Gabiley gobalka cagaaran: Jannadii galbeedka somaliland 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 кві 2024
  • .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    .
    hargeisa somaliland
    #hargeisa #somaliland #hargeisa_somaliland #somalitiktok #burco #somalia #muqdisho #borama #adventure #somalicommunity #somalitravel #hargiesa2024
    #2024 #dalmarvlogs #somalivogs

КОМЕНТАРІ • 90

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 місяці тому +4

    Masha Allaha waar Gabilay waaba magaalo shidane waa inaan soo daawada qurux deeda masha Allaha Alloow u siyaadi ❤❤❤❤

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 2 місяці тому +8

    Muuqalkii ugu wacnee ee laga sameeyo magaalada gabiley
    Dalmar iyo sxb ki waad mahadsantihin noo so badiya ❤❤

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому +1

      waynu so badin donna hadii allah idmo mahadsanid

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 місяці тому

      @caashalayla Ibrahim jamaca miyaad tahay 🎉🎉🎉🎉😮

  • @ibrahimyare1162
    @ibrahimyare1162 Місяць тому +3

    Masha allaah

  • @gouledomar4280
    @gouledomar4280 2 місяці тому +7

    I love gabiley

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 13 днів тому +1

    Masha allah gabilay waa jano

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 2 місяці тому +6

    Gobalkii guunyadiyo gasiinka lahaa gobolkii guurtida iyo gayaanka wacnaa gabilay gobanimaa ku gobo tidhi

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому +4

    Asal Soomaali ah
    Islaantaan intaan aqaanay ayey sheektay

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 Місяць тому +1

    MashAllah tabaarakAllah beautiful Gabiley say MashAllah ama iska aamus Happy 18 May Somaliland 💚🤍❤💚🤍❤well done Dalmar vlogs

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 2 місяці тому +6

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕👍👍👍👍👍👍

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 місяці тому +1

    Maansha Allah gabilay ❤🥰gobolkii cagaarna inkastoonan waligay tagin reer gabilay waan idin salaamay

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Місяць тому +1

    Asal ka Asal reer Gabilay gob😊 farxad ku noolaada MASHALLAH ❤🎉

  • @mustapherasta69
    @mustapherasta69 2 місяці тому +3

    Ayeeyoyinkeen alleh hanoo daayo😊

  • @lok2603
    @lok2603 Місяць тому +1

    Great video ❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому +3

    I will come Gebiley When I come back to my Homeland ♥️

  • @Nasir722
    @Nasir722 Місяць тому +1

    Mansha Allah

  • @ninomoyo
    @ninomoyo 2 місяці тому +4

    Wow waan Idin tageeraa
    😂 gaadhi prob, waligay dad sidan wax u so tabiya ma arag best youtubers dalmar iyo saam

  • @saamshow
    @saamshow 2 місяці тому +2

    Welldone sxp hore u soco

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Місяць тому +1

    Fanka iskadayaa weli manugadin dulalka cagaran adunka kale lkn i inta yar mashaala

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому +1

    Maashallah ❤😮.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 місяці тому +2

    Laba Legend ❤ salam sare❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 місяці тому +1

    Maasha allah
    ❤❤❤❤❤

  • @hassanmahdi2187
    @hassanmahdi2187 2 місяці тому +2

    ❤ from France

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      adi iyo reer Europe so dhawada next halkee ban u dalxiis tagnaa insha allah

  • @caamirckchanel9299
    @caamirckchanel9299 2 місяці тому +2

    hore usoco eng

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому +1

    So so sweat maashallah.

  • @husseinhassan2553
    @husseinhassan2553 Місяць тому +1

    Ninka kemiriistaha halka uu sawirka ku qabanayo wejiga qofka vedio ga ka hadlaya ha ku bedelo ujeedka vedio ga si loo arko waxa laga hadlayo. Thanks

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 2 місяці тому +1

    ISTAAQFURALAAH

  • @HodanahmedAli-xp6yx
    @HodanahmedAli-xp6yx 2 місяці тому +5

    Cagaar qurux jano sanaag u daa sheekh u daa gacanlibaax u daa

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      next time insha allah

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому +7

      Saaxil baan ka soo jeedaa maasha Allah dhamaan somaliland oo dhan laakiin magacan baa u baxay gabiilay magac bilaash uma baxo waa dhul beereed barwaaqo ah Alle haw siyaadiyo

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому +2

      @@user-sz7sn2rv9r saaxilna waanu iman gobolkii dalxiiska iyo kalluunka

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому +2

      @@Dalmarvlogs soo dhawoow wadanka waan ka maqnaa mudo dheer waxaan jeclahay inaan dego gabiilay Ama arabsiyo maraan wadanka imi ayaan u dalxiisay ilaa waaale ,hooyaday iyo abahay wajaale ayay deganaan jireen dunidoo laba qofa curadayadaa ku dhalatay Beero hoodii ataa dub llooguma noqon waa la bilili qaystay kkkkkkk

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 2 місяці тому +3

      Waawada somaliland gabiley ba layidha gobolkii cagaarna waa magacèda

  • @mohamedomeraar6520
    @mohamedomeraar6520 2 місяці тому +1

    A/Rahman buuni salam zhp

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 2 місяці тому

    Aaway cagaarka

    • @Mona-ge1wp
      @Mona-ge1wp 2 місяці тому

      Vediogu hada wxa kalia ee uu ina tusay waa xafado dhexdood iyo meel yar oo kle lkin gabiley waxy leedahy bustaano badan oo cagaar ah waxaana kabaxa fruits badan oo ilaa hargeisa nagu soo gaadha wll

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 2 місяці тому

    Gabilay iyo daka degaa aad ayay giocana jireen oo ilbax ayay ahaayeen lkn qabyaalaiii geedaha waynd ee isaaqu ka soo warideen Hargaysa beri iyo meel baas ayaa la hadhay oo sababta 35 er ugu dambeeyay gadabuurigiu ka biya diideen ayagoo deeganka la leh oo iswada dhaleen.

  • @Libaansayli3i636
    @Libaansayli3i636 2 місяці тому

    Rag waweyn oo is ciyaleynaya ayad tihin

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому

    Good ideato dug tree.😮

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 2 місяці тому +1

    ree gabiley ayaan ahay ninkaa bajaajta wadana ma garanyi hadaan kaa yeelo 😂

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 місяці тому +3

    Cagaarba uma jeednee abaar dhawrbaad joogtaane.
    Dhallinyaradaa geedaha beeraysaa waan taageersanahay. Magaaladana waa quruxbadantahay.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому +2

      Waa magaceeda maxay kuu dhibi waa dhul barwaaqo ah oo cagaaran, xaasid nimadaa kaa qarisay cagaarka maxaad se ku yeeli Allaa nicmada siiyaye

    • @Sirad47
      @Sirad47 2 місяці тому +1

      @@user-sz7sn2rv9r wax xunba kumaan odhan lakin adigu xagaad Shakiga ka qabtaa xasidnimadana adiga uunbaa calooshada ka turjumay.

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      roob ku ha inoo da'o idamka allah

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 2 місяці тому

      CAADIFAD ayaa reerkan kaw ka siisey subxaanallaah. Talow cagaarkan maxay u yaqaannaan? Waar dadkan maskax ma hayaane halloo gurmado oo in dhul iyo dad lagu faano midna in aanay haysan halloogu dhaarto.
      Waar cagaar idinka dheer marka roobku idinka qaado ILKO DHAADHEER iyo INDHO XABBAJO leh ayaa BOODH iyo AWAARE iyo toban sac oo futo godan ayaa idinka soo hadha.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 місяці тому

      @@wacayscaanood2984 Maxaa xiqdi iyo xaasidnimo ku haysa intaayar baad quudhiwayday ee maxaad quudhilahayd sowdigan muraara dilaahay sidii laxdii burco qabiil dhan oo ilka dheerna maanu arag laakiin waa dacaayad isaaq isku dacayadee yaan ee adigu cay aad nagu cayday car la kaalay intaad naga maqshaad nagu tidhaahdaaye taa waan maqlee midkalaan hayaa ,gadabiirsiga ayaanu indha xabajo ku nidhaahna waa dacaaya dayada kuwana ilka dheer reer berbera daayeer ,qaar dawaco waa kaftan iyo dacaayado

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 2 місяці тому +1

    Masidanaa janadiina iyo greenkiinu gaajo gaajo dhashay

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 2 місяці тому

      KKK Inaadeer wuxu dhaqan ISAAQba ma leh waa OROMO inagu abtirsatey. Weli miyaad aragtey nin reer sheekh isaxaaqa oo quruxda togdheer iyo sanaag iyo saraar iyo hawdka togdheer iyo Gaashaammo iyo Sirow ilaa Gawlalaale iyo ballidhiig xayaysiinaya iyagoo u qalba in la xayaysiiyo.
      Immisa boqol oo BAN iyo buuro iyo dooxooyin iyo kaymo ayaa ISAAQ leeyahay?. Miyaad aragtey cid weli leh waa meel cagaaran iyo waa JANNO?

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq Місяць тому

    WaryA ITUS AQALKI AYEEYO MACAN HADAD TAQANO afSONALI BAaD TAHAY AYE LAYaABINA CAARABKA IYO QALBIGA ASWAFAAQAN LUUN BANDOoNAaYA ?

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 2 місяці тому +1

    Cagaar ma arko

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      hadda unbu roobkii bilow yahay. thnks

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 2 місяці тому

      @@Dalmarvlogs Jooji caadifadda oo dhulka soco aad aragtid in meesha aydaan waxba ku hayne. Xataa AWDAL ayaa buur iyo bannaanba idiinka qurux badan mana faanaan. Anigoo nin reer togdheer ah waan idinla yaabbanahay, boqol jeer ka badan intaan meeshan idin waashey ee GEBILEY, gebilay .. uun aad haysaan aan baabuur ku marey ama ku degey, xataa meel wax laga cuno beri aanu ka weyney ayaan garanayaa.

  • @xayaatsiciid697
    @xayaatsiciid697 2 місяці тому +1

    Qalax baan u baahanahay inaad ku noqotaan xusuus gaara buu ii leeyahay fadlan muuqaal ka soo duuba dhexdiisa

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      xilli uu xidhnaa baan tagnay marka kale baynu so duubi idamka allah , mahadsanid.

  • @IjopelReya
    @IjopelReya 2 місяці тому +2

    Home sweet home ❤❤❤❤ JB forever !

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      tnks dalka hooyo waa lama huraan

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 2 місяці тому +1

    Camerada dejiyay waad boodbiidaysa mita kale magaaladaba tusa 😮😮😮

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  2 місяці тому

      nice next time ka qaybaha kale baynu tagaynaa 1 video ku ma filna , thanks.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 2 місяці тому +3

    Waar allaah ka xishood oo CAADIFADDA qadhmuun iska jooji. Waar jannada maxaad u taqaan, ?.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 місяці тому

    Faanka afkuna wuu

  • @fardowsacali9767
    @fardowsacali9767 2 місяці тому

    Cagarku mee waba abaare

    • @user-nc6je7cc8z
      @user-nc6je7cc8z 2 місяці тому

      Camerada cawlaan ka dhigasa bal tag waa kaase

  • @shacbaanahmed
    @shacbaanahmed 2 місяці тому

    Masjiidka kulahaa kkk waar Masaajid dhex oo sida ISAAQA u hadal oo fka OROMADA naga jooji.
    Yaa ina huba iney ISAAQ yihiin ilko-dheertu?. Immikey odhanayaan waa nala caayey oo gebilay waa GARBAHAARREY ayaa nalugu yidhi, kkkk wallee kuwan waan la yaabaa jileecooda iyo XOOLONIMADOODA.

  • @shacbaanahmed
    @shacbaanahmed 2 місяці тому

    Istaqfurallaah waar janno maad arage meeshan ka daa xayaysiiska booramaa boqol jee ka qurux badane wax janno ku sheegaya miyaad aragtey.
    oo xataa dad saaxibul caqli ahi oo wax bartey joogaan caadifadna ma leh zero emotion.