Princess Istaahil & Faysal Muniir | Dhawrsan & Dhame | Hees Cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 вер 2016
  • Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 588

  • @salmamaxamud6202
    @salmamaxamud6202 6 місяців тому +89

    Who is watching 2024😂👍

  • @cabdilahidahir345
    @cabdilahidahir345 2 роки тому +54

    Heestani waxay udhigantaa heesihii hore jacaylka ,Marwalban waan
    Ku ceshada waa heesta kaliya een rer jigjiga kadawado, still watching it 2022
    from hargaysa.

  • @sadiamohamed259
    @sadiamohamed259 4 роки тому +43

    2020 hada dawaneso liketa ha ila dhafin

  • @nishaahmed8285
    @nishaahmed8285 2 роки тому +62

    Qadarkeyga 😭😭😭 comment tigaan inaa sooradiya rabaa 10 yrs kabacdi , anagoo 2 cunug heesano😭😭😭💍💍🦋🦋🕊️🕊️✨

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Рік тому

      hal sano baa dhacay only 9 years baa hadhsan

    • @mohamedbrown2621
      @mohamedbrown2621 Рік тому +1

      Abayo manoshahay 9 Sana kuhartaye Mise wa hore lagu xabalay kkk

    • @otodheere9647
      @otodheere9647 Рік тому

      @@mohamedbrown2621 maxaa ku qosli in qof la xaawalo miyaa wax lagu qoslo ah🙄

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 8 місяців тому +3

      2 years after 8 sana hartay

    • @rudwaaniid9323
      @rudwaaniid9323 4 місяці тому

      illaahay ha sooceliyo shb

  • @adaawaxnagadhigikarro2888
    @adaawaxnagadhigikarro2888 2 роки тому +31

    Sanadku waa 2013/14
    Aniga waxan ahaa schooley fasalka 9aad ama form 1
    Waxan jeclaaday wiil aan ii ogeyn in aan jeclahay kur ayaan kala socon jiray
    Jacaylkaas heer waxa uu i gaarsiyay aan xariir la yeelan waayo raga uu ki soo bandhigto xariir wxan dhihi jiray qof ayaan xariir la leeyahay uu been ah xilla gabdha saxibaday ay xariir laheey iyagoo idhi jiray qof dhan xariir lami lahed miyaa balse ani qalbigeyga qof aan i ogeen markii horeba ayaan siyay xitta anan ka warheey
    Sanado kadib
    Habeen waxaa isoo wacay qof is fahan kadib waxa uu nowday wiilka aan jeclaa kadib xlada is wareesanay xagee ku danbeesay cml waxa uu ishegay in uu joogo dalalka yurup dal kamid ah labadoo bil sida aan caadi ugu sheekisan jirnay waxuu isoo bandhigay xariir marna xariirkas wan ku farxay marna wan kayara gabsaday waayo xilli schoolka waxa xariir kala dhaxiyay gabar aan isku fasal aheyn inkasto aan hurted bartay balse ayada wey la hadli jirtay anna hadal iska daaye sthy haddu idhaho fcn ayaa igu adkan jirta
    Waxay ahataba wan aqbalay xariirkas muddo kadib wuxuu isheegay in iyada uu xariir kala dhaxeynin iyada anna waxan ka shakiyay in ay labadooda xariir ka dhayo 2021 bilawgeeda waxa uu isheegtay jacayl
    2022 bilawgeedana block ayan qabadsiyay waayo muddo 6-7 sanno uu war aan micno laheen igu hayeey wan jecleestay in aan soo gaba gabeeyo xariirkiisa marna kama shalay in aan block saaray balse waxaan ka shanleeya in ana jeclaaday
    Isku soo wado duubo muddo 9 sano ah ayuu nolosheyda ku jiryaa waxan rabaa in aan iloobi uu aan nolol cusub bilaawo hadda waxaan dareema in aan awoodin
    Jacaylka haddi uu qof dilaayo anigoo idilihaa
    Nolasheyda wxan raba in aan ufurro buug cusub isku dayga waxa uu kawanagsan yahay isku day la aanta waxa layaab leh ayaa ah isaga xitta maoga in aan jeclahay waayo inta xariir laheen uma sheegin isaga iska daaya nafteyda ayaan ka qariyaa mantase waxan jeclestay culeeskan 9kan sanno isaarna in aan isku dhigo
    Xariir la aan waxbo iga dhibiiso balse hal mar uun haddi uu qalbigayga kabixi lahaa wey ifiicnan laheed heestana isagaa isoo diray
    Hadda halkan timid igu ducee in mid ka reyr badan
    Allah igu badallo

    • @nimcocabdimaxamed7848
      @nimcocabdimaxamed7848 2 роки тому

      Ilahy hku siyo qofkle

    • @najmojamac1762
      @najmojamac1762 Рік тому

      😭😭

    • @ugazzhire9581
      @ugazzhire9581 Рік тому

      Alla hakuugu Badalo mid ka qayrbadan alena Haku iloow siiyo qalbigaagana alla haka saaro sharafeey

    • @mohammedwarsame7399
      @mohammedwarsame7399 Рік тому

      Allah kuu sahlo mid wanaagsan wllo qof waa la ilaawi karaah wax weyn maaha isku day

  • @bazhirmoHamet
    @bazhirmoHamet Місяць тому +6

    7.jun.2024 😮❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 3 місяці тому +7

    Still 2024 😂❤ istahil we miss you hadanahay reer dds

  • @zaalaxzmc5933
    @zaalaxzmc5933 Рік тому +43

    Heestan wllhi aadbay umacan tahay best song Cawayska dalmar Thanks 🙏
    2023 dawanaya yaa iga❤dambeyo
    From borama

  • @maxamedzaakoowofficial2706
    @maxamedzaakoowofficial2706 4 роки тому +136

    Heestaan waxaa iiqaadi jirtay gabar aan is Jocelyn 2017 hada waan kala tagnay ayada waa la qabaa ani walina ma aanan guursan xaflad sanad guuro ayaan dhigtay 2019.november .7
    Gabadhas ilaa hada waan jeclahay
    Wlhi ilaa hada dhibaato ayaan kala kulmaa jeceylka aan qabi
    Viva nimco noolow waligaa

  • @mahamudmuxumed1106
    @mahamudmuxumed1106 6 місяців тому +9

    Heestan yaa dawanaya 2024💔💔❤️🙏

    • @hothoahmed4066
      @hothoahmed4066 6 місяців тому +1

      Aniga wakhti badana kadib dub ugu soonqodaya

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 Рік тому +9

    2017 to 2022
    Dhaayo aragtidooduu
    Kadhashaa jacaylkuye
    Ilmadaan kusoodayn
    Naftu saw kulama dhicin
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Dheehashada ila qabdkale
    Ama waad idhufatee
    Dhaqaaq joogsigaygii
    Fariinbaa ku dhaadnayd
    Waxy heestasi i xasuusisa mar walba my Queentyda Umyrah oon bari dhaw nolosha kumidomi doono istill wali wan dhagysta hestan oo aan dhagaysan jiray iyada. Eega oon kala dheernahyna wali way i xasuusisa iyada iyo wakhtiga hore. Oct/25/22 5:48pm

  • @sundushaji1234
    @sundushaji1234 7 місяців тому +3

    heestan waqti bn saaid u dhagaysan jiray hadana waxa lamari 2023/12/16❤❤❤

  • @norwegian_poi3780
    @norwegian_poi3780 3 роки тому +22

    2 Fanaan Oo Sheekhaal Ah Oo Is Heshay Masha Allah Guuleysta Wallayaal ❤❤❤

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 3 місяці тому +3

    xasuustiii saaxibadi aan wada dhageeysan jirnay xiligii jamacada allahoow kuunaxariiso cabdi dhaloow iyo anwar, maax , kitaaraa 2017 wakhti qurux badnaa

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 2 роки тому +63

    When I started listening this song I was with my mom and dad back home to day after 5 years we r living different countries I miss them when ever I listen this song I remember them and I feel lonely 😔🥺

  • @lilsame4686
    @lilsame4686 10 місяців тому +4

    Still the watching 2023 frome Norway 🇳🇴 😢

  • @ROONETV
    @ROONETV 3 роки тому +6

    Cashaqa idhibaya dhawciisu wa kadis adunbaana dhayi kata ❤❤
    WHAT ASONG
    LIKE DHAC KUSII 2020👍👍

  • @najmafarah8260
    @najmafarah8260 3 місяці тому +3

    Who else is watching this 2024 April😢❤😂

  • @naimamohamedyusuf7934
    @naimamohamedyusuf7934 4 роки тому +45

    Still the watching 2020 year 🥰❤🇸🇴💙

  • @anizayousuf842
    @anizayousuf842 4 роки тому +8

    Stay home hdaad dwan like dhc igu sii 2020 ciid Mubarak every one

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 8 місяців тому +3

    Still 2023 ax yaa hees ❤ princess istahil boqoradi dds from doolo .wardheer

  • @aminabdiomar52
    @aminabdiomar52 3 роки тому +5

    Walhi waa heesta kaliya ee qalbigygu jecel yahy xasuus markaan magaldaydii jig jigo joogay ayaan wehel ka dhigan jiry keep going faysal munir iyo istahil

  • @mohamedabdirahmanabdullahi5890
    @mohamedabdirahmanabdullahi5890 2 роки тому +9

    Still watching 2021 TikTok malmahan kashidantahay hestan markas soradiyey inba cadi maaha 😍😍💪

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 роки тому +7

    HeezTan inTa Music Ka Heshay Like Isar 2020

  • @ruwaydazhafi2509
    @ruwaydazhafi2509 4 роки тому +19

    HEEZTAN QOFBAAN KUZOO XAZUUZTAA ILA 2019KA IZKA DHGEYZTAA WLHI 😭

  • @ikraanmohamed7612
    @ikraanmohamed7612 3 роки тому +11

    Inta dawanaysaa 2021 farta taag😂

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 3 роки тому +7

    Yaa salaam qalbigad ku dhertahay dhamo kaa fogaaneyn . 💘
    Walee wa dar daaran culus .👌🏾

  • @khadracabdlaawaaawfanaanco3840
    @khadracabdlaawaaawfanaanco3840 6 років тому +27

    Cashaqa Idhipaya dhaawaciisu waakadis adunpana dhayi kara
    Haka baqan dhankayge dhipanaha jacylkow madhaptaa kusaara
    Axyaa xasuus Anjeclahy 👫👏💖❤

  • @Umu-aasiya-abdiqani
    @Umu-aasiya-abdiqani 2 місяці тому +1

    The best 🎵 wiil baanu maalin meel iskugu soo galnay wiilkale oo la socday baanu is garanayn salaan kadib wiilkii iga helay oo wiilkii kale ayuu numberkaygi weydiistay aragtidayadii labaad waxa kasoo wareey 9days baan is naqaanay aragti macal hadal maalinkii 10days ay noqonaysayna waanu is qabnayba alxamdulillaah markaa heestu anakay na khusaysaa aniga iyo xaajigayga rabbi hay daaye

  • @AbdalleBeer-Hooyo
    @AbdalleBeer-Hooyo 10 місяців тому +1

    Fanka soomaaliyeed heesa oogu macaan xaqiiqdii waxaa laga helaa
    Cawayska Dalmar Guulaysta ❤️✊

  • @Gaaani7
    @Gaaani7 2 роки тому +23

    Still watching... 2022..... this song is my favourite song...😍🥰😍

  • @AbdiwahaaB-mohamed
    @AbdiwahaaB-mohamed 2 місяці тому +1

    Meye dadki 2024 ❤ wllE jaceyLku wa balo runti😢

  • @Bigmudhu
    @Bigmudhu 5 років тому +34

    Still watching 2019 best song ❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +1

    Masterpiece song how's watching in 2024?😮

  • @user-zv1pt6qn5o
    @user-zv1pt6qn5o 7 місяців тому +1

    Dhaaya aragtidoodu kadhasha jacaylkuye😮
    Eeg madaan kusoo dayay naftuu sow kulama dhicin❤
    Cashaqaa idhibayaa dhawaciisu wa kadis adunbaana dhayi kara🎉
    Dhowristaado oo qura igu filan Dhamaysee😢
    Madheeliyo kalgacalkii dadka laba is dhowrtaa kudhisaan kal soonide inanyahay dhankaga ayaan looga soo dhicin😮

  • @zaalimaziiz
    @zaalimaziiz Рік тому +2

    Hello Eid mubarak 2023

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 роки тому +6

    2021 yaa fiirsanaayo🥰🥰

  • @mahmetttahirgoulet7891
    @mahmetttahirgoulet7891 3 роки тому +3

    Heestan anoo yar ayeey dhagaysan jireen walahyga iga weyn imikana 2021 ayn. Dawanya anoo nin weyn ah alxamdululah 🤲

    • @maankaabdi580
      @maankaabdi580 Рік тому

      2017 miyaad yareyd hadda ma weyn tahay sii wax uwadaa hee

  • @mubarigcaska25
    @mubarigcaska25 10 місяців тому +2

    Hoyga fanka cawayska dalmar 🎉

  • @raaqiyaraaqiya8766
    @raaqiyaraaqiya8766 6 років тому +7

    inan kugula dhato dhankan ani ka xigo marnaba loga so dhicin Midweeyan an si dhaba qalbiga ugu dhigay 😘👏

  • @queenamira5722
    @queenamira5722 Рік тому +7

    Oh my good luck After 5 years and wow still fav song 🎵 😍

  • @raxiilyusuf7987
    @raxiilyusuf7987 6 років тому +11

    Labadan fanaan waxay ka jeedaan qabiilka sheekhaash Ee deggan Somalida ethiopia.

  • @Yasmin-xt2rj
    @Yasmin-xt2rj 2 роки тому +20

    I still listen to this song it reminds me of my time in jigjiga ❤️

  • @amishaaky7467
    @amishaaky7467 3 роки тому +10

    After four years still watching 😔♥️

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 2 роки тому +27

    Came back to listen this masterpiece after 5yrs wowww🔥🔥❤️❤️ Such talented singers!!!

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade6793 4 роки тому +7

    Waxaan dhagaystay 29/6/2019 xili aan mogadishu kasii dulyay mogadisho isku sonoqod wacan

    • @princess-zh3ut
      @princess-zh3ut 2 роки тому

      Anigaba wa u xise mrka u labnesid isiiwwad please 😭😭😭

  • @amiirasaciid5629
    @amiirasaciid5629 Рік тому +1

    Xasuus ahan inti usoo radiysay heestan ani caml 2022 12 14 intii iga danbeysa loveta iska saraa🥰🥰

  • @mohammedwarsame7399
    @mohammedwarsame7399 Рік тому +3

    Kiinteydii nolasha dhawristaada oo qudha igu filan dhameysey I love you so much boqoradeydii 💘 ♥ 😍

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 8 місяців тому +2

    After six years still i watching fav song 🎵 ❤

  • @bashiirshairalii9058
    @bashiirshairalii9058 4 роки тому +5

    Axaxaxaxaxaxaxax💓💓💓❤❤❤❤💓💓💓💓 runtii heestan Markn dhaqeystey wn ooyey gbr aan zaid ujaceyln jirey ayan ku so xasuusta balse ayadana hada qof Kale ayaa calmadey

  • @hibotahliil3838
    @hibotahliil3838 3 роки тому +7

    Still the waching😍heez iyo bar2021

  • @suhaybsuciid3532
    @suhaybsuciid3532 Рік тому +1

    Caan caan dhalay haboon ugaas xiligaa xitaa maan aqoon najma nashad qamar sugani roxanta fanka ina cali shaah saalax sanaag

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 9 місяців тому +1

    19/10/23 4:04 arooornimo heestan ilaa 50 jeer baan dhagastay xalay maantana hadii hale idhaahdo safar ayaan ku gali doona, alla heestu macaanaa. Nooli kulante 🖤

    • @MinoMaanka-qb1tj
      @MinoMaanka-qb1tj 9 місяців тому +1

      Ma nabad tagtay halka rabtay
      27/10/2023
      Sacadda 14:19
      Malin jimco ah
      Jimco jamiil

    • @suhaybmuxumed1933
      @suhaybmuxumed1933 9 місяців тому

      @@MinoMaanka-qb1tj Haa walal,waan nabad tagay oo heestanbaa I wehelinaysay 🖤🌓aadna waan kuu salaamayaa.

    • @MinoMaanka-qb1tj
      @MinoMaanka-qb1tj 9 місяців тому

      @@suhaybmuxumed1933 wanka qaday wll 🖐

  • @Abdifitah.mohamed
    @Abdifitah.mohamed 8 місяців тому +1

    Heesta iyo music wax kale waye❤😮

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 3 роки тому +11

    2020 still Xasuus Iyo Xasuuso😥

  • @hannadhawrsan8057
    @hannadhawrsan8057 3 роки тому +188

    Still the watching 2021 this year😱😱

  • @nadiranuur9468
    @nadiranuur9468 4 роки тому +3

    Laba fanaan oo igu dheer keep going

  • @zeitunali3033
    @zeitunali3033 4 роки тому +1

    Hestan waxan dagesan jiry 2017 wali xasus ayey igu rebtay manta wa 2020 july28 jecel kygi hore ayan ku xasuata 🙏🖤💯

  • @sabrinhussein6802
    @sabrinhussein6802 6 років тому +13

    Princess Stahil waxay ladahay codki Sahro Dawo o kale anyway top waye hesta.

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 5 років тому +2

      Sabrin Hussein isku reer weeye Sahro daawo Iyo istaahil waa labo sheekhaal

  • @anisoabdullahi600
    @anisoabdullahi600 Рік тому +7

    Their voice is sweet 🙌🏼❤️

  • @somalisister11
    @somalisister11 6 років тому +19

    Put it like on it I f y’all listening 2018👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @mariyaclrizaaq3984
    @mariyaclrizaaq3984 3 роки тому +3

    🙈Still 2021 habeen sabti soogaleyso🖤💞🎂

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 роки тому +4

    Dhibanah jacaylkow hakabaqan Dhankygee ma dhabtaan ku saaraa ❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 8 місяців тому +1

    2023 ayan dhagaysanaya wali
    🔥 axya hees ❤

  • @ukrimaali9415
    @ukrimaali9415 6 років тому +5

    Booqorada coodka Ddsi ilahay cafimadkagi haku so celiyo.

  • @mohamedamin2040
    @mohamedamin2040 2 роки тому +4

    Who is still listening 2022 this master piece 😘

  • @Gudbiye_media
    @Gudbiye_media Рік тому +4

    2023 still on fire🎉

  • @fatumabashir6435
    @fatumabashir6435 4 роки тому +7

    27-9-2019 wan dhageysanaayaa

  • @user-rv5vw9os1e
    @user-rv5vw9os1e 5 місяців тому +1

    Still watching 2024💔

  • @Abshiro-xg3fl
    @Abshiro-xg3fl 10 місяців тому

    still the watching 2017-2023😇 qalbigad ku dheerta dhamow ka foganeyn🥰

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 2 роки тому +1

    Dhowr sano kadib hadii ad usoo xiistay 30/5/2020 ad daawaneyso farta kor u taag

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 роки тому +1

    Labo fanaan aan jeclahay
    🥰✌🏽

  • @xamsebulshaawi
    @xamsebulshaawi Рік тому +4

    Still am watching this song in 2022 🤩👌

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому +4

    Muniir and istahil two legends

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 2 роки тому +1

    Dhammaadka 2021 yaa meeshan ila jooga

  • @niyolacade1190
    @niyolacade1190 6 років тому +3

    naftu zoo kulama dHicin 👌👌👌

  • @hanadcade5588
    @hanadcade5588 3 роки тому +2

    Still the watch 2021 sanad walbo xasuus gooni aye igu le tahay hestan💯❤️

  • @Xasanfaysalmoh
    @Xasanfaysalmoh 8 днів тому

    Till 2018 still iam watching this song 🎵 ❤

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 роки тому +1

    2020 bishii ugu danbaysey December 21 -9:38 subaxnimo hees aan jecelhy ma dhabtaan ku saara🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣

  • @fatuushahmed9980
    @fatuushahmed9980 2 роки тому +1

    Heestan yaa iladhageysanoya 2021 ilaa iyo 2022 🤔🤔🤔🤔

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 3 роки тому +3

    Dhawristaada Qudha igu filan dhameysey👀❤🥰

  • @salmansuleiman2515
    @salmansuleiman2515 Рік тому +1

    Cajiibsana Ma illa socota wali 2023

  • @ramadaanibrahimhaji3271
    @ramadaanibrahimhaji3271 2 роки тому +1

    still the watch.... 2021 omg walahi pest song wa hesta aan u jecelahay hesaha

  • @wahiibabdilahi4762
    @wahiibabdilahi4762 7 років тому +9

    wow waa erayadii wahiib abdilahi

  • @HamzeApaadir.2938
    @HamzeApaadir.2938 Рік тому +2

    2023 still listening 🎶 from to jigjiga ❤

  • @aliabdulahimohamed8902
    @aliabdulahimohamed8902 Рік тому +1

    28/11/2022 maain isniin ah casir liiqii kadaawan ethiopia addis ababa so sweet...

    • @fatmaumar2055
      @fatmaumar2055 Рік тому

      An sido kLah manta kula dawanaya 28/11/2022

  • @ayuubibrahim5798
    @ayuubibrahim5798 2 роки тому

    Inta 2022 iladaawa naysa love dhac kusiya

  • @user-or4sp8io8v
    @user-or4sp8io8v 6 місяців тому +1

    Still watching 2024 ❤❤

  • @hassanabdirizaaq6823
    @hassanabdirizaaq6823 Рік тому +1

    Naftu sow kulama dhicin❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 років тому +4

    Hees xusid mudan.👂❤️

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 2 роки тому

    2022 stl dhageysanooyaa❣️❣️❣️
    Madheeliyo kalgaclkii dadka laba isdhoowrtaa kudhisan kalasoonide inanyaheey dhankaaga yaan looga soodhicin
    hees iyo badh

  • @m.farxaanmuuseimaansiicodk6444
    @m.farxaanmuuseimaansiicodk6444 4 роки тому +1

    Woow waa hees shidan Kafka kahaye😍😍😍😍👈

  • @abdirahmanmohammedwehlie4383
    @abdirahmanmohammedwehlie4383 8 місяців тому

    Year by year ayan heestan u dhageystaa the legends faysal muniir and the legend princess istaahil❤️🫶🏻

  • @GAANI.
    @GAANI. 2 роки тому +4

    still watching this song 2021 😢

  • @minasana5951
    @minasana5951 Рік тому +4

    Still watching this song ❤

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 Рік тому +1

    Who is still watching 2023 🎉❤

  • @abshirbade6515
    @abshirbade6515 7 років тому +6

    waaaw nice way igagadanthy hestani

  • @liiruzi9332
    @liiruzi9332 Рік тому +2

    Cashaqa idhibayana dhawacisa wa kadis adunbana dhayikara

  • @husseinhassan235
    @husseinhassan235 5 місяців тому

    Still watchiing 2024 this year ❤❤❤❤

  • @salmonuur8799
    @salmonuur8799 Місяць тому

    2024 yaa daawnya like dhac🎉