ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2021
  • Showgii Iskalaaji Djibouti Anigo Urkiyo Qalbigah

КОМЕНТАРІ • 118

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 2 роки тому +40

    Legend kusoo Dhawow
    Hoygii ilbaxnimada
    Jabuti Dal aan jeclahay🇩🇯
    Dad aan jeclahay (C12)😘😘

    • @ahmedguedimaandeck8560
      @ahmedguedimaandeck8560 2 роки тому +3

      vive C12 reer jabuti hoygii ilbaxnimada welcom to jabuti jano iskalaaji miss you my home country

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 роки тому

      welcome to cisseland

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 роки тому +28

    Mashaĺlah Iskalaaji in the house 🇩🇯
    Walee xalay Djibouti waa la isku arkay.
    Ku soo dhawow hooygi ilbaxnimada🇩🇯 legend iskalaaji❤

  • @zakomar8981
    @zakomar8981 2 роки тому +13

    Iskalaji fanan ka dagan oo ka style wacan Somali kuma jiro run ahaanti cod iyo style laguma gaadhi karo from hargeisa can’t wait your show in Hargeisa, somaliland ✌️

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 роки тому +31

    Alfanaan Abdaziiz Iskalaaji lagend ❤ hees dareenkeyga dhabta ah ka turjumeysa🥺 22/5/2022 maalin Axad ah 2:10PM✍ run ahantii fananku wuxu qeexay jawiga aan waqti xaadirkaan ku jiro caku jaceyl aan laguu ogeyn awood sheegtana aadan laheyn marku kali kugu noqdo waa dhibaato fakar iyo naxdin tiro badan 🥺 Illahow amuuraha ii sahal🤲 wll hada iga dambeezo liketa igu saacid 🙏
    Anoo uurka iyo qalbiga
    inan kaa amaano raba
    hadana ma awoodi karo
    iney ereyada macaan
    afkeyga ka soo baxaan🥺

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 2 роки тому +14

    Heestan 2018ba igu horaysay maqalkeda mrks u iso diray shaqsi nolosheyda muhiim u aha maqalkeda wixu I hor geyay mlmihi qurxona e aynu wada qaadanay 🥲 naxariisti rabi allha ku siiyo my everything 🥲😭
    dabadana man helin jcyl daacado wacan🥲

  • @maryancigaal4509
    @maryancigaal4509 Місяць тому +1

    Anoo urkiyo qlbiga
    Inaan ka Amano raba
    Hadana ma awodi karo
    Iney ireyada macan
    Afkeyga kaso baxan
    😢😢 hees wakhti xadirkan xasuus igu leh/ 106/ 2024😢😢😢

  • @xamaadaproductionstudio5883
    @xamaadaproductionstudio5883 2 роки тому +47

    Waqal production we love you 💯🇸🇴💯

    • @lilzaakirgamer6695
      @lilzaakirgamer6695 2 роки тому +3

      ᴄᴀʟᴀɴᴋᴀɴ ʟᴀ ɴᴏǫᴏ ɴɪᴏ 🥵😂✊

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 8 місяців тому

      ​@@lilzaakirgamer6695xaguu la adayaah calanku waa somaliya calenkeeda lagu yaqaan

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 роки тому +9

    Mashallah hoygi wax is dhafsiga iyo ilbaxnimada nabada 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 роки тому +7

    Welcome to DJIBOUTI al fanaan iskalaji macha allah waa laa isku arkay showgii DJIBOUTI 🇩🇯💯💯💯😍

  • @aziimhussein2701
    @aziimhussein2701 6 місяців тому +4

    01/09/2021 heestan wxaY igu LeedahY xaZuuz anan iLaaBi kariN qoFkii an wakhtigaaZ midoWnaY ayaan waLi noLozha Wadaagna manToo tariikhdu 02/01/2024🥺😭🫀

  • @queenofhijab
    @queenofhijab Рік тому +2

    Adigoon i ogayn xubiga _ 😞 igalay anigoon filayn
    qalbigu ku itaalsadoo
    adaa igu gabay wanaag kalifay arimadan jacayl 💘 awood sheegtana ma lihi😶😶😶😢😢😢😢 inan ku dhahan rabaa😢😢 i feel those word's inside my heart right now 💯

  • @c-c-ckeepgoing
    @c-c-ckeepgoing 2 роки тому +5

    Iskilaaji heeso xaqiiqda Ushaw ayan kagabarany legend keep going waqal studio 💥💥

    • @c-c-ckeepgoing
      @c-c-ckeepgoing 2 роки тому

      🍇🍈🍉🫒🍒🍓🥕🍆🥑🥭🍍🍌

  • @robleguled8517
    @robleguled8517 2 роки тому +3

    Aad baa uga helay heestan, markaan maqlay durba waa dhexgalay 1000 jeer baan dhageestay, erayada heestan waxay ka turjumeesaa jawi aan ku jiro. Aad baan Fanaanka ugu mahad hayaa, SALUTE YOU BRO.

  • @aichaahmed225
    @aichaahmed225 2 роки тому +5

    Welcome to Djibouti, alfanaan Iskalaaji! Bienvenue à Djibouti jano!

  • @amiiraabdirahmaan7933
    @amiiraabdirahmaan7933 2 роки тому +8

    wiilban is baranay 2017 Wilkes ilaa hada waxan nahay dad walalo ah Umaga shegan inan jecelahay mana dareensiin inan jecelahay si walalnimo ah moyaane markad jacaylka qarsanaysana wax ka xanuun badan ma jirto markan sannado badan qarsanayay ayaan is idhi maalin is adkeeyo usheego intaan laga qaadan mise wax Kala kulmay arin naxdin io fikir igu beertay ka hor intii anan u shegin ayaa anagao is xaal waraysannaya ku idhi kwrn dumashiday kulaha way fiican tahay naxdin ileen looms dhinto oo ma xidhiidh baad samaysay haa igu idhi wlhi Wan xasuusta habeen kaaas oohin iigu dhamaaday waxan sameeyo garan Wan iska aamusay waxan is idhi qofka noloshisa caqabad haku noqon dhexdoodana ha galin sadexeeyuhu ma fiicne sidi anoo go.aan ku gaadhay maalin kale ayaan ayuunban u shegay wuxu igu dhahay horta ma xuma lkn wll waadiga I og inan xidhiidh leyahay ee maxan samayna adigu bal tali waxan samewyo garan maaye bal ila soo taliya Ana wiilka xoog ban u hecelahay habeen io maalin waa ii fikir oo oohin io warwar taladina sugaya

    • @neyruusnalka3032
      @neyruusnalka3032 2 роки тому +1

      Dadkaa noloshooda u daay abaayo adigana isku day inaad ilowdo waayo dad is jecel in la dhex gala ma fiicno ka fogow wax waliba isaga kusoo dhaweyn karo
      Qalbiga alle haku adkeeyo

    • @amiiraabdirahmaan7933
      @amiiraabdirahmaan7933 2 роки тому

      @@neyruusnalka3032 haye abaayo Wan u daynaya Haba igu Adkaate🥺

    • @dalmarcumaan2869
      @dalmarcumaan2869 Рік тому

      Abyo isaga day nolshoda adiguna iskuday ina marwalba ilawdo wayo baribey nolshu ku kenikarta rux kujecl ee sug nolshada😫👱‍♀️malmaha nolshada udul qado😫👏

    • @juustomohamed4980
      @juustomohamed4980 Рік тому +1

      Sorry abyo daahane hore hortisa tiisa dafana jogo dhahan rer xamar marka sorry abyo qalbiga ne allah ku adkeyo abyo sida u jeceshahay mid ku jecel hele insha allah asagane qalbiga ka sar 😢

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 21 день тому

      Abaa ka samar qof an ku jeclen

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 2 роки тому +3

    My favorite singer iskalaaji Cimaamadiisa ma haysan karo 🙏

  • @hibaaqmaxamed3726
    @hibaaqmaxamed3726 2 роки тому +1

    Woow asxan cod fanaan banaankiisa ku dhacay iskalaaji fanaan buuxa codkiisa waa mucjiso ka bax waan ku wataa

  • @hanadabdi598
    @hanadabdi598 2 роки тому +6

    Heestaan dareen xanbaarsantahay ❤❤

  • @rahmohassan2407
    @rahmohassan2407 2 роки тому +1

    iskalaaji welcome hoyga libxnimda 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ZakariaOmarMohammedShiiqnuuree
    @ZakariaOmarMohammedShiiqnuuree 6 місяців тому +1

    My favorite 😍 songs ❤ iskalaji

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 роки тому +4

    Hees xasuus igu leh 🥺😫 2017

  • @user-xy8td3jz3s
    @user-xy8td3jz3s 3 місяці тому +1

    2019 ilaa maantoy tahay 29 april 2024 waan ku jeclahay kumana sheegan karo 😢

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 21 день тому

      Hal mar sheego xanun woka yarana😢

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 7 днів тому

      anba.sido kle weliba wa qof ilmader nahy.o.wax yar.kala tirsano

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 4 місяці тому

    Abwaan weyn ayaan ku faro yareystay ❤ Qoslaaaye

  • @arafathcaadil8281
    @arafathcaadil8281 2 роки тому +2

    Balasha u waqal ku duuuulo legendary #ahmed_bigeys

  • @hodanmaxamed4119
    @hodanmaxamed4119 2 роки тому +3

    My fav fanaan iskalaaji❤

  • @saarahappy3618
    @saarahappy3618 2 роки тому +1

    Iskaaji my fav song 🎵 🥺♥️💯

  • @Sai-ov3ty
    @Sai-ov3ty 2 роки тому +3

    Legend fanan la hubo✍🥰❤

  • @ayanhersi2024
    @ayanhersi2024 5 місяців тому +1

    Wax walba noqoto mise daci dona qof garikara ma jireyo Sh…… 💃🏼💃🏼💃🏼💃🏼

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 8 місяців тому +1

    Heestani Berri Aan Ogahay Haday Soo Bixi Lahayd Qof Aan Ogahay Ban Udiri Laha 🥹♥️

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 2 роки тому +1

    Mahad sanid iskalaji tagero buxdda 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +2

    The one only Lagend iskalaaji🔥

  • @garissacounty0072
    @garissacounty0072 2 роки тому +1

    Hestan xasuus waye wlh legend Iskalaji

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 6 місяців тому +1

    ❤iskalaji❤alayaxafidak❤❤❤❤❤

  • @Daaw8124
    @Daaw8124 2 роки тому +1

    ALFANAN ISKALAAJI Legend Of legend

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 2 роки тому +1

    Nice song 🎵 my favorite 😍 singer

  • @sayidkasayidka206
    @sayidkasayidka206 9 місяців тому +2

    Waa Cibaaro Aduun. 😢😢😢😢
    30/10/2023. Talaado. 15:
    44pm. Maantay waxaa la iga eryay meel aan shaqaale ka ahaa waliba qaab qabiil ayadoo booskeygii la siiyey masuulka meesha wiil eey isla dhasheen caku aduunyo iyo qabyaalad

    • @mohaalito9220
      @mohaalito9220 2 місяці тому

      Wadguleysani donta walal malin un hdaa 6 month kadambe inad guleysti ayanba kurajeyneyna 🎉❤

    • @JamiilaHasan
      @JamiilaHasan 20 днів тому

      😢

  • @Queenmoha456
    @Queenmoha456 5 місяців тому +2

    21 feb😢💔

  • @huseinmohamed2185
    @huseinmohamed2185 2 роки тому

    On The Fire 🔥 Cabdicasis Iskilaaji

  • @zakariarirach144
    @zakariarirach144 2 роки тому +2

    Best song brother

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 7 місяців тому

    The legend iskalaaji ❤❤😊

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj 2 місяці тому

    Still Heestan Never Get Old ❤ 😢

  • @medmouminnastylaqueen1322
    @medmouminnastylaqueen1322 2 роки тому +1

    Vive le peuple djibouti

  • @mimoomer8582
    @mimoomer8582 2 роки тому +5

    Niin bilaa aqoonsi ah with out hooyga fankaa 😂😂😂 kaaftaan lee

  • @nm-wx1lg
    @nm-wx1lg 2 роки тому +1

    Iskalaji Legend

  • @samiirasheeke9031
    @samiirasheeke9031 Рік тому +1

    Awood sheegtana malihi 💔😥☝️

  • @fathaahmed9251
    @fathaahmed9251 2 роки тому +3

    Heestan xasuus bay igu leedahay😥

  • @jafarmohamed8965
    @jafarmohamed8965 2 роки тому

    Horay usoco iskalaji

  • @Imjustbeyda
    @Imjustbeyda Рік тому +2

    Dhayahan aragaga raba ifkay ku jeclyihin hdana ma awodi kro 😢😢

  • @xasanzilva6538
    @xasanzilva6538 2 роки тому +1

    Heesta waxan xoog u dhegysan jirey 2017 kii wlhi xasuus weyn pay igu ledahay

  • @walirastaproduction5678
    @walirastaproduction5678 2 роки тому +7

    Legend ka wayn abdiasiis skilaaji ❤️🙌

  • @CudoonKhalif-dw2uw
    @CudoonKhalif-dw2uw Рік тому +2

    Ruun ahaanti hestan xasus garay iledahy waxan dhagaysan jiray xiliyan jclka kali ku ahaa lkn hada alxlh wilkan jcla waan haysta

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 2 місяці тому

    Showga waa fiicana laakin waa mugdi kkkk waxba loogma jeedo gabadha quruxda badan

  • @abdiwasacmohamed4126
    @abdiwasacmohamed4126 2 роки тому +3

    Izkalaji madaxa nagaha gabdhuhu way kahelaan waxa madaxa banan ana ima eegan 😭😂😂

  • @nadiramohamoud7676
    @nadiramohamoud7676 2 роки тому

    ❤❤❤❤ iskalaaji

  • @muqtarjecelow7433
    @muqtarjecelow7433 7 місяців тому

    Hees qalbiyana❤

  • @10weheliye97
    @10weheliye97 2 роки тому +7

    Best song iskalaaji ❤🥰

  • @user-xy8td3jz3s
    @user-xy8td3jz3s 3 місяці тому

    Awood sheegtana ma lihi 😢🥺28 april 2024 8:37 pm

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 роки тому +2

    Lgend xiiranta
    🤍💪🏻

  • @myuusufmyuusuf1475
    @myuusufmyuusuf1475 2 роки тому

    Ad an ula dhacaa soganda da al fanan c/Casiis is kalaaji

  • @mherze3068
    @mherze3068 2 роки тому +3

    Lengendry

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 2 роки тому +5

    My favorite singer 🙏

  • @ikraanahmed10
    @ikraanahmed10 2 роки тому

    Adoon ii ogayn 😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdiikaderAhmed-yc2dw
    @AbdiikaderAhmed-yc2dw Рік тому

    Who is listening 🎧 in 2023

  • @zayidofficial6125
    @zayidofficial6125 2 роки тому +4

    iskalaji somaliland lagaaga baahan yahay

    • @hanadabdi598
      @hanadabdi598 2 роки тому

      December 9 iskilaaji show hargiesa

  • @chicken4820
    @chicken4820 2 роки тому

    🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cabdirsaaqmuuse45
    @cabdirsaaqmuuse45 2 роки тому +1

    Codkii baxasanaa fanaankab iskalaaji

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Рік тому

    Nice

  • @hiboelmirayaleh-xq7gh
    @hiboelmirayaleh-xq7gh Рік тому +1

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 2 місяці тому

    2024😢

  • @maryancali9552
    @maryancali9552 2 роки тому

    Waw

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 2 роки тому +1

    Heestani gabadh bay ku wacnayd inay soo qaado maaha hees nin

  • @XaliimoMohamed-ik5cy
    @XaliimoMohamed-ik5cy 10 місяців тому +1

    ❤️🥺

  • @Axmedyare-qo8up
    @Axmedyare-qo8up Рік тому

    😢😢😢❤

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 2 роки тому +1

    ✋✋✋🇩🇯✋✋✋✋✋👍👍👍

  • @xamse_braveofficial9657
    @xamse_braveofficial9657 2 роки тому +1

    #LAYAAB #LAYAAB

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Рік тому +1

    my favorite singer 🤌🏾💕

  • @husseinhared
    @husseinhared 10 місяців тому

    Allow idin dhor ubax yada yar ama wiladha yar amii

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 2 роки тому

    ☺︎︎

  • @maryamali7783
    @maryamali7783 2 роки тому

    MA

  • @user-vn1kr5mh3r
    @user-vn1kr5mh3r 11 днів тому

    Tegh

  • @wehliyeabdullahi4660
    @wehliyeabdullahi4660 2 роки тому

    Logdu

  • @babaamira1750
    @babaamira1750 2 роки тому +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 2 роки тому +2

    ❣️🇩🇯❣️

  • @zahraahmed6339
    @zahraahmed6339 2 роки тому

    Showgi hurdada ayu ahaa 11 ayn ka so hoyanay sorry iskalaji runtu wy kulushahay been ma sheegi karayo😏

  • @maqdimustafe7791
    @maqdimustafe7791 2 роки тому

    ¹waah

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 2 роки тому +2

    😰Sᴏᴏɴ ᴀs ᴘᴏssɪʙʟᴇ ɪɴ ʜᴀʀɢᴇɪsᴀ✊🟩⬜🟥ɪɴᴛᴀ sᴜɢɪ ʟᴀ'ᴀ😪😰🥵

  • @ahmedessa4934
    @ahmedessa4934 2 роки тому

    A

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 роки тому +3

    ᏔᎪϘᎪᏞ ᏆᎽϴ ᏆՏᏦᎪᏞᎪᎪᎫᏆ ᏞᎪᎽᎪᎪᏴ ᏞᎪᎽᎪᎪᏴ

  • @muzthaphekunlizpayso1157
    @muzthaphekunlizpayso1157 2 роки тому +1

    Waxa lo Idhi dumarku Naarta Raga way kaga bdan Yihiin watan O kle bl mid Nin ah ku AraG xgaa

  • @bilanqueen9082
    @bilanqueen9082 Рік тому

    lol I u

  • @wehliyeabdullahi4660
    @wehliyeabdullahi4660 2 роки тому

    77ioo