Maxad kala socotaa dagaalka qasaaraha badan ka dhashay ee galgaduud ka socda?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 чер 2024
  • Maxad kala socotaa dagaalka qasaaraha badan ka dhashay ee galgaduud ka socda?

КОМЕНТАРІ • 161

  • @hanibhirze7171
    @hanibhirze7171 Місяць тому +6

    ASC Ellaahow waa bill Barakaysane ummadda islaamka ah kala badbaadi

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому +20

    Sidaan maqlay wa ciidan dowladeed ilahay ha kala qabojiyo umada inshallah

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s Місяць тому +11

    Illaahow kala badbaadi ummada soommaaliyeed ee dhiigooda xaqdarada ku daadinaysa

  • @ninween6865
    @ninween6865 Місяць тому +12

    Ilaahow kala qabooji

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Місяць тому +8

    Soo dhawoow xusein jamac walaale

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому +5

    Hussein wa run sheg keep going brother

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Місяць тому +3

    Rabbiyoow Awoodaada kukala badbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @akh8501
    @akh8501 Місяць тому +8

    Colaad waxaa la yiri
    Curad kuma dhashee,
    kan nool bay Cuntaa 😭😭😭

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Місяць тому +5

    Ummadan halaagba ku dhacay Somali oo dhan, war dagaalka joogiya dad walaalah baa tihiin ee joogiya dhulka illaahayba leh ee dagaalka joogiya.

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 Місяць тому +1

    illaahey qalbiyadeena haka daahiriyo qabiilka iyo qurunka aan isku dhameynay.

  • @AOsman-dhigane1921
    @AOsman-dhigane1921 Місяць тому +6

    Dadka dagaalkii Laascaanood wax duubayey waxay ahaayeen ciidanka ee ma ahayn dad shacab ah TikToks la yaqaaney.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 29 днів тому +1

    Allaha kala qabojiyo wa musiibo qaran

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Місяць тому +1

    Iyado dawladi burburtay soomaalina kalakhaxday badir iyo mareexan wadadegijiren daaqana wada daaqijiren
    E belayo kamahoreyn maamul goboled io meelkalasheegasho.
    Reerahas kaladega xeraale io mareexan iyaga derisa isnahuran.
    E ilahay hakala qaboojiyo insha allah 🤲

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Місяць тому +1

    Somali wey isku baabaday gacantede isku dhameysay subxanallah

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому +1

    Waa dad halaagan,subxaanallaah, ilaahay ha kala badbaadiyo.aan aamiin yaarabi

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb Місяць тому +3

    Qoor qoorow hadaad hubeysey jifadaada walee o bilee ward kashalaayi oo nine masuula oo dadkii is ku hubeenaya aduun iyo aakhiraba ward hoogi oo naarta jahanabo iyo mita haawiyaa ku weari xaqa alee iyo xaqa umadana xisaab adag band ku muteesan oo ah naarahaa ee inter goori goortahey is data qabo

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Місяць тому +1

    Subxallah😢

  • @asheekh15
    @asheekh15 Місяць тому +1

    ilaahay umadan nasri degdeg ah hakeno waashacab aan dawlad haysan ilaahoow nasri keen

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Місяць тому +2

    MASH ALLAH, WAXAAN TAGINBA WAA NABSI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 Місяць тому +1

    Ilaahow kala..Qabooji

  • @user-ow6st7hs2t
    @user-ow6st7hs2t Місяць тому +1

    Dadkas ilaahay Maka baqayan subxanalah

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 Місяць тому +2

    Labadi sano ee hassan sheikh xillka
    Joogay ugu yaran dadka dagaal beledada ku dhintay 10'000
    Wayka badanyahiin kuwa qaxan aragnay caruur yar yar gowracaya mida kale qaladka waxa iska leh dadka dagalka so qaaday alle u naxaristo intii dhimatay inta dhawaca ahna how booga dhayo somali way u dhamataye saleebku kuwii caruurtana 6 jirka ah dili jiray miyeeyna ahn shakina kuma jiro ineey ku jireen wana xaqiiq

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Місяць тому +1

    Ilaahow rabiyow kala qabooji 2024 qabiil laysku laynayo subxanalah🥺🥺🥺🥺🥺🤔

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c Місяць тому +1

    Ilahay ha kala qabojiyo inti dhimatay ilahay ha ha u naxariisto Inta dhawaca ah Allaha caafiyo.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому +1

    Waa Ciidan Dowladeed Kuwana Burburinta Dalka Jacel Iyo kubo Wadani Ah Aloow Xaqqa Tusi Kuwa Burburinta Wada 🇸🇴🙏👮‍♂️👮‍♂️👮‍♂️Shacabka Soomaaliyeedeey Wadankiina Nabada Ayaa Muhiim Idiin Ah ilaashada 👮👮‍♂️🙏🇸🇴✅

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Місяць тому +1

    umadaasu wax kala gaara ayaa lalaayay MADAXWAYNE DAWARSADE BAAHI AYUU KU MAQAN YAHY ILLAAHAW IDIN KALA QABOOJI

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Місяць тому +2

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Місяць тому +2

    Asc mudane ❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Місяць тому +2

    Ilahow Kala qabooji dadkaa deriska ah dadkaan diinta in la baro ayey u baahan yihiin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +1

    iyadoo uu xasuuqaasi socda hadana xasan sheekh waxuu aaday shir ka dhacaya yurub !!

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 29 днів тому +1

    Dhimashaduba macno uma samaynayo diina kuma dhaqmayaan illahow umadada ugargaar it's crazy fighting for nothing 😮

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +1

    Hogaan xumida dawlada soomaaliyeed ayaa sabab u ah in ummada macno daro ay dagaalamaan sababtoo ma jiro siyaasad dalka lagu xasilinayo keeni karto horumar iyo hiigsi .

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Місяць тому +3

    Dir baa culima ah ha iga Harto.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Місяць тому

      Diinta inteey wax ku qunjuraasaan beey kayaqaaniin .

  • @ayanwarsame8871
    @ayanwarsame8871 Місяць тому +2

    Dadka somaliyed wa xoolo qabiil aya diin ii imaan u ah . Waa dhurwa ii libaax

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Місяць тому +1

    Allah Kala qaboojiyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +1

    Xasan dhuuqo ciidanka dalka lo taba baraya isaga kala diraya iyagoo hubayasan saanu sababa ugu aheene ilaahaya hakala qabajiyo😣

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 Місяць тому +1

    Ilahay hakal badabadiyo ummadda somaliyeed

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 Місяць тому +2

    Cidamad dowlada ka qeyb galay ee waxavka soo dawatay abdulahi balwan youtube kisa askariga dhahayo cabduwaqan galeyna hadey joogsan wayan

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 29 днів тому

    Asc mudane ❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому +3

    Musiibo.ayaan nagu.dhacday

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Місяць тому +2

    Illahay hakala qabojiyo reraha isdilaya illahay kabaqa jojiya dhiga dadanaya

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 29 днів тому

    Reer Puntland Haddaanu Nahay Reerkaan Marreexaan Ayagaa Hawiye Hoosta kaagalay Siddii Dhulbahante idoor Oromo Looga reebiwaaye. Waanu Arragnaa Sidduu Xaalyahay maantay. Allow Alle.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +1

    Allaah hakala qaboojiyo cadeyn badan waa la hayaa

  • @mohamedjamahersi169
    @mohamedjamahersi169 Місяць тому +1

    Dhimasho iyo dhaawac uun bay soo kordhiyeen

  • @DalkayareXuseen
    @DalkayareXuseen Місяць тому +1

    ilaah hakala qabojiyo *Dir dulimi ma taqaan* malaha waa la xanuunjiyay tolkey waxaan leyahay sabra oo aaqiradiin ilaashada

  • @abdirizakhassan2141
    @abdirizakhassan2141 Місяць тому +1

    wiilka wariyaha shegtay xaqiqda dhinac kaliyah u rartay sheekada aniga mantay malihi qola saxan iyo qolaa qaldan muhimida waxay tahay dhintay dhinteen ee side loo badbadiya in qof kale dhiman malmahan ku jirna wa malmaha ilahay ku dhartay 10 hore dil xij fadligeda in nabad ilaahay u keeno qof dambe dhiman walalka dilkisa kula darisa guul mahan ee wa doqonimo aniga dira kaso jeeda wlhi cadem qof inu dhinto marnaba ina raali ka ahayn bal i feel so sadness😢😢😅

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Місяць тому +1

    Culimo dad dhageysta ma jiraan
    Utubero ayeey dadku dhageystaan
    Adaana ka mida hadey ku maqlayaan !!.

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 Місяць тому +1

    Xagee sartu kaquruntay labada beelood yaa gardarn ? Maxaase laysku hayaa ? Dowladii federaalka meeday? Tii dowladii galmudug meeday?

  • @ismailmuhammad6658
    @ismailmuhammad6658 28 днів тому

    Guuul mareexaan

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly Місяць тому +1

    Hadaan nahay saomaali galbeed waxan udirayna walalahayaga soomaliya e dhexdooda dagalamaya hajoojaan dagaalka dhexdooda hadaad da gaal ubaahantihiin kaalaya u gurmada walaalihiin siti somaaligalbeed

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому +1

    Salan sare walal huusen ilaah haku barakeyo amiin 🤲
    Ilaah shacbka somaliyed haka qabto xasan moryan amiin yaa allaha🤲 dalkii dagal buu galiyay😢

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 28 днів тому

    Allaha kala qaboojiyo yaarabi

  • @mohamedabdiaden4127
    @mohamedabdiaden4127 Місяць тому +1

    Aad baan uga xumahay waxa meeshas ka dhacey.
    Waxaana ugu baaki yaa in aay joojiyan dagaalka bila shuruud

  • @abusultan011
    @abusultan011 Місяць тому +1

    Illahay Soomaali caqli samaha iyo xumaanta ay ku kala soocdo ha ugu deeqo

  • @user-cg3wl5ln3i
    @user-cg3wl5ln3i Місяць тому +1

    Itoobiyaanka ayaa kadanbeeya oo hubka is ugu dhiibaya waxayna doonayaan isdii ay soomasli isugu madhan lahayd dhulka ay ulawareegi lahayd alle umada soomaaliyeed hasoo hanuuiyo oo cadawgeeda hatuso hada iyadaa isu muuqata wale waa yaab

  • @Bagagac
    @Bagagac Місяць тому +1

    Ilahay hakala qabojiyo walalaha isdagaalsn

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 29 днів тому

    Wayab Xagey Mariixan iyo Surre Walalo Ka Noqden

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Місяць тому +2

    DIR waxaad maqleysa markay Hawiya kursiga ku fariistan waliba Habargidir ayaa Hubeeysa waliba cayr iyo saleeban mooryanti isbaaro.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Місяць тому +2

      Dir ta mareexaan cid uga roonayd majirin, awoowayaal baa la oranjiray , xer dugsi caruirta loogaysto iska dhibyar, laga xishoodo ayeey ahaayeen.
      Hawiye waa aboor way xasdijireen lkn mareexaankaa soo dhawaysanjiray waayadaan dambe ayeey urur urur isku xulufaysteen.

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 29 днів тому +1

    Allow kalaqabojii 🤲🤲🤲

  • @maxamedxasancabdullahi7401
    @maxamedxasancabdullahi7401 Місяць тому +2

    Xuseen alle kacabsi Uma adan hadlin sale ban hadii ay ku jiri lahaayeen marexan Hal qof kama soo Hari Laheyn qoor qoorne meel ha ugu dhicin waa nabadoon

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Місяць тому +2

      Hussein ma oran wuu hubaa iney qeyb ka yihiin.wuxuu yiri waa la lahaa sidaa. Qoorqoorna waa madaxweyne Galmudug oo isagaa meesha ka odey ah. Dee muu hadlo ileyn hadalna waa masuulnimo e?. Uma baahnin wiil dir ah ama Marexaan ah oo dhinta weliba micno la'aan.
      150 wiil? Xataa Ethiopia maalin keliya nagama disheen hadaan dagaalano! Waa khasaare qaran

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 Місяць тому

      ​@@CmonNowTellme qoorqoor wasiiruu u xil saaray daminta colaada saan maqlay

    • @husseinxyz
      @husseinxyz Місяць тому

      أعوذ بالله

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Місяць тому

      @@moenlighted7681 warka uun uunbaa faafa. Waxaa ila fiicnaan laheyd inuu shir jaraaid ka qabto arintaas.

    • @CabdiyareCabdi-wv4op
      @CabdiyareCabdi-wv4op Місяць тому

      Saleban iyo marexan way is yaqanan Wana isdili jiren waxna kama tari jirin dagalka ma awood cusub ba uso baxday

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +2

    Mareexaan ma ahA SXB REER DALAL IYO HAWIYE AYAA IS HAYA.

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 29 днів тому

      Maxaa meesha keenay Hawiye.
      Afar shaagle labaqay.
      laakiin ogow sida xabadda hawiye u kulushahay ayeytan Direedna u kulushahay.

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 Місяць тому

    Mareexan reerkan yaree ay kibriyeen ee loosoo dhex marayo haso afjaraan gebigoodaba

  • @hanibhirze7171
    @hanibhirze7171 Місяць тому

    🇸🇴👍🏻✌️

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t Місяць тому

    Musiiba

  • @akisheharara
    @akisheharara Місяць тому

    Dhallinyarooy siyaasi shaar qabiil xiran baa xaabo idinka dhigtay dantiisa awgeed, intaad xabasho baddeena ka dhicin lahayn ceel xun oo dhowr kun lagu qodi karo ayaan isku dagaaleynaa.
    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @mohameddahir6569
    @mohameddahir6569 Місяць тому

    Waxaad sheegto marka waysay waxaa keentay qoor qoor aya soo hubeeyay dir nuucaagaas oo miiranba somali ah oo qabiil ka buuxo side lagu heshinaya horta adigu is wacyi gali hebelba soo hubeeyay iska wacyi gali

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 Місяць тому

    Soomaali ha isdisho, cadawgoodana ha dilo, ileyn waa waxay muteysteene

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Місяць тому

    Waryaa Xuseen Dirta adiga keenay Xeraale adaana Bililiqo u doontay Weyna tarmeen Xulufo hubeeysanna wey Sameysteen ee Qurxi Sheekada Sannadku waa 2024 Jaalle Xuseen

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Місяць тому +1

    Xuseenow wa runta ilaahay hakala qaboojiyo waxgaradka mareexan iyi waxgaradka dir dibad iyo gudaba hala kaco anigu majeerten gar ahan cismaan maxamuud baan ahay waxan maqlay dagalki xuma e dhowr iyo toban sano ka hor dhexmaray inay dadkaasi kuligod ilma abti habrawadaag eyeyo awoow ay qos kasta labada reer kaso jeeda inay yihiin marka wa dagaal fool xun wa in arintaas laso afjaro meesha xaldhibaano fadaral iyo maamul gobeled mina majiro dawlad kala celinaysa qoriga aad sheegayso dadku lacag bay haystan hadii colaadu si socoto wa laso ganaya labada qolaba marka ma waxaynu sugaynaa inata dagalki laqaadaba 200 ilaa 300 boqol dhimasho iyo dhaawac ka noqonayaan arinta wa loo istaago o caqligu shaqeeyo wixii ka qaybqaatay omadax qabaalka kale ahna way so baxayan o maqarsoomayso khayr ban u rajaynaya iyo nabad waarta insha alaahu xuseenow wan ku duceya wana kugu xirnahay alaha ku sharfo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Місяць тому

      Mxa meeshan ku keeny ado mj ah ilawsho dhawidaa mr so kii abdirishiid shirqooley war noo dhig magaceena shly so kuwii garacad hawiye dartiis u diidanaa so kuwii hawiye ciidamada u tababareyn caano haka dhamayn

  • @adanturu4851
    @adanturu4851 Місяць тому

    Wad so dhaweysay ee wax yarbaa ka qaldan sxb😅

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому

    Dagaalkaas wa xasuuq balse Siyaasad ayaa ka danbaysa hala baaro

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому

    Ciidanka Eritrea ka yimid macquul maa ahayn in ay hub qaataan. Sal3baan ,Wagardhac AYAA ku Filan.

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 Місяць тому

    Dagaalka fiqi muxumed iyo reer mareexan ka mida ,dirku ma degaba koonfurta somalia, waqooyi galbeed ,waqooyi iyo jabuuti ayey degaan.

  • @shugrishafto5739
    @shugrishafto5739 28 днів тому

    Illahow galaqabojih

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Місяць тому

    Ha ciyaane waligood ha ciyaane Awrka caynka u giijaay

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Місяць тому +1

    Alshaabtii lasaconod degaalka kariday ayaa Halkasi qoriga dableh galisay dir iyo marexan ma ah lkn waa sure oo jifi yar ah dee iyo marexaan weeyi beeleh

    • @CabdiyareCabdi-wv4op
      @CabdiyareCabdi-wv4op Місяць тому +1

      Xanuun wayn ba ku hayee allahaku caafiyo maxa lascanod dagalkedi mesha keenay mise kuwii kabaha gacmaha ku qaatay bad ahayd

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Місяць тому

      ​@@CabdiyareCabdi-wv4op sool ducaa Kaa soocota Gaal dagalkaa

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 29 днів тому

      Waxbaa Baalaha Igayaacay August 25. Idoor dabacayuunoow Orami Fooqul Maxbuus Harti Meesha Isaga carar.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому

    Haha baqan, hubkii Xasan Gurguurte soo dhiibay,waa laga qadanayaa,Reer Dalal ciyaar ciyaar maa aha.

  • @Cumarmaxamud-xd4yg
    @Cumarmaxamud-xd4yg 29 днів тому

    Yaa adkaaday

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Місяць тому +1

    Asc mudane waalahayaa maxaabiis lagu qabtay dagaalka kuwaas oo ah labo nin oo saleebaan ah

    • @Nafteeda
      @Nafteeda Місяць тому

      Waa ku jiraan salebaankisa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому

    khariidada aad is ticmaleso waa mid qaldan fiiri cabuud waaq waxau ku jirtaa xad beeneedka itoobiya , war mxaa kaa qaldan awoowe wax iska hubi google ku waa cunsuri

  • @cabdiqadirgaryare3141
    @cabdiqadirgaryare3141 Місяць тому

    Qabiiladu inaan qori wax keenayn ma gartaan intee dagalo qabiil ka dhacy somaliya mxaynu ka dhaxalny caqligu ha shaqeya ummadana nabadgelyo ha loogu baaqo masuuliyadana waxay saran thy ninka mdxweynha sheeganya oo hubka u qaybinya qoorqoor ilhy ka cabso nabadee mandaqada aad hogaamiso

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому +1

    Qorqor waxan kula talinayaa inu reer raha is dagal layo uu rasasta uqey biyo 2bada dhinacba taas baa fican

  • @adonallah
    @adonallah 29 днів тому

    Walaalow qabyaalada Mel iskadhig waa cudur nadishay midakale ma culumo ayaad wax kamaqleysaan meeqa sano ayey culumadu laheyd kafogaada qabyaalada qurunka waaye

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Місяць тому

    Runta kama hadli taqaanid. Kawa dagaalay bilaha xurmada leh iyagoon waxba Iska heysan dhammaantood waa Ahlu naar.

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Місяць тому

    mareexaana galmudg haysaga baxaan maamul gooniya hasamaystaan

  • @abdifitahsheikhmohamed561
    @abdifitahsheikhmohamed561 Місяць тому

    Sxb luuqda aad umada wax ugu sheegayso iska sax sababtoo ah
    Meesha dir majoogto
    Waxadagaalamayana waa laf daarood katirsan iyo laf dirta katirsan

  • @BSK24TV
    @BSK24TV Місяць тому

    😅😅😅 dir kulahaa cabaadka Naga daa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

    war mrhawada galo dagaalka hadaay soogaleen hg saleebaan hartina waa imanyaa qoryahaa diiirada leh anagaa u haayna mr ee waan soogalaaynaa walaahay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Місяць тому

      Harti yuuu yhy ado dhulbahante ah ba ku qarabta awood iyo tabar ma lihid difaaco gurigaaga mj dagaal gali mayan bila faaiido ah sheego qabiilkga harti hku qaraban

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 Місяць тому

    UMMADDU WEEY WAALATAY

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 Місяць тому

    Dhulbahante aren't easy mashallah.❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Місяць тому

    Soomaali meel daran baa loo wataa waana isku ADDUUN iyo AAKHIRABA seegeen. Hal nin ITOOBIYAAN ah hadduu 20 ka kala dilo labada QABIIL, wallee in hal xabbad ridaya inuusan jiri lahayn.

  • @zakariaali8125
    @zakariaali8125 Місяць тому

    Hussein jama ina awoowe dhinac ayaad ujanjeertaa ee qabyaalada jooji laandheer xeraale iyo huurshe dhexdooda ayeey kutalaa mareexan madago tankalane dagaalkaan kii kahoreeyey mareexan inta soo duuleen dad msakiina laayeen

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Місяць тому

    Wcs❤Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Місяць тому

    Waxa ay ku dambaynaysaa majeerteeniya kaliya ay isugu soo ururi doonaan dhamaan daaroodka Gobolada dhexe dagaa ,ma suuru galayso in ay daaroodnimo isugu hiiliyaan oo ku dagaalamaan qabiilada kalena cayr iyo saleebaan,ehlu sune iyo sacad loo kala sheego,mareexaan iyo liylkase waa in laga soo saaro cabud waaqa ilaa balanbale,

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 29 днів тому

      Adigu Idoor Dabacayuun baadtahay Afaaraha Darood Maxaa kugashe? Leelkase waa Reer Puntland Daroodna Soo Guurimaayo. Bari, Sanaag, Mudug Iyo Gedo waa afarta Gobol ee Ugu waaweeyn Soomaaliya annagaana Iskaleh.

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam Місяць тому

    Waxa kudahalamayo meeshans waa mushrikiin caabuda odeyaal qabil

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Місяць тому

    Ab iyo isir ayaad u ledihiin meyd iyo dhawac la duubto 😂

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Місяць тому

    Yaarabi kala qabooji dhiig islam aya isku baxaye

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Місяць тому

    Xasan qudhun baa kadanbaya hubkii uu ka iibiyey ciidanka qaranka lahaa iyo shabaab iyo shacabka maxkamada heeg xasan gurguurte

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 Місяць тому

    Waa wax lagaxumaado soomaalida

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Місяць тому

    Masha wax ku dagaalamaya beel ka mid ah beesha surre iyo beesha maraxaan ilahay ha kala qaboojiyo
    Waa arin aan ficanan xilagan la jogo

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Місяць тому +1

      Anaa mareexaan ah jifadayduna kuma kirto Galguduudna madagno , sidee mareexaan udhihiksrtaa. Sure iyo reer Dalal dheh. Mr Galguduud daga xataa umawada dhama.