Al fanaan Iskalaaji Hees Cusub Qof kuu Dhaartaybaa Nool.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 тра 2024
  • Hees cusub, Fanaanka Iskalaaji.Hodmanshow.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 74

  • @CaptainDj143
    @CaptainDj143 2 місяці тому +52

    Dhemanbad u tahay ruuxe
    Dhagax haa iska dhigin liita
    Qof ku dhartayba noole
    Mid ku jecel intaad dhaafto
    Haa u gaalin dhaliil ruux u lee
    Oo nooli sharaftaada
    Xaqiiq heestan anigay iga hadlaysa
    Hadii aad iga danbayso like isar wll

    • @AminaBuri-kb9sd
      @AminaBuri-kb9sd Місяць тому +1

      🎉❤ I❤❤🎉🎉🎉

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 Місяць тому

      Hablahaa loo qaaday cabdi khasaare boss uma banaana😂😂😂😂😂

    • @CaptainDj143
      @CaptainDj143 27 днів тому

      ​@@Zahrasahra709
      😅 👏

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 2 місяці тому +11

    Dheyman bad u tahay ruuxee
    Dhagax heyska dhigin liita
    Qof kuu dhaartay baa noole
    Mid ku jeceyl intaad dhaafto
    ❤jah my ustaad abdi aziiz iskalaji
    2024/6/1 sabti

  • @najuuu-
    @najuuu- 2 місяці тому +5

    dheeman baad u tahay ruuxe ❤️‍🩹
    dhagax ha iska dhigin liita 💔
    Qof ku dhartey baaa noleee 💔🥺
    mid ku jecel intaad dhaafto 🚶‍♀️‍➡️haw galin dhaliil ruuxle👑

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 2 місяці тому +1

    Woooow legend I love Iskalasji I always listen heesihisa 🎉 Fanaanka waxaan mooda in uu Aniga ii heeso ❤
    I Love you Iskalaaji
    From
    Garxjis Boqortooyo Woman 👑👑❤

  • @jegantavic6635
    @jegantavic6635 2 місяці тому +4

    The one and only real goat of somali songs iskalaaji❤❤❤❤

  • @user-pi6lj5yn4h
    @user-pi6lj5yn4h 3 дні тому

    Mashallah iskalajiii

  • @user-bk7bu4do8s
    @user-bk7bu4do8s 2 місяці тому +5

    Alla heestu anay iga hadlaysa wlhi ax😢😢😢

  • @motta4577
    @motta4577 Місяць тому +1

    Alfanaaan Abdiasis islalaaji laxankii oo socda ❤😂

  • @namiishabdirizak3436
    @namiishabdirizak3436 2 місяці тому +1

    Heestan aad ba ugu helay fav fanan iskaalaji erayo murti leh😢❤❤

  • @honhassan3763
    @honhassan3763 2 місяці тому +3

    Fananka Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 2 місяці тому +2

    Fanaankii bulshada iskalaaji fanku waa kaligaaaa ❤

  • @amiraabdi6357
    @amiraabdi6357 2 дні тому

    😭😭😭😭 allow side dheymanka miid iii ilalasado rabiyow isiiii

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 2 місяці тому +4

    Waryaa allah yaqaan oo iska laji iga qabta waxaa ba mooda inuu xaladeyda og yahay the legend guulleyso lpx❤😂

    • @RuuneeyMacalin
      @RuuneeyMacalin Місяць тому +1

      Ninka kaliya aan fanaanunta soomaliyeed ugu jeclahy yaanaga qabta angagow natilmaama😂❤

    • @shukriosman2864
      @shukriosman2864 Місяць тому

      Only heesta gabdhaha iskaleh❤ raga kumajiro😂😂😂

    • @mohamedabubakr-gq6qh
      @mohamedabubakr-gq6qh Місяць тому

      @@shukriosman2864 yaa ku siyay kkkkkk waa naga dhaxe saa quruxey ♥️😁

  • @XamdaMaxamet-c7g
    @XamdaMaxamet-c7g 13 днів тому

    Way hees dhaftay walahi

  • @user-br7xt7wn7z
    @user-br7xt7wn7z 10 днів тому

    Woo j'aime beaucoup

  • @ajkhaled
    @ajkhaled Місяць тому

    Dheeman Baad U tahay Ruuxe❤️
    Dhagax ha iska dhigin liita😢
    Qof Kuu Dhaarty Baa Noole🥺

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 2 місяці тому +1

    Dheenan baad u tahay. Ruuxe wooow❤️💯💙💯

  • @KaafiyoIsmaacil33
    @KaafiyoIsmaacil33 2 місяці тому +1

    Hawgalin dhaliil ruux leh oo dhawrin sharaftaada intaas baa iga gadan wlhy❤

  • @Dhooley..
    @Dhooley.. Місяць тому +1

    Alla qof sidan idhaha..😢🖐️

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 2 місяці тому +1

    Dheman ba utahay ruxee dhagax haiska dhigin liita❤🔥

  • @NasroAbukar-hn6rk
    @NasroAbukar-hn6rk Місяць тому +2

    Fanaaka aan heesahiisa jecel

  • @SoumayaMohamed-qz1tm
    @SoumayaMohamed-qz1tm Місяць тому

    Keep going iskalaji ❤

  • @MunaCalidiriye
    @MunaCalidiriye 2 місяці тому +1

    Iskaalaji fanaan jirah

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 місяці тому

    Iskilaaji waaa kaaa hayaaaa

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 місяці тому

    Guuleeso wll

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 25 днів тому

    Habibi 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 2 місяці тому +1

    Heestaydii ❤

  • @abdinaasirabdullahi6715
    @abdinaasirabdullahi6715 Місяць тому

    Qalbiyadeena iskalaaji❤

  • @barwaqohupthirahman2568
    @barwaqohupthirahman2568 2 місяці тому

    maa iskalaji oo kaleee 😭❤️

  • @HawaAhmedAli-ux9qr
    @HawaAhmedAli-ux9qr 2 місяці тому

    Wxani hees wey dhaafty❤🎉

  • @Bashka-nm7wg
    @Bashka-nm7wg Місяць тому

    ❤ nashad ❤ kal iyo ❤ lab ❤ i miss u oll inta ❤ muqeyga ❤iyomagceygataqan ❤ cid ❤ mubarg❤😊

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 2 місяці тому +2

    Hodman mahadsanid ustaad ABDIAZIZ ALI ISSE ISKILAAJI LAXANKII CODKII MACAAN
    IYO MUSICAN ABDIWAHAB ANTAR NAAJI MACAAN 🔥🙏🏿💯🇸🇴❤️

  • @Samiyacismaan-op8fq
    @Samiyacismaan-op8fq 2 місяці тому

    Isklaaji walhi waan tageraa fankba waa asiga kaliya inta kle waa ciyaal

  • @mohamudawmuse3242
    @mohamudawmuse3242 2 місяці тому

    Waa shidantahay heesta iskalaaji.😁😁

  • @XamdaMaxamet-c7g
    @XamdaMaxamet-c7g 13 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @SareedoSuuban
    @SareedoSuuban Місяць тому

    Waaaaw iska laji wa kugalika fanku

  • @IiibaanXaji
    @IiibaanXaji Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @estahiladam958
    @estahiladam958 2 місяці тому

    Ninka kaliyeee igu haya fanka somalida

  • @Samiyacismaan-op8fq
    @Samiyacismaan-op8fq 2 місяці тому

    Isklaaji walhi waan tageraa fankba waa asiga kaliya inta kle waa ciyaal😅

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-qt7zz1of5q
    @user-qt7zz1of5q Місяць тому

    Abtigay keliya weeye fanku❤💫🤴🫀

  • @fatxiisuroon4317
    @fatxiisuroon4317 2 місяці тому

    I june 2024❤❤❤

  • @IiibaanXaji
    @IiibaanXaji Місяць тому

    Qww❤❤❤

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartunfanaxFartunfanax
    @FartunfanaxFartunfanax 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @habonabdillahi9729
    @habonabdillahi9729 2 місяці тому

    🔥🔥🔥❤️👑

  • @wafaaqalanjoskincare406
    @wafaaqalanjoskincare406 2 місяці тому

    ❤🎉

  • @shakurwalal5283
    @shakurwalal5283 Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉❤😂❤😂😂

  • @osmanhassan-du4ms
    @osmanhassan-du4ms Місяць тому

    C'est là Vérité Wlhi

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰✅✅✅💯

  • @amiinumari3019
    @amiinumari3019 2 місяці тому

    Xaliimo calol kuus car ha fahanto 😢

  • @CadarFaarax
    @CadarFaarax 2 місяці тому

    Hees dhegaysiya

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 2 місяці тому

    Ayyyy iskalaaji legend ❤😘

  • @munacadar1941
    @munacadar1941 2 місяці тому

    Awww

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 місяці тому

    Hell NO, hees xun!

  • @fartunahmed7224
    @fartunahmed7224 2 місяці тому +11

    On fire🔥🔥🔥

  • @cabdifataax9686
    @cabdifataax9686 2 місяці тому

    Waxay waxan Pila codkii

    • @user-yo2wn1hj4d
      @user-yo2wn1hj4d 2 місяці тому +5

      Waad ooyin ciilanow caacda gurigii hooyadaa la aad naagyahow

    • @Dumarbilaamaana
      @Dumarbilaamaana Місяць тому

      Maseerka halkaas muu kaa marayaa

  • @XamdaMaxamet-c7g
    @XamdaMaxamet-c7g 13 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @Hudeifa-g
    @Hudeifa-g 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @IiibaanXaji
    @IiibaanXaji Місяць тому

    Qww❤❤❤

  • @XamdaMaxamet-c7g
    @XamdaMaxamet-c7g 13 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @XamdaMaxamet-c7g
    @XamdaMaxamet-c7g 13 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @XamdaMaxamet-c7g
    @XamdaMaxamet-c7g 13 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 2 місяці тому

    ❤❤❤❤