nimco jaamac migil naxariis | nimco jaamac migil qaraami | Neima Djama | nimco jaamac naxariis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Heesta : Naxariis
    Luuqda: Nimco Jaamac Migil
    LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
    QORAALKA HEESTA (LYRICS)
    Kuwa la iska naariyoo
    Igu noqotay Shaydaan
    Naxariisna doontee
    Maba arag naruuriyo
    Meel ay nabaddi joogtee
    Haddaad adigu nagidahay
    Anna nabarka uurkiyo
    Naxdin baan la dhuubtoo
    Ma nasan adduunyada
    Intii aan ku noolaay
    Mana arag nimciyo rays
    Naqna reerka kuma furin
    Ii maqan nasiibkiyoo
    Nasrigii Illaaheey
    Waana naawilaayaa
    Adna naawda iga daa
    Adigu naawda iga dhawr
    *************************
    Adigoo negaan iyoo
    Naxdin xalay ku seexdaa
    Ninna samir ku noolyoo
    Neeflaha adduunyada
    Naqa looma qaybsha'ee
    Ogobeey nasiibkaa
    Nacastii uu kuu qabo
    Midna naaxiyo u qabo
    Anna naafka baaqdaa
    Dhibka ii nugleeyoo
    Halkaa nacab ka dhiidhiyo
    Naaskay i damqanayoo
    Niyaddii jacaylkabaa
    Naxli baa ku beermayee
    Iga noqo walaalow
    Naxariis ha eeginee
    #dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

КОМЕНТАРІ • 44

  • @canabcabdikariim6201
    @canabcabdikariim6201 Рік тому +20

    Heestan waxadhagaysta markasta ooqalbijab igu dhaco xaga famalka markasta walay dulmiyaan walid iyo walal markasta ooan qof wanag usameeyo waxan kala kulma dulmi iyo gardaro lkn ilahay ban kudaya qofka idilmiyo waxan wa aduun waiska hawla badanyahay malintayda sugayaa insha alaaah

    • @CanabCali-eu7qc
      @CanabCali-eu7qc Рік тому +4

      Kula mid ban ahay quruxey

    • @yusufosman1738
      @yusufosman1738 Рік тому +2

      Ana ka sodonan ee ila soxirir hadi alle idmo

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 4 місяці тому

      Insha Allaah
      waa laga gudbayaa dhibta.
      hore ma u maqashay
      Dhibta laguma waaroo
      dhaxal looma yeeshee
      waa laga dhamaadaa?
      markaa walaal waa laga baxayaa dhibta.

    • @mahameddahir8674
      @mahameddahir8674 Місяць тому

      Inad cafiso armay ku wacan tahay

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 Рік тому +14

    Hadaad adigu nagidahay
    Ana nabarka uuurkiyo
    Naxdin Baan la dhuubte
    Ma nasan aduunyada
    Intii an ku noola
    Mana arag nimciyo rays
    Naqna reerka kuma furin
    Ii maqan nasiibkiyo
    Nasrigii ilaaahay
    Waaanan naawilayaa
    Adna nawda iga daa
    Wanan naawilayaa
    Adigu nawda iga dhowr
    Adigoo nabaad iyo
    Naxdin xalay ku seexda
    Midna Samir ku noolyoo
    Neeflaha aduunyada
    Naqa looma qaybshee
    Ogobeey Nasiibka
    Nacaseya kuu gabo
    Midna naaxiyo kaba
    Niyadii jacaylkaba
    Naxlibaa ku beerme
    Iga noqo walaalow
    Naxariis ha egine

    • @MahamoudXosh
      @MahamoudXosh Рік тому +1

      W

    • @cabdifitaxcabdi5743
      @cabdifitaxcabdi5743 Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 4 місяці тому

      Inta kale oo dhan waad saxday oo qofka muuqaalka soo geliyay meelihii uu qalday oo dhan waad saxday, balse hal meel qudha ayaad qaladay, halkaas oo ah:
      Adigoo nadaamiyo naxdin xalay ku seexdaa midna samir ku noolyee.
      erayga nadaamo oo qudha ayaad qaladay oo ku qortay nabaad!!!
      Erayga Nadaamo waxa uu la mid yahay
      isku qoomamayn (Qoomamo) ama ka shalayn {regret}.
      sida kale waad u saxday erayada oo dhan.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 23 дні тому

    Ogobeey nasiibkaa
    Nacaseeya kuu gabo
    Midna naaxiyo kaba!..... Run badanaa 😢💔

  • @XamseShFaarax
    @XamseShFaarax 2 місяці тому +2

    Heetan waxay igu Leedahay Xasuus qaali ah waayahayaga Nololeed,, axyaa Hees,2016,kii❤❤❤❤

  • @BarkhadBare-nh1rk
    @BarkhadBare-nh1rk 3 місяці тому +2

    fanaanad jirta

  • @ubax7758
    @ubax7758 Рік тому +11

    Ax wlhy ilmo ayaa iga socota waxan jooga meel family 👪 ka fog dhibatona igu haysato 😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭

    • @rahmaaxmed431
      @rahmaaxmed431 Рік тому +1

      Allha ka dulqado

    • @yusufbuulo8725
      @yusufbuulo8725 Рік тому +1

      Allah kadulqado wll Qali aduyo inta laajogo dhib lahuurimaye

    • @Apdifatah_TaaxO
      @Apdifatah_TaaxO Рік тому

      Wll Allah hakaa dulqaado oo farxad iyo rayn rayn hakuugu badalo

    • @yusufosman1738
      @yusufosman1738 Рік тому

      Alle haka dulqado ee ilnta anan ka tirtiro ayan jacelan huuno

  • @fathiaamoud9283
    @fathiaamoud9283 Рік тому +5

    Nimco jamac migil 😘😘😘😘😘

  • @ahmedosmanabdulrahman1106
    @ahmedosmanabdulrahman1106 Рік тому +5

    Ogobeeynasiibkaa Nacasiiya kuugabo midna naaxiyoo kaba❤😢😢

  • @rahmaaxmed431
    @rahmaaxmed431 Рік тому +7

    walhi way itabata y heestu niyada jclkna naxliba ku barme

  • @adenawled8052
    @adenawled8052 11 місяців тому +1

    Nima Djama Miguil🇩🇯💯🔥

  • @ibrahimalidideh6391
    @ibrahimalidideh6391 Рік тому +7

    4:37
    Ogoobeey nasiibkaa
    Nacaseeya kuu gabo
    Midna naaxiyo kaba

  • @hindisongs7101
    @hindisongs7101 2 дні тому

    Nimco jamac migil
    Faanka waxay ku reebtay astaanta

  • @ilyaszou1230
    @ilyaszou1230 10 місяців тому

    Nina Djama Miguil 💯🙏

  • @abdishakur7813
    @abdishakur7813 Місяць тому +2

    17-8-2024

  • @abdisaid1483
    @abdisaid1483 Рік тому +2

    Neima djama miguil chanteuse nationale

  • @AliMohamed-yv9ro
    @AliMohamed-yv9ro 4 місяці тому +2

    *Nasibka Nacaseya kuu gaboo*
    Midna naxiyo kaba
    Lyrical waxba kaqaldan .

  • @SabriinaSabriina
    @SabriinaSabriina 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MAASHA ku idhii intaad qaad inoo ma haysid waraaqo iyo waxaan marag ka fiican yihiin wllo waan kaftamayaa waa la waayee waa run ahaantii waa

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 Рік тому +4

    Ereyadii iyo laxankii Abwaankii ab'qariga ahaa Ilaah ha u raxmo,e axmed afgudhiye😢

    • @ibrahimalidideh6391
      @ibrahimalidideh6391 Рік тому +2

      Afgudhiye abwaanba mu ahayn waagaas. 1972kii weeye heestani kkkkk

    • @kkin7066
      @kkin7066 Рік тому +1

      Allah ha unaxariisto Abwaanki Ibrahim Gadhley

    • @m.i.r1599
      @m.i.r1599 Рік тому

      ​@@ibrahimalidideh6391Qof baa waxbu iska so qoraaya.😂

    • @m.i.r1599
      @m.i.r1599 Рік тому

      ​@@kkin7066 heesta waa qorey AHN Siciid Xamaarqooq

    • @xabiibfaarax3135
      @xabiibfaarax3135 Рік тому +1

      ​@@m.i.r1599 waxa qalada heesta in abwaankii sameyay la xusi wayo qofka sogaliyay weye

  • @missaomar3190
    @missaomar3190 Рік тому +1

    Nimco jaamac fanaanad qaran nolow

  • @ahmedziciid
    @ahmedziciid Рік тому +2

    Saaxiib Waxan Kaa Codsanaya Heestii inan yahaw Warkeeni ka Dhacay Wabiga Faano

  • @sumayaabdirhaman2144
    @sumayaabdirhaman2144 Рік тому +2

    😢😭

  • @ilyascisman928
    @ilyascisman928 Рік тому +1

    100 100 mymy

  • @nagiibali1627
    @nagiibali1627 Рік тому +1

    Www 100

  • @KhadraAli-xt3fs
    @KhadraAli-xt3fs 4 місяці тому

    15/05/2024😭😆💔💔💔

  • @muxsinmaain3352
    @muxsinmaain3352 Рік тому

    Faadumoibrashammuss

  • @Amiiraydarus
    @Amiiraydarus 9 місяців тому

    😢