Sanadkii Ugu Adkaa Taariikhda | waxaa dhintay kala bar dadka aduunka |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 257

  • @usaamemaxamed2751
    @usaamemaxamed2751 3 роки тому +39

    Mahadsanid ustaad runtii aad Baan kuu jecelnahay reer muqdisho🇸🇴🇸🇴

  • @beezaanabdullaahi2989
    @beezaanabdullaahi2989 3 роки тому +40

    Thnkz the One N only legend Omar Inshaar 👍🇸🇴❤️

  • @saynabmohamed7576
    @saynabmohamed7576 2 роки тому +2

    Mash Allh. Ale cilmiga hskubarakeyo

  • @ahmedarab2796
    @ahmedarab2796 3 роки тому +1

    Mahadsanid Ustad Cumar inshar sanad xun ma jiro ee waa sanad adag waad mahadsantahay sidaad u badashay cinwaanki kaas oo aan jecleysanin markii hore

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 роки тому +7

    Arinta nuclerka waa arin qatar ku ah umadda aduunka ku nool ILAAH hanaga badbaadiyo halaagiisa .
    Amiin
    Mahadsanid walaal Cumar Inshaar

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 роки тому +15

    Kama xumiye waan ku faraxsanahay hanaan socodka iyo qorshaha aaD ku socoto cumarow ❤️❤️❤️❤️

  • @salmaannorahmed9879
    @salmaannorahmed9879 3 роки тому +1

    Maash Allah Omar dadka sida wiilkan iyo gabadha oo kale ino soo casuum thanks

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 3 роки тому +2

    Aniga taariikhaha aad baan u jeclahay inaan sii faafiyana waan jeclahay
    mhdsnd ustaad Cumar

  • @diidiahmed16ciise98
    @diidiahmed16ciise98 3 роки тому +1

    Ogaansho dadka wax badan usoo kor dhisaa macalin

  • @xamsebare9755
    @xamsebare9755 3 роки тому +2

    Ha odhanin sanadkii ugu xuma wayo sanadku waa makhluuq waxna ma taro sanad cida wax ka sheegta waa qof ilaahay wax ka shegey

  • @abdishakourabdullahisallah598
    @abdishakourabdullahisallah598 3 роки тому +3

    Ustaad Omar Inshaar Samanka Ha eedayn Wax Walba oo Adunka Dhacayana Illahaybaa Keenay , Samankana Waxaa Samaystay Illahay Subhanahu Watacalaa , Nolashu Haday Adkatana Waxaa Ka Dambeeya Fudayd , ILLAHAY waxaan Ka Baryaynaa in uu Nolasha inoo Fududeeyo.

  • @blacksomali2146
    @blacksomali2146 3 роки тому +25

    Kolayba Waad dhimanaysaa ee camalka aad Ilaahay la hortagaysid wanaaji

  • @CABSI-ru2gg
    @CABSI-ru2gg 3 роки тому +4

    Me qofka ugu horeeyay ee daawaday waa ii sharaf OGAABSHO milkiilihiisa Alle dartii ayaan kuujeclahay

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 3 роки тому +1

    Zhp guul waarta kuu rajeynayaah omer inshaar

  • @ilyashussien6082
    @ilyashussien6082 3 роки тому +36

    قال الله تعالى : ( فارتقب يوم تأتي السماء بدخان مبين يغشى الناس هذا عذاب أليم )صدق الله العظيم
    Thanks 👍👍❤🇸🇴 Omar Oinshar

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 3 роки тому +1

    Thnks saxib waa mowduuc muhim ah runti

  • @raadraac2199
    @raadraac2199 3 роки тому +1

    Juhdiga galay baaritanka iyo soo bandhigidda maclumaadkan masahlano! Mahadsanid Omar!

  • @abduldaad517
    @abduldaad517 3 роки тому +1

    Wlhi waacajiib ilhy abaaraha hanaga qaado ooanu xaluhelnaa يارب

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 3 роки тому +1

    Woow great facts, thank you.

  • @Awraali
    @Awraali 3 роки тому +1

    Kuwanoo kale soo badi ustaad

  • @hanaahmed1115
    @hanaahmed1115 3 роки тому +2

    536 sanadkii ugu adkaa jqzakalalh khayr omar inshaar

  • @tusmoiyotalo8810
    @tusmoiyotalo8810 3 роки тому +1

    Waa macluumaad qiimo leh

  • @mustafemubaarag2648
    @mustafemubaarag2648 3 роки тому +1

    Ogaansho mowduuc muhiim ah ka hadashay

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad7165 3 роки тому +6

    Ilaahay nuguma soo celiyo mid la mida sanadadaa
    Amiin

    • @ibnumuhammadibnuejal8157
      @ibnumuhammadibnuejal8157 2 роки тому

      ءامين ءامين ءامين اللهم تقبل منا إنك أنت السميع العليم وتب علينا إنك أنت التواب الرحيم واغفر لنا وارحمنا

  • @withCARABEY
    @withCARABEY 3 роки тому +5

    JAWI rooban iyo muuqal qiimo leh thanks for everything ogaansho🌹🌹🌹

  • @maxamedismaaciil6694
    @maxamedismaaciil6694 3 роки тому +1

    Omar inshaar alle ha ku xifdiyo akhiro iyo aduunba wll

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 3 роки тому +16

    Merci beaucoup mon frère 🇨🇭🇨🇭🇨🇭🙏🙏🙏🙏

    • @GaBal_DaYe
      @GaBal_DaYe 3 роки тому +1

      Afsomali nh Dutch maku hadlaan isheeg bl

    • @Elmi.451
      @Elmi.451 3 роки тому

      Arnaf mayow somali hadanahay af walba waan kuhadalnaa xataa china 🇨🇳

    • @GaBal_DaYe
      @GaBal_DaYe 3 роки тому +2

      @@Elmi.451 yow kama madiidani af kasto Haku hadlaan masha Allah ku faannaa inaa ku hadli karno luqad kaste lkn wll meshan waa mimbar somali leedahahy marka Dutch io dadkle oo soomali ehen majogto marke ajaanib cml hnoola dhqmina

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 3 роки тому

      @@GaBal_DaYe 😂😂

  • @suleiman6109
    @suleiman6109 3 роки тому +1

    Thanks cumarow wxn ka codsanaya in ad Mar kaso hadasho nolashi Yuri iyanka xiligas

  • @cabaasmaxamuud3952
    @cabaasmaxamuud3952 3 роки тому +8

    Ogaansho my role model 🙏❤

  • @ibraahim441
    @ibraahim441 3 роки тому +1

    Zabanka Allah ayaa isku tilmaamay waana xadiiski nabi gena muxamad scw iyo Allah qoolkisa

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 3 роки тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 роки тому +1

    Wcs brother waad Mahadsantahay

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 3 роки тому +1

    Masha allah ku mahadsanid sida aad mar walba noogu soo gudbisid xogaha naga daahsoon.

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +2

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. .. .

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD 3 роки тому +1

    Ustaad omer mahadsanid 🙏

  • @CABSI-ru2gg
    @CABSI-ru2gg 3 роки тому +4

    جزاك الله خير 🙏

  • @cabdiraxmaanmaxamedbashiir5000
    @cabdiraxmaanmaxamedbashiir5000 3 роки тому +1

    جزاك الله خير وحسبناالله ونعم الوكيل

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI 3 роки тому +1

    MashaAllah thanks brother Cumar

  • @husseinyussuf7703
    @husseinyussuf7703 3 роки тому +1

    Omar inshaar wankusalame salan kadib waxan rawa inat barnajed kasameyso dadka Quranka barten kadib sedaye camal mahadsanid sheikh maclin Omar

  • @sacdiyomaxamedcalu7568
    @sacdiyomaxamedcalu7568 3 роки тому +2

    Masha allaah axsanta shukran

  • @abdiasiiskaliifahmed9399
    @abdiasiiskaliifahmed9399 3 роки тому +4

    Omar inshar wad ku mahadzantahay brother maclumadka aad nooso gudbiso 💯

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 роки тому

    Thank you walal cumar inshaar

  • @higilhassan975
    @higilhassan975 3 роки тому +1

    Wll waqtiga in wax laga sheego
    Ma fcna allah qadartiisa weeye
    Maha inaynu nidhaahno sanad xunbuu ahaa waqti xunbu ahaa

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 3 роки тому +1

    @OGAANSHO BIG LEGEND

  • @waxcusub306
    @waxcusub306 3 роки тому +2

    M.Allah axsant ustad cumar

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 роки тому +1

    Mahadsanid macalin omer

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 3 роки тому +1

    ma shaa allaah allha kuxifdiyo

  • @zaabirjamac1915
    @zaabirjamac1915 3 роки тому +3

    Thank you teacher 💯abaal kaaga ma gararanayo waxaan kugudo ilaah abaal mariyo I.a

  • @sadiiqcalishidane7011
    @sadiiqcalishidane7011 3 роки тому +1

    Salan sare umada mantay wa dimad gacantoda isku halagesa thanks bro

  • @ugaasnogob6455
    @ugaasnogob6455 3 роки тому +1

    Allaa yacizaka walaal cumar inshaar

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    shukran akhii

  • @maxammedcummerxassanmaxamm2272
    @maxammedcummerxassanmaxamm2272 2 роки тому +1

    صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم 🥰😍😊🤍

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 3 роки тому +1

    Scw

  • @dahira_nasirururshe4850
    @dahira_nasirururshe4850 3 роки тому +2

    Ustaad cumaroow soo ma moodin in aad kahadlayso maanta taariiqdii TATAAR!!

  • @hiretH_junior
    @hiretH_junior 3 роки тому +3

    Please ameen dheh in ilaahay riyadadyda ii rumeeeyo wll

  • @Qalbi_Dhaaye
    @Qalbi_Dhaaye 3 роки тому +1

    Mashallah sxb wan ku taageera mar walba Insha-Allaah guul

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 роки тому +3

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 3 роки тому +1

    masha Allah CUMAR inshaar Allah ku sharfo

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +1

    I'm news friend ogaansho

  • @mohamedgerat2619
    @mohamedgerat2619 3 роки тому +1

    Runtii walal wax badan Ayan Ka faidhay mahatsanit.

  • @naxwa123
    @naxwa123 3 роки тому +1

    Asc...Akhii Fadlan Ha dhihin Sanadkii ugu Xumaa Ee si kale u dhig Adigoon Sanadka u nisbeynin xumaanta Mahadsanid

  • @kawsarosmansalah
    @kawsarosmansalah 3 роки тому +1

    Macallin ..

  • @ciisecabdikadir4178
    @ciisecabdikadir4178 3 роки тому +1

    wa sanad

  • @abdiwalicirro4383
    @abdiwalicirro4383 3 роки тому +4

    Tusaale Waxaa inoogu Filan Qaraxii Zoobe iyo Kii beirut✋

  • @user-qq3eo3xh8c
    @user-qq3eo3xh8c 3 роки тому +5

    Chenlka kaliya aan jeclhy ogaansho🥰

  • @saacidtrader6947
    @saacidtrader6947 3 роки тому +2

    Sanadki ugu xuma eraygas inad adeegsato walaga ronyahay walbo kubadalo sanadki ugu badned ay dad dhintaan

  • @MaxamedNuur-yo2tf
    @MaxamedNuur-yo2tf 3 роки тому +1

    M.a ustaad

  • @sharmarkeiron5935
    @sharmarkeiron5935 3 роки тому +1

    WAAN KU SALAAMAYAA SXP OGAANSHO

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +2

    I'm born Ireland and keep going Sir

    • @ahmedmohamed-yp6un
      @ahmedmohamed-yp6un 3 роки тому

      englishka iga sax sharaf malihide ireland-na kuma dhalane 😂😂

    • @salahhassen3694
      @salahhassen3694 3 роки тому

      @@ahmedmohamed-yp6un 😁😁🤪

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 3 роки тому +1

    Mcha llh

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525
    @cabdikariimxaashicabdikari5525 11 місяців тому +1

    Congratulations

  • @kaafijariir354
    @kaafijariir354 3 роки тому +1

    fadlan wll Dalka 🇴🇲 cumaan daadadki ka dhacay iyo sidey isku cawiyaan ka so hadal si dadkena ugu cibra qaataan

  • @cawilaadan-carab68
    @cawilaadan-carab68 10 місяців тому +1

    Mansha allah waanu kuu ducaynay sida aad wax noogu iftiimisay lkn waxaan jeclahy in aan xirir kaa helno si aan su.aalo kale kuu waydiino

  • @yaasircarfaad8946
    @yaasircarfaad8946 3 роки тому +1

    Thanks bro

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 3 роки тому +1

    Keep going ustd omar

  • @mohamedabdihakiin1061
    @mohamedabdihakiin1061 3 роки тому +3

    Fav youtuber ogaansho❤🙏 horaY u soco

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 роки тому +1

    صلي الله عليه وسلم
    صلي الله عليه وسل💞💕💖💔م

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 3 роки тому +1

    2020 waxa uu ahaa sanad aad u fiicnaa aan waligay ilaawi doonin💞

  • @zakiye12farrah55
    @zakiye12farrah55 3 роки тому +1

    Sanadkiiii inadhaafy 2020 waxkle ayuu🤫 nooyhy jiilkayaga😪

  • @zakariaadam7135
    @zakariaadam7135 3 роки тому +1

    510K Hambalyo yaa is gaary weli

  • @cabdixasan9695
    @cabdixasan9695 2 роки тому +1

    Cabdixasan

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 3 роки тому +5

    Waxaan kugu xeranahay tan ilaayo markaad UA-cam kaan furtay ,waxyaabo badan ayaa kaa faa'iidey ,Sido kalena waxyaabo kamid ah waxaad jeceshahay iyo waxaad necebtahayna waalaga ogaan karaa muqaladada waa qofkii ufiirsado ,sida inaad wadanka Faransiiska aad unecebtahay sideey doontaba ha ahaate
    ,keep it up.

  • @rashidafarah1179
    @rashidafarah1179 3 роки тому +1

    Wuxu ahaa sanad balayo badan alle inagaso bad baadiyay alxm

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 роки тому +4

    War hooy dhalinyaroy ilaahay ka baqa
    Filimada xun xun iska daaya
    Siigay siga iska daaya
    Xumaanta ha baadhina
    Ilaahay baa inaga danbeeya wlhi iyo maalin wayn oo adag, war hooga halaga cararo xumaanti baa la banays taye 😭

  • @mohamedbashiir2476
    @mohamedbashiir2476 3 роки тому +2

    الله يكرمك

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 роки тому +1

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 3 роки тому +1

    Keep going ustaad 👍

  • @mukhtaryusuf1223
    @mukhtaryusuf1223 3 роки тому +1

    Omer inshar keep Going bro

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 3 роки тому +1

    The one and only best 🤗

  • @omaramati8045
    @omaramati8045 3 роки тому +6

    Malmahan walal update aya noqotay😍😍

  • @cadeaadan8876
    @cadeaadan8876 3 роки тому +1

    Waa kula socdaa pro keep goin

  • @cqaadirmaxamed4785
    @cqaadirmaxamed4785 3 роки тому +1

    Wll cumar

  • @djkhaliifa2591
    @djkhaliifa2591 2 роки тому +1

    Omar wll kusoco noo soo badi

  • @abdulahishukri7345
    @abdulahishukri7345 3 роки тому +1

    Road to 1m subscriberez I.A uztaad omer

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 3 роки тому +1

    Keepgoing

  • @khalidabdi1280
    @khalidabdi1280 3 роки тому +1

    Horey uzoco zhp mcn ogaan Blze Barnamijka is dhax galka dhalinyarada kasoo hadal wllo mcn waa codsi

  • @yuleluce9499
    @yuleluce9499 3 роки тому

    Tacsi baan kujiraa iisoo duceeya

  • @claahiaxmed416
    @claahiaxmed416 Рік тому +1

    Subxanallah

  • @zakariamohamed3418
    @zakariamohamed3418 3 роки тому +1

    Finland airport ayaa igu xirney anigoo u socdo Hongkong laakin Alhamdulilah anigoona bixin ayaa la i celiyey Gurigeyga ayaa isaga laabtey

  • @alakram7643
    @alakram7643 3 роки тому +4

    Wcs wll