HEESTII GOOFAARTAN KII XALAY CODKII ABDIWALI OFFICAIL VIDEO 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2018

КОМЕНТАРІ • 174

  • @user-vk4wr6sn8c
    @user-vk4wr6sn8c 2 роки тому +13

    Jamaal inta ku baratay farta taaga waa fanaan tegay show abdiweli omer 👏

    • @zainabmohamed1644
      @zainabmohamed1644 2 роки тому +1

      Jamaal markaan soo daawaday baan heestaan oo aan horay u arkay soo raadiyay in cabdiweli uuyahay jamaal walaahi hadaan hubsaday hhhh

  • @princessf3458
    @princessf3458 5 років тому +16

    Hees iyo badh wlhi codka 💯% stylkaa wilka 💯% hesta 💯 % musigaa 💯👏🏻 deshaa 💯 inaba cadi maa axan 💯💯

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 років тому +25

    Allah hestan maxe xasuus igu reeb thy💔😢😢miss u Ex jaceyl 😩😂🤞

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 5 років тому

      yaahuu oo dhaawac aatahay miyaa lol

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 роки тому

      @@hamisare6735
      Kkkk me boksaday wllhi

  • @luuloomar7480
    @luuloomar7480 5 років тому +9

    Codka iyo styleka wad kawadata abowe abdiwali omar guuleso bro 😍😍😍😍👌👌💖💖

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 5 років тому +5

    Woow gabdhahan ciyaartooda 100% wey ku dance gareeyeen si fiican 🤣😂🤣💖

  • @yaasiinmahamed8256
    @yaasiinmahamed8256 5 років тому +7

    War Hablaha Cayilan Ku Haysataa Intii igala HeZhay Like Bbe👏👏👏👏

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Xasuustii Beerdilaacshe AHN.

  • @hanadkeynan1814
    @hanadkeynan1814 5 років тому +25

    Like haLa isaaro wixii heestan xasuusta

  • @ahmedabdi6336
    @ahmedabdi6336 5 років тому +6

    Jugta culuz wee ka baxsadeen si macaane u dheelen
    Fananka waa top
    farxad Somali Mohamed
    peace peace

  • @yxc4559
    @yxc4559 5 років тому +4

    What a fantastic song 👉❤
    Hore halo socdo adiga iyo koxdada Atlanta studio

  • @quenzihaam6242
    @quenzihaam6242 2 роки тому +2

    From____musasal ka haboon🤣🤣

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 років тому +1

    Cunugan fankiisu hore uma socdo murusade waye horay usocod maleh

  • @haldorduumar7246
    @haldorduumar7246 3 роки тому +1

    Abdiwali omar💋💋🥰one love fanan iyo qabiir aya thye keep going bro

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 5 років тому +1

    abdi wali omar so laabasho wacan wlhi fanaan aan jeclahy tahay geep going bro

  • @najma8198
    @najma8198 5 років тому +1

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww alfnaan abdiwali quruxuloow yasalaam xaajiga xaawo dagan waa labo fanaan dagan alow igu baragiye aamiin

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 років тому +2

    Gabadha dheer ee masarka madow iyo gabadha gaaban sey ciyarta iskula heleen waa dad reer magala blhi

  • @hassansalad9259
    @hassansalad9259 5 років тому +4

    Heestan waxa iska leh Beerdilaacshe wax bdn waa laso cusboneysiyay lkn tan Lit waye Absolutely Keep Going.

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 5 років тому +1

    Www wad ka baxsatya abdiwali keep going fanaan qali ah

  • @AJ-ff9pj
    @AJ-ff9pj 2 роки тому

    Atoore jamaal waa laacib so jabay inta kubaratay musalsalka haboon like saara

  • @alimunge5307
    @alimunge5307 2 роки тому

    gabadha cayilan baa meesha ugu dheel wacan

  • @zakariyesheikh5176
    @zakariyesheikh5176 5 років тому +2

    Www horey usoco hormar wacan

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 5 років тому

    Xasusti Digfeer abdiwali sxb wadkentay hoor usoco

  • @fartunahmed2046
    @fartunahmed2046 5 років тому +1

    Wow 😲 heestan iyado kaban ah ban canjelada kudubi jiray hada music casriya lasaray willka codkisa wa dadax 🤪 wa iga gadantahay 👍

  • @zahrohassan1556
    @zahrohassan1556 5 років тому

    Love this song gofartanki xalay woooow

  • @seerabtaa7584
    @seerabtaa7584 5 років тому +11

    Hablaheena waa wada quruxoon yihiin lkn hilibka aa style ka dilaayo 🤷‍♂️

  • @arwaomer3137
    @arwaomer3137 2 роки тому +1

    Intuu actork noqday kadip 🖤

  • @yaasiinmahamed8256
    @yaasiinmahamed8256 5 років тому +1

    Inanta cayilin waxaa ay ruxayso ciil igu hayaa hada mar qudha isaari lahayd 😘😘😗😚😙

  • @drabdiqanimohamed4645
    @drabdiqanimohamed4645 5 років тому +12

    Inti hestan kaheshay liketa❤❤✌

  • @fitaxqorane3543
    @fitaxqorane3543 5 років тому +1

    gabadhas dharka cagaaran qabto wllshay waaye noolow aby qli

  • @iamberlulachanel7393
    @iamberlulachanel7393 5 років тому

    walaaloh heestan horah looqaday walhi waanjclh 2009😍💯2018

  • @fitaxqorane3543
    @fitaxqorane3543 5 років тому +1

    heestaan waan raadiyey runtii waan jeclhy

  • @nimonor5520
    @nimonor5520 5 років тому +1

    Sfcn Uyqanan Dhesha Nabeee👌👌👌👌👌

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 5 років тому +3

    Ruuxi lexada ahye like isaara xarfaney.🎧🎤❤

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 2 роки тому +5

    Woow hees shidan

  • @user-os6ux5cz5q
    @user-os6ux5cz5q 5 років тому +5

    Cidi igama horeso

  • @SharfaanBoy
    @SharfaanBoy 5 років тому

    Horey usocda
    Aflanta studio

  • @zainabmuqtarcabdi2267
    @zainabmuqtarcabdi2267 2 роки тому +2

    Jamala actor plus fanan siysi wle Naga qrsoned from haboon🤣🤣🤣

  • @jabro5884
    @jabro5884 2 роки тому +1

    Actor +fanaan jamaal

  • @aslamamohamed9405
    @aslamamohamed9405 5 років тому +16

    Lyrics heesti goofartankii halay..
    Arimahan iswadha galay
    Guntimaxan lawadha xiray
    Anon gacanta kugu digin
    Gooni umafurfuraye
    Magoo jacelkuyoo
    Gibluu igucayare..
    Goofartankii halay
    Maran gogasha kugu tabay
    Kaegay gonyaxa
    Kaa wayay garabkeyda
    Ilma goboo maigatiri
    ***********
    Jacel kama guroo
    Gabow kuguma dayoo
    Guga kuma tiriyoo
    Abal kuma galayee...
    Gocashadhaa jalecadhaa
    Indaha kugaliye
    Goofartankii halay
    Maran gogasha kugu tabay
    Kaegay gonyaxa kaa wayay
    Garabkeyda ilma goboo maigatiri....

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 років тому

      ruuruf hsan sexual frustration akuuhaayo qofki isdhaqajiyo khalad ufasiro

    • @beeldaajeinanuur8423
      @beeldaajeinanuur8423 5 років тому

      Waa rabaan

    • @ikraamcabdi3105
      @ikraamcabdi3105 5 років тому

      Afka naga sax wllo

    • @sayidcumar5206
      @sayidcumar5206 5 років тому +1

      Si sarbeeban loo hadlaa hadaad isleedahay wx sheeg khashiin boodh reer magaal hhhhhhh xayawaan daaanyeer indhaha Ku doogso naag la aanku haysee

    • @qqurux2gm225
      @qqurux2gm225 5 років тому

      @@sayidcumar5206 saaas karabaa pro 😍😍😍

  • @kaltuunjamac3215
    @kaltuunjamac3215 2 роки тому

    War hayaaa waa jamaal

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 5 років тому +3

    Heestam wey iga gdan thy👈👈👈👈

  • @juweriac.qaadir5296
    @juweriac.qaadir5296 2 роки тому

    Wwww hees shidn 😍❤💋❣

  • @hafzacooking1279
    @hafzacooking1279 5 років тому +35

    Goofaartankii xalay
    Markan gogosha kugu tabay😥
    Kaa eegay gooyan 🙄
    Ka waayay garabkeygeyga
    Ilmo goowo iga tiri😭😭😭
    Qalbi ku meeh

  • @ahmedcartan1962
    @ahmedcartan1962 3 роки тому +1

    meeshu 2 qof ay ushidantahy iyo fananka inta kale waa yool raaac

  • @daadirali7054
    @daadirali7054 5 років тому +1

    Abdiwali omar samiir Dadka fanka markuu burburay muqdisho Soo shiday weye

  • @ayansharif1815
    @ayansharif1815 5 років тому

    Cadi mahan cod styl musikk

  • @cabdinaafacbaladweyne2029
    @cabdinaafacbaladweyne2029 5 років тому +2

    Qali aragsan my bastion has been a great day 🎂

  • @exmancilmi474
    @exmancilmi474 5 років тому

    Waalahi heestaan waa xasuus

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 4 роки тому +1

    Abdiwali❤

  • @MohamedMohamed-qk2bs
    @MohamedMohamed-qk2bs 2 роки тому

    Heestan abwaanka alifay hadduu reer waqooyi yahay waa hore ayaa la sheegi lahaa magaciisa iyo qabiilkiisa.

  • @mariahassa
    @mariahassa 5 років тому +1

    Hablaha ciyartoda a ku haysta

  • @dhuuxhasan9168
    @dhuuxhasan9168 5 років тому +1

    intii hestaan taqaana like isara

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 5 років тому +1

    Balbalarka isku imaade yassallam

  • @myare3096
    @myare3096 5 років тому +2

    Gabdha Buuran Boqorada DheesHa iga DheH

  • @shacirkhan5921
    @shacirkhan5921 5 років тому +1

    Musicga iyo codka wow iga gadanyahe hda ila aragtay like sar

  • @nuradeenmukhtar4923
    @nuradeenmukhtar4923 5 років тому +1

    Like ii Sara Nagaland shaydaan ku yaale

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 5 років тому +2

    Hal naag aan ka qaato ka waayay 😢

  • @user-zw9dk4kc4k
    @user-zw9dk4kc4k Рік тому

    dumarka somalida maxaa baruurta ka wada dhigan miskatas cabaar markay tagnato ama waa shiraysaa ama wa dalaysaa oo fadhisanaysaa please xaliimo bastada iska yaree fananka hestii waa kufsaday isna

  • @hanadchannel2626
    @hanadchannel2626 5 років тому +1

    M. A
    Aflanta studio likta haila dafiin walal kukuxiranahay 😘

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Рік тому

    Nice song

  • @dhuhoadam4306
    @dhuhoadam4306 5 років тому

    Kal iyo lap pro

  • @farhiagurey3697
    @farhiagurey3697 5 років тому +4

    Nagahan bilaa style ka aha maxay ahayeen

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 років тому +7

    Kusoo dhawaadA fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME ALL 💕😻💝

    • @udgoon
      @udgoon 5 років тому

      Waandhawnahy xabiibti

  • @MohamedAhmed-ze4on
    @MohamedAhmed-ze4on 5 років тому +1

    Wooow

  • @rahmaabdiaziz124
    @rahmaabdiaziz124 4 роки тому

    Who’s the guy with the white suit he’s 🔥

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 2 роки тому

    Jamaaal😭😳

  • @nimonor5520
    @nimonor5520 2 роки тому

    Wawawaw ✅✅👍👍Inta musasalka hada kumajiro 😂

  • @raqiyacadeey3748
    @raqiyacadeey3748 5 років тому

    Xoog badana yabaye

  • @shucaybfarax9631
    @shucaybfarax9631 2 роки тому

    Lacagta heesta waad iga haysa c.wali

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 5 років тому +4

    inanta buuran heesta say ula hayso tan qalalan ee hadana dharkii isku dhejisey uf belaayo kula dabo xumatay

  • @saabirsayga9382
    @saabirsayga9382 5 років тому

    Waaw

  • @saaroabdi213
    @saaroabdi213 5 років тому

    Heestaan masha Allah lknse hablaha reer bal istoogada daya bilicda quruxon ...................... Codka % laxanka%misic % erayda%

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 5 років тому

    Kama caajiso heestan

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 2 роки тому

    2022 yaa daawanaya farta taag oo like iisaar

  • @somaligirlh130
    @somaligirlh130 5 років тому +2

    Gabadha buran mnshllah waa dheeli karta👏👏 inta kale eber waye 😏

  • @nuurtoxasan2310
    @nuurtoxasan2310 2 роки тому

    Inta musasalk habon kidib dawaneyso😁😁

  • @sihaammoha8177
    @sihaammoha8177 2 роки тому

    Jamaal

  • @ridhwanabdullahi4078
    @ridhwanabdullahi4078 5 років тому +1

    Hhhhhh hadaa ragto maxaa sameen rabtay

  • @xamdimaxamudmaxamed9489
    @xamdimaxamudmaxamed9489 5 років тому +1

    Wwwoo

  • @fatimaaxmed4233
    @fatimaaxmed4233 5 років тому +2

    Wanka hela heestan marka ku ciyaaarayo iyo aszabtadyda marka dhelayno

  • @abdinasirmohamed9025
    @abdinasirmohamed9025 5 років тому +13

    Cidna kama so horeyn islaha 2 qof aba iga so horeyso war dadkan qeyrka mey san u jecladan🤣🤣🤣

  • @falxadodagaan2455
    @falxadodagaan2455 5 років тому +1

    Caku ruux dhuban qab lan iga dheh midan dhuman ee sidi shinbrti mesha bod bodeysa maxey aheyd

  • @saadyouesfyouesf7796
    @saadyouesfyouesf7796 5 років тому +1

    ✌✌✌✌✌

  • @ahmedisse8411
    @ahmedisse8411 3 роки тому

    Filim duubuhu wuxuu ka helay gabadha dharka caagar xiran, intuu ku qabtay iyada waa ka badantahay intuu ku qabtay Fanaanka. Viewska miyaa lagu badinayaa mise qalbigiisaay daftay beladu, ma fahmin.

  • @mofarahmaxamed4014
    @mofarahmaxamed4014 5 років тому +1

    Hesaha dadkii lahaa hadey maqlaan dhuunta ayey is qabanayaan

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 5 років тому +1

    Mogadisho wxaad soo wado iyo wabiga yaaa weeyn 19 😂😂

  • @abdullloveflocks3125
    @abdullloveflocks3125 5 років тому +1

    ninku odhey ayu noqde wlhi

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 5 років тому +10

    butacda caadi ma han😂😂😂😂 napee

  • @abdiazizmohamud4003
    @abdiazizmohamud4003 5 років тому +3

    Qufta buran macanaaa bisinka

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 5 років тому +1

      FATMA Arshad Kkkkkkkk 😂🤣😂😂🤣 maadaa dhadhamiyey huuno hhhh dumarkanoo dhan Qatar ciyaartooda lkn labiskooda ma ima qancin

  • @musekhaire
    @musekhaire 5 років тому +4

    like halaiga hilmaamin😃😃

  • @Sportshouse109
    @Sportshouse109 5 років тому

    Wiilkaan marexaan miya

  • @abdichigaco625
    @abdichigaco625 5 років тому

    waxaan.mA aroos baa mise waa tumasho.???

  • @ahmedcartan1962
    @ahmedcartan1962 3 роки тому +1

    arimahan iswada galay
    guntimahan lawada xiray
    anoo gacanta kugu dhigin
    gooni uma furfurayee
    hhhhhhhhhh shiiqow hada waxbaba lama xirxiro aan kaa iri
    sheeko qof kasta fahmi karin

  • @queenofogadenreercabdile2210
    @queenofogadenreercabdile2210 5 років тому +11

    Hablaha haaba ciyaraana miyey fahmaan heesta miicnahada? Hooyadey aya igu oraan jirtaa hees aad micnahada garanaynin haa dhaagaysan😂😂😂😂

  • @maryanidiris1995
    @maryanidiris1995 5 років тому

    M.a

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 років тому

    Hada kiinya ma wada copy heesihii hore iyo iyoopiyan uuba waxa maskax leh waxa sameyn karo ma jiro

  • @Mohan_dakane
    @Mohan_dakane 3 роки тому

    Xax

  • @ifrahhussein3133
    @ifrahhussein3133 5 років тому +13

    Codka% steylka% iswalaaqa hablaha %

  • @alihassanibrahim3050
    @alihassanibrahim3050 Рік тому

    Heestu wa copy shikheygiyow sheley xasus wllhi

  • @Sportshouse109
    @Sportshouse109 5 років тому +1

    Wiilkaan qabiilkiisa marexaan miya?