiga Ethiopia haduusan garab ka heleynin Gudaha Somalia Masiijoogikaro Dalka Somalia??…….Taas waa Xaqiiqda Runtaa?? Dal lama gumeysto Ilaa Dadkiisu gumeystaha Jaajuus u Noqdaan??……. ( Ethiopia Waa Gumeysi garab Og baxna kuma Bixidoonto).
Somali Afkeeda iyo gacanteeda Ayadaa Dalkii somalia ku Gowracdey? Qabiil Daraadiis Calaacalka Beentaa Joojiya Please???, shalay waxaad ku hadleysey UA-cam ayeey ku jirtaa Adoo leh Masar waxba iskumanihin, Ethiopia waa Walaalaheeyna, hada Waxaa Naleedahay Ethiopia waa Cadowga Somalia ,Ethiopia Waligeed Waxeey aheeyd Cadowga soo Jireenkaa Ee Somalia??, adiga oo kaliya meeqa waji ayaa leedahay???…..
Markaa Guul ayaad u aragtaa in aad noqoto xero jaan, kunaan ciidan iskugu yimaadaan
Adiga ayaab qabyalad ku dilootay
Ma xishoo tid
Kaartar ilaahay naaŕtà ha ku fogeeyo.
Amiin
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
Xaashi malaaa hadanu farmajo madax weyne ahayn wixii kalaba wa kharaab
Ala dadka somaliyed maxa dhib heysta wayo kanolale aya wariye u ah sabab wuxu yiri koxda heysata somaliya e xasan shiiq hogamiyo
masar iyo kuwa lamika ah tona taalbo maqadikataan hadan amar lasiin kayimada sohaayinada
Haashi dowladi farmajo sad aragtay aya u tagereysay ee dowladi hassan shiiq waxa mucarad ka dhigay qabiil iyo cufri lee miya waxa saas ku galayo iyo qabiil waxan kugu ogayay idacad madax banan ee gorme nuucas noqotay wale qabyalad ku madax martay qabyalada kuqaday kuma dhigto