Masha Allah Qabiilkaan Sharafta Leh Ee Madaxa Ii Saaran Ee La Yiraahdo Galadi Waxaan Ka Aqaanaa Dad Badan Oo Ka Dhashay Qabiilkaas Soomaliyeed Oo Aan Isla Soo Korney Oo Dad Walaalhayga Oo Kale Ahaa From Moqdisho Isku Xaafad Ahayn !! Waa Dad Gob Ah Oo Aad & Aad U Wanaagsan Oo Xataa Dalxiis Aan Afgooye U Aadi Jirnay!! ❤️❤️💯🫡✊✌️✅
jh laan dhere nimo wa nin digil iyo mirifla ❤❤❤❤ah
Mashallaha ❤❤
Masha Allah Qabiilkaan Sharafta Leh Ee Madaxa Ii Saaran Ee La Yiraahdo Galadi Waxaan Ka Aqaanaa Dad Badan Oo Ka Dhashay Qabiilkaas Soomaliyeed Oo Aan Isla Soo Korney Oo Dad Walaalhayga Oo Kale Ahaa
From Moqdisho Isku Xaafad Ahayn !! Waa Dad Gob Ah Oo Aad & Aad U Wanaagsan Oo Xataa Dalxiis Aan Afgooye U Aadi Jirnay!! ❤️❤️💯🫡✊✌️✅
❤❤❤❤
Sxp waxan wax maaha eee waxad rabta inad iskudirtooooo😊 nagada
Kani amiira wuu kukhaafay haloo woco gabadha bisinka imisa jeer kahadlaysaa 😂😂😂
Sxbow adi Taalanti ma lihid miyaaa..
Marwaliba Video-yaal dad ay leeyihiin maxa dadka ula wadaagtaaa...
🎉🎉🎉🎉
Fadumo miino
Odeyga waa daacad laakiin isaga waxbuu ku qaloicinaaya saxaaf marna Uma fiicnaa reerka adna
Warya adega ha ku tuugsan ahaha
Asc maalinki dhaweyd wiilki gabadha kufsaday ee lasoo qabtay iyo kuwo kale ma been ayey ahayd
Maya been ma aheen ee kiiskoda wali lama gudbinin maxkamada
Wiilke gabar kufsaday
Galadi waaa ii koow maqal anmaqlo
Galadi waa dadka afgoya iska leh
WAA BOQORTOOYO GELEDI
@@munahassan5579galadi waa dad la yaqaano oo daga dagmada afgooye