SECRET FILE: Waa maxay xariirka ka dhexeeya Hassan Sheikh & Dagaalka Qabiilka ee Mudug & Galgaduud?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2024
  • SECRET FILE: Waa maxay xariirka ka dhexeeya Hassan Sheikh & Dagaalka Qabiilka ee Mudug & Galgaduud?
    Halkaan ka aqriso report ka UN SECURITY COUNCIL KA
    www.securitycouncilreport.org...
    www.securitycouncilreport.org...

КОМЕНТАРІ • 141

  • @HusseinJama
    @HusseinJama  Місяць тому +8

    Hadii aad doonayso Report ka UN Security Council ka: Telegram kayga ayaad ka helaysa. t.me/Husseinjama2024

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v Місяць тому +10

    Xussein jaamac caqliga aqoonta iyo caafimaadka illaahay hakuu barakeeyo oo shar dhamaantiis hakaa Nabad geliyo illaahay idamkiisa 🤲

  • @abdia9872
    @abdia9872 Місяць тому +13

    Hussein you’re a investigative journalist

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому +12

    Waan ku salamay walal huusen xasan waa moryan? Kusiga buu lu sookoray indalka uu 91 kunoqonayo niibey maantay wookta ilaah habad baadiyo shacbka somaliyed amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢😢😢

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh Місяць тому +21

    Wale qof kii aqli leh arintan wuu ujeeda iney run tahay Hussein juma noloow mas'uul🙏🇸🇴♥️

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 Місяць тому +9

    A s c w w, cajiib, cajiib, waa warbixin la yaab leh oo aysan bixin Karin yuu tuuble yaasha oo dhan, jazaaka allaahu, xuseen jaamac, waad mahadsantahay!!!

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Місяць тому +10

    Feisal Mohamed warsame rabbi ha u naxriisto, primester saacid shirdoon ayuu ka soo horjeestay in xilka laga qaado garigiisii oo madaxtooyada dhexyaal bay bam ugu xireen hassan iyo xirtiisu

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Місяць тому +26

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому +4

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Місяць тому

      Ha cunin ilkayaryahay

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Місяць тому +4

      ​@@user-iz4tc3kh5qmaxaa laga cunaa oofey iyo iljeex mooryaan isbartaysha ma runta ayaa ku dhibeysa 😂😂😂😂😂

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b Місяць тому +6

    Thank you Hussein This report truly eye opening good information nice investigation report well done kuna dar ismaciil cumar geele kama maqna shir ayaan dhaweyd wagardhac iyo sacad uga socday kenya waxaa dhex fadhiyay jaajuuskii gabadha ismaciil lagula xididay ee irir samaale sadaq john waana saleebaan sacad iyo wagardhac baana shiraayay nin oday ah oo wagardhac ah wax badan og baa yiri sadaq john muxuu naga dhex sameenayaa sidoo kale kenya iyadana waxaay lug ku leedahay gedo ineey qabsato jubooyinka meel iyada looga danbeeyo noqoto ethopianka sababta xasan u dalbaday in laga saaro beesha sade iyo konfurgalbeed lafta gareen laga tuuro madaama uu ahaa saxiibkii farmaajo kadibna nin danaha kenya ka shaqeeyo soda axmed madoobe meesha la keeno sababtaas baa ka mid ah waa silsilada isdaba taxan

  • @sahraaden6560
    @sahraaden6560 Місяць тому +2

    You right always this is happening when he comes

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 Місяць тому +3

    Xuseen adiga iyo Cabdi Xirsi kasoo hadla xasan sh wuxuu Norway 🇳🇴 ka dooney resources soomaliya ayaa laxadayaa ayaan maqley waana arin naxdin kale ah Kenya 🇰🇪 ayaa kasoo shaqeysey waana lawadaagayaa ayaga iyo xasan sh

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Місяць тому +7

    Marexan united wale lagama adkan karo from dhulbahante

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Місяць тому +1

      Dhulbahante iyo Mareexaan waa agoontii daalim Siyaad Barre Somalina maanta labadooda u liita. Dhulbahante waxay ahaayeen adoon uu afweyne ku shaqeysto.

  • @user-ww2bz5re4h
    @user-ww2bz5re4h Місяць тому

    Maasha Allah Husein shaqo wacan ayaad Soomaali u heysaa Allah ku barakeeyo

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Місяць тому +1

    Yaahuu illeyn argagixisay dawlad nogadhigen
    Allow adiga nomaqan.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Місяць тому +10

    laahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo
    xukunka noogu dhiib waa maalin bishii barakaysnayd Amin yarabi🙏🏼🙏🏼 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Місяць тому +1

      Aamiin Aamiin Aamiin Allahayow Xabiibul Malaayiin Mar kale Oo Allow Xasan Mubaafaq iyo Mooryantiisa Masiibi Qarana Na Dhaafi

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Місяць тому

      Farmajo ciilqabe mar danbo vila somaliya iyo xamar kama talin doono

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Місяць тому

      ​@@user-iz4tc3kh5qwhy are you here?

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Місяць тому

      ​​@user-iz4tc3kh5q xassn tuug ciilqabe moryaan ilahey wadanka ha qabto muqdisha ma aabaha miyaa leh 😂😂😂😂😂

    • @farahali
      @farahali Місяць тому +1

      Runtii farmaajo waxaan kula talin lahaa inuu iska joogo gurigiisa sababtoo ah maalin kasta oo uu fursad helo waa laga bursanayaa waa nin aad u jilicsan oo aan ku haboonayn hogaaminta soomaali?????

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Місяць тому +2

    Waan kusalamaya wall nollow ❤

  • @CMG0607
    @CMG0607 Місяць тому +1

    Hands up that is true good one keep going Mr HUSSEIN ❤😂

  • @hassanhussein772
    @hassanhussein772 Місяць тому +2

    Mashalah waa in aan ogaano xassan shiiq iyo waxa uu kashaqeeyo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    wcs wllo hussein xariir xaakim kuu jecla allaha ku xifdiyo somalina allaha ka qabto duumo jaxiim aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤💞💘🥰

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Місяць тому +1

    Subxaanalaah waar dhibta oo dhan waxaa ka masuul ah xasan gurguurte. ALLAH MASIIBO KU RIDO SIDA UGU DHAKHSO BADAN.

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s Місяць тому +1

    Illaahow ummada soommaaliyeed waxan dhiigooda banaystay ka qabo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Місяць тому +3

    XUSEEEN WAXAAD KEEN TIROKOOBKII XASAN DAWARSADE INTA SARGAALU SHIRQOOLAY IYO INTA KUDHIMATAY XILIGII FARMAAJO

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Місяць тому

    INSHA ALLAH WAALAGA GUULEYSANAYAA MOORYAANTA

  • @akisheharara
    @akisheharara Місяць тому +1

    Illaahoow adaa caadil ah ummadaada ka qabo munaafiqiintaan

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 Місяць тому +4

    Xasan Shiikh iyo mafia diisa ILLAAHAY ummadan haka qabto

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir Місяць тому +2

    Allah sharkooda umadda Somaliyeed haka qabto

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Місяць тому

    alla ha itusin fanaanadi qaranka geesiyadi allaha unaxariistee s c warsame illahow dalka iyo dadka noobad baadi aamiin yarabi

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 Місяць тому +2

    Ahalan Wasahlan Dr Hussein

  • @abdimaalin295
    @abdimaalin295 Місяць тому +2

    Aduunka waa ogyahay waxaan dhan lakiin waa sababteey xassan ukeeneen meesha asagana heshiiskii ayuu fulinaya,IALAHAY hana dhaafiyo xasan iyo waxuu wataba.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Місяць тому

    Xasbunalah Wanicmal wakel
    Allaheyow na dhaafi bahalahan diin laheen

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 Місяць тому

    Caqliga Allah ku barakeeyo

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 Місяць тому

    Very good point

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому +2

    Xassan markuu kursiga yimid wuxuu hubeeyey Qabiilkiisa
    Waa la sugayey inay Qabiilada labo labo isu dilaan

  • @Axmedstar
    @Axmedstar Місяць тому +1

    Xasan qudhun alle haduleeyo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +3

    DAGAALKII GALKACAYO EE XILKIISII HORE WUXUU HUBEEYEY G.MUDUG HADANA MABA QARSOONEYN INUU DHUUSAMAREEB KU QAYBINAYEY HUBKII DAWLADA.

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl Місяць тому +1

    Waa xaqiiqo weriye waa saan sheegtay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +2

    Nacladih ilahay bah ku dhacday xasan moryan iyo faqih iyo mahad damer kuwah waa in xabad lagu dilah sadedah moryan Argagixisadah lagu shegoh waa sadexdah moryan sadedah waa in maxkamad lah so sarah qabiladah somaliyed waa inay kah harin dhigodah sadexdah moryan faqih iyo mahad damer waa in aan logah harin dadkay dilen sadexdah moryan

  • @farahmohamud6712
    @farahmohamud6712 Місяць тому +2

    Xasan fiqi mahad salaad kuligood waa dil toogasho akhirana ilaahay uma naxariisto

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Місяць тому

    Waraqda aad soo bandhigtay kuma qornaa ee waa see

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому +1

    Subxaanallaah Subxaanallaah 🇸🇴🙏

  • @user-ww2bz5re4h
    @user-ww2bz5re4h Місяць тому

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته حسين

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u Місяць тому

    Walaahii waa run. Tookadii hore. Markuu cabdikariin guuleed galmudug joogay. Butlan iyo. Galmudug waa Taylor islaayeen

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 Місяць тому +2

    fiqi waa ka halis badan yahay..........mahad salad.lakiin waa isku team

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 Місяць тому

    Asc hussein waaa lagaaa qaaday aboowahis alaha ku xifdiyo ninkii dhib wadaaa alaha ka qabto umada

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 Місяць тому +1

    Waraqadaas aan aqrineyso soo gali tixraaceeda page kaaga description kiisa si loo aqristo

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Місяць тому

    Subxaanallah subxaanallah

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 Місяць тому +1

    Good

  • @daadirqaadutube444
    @daadirqaadutube444 Місяць тому +1

    Waaaa yaabe waxaan oo sir ah xagee ka keentay 😂😂😂😂

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Місяць тому +1

    Uuuf hala gatuuro meesha omg 😱

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Місяць тому

    Very possible

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 Місяць тому +2

    fiqi inuu al shabab yahay xili hore ogaa.2014

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +1

    Xasan isaga ruuxiisa baa shabaab xiriir la leh ama u shaqeeya.

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +2

    Hhhhhhhhh war hadalku run udhowaaa ✅✅✅✅✅

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Місяць тому

    GUULEYSO HUSSAIN JAAMAC

  • @Roteyaani
    @Roteyaani Місяць тому +1

    inuu xasan sheekh dagaalka ka dambeeyo oo isagu daaha dabadiisa ka hagayo shaki maleh☝️ qof kii aan intaas fahmin waaba ebber ebber .😢 takale markasta uu yimaado dagaal baa ka dhaca Galmudug ama Mudug waana shay waadix ah 😢

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Місяць тому

    Xuseenow wa sidaad u sheegtay.

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Місяць тому

    Waa tabtii uu sameeyay Mahad kawaanle sameeyay markii hadda xilka laga qaaday sidoo kale qofkii daawaday Khudbadda Xasan sheekh ee markii u ku dhawaaqyay dagaalka As in uu iyaga fariin u dirayay ee uusan fariinta ciidanka qaranka u dirayn!!!

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +1

    Asc 😮😮😮

  • @mohammedadde4173
    @mohammedadde4173 Місяць тому

    Allow Daalamiinta Umadda Ka Qabo, Dalka Noga Badbaadi

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Місяць тому

    Kibirka beeshaada ayaa ka mas'uul ah, waayoo markasta waxaa tiraahdaan waa inaan ka barakicinnaa beesha direed, xaq darradaas ayaana idiin jibisay ee joojiya dadkaani dalkaan way ku dhasheen, waana culumo.

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Місяць тому +1

    Xasan hada moshin uma baahna xamse OO baari ah aya ujooga. Rabaayad

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Місяць тому

    Asc mudane ❤❤❤

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Місяць тому

    Qof Walba oo Somalia Wuu Ogyahay Ragaan Fadhiya Villa Somalia ineey Yihiin Argagixiso Al Shabaab Ahmad Fiqi Waa Al Shabaab Wuxuu English ka Yaqaan 1991

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Місяць тому

    Habar gidir goormeey iska deyn shido iyo mooryaanimo

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Місяць тому +1

    Alshabaab waaa hawiye simply😂😂😂😂

  • @FarxiyaMMc
    @FarxiyaMMc Місяць тому

    Xusenow fiqi maxad uhaayo ugu soodhawesen marexaan hadan nahay wankaxunahay

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Місяць тому

    Cidna kama qarsoona nimankaasi iney saas yihii Q. Midoobey iyagaaba wxn oo dhan ka denberya waayo Mareykan ayey jeebka ugu jiraan.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Місяць тому +1

    Dee soomaali maryoolayeey xasan wuu idiin sheegay oo idinku yiri ( qabyo ninkeeda ayaa dhameeya) manafesto group 1991 manifesto oo cali mahdi yahay xoogiii dalka soomaaliya wuu kala diray maanta xasan oo manifesto ah( manifesto waxay badalatay magacii hada waa dam jadiid) xoogii dalka soomaaliya wuu kala diray mar labaad

  • @abdiraxmaanabshir648
    @abdiraxmaanabshir648 Місяць тому +1

    Sifiican u karbaash xasan duufle.tuugiiaha

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 Місяць тому +1

    Hedhe umadu masixrantahy maxaa ku dhacy oy isu idha tirayan walee uqubaa jirtee halkeey kasocotaa

  • @user-ni8fg8mr5e
    @user-ni8fg8mr5e Місяць тому

    hassan sheikh wuxuu term kii hore uu dhisay ayuu hormariyay khaas ahaan dhaca iyo boobka dhulalaka iyo qaabka lacagaha loo qariyo ... waxaa wax uu termki hore sameyey laakin termkaan uu qurxiyay oo hormar kusamayey.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому +1

    SOWKA FIIQI LAA SAWIRAN RAAGE UU SARYE ALSHABA HASSAN AWEEYS GODANE KAAN ROOBOW IYO KUWA BADAN

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Місяць тому

    Xasen xayawankas hadhibkas foshoxun dilla kujihada moryantas tukgas foshoxun dilla

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 Місяць тому

    Damujadiid iney yihiin al itixaad iyo maxaakiinta alshabaab shaki iguma joro waa wax cad banaank yaala wabilaahi towfiiq

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому

    Waa qabayaalada isagaana kadabeeya waxan dhacaya oo dhan daaroodona aduunku u necebe yahaya dubulujidii oo dhana baa ah shabaaba😏

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Місяць тому

    Xasan isagaa ah true story why dadka madhiyey omg 😱

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Місяць тому

    LAASCAANOOD SOMALIA AYAAN KAASOO SALAAMAYAA SAAXIIB

  • @mohamedhussein2001
    @mohamedhussein2001 Місяць тому

    Doofaar ma daahiro _ mooryaana waa uun mooryaan.

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому

    Dadka xasan Ku xumeynaayo wado .lakin ma oga in ay .dadka iyo dalka. Dhibaayaan.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Місяць тому +2

    Sheekadii ahed Al shabab ban la dagaal layaa iyo macawus ley ban hubey nayaa iyadoo
    Macawusley dii saxda aheed aa Xawaadle na aan halori lasiinin baa hubkii dowlad da H/gidir iyo qeeb Abgaal ah hubkii lagu wareejiyey marka
    Doorasha dii lagu bobey 1991kii baloo noqon la ogaa
    Aa yey ka qarsonta hay in Hassan Sheikh Mohamud iyo kooxdiisa waliba bulsha ween t Hawiye baa go'aan sadey iney
    Xoog wax kumaquniyaan
    Somaliland bana kula talisey oo gadaal kariixayo dagaalka
    Lkn Daarood waxaad modaa inusan ogeen waxa lala gobayo ama Iska indha tirayo

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Місяць тому

    Hubka mareexaan ka galgaduud Lagu laayo waxaa laga keenay moqdisho....hubka leelkase Lagu laayo waxaa laga keenaa moqdisho.....marka mareexaan maka tashan doonaa magaalada laga soo raro hubka dhiigooda lagu baneesto...

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm Місяць тому

    Duliyada mariixan ee dul.iga loosameyay ayaa kawada mudug iyo galgadud carhafadhiìsten sidey dowladii tegtetar eheeh ee adeŕka siyaadbare wagerdhac habartii khadiijo uuqabay sideey uwalaaqeysay dalka ayey wagardhac wali dalka uwalaqayan wixii leeska cunijiray ayey tabayan waakas fadhiisi xasan sheikh shaqakumalaha meel aat ganaha surato miyaat weeyday xasan shaqa kumalaha dadislaynayo siduu beehida kuheeyso kagababin lahaa falkeeda ayuu wadaa shidalkii siduu uqodi lahaa siduu nabad didka uu ucirib tirilagmhaa adiguu cunti gkugumaqanyaha citkaaliidato dalka kumanoola markasta xamar ayaa lagaga gurmadaa dadmucsar ayaa tihiin ee edeb yeesha ganaha ninkas hasuranina ee iskuxishoda

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Місяць тому

    Hadaba hadey sidaa u ogaayeen dadkaan mafiyada ahi, maxaa keeney iney shacabka Soomaliyeed o loo qiyaamay oo dowlad looga dhigo… nimankaani waa dad burbur ka shaqeeya ah, UN ta sidee qof ay ogyihiin iney la shaqeeyan, halkaa waxa ka cad iney iyagana la shaqeysan kooxdani, maxey weli ula shaqeeyan, kuligood waxa l shaqeeyan shabab

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Місяць тому

    Askartii 345 sarkaal baa dhintay 🤠🤠🤠🤠🤠💔💔💔😭😭💔❌😭⛔️⛔️😳😳🤔⁉️⁉️😢 That’s why plus 40,0000 kun oo ciidana

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Місяць тому

    Daaroodku markaay xoogaa hub ah xabashida oo dawlada la colaatamysa soo siiso ayaay dadka la deriska ah ku waashaan oo yiraahdaan dhulka ka guura idinma arki karee markaas baa laays dilaa marka ilaahay ka hiiliyona illa waa daalimiine aay dawlada iyo dadka islaamka oo thanks canjarafeeyaan oo umadoo canbaareeyaan waa hasha geela cunta ee cabaada ilaa caruurtoodi baay been sheegid iyo munaafaqnimo ku ababiyeen sida Kan yar ee halkan ka hadlaya. oo mustaqbalkiisi qabyaalad iyo xanuu dad nacayb ah ka dhigtay

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Місяць тому

    Dawlad ma aha waa dad qalato.

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 Місяць тому +1

    Daarood waa naago,naago dhaleen oo gun ah.siiba Mareexaan iyo Ogaadeen.
    Mareexaan waa is dhigteen.,ha la xasuuqo iyagaa isugu wacan in cadowgoodu xasuuqo , waa wadadii dhulbahante ay ku jabeen.Tolaaleey war Mareexaanoow is Daba qabta.

    • @xaawo1
      @xaawo1 Місяць тому

      Adaa asg ah qashin yahow qashinka ah mooryaan basd tahay mooryaane faaiido ma leh nacalad yahow

  • @awilyusuf8199
    @awilyusuf8199 Місяць тому +1

    Xasan shiikh jamacada qabyalada ayuu kaspbaxay

  • @user-nb8zw3fv7w
    @user-nb8zw3fv7w Місяць тому

    Ku darso Hussein labadiisa teram waxey kaloo iskaga egyihiin
    1- dhul boob
    2- iyo safiir villa soomaaliya iska maamulanaayo
    3- weerarkii liyuu police ka ee Alshabaab mahad salaad ayaa ka danbeeyay indho adeegaas aa la rabaa in soomaali lagu maamulo iyo khiyaanada intaas la,eg waa dowlad dhan oo la shaqeyneyso kuwii shacabka soomaaliyeed laynaayay waxaan maqli jiray 3 cadaw ayaa jira
    1- dowlada soomaaliya
    2- beesha caalamka
    3- Alshabaab
    Sedexdaas ayeey dhaxda u galeen shacabka soomaaliyeed

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Місяць тому

    Maxaa Keenay in Soomaalidu is disho? Jawaabtu waxay tahay Doqonada aad ka midka tahay ayaa ku badan Qabyaaladxumo kaliya ayaa ka buuxda.

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle1682 Місяць тому

    HADAL,,MUXU,TARI,HADII,DAWLADU,,AYDII,,DAGALADA,,ABABULESO,,ILAHAY,,XAL,NABADED,,HA,KEENO

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 Місяць тому

    Yac somali maxaa

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Місяць тому

    Xasan sheekh assga Abuura dagaalada qsbiilka waa madaxweynev ku sheeg dhinac qabyaakadetsan ka raran.Waxa la ogaa inuu qeyb ka ahaa dagaaladi ka dhici jiray Galkacayo xiligiisu hore.Haddaba mahad salaad ayuu adeeysanya iyo inuu dagaal ka dhex shido qabiilada.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Місяць тому

    Hassan dhiiqo wuxuu hogaamiyaa qabiilada neceb mareexaan..... Hassan dhiiqo qabiilada mareexaan neceb ayuu leader u yahay ....ee maha madaxwayne s 5:59 omaliyeed...... husseenow maamul beeleedyada waxaa loo dhistay qabiilo ciil qaba inay aarsadaan ama qabiil ahaan u xanuunsan .... mareexaan waxaan kula talin lahaa inaad isku tashataan oo aad sameesantaan saxiibo badan oo aan naftiina kaga difaacataan qabiilada xanuunsan....

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Місяць тому

    Xasan markuu tuutaha xirtay ee dhuusamareeb fariistay dagaalada puntland galguduud iyo mudug buu dabkooda shidayey lkn soomaali maryoolay waxuu u dhigay riwaayada shabaab baan la dagaalamayaa xasanka cusub wuxuu soo kordhiyey khibrad uu ku iibsado dadka oo keliya

    • @user-ic3ht8jx2b
      @user-ic3ht8jx2b Місяць тому +1

      Macawisleey waa hawiye sababtaas buuna u hubeeyay ciidankiina u laayay

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Місяць тому

    Waxaan hubaa madaxweyne Farmajo inuu ka sarreeyay qabyalad iyo hubeyn qabiil

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Місяць тому

    Kuligoda waa alshabaka moryantas foshoxun fiqi folxuma nacaladas foshoxun hadhibkas kujihada

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Місяць тому

    They all alshabab and everyone can tell failure 😮

  • @farahali
    @farahali Місяць тому

    SUAAL????? Macquul ma tahay In XASAN dacwad caalamiya LAgu soo oogo oo laga xareeyo caalamweynaha??????

  • @user-gq3by2me9x
    @user-gq3by2me9x Місяць тому

    P