kabtan ayuub walaashii ma ahee sxb iska sax title aad mesha kusoo qoratay mise waxaa ku radsanaysaa veiws gabarta la kufsaday waa gabar somaliyeed wana ku xunahay kuwii kufsadayna wala soo qab qabtay
@@Xasancabdilaahi-u9m nadal dhar so xidhay bd thy irasaaqda meel xun kaa gashay sida wax lo so gudbiyo baro qofka sawirkiisa iyo sharafkiisa meel ha uga dhicin ado isleh caan ku noqo ta kle af somaliga qoraalkiisa ku dhibaya Maxd dad u sheegin GB yahow
MUDUG IYO WOQOOYIN AYEEYO AAN LAKUFSAN MAJIRTO HADHOW AYAA LABA QABIL HESHIIN MESHII QOORTA LAGAJARI AYAA GABADHA NIN LAGU MEHERIN MAXAY DHALIN ILAMA NACALAD KU DHACDAY DAGAAL KA JOOGSAN MAAYO REER MUDG IYO REER WAQOOYIN WAXA HEESTA WAA CARO ILAAH
Madaxdii somalia ee intay gabadha 10ka ku kufsadeen dabaqa ka soo tuuray ka waran. Caruurta ceebta liido soo caarida ka waran yaa dhalay?????? Cuqubadoodii meeday kuwaa waqooyi waa halkee ma ceebta gaalkacayaad doonaysay dad aad neceb tahay inaad u tahriibiso Allah ku qabay
Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi
gaalkacayo waa meel inkaaran😢markasta dambiyo xun xun baa ka dhaca😢😢😢
Meshu wa bosaso e galkacayo maha e iska hubi
Hubso wllo meesha wax ka dheceen waa boosaaso xaafada ballade yacni dhanka koonfureed eemagaalada boosaaso weeye meesha gabadha lagu dhibaateeyay ee wiila ayaa hooyadii reer gaalkacayo tahay
Somalia is actually cursed place and it is not only politically unstable, but socially broken. May all of them face the wrath of Allah.
guska iyo xiniyaha cancer allah ha aaga wada rido Aamin Aamiin Aamin
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
odayaasha ayaa wadankeena musiibo ku ah hada abaheed iyo adeeradeed waxa laga yaaba inee lacagqataan gabadhaaas ee mid kamid ah xoog loogu guuriyo.
Walaal Haku Qorin Kaptan Ayuub Walaashii Waa Cayb Like Dartii!
Nacaladi kudhacday gaan gabadha wuu shirqoolay siday ilatahay
SubhanaAllah 😭
Waa luqad cajiiba boowe iyo baayo
aabayaasha ayaa laga rabaa wiilasha darbiyada ka hagaajiyaan wiil markuu yar yahay hooyo wee darbiyeenkarta lakiin markuu xoog yeesho wuu kibraa Aabe ayaa laga rabaa mar haduu wiilka gaaro 15 abahiis ayuunbuu ka cabsanaa
Laa ilaaha ilallah Kanu Waa Mooryaan Wacal ah Xalaal kuma dhalan baster🙄🫢 😢😢
waa beentii wey is ogaayeen
Been badanaa kulahaa gabar albaabku ufuran yahay baa itiri aan kuraaco oo waa iska reebiwaayay waxaas yuu usheegaa gabadha wey afduubteen siday iila egtahay ilaahay idin qabay
HORTA WAA ARIN NAXDIN LEH, WAA GABAR SOMALIYEED. LAAKIIN MA KABTAN AYUUB WALAASHIIBAA ISKA HUBI CINWAANKA WAXAAD KU QORTAY
Ragaan waa inaa xuukun dil ah laguu fuuliya weeyee😡😡😡😡
Somaaliya dhan daroogo waali ah lo qeybiyey dhalinyarada Illaahoow hooyadood kufsan waxa ugu daran ciidamada iyo boliska xataa wa cabsan yihiin tubaako tabu la yiraahdo ugu jiro bajaajleyda candhuuf tufaayaan maanto dhan gabdhihii xataa xanjo iyo nacnac oo daroogo ah isticmalayaan😢
Ilahay ha xifdiyo dhamanten insha Allah
Sooriy😢😢😢😢
Walahi. Galkaciyo dhacdoyin xun ayaa kadhacay dakho wixii kudhacay waa la ogaa
Bal nocan daya an guur xalala an ka rabno ee nasil cinay alloow adaa nomaqan yaa rabi
WAA ISKU KOOX ISAGA AYAANA SHIRQOOLAY ISAGA AYAANA UGU XUN...!!!
kabtan ayuub walaashii ma ahee sxb iska sax title aad mesha kusoo qoratay mise waxaa ku radsanaysaa veiws gabarta la kufsaday waa gabar somaliyeed wana ku xunahay kuwii kufsadayna wala soo qab qabtay
Ok
Maxd ugu saartay sawirka mujaahidka Ayuub!
Xumaan baa ka buuxda
Ninka raga ah dagaal shaanshiyeedka uma roona
Ee so bareer Reer Baadiyaw
Xafiiska ha qaldin bilaa Akhlaaq baad tahaye Adiga dhinteen kuu banaysay inaad faafiso
@@Xasancabdilaahi-u9m nadal dhar so xidhay bd thy irasaaqda meel xun kaa gashay sida wax lo so gudbiyo baro qofka sawirkiisa iyo sharafkiisa meel ha uga dhicin ado isleh caan ku noqo ta kle af somaliga qoraalkiisa ku dhibaya Maxd dad u sheegin GB yahow
Nin yohow maxaad kabtan ayuub masha usoo sartay waad adab darantahay irsaqadaa malxun ka gashay aa sawirka ka qaad masha
Guurka halafududeeyo fadlan
WARMAXAA MEESHAKENAY KABTAN AYUUB HADII GABADH LAKUFSADAY. ADIGU ISKUFIIRSO
Maxaad maxaad ugu qori kabtan ayuub walaashiis
Adeer meesha waa galkacyo weligeed qeer laguma sheegin
ninyahaw
Miyaad ishaysaan
Kabtan ayuub
Maxaad uga jeedaa
gabadh somaalied
Weye gabadhina
Ninkasta oxishonaya
Walaashii
Marka kaqaado ayuub
ayuub Masha
ninhalkaa
Lasoo dhigo
Waba ninwalaashii
Waxuqaban Kara
afiyo
adinba adiga iyo
ayuuba haysku dhicna
Kuligood hala Dilo Waa meel la ragoyo illahow midh ha idinka reebin.
Waa.rag.wadah.markhansan.oo
Waxeey.khabanayan.isgon.oo.istimalah.khamrigah.iyo.cibadah.lasku.duroh.ee.halah.diloh.hanah..lakenoh.ragih.lasameyey.faxishadan
Maxkamadulah.huxunto.dil.tugoshah.ah.sidih.ragih.fusan.jiray.casha.yaray.sharcigih.lamarsiyey.kuwas
Halamarsiyo.kuwanah.ilahaay.hasuh.khabtoh.kuwih.kalah
Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
Walaal somaali haday rabaan inay badbadaan jesus ha sooraceen
Xalka iyo Nabadu jesus ayeey ku jiraan.
Tuug weeye asagaa soo shirqoolay waa qorshe dagsanaa
Shame on u gabadh la kufsaday hanoo so dhigin duli ceebaha dadka Subscribe ku helaya
😢 💔 sorry to our sisters but please listen to your mind and theses who loves all may Allah look after ya all
Subacanllah Subacanllah Subacanllah
Ninkaani waaba dambiile sida warkiisaku cad😢😢🤔🤔😡
MUDUG IYO WOQOOYIN AYEEYO AAN LAKUFSAN MAJIRTO HADHOW AYAA LABA QABIL HESHIIN MESHII QOORTA LAGAJARI AYAA GABADHA NIN LAGU MEHERIN MAXAY DHALIN ILAMA NACALAD KU DHACDAY DAGAAL KA JOOGSAN MAAYO REER MUDG IYO REER WAQOOYIN WAXA HEESTA WAA CARO ILAAH
Madaxdii somalia ee intay gabadha 10ka ku kufsadeen dabaqa ka soo tuuray ka waran.
Caruurta ceebta liido soo caarida ka waran yaa dhalay?????? Cuqubadoodii meeday kuwaa waqooyi waa halkee ma ceebta gaalkacayaad doonaysay dad aad neceb tahay inaad u tahriibiso Allah ku qabay
Subax xanalah
yaa rabi noo gargaar adigu😢
Subaxaanallah
Cudur nigu dhac 22 uu jira dayuus Ma mid i😢uu gursaduu wayay
Subxaan alaah
Subxana laah
Somaliya waxa kadhacaya waxmaha
Gabdhaha sowkii la ilaalin jiray maha sana maxay ahayd
Wiilasha waa in loosheego cudur uu kudhacayo aabuhu waa in uu sheego wiilashan kacsaday uu lahadlo si ay u Ogaadeen in aysan gabar kufsan:(
Subxanallah
😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😱
Balo kufulxumate ufff akhiro zaman waye wale yahuu 😢
Dee meesha sharici miyaanu ka jirin.maxaa ku dhacay diinti iyo asluubtii somalida.
Subxanalha Allahu akabar 😢😢😢😢so sad Allahu akabar Subxanalha Subxanalha Allahu akabar ma sibo idenku dhacadeya
Khanisyahow foshaxuun dhiig magaca ayuub nacdaalbaa kugutalo adiga iyo waxaatahay mardambe kumadawanaayo bye
😢
WIILASHA AMA RAGGA AYAA KHALDAN OO XUN EE MAAHA GABDHAHA AMA DUMARKA EE SHEEGA WASAKHDA.!!
DON'T WORRIES WE WIIL TAKE CARE OF THEM.
Allah yaamuslina NAFTA haladhaafo kuye waa igali waayey kuye
Haday u kufsadeen in kabtan ayuub c/risaaq lagu xumeeyo oo lacag lagu siiyay waxba laga qaadi maayo kabtan ayuub waxba lagaqaadi maayo
Her galgacyo habar ale ha igu rido
Ragga Somalia qaar ayaa jecel galma wadareedka
😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢🤦🤦🤦🤦🤦
Yaa huba in ay baxsad ahayd lamaba hayo maaha in warkiisa larumaysto waxa dhicikarta xitaa wiilasha in uu isagu uyeertay
Gabadhii la kufsado waa gaalkacyo iyo garowe ceeb ayaa ka dhacday oo amaan maaha
Xaniinyaha malax ha idinka gasho idim alee
Waa dad wasakha .ah waxay kaga dareen af somali xumada iyo dhaqanka xun war hadalka asturan barta balaayo .idin qaadaye waxani maaha wax ku cusub saasha odayaal ayaa kufsaday o dillay hadal xumadiina akhas
Asc
Weriye khaltdan ayaa tahaye
Ayuub walashiis maaha ee aflagaadada jooji
Waxaad qoraysaana ka fiirsada waxaas oo kale waa laysku dilaa
Dhaqankani bilaa diinta ah waxaad looga yaqaan.
Bosaso,Garoowe,Gaalkacayo,.Galmudug
Degaanada Majerteenka,Habar gudir,Abgaalka iyo Mareexaanka.
Dad aad u dhaqan xun ayaa ku noool dhulkaasi..
Dhaqanka halkan yalin o hargeysa io xamar yala muxu yahay
Xaajo gudasho ma aha wada sheekeysi inkaar ku dhacdayga
Galkacyo waxa 30 Sano aysameyan mid ba benben u Watanabe WY is ogyihiin
Asagaba kufsiga ku jiray so waday
Ee ninku galkcyo ma joogo plz eniye xaage ku tolaa
Xbbt bosaso ku tala eneye
Meshu wa bosaso ninka wax ma hubsado wa aga tibida wa melburo udhow bayo
gabar yar oo ma gafe lacag loo gu shubay aabihii dhahaayo waan baxeenaa gabadhii baa yurub noogu wacday hooyo ogaandha fadhiso
Eyabaa tahay. Magaca. Kabtan ayuub dhig. Waryaa ma Walashaa Buu..Wasay noodhig. Magaca. Ayuub. FUYUS. Baa Ku Dooneesa
BEEN BADANAA BEERKA LAGUGU DHUFAY...!!! XAARAAMI AAN XALAAL KU DHALAN OO XUN...!!!
Adiga Ayaa ka Dambi xun. XAGA ILAAHAY DANBI wayn Ayaad KA GASHAY EHELADA GABADHAANYARNA DANBI AYAAD KA GASHAY IYO GODOB WAAYONADBA WALAASHAA HADAL HAYNTEEDA RAALI KAMAAD AHAATEEN QOFKA FALKAN SAMEEYAYNA ADAA KA XUN DIINTA WAXNKA BARO😮😮😮
😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱😢😢💔💔💔🙊🙊🙉 2025
Subxanalha 😢😢😢
Hadalko ismalee marr waan cararay oowankabahsaday marna wahaleydhahay gabadha Ama adika laydhahay ismalee
Ciwaanka iska hagaaji wll kabtan ayuub walaahi wa maxay so waxasi ceeb maaha inaad been sheegto
NAFSIGA WAA LOO,SHAQEEYAY ISKADAA EHEL,KOODA AYAA MARKUU HABLAHA CAAYAYAY GEES DIIR QABAN LAHAA OO UTUDHI LAHAA KUWA LA,DHASHAY 😢😢
Cuqubo iyo Cudur Aan Daawo Lahayn Kugu Dhac Idam Allah
Ninku benbadana ciwanka benta maxadkufashan hadad yutubaro tihiin maxadse galkacyo uguwalaten
MJ oil waaba run sheekadu 😂😂😂😂😂😂😂
masiibo allaha ku rido dhamaantood ha la toogto dhamaan
Walaahi Soomaali waxbaa ka socdo
Meshu galkacoyo mahan waa bosaso
Hala toogto qashinkan,gabdhan hadey wiilal la dhasheen nimankan yeysan sii noolan ma Istaahilaan
Labada ninba makala rona uf waxey ku hadlayan firi😢
Saqajaankan maala toogto gabar yar oo bigro ah buu sharafteda ku ciyaaray lkn adiga waa kabtan ayuub walashis weye baad ciwanka kuso qortY waa qalad adigoo kabtanka u gafaya
Subxanalah wax layab leh waaye waxas
😂😂😂GABADHII Nin CIDLA URAACDA AYADAA GARDaRAn
😂😂😂😂 hargeisa joogaa boowe aan isbarano baayo aan isbarano😂😂😂😂
Adigana hadalkaada kufdiga inaad taageerayso ayuu umuuqdaa
Ninkani wàa danbiile raga magacyadooda yaa U sheegay
War heedhe hadii Gabar lakufsadey maxa janaraalka ayuub meesha keeney meeshuu maata kadagaalamayo waad ogtahay. Dhig janaraalka wax iskumafalayohow
War gabadhi aaway
Waa ibnu xaraam waxaas oo dhan marka ciyaalka lagu koriyo wax la dhacay wax laxaday ama adugu cunto waxaanad lahaayn caruurta kuu dhalata waa inbu xaaraam markaa maanta somaali dhalinyaradeedii innu xaaraam baay u badanyihii
haiskudarin. soomaalidu meelwalba weydegtaa. mj. oil. ayaakufsiga shaqoutahey
Qof guur somaray xitaa makufs ayaa luugu talagalay
Kabtan ayuub wallaashiis mar ka aad beenta kanabanayso ma waxaad mooday reeraha gabdhahooda inata lagu tacadiyo cidlo looga tago aqoon umalihid reerka uu kadhashay ayuub waatan kalee dalka kalabaro oo magaalooyinka kala baro barta arinku ka dhacay waa boosaaso ee lasoco adeer
Uf kuwan wareysanayaa layabay iyo isagaba afka hagaajista wu igali wayay kuye uf dad watersan dhamaantod
DAAROOD
WAAKAA