Deg Deg:- Bahal Lafihiisa U Cunaya Dadka, Iyo Reer Burco oo Khaatiyaan Ka Taagan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Tooshka Siyaasaddu ugu kaaley Qabyaaladii oo qaawan oo aan geed loogu soo gaben
    Balse aan Qalelneyn oo qaabeyn laguugu sameeyey Qararac aan loo Meel Deyin
    Hadafkeenu waa siyaasad Dhaba oo kaftan lagu sameeyey Barnaamijyo Maada iyo kuwo Maalaayacniya warar Dhaba iyo kuwa aan Sal iyo Raadtoona lahayn hadaba ha ilaawin inaad subscribe gareyso komankaaga iyo liketaadu waa noo muhiim

КОМЕНТАРІ • 22

  • @sacadbaashesacad768
    @sacadbaashesacad768 Рік тому +2

    Kudkude waa Cayayaan ka dhasha Boodhka ama Habaaska oo inta badanna guri iyo gabood uu isku qariyo u ah, waxaana lagutiriyaa nooleyaasha ugu adkaysiga badanle gaajada wuxuuna noolaadaa muddo dheer isagoo aan waxba cunin intabadana way adagtay in la dabargooyo.
    Waakii Abwaankii lahaa
    Kudkudaan kategin meel haduu kayn kuleeyahaye

  • @mahuraanmedia7303
    @mahuraanmedia7303 Рік тому +3

    Hawl wacan baad qabatay Barkhadooow

  • @idirisjeeni8624
    @idirisjeeni8624 Рік тому +2

    Tooshkii Wuu Hore Marey

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Рік тому

    waa dad cawaan ah dhakhaatir maleh miyaa fadlan milix ama danbas baa cidhib tireysee intaas sameya marqaan uun hakujirinee

  • @QORANE599
    @QORANE599 Рік тому +1

    Waad dadaalaysa zxb

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 Рік тому +1

    Sayladiiba waad I nacsiisay. Barkhadoow. 😂😂😂😂😂

  • @ururkamacdaadkamidnimo2854
    @ururkamacdaadkamidnimo2854 Рік тому +1

    waxay ubaahan yiin in ciida lagu rogo adag oo maaran aham carakaawo hadba sidii loo yaqaano wixuu ku dhalanayaa boodhka waxaanu lasocdaa loda inta badan
    from ururka cagafyada ee midnimo operators

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Рік тому

    Dee waxanu waa wax soo kordhay .
    Dee iska buufiya .ma dukhaanku ka adagyahay yaa idiin soo socda qofwaliba isagaa gurigiisa nadiifiya.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому

    Waa askar idin la dagaalamaya

  • @ZayntheyouTuber
    @ZayntheyouTuber Рік тому

    Kudkuduhu waa maxayna? Lol

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Рік тому

    Uu dilaa dadka bahalkaasi gaar ahaan dadka xanuunka macaanka leh

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Рік тому

    Waar badowyahay iska laaya bahalka oo iska buufiya .

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Рік тому

    Wcs

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Рік тому

      Ninka Kaliya eee qabyaaalada ku shaqaysta si xalaaaala

  • @ahmedyaasiin5881
    @ahmedyaasiin5881 Рік тому

    Ninkan haduu one ten iibsadey waa in gabadh sacad muuse ah la siiyaa