Djibouti: Abdi Nour iyo Halima Abdi heestii inaad Iga Raysatoo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 8 днів тому

    Waa xasusty halimo abdi aun 😢♥️♥️.mahadsanid assajog

  • @goldensaleh7633
    @goldensaleh7633 10 років тому +7

    mon dieu ce vraiment une chanson tres classique kel souvenir woooow merci d partager avec nous assajog

  • @maanobaaruud9007
    @maanobaaruud9007 3 роки тому +1

    Axyaa hees heestaas oo lyrics ah soo galiya

  • @garabgashaan3598
    @garabgashaan3598 8 років тому +5

    walahi avec ces chansons , je sens pret du pays.

  • @MrWadhaf
    @MrWadhaf 8 років тому +8

    Excellent travail Asajog. C'est l'histoire culturelle de notre pays. Un très bon souvenir du beau vieux temps.

    • @salanegal9529
      @salanegal9529 5 років тому

      this amazing. I listening to legends tonight

  • @asmabouho8929
    @asmabouho8929 8 років тому +7

    assajog walal wad mahadsantahy wa hes ad an u jecylah

  • @warsi2009
    @warsi2009 6 років тому +5

    Waa eyaradii abwaan Xasan cilmi Dirieh ( AHUN ) IYO laxankii Cadiraxman Cali Xirsii

  • @manmalow6948
    @manmalow6948 7 років тому +4

    inaad iga raysato adigu reero yeelato raxaysate waan oogeh, raarki aniguna maadhigin siidi baan uu rooraya hoorad ii raaygashe maxad maatana rabta... aax sa c une chanson bravo Assajog

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 років тому +1

    Yaa salaam hees macaan iyo erayo macaan oo xigmad leh adeer heeso waa heesi hore

  • @garabgashaan3598
    @garabgashaan3598 8 років тому +5

    waaw vraiment une Belle souvenir

  • @ibrahimmiguil5036
    @ibrahimmiguil5036 6 років тому +1

    Alaha unaxaristo halima abdi iyo cabdi nur alaleh mashalah

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 роки тому +1

    Cabdi Nuur iyo Xaliimo Cabdi codad cajiiba Nabsi maal

  • @osmanidriss9694
    @osmanidriss9694 6 років тому +2

    Murti iyo suugan mais ce vraiment géniale super asajog ce notre tradition

    • @salanegal9529
      @salanegal9529 5 років тому

      Excelleent work-Halimo Abdi and Abdinoor Allaale

  • @Ixsaanz
    @Ixsaanz 10 років тому +9

    Classique!

  • @hamadabdo3
    @hamadabdo3 5 років тому +2

    MACHALLA BELLE SOUVENIR

  • @jamalandthekalif1234
    @jamalandthekalif1234 9 років тому +4

    merci mille fois

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 роки тому +2

    Xaliimo AUN
    Warankaad rabeysiyoo
    Riddadii waad ila heshee
    Raqdaydii waad ogtehee
    Halkaad igu reebtay iyoo
    Rugtii baan yuuraraa
    Walibaa roob igu helaa
    Inaad iga raysatoo
    Addiguu reer yeelatoo
    Raaxaysatay waan ogee
    Rarkii anigu ma dhigin
    Sidii baan u roorayaa
    Horaad ii ray gashee
    Maxaad maantana rabtaa
    Cabdinuur
    Warankaan rabi iyo
    Riddadii aan kula maaganaa
    Waa Taa isukay rogtee
    Rag gees ninkii nacaa
    Waqiic kama raysto oo
    Raqdiisana lama helee
    Hadaan meel rays lahoo
    Kuu joogsaday roob ku heley
    Rarkaygaan ka muuqan lahaa
    Anaa raran kuu qarshoo
    Intaan dambas kuugu rogay
    Sidaa kuu ray galee
    Adigu iga raali noqo
    Xaliimo AUN
    Markuu rimay geel yahay
    Waxaa loo raacayaa
    Gugii ayuu ramad noqdaa
    Rumaankaad beerataa
    Ha raagee waa dhalaa
    Marbaa midho laga rodhaa
    Raggaan waligood lahayn
    Waxaad ku rumeysatoo
    Riyada naagaha badee
    Caggaha rarankaan dhigaan
    Ragaadkii wali dhayaa
    Horaad ii ray gashee
    Maxaad maantana rabtaa
    Cabdinuur
    Hadaan kaa roori jiray
    Ma raysannee waan....
    Rakkiyo geel baan ka dhacay
    Raggana damac waar qaar
    Riyadu meel bay tustaa
    Roodhimadu biirsay tidhaa
    Hadaan shalay reer yab-yabay
    Halaa iga kala riddoo
    Raatigii heeryadii ma sido
    Anaa wacadkii rogoo
    Nafsaa raafkay qabtee
    Wakhtigu ways riixayaa
    Adigu iga raali noqo

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 6 років тому +9

    XALIIMO
    warankaad rabaysiyoo
    Ridadii waad ila heshee
    Raqdaydii waad ogtehee
    Halkaad igu reebtay iyoo
    Rugtii baan yuuraraa
    Walibaa roob igu helaa
    Inaad iga reysatoo
    Adiguu reer yeelatoo
    Raaxaysatay Waan ogee
    Rarkii aniguna ma dhigin
    Sidii baan u roorayaa
    Horaad ii ray gashee
    Maxaad maantana rabtaa
    Cabdinuur
    Warankaan rabi iyoo

  • @chirehabdillahi7137
    @chirehabdillahi7137 5 років тому +1

    Hees macaan

  • @laylaaxmed9526
    @laylaaxmed9526 6 років тому +1

    Merci mes frères mais on peut voir en image cet chanson.

    • @Assajogtube
      @Assajogtube  6 років тому

      Je crois pas que c'est possible mon frère

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 років тому

    Allah HALIMA ABDI Allah Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH Amine Allah fananki DALKEINA HOYO ABDI NOUR long life AMINE ALLAH ALLAH Tres Bonne chanson cuturelle Hagarankannedigainne ragkiiwalii daihaaaa vieillsouvenir my DJIBOUTI JANNO JOHARA JANNADI ADDOUNKA AGONNE GORIWA DJIBOUTI ALLAH BLESSED MY DJIBOUTI ALLAH SAVED ADOWGINA HAA JABOO ALLAH SAVED MY MY FLAG MULTIPLE COLOR AWALEILTIREH HAWAAKABILDABO NAWAIWDAA KOUNOUK NABADGALWO TAMMEEH ALLAH NASIYER Allah AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @moumfod2880
    @moumfod2880 7 років тому

    MA CHA ALLAH UNE DE CHANSON TOP

  • @moumfod2880
    @moumfod2880 7 років тому +1

    the best of the best song

    • @salanegal9529
      @salanegal9529 5 років тому

      Halimo Abdi-halimo Afweyn was amazing legend, God bless her soul

    • @salanegal9529
      @salanegal9529 5 років тому

      Halimo Abdi Iaaha Unaxariisto, Way hoyatay

    • @adoursouldan5757
      @adoursouldan5757 5 років тому

      Excellent

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 років тому +1

    walaalaha jabuuti.

    • @salanegal9529
      @salanegal9529 5 років тому

      Halimo Abdi was an a legendary female vocalist

  • @mohamedomar307
    @mohamedomar307 7 років тому

    Hees macan wlhi ereyada iyo laxanka yaa sameeyey talow

    • @unknown-yk8uk
      @unknown-yk8uk 5 років тому +1

      @Mohamed Omar abwaan xasan cilmi diriye AUN

  • @girmad343
    @girmad343 6 років тому

    So good.

  • @garabgashaan3598
    @garabgashaan3598 8 років тому +2

    halkaad iyo rebti iyo rugtii baan yururaa

  • @nadramaxamed4132
    @nadramaxamed4132 4 роки тому

    Naagkale oo heestaa xaaliimo cabdi kamaaay dambeeyn jabuuti butuuutuc baay hada ku heesaan