Sucdi Hooyo Qoyan Ah & Dulaystihii Qabey Ciilkoodii Allah Waa Uga Hiiliyey🥲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 242

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 роки тому +4

    Sheeko Cusub Iyo Hoyga Jacaylka
    “Kharkii Kaan Rabo” Part 1
    ua-cam.com/video/aiw0tzX-0P4/v-deo.html
    Qalbiga ku qaboojiya ❤️😍🙏🎊🌺

    • @daawadkanaal
      @daawadkanaal 2 роки тому

      Inanta yari waa ardaydaadii waxay dhahdaa dulayste

    • @maryanxareedaraye8875
      @maryanxareedaraye8875 2 роки тому

      Asc fatxiya ragii soomaaliyeed badankoodiiba waa iska saa kan aamusan fursad unmuu helin dhibka dumarka laakiin badankoodiiba waa iskasaa in illaaheey unicmeeyay maahee

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 2 роки тому +32

    Qisadeda mid lamida anigay igu dhacday. Amba hooyo imay aminin. Waliba dil bay igu si dartay markan sheegay. 😢💔 Ninkasi naftu ikeni jiray. In badan ayan oyi jiray ilahayna wan ka dacwayn jiray.
    Manta Alhamdulilah ilahay guur wanagsan iyo awlad igu irzaqay, jamacadana wan dhameyey. Nabsigay iga galen ayu ilahay ku riday. Yagina way ku kala tagen walaladay kale o dhanina hoyo ayey dacwad ku furen xidhidhkina u goyen. Isagina dambi intu galay 2014 aya Italia laga dajiyey awalba sharci ayu sugayey Norway. Marka qofki xanunkaso kale so maray aya daremi kara walwalka iyo walbaharka noloshaa. 💔

    • @saadxaaji2211
      @saadxaaji2211 2 роки тому +2

      Waa illahay mahadi wll hadii rabi kaaga hiiliyay

    • @marwo_8031
      @marwo_8031 2 роки тому

      @@saadxaaji2211 Haa wl Alhamdulilah 🤲🏽 mahadsanid

    • @sabirinamohamed5380
      @sabirinamohamed5380 2 роки тому

      Sorry abayoo

    • @esmaabdullai222
      @esmaabdullai222 2 роки тому

      Subhanallaah waa nasiib xumo gabdhaha Somalia haysta iska ilaliya nimanka Somalia waa Wareebe dacweya oo xabad ku dhufta

    • @ikraankhadarosman3621
      @ikraankhadarosman3621 Рік тому

      I am sorry that happened to you …It was never your fault

  • @She_knows
    @She_knows 2 роки тому +33

    Omg I was surprised when I learned that(women have the right to leave marriage if they are not satisfied)a while ago because they(sheikhs) never talk about it. When this subject is brought up it is normally in men’s favor. You would think a woman has no desires, no feelings nothing!!
    I remember even in my preteens I always thought that marriage was one-sided because of the narrative that I heard everyday in lectures and I knew sth was wrong with that narrative.
    Man it sucks that most of our Somali sisters are In shackles mentally. They were never educated about their God given rights. They(mostly) never feel loved, appreciated, adored, cherished, uplifted etc They never experience pure unadulterated love and affection.
    I want all of the above for myself and for every Somali girl walahi. In sha Allah I will one day get to experience true love and honor in this temporary world(I have to speak it into existence because it is going to happen In sha Allah) May Allah bless Fathiya for opening my eyes and mind and the eyes and minds of many Somali women around the globe ❤❤ Ifka nabad kunoolow fathiyaay Aaqiranah Jano

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 роки тому +6

      Awwww…habo gacalo, thank you so much for the kind words. Allah haku barakeeyo. You will find a love so grand that you’ll grown wings, Insha’Allah
      Xafidullah habo qaali❤️😍🎊

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 2 роки тому

      Allahuma AAMIIN.

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 2 роки тому +27

    It’s more common than we want yo admit in our community!! No sheikh or decent people left!!

  • @Forever-li8nl
    @Forever-li8nl 2 роки тому +10

    Thank you for always talking about the difficult topics 🤍🫶😘

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 2 роки тому +5

    There is hadith that states that one of the signs of the hour is that there will be one righteous/upright man for 50 women. Men increasingly indeed do not fear Allah swt

  • @cabdibarkhad8097
    @cabdibarkhad8097 2 роки тому +13

    Fathia mashalah walaahi aad Ayaan kuu dhegeystaa hawshan aad wadaa waa xaq.Waxa aad tahay dadka tirada yar ee damirka leh ee ku jira inta af somaaliga ku hadasha. Ilaahay inta xun sharkooda ha ku dhaafiyo. Amiin .

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc 2 роки тому +11

    Hooyadey macaan iyadoo yar baa aabahey ka tagey nin dambe maguursan anagana namey qeybin oo dad nama kala siin halmeel baan ku soo wada korney

  • @SH-py7qj
    @SH-py7qj 2 роки тому +15

    Her story was very triggering. I couldn’t watch it the whole way through. Sucdi is not only smart but she’s really helping women and girls who are experiencing the same thing . Predators love for victims to feel shame and feel like they’re the only one so they can continue.

  • @abdi14
    @abdi14 2 роки тому +7

    With hooyo like that who needs enemies.

  • @khadramohamed7688
    @khadramohamed7688 2 роки тому +13

    I love how you talk about the hot topics in our community. Someone has to talk about it. Somali women need to know they have the right to have an orgasm. It’s part of marriage. It’s actually a deal breaker if you are not “satisfied” in marriage. But I’m sure uneducated Somali women don’t know if there is something called orgasm. Please continue educating. Invite Somali OBGYN to educate Somali women about sex. I love listening to you!!!

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 роки тому +3

    Ninkan wuxuu u guursadayba ma aha jaceeyl iyo wanaag ee gabdhahan yar yar buu ka soo ag dhawaanayaa tan dhashay na waa duliyad Ciil badnaa taasna waa Hooyo

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 2 роки тому +1

    Subxanallah acudubilah
    Qoyan iyo dulayste dhan ha loga so wada jesto masubqda

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 роки тому +8

    Fathia I love the way you talk about yourself, let Dulaste know that you are too advanced and classy for them...hihihi

  • @haawoaweis6627
    @haawoaweis6627 2 роки тому +3

    Subhanna allah ,bilaa aqlaaq,diin waxbe ka ogeen waaye ,husbunAllah nicmalwakeel.ilaah aa soo hidaayey gabadhaan,waxey ku sigatey in aay didn't nacdo.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +4

    Mashaa Allah walashay farxiya
    Xaqa u nolow inaad ka hadasho
    Ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familygaba
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️

  • @burco7626
    @burco7626 2 роки тому +2

    Salaam beautiful soul 💕
    Qoyan and Dulayste should not be left with anyone vulnerable at all!

  • @fardosa.ahmedahmed6204
    @fardosa.ahmedahmed6204 2 роки тому +6

    Allaha fathia wallo seenkugu maqlaa anaa waxkuu hayee 😭😭😭😭 I really cry walahi email xata Wankuu soo diray

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +5

    Gabadhan sheekadeeda aad beey iiga oohisay Subxanallah

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 2 роки тому +5

    Wlhi I laughed so hard 🤣 when you said somali wouldn't even exist 🤣 😂 so true they don't even know women can come 😁
    This young girl story is sad laakiin hooyo qoyana baa dhashey or mentally ill
    I hope he pays everything he did
    I'm so proud for her Allah saved her Allhamdulilah ❤

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 роки тому +1

    Maasha'ALLAAH ALLAHA ku BARAKEEYO. You're beautiful inside and out. Adigoo kale ALLAHA noo BADIYO ALLAHUMMAA AMIN.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому +5

    Taasi hooyo fiican maaha

  • @ikraankhadarosman3621
    @ikraankhadarosman3621 Рік тому

    My mom divorced dulayste so called my dad she never went back and never took another dulayste she raised me by herself I am an only child ….So proud of her…

  • @nochoice3132
    @nochoice3132 2 роки тому +9

    Please don't teach your children blind obediencia. It's very dangerous because they can be abused by unscrupulous people and keep silent.

  • @cabdixakimsalah4050
    @cabdixakimsalah4050 2 роки тому +1

    Marsha allah gcaliso fthiya absiiye waan ku jeclahay waan jeclahay saad ucanjisho wax magaratada 😍💘💘💘💘💘💝💝💝💝💝💝

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому +2

    Aqas dumaroow ilmahiina haysada iibaanka laydinka qaadye ragii siday ubadan yahiin waa bahale

  • @Fathia2
    @Fathia2 Рік тому

    Nimanka qaar niman la’aan ayaa dhaanta really marka arko fathia aad baan ula tacajabaa waayo wax bdn aya ka faaide allah ku sharfo walahi ilmahada jawi dagan u korsato ayaa dhaanta balaayada qaarkood waa xajar allah naga haayo shartooda

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 2 роки тому +1

    That’s true I’m agree with you

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 роки тому +7

    Soo Dhowoow walaashay ilaahay haku Xafido

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 2 роки тому +13

    Asc Habo Quruxbadan ❤ Allah ha ku xifdiyo

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 роки тому +5

    Fathia I don't even think they know Prostate Cancer, because they never check them selves.

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 2 роки тому +4

    Naa hoy dumaroow indhiina iyo maskaxdiina fura waanada qaata fathiya ilhaybaa inoo soo diraye caruurta ilaashada wiil iyo gabadhba do not trust anyone oo hadaa guursataan dulayste caruurtina daba socda waraysta haku aaminin nin aan dhalin

    • @mudanhassan6339
      @mudanhassan6339 Рік тому

      @@taqwalaah5911 farxiya million times bay ku celcelisay in aanu hadal keedu ku soconin raga sharafta leh ee karaameeya dumarka markaa wxn u fahmay duleyste Ayaa tahay sidaa darteed Ayaad u dhibsaneysaa hadal keeda mida kale dumarka ma cawaan baad moodeysaa wixii loo sheegaba iska qaata hablaha soomaliyeed wayku ag dhintaan ninka wanagsan ee xushmeeya

  • @H-Abdull
    @H-Abdull 2 роки тому +2

    Manshallah tabarakaAllh wan kahela sude,waxan helay kanalkeda one week ago wana kuxirnhy,ilahy haxifdiyo wa gabar farid ah oo lleheda kuxiran.

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому +2

    Walaahi waligay waxaan Oran jiray hadii ilmahqyga qbahood wax kale dhacaan nin uma keenayo hablo baan haysdaa maxaa iwalay ilmahaygaa i anfacaaya aqiro iyo aduun nin maxuu isiin

    • @faisafaisa9031
      @faisafaisa9031 2 роки тому

      walaahi ilamaha ayaa na an facaayo aan kor sano ilamaha ayagaa wax inoo taraayo nin wax inoo mataro ilamaheena ku soo noqo naayo

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 роки тому +2

    Masha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar hbo aad baan kuujeclhy waan kaxumahay caruurtaa yar yar waxaa ku dhacay sudci wayba ka badbaaday lkn intii kale yaa umaqan ilaahay haka sooqabto dulystahaa qudhmay jecliyaa Hbo Saad ujisho kkkkkkkk guulayso ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hamdivan7046
    @hamdivan7046 2 роки тому

    Masha Allah Ina abti quruxey Wan ku wataa ku soco wxan wada baaba ah ee aduunka rogay

  • @fartunalihashi2660
    @fartunalihashi2660 2 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkk maashaa Allaah fatxiyaay qaalidaydii karbaaash habaryar karbaaaash kulli dulli oo dhan niman iyo naagaba waa istaahilkood

  • @KAYREIGHROBLOX2024
    @KAYREIGHROBLOX2024 2 роки тому +2

    Fatxiya illahay nagamakaqaadho you are a brilliant,intelligent and strong woman❤❤❤

  • @ubaxcilmi3454
    @ubaxcilmi3454 2 роки тому +5

    Fatxiyey macalin dugsi quran aya gabdhaha yar 10jirda farxumeye aderdas oo kle ilmayma ka dhalan

    • @esmaabdullai222
      @esmaabdullai222 2 роки тому +1

      Subhanallaah waa nasiib xumo gabdhaha Somalia haysta waa cawan xolaha dhaama, 😔😔

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 роки тому

    Taasi maahan hooyo
    Qoyan doqonah weeye
    Sidee umaqlin gabadheyda

  • @umubushra5391
    @umubushra5391 2 роки тому

    Masha Allah
    guuleeyso waan ku jecelnahay
    Fadxiya walaal macaan♥♥♥♥♥

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 2 роки тому +1

    What a tragic when the mother turns to the worst kind of mother. Mother wounds are deepest, since thats the person who was meant to be the nurturer.

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 2 роки тому +3

    Waa runtaa xoriyada hadaa la qabsato
    Wax ka fiican maleh

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 роки тому +1

    😅😅😅😅Maashaa allaah allaah Haku xifdiyo habo... Nooloow ❤️😍😘😘

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 10 місяців тому

    Farxiya shaah jeclida xbbti❤hhh

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ Mansha Allaah Il iyo Cawraba La aaw Allaha ku Xafido

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 2 роки тому +6

    Maasha Allah Tabarakallaah you always Sunshin

  • @justhaveafunn3904
    @justhaveafunn3904 2 роки тому +1

    Ayeeyoy ayaantan heesti yaxyax wa u xiisnaye ma yaxyaxiiba kaa dhamaaday siday malinwalba dulayste iyo qoyan warkoodi dhamaan waayay😄

  • @mohamednaser3759
    @mohamednaser3759 2 роки тому

    Asc, wlhi waa runtaa nuur calaa nuur aa tahay masha Allah

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 роки тому +2

    I am proud of her.

  • @reerguura293
    @reerguura293 Рік тому

    Waxaan ahay hoyo haysata 1 wil iyo 3 gabdha Waxaan ahay 29 sano shan sano kahor ayaan kala tagnay mana rabo noloshayda in aan nin gursado sababta oo ah ma aamino nin kasta oo adunka joga xata kuwa ila family ga waligay meel wil yari xata jogo oo aan ahayn iskuulka kagama tegin minid nagow isku tashta

  • @aminaabyan2671
    @aminaabyan2671 Рік тому

    Umalayn maayo in qof qur,anka akhriyaa filin xun dawanmaayo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Рік тому

      Waad riyoonaysaa. Meelaha ugu Badan Ee laga daawadaa waa wadamada Muslim ka ah. Kuwa kale si run ah ayay u haystaan.

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 роки тому +3

    walaal Sidaa Hada uga Oohinayso Ayaad Somaliya Dhexdeena Uga Oohinaysa Cidna waxba kuma Yeele karto

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 2 роки тому

    Magicii dulayste ee aad bixisay caan buu noqday 😄

  • @hibomohamedabdi1766
    @hibomohamedabdi1766 2 роки тому +1

    Alla runbadnaa habaryartey sidaa duleyste usharxeysid

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 роки тому +1

    Viva single.

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 2 роки тому +1

    Walahi bilahi cidna may joogteen kkkk

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +1

    Love you sis
    For the sake of Allah❤️💕

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 2 роки тому

    My sister Fathia you right , Aakhirana kaga adkid .🙏🏿❤️❤️❤️

  • @fatoufatouma6770
    @fatoufatouma6770 2 роки тому +1

    Kkkkkkkkkk ib yaroo kaadi sida ragii waxbaa qabsaday ilahay nabar gardaro hawga dhigo

  • @jamilamuse9362
    @jamilamuse9362 2 роки тому

    Walalo rerka anaga jar aheyn carurta iyo odeyga maxamud dhagol wadanki bay ka kentey islantu shekada oo dhan tulo Sweden ku tala bay ka dhacdey

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 роки тому +1

      Waa dhacdo murugo badan wlhi wax walba Hooyada ayaa iigu daran!

  • @bilan7624
    @bilan7624 2 роки тому +1

    Way bila dhiig dhafeen Walahi sedu udi ciyal agoona nin aan dhalin

  • @hanicabdulle6198
    @hanicabdulle6198 2 роки тому +2

    Tasi qoyaan way dhaftay magac kale halo bixiiyo uf

  • @hibokamil6531
    @hibokamil6531 2 роки тому +3

    Waan sugayay inad ka hadasho

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 2 роки тому +1

    Hhhhhhhh ala maanta qosolkii aduunka I wish in dad aan ogay daawadeen kkkkkkk.

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 2 роки тому

    😆 😂 😆 walee waa run somali maba jiri lahayn mister birriq😄😄😄

  • @madaam7164
    @madaam7164 2 роки тому

    Wlh raga khaar ka fogada.raga khaar cudur kacsi aa heyo meel oo galiyo loo raba naaktis,hoyadi,gawartiis,walashiis kuli waa iskuku mit cudur uu qaba ee yadaweeynayo cidne kuwasa aduunka rogaay,qurbaha 20 jirka cirbada laladhaca soo tu dabo uu haweesaan.naak kaso ninkeed miso wilkedo wey taqana ee ha dawesasto intu saqirada faraxumeen.

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 2 роки тому

    illahaw dumarka soomaliyed iyo caruurtaba badbadi waa masakin wax ehela anlahayn aabo maleh ader maleh abti maleh qof unaxa maleh badwayn dabalo bay Ku jiran
    rabow badbadi masakintaa

  • @AminaminF
    @AminaminF 2 роки тому +2

    I agree with Halal Dating lol 😂

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 2 роки тому +1

    Freedom is the best

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 2 роки тому +1

    Tan dhashay waa duliyad xanuunsan
    Oon diin lahayn waxaasoo miiran baa mujtamac ka buuxa

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 роки тому +2

    Wax fiican ayaad kahadlaysaa lakin Cayda iyo Canjilka iska daa Khorshaha ayaa kaa xumaanaya iyo Habka dadaku kuufahmi lahaayeen. igana raali noqo.

  • @cabdixasan1747
    @cabdixasan1747 2 роки тому

    Habo Masha allah

  • @goldenkhalif7111
    @goldenkhalif7111 2 роки тому

    We love you 😘 walahi la aanta Waa abaar ❤

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 2 роки тому +1

    Oo haddaba dumarku wey biyo baxaanee ma biyo bax kale ayaa jira oo u haray waa sidee maxaa qaldan

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 2 роки тому

    Waxey nimankan la waasheen waa filimada wasaqda ey fiirsadaan.

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 Рік тому

    Kkkkkk this so funny waad uga qoslisay

  • @karimahashim6579
    @karimahashim6579 2 роки тому

    Sabarad illaahay adiga ku galiye wad ku sugtay fadxiya waa iga qoslisay 😂😂😂

  • @abdifatahdahiradan5490
    @abdifatahdahiradan5490 2 роки тому +4

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Ina Adeer cimamadada lamahaysani karo howshada iskawada

  • @aishaabdiaishaabdi3055
    @aishaabdiaishaabdi3055 2 роки тому

    Gabdhahan runti waxay kahadlayso waa waxjira lkn dadku runta maraban inloshergo

  • @foziyamohamed5165
    @foziyamohamed5165 2 роки тому

    Fatxiya sharaf hno qali ku jecliya 😘❤️

  • @umuyasir5391
    @umuyasir5391 2 роки тому

    You are so funny 😂😂😂 and good story teller.

  • @kaltundegan224
    @kaltundegan224 2 роки тому

    Wadankay isku guursadeen wata leh Ethiopia mu awoodin inu wax igu sameeyo family ga joogay

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 роки тому +1

    Ninka noocaas ah waa munaafaq!!!!!!!!

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому +3

    Sorry gabadha maskinta waxa kudhacey wa wax aad u fool xun gabdha Somali saqir dulmiga kubilawda ila ka wenadan kusocona ciil kaga hooydan ifka nolosha dadka kugu dhaw marka cadow kuyihiin kudhaawacan aad PAINFUL utahay

  • @sacdiyabulqaas2241
    @sacdiyabulqaas2241 2 роки тому +1

    Fataaliin weeye iyo nahaabiin uuf dheh qoyan baba igu daran walhi ilmaheeda patser xun bay uga heelisaa 😢😡

  • @rumanwarsame8585
    @rumanwarsame8585 2 роки тому

    Waa runtaa niman kii qashin bey noqodeen halsoo karbaasho duleysta yaasha naagahn nina madeyan karaan ilama hoodan ma ilaalsan karaan

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 роки тому +1

    EDO ILAAHAY ha KU soo hadeeyo Amin✅

    • @sagalosman1083
      @sagalosman1083 2 роки тому +4

      Adeer Ilaahay Adiga Haku Soo hadeeyo.
      Ma waxaa dhibkugu ah In xumaatada laga hadlo

    • @ubahsaciid3361
      @ubahsaciid3361 2 роки тому +1

      Dulayste😂

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 2 роки тому +1

    Kuwan bilijiray iyo kuwaan biila jooga,😂 you are funny sis and I like your truth when you challenge your somali buddies men. I hope you marry soon somali man😂 and tells you to Stop social media, I would laugh lordly that day 😂 you could tell us The conversation,

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 роки тому +1

    Alaha.KAA.cijabe.shayadiin.❤💚❣️

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen5307 2 роки тому +1

    Warunta xuriyad waxla sista malaha

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 2 роки тому +1

    kkkkkkkkkkk farxiya noolow waad iga qoslisaa cadowga Allah ha kaa qabto Inaabti

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 роки тому

    I don’t believe what is that qoyan 😢😢😢😢

  • @deqashabel5094
    @deqashabel5094 8 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂ala Farhiya dhib badanaa ❤❤❤❤

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 2 роки тому +2

    She says that to her daughter That's so sad

  • @engfaysalmuuse3109
    @engfaysalmuuse3109 2 роки тому

    Koob ka shaaha wuu weyn yahay

  • @quraysh5800
    @quraysh5800 2 роки тому +1

    Kkkk MashaAlaah

  • @haki617
    @haki617 2 роки тому +1

    Hooyo caadiya may ahan wale taas mentally nin ayey cabudaysa ilmihina war uma hayso hoyoyinow gabdhina lasocda xaalkooda

  • @zahramuhumed2542
    @zahramuhumed2542 2 роки тому +1

    Kkk marhore ayaa talooyinkaaga loobaahnaa

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 2 роки тому

    Ow fathia you copy chaeeda, you know what I mean. I liked how you worn your scarves lately. 💖👍