HAYAAY! ICTIRAAF KU BADALAN MAYNO CADAAB | SOMALILAND-TA CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @John-mu3vy
    @John-mu3vy День тому +25

    BSTV hoyga wararka sugan ee dhex dhexaadka ah Hargaysaan kaala socdaa horay u soco Guul Somalland ❤

    • @CabdullahiHawarwaaa
      @CabdullahiHawarwaaa День тому +5

      Itoobiyo waa cadow dhulka iyo bada oo aabayaasha xalan hadii hadii itoobiyo siino caruurteena maxay naga dhaxlaayaan

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n День тому +1

      Waa runtaa itobian waa Cadawgeena Masha Allah Xukumada Somaliland Waa Dad Wax Soo Bartey Illahay Ha barakeeyo insha Allah

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 День тому +14

    Masha Allaah wa runtis Éthiopie wa cadowga Somaliyeed

  • @Mowlid-th9pr
    @Mowlid-th9pr День тому +11

    Masha Allah wll sifiican ayaad ucadaysay hadalka iyo ujeedka wasiirka, soomaali meel walboy joogto rabbi ha'ugargargaaro, danteedana hagaransiiyo.

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s День тому +10

    Masha Allah 👍🤣🤣🤣👍🇸🇴 ILAHAYOW idin Amaanso 🤲🤲🤲

  • @BeaconOfHope1
    @BeaconOfHope1 День тому +5

    Mashaa Allah Mashaa allah

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 День тому +14

    Hadalka wasiirka 100% waan ku taageersanahey.

  • @fadumohalane3841
    @fadumohalane3841 Годину тому +1

    DHULKA BADA SOOMAALI AYAA LEH
    ALXAMDULI LLAAHI RABBI AL- CAALAMIIN❤

  • @aasiyafaarax4278
    @aasiyafaarax4278 День тому +8

    Waa hadal xikmadleh xaqiiqdii wuxuu uhadley si aqooni ku dheehan tahay wasiirku waxaan allaa yabaarak

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому +8

    ❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤

  • @abdiabass4197
    @abdiabass4197 День тому +11

    He is a real leader

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 День тому +4

    Mashalla Mashalla 👍

  • @KosHure-nw1wx
    @KosHure-nw1wx День тому +4

    Waa siyaadad guun ah masha allah badeenu iib ma aha❤❤❤

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 День тому +6

    Cadowga iyo caqli laawaha Allaah ha ka xiftiyo amiin ❤❤

  • @AganJeby
    @AganJeby День тому +3

    Mansha Allah Tabaarakallaah, Allaha Xafido Wasiirka. Waa Wadani ilaalinaya Talkiisa, dadkii iyo Hantiyooda Maguurtada ah. Waari maysida war, Aduunka Sharaf ku noolow Aqiranah Jannada Insha Allaah

    • @AganJeby
      @AganJeby День тому

      👏👏👏👍👍👍

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n День тому +5

    İllaahay Ha Barakeeyo Xukumada Somaliland Iyo Shacabkoda insha Allah bi idmi llaahi Kariin ❤❤

  • @UPHONE71YassinFarah
    @UPHONE71YassinFarah День тому +1

    Good answer from the minister of foreign affairs from HARGEISA !!!
    WAKE UP SOMALIA Hassan Cheick !!!

  • @warsamehussien
    @warsamehussien День тому +5

    Maasha Allah waa hadal wayin oo muhiimah waliba qaymo badan

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 14 годин тому

    Mashallaha wasiirka hadaladiisa waa hadal meel dheer iyo aragti maskax weyn iyo go’aan wanaagsan leh

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s День тому +6

    Masiibada Waa kan villa Somaliya jooga 💔😭😭 oo Xaraashay Qarankii Somaliyed 🇸🇴💔💯😭💔🇸🇴

    • @Emi92546
      @Emi92546 День тому

      @@FadumaAbdullahi-j9s been ma sheegin

  • @luulmohamud
    @luulmohamud День тому +5

    Subax wngsn my brother
    Aad iyo aad maskax caqli saliim ah weeye loona baahan yahay ka fiirsasho aan lagu dagdagin waliba shey masiiri all 👍

  • @Caliya7
    @Caliya7 День тому +5

    Dadka Caqliga usaaxibka ah sida masuulkaan oo kale Illaahey xukunka dalkakeena hanoogu dhiibo oo hanaga qabto Xasan ordaaye.

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 День тому +1

    Mashaalh Wellcome Somalia weeyan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏wasiirka thanks 🙏 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 День тому +4

    Si fiican buu hadlay
    Nin dadkiisa iyo dalkiisa jecel.
    Well spoking

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 День тому +5

    Subax wanaagsan weriye A.hafid

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 День тому +4

    Xasan Sheekh Maxmuud MW dantiisa iyo jeebkiisa bes kashaqeeya barakicinta uu Muqdisho kawado kagaro

  • @salahkerrow6482
    @salahkerrow6482 День тому +5

    This guy is the best this guy is the best we're gonna say boss is the best❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily День тому +5

    Mash alaha ❤❤guull. Mash alaha ❤ ❤❤

  • @saxansaxo
    @saxansaxo День тому +6

    Waa sax in la diidaa

  • @abdullahimohamed5520
    @abdullahimohamed5520 День тому +5

    Waa arin macquul ah

  • @mmh27channel5
    @mmh27channel5 День тому +6

    Waa saxan yahay

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r День тому +2

    Maasha allaah wasiirku waa siyaasi aqlibadan

  • @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed
    @Suleikhaxasanmuhumedmuhumed День тому +2

    MAANSHA ALLAH TABARAKA❤❤❤LAAH GUUL SOMALILAND❤❤❤GUUL SOMALILAND❤❤❤IYO GUUL SOMALI OO DHAN U SOO HOYATAY❤❤❤

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr День тому +6

    Maan sha alaah waad uqalanta xilka aad uhayso shacabka somali land waana gar hadalkaagi xalaal maalin cadba laquuta.hambalyo mudane wasiir.

  • @Somali338
    @Somali338 День тому

    🎉🎉🎉🎉🎉 Mashalah hadey wax fahmeen xabashi ha soo dhaweysan . Bravo 👏

  • @CabdiraxmaanXasan-kj1og
    @CabdiraxmaanXasan-kj1og День тому +5

    Waasax jawat wasiiku

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 День тому +5

    Wasiirkayagii allaw barakee somaliland guul

  • @dekakhalif1504
    @dekakhalif1504 День тому +10

    Waa. Hadal. laga. Fisho masuul. dadkiisa dalkiisa. Haybadooda. Iyo. Sharaftooda. Ilaaliya. aniga. Oo. reerkoofur. ayaan. Kuugu hambalyaynayaa. go.aanka. qiimaha. Iyo qaayaha. Wayn guulayso. Wasiir

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 День тому +11

    Masha Allah aad baan ugu farax sanahay hadalka wasiirka guul baan urajaynayaa soomali oo dhan gaar ahaan somaaliland ❤

  • @adannur4755
    @adannur4755 День тому +2

    Masha allah wasiirka ha noladow walalhina reer waqooyi

  • @maryamaduhod7548
    @maryamaduhod7548 15 годин тому

    Very good point and clever man

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День тому +15

    ❤ ninka wasiirka ah waa nin rageed nin iimaan leh, wasiirka waa runtii hadii bad iyo dhul la siiyo dawladii tidhaa waan aqoonsanay Somaliland maxaa soo hadhi dhul, 54dal oo Africa ah hadii mid walba wax la siiyo

  • @farxiydagen321
    @farxiydagen321 День тому +7

    Mansha Allha geesi sharafale 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w День тому +8

    Hamplyo wasiir diidmada ethiopia

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi День тому +2

    Wllhi rag-rag dhalay waye maanta reer Hargeyso waan taageersanahay,qilaafka noo dhaxeeyo dhib ma leh waan ka heshiin-doonaa inshallah ♥️

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 День тому

      Waar dal gaara inaan nahay qira hortA dhulana anaa leh walaa adiga walaa Ethiopian Ayaan iga qaadi karin! Xasan sheekh wakaa dabinka ku dhacay e Ethiopia la galay heshiiska aan tuurey! Hadaad caqli leedahiin Somaliland aqoonsada inaataney too late noqon

  • @SuleimanKhayre
    @SuleimanKhayre День тому +9

    Waa sax wasiirku.
    Alle ha ka abaal mariyo

  • @sahrahassan3994
    @sahrahassan3994 День тому +5

    Waa hadal wa naagsan. Mashalah.

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 День тому

    Thanks wasiir,siyaasigu waa inuu marka hore kafekeraa maslaxada waddankiisa iyo dadkiisa.

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 День тому +3

    War nin wayn dheh nin aan waalayn maa shaa alaah

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 День тому +4

    I wish Hasan Sheik was responsible like this . Congratulations 👏🏻 Somaliland for the successful democratic elections and getting responsible leadership

  • @JamaalAxmad-j8i
    @JamaalAxmad-j8i День тому

    Masha allah ilahay khaqa hafahansiiyo sida wasiirku wax u arkay ayaa xaqiiqo ah
    Waxan u arkaa ithpeia waxba uma hayso somlilnd

  • @ashamohamud5038
    @ashamohamud5038 День тому +5

    Wasiirku waadahasan yahay Allahana xafido. Wasiir ithopia haw u ogolaan cag inay soodhigto Dalkeena Badeena iyo Hawdeenaba
    Waamahad santiin dhaantiiba

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 19 годин тому

      Ethiopia iyo Somaliland colaad kama dhaxayso WARYA 😡 Somalia iyo Somaliland ha isku khaldin. Xasan sh maxamuud free buu bad ku siiyey Ethiopia. Somaliland na way kireysey Sida Djibouti oo kale.

  • @sahrahassan3994
    @sahrahassan3994 День тому +12

    He is a great politician !❤

  • @AhmedDeeq-d2d
    @AhmedDeeq-d2d День тому +12

    Wasiirka waan soo dhaweenayaa hadalkiisa anigoo hargeisa jooga❤❤❤❤

  • @cabdulqadir10
    @cabdulqadir10 День тому +9

    Waa wasiir aragtidheer leh allaha xafdiyo waanin cajiibah oo geesi ah allaha xifdiyo

    • @LeylaWarsame-z4t
      @LeylaWarsame-z4t День тому

      Iam not sure he knows what Cirro knows
      Maybe Cirro hides the file from his people

  • @CabdikafiDuceysane-ve7sz
    @CabdikafiDuceysane-ve7sz День тому +7

    Gobolada waqooyi maamul sax ah ayey doorteen

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 День тому +3

    Wcs waa runtiis wasiirkaas waa war sax ah oo in wax lakala hubsadaa waa wax wanaagsan taasina waxey ka dhigan tahay markii la saxiixo inyaw ku aqoonsan maayo ayaa ku jirtaa soomaaliland waa qowmiyad layaabaan aduunka iyo rabbi xaggiisa wasiir cabdirixmaan waa runtiis sidii dameera hoge dabka laguma daatee waa laga fiirsada la dhuuxaa waxa aad dowlad la geleysto wasiirku wuxuu u qalbaa hadii warkaasi dhab ka yahay soomaali weyn inuu hogaamiyo wallaahi waa runtiis

  • @NouhFarah
    @NouhFarah День тому +2

    Hadalka wasiirka bisayl baa ka muuqda waana nin lexjeclo soomaaliland ka qaba.

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 День тому +12

    Waa sax wasiirka hadalkiisu guul dawlada cusub

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 День тому

    Alhamdulilaa manshalaah Wasiirku si xikmad leh ayuu u hadlay.

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 День тому +1

    Waa Ariin Sx Sx Ah

  • @SharifaKedie
    @SharifaKedie День тому +1

    Aad ayaan uga helay hadalkiisa wlhi nin rageed iga dheh❤️❤️❤️❤️❤️👌✅✅✅✅

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 День тому +1

    manshallah nin wayn oo wax garad ah guulayso a woowe ❤❤

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 19 годин тому

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO OO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAK
    WAZIIRKA DIBADA SOOMAALILAND

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 День тому +4

    Sababta maamulka Somaliland ee cusub Itoobiya ay colaadda qabiil ugu furtay dhanka Dacawaley ka garo maamulkaas in aanu la mid ahayn sida kii ka horeeyey ee wixi larabo lamarsiisan jiray

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 День тому

      Maamulka Somaliland shaqo kuma lahayn wixii ka dhacay Dacawaley fitnadu laba reer oo meesha wada dega ayay ka bilaabantay waxa soo dhex galeyna waa Liyuu Police

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 День тому +2

    Ictiraaf cadaab u galinayno waxay tahay qofkii dalkaan iyo dadkaan Muslimiinta dhaxal wareejiyo adduun iyo aakhiro inuu Ilaahey swt kucadaabayo shaki kuma jiro

  • @MarkizuNaylusacaada
    @MarkizuNaylusacaada День тому +1

    Waa Hadal ninwaxgarad ah👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 День тому +9

    ❤Masha allha ilhay wasiirka noo daa wan ku faraxsanhay in laga laabto❤ilhow somalilan no barake

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned День тому

      Allaah h3shiis qayr Aaamiiiin

    • @seadyare6357
      @seadyare6357 День тому

      Fikirkeyga hadasn dhiibto itoopiya qofkii doonayaa futadiisa wuu bixinkaraa inantiisana wuu siinkaraa

  • @akramhaji9951
    @akramhaji9951 23 години тому

    War kaas waa fadhiyaa for really💯

  • @Emi92546
    @Emi92546 День тому +1

    hadalka wasiirka maasha Allah wax la dhaliilo ma sheegin ictrafka waxa la helikaraa adoon waxba dalkaga ka baxin

  • @Caliya7
    @Caliya7 День тому +2

    Allaah Soomaali hamideeyo maslaxadoodana ha garansiiyo, colaada iyo qabyaaladana haka caafiyo.

  • @fadumohalane3841
    @fadumohalane3841 Годину тому +1

    ALLAAHUMMA DUN QULUUBA SOOMAALIYA
    WA MUSLIMIIN
    Aamiin
    Aamiin

  • @awba2344
    @awba2344 День тому

    Mashaallah Tabarakallah Alleh bless you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 День тому +2

    Cirro waa geesi mou gii xashiishkuu ku daray , cirrooy nooloow ilaahoow noo kaa daa

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 День тому

    Masha Allah tabarak Laah wasiirka hadaladiisu waxay ka turjumayaan siyaasadda Ciro oo mid bisil ah guul iyo gobanimo reer Somaliland

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 День тому +9

    He was right thanks minster

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev День тому

    Masha Allah legend waakaas inuu wali noolyahay waa qof dhulkiisa iyo badiisa DIFAACAYO reer Waqooye ninkas ookale dalkina asga aya difaaci karo dhulkina iyow badiina ictiraaf hana ku badalina walhi guul reer Waqooyi 💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev День тому

    WAA SAX HADALKIISU XAQIIQ BUU KA HADLEY REER SOMALILAND RUNTA WEYBA DHIBEYSAA INKAS HADALKA UU KU HADLEY NUXURKIISA DHAGEYSTA WABILLAHI TOWFIIQ 👍👍👍👍👍

  • @ahmedgalib9517
    @ahmedgalib9517 День тому

    Asc
    Allah u akbar
    Wuu asiibey
    ALLAHA MACAKUM

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade День тому

    Barakalaah dad caqlileh ayaa usoobaxay dhulka somalida war anaa idinsiiyey citraaf waad mudantihiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🫠

  • @salahkerrow6482
    @salahkerrow6482 День тому +2

    Yes yes yes This guy is a political guy it's good like a general president of Somalia this guy this guy this guy is a good political guy

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 День тому +1

    Eeygani maanta Waa Wasiir, lakin ma sii ahaan doonaa? Hadii next 2 months Xilka laga qaadi waayo Shacabku Gacantooda ayey Talaabo kaga Qaadi doonaan wlhi blihi...

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 22 години тому

      Waa caqliyad aragti gaaban qoraalkaagu inta ogow hussein

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 День тому

    Maashaa Allah wasiir noolowv itoobiya iney qiil usamaysay rabtaa sidey dhulka soomaalida kula wareegilahayd waana waanatii tidhi waa inaan bad helnaa xoog ama xeelad

  • @adimoooooo
    @adimoooooo День тому

    mashallah mashallah he is a very wise and intelligent keep going Allah yaa barik

  • @Idiriscabdi-dg3hf
    @Idiriscabdi-dg3hf День тому +1

    Waa sax

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi День тому

    Mashaallah wasiirka hadalkisa wa saxwax cad ya wax lagu badasha

  • @abdialigod7500
    @abdialigod7500 День тому

    We need 20 persons like this man for Africa

  • @abdialigod7500
    @abdialigod7500 День тому

    It's excellent concept

  • @abdirahmanhussein7563
    @abdirahmanhussein7563 23 години тому

    Waan hambalyeynàyaa wasiirka wanna ninjl fikrad dheer

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 День тому

    Ninkaan wasiirkaa qaa wasiir bisil oo caaqil ah

  • @abdialigod7500
    @abdialigod7500 День тому

    Good job

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 День тому +8

    Maasha alaah waa nin wax garada ilaahay ha barakeeyo

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c День тому +1

    British Somaali TV thanks marwalba wixi taagan ayaad Nala wadaagtan 🎉

  • @fardowsamohamed4400
    @fardowsamohamed4400 День тому +4

    Legend Mansha Allah

  • @fadumohalane3841
    @fadumohalane3841 Годину тому

    ASC
    WASIIRKAAN WAA SOMAALI

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 День тому

    Wasiirku waa nin aad u aragti fog oo caqil ah hadalkisuna cadyahay siyasina ah oo aan cadifsaneyn guul sld

  • @HassanBulale
    @HassanBulale День тому +1

    Soodhawow wasiir

  • @nasraahmad2409
    @nasraahmad2409 День тому

    Masha Allah nin rag ah

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig День тому

    Mashalah alle haku sharfo madaxweyne cabdiraxmaan cirro iyo xukuumadiisa waddani ❤

  • @MahamedAbdiaadam
    @MahamedAbdiaadam День тому

    Noolaw oo gulayso wasiirka iyo wariye

  • @allawateosman7653
    @allawateosman7653 День тому

    Allahu Akbar Allaha ku waafijiyo xaqa