MOHAMED DAAUUD XAASHI AAN KU JIHEEYNO NOLOSHA DHABTA AH, SI UU UGA BAXO QAYAALIGA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 124

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому +11

    Maasha Allaah Naciimo Ilaahey ha ku xafido ninkaan waad u nasteexeysey hadduu caqli leeyahay laakiin garaadkiisa ayaa yar ee Ilaahey ha soo hadeeyo

  • @saido-247
    @saido-247 Рік тому +6

    Wallahi runtaa ka hadashaa oo waad aragti dheertahay, Mashallah ❤. Aad ayaan aga xumadey sida fosha xun ukula hadlay odaygaas. Si walalnimo iyo wanaag ku dhehantahay ayaan ula hadashay asaga iyo Safiyo. Islamnimo iyo Somalinimo ayaa inaga badan Alhamdulillah

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +1

    Abayo Mcn Keep going ❤❤❤❤ masha Allaha Eid Mubarak ❤

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Рік тому +2

    Aabahani wa xanuun sanyahay warkisu
    Qabasho malaha halo dulqaato somaliyey dhibajira 💔💔💔😭

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 Рік тому +2

    Nacimooy, hooyadey aa dhihi jirtay QOFKASTA CIRKIISUU CUNAA, CINDIGIISANA WAA HADLAA❤❤. Ilaahey ha idinku nabad yeelo Finland 🇫🇮

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 Рік тому +1

    Nacimo waad u nastexaysay si walalnimo jazakallhu khayr xaqana haka daalin waxay raban ha shegane asagana hadu xanunsanyey alle ha shafiyo hadu jilec hayana alle ha adkeyo danyisa ha garan siiyo

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Рік тому +2

    Asc abaayo
    Allaha ku xafido
    Dadka runta ayeedii daan
    Hore u soco abaayo ❤❤❤🥰🥰🥰

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 Рік тому +1

    Maashallah Allah ha ku xafido walaal.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +2

    Maashaah allaah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +2

    Naciima iid wanaagsan illaah ciida kale aafimaad iyo cimri dheeri Illaah Hanagu simo

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj Рік тому +2

    Mansha Allah quruxay. Runta waad u sheegtaý

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 Рік тому +2

    Mashaa Allah ciid mubaarak adi iyo familka

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Caaydaan yaasaan ubaray SUBXAANALLAH

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 Рік тому +2

    Habo qaaliyeey ilaahay dartii baan kuu jeclahay ❤Qof caqli badan baad tahay ilaahay ha ku xiftiyo ceeb ma lihid waad u Nasteexaysay xaqqa ku taagnoow

  • @balqisamohammed
    @balqisamohammed Рік тому +1

    Niciima alah yacizak one in a million

  • @anisaabdi1063
    @anisaabdi1063 Рік тому +1

    Mashallah

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому +3

    Subhana Allah aniga dauud qof fiyowa uheystay oo wan u nixi jiray. Yaa Ran 😮😢shaashada garaaca lee iga dheh Subhana Allah 😢

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому +3

    Naciima abaayo waxaad tahay madan ilah dartiis kuu jeclahay isagaa sawa kaan oo ciyaal suuQ Ah nikan waji kaleh isku magaalo ayaan nahay nin sheydaan waaye muna afur wajigiisa ayey ka kuu wataa horay u soco we love u xawiibti anaga dhan atoom ilaah ayaan ahay♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Рік тому +1

    Absolut ❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍

  • @falisomar6538
    @falisomar6538 Рік тому +1

    Waa runtaa waayo qof ismaqarinkaro in badan wuxuu ahaa buu lasobqxay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому +2

    Masha alaaaah ❤❤ sis xafidulaahi ciid mubarak❤❤aamiin ya raaabi ❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +1

      Ciid Mubarak Deeqa!

    • @SamsamHassan-p3g
      @SamsamHassan-p3g Рік тому

      As abayo barnamijyadada wan dawada Wana ku mahadsantahay howsha ad uhayso dadkada somaliyed arinta dawud abayo nin xanunsan ayu u egyahay marka in la cawiyo o sidu ku helilahaa cafimadka xaga maskaxda laga cawiyo ayay ilatahay qpfwalba intu cawinkaro marka hadii laga so hadlo wa kusi walanaya marka Iska dhaaf taloyinka ad bixonayso qof cafimad qaba Ayay anfacilahayen asaga waxba umatarayan an ahay inu cadawad iyo xanunkasi qado wa sidan aminsanahay abayo

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 Рік тому

    Mashallaah niciimo codka mcn aad ku aqriso quraanka aad baan u jaclaadey wllaahi waan qiiroodaa allaah ha ku barakeeyo mcnto❤❤❤

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 Рік тому +1

    Walalo mashaall❤

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 Рік тому +3

    Masha alaah naciima aqlli badaan alha kuxafiido ❤❤❤❤

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 Рік тому +2

    Asc wrwb Abayo Ciid Mubarak ❤❤

  • @Bunny-the-bun
    @Bunny-the-bun Рік тому +1

    ❤❤❤❤ Mashaa allah runtaa u sheegtay

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 Рік тому +3

    Ciid mubarka naciimo adiga iyofamiligaga

  • @Itsyagirlasmaaa
    @Itsyagirlasmaaa Рік тому +2

    Eid Mubarak my beautiful ❤️❤️ Naima

  • @abdiazizbarre8491
    @abdiazizbarre8491 Рік тому +2

    Was walal masha allah CID wanagsan

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 Рік тому +2

    Ciid Mubarak wallo adiga iyo famligaga
    Wallo niinkas waa xanuunsanyahay stress ayaa helay marka iska dhaaf illahay isagana ha caafiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +1

      Nin caaytamaya waxaan edeb daro eheen mahayo!

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee wallo mar hadii shan dhengedood inta lagu jiido aanu toosayn hadal iyo dood wanaagsana qof la wadaagi karayn xata dadkii ugu dhawa wax aan dhahno garan mayno hayska biqlaysto

  • @xawaxasan-zp3cc
    @xawaxasan-zp3cc Рік тому +2

    Mash Allah naciima ciid wanagsan

  • @izabelaahmed
    @izabelaahmed Рік тому +6

    ❤Naciimo maansha Alah xaqa laguugu Yaqaan Ciid Mubaarik adiga iyo Familkaaga❤

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +1

    Wa nin xanuunsanaaya, talabaad raga somaalidu qaar ama dumarka qaar markay depression ka qabaan way inkiraan qaladkodna dadka kaleey saaran. Ninkana ilmihiisi buu qalatkuu isagu galay u ciqaabaya

  • @f.n6491
    @f.n6491 Рік тому +2

    MashaAllah TabarakaAllah
    Ukhtii Ciid Mubarak

  • @talisosabriye2680
    @talisosabriye2680 Рік тому +2

    ciid muwarag dhaman umada somaliyed nacimo walal waa ku jacelahay allah darti

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Рік тому +2

    Masha Allah my sister keep going ❤❤

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 Рік тому +2

    Walaahi dadkii la ooyay baan ku jiray markuu Cabdi xaafid waraysanayay lkn hada waan bartay wuxuu yahay ilaahay ha caafiyo wuu bukaa

  • @lailahassan7336
    @lailahassan7336 Рік тому +4

    Masha allaah runtaa weye abaayo caruurtisi caaydooda iyo habaarkoda buu fiyuus iyo irsaaqad ku raadinayaa shaashada dadka u garaaacayow danbiga qeyb baad ku leedihiin wallhi iyo kuwa dhaaqadaha usaaran oon oraneynin ka joog danbigaan iyo caruurta daay dheheynin danbi baa idiin sugnaadey wale maxad daauud wajigisii runta ahaa bu laso baxay oo wasaqnimo ah

  • @umuhamza9346
    @umuhamza9346 Рік тому

    Naciimo eid Mubarak

  • @firdowsamohamed7354
    @firdowsamohamed7354 Рік тому +1

    Manshaallah
    Xaqaa rabi hatuso inshaallah tas ayaa anfici adana ajir iyo xasanad hakasiyo inshaallah Ciid Mubarak.

  • @zahrasiad5443
    @zahrasiad5443 Рік тому +1

    Wey fiicnaanlaheyd waanadaada inuu qaato wuu ku liibaani lahaa balse wuu ka indho la'yahay xaqa Allaha tuso, wiilka yarna Allaha u gargaaro

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Рік тому +1

    Ka roo now walaal adigo ha ku day sanin in taas ku Filan ha duu waano ku qaa danayo walaal

  • @marianali6233
    @marianali6233 Рік тому +2

    Eid Mubarak everyone

  • @fardowsaahmed859
    @fardowsaahmed859 Рік тому +2

    Ciid wanagsan naciimo iyo faniska

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 Рік тому +1

    Naciimo abaayo adiga waxaa tahay gabar wax barataa tahee miyeeeysan kula eheen in uu maskixiyan u xanuunsan yahay❤

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 Рік тому

    Musiibo waa tanoo kale soomaalida iyagaa isku awood leh iyo inèy qof dhiban ku sii digtaan bal qof sharaf leh baan ku heystaye maxaa ku daba dhigay ninkaas dhibàn haduu qaldan yahay iyo haduu saxan yahayba dulmiga faaiido lagama helo inu intaas hadalo ku dhaho adiga isku keenay oo afka la galay asagana dhibka Alle hàka qaado adna Allaah haku soo hadeeyo

    • @nicemhr1935
      @nicemhr1935 Рік тому

      Oo asaga maxa wiilkiisa Yar dabadhigay daalimad xunbatahay waxa rabta in sheekada lasii wadwado ila wiilka yari iska dilirabo sidi walashiis

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Рік тому

    Nacima Ciid Mubaarak adiga iyo familkaada❤️❤️❤️❤️Da'ud waad u Nasteexeysey Allaha soo hanuuniyo

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    BILAASH AWLAADA LOOGAMA QADADNIN NAAGTA JAAHILADA AH WAR WAXAAN WAAKUDAMBAABAAYAA NINKAA NATSISTIGA AH BILAASH ILMIHIISA BILAASH UMAHABAARAAYO BALO HAKUDHACDEE

  • @zu7729
    @zu7729 Рік тому +1

    Aad & Aad Xaqa Waa La Bayaaniyaa Runtana Rapi Yaaa Kugu Jecel

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 Рік тому +1

    Ciid wanaagsan

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 Рік тому +2

    MashALLAH 🎉 xbbti

  • @riimar3302
    @riimar3302 Рік тому

    Walee wayaab islantaan

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому +1

    Isagaa Daan yeey ah waa muna afur Subxaana laah ceeb Ka xishooda naayo waa aabo ciyaal suuQ ah

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 Рік тому +2

    Waa nin xanuunsan oo runta Rabin in la taabto

  • @shukriaden6411
    @shukriaden6411 Рік тому +2

    Uqti muslin yuu ku danbajinin ninkaan waa loo jeeda
    Xala nafsi aya heyso
    Dawadisana wuu garanaya lakiin nabsi ayaa hayo ka dhumiyey
    Kalsonidi marka kaasoo kale runta waa dhibta marka kan waa bogeysan yahay ilahey shartiisa haka motiyo wiilka yar uudhalay unafirso meel xuna udanbeyso

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 Рік тому

    Abaayo

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Рік тому +2

    Abayo dambi dhaaf allah kaga dhigo wuu kuu shaqeeyay

  • @fadimaalasow1179
    @fadimaalasow1179 Рік тому +1

    Abaayo waa sharci laaan

  • @fadumoroble6940
    @fadumoroble6940 Рік тому

    Mashaallah aqligaaga Alaha kuu xifdiyo koley waxbaa laga gooynaa uu soo falay xaqa Alaha tuso ❤

  • @maryamaadam5099
    @maryamaadam5099 Рік тому

    Eid Mubarak walaashey Macn Nacimo Xumaan kama wadid waxaa tahay ❤️Hooyo Aragtideeda ka dhiibaneysa Lakin waxaan kula jeclaan lahaa inaad Arimaha Familka ka gaabsatid wabillaahi Towfiiq

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +4

      Maryama Ciid Mubarak! Baraha bulshada wixii yimaada ma'ahan arimo Family, cidkasta ayaa kahadli karta!

  • @USM700
    @USM700 Рік тому +2

    Walaashay ninkan waa laga ROONE maxa yelay hadii u rag ahan laha naag kale oo ilmo u dhasho ayu radsanlaa 😢

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Рік тому +3

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه

  • @hamdiali9684
    @hamdiali9684 Рік тому +1

    Masha alaha ❤❤❤❤❤abaaya

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Рік тому +2

    Mash Allah 🎉🎉🎉 eid Mubarak ❤❤❤

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Рік тому +1

    Runtaa gubtay ninkaas waxa herkaas si garsiyay waa kuwaan komentiyada soo qoraayo iyaga dadka dulmiyo waa maskiin kuhayo iyo wuu xanuun san yahay hadu jiran yahay wadan hormaray joga ha'utago dhaqarirta

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 Рік тому +4

    Eid Mubarak abaayo adiga iyo familkaga quruxda badan ❤

  • @fardowsaahmed859
    @fardowsaahmed859 Рік тому +3

    Waxaan xaanshiyaal waaye waxaan ubaqay xaar inuu kusoo dhagsado ar naciimaa 😂😂😂😂😂

  • @mariza101_
    @mariza101_ Рік тому +1

    Subxanalah runtaa ninkan aniga Waan ka shakiyey he is abuser

  • @barnihajiali4896
    @barnihajiali4896 Рік тому +1

    Amarka ilahay daa'uud arinkisa waxba idiiday kowdi horaba wan daremay inay wax wayni khaldanyin manasi dabagaline wanka hadhay malaga yaaba kufsigu shegayo inu isagu u gaystay gabadha 🤔

  • @abdikadirmohamed8646
    @abdikadirmohamed8646 Рік тому

    ASC naciimo laakin sharci maheyto dhahaayi sharci la aana malashaqeynkaro umaleyna

  • @saraabdullah8608
    @saraabdullah8608 Рік тому +1

    Naceema ii qawatay u ruuntana kuma dhuusiin been waye walahi
    Assalamu alaykum my love ruunta ayaan kugu jeacladay ❤alhamdulilaah
    Saan noogu wad ❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    NINKAA MADAX YAREEY DOORO AAN AHAY MAXAA KAKEENAY SOMALI BANTU MASHUUNGULI IN AY XABSIGA KUCELIYAAN CADEYNTIISA LAGU XERO😂

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Рік тому +1

    Ciid wanaagsan naciimo qurux adiga iyo familko idil

  • @fowziasheekh9743
    @fowziasheekh9743 Рік тому

    Aabay waa ku dhagaysta arinkani waa sheeko ka dawayn adigu sakolajiste ma ahid qalabadisa ma tihid waa will iyo aabihi dabi iyo xan weeyan ku muu wakilan sidi hana subxanala waa xaram waan danbi iska dhaaf

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Рік тому

    Maasha Allaah habo naciima ilaahay dartii Baan kuu jeclahay geesinamada iyo hadalka runta ahna waan kugu taageersanahay

  • @fardowsaahmed859
    @fardowsaahmed859 Рік тому +1

    Naciimo quruxey waa ku sugtay ee iskadhaaf meeshuu joogo yuu ku geyn

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому

    Wcs wrb

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Kkkkk Naciima Waagabar waxbaratay waa Full Nurse ah Sokorta markeydhacdo ama markay dagantahay weykala taqaan ninka wuukuqaraabtaa sokorta wejigiisa xun ayaan aragnay mana soomano soonka horrinànkujabinaa war ninkaa waa narcissistic 😂😂

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 Рік тому

    Wan bartay wana kalabanayaa UA-cam ka aan usaray da uud qatumo xumo kujiraa

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Рік тому +1

    Walle waa nin xanunsan iskadaa yuu kusababsan ninkan mafiyooba hadaladisa dareemesa ee walal iskadaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +1

      Walaal waxba kuma heesti, ilaa hadana wax xun madhihin. Dadkii kasoo hadlaan kamid ahaa weliba si quruxbadan ula hadlay. Caayuu igala dul dhacay welina aniga wax xun madhahayo, laakiin runtaa dhibta dadka qaar!

    • @saidodahir5086
      @saidodahir5086 Рік тому +1

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee pls abayo mardanbe hakasohadlin wan ku tageraa ninkas waa nin xanuunsan maskixiyan ee halagosgosan kan hakugu Danbeyo awalbuudad kacabanahayay wan ogahay inaadan caayin wankula socdaa plz iskaxir babkiisa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +1

      @@saidodahir5086
      Saida gafka uu ii gafay macnaha wuu kusaxan yahay miyaa??

    • @saidodahir5086
      @saidodahir5086 Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee abayo anigu madhihin waa saxan yahay ee waa xanunsanyahay ee karonow oo ma aadan caayin umana maleynaayo inadtahay qof cayn doonah waayo wanag bankugu baranay baranay waxbadan baan kulasocday waligey comment kumaqorin lkn ninkas waxan u arkay inuuyahay qof ilahay xagiis kadhiban plz abayo mcn warkiisa intaskuxir

  • @ismahan3309
    @ismahan3309 Рік тому

    SAX

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Рік тому

    Abayo haduu sharci heysanin mashaqeyn karo. Abayo haku diganinn maybe he has mental issue Ilah baa og. Ilah hacaafiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +3

      Hadalkeeyga ma digasho ayaad ku aragtay?? Caayduu caaytamaayo soo dhageeyso meelna lagama hayo ee hashaqo tago. shaqeeyso miyaa caay noqotay, mise wiilkaada kadaa habaarka!

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee shaqeyso caay mahanan lakin mashaqeeyn karo because sharci laan malashaqeyn karo wadan kaan abayo. Asagoo caaytamaayo ma arkin xuman ha ii arkin aniga waan ku taageeraa. Hore usoco🤍❤️

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Рік тому +1

    😂😂😂 naag nool❤

  • @NH-pv1rr
    @NH-pv1rr Рік тому

    Qof isagabo dhibatesan ini sidaan loo daba galo ma fiicno

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +1

      Macnaha inuu caaytamo wuu ku saxan yahay miyaa??

    • @NH-pv1rr
      @NH-pv1rr Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Maya views Yan lagu raadsam

  • @zahrahali1850
    @zahrahali1850 Рік тому +2

    Asc abaayo.Runta ayaad u shegtay ninikaan. Somalida runta ma jeclo.

  • @Sahra881
    @Sahra881 Рік тому

    Maxaa laga wadaa Madax Yareey Dooro?
    Waa saxan tahay aad iyo aad.

  • @Moahmmed_Ali
    @Moahmmed_Ali Рік тому

    Dhilo dauud ka dhamow

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +2

    Abayo Mcn Keep going ❤❤❤❤ masha Allaha Eid Mubarak ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +2

    Abayo Mcn Keep going ❤❤❤❤ masha Allaha Eid Mubarak ❤