Xanuunadda Cilmi nafsiga ku dhaca ciyaalka iyo dadka waa weyn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 96

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 6 років тому +2

    Masha Allah,jazakaAllah kheyr Dr Cadceed and Dr Safiya. This is very much needed topic in Somali community. Very beneficial
    JazakaAllah kheyr

  • @nafisoali9159
    @nafisoali9159 6 років тому +15

    Waa labo qof oo qali ah wallahi masha Allah waad mahadsan tahiin

    • @shiikheymursal9228
      @shiikheymursal9228 4 роки тому

      Lkn cashirka ayey nugu bar goyen abayoy cashiradan short flim magalan guys melo badana lo ada lana laso tatabta sax

    • @user-qd1xc9xy6n
      @user-qd1xc9xy6n 4 роки тому

      Maan sha Allah alle haydin xafido

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 6 років тому +1

    Maasha allaah allaha xafido xafido dr safiyo iyo dr cadceed cilmiga allaha idiin siyaadsho cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaha idin siiyo aamiin

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 роки тому

    Masha Allah tabarakAllah wll waa programma aad ufican Allahumma Bariek en jazaqAllah qhair🤲🤲🤲💯💯💯Dhamantiin

  • @asiya-3255
    @asiya-3255 6 років тому

    Thank you Dr Cadceed by sharing

  • @aliadammy
    @aliadammy 6 років тому +5

    Masha Allah dr Cadceed keep going bro

  • @fadumadahir9865
    @fadumadahir9865 6 років тому +10

    Walaalo anaa qabo cilmi nafsi ilaaah ha ika dulqaado

  • @suadamohamed9002
    @suadamohamed9002 6 років тому

    Mshllh tabarakallah Dr cadceed jzkllh qeyr wll wabarnamij qiimo leh Dr safiyana xagen kala xiriirikara walal maigu caawinkarta adigo mahadsan

    • @DrCadceedBuneyste
      @DrCadceedBuneyste  6 років тому +1

      Shukran walaal halkan ayaad kala xariiri kartaa waxaan ku soo dirayaa facebookeeda.
      facebook.com/safiya.mohamed.121

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 4 роки тому

    Mashaa allah thank,s dr cadceed iyo aqoon yahy safiya

  • @ayaandhalaalcooking8985
    @ayaandhalaalcooking8985 6 років тому

    Masha alah Dr jazakalah kheyr

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 4 роки тому +1

    Maasha allaah waan ku farxey runtii ra yigiina waxaana u leeyahay qibrad waayo aragnimo mahadsanidiin 🤩

  • @ملكةجنه
    @ملكةجنه 6 років тому +1

    Msh allh tnx abaayo waana arin loo bahanyhy oo waliba gabdheena inay bartaan kusii fican b/c manta ilmaheena anagaa ku abuurna nceybka iyo dhibta mrkstoo ilmaha laqaraaco la dhibo naceyb baa ku beermaya maskaxdiisa abaayo wan ku tagersnhy

  • @SihaammaxamuudAxmed
    @SihaammaxamuudAxmed 7 днів тому

    Abaayo ani ayaa iheysaa arintaani meel aan kalasooxariro isheg waxaan sameyo ayaan garala ahy in.aad ibartid ayaan rabaa

  • @hothanjaamac5096
    @hothanjaamac5096 3 роки тому +1

    Anoo yar ayay inan aan habar wadaagnahay igu tiri waxaa jira psychology la idhaa waa wax ay gaaladu bartaan oo ay ku gaalobaan san ku idhi sawkuwa gaalo ah ba say itiri haaye ilaahay ma jiro ayay idhaahdaan dadka bartaa oo wax walba oo ina tusinaya alle jiritaankisaa ayay odhonayaan waa dabeecad haduu roob soo da'o cadceedu way soo baxda wayna dhacdaa habeenku wu soo gala wu baxaa oo aakhiro ma jirtoba dedna say barigaa iigu tiri ilaa wixii iigu xigay wllhi markan maqlo psychology nixi jiray dedna wiigan aya naloogu soo daray psychology inan baranayno wllhi wan naxay wan soo xasuustay wixii barigii itiri inantu deedna sidii ayan uga baqayay inan ku gaalobo allahu akbar shaw waba barashada masxada alle ina siiyay ax naxdi shaw loma dhinto shaw soomali wa isku mid dadka waaalka

  • @nimcocabdisamad1659
    @nimcocabdisamad1659 6 років тому +3

    Dr cadceed waa shakhsi diin iyo akhlaaq ka muuqato hore usoco

    • @DrCadceedBuneyste
      @DrCadceedBuneyste  6 років тому +1

      Shukran abaayo kuligeen allaah nagu hanuuniyo wadada wanaagsan

  • @maymuuncabdisalaanahmed3025
    @maymuuncabdisalaanahmed3025 6 років тому

    Mansha allah dr cadceed waa mahadasnthy thnks

  • @shukridaahir3268
    @shukridaahir3268 4 роки тому

    Dr safiya wan ubaahanhy xageen kala xiriiraa🙏

  • @naimoabdirahmaan8789
    @naimoabdirahmaan8789 6 років тому +9

    Waa madada aan ugu jeclahaay inan barto wlhi ❤️

  • @daarulhidaayamedia1568
    @daarulhidaayamedia1568 4 роки тому

    Thnks wll wxn rabaa inaan laxariiro gabadhaan waan ubahanahay dhib yaraaa iheysta

  • @marwohussein
    @marwohussein 6 років тому +1

    Maasha alah waad mahadsantihiin waad noo fa,ideyseen jazzakalah

  • @muhanadowliyo521
    @muhanadowliyo521 6 років тому

    Mashaa allaah Dr cadceed iyo Dr Safiya

  • @officialsuhuur9061
    @officialsuhuur9061 6 років тому

    Mashaa allaha dr cadceed aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay marwalaba waxaad noo soo gudbisaa waxayaabo aad aanu ugu baahanahay jizaakalahu khayar

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 3 роки тому +1

    War Dr kaan armaan jig jiga ku arkay libaax ma jig jigaad jogtaa in badan baan ku arkay malaha

  • @samiircizhqi7805
    @samiircizhqi7805 6 років тому +1

    Masha Allah macAlin aan jecelay macAlin kawaran qofka muraayadaha xidha waxay dhakhatirtu yidhaAhdan wuu koraA aragu maxa ka Jira ustaad noo soo duup will mahadsan id

  • @sophiaraage324
    @sophiaraage324 6 років тому +1

    Drs safia aad ayaad u mahadsantahay adi iyo dr cadceed

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 6 років тому +4

    masha allah sax

  • @zamzamabdullahi2168
    @zamzamabdullahi2168 6 років тому

    Keep you going Dr cadceeed and Dr safiya hlkan ka heli karnanah you tube Kedah noreeeb Dr

  • @muxsinosman5934
    @muxsinosman5934 4 роки тому +1

    asc d.safiya waxan ka mid ah bulshada somaliland khasatan gobolka burco waxaan ladaaladhacayaa xanuun maskaxed mark“ mxaa talo ah ood isinaysa

  • @samiraabdi3194
    @samiraabdi3194 5 років тому +1

    Dr cadceed dr safia youtube maigu caawin karta plz

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 6 років тому

    Masha alh cad ced horay usoco Dr cadced

  • @shureemyariis6627
    @shureemyariis6627 5 років тому

    Asc suaall ayaan kuweydiinayaa sida ugu dhaqsaha badan iiga soo jawaab waana sidatan gabar ayaan i skuul geeyay wey aamusan tahay ardayda matkey ku dhex jirtana wey u sheekaynaysa macalinka markuu su aal weydiiyana ma aqaan ayey leedahay iyadoo taqaano taasna waxaa sabab u ah amaa lagula yaabaa ams lagugu qoslaa hadaey xanuunsan tahay xataa?

  • @فيوريمحمد
    @فيوريمحمد 6 років тому

    Dr please waxbarashada daqtarka iyu sad u nuqotay

  • @safamohamed117
    @safamohamed117 6 років тому

    Masha allah ilahay Kheyr haydin siiyo

  • @Farehturaab
    @Farehturaab 5 років тому

    ASALAMU caleykum dr Safiya iyo dr cadceed walaal waxa aan jooga Sweden in mudo ah waan xanuusanaa welwel, cabsi badan iyo waswas mudo 4 sano muraayada iskuma fiirin waan ka cabsanayaa inaa is arko marka xalkeygu waa sidaas waxaan idinka doonayaa ilaa talo isiisan

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 років тому

    Masha Allah 😍😍

  • @saaramohammedmohamed3881
    @saaramohammedmohamed3881 5 років тому

    Dr safiya xgeen ka heli karaa
    Janal ma leedahay safiya
    Xegee kla xiriiri karnaa

  • @ruwaydabarkhad9976
    @ruwaydabarkhad9976 6 років тому

    safia Dr Ma ahan...waxay baratay psychology

  • @xamsexasan5835
    @xamsexasan5835 2 роки тому

    Mash alh

  • @munasarsomali3840
    @munasarsomali3840 2 роки тому

    Scw scw scw scw

  • @hafsaali4719
    @hafsaali4719 6 років тому

    Wooow dr cadceed hormar wacan........
    Eeen mid an kacodsado is it possble u to contact me dr safia

    • @DrCadceedBuneyste
      @DrCadceedBuneyste  6 років тому

      Yes walaalo I will give you her Facebook
      facebook.com/safiya.mohamed.121

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 6 років тому

    Okey shukran lanbarke ka helaaa ado mahadsan

  • @aishaabdullahi2851
    @aishaabdullahi2851 6 років тому

    whatis diffrent b/w psychosis and neurosis ?

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 6 років тому

    In Sha Allah My Hope Psychologiest And Neurology Are My Hopies Ducada Igu Cawi Plz

  • @jannahmohamed2320
    @jannahmohamed2320 6 років тому

    Masha Allah

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 3 роки тому

    Doctor mai sheegi karta ilmaha suuxa Markee xanaqaan ama Faal ceelin xanaqkooda dartood u sameeyan inee suuxaan waa kaliya markee said u xanaqaan

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 6 років тому

    mansha alaah wd mahadsantihin dhamantiin

  • @nimcomahamed5183
    @nimcomahamed5183 6 років тому

    Shukran

  • @sagal1701
    @sagal1701 6 років тому

    Mashallah Allow no xafid dhaxatiirta somalied

  • @ملكةجنه
    @ملكةجنه 6 років тому

    Dr safiya igu caawi meelan kala soo xariro

  • @madinoosman1912
    @madinoosman1912 6 років тому +1

    👍

  • @cabdiraxmaancabdiraxmaan722
    @cabdiraxmaancabdiraxmaan722 6 років тому +1

    Wadmahadsantihin adiga iyo safiyo

  • @sahraaxmed2
    @sahraaxmed2 6 років тому

    Mansha Allah

  • @ahlaamyusuf7577
    @ahlaamyusuf7577 3 роки тому

    Aniga wax yalo bdn isku arkay maxa keeno adoo soo jedid in ee kugu dhacdo wax dhulka kugu dhajinaayo misane hdli krin maskaxdo oo faree jeso xanaq bdn kalsoni daro wax walbo aan amineynin wax yaalo aan arko anoonan hurdenin plz isoo jwb ahlaam Yusuf waaye mgaceyga

  • @zunduzbarre6435
    @zunduzbarre6435 6 років тому

    Mnsha all💓

  • @Abzeko29
    @Abzeko29 6 років тому +1

    Qoftaan hadal keeda waxba ma ka fahmin videoga afar daqiiqo markoo maraayo waaan iska damiyay

  • @ibtisammohamed4452
    @ibtisammohamed4452 6 років тому

    Imisa sanó lagu bartaaaa cilmi nafsiga dr

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 6 років тому

    Dr cad CED ani wankugu dalay San kuradinayey sekuhelaa

    • @DrCadceedBuneyste
      @DrCadceedBuneyste  6 років тому

      Walaal ma anaa ah nin la waayo facebkkeyga pajka Dr cadceed ayaad igala soo xariiri kartaa

  • @simanyusuf4989
    @simanyusuf4989 6 років тому

    waxaan rabaa inaan ogaado nin kan ma dhakhtarbaa? fadlan ii soo sheega

  • @hamsehiraabhuseen8348
    @hamsehiraabhuseen8348 4 роки тому

    My hobe walhi

  • @ayaana1456
    @ayaana1456 5 років тому

    Wllo maadadaan waan jeclahy somalia baana joogaa seen uheli karaa😥😥

  • @muniramohamed788
    @muniramohamed788 4 роки тому

    Walaahi aniga ka mid ah

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 6 років тому

    somalida somalia joogta waa dad caadiya somalidan caadi maaha sabab too ah aduunka korkiisa ma joogaan dad sida somalida o kale baari ugu ah waarid kiis ama sida loo la dhaqmo waaridka cid kaga wanaag san ma jirtoh waaridka waxa xananeya ilmaha ilmihiisu dhalen jacayn iyo wanag dartis ilmaha noocaasa mar kii la korinayay waxa kow ka ahaa dil in la garaaco in lagu qayliyo in xataa waxaa jirty cunug dhimadan haduu rero u dhasho waa la miidaamin jiey reero kale baa loo gayn jiray o dila o edbiya waxa laga soo wadi jiry 3 bil kadib ama laba bil kadib asagoo edab soo yeeshay mar kay way naadan caruurtasna hadii dhiigooda labaaro waxaa kabuuxa waarid jacayl dad ka somalida cid ka mayal adag o ka caqli badan way yartahay waxa meel walba qoxoti ku ah o meel walba ilmo ku dhalaya dad ajnabiya ladagan gaalo ah cunsuri ah dad xun ah waa la nool yihiin 100 % dhaqan kooda waa haystaan iyo diin tooda qof inta wareyay diin ta kabaxa hadana ku so labta kaas dadka waalan buu kujiraa dhaqamada wadamadan logu yimid waa dhaqamo xun o aan wanag sanayn ilmo waa ilmo uun waxay ku leyihin jacayl ku beer ayaga rayigiisa ku shaqee taas mid asaga u fecan maahan mid waa ridka u fecana maahan waxa waariska is tareska kurida weeye ilmaha yar waa il aad kacan ta ku haysaa o uu kaa baqaa o u asaga ku hogaamin waa in aad aduu hogaamisaa oo uu kuu aqoon sanaadaa waarid hadaa asaga raac did labadiinaba waa is la lumaysan waayo asaga wuxu saaran yahay gaari aan is taagin ilaa 38 sano mar kuu 38 sano gaaro buu shalaayayaa mar ku arko wuxu wakhti ku soo cayaaray iyo meel uu hada taagan yahay wax cad iyo wax madaw asagoo aan midna hayn waarid kina cuduro ku riday marka somaliyey dadkaan eyga cibrigooda dhan ku lyminaya koris kiisa o ilmaha du leeya hadaladooda iska daaya mar ki somalia lajoogay aabaha wiilkisa curad 15 jir buu ugu guurin jiray reer kana waa la korin jiray wax di kama lymijirin 30 kadib famil waxay ahayen midka wayn iyo mid ka yar aan la aqoon hadana jir 40 waxa arkaysa suuqa dhex diisa isla had laya wax uu hayana aanu jirin is bar qabta somaliyey

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 3 роки тому

    Asc

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 6 років тому

    waa mahadsan tihiin

  • @xalimoyareymaclin2106
    @xalimoyareymaclin2106 6 років тому

    maashaallaah alloow inoo xafid drada soomaaliyeed

  • @xayatamin4719
    @xayatamin4719 4 роки тому

    Abaydan yutub ma ledahay

  • @abdifatahabdi4281
    @abdifatahabdi4281 6 років тому

    Dr cadceed ma wadaagikartaa sidaad dhakhtar unoqotay

    • @DrCadceedBuneyste
      @DrCadceedBuneyste  6 років тому

      Haa abdifitah mar ayaan si fiican oo documeter ah ayaan idin la wadaagi inshallah mahadsanid walal

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 6 років тому

    Dr cadcaad qof xanuusan Dr badan baa loo geeyay is Badal malahan markaad tiraahdid sethy wuxuu kuleyahay qalbi tagay masoo laabto maxaa lagu sameen karaa

  • @cabdallenuur6481
    @cabdallenuur6481 3 роки тому

    Maasha allah

  • @laylaabdullaahimaxamed2056
    @laylaabdullaahimaxamed2056 6 років тому

    Masha allah