@@muntazissa6837 islamo haa dhiihiin islamo abayo hooyada oo kale weeyi mamo qawan maa uu jeedo ana kaa ahyn amaara hadan telefon kaa hayo ayn dhihi laha is astura oo wxn kuu weydinaya samaankaan yaa iis astura commenty yashaana wakhtii uma hayaan aay kuu aqriyaan kow dhee marka haadaliin
Malika qaali hooyada is qawisa hooyo maha gabadheeda ayay tusaysaa xumanta iyo dhaman hablaha somalida markay aad u gabooban noqdan raaqaye markas way fududayn karan lakiin hada islamahan weli wa guurdoon ama wa la qaba ha marka u sheeg amara waxan ka naxaya caloosheeda xata wa muuqta ma sidi hindi ayay sadaqo ka bixinaysa waa ceeb waxan ha suuba salaxine ku dheh xishooda ma ogtahay nebigeena scw marki la dheelmiyay in uu yidhi waxan soo arakay laba qoom la ciqabyo oo aan weli dunida iman kaasiytun cariyadka ka mida kuwo dhar xidhan oo xuub caro la moodo qawan hadna dharxidhan iyo kuwo garuunka dadka ku garaaca wa police kuwooda aan ilahay ka baqan ee dadka jejebiya intay garacan marka dadkan hada jeceshahay oo garanaysid runta u sheeg xata qofwayn oo jidhkiisa muuqdo waaba ceeb walahay bilahay gaalada way ka xishoodan dhowan bay qaar washeen naasaha muujiyaan intooda badan way ka xishoodan
Inta mesha Tagan Marka laga reebo dadka reer somlilnd Inta kale cuqdad ba ka muqta ay qarinyaan mana qarsoonto wanu argna Cabdilahi Wa rer somalilnd. Ee cuqadad iska daaya qadad waynay xasidnimadu waa waxaad la Hagaagi ladiin ee aad la qarxaysaane
@@istahiljimale7422 waxay ku taalaa ka soo horjeedka maxmiyada amisom ee is qarxisa. Meesha cuqubadii Culimada iyo shacabka aan waxba galabsan ku didilaacday ee sicaysa sodonka sanadood ayay dag ha waqooyi ka cigaal. Waa Halka maskaxdii hagi jirtay wixii Somalia la odhan jiray ku taalo ee nabad taal.
Sheeko somaliwayn qaar wataa cusuriyeeyay iyagoo moodayay inay cid wax ku yeelayaan iskalaaji iyo bk godob bay ka galeen bk Somaliland jacayl baa lagu cunayaa laakiin mee iskalaajina?
Adba kaa faisoo abayo wakhtigad shegeysiid abayo waayo taada aya laga hadla tuu mid kale haa dondoniin takale mamo yinka commentigaga maa aqrinayan marka uu duce hadi kale amus
Maxay inamada u kala reebeen BK iyo iskalaaji maye? Waamaxay godobta intaa leeg xuseen jooqle balaayo kula hadal xumaatay goormaad fanaan ahayd BK buu ku dhigo hadlayaa yaa idinka qabyaalad iyo xaasidnimo badan cadarbaa somaliwayn taageertuu u jeeda cadarna waa inantayadii oo sharaf bay qadiyadeeda ku leedahay c idna ma caydo mana xagxagato sidiina reer jooqle xaasid makhruuqiin
maxamed maxamuuud horta nin ma ahi kelabayahow xooolaha tan kale qabayalad ku aq\\qaaday baad aaniga igu cayaysa oo munafaqa horta ma taqan gaalada ayuu ka daran yahay cadabta halka u hoosaysuu leeyahy waxad tahay dadka ha ku sheegin ilahay narta kugu fogee adiga afwaynaha aad u hiilinaysoba jaahanaba kuwara waayo wad jeceshahay ninkaas qofwalabana wuxu jecel yahay baa lala soo sara aniga uma bicin afwayne afwayne wa ka u ogoalday inay sidas isu qawiyaan =noqdan hooyada haday ka mid tahayna aniga ha cuniin kumana odhan sheeekh baan ahay ee sharaf darada waa necebahay in umada somaliyeed qofka xuman u horkacana wa la sheegaya adigaa dayuuusa dayuuskana jaano ma gaalo
@@muntazissa6837 ok gabadh baad tahay miyaad diidantahay in qof mayd ah oo aan is difaacikarin aad afweyn ku tidhi tankale quraanka iyo axaadiista waxaa lagu nahiyey in naanaysaha xun aan la isugu yeedhin tankale miyaad diidantahay in malaaigta garbahaaga saaran kaa qoreen erayga afweyne anigu kama hadlaayo naago qaawan mana difaacin kumana odhan naagaha qawaan maxaad uga hadashay hadda ayaan ku leeyahay kahadal naago qaawan oo wacdi waxaan kahadlaayaa erayga gefka ah ee aad maydka aan is difaacikarin u geystay tankale janada iyo naarta ilaahay ayaa haya adigu gacanta kuma haysid Markaa waxaa kaa muuqta aqoondaro xoogaa yar baad bowsatay little knowledge is dangerous markaa horta wax soo baro
mohamad adiga aqoondaro ka muuqata waaayo diinta waxay tidhi hadi walalka ku cadaato inu denbiile yahay daalima ha ba u ducayn afwayne aniga umna bixin umada somaliyeed odhan baa tidhahda wa nanaystiiisa mida ugu fiican waxa loo yaaqna daal;in waxa loo yaqna xaran cune waxaa loo yaaqana kii somalida rogay waxad mantaa u silaycayso ee kambala lagugu gubayo kenya ku bahdilayso aad u dhimatya adoo nool wa isaga fircooon fircoon baa loogu yeedha wuuna dhintay abulaah abuu laahab baa loogu yeedha wuuna dhintay waliid binu muqiiraa wiilkiisa ku tukanayay ayaadaha lagu karbashay lakiin qabiil baa ku qoomay daalimkii cadowga igu aha diyaradaha miinada maafiicda noo qudhay baad tageerasa adiga isagaba naarta ale ha idinku olaaliyo wa run aniga ma hayo naar iyo jano balse ilahay wuxu balan qaday ka idin dulmiya hadaa gaacanta tagtaan oo baridan ma soo celiyo dulmiga uu gaystay wana ka gooya waana ka gooyana afwayne waxaan ilahay uga baray inu jaahanaba galo inta jecel xumanta ku tageeraysana ee geesiga moodana ilahay akhiro ha la soo saro iyagna ha mutaan ciqaab if iyo akhiroba wayao xumaan fale tageerayaan xaq baan u leeyahay inaan habaro siyad bare iyo inta la mid aahyd magaciisa ugu necebabay magac aan arko walahay fircoon iyo isaga meel bay ii wada joogan runtii
Masha allah Qadiija qalanjo waa hooyo sharaf leh oo hadalo cadcad, quruxdeeduna waa mid aan xataa cimrigu mareyn. Sharaf ku noolaada dhamaanba waaberi.❤
Abdilaahi Xasan Xaaji Abdilaahi Kusoo Dhawoow London Aad ayaad Ugu Mahadsan Tahay inaad Kasooo Qayb Gasho Barnaamijka Soomali Week
Cabdirahman Somali Rabi Cimriga Hakuu Dheereyo Brother ♥️🥀
Mnsh
Allah
Cabdilahi
Xasan
Qanay
Sida
Loo.
Soo.Dhaweey
Wlhi
Wn
Ku
Farxsan
int
Soo
Dhaweysa
Wey
Ku
Mahnsti😍💪
Ma Sha Allah habaryartey Khadiiya qalanjo jir oo joog
Maryan mursal ciise bootaan waan tabay allah ha caafiyo haloo duceeyo
Amiiin allaha cafiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Aadban usalaamayaa abwaan ka dada yar ee
Maalin danbe ku odhan maayo Walaalahay koonfureed magaca Qadaadweyn waayo Somalidu waa wada walaalo
Inkastoo siyaasada lagu kala aragti duwan yahay shacabka soomaaliyeed caay kalama mudna waa dad walaala
Ahmed zaki u are alway handsome Mashallah 🤙🤙🤙🤙🤙
Sxb Good work Really I Support you Anytime
Mashalh c.lahi xasan ganey abwaan abwaan dhalay nin culus wye
Mashallah waan jecelahy somalidu markay sidan yihin. Keep going👍
Wllky abdirahman somali zhp waxaa tahey wiil da yar oo aad ufirfircon kana dhex muuqda somalida western Europe waxan ku leeyey wllo hore usoco 👏👏
C/laahi hassan ganay dhal abwaan waa qof fiican hala soo dhaweeyo soo noqo adoo nabada hargaysi way ku sugaysaa
Abwaan abwaan dhaley
mash allah abwaan abwaan dhalay
ilaa adeeradii awowgii waa family suugaanta ku caana mashallah Edo
Waaaaaaw masha alllah allah yacisak hore usoco cabdulaahi xasan ganay
Asxabey haley kala kiciyo
Mansha Allah cabdulahi xasan ganay garabkaaga allah hagalo
Waaaw masha allah cadar kaahin inankeeda miyaa
Walle dad qaali ah baa ku dhalay maskaxda iyo kartida bilash maaaha hooyada iyo aabaha kgu dhalay
Love you waaberi legends😍😍😍
mashallah dhal faneed allaha ku xifdiyo
haday sharaf lee yihiin iyago xijaaban ha heesaan sida habalaha muslinka lakiin habaro xayadii ka tegay oo qaawan aniga ma tageerayo inta maryaha fiican xidhan baan tageeraya inta is qaawisay ee caruuuraaha somalida xumanta tusaya ilahay ha naga qabto si dhaqso leh
Bisinka isdaji abayo koleey ayagu kuma oga maana aqrinayan commentigaga ee uu ducee hadi kale iska aamu
malika moha way akhariyi doonan xaqiiqdi waxana laga yaba inaad ka mid tahay ee islamahan xishooda dheh kala dhakada qawan
@@muntazissa6837 islamo haa dhiihiin islamo abayo hooyada oo kale weeyi mamo qawan maa uu jeedo ana kaa ahyn amaara hadan telefon kaa hayo ayn dhihi laha is astura oo wxn kuu weydinaya samaankaan yaa iis astura commenty yashaana wakhtii uma hayaan aay kuu aqriyaan kow dhee marka haadaliin
Malika qaali hooyada is qawisa hooyo maha gabadheeda ayay tusaysaa xumanta iyo dhaman hablaha somalida markay aad u gabooban noqdan raaqaye markas way fududayn karan lakiin hada islamahan weli wa guurdoon ama wa la qaba ha marka u sheeg amara waxan ka naxaya caloosheeda xata wa muuqta ma sidi hindi ayay sadaqo ka bixinaysa waa ceeb waxan ha suuba salaxine ku dheh xishooda
ma ogtahay nebigeena scw marki la dheelmiyay in uu yidhi waxan soo arakay laba qoom la ciqabyo oo aan weli dunida iman kaasiytun cariyadka ka mida kuwo dhar xidhan oo xuub caro la moodo qawan hadna dharxidhan iyo kuwo garuunka dadka ku garaaca wa police kuwooda aan ilahay ka baqan ee dadka jejebiya intay garacan marka dadkan hada jeceshahay oo garanaysid runta u sheeg xata qofwayn oo jidhkiisa muuqdo waaba ceeb walahay bilahay gaalada way ka xishoodan dhowan bay qaar washeen naasaha muujiyaan intooda badan way ka xishoodan
@@muntazissa6837 mid is qawisa iyo mida is asturta waa hooyo uun abayo hooyo qawan naa maa uu jeedo aana kaa ahyn amaraa iyo nimco yacin sidaan horey kugu shegey wll alle hanoso waada hanuniyo dhmnteeba wan waada haleysanahy dumarka dhalinta isqawiya ee surwalada kuu dhajisan xudhiba kama hadashaan hooyinkana anan asturnan duce uunbay inoga baahanyihiin iyo anagaba intenaan haleysan alle hanaso waada hanuniyo🤲
Manshala abwaan abwaan dhalay c lahi xasan genay
Masha allaah dad wanagsa sodhawanta abwanka sida quruxdabadan
Oo ma ogayn in cabdulaahi ma ogayn in ay cadar axmed dhashay ninkii waa libaax ogaden iyo isaaq ayaa iska dhalay
Fadumina wlhy ilhy dartii ban ujeclhy hadlkeda ❤😂
Ma Sha Allah gob gobi dhashey
Masha.Allah family fan eebe haidin xafido
Abdirahman somali.Jan.Qaali
Hore
Uu
Soco
Mansha Allah guul&gobinimo Somali production halkaa kasii wad
ManshaAllah TabarkAllah💐🌹🌷🌸🥀🌺
Maansha allaah maansha allaah
Masha Allah fanantada hore ayaa fanan ah howalada wabari fananta kale ku dayda
Abwaan Abdillahi Hassan Ganey❤️❤️
Masha Allah waxaan ahy team Abdiraxmaan somaali hore u soco bro
Laxanka raaxeeyaha ninkii sameeyey wuxu mudan yahay taalo in loo taago
Xumaa maxay uga tageen inamadii kale BK iyo Iskalaaji
waa top waa loo baahan yahay
Heesta bilis xawalay hooyadayba jecel ahmed Zaki waxay tidhahda waa inanki bilis xawalay qaday
Inta mesha Tagan Marka laga reebo dadka reer somlilnd Inta kale cuqdad ba ka muqta ay qarinyaan mana qarsoonto wanu argna Cabdilahi Wa rer somalilnd. Ee cuqadad iska daaya qadad waynay xasidnimadu waa waxaad la Hagaagi ladiin ee aad la qarxaysaane
Hush afka dabaysha ka qarso
Saas maaha sxb balse adigey kuu muuqataa
Masha Allah lkn meeyi bk cashadu manu kaso qeyb galin🤔
Aar scb plz plz plz *Heestaa yaree heellada ah ee at Abwaanka uqaadeen noosoo gali waa iga codsi*
Wllhi waan la dhacaye
Horey wxaa uwada qaaday *Khadro daahir cige iyo Saalax qaasim iyo Hibo Nuura* ☝️💜💜💜❤
Mashallah my beautiful people 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👑👑👑👑👑💕💕💕💕💕💕💕💕
Amaara ma asturno alle ceyb ha asturo.
😰😰😰😰😰😰😰
Dalkiina hooyo waakee? Dee Somaliland buu ka yimid tagayaanaa, yahayna ama diida ama yeela
Somaliland Tayda somaliland Xagee kutaala 😛
@@istahiljimale7422 waxay ku taalaa ka soo horjeedka maxmiyada amisom ee is qarxisa. Meesha cuqubadii Culimada iyo shacabka aan waxba galabsan ku didilaacday ee sicaysa sodonka sanadood ayay dag ha waqooyi ka cigaal. Waa Halka maskaxdii hagi jirtay wixii Somalia la odhan jiray ku taalo ee nabad taal.
Somaliland Tayda wax marqansan meshan land iyo habar habar ma taalo abwan ba laso dhawaynaya
Bk mee
Sheeko somaliwayn qaar wataa cusuriyeeyay iyagoo moodayay inay cid wax ku yeelayaan iskalaaji iyo bk godob bay ka galeen bk Somaliland jacayl baa lagu cunayaa laakiin mee iskalaajina?
Hore usoco abdiraxman somali
Waa barnaamij xiiso lah so badi Lakin BK cunsuri ha noo keenin 😂
Romeo tuug maxaad amaara ula faqrysaah 😂
Waryadhahen timir laf baa ku jirta where is bk iyo iskalaji ?maxaa loo soo casumi wayay .
Abdullahi hassan ma cadar ahmed baa dhashay walaalo sidaasi mabaan u ogeyne.
Zeytuun sheekh walaalo waaba cader a hmed kaahin halkantaagane miyaadan arag suduu ugu egyahay.
@@salahliif7413 wlhi maaan ogeyn waaban yaaabay waan arkay dhowr jeer iyagoo isla sawiran lkn mabaan fahmin. caruur kale meey abwaan xassan ganeey udhashay walaalo.
Habarahan khadumo sigaha ilaahay danbidhaf weydiista oo xiligan ka fa'iidesta
Adba kaa faisoo abayo wakhtigad shegeysiid abayo waayo taada aya laga hadla tuu mid kale haa dondoniin takale mamo yinka commentigaga maa aqrinayan marka uu duce hadi kale amus
NoLada
Tamaara iga qoslisay mashiixaysid kulaha 😀🤣🤣🤣
Maxay inamada u kala reebeen BK iyo iskalaaji maye? Waamaxay godobta intaa leeg xuseen jooqle balaayo kula hadal xumaatay goormaad fanaan ahayd BK buu ku dhigo hadlayaa yaa idinka qabyaalad iyo xaasidnimo badan cadarbaa somaliwayn taageertuu u jeeda cadarna waa inantayadii oo sharaf bay qadiyadeeda ku leedahay c idna ma caydo mana xagxagato sidiina reer jooqle xaasid makhruuqiin
Jooqle ha la yaabin waa amxaar soomaali sheegta.
👍
roomiyo intan ma joogta😂
kasiyatuul cariyaad marki nebigeena (S A W) maarki la dheelmiyaay wuxu soo arkay naago dhar sita oo hadna qawan oo gashan waxad moodo xuub caaro bal hada eega tan caloosha naasaha muuqdan gaalda ayaaba diiday dharkaas sidaas ah iyaga somali baa isu quudha ilahaow ha na ceebayn somaliyeeey dayuuska janada ma gaalo ee qabta khaladka intay goori goor tahay hadii kale hadhow marka inantaada iyo islaantiina walasha habar yarta iyo eedada is qawiso xijaabka tuurto ha hadlina waayo sacabka u tumaysan islamo qawan waaberi marki dalka dumayay waay is walaqayeen afwayne tageerayeen hada oo farmajo wadanki walaayona weli way tageerayan ceebay tacaal
Waxaad tahay munaafaq waxaad iska dhigaysaa nin shiikha ah oo dadka wacdinaaya haddana nin dhintay baad ku leedahay afweyne sow hadalkaa denbi lagaaga qorimaayo oo malaa iigta garbahaaga saaran kaama qorin shame on you
maxamed maxamuuud horta nin ma ahi kelabayahow xooolaha tan kale qabayalad ku aq\\qaaday baad aaniga igu cayaysa oo munafaqa horta ma taqan gaalada ayuu ka daran yahay cadabta halka u hoosaysuu leeyahy waxad tahay dadka ha ku sheegin ilahay narta kugu fogee adiga afwaynaha aad u hiilinaysoba jaahanaba kuwara waayo wad jeceshahay ninkaas qofwalabana wuxu jecel yahay baa lala soo sara aniga uma bicin afwayne afwayne wa ka u ogoalday inay sidas isu qawiyaan =noqdan hooyada haday ka mid tahayna aniga ha cuniin kumana odhan sheeekh baan ahay ee sharaf darada waa necebahay in umada somaliyeed qofka xuman u horkacana wa la sheegaya adigaa dayuuusa dayuuskana jaano ma gaalo
@@muntazissa6837 ok gabadh baad tahay miyaad diidantahay in qof mayd ah oo aan is difaacikarin aad afweyn ku tidhi tankale quraanka iyo axaadiista waxaa lagu nahiyey in naanaysaha xun aan la isugu yeedhin tankale miyaad diidantahay in malaaigta garbahaaga saaran kaa qoreen erayga afweyne anigu kama hadlaayo naago qaawan mana difaacin kumana odhan naagaha qawaan maxaad uga hadashay hadda ayaan ku leeyahay kahadal naago qaawan oo wacdi waxaan kahadlaayaa erayga gefka ah ee aad maydka aan is difaacikarin u geystay tankale janada iyo naarta ilaahay ayaa haya adigu gacanta kuma haysid
Markaa waxaa kaa muuqta aqoondaro xoogaa yar baad bowsatay little knowledge is dangerous markaa horta wax soo baro
mohamad adiga aqoondaro ka muuqata waaayo diinta waxay tidhi hadi walalka ku cadaato inu denbiile yahay daalima ha ba u ducayn afwayne aniga umna bixin umada somaliyeed odhan baa tidhahda wa nanaystiiisa mida ugu fiican waxa loo yaaqna daal;in waxa loo yaqna xaran cune waxaa loo yaaqana kii somalida rogay waxad mantaa u silaycayso ee kambala lagugu gubayo kenya ku bahdilayso aad u dhimatya adoo nool wa isaga fircooon fircoon baa loogu yeedha wuuna dhintay abulaah abuu laahab baa loogu yeedha wuuna dhintay waliid binu muqiiraa wiilkiisa ku tukanayay ayaadaha lagu karbashay lakiin qabiil baa ku qoomay daalimkii cadowga igu aha diyaradaha miinada maafiicda noo qudhay baad tageerasa adiga isagaba naarta ale ha idinku olaaliyo wa run aniga ma hayo naar iyo jano balse ilahay wuxu balan qaday ka idin dulmiya hadaa gaacanta tagtaan oo baridan ma soo celiyo dulmiga uu gaystay wana ka gooya waana ka gooyana afwayne waxaan ilahay uga baray inu jaahanaba galo inta jecel xumanta ku tageeraysana ee geesiga moodana ilahay akhiro ha la soo saro iyagna ha mutaan ciqaab if iyo akhiroba wayao xumaan fale tageerayaan xaq baan u leeyahay inaan habaro siyad bare iyo inta la mid aahyd magaciisa ugu necebabay magac aan arko walahay fircoon iyo isaga meel bay ii wada joogan runtii
@@muntazissa6837 ok hadaan ku fahmay waxaad tahay qof xanuunsanayaa halkaas ayaan kaaga hadhayaa weliba anaa khaldamay weligay dumarka uma jawaabo markii horena daacad bay iga ahayd nin baan ku moodaayey raali ahow halkaas ayaan kugu dhaafay madaama aad tahay ruux dumar ah iyo adigoo xanuunsanayaa ilaahay ha ku shaafiyo sorry waan kugu qaldamay
Mn
Ahmed zk kulaha heeso kalan wu iso wada 🤣🤣🤣🤣
Walee Hooyo Ma ku dhashay Cadar Ahmed Kahiin Nasab nasab Abwan wayna wu dhalan maqlay 🌹❤️.kdb Ninkan Wax waraysanaya maxuu Duqodhinka Kursii ugu dhigi wayay kolku waraysan ! 😁
Mnsh
Allah
Cabdilahi
Xasan
Qanay
Sida
Loo.
Soo.Dhaweey
Wlhi
Wn
Ku
Farxsan
int
Soo
Dhaweysa
Wey
Ku
Mahnsti😍💪