Dadkan caaytama,, caayda waxbo laiskagama qaado ee Tariikha la imaada,,, 1)BOOK U qora ambassader Français waxaa ka qora ina Biimaal dhulka yimada u Talyaniga u shaqaan jireen uu askarta talyaniga aheyn,xitaa waxuu sheeg ina Bankiga ugu horeey ina Marko laga fure ee dowladda Talyaniga laheed,si askarta Pension ah lacagta loga siiyo 2)BOOK Kale qora Professeur Gaandi kaqore oo asagan sheeg ina Biimaal kasoguure Ethiopie sida xitaa waxuu sheeg walaalkoda Bahjamaal ila iyo hada ina daganyahina, 3) ambassderki hore dowladd Ethiopie fadhiye USA,,,ASalkisa yahay BAHJAMAAL BOOK Kaqore sheega ina Talyaniga u sheqeen jiren Biimaal ,xitaa siyaasintoda marki latusa waka jawaabi wayen ,, propaganda waxbo matareeso tariikha laimaada waxaa sohare tii Miltery waxaan arka dadda Miltery kufaanayo,,,,wala iskujooga Tan gobolesiga Maamulka sh hoose waxaan Hawiye aheen iyo digal goo aan kamagarikaran aayahisa
hhhhhhhh adeer nin ween wax ula soo shaqo tago la imoow, anagaa ku maqalnee yee dad kale ku maqlin, daahir calasow ayaa kuuso qoray marka kulama yaabayo, war adeer wax maku sheegaa cadaado iyo guriceel wax udonta habar gedireey, war 2014 ayaa la marayaa dhag dhaga iyo sheekoyinka raqiiska ah iska hilmaama go back to cadaado iyo guriceel
Ninka Biyomaale la hadlaa waa nin Somaliland la hadlay iyo dir intiisa kale markaa be carefull ayaan la'iska hor iman markaa joojiya against Biyomaale .
bimal cid uu kala tashanayo malahan gobolka sh/hoose hor markeeda iyo awodeeda weyna degaan weyna deji kireen weyna deg nan donan awood qebsigooda cid ka hor istagi karto malahan
Biimaal Shabeelaha hoose Talyaani ayaa ciidan ahaan u keensaday. Haday ka gadaal is dagaaleenna ma micneenayso in Biimaal leeyahay Marko. Teeda kale Talyaaniga markii uu Biimaal u socday waxaa wadada u galay waliba deegaanka Lafoole qabiilka uu odaygaan ka soo jeedo ee Wadalaan Gorgaarte. Deegaanka Lafoole waxaa magacaas loogu bixiyay kadib markii lagu laayay Wadalaan Gorgaarte, lafahooda ayaa daad sanaan jireen. Waxa ay u dhamaadeenna waa difaaciddii ay adoo marti ah ku difaacayeen. Haddana dhulkoodii ayaa ku heysataa. Teeda kale xilligii boqortooyadii Ajuuraan waxaa sidoo kaloo jirtay Boqortooyadii Silcis Gorgaarte oo ka dhisneyd Afgooye oo waagaa la dhihi jiray Lama-Jidle. Labada boqortooyana heshiis ayaa dhexyaalay oo midnimo ah. Markii dambe canshuuro badan oo ay dadka ka qaadi jireen dartii, waxaa ku kacay boqortooyooyin kale oo ay ka mid ahayd Boqortooyadii Hiraab oo ka qabsatay dhulalka xeebaha intooda badan. Sidoo kale qabiiladii yaryaraa ee ku hoosnoolaa way ku kaceen. Silcis Gorgaarte-na oo ahayd qeybtii Afgooye ka talin jirtay waxaa dagaal ku Afgambiyay General Geledi ahaa oo la dhihi jiray “Ibrahim Adeer” oo boqortooyada Ajuuraan kasoo goostay. Ajuuraan magacooda saxda waa Gembeele Hawiye. Ajuuraan waxaa loogu bixiyay lacagtii ay umada ka qaadi jireen oo la dhihi jiray “Ujro”. Marka dadkaan leh shabeelaha hoose Hawiye ma daga waagaa halkee jireen. Dhamaantiin waxaa ka sheekeenaysaan 1880-kii wixii ka dambeeyay lee. Gabeele Hawiye iyo Silcis Gorgaartena 1300-kii ayee boqoro meesha ka ahaayeen. Mideeda kale Digil badankooda waa dad la isku keekeenay oo asalkooda Soomaali u badneen. Tusaale ahaan: Qabaa’ilada digil la isku dhaho kuwooda ugu waa weyn waxaa ka mid ah Jiido, Gelledi, Tuni, Bagadi, Garre iyo Dabare. •Jiido waa Dir oo waxaa la dhahaa Jiido Ali Madaxweyne Direed. •Bagadi-na asalkooda waa carab culumo u badan oo faafinta diinta iyo ganacsi u yimid Soomaaliya. •Garre-na waa reer Ethiopia iyo Kenya. Mar dhow lee Koofurta Soomaaliya soo dageen.
Waxaan qoreeynaa tariikhihii hore si aan u kala ogaano sida datku u kale deganaa iyo sida leeysugu soo degey si ay u suura gasho is ixtiraam iyo kala dambeyn si loo yareeyo laab lakaca ummadaha dambe iyo sheegashada dhulalka
MultiZakazaka walal qof wanaagsan baadtahay lkn dhulkii hawiye ee qarniyaal ka hor ay katalin jireen baa hadda lagu haystaa marka oo ahayd magaalo madaxdii hawiye qarnigii 11aad hadaad taariiqda dib u raacdo balse waan kugu raacsanahay hawiyihii horre ee ajuuraan baa dhulkaan lahaa asal ahaan oo u badnaa balse waa laga kiciyey
odey gaan been buu shegayaa walee run kama hadlin wayo waa inkiraad muuqda yan loo bixin lacag baa ka hadal sineyso talyaniga yaaa la dagalamay ader tariqda dib uraag bbcsomali ka dhageyso tariqda dhabta ah ninkan dahir calasow ayaa soo la lushey
War heedhe yaad caynaysaa waa la jabaye ma odayga wayn ee taariikhda kaaga waramaya,war shabeelaha hoose waxa degan Ajuuraan iyo Raxanweyn soomaali oo dhan baa u og
Odey Cimrigaan ku jiro oo sheegaya been intaa la eg ayaan ka yaabay, War Biimaal dhulkiisa Af iyo Taariikh been ah laguma qaadan karo, adoo qori wato ayaad wax qaadi weysay Biimaal. Dhul ninkiisa leh.
Anniga wax facebook.com/aminabdi.munye aan xasuustaa Duqii magaalo ee I dsmbeeyey Doladdi Abdirshiid wuxuu ahaa Shikh Abdi wuxuna ka soo jeeday Biimaal
Waa tuug raba inuu dhul xalaalaysto, beenta eeg, 1. Ajuuraan Hawiye ma aha 2. Xildhibaannada uu sheegayo waa been abuur 2. Hawiye kala caddee Hawiyaha leh Shabeellaha Hoose yaa waaye, Habar Gidir baa mise mid kale? dadkaan ma xishoodaan, Marka iska dhaafe Kismaayo ayeyba leeyihiin annagaa leh. cid kastaa og Biya Maal waa soo jireenka gobolka Shabeellaha Hoose iyaga iyo jareer iyo gibilcad. waa la is yaqaan.
oday waa jaahil. waxaa kamaqaan in Talyanigu saaxada siyaasadee Qariyay Beesha biyomaal sababtooh ah dagaal baa ka dhexeeyay. Teeda kale saldana ajuuran waa ka horeeysay. Talyaani iyo waxaad sheegayso. get you facts oday before ya talk nonsense 😅
Dadka raba in ay taariikhda been ka sheegaan oo dhul aysan lahayn ay ku xalaashadaan waa ay badan yihiin laakiin waxa ugu liita gabar gidir, soomalida oo dhan ayaa og Biimaal iyo taariikhdiisa iyo dhilka uu deegaan ahaan u dego, shakhsi lacag la soo siiyayna waxba kama qaadayo beesha Dh. Hoose waa dhul Biimaal waana sii ahaan doona...
Allah maxaa somali qabiil la bed bedelaa ajuraan waa somali hawiye iyo Darood iyo dir midna ma aha wuu ka facween yahay kuligood waa asalka somalida badankeed kasoo farcamatay
Said Abdille 😂😂😂😂😂 biyo maal maa hada xoroyey somalia sas maa iga dhadhac sin rabtaa kkkkkkk halmar ey dagal.qadeen markiine taliani ga siduu ugumaaday wala yaabay tarikhda ey ku jurta ee is qorqorka iska dhaaf fan kabada neh walaga fican yahay
Ajuran ayaa hawiyye dhalay ee ajuuran asaga ma aha hawiyye. Hadii ee cid cid kale sheeganeyso waa in hawiyye uu sheegta Ajuuran maadama asaga waalid loo yahay.
Boqortoyadas ajuuraan waxay ahayd wax shisheeye sameeyey oo xukunka ku ilaashanayey waagaas blse ajuuraan waxa ladagaalamay oo Somalia kasaaray Biyamaal iyo waliba markuu talyaaniga imaaday koonfurta Somalia waxa si adag ula dagaalay biyamaal oo inbadan diidanaa in koonfurta Somalia talyaaniga qabsado oo gumeysto aniga taariikhdaas ayn meel kasta ka arkay waxan kaloo lasoo dhoodhoobay hada igu horeysa maba maqal runti taariikhda Somalia dib haloo aqristo cid kastana halkuu alle kubeeray halagu ixtiraamo hana looga dambeeyo biyamaal waa halgamayaal boqortooyo weyn iyo gumeyste reer yurub ah ayuu dhulkiisa kadaafacay qabiilo yaryar oo aan taariikh lahayn dhulkiisa kuma qabsan karaan manta biyamal dhulkiisa asagaa heysta lix sano kahor hawiye shabeelada hoose waa laga celcelinayey duulaan ayey ku ahaayeen tabar ayaa reebtay runta ayana indhaha loo saaray awood aysan maquunin karin ayey lakulmeen weyna kashalaayeen manta bananka ayey kataagan yihiin biyamal dhulkiisa waa xor somalida inta xaqdarada wax kuraadineysa alle xaqa hatuso insha allah
been iyo qiyaali badanaa
Waa Runta biyo maal in uu deegaankiisu yahay halaweydiyo qabiilada ladega gobolka shabeelaha hose runtu haraagto marwaliba
Sheeko ii dheh waaye shukri sheekh axmed asagaaba ah digil
Allahaa u naxariisto adeer. Wuxuu ahaa nin Wadalaan Gorgaarte Hawiye ah.Taariiq run ah ayuu ka faaloodey.
Hanad Galmudug
Adeer Shukri miyaa qofkaan?
Bbc
Hanad Galmudug haa walaal
Allah u naxariisto hawiye waa dad taariikh culus leh
Adeer ilaahay hakuu naxariisto Lkn xiligaa aad shegayso maxamed Bile Jamac oo Surre ah wuxuu ka Soo bixi jiray degmada Jilib, Bile rafle oo ogaden ah wuxuu ka Soo gali jiray Degmada Borama lama dhihi reerahooda baa degi jiray Teeda kale habargidir baad u raadinaysaaye maxaa iska galay Ajuuraan gobolka shabeelaha hoose Waa hoygii Xorriyada Somalia raggi dhaliyay baana leh beesha BIIMAAL CADE...
Dhulkaan waxa katalin jiray ajuuraah oo hawiyaah biimaaloow goorme katalisay
Awoowe in aan la kulmo baan wanaagsaneyd intuusan dhiman allaha unaxariisto
Wadalaan walahi wa dad xalaal ah waligeyba daris aheen dadkas somali ilahey madax ha ugadhiyo
Shabeellaha hoose waxaa wada dagan Ajuuraan iyo Raxanweyn ninkii kale waa nin la degan oo lasoo dhaweeyo
Biyamaal asalkooda Itoobya ayeey ka yimadeen. Dhulkana waa dhul Hawiye. Cadayn waxaa u ah Ibnu Siciid ayaa dhahay 1200 qoray in Marko aheed magaalo madaxda dhulka Hawiye. Deexda Marko ku taalona waxaa la dhahaa Deexda Gorgaarte. Gorgaatena waa Gorgaarte Hawiye
Hanad Galmudug hahahahaha daqtarka talyaaniga ahaa yaakudilay maagalada marka? Yuu ahaa qabiilka oo kaliya is difaacday gobolada sheebalaha hoose, markuu talyaaniga imaaday? Tuug ayaa tihiin. Marka shabaab marna mooriyaan! Jaahil ilaahey ha'ii naxriisto 😄
MultiZakazaka: Waxaad sheegesid oo dilka takhtarka Talyaaniga lagam hadlaayo. Adiga intaadan imaanin iyo markaad imaaneysay waxaad dishay Boqorkii Gambeele oo ahaa Hawiye. Marka Hawiye waaba kaa soo horeeyay taas waaye midda laga hadlaayo.
Dhibaatada ku haysato Hawiye waa badan yahay.
Saxix marko waxa la dhihiy jiray casimad hawiye
Waa sax midaa gortaate waa hawiye markana waa caasimada hawiye
Hanad Galmudug
Dhul hawiye aa
Hadii bimal laga qadayo
Abgal isman aa qadayo
Dadkan caaytama,, caayda waxbo laiskagama qaado ee Tariikha la imaada,,,
1)BOOK U qora ambassader Français waxaa ka qora ina Biimaal dhulka yimada u Talyaniga u shaqaan jireen uu askarta talyaniga aheyn,xitaa waxuu sheeg ina Bankiga ugu horeey ina Marko laga fure ee dowladda Talyaniga laheed,si askarta Pension ah lacagta loga siiyo
2)BOOK Kale qora Professeur Gaandi kaqore oo asagan sheeg ina Biimaal kasoguure Ethiopie sida xitaa waxuu sheeg walaalkoda Bahjamaal ila iyo hada ina daganyahina,
3) ambassderki hore dowladd Ethiopie fadhiye USA,,,ASalkisa yahay BAHJAMAAL BOOK Kaqore sheega ina Talyaniga u sheqeen jiren Biimaal ,xitaa siyaasintoda marki latusa waka jawaabi wayen ,,
propaganda waxbo matareeso tariikha laimaada
waxaa sohare tii Miltery waxaan arka dadda Miltery kufaanayo,,,,wala iskujooga
Tan gobolesiga Maamulka sh hoose waxaan Hawiye aheen iyo digal goo aan kamagarikaran aayahisa
hhhhhhhh adeer nin ween wax ula soo shaqo tago la imoow, anagaa ku maqalnee yee dad kale ku maqlin, daahir calasow ayaa kuuso qoray marka kulama yaabayo, war adeer wax maku sheegaa cadaado iyo guriceel wax udonta habar gedireey, war 2014 ayaa la marayaa dhag dhaga iyo sheekoyinka raqiiska ah iska hilmaama go back to cadaado iyo guriceel
Bashir Cade 4) number afar ku dar oo in ay ahayd marka magaalo madaxdii hawiye 1200 oo uu qorey ibnu saciid oo carab ahaaa
google kabaara marka
Odeygaan xildhibaanadii sheekh shariif waaye. Wuu dhintey. Siyaasadda ayuu ku wareerey . Wuuna isku buuqey. War lagama qaadan karo.
Ninka Biyomaale la hadlaa waa nin Somaliland la hadlay iyo dir intiisa kale markaa be carefull ayaan la'iska hor iman markaa joojiya against Biyomaale .
🤣🤣🤣🤣 isaaq iyo biimaal waa la wassa
somalia dhanbaa waxa iskalehe hawiye waxa lo imaaday hawiye ween gabiginab yaan ika saarinee joga hadiy laxisabatamo waxa yaal badana so baxayo
war yaa kuhaysto sh/hose biimaal
cunugan an gaarka leheyn muxuu ogyahay laluush qaate wayee kan
Mashallah
Ajuuraan waa itobiyaan asalkooda dir hawie daarood digil mirifle iyo 4.5 meel ay ku afdirsaadn ma jirto ajuuraan waa itobiyaal hawiye shaqo kuma laha
Habargidir waa hawiye waxay sheegatana waa dhul hawiye hadee la faquuqo runtaa la isku haystaa
Jamal afrax faquuq maxaad oola jeedaa? Dadkaan meelkasta oo ay rabaa cid ay oga ibaaxeystaan ma jirto. Waaa geesiyaaal
Dhagax-tuur ayuu ahaa? Waxaan ku maqley in uu Dir ahaa e, wadaadku ma wuxuu leeyahey waa Hawiye mise Biyomaal?
SH/HOOSE WXA KA TALIIYA (BEESHA BIMAAL ) 🔥🇬🇶🤨😎
Waa ruwaayadihii Daahir Calasow Beenaale
Duqu an xalaeysto ayuu wadaa balse uma eka hadalkiisa xaqiiqda taariiqdu been masheegto ee qatumadu hagagso asc.
Ninkaan taariiqdisa sax mahan . Lafoole waa la dhihi jiray lafo gaalo markeedii hore taas oo aheed meel dagal ka dhacay oo dagalkas dhex mary Beeshaw wayn ee Wacdan isman ee Hawiyo iyo gumeeystahii Talyaniga. Wadalan shaqo kuma lahana meeshaas.. waa degan wacdan cisman
bimal cid uu kala tashanayo malahan gobolka sh/hoose hor markeeda iyo awodeeda weyna degaan weyna deji kireen weyna deg nan donan awood qebsigooda cid ka hor istagi karto malahan
a s c ajuuraan waa dad taariiq ku soomaaliya hadaan wax yar kasheego taariiqda ajuuraan dadka soomaaliyeed labo unbuu ahaa waxaa la dhihijiray aji iyo ajuuraan raas caseer iyo raas kanbooni ajuuraanbaa xukumi jiray boqrtooyadii ajuuraan sidaan ayeey dalka u xukumi jirtay hobyo oo xaruun aheeyd qalaafe oo xaruun labaad aheeyd xamar oo tan sadaxaad aheeyd iyo baardheere oo koonfurta oo dhan laga xukumi jiray soomalida ajida la oran jirayan shacab la xukumo oo hoostaga boqortooyada ajuuraanbeey ahaaye ee lasoco
lkn magaca ajuuraan wuxuu ugu baxay mataqaan
qabiil ahaan waa jambeyle balse xukunkoodi canshuurtii ay qaadi jireen baa la oron jirey ujuro oo eray carabi ah oo dadka qasab ku ahayd in ay xoolo bixiyaan magaca iyo qabiilka inlakala saaro baa mudan
hadana dhulka ay xukumayeen 90% waa dhul hawiye ilaa maanta
hobyo ilaa xamar ilaa qalaafe
Boqortooyadas ajuuraan waxay ahayd wax shisheeye sameeyey oo xukunka ku ilaashanayey waagaas blse ajuuraan waxa burburiyey oo Somalia kasaaray Biyamaal iyo waliba markuu talyaaniga imaaday Somalia waxa si adag ula dagaalay biyamaal oo inbadan diidanaa in koonfurta Somalia talyaaniga qabsadaan oo gumeystaan taariikhdaas ayn meel kasta ka arkay waxan kaloo lasoo dhoodhoobay dadkan afkooda baa igu horeysa somalida wey is taqaanaa siday ukala dagto qof kasta intiisa ha iimaansado intay somalida iimaan kayeelanayso oo midba midka kale walalkiisa wax u ogolaanayo oo somalida fahanto micnaha wada noolaansho iyo wax wada qabsi
Walala yalow umada ha iskudirina aniga biyamaal macalin dugsi ah ogaa gorme qoriqado adeen yaab isaaqow dulmiga jojiya marki ajuuran iyo jiido iyo Hawiye mesha mamulayeen biyamaal lama aqoon marti wanagsan ahayeen hada maki qoryahi lanacay nabad ladooney dagaal raban yaaab
Ajuuraan waa oramo maha Hawiye
ajuuraan waa hawiye
waa jambeele hawiye ee wax soo baro
Cali Hirijire mayee waa sharmuuto hawiye.Biyomaal hawiye shaqa kuma lahan.
Waa la ogyahay hawiye inuu dhulka lewyagay oowaligiis daganaa dadkii lasoo dagay oo martida u ahaa ayaa dhulkoodii ka inkiraya oo leh malihidin taariuqna ma yaqanan waa yaab hawiyow dhulkiina ilaashada martidii edeb darana iska dhiciya
Waarun waa banaadir asaal ah qori qori in aan qaadano diyaar ayaan unahay
Waa kas hawiye ajuraan oo hawiye ah hadan ma ku fanaan tariikhadood
👍👍👍
Adeer mxaa runta ugarab mmaraysaa nin wayn ayabad tahye Biimaal inu talyaniga guumqysigisi diiday taarikhda ayay ku xusantahy
Asc wtb
Hawiyaha marka iyo dhinacaas xooga ku heystaa iga maa leh
Teena ma ilowdey xaaji mahamed SYL kii
Ku Soco Bimaal Sixiroolayaal waaye. Anagaa Ajuuraan ah
shabelada hoose waxaa dega Qabiilo nasab ah ooo ku fano jiritanka somalia oo na ku jiro naceyb shasheye hadaa idin so koba waxaa dega WADALAN GORGATE OO HAWIYA AH NASAB; BIMAAL ;AJURAN ;WACDAN CISMAN; GELDI ......Mideda kale waxaa fcn inad aqrisatan tariqda hore ee somalia iyo magac yadi halgamyasha iyo dadke ka dhashen
War adeer yaad waxaa ka gadaysaa nin tuulooyinka caanaha keena ha u qaban dadka dhulkaa degan 90%waa la yaqaan waanA Ajuuraan iyo Raxanweyn
Iyo boqortoyada silcis
waa jareer hawiye kabaqaya ,biyamaal waaqabiilkii talyani kuladagaalamay shabeelooyinka
Biimaal Shabeelaha hoose Talyaani ayaa ciidan ahaan u keensaday. Haday ka gadaal is dagaaleenna ma micneenayso in Biimaal leeyahay Marko. Teeda kale Talyaaniga markii uu Biimaal u socday waxaa wadada u galay waliba deegaanka Lafoole qabiilka uu odaygaan ka soo jeedo ee Wadalaan Gorgaarte. Deegaanka Lafoole waxaa magacaas loogu bixiyay kadib markii lagu laayay Wadalaan Gorgaarte, lafahooda ayaa daad sanaan jireen. Waxa ay u dhamaadeenna waa difaaciddii ay adoo marti ah ku difaacayeen. Haddana dhulkoodii ayaa ku heysataa.
Teeda kale xilligii boqortooyadii Ajuuraan waxaa sidoo kaloo jirtay Boqortooyadii Silcis Gorgaarte oo ka dhisneyd Afgooye oo waagaa la dhihi jiray Lama-Jidle. Labada boqortooyana heshiis ayaa dhexyaalay oo midnimo ah. Markii dambe canshuuro badan oo ay dadka ka qaadi jireen dartii, waxaa ku kacay boqortooyooyin kale oo ay ka mid ahayd Boqortooyadii Hiraab oo ka qabsatay dhulalka xeebaha intooda badan. Sidoo kale qabiiladii yaryaraa ee ku hoosnoolaa way ku kaceen. Silcis Gorgaarte-na oo ahayd qeybtii Afgooye ka talin jirtay waxaa dagaal ku Afgambiyay General Geledi ahaa oo la dhihi jiray “Ibrahim Adeer” oo boqortooyada Ajuuraan kasoo goostay.
Ajuuraan magacooda saxda waa Gembeele Hawiye. Ajuuraan waxaa loogu bixiyay lacagtii ay umada ka qaadi jireen oo la dhihi jiray “Ujro”.
Marka dadkaan leh shabeelaha hoose Hawiye ma daga waagaa halkee jireen. Dhamaantiin waxaa ka sheekeenaysaan 1880-kii wixii ka dambeeyay lee. Gabeele Hawiye iyo Silcis Gorgaartena 1300-kii ayee boqoro meesha ka ahaayeen.
Mideeda kale Digil badankooda waa dad la isku keekeenay oo asalkooda Soomaali u badneen. Tusaale ahaan: Qabaa’ilada digil la isku dhaho kuwooda ugu waa weyn waxaa ka mid ah Jiido, Gelledi, Tuni, Bagadi, Garre iyo Dabare.
•Jiido waa Dir oo waxaa la dhahaa Jiido Ali Madaxweyne Direed.
•Bagadi-na asalkooda waa carab culumo u badan oo faafinta diinta iyo ganacsi u yimid Soomaaliya.
•Garre-na waa reer Ethiopia iyo Kenya. Mar dhow lee Koofurta Soomaaliya soo dageen.
Ajuuraan iney dhulka leeyihiin yaa ku heesto oo ku qabsan karo
Wiil Habargidir kkkkk ajuram Will return and they will burn your body savages mooryaan
Wiil Habargidir .maxaa sxb maxaa jira waad iga qoslaye
Marka biimaal aa dego. Ani ma dhahaayo shabeelada hoose oo dhan.hadii kale waxaa imaaneysa qoryooleyna bimaal maa degan.
Qoryooleey way dagan yihiin biimaal
Gaameedle iyo ajuuraan maxaa iskaga galay horta
Sida lashegayo biyamaal hado isaaq yahay aniga waligeyba isaaq maku arkin shabelada hoose waxa meshan cabadayana wa ayaga tariiqda barta
Geessi geessi dhaley
war aniga shabeelad hoose kasojeeda ,ee Bookagtas kajawaab ,,wa dareemi karaa Xildhibanad biimaal kajaawabi waye
masha sheeko lama rabo
hadaad caqli la sxb tahay oo aad jawaab rabto idhageeso, 2014 ayaa la marayaa wadanku waa federal habargedir sh/hoose wax eeku leedahaya ma leh taariq baa qoran weligeedana qorneed adeer 200 sano iyo ka badan waan joogay meeshaan anigaana leyga dambeenayaa marka adeer filimaantaan raqiska ah maalina aad leedihiin daami maalina oday jareer askuliista ah intaad makaroofon usoo dhibtaan ajuraan iyo sheekooyin raqis ah war waxaas ma soconeeso, habar gedir dhulkin somali iska dhaafe ajaaniibtaa taqaan waa cadaado iyo guriceel ee meshinaas iska calfada oo aad haraadka ugu dhamaaneesaan,
Waxaan qoreeynaa tariikhihii hore si aan u kala ogaano sida datku u kale deganaa iyo sida leeysugu soo degey si ay u suura gasho is ixtiraam iyo kala dambeyn si loo yareeyo laab lakaca ummadaha dambe iyo sheegashada dhulalka
odaygaan waa laluush qaate meqa ayaa siseen
oday meeqey ku siiyeen hawiye mise cabsi ayaa kuu geysay viva biyomaal
dalka somaliya waxaa iska leh dadka.somaliyeed iyagaana u soo dagaalamay qofkastana oo somaali ah wax waxaa uu u leenahay meesha uu rabo n uu kadago uu kaxukumo uu ka ganacsano maxaa yeelay waa somali warkana meesha ayuu ku xiranyahay beemaal ayaa iska leh iyo habirgidir amma abgaal amma xawaadle waxaas majiraan waa sheeko raqiis ah qofkii aaminsana waa qof jaahel ah
UJUURAAN ISKA DAAYE HABAR GIDIR AAN KA HADLEYNAA OO AN WADA OGNAHAY GOORTA AY YIMAADEEN IYAGOO WATA GAWAARI USC OO AY KU BUUFSADEEN, ALAAHU AKBAR,,,
Xaaji Faarax waxuu Baarlamaanka Soomaliya kaga soo galay Merka waxuuna ahaa Habargidir.
Raysul Wasaarihii Soomaaliya ugu horeeyay Cabdullaahi Ciise waxuu ku dhashay magaalada Afgooye waxuuna ahaa Habargidir
a h urban hawiye manihin waa u talin jiray hawiye saldano malahayn
Dalka Soomaaliyeed, Soomaali meeshay doonto waa ka degi kartaa, waliba Caasimadda, haddii dalka la kala sheegto, hadhow jilib jilib baa loo sii kala sheeganayaa, annaga yaa u qaxnay tuulo jufo hoose ku deggan nahay, waxaa nagu dhacday in dadkan isugu sii xignay naga sii sheegtaan, annaga oo 5 oday kala tirsana, qabiil haku farxin cid haku dulmin, meel uu ku joogsado ma leh, mahadsanidin
Hawiye ayaa wadanka laga dhisan la'yahay!!
MultiZakazaka beenaale hawiye doolad ayuu ahaanjiray baqortooyo ayuu ahaanjiray dadka kale ayaa dumiye ajuuraanna waa boqortooyo hawiye
Aisha Ahmed haa waan ogahay midaas. Empire of ajuran waa tariiq kamid ah kuwa aan ugu jeclahay. Balse kalasaar hawiyaha waqtigaas jiri jiray iyo kuwa hada socda. Runti aniga waxay ilatahay, kuwa hada socda waa tuugo daroogiiste ku qaraabanaya magaca qabiilka. Hawiye familkeyga ayuu kujiraa in kasto aanan ahayn waan jeclahay sababtoo ah waa umad soomaaliyeed. Waa kuwa iihiilinaayo haduu shesheeye igardareesto. Nabigeena (scw) ayaa dhahay isku aqoonsada qabiilnimo laakiise ha'isku dilina. Waan kaxumahay maadaama magaca qabiilkiina lagu dheelay.
MultiZakazaka Laguuma jeedo ayaad u hadloysaa hadalka aad dhaheyso ka fiirso
MultiZakazaka walal qof wanaagsan baadtahay lkn dhulkii hawiye ee qarniyaal ka hor ay katalin jireen baa hadda lagu haystaa
marka oo ahayd magaalo madaxdii hawiye qarnigii 11aad hadaad taariiqda dib u raacdo balse waan kugu raacsanahay hawiyihii horre ee ajuuraan baa dhulkaan lahaa asal ahaan oo u badnaa balse waa laga kiciyey
Ninkaan giwertiisa aa xoog lagu aruusay runta masheegi karu
ethiopia anigaa kaaceelin jiraay wal yaanaa soolkadaa hawye deexdkkkkkkkkkkkkkkkk
Silcis dheh
Kan jareer waaye ogaada
waayo arag iga dheh
Ajuuraan majareerbaa. Hawiye maahee
Jjey kone ajuuraan waa hawiye janbeele hawiye ayaa ladhahaa waxaa uu kafarcamay 6da ilmo hawiye midkamida oo ladhaho janbeele hawiye
Ajuuran waxuyahay taariqdisa Bugagta Aduunke Iyo kuwa Somali Ba Wa Kuqoranyahe Ee sobaro markas Weydi dadka afka Ha Iska sootagina😏😏
@@AishaDirshe maaye waa jamsuma hawiye beentas meel kaale laa aad
Inkaari idinku dhacday,, war sideen kenya iyo caddowga dhulboobka nugu hayo isaga celinaa ,, haddaa isku haysataan magaalo heblaayo qabiil hebel ayaa leh,, iyo wax maalaayacni oo loo fadbin. Hurdada ka kaca, xaarkiina wase.
Dekada marka talyaaniga kahor waxay ahaan jirtay Dekada hawiye markaas biyamaal majoogin marka dhul hawiye ayeey xoogayaan saas laakiin ku qaadi mayaan dhiig ayaan ka xigaan biyamaal waa marti edab daran iyaga iyo kuwa bortaqiiska ka tagay
jawaab hadan u heen waxaan BOOK ah Go the Ethiopie
odey gaan been buu shegayaa walee run kama hadlin wayo waa inkiraad muuqda yan loo bixin lacag baa ka hadal sineyso talyaniga yaaa la dagalamay ader tariqda dib uraag bbcsomali ka dhageyso tariqda dhabta ah ninkan dahir calasow ayaa soo la lushey
Jareer afka loo soo buyxiyey uma xumid qadaad weynyahiw afka uraayo leh iiga dheh
War heedhe yaad caynaysaa waa la jabaye ma odayga wayn ee taariikhda kaaga waramaya,war shabeelaha hoose waxa degan Ajuuraan iyo Raxanweyn soomaali oo dhan baa u og
Moha Zaki amxaar uf odayga waa nin dhalad oo hawiye oo wadalaan gorgaate hawiye irir samaale ah oday waayeel waaye hadana wuu dhintay jareerna waa qabiil soomaaliyeed
midakle maa ajuraan baa igaa xigtaa aji dir iyo ajuraaan baa la yaqanaa adiga yaa ku yaqana
Ajuuraan soomaali ma aha
ajuuran hwiye mahaa moorinyankan tuuga firiya ajuuran maha irir ayu uu dhigma xaage loogu rixaya hwiye
Kkkkkkk kkkkkkk doqon rer badiyo
Eelay dhagaha kuculo
Bisinka beenweynaa ma isaga oo cimiraasa ayuu leeyahay aan dhacano dhul uusanlahay war awoowe aaqiro ha iloobin ee ilahay xasuuso aduunka walagatagayy waxaadleedahay dalkaan anga waa udagalmaynaa xishood ma guryo islaameed baad kugoodinaysaa in ad bililiqasato tuug cimrigaasa beenloow duqoobay waligay kanokale ma maqal mantase arkay subxaanlaah
Odagan talyanig ayuu ushaqen jiray beentan talyanuga ayuu ka bartay markasta ninka so halgamay oo dagalamay masakiinta wey gocodan
Odey Cimrigaan ku jiro oo sheegaya been intaa la eg ayaan ka yaabay, War Biimaal dhulkiisa Af iyo Taariikh been ah laguma qaadan karo, adoo qori wato ayaad wax qaadi weysay Biimaal. Dhul ninkiisa leh.
waa odey lasiyey laluush wuxu rabo ayuu iska shegaya awlu ahaa jareer Jared dhashay ee hadad run shegeysan imada Marko waxa Lila dagaltamay warage caywanyhe cayawantu dhashey
wilgadba kamaso headline mahda la gugu soshubey aqli lix saca tacun
Anniga wax facebook.com/aminabdi.munye aan xasuustaa
Duqii magaalo ee I dsmbeeyey Doladdi Abdirshiid wuxuu ahaa Shikh Abdi wuxuna ka soo jeeday Biimaal
Waa tuug raba inuu dhul xalaalaysto, beenta eeg, 1. Ajuuraan Hawiye ma aha 2. Xildhibaannada uu sheegayo waa been abuur 2. Hawiye kala caddee Hawiyaha leh Shabeellaha Hoose yaa waaye, Habar Gidir baa mise mid kale? dadkaan ma xishoodaan, Marka iska dhaafe Kismaayo ayeyba leeyihiin annagaa leh. cid kastaa og Biya Maal waa soo jireenka gobolka Shabeellaha Hoose iyaga iyo jareer iyo gibilcad. waa la is yaqaan.
ajuuraan hawiye ma ahan waa beenta koowaad, shabeelaha hoose waxaa dago biimaal jareer iyo gibil cad kaliya waa beenta labaad, kismaayo waxaa dago iska dhaaf ee dhulka ku hareereesan kismaayo yaa dago , biimaal inta ay shabeelaha hoose ka daganyihiin iyo inta ay hawiye ka daganyihiin yaa wayn, shabeelaha hoose waxaa dagan gaaljecel oo ah qabiilka ugu dhulka balaaran , waxaa dago wacdaan mobleen wadalaan silcis abgaal habargidir murusade xawaadle sheekhaalka hawiye garre iyo in kale aanan sheegin, gibil cadka aad sheegayso xeebaha ma soo dhaafaan baraawe marko waxaa ugu badan sheekhaalka gibil cadka ah oo gandarshe la yiraahdo, jareer ayagana wabiga shabeele meel aan aheen ma dagaan, biimaal na xeebta ma soo dhaafaan xitaa hadaan dhahno xeebta xamar ilaa tan kismaayo ay daganyihiin biimaal hawiye kulama tartami karo shabeelaha hoose, hawiye waxay kaalinta koowaad ka yihiin mudug galgaduud hiiraan banaadir labada shabeele iyo labada jube balse siyaasad xume iyo soomaalinimo raadis ayaa dhulkooda ka reebtay
oo dhulkooda loogu dhex taliyaa
kkkkkkkkkķkkkkk
Tariiqda waxay ogtay in biyamaal in dhilkiise uu oga soo caray fulenimo itabiya
Ninka suldanka ka dilay Rag nimo u qir 😂
Hhhh
Dhulkaan hawiye iyo galadi bagafi iyo banadiriga dagana meshe ka imaadeen biyamal lamayaqaano
Beenbadanaa beenaale gumaysiga talyaaniga yaa ladagaalamay
Biimaal Go the Ethiopie
ajuuran ku laha mahaa u yalo meesha was ajuuuran
oday waa jaahil. waxaa kamaqaan in Talyanigu saaxada siyaasadee Qariyay Beesha biyomaal sababtooh ah dagaal baa ka dhexeeyay. Teeda kale saldana ajuuran waa ka horeeysay. Talyaani iyo waxaad sheegayso. get you facts oday before ya talk nonsense 😅
Odaygaan Nin Kaar Lagu Shubay Uma Xuma Ileen Dadka Maangaab Nimadda Lagu Ogaa Ayuu Kasoo Jeedaa Timo Adag Iyo Caqli Nadiif Ah Waa Leyku Waayay Biimaal Markuu Talyaaniga La Dagaalamaayay Idinka Xagee Jirteen Ajuuraan Ka Aad Sheegeysidna Yaa Ka Nabaad Guuriyay Kibirkiisa Umadda Soomaaliyeed Ama Shabeelaha Hoose.
maxamad qataroos adoo ah midgan yamani ah ha cunin ilaahey aa dhureeyay
Viva biimaal
mujahid cali pepe viva habar gidir!!!!
mujahid cali pepe biimaal wuqooyiga u kaxeeso habar gidir waa hawiye
Viva biimal gabargidir galgaduud
HG moryan nimo waa lag badiyey hawiyan die ka xoog wen
Dadka raba in ay taariikhda been ka sheegaan oo dhul aysan lahayn ay ku xalaashadaan waa ay badan yihiin laakiin waxa ugu liita gabar gidir, soomalida oo dhan ayaa og Biimaal iyo taariikhdiisa iyo dhilka uu deegaan ahaan u dego, shakhsi lacag la soo siiyayna waxba kama qaadayo beesha Dh. Hoose waa dhul Biimaal waana sii ahaan doona...
Bimaaal hada ayaa habargidir ciribtireysaa nacalada. Talyaanigii baaa adoon san jiray dhulkana keenay. Sakadhuudhi sakadhuudhigu dhalay. Habargidir waa kuwii talyaanigii la diriray dhulkana ka saaray. Markaas beey nagu faafeeen nacaladaaan. Waxeey aheyn in talyaanigii laga daba dhameeyo
Kkkkkkkk adigo Gabar ah baad caaytamoo waar yaaku dhaho reerkaaga dhaqo biimaal was boqortooyo cid uu katuugayo malahan kkk hada tahayne dadki biimaal uuku gumaadey shabelada hoose hadee ciil iyo Caro ladhimo
DULI
Riyo miyuu Ku jiraaa ninku
Allah maxaa somali qabiil la bed bedelaa ajuraan waa somali hawiye iyo Darood iyo dir midna ma aha wuu ka facween yahay kuligood waa asalka somalida badankeed kasoo farcamatay
ismail aweys ajuuraan waa janbeele hawiye waa 6da ilmo hawiye ee wax soobaro ee hawiye wiilkiisa waaye
xurmo mala dadyahaw qofki xaraan ku naxaa maa dir oo qaranaa mantaa hawaye u fanyaa wa yaaaaaaaaaab hhhhhhhhhhhhhhhh yaan dadku ku qadain adeer anigaaa dad kaa dhigaay adigon lagu gumasoto dir waa dalado wawan sida jamuriyda somaliland jamurida d jabuti ader fashaf laa cuno malahli yaaaan lagu faraxumeyan biyamaala waa layaanaa itali ayaa wax kaa qadi waydaay xeege jirataay markaan galgaa laa dagalayay futaa madoobe ayaad imoooday ayaan ifkaa lgaa masixaan magacadaa faqash faqash dalalay
Said Abdille 😂😂😂😂😂 biyo maal maa hada xoroyey somalia sas maa iga dhadhac sin rabtaa kkkkkkk halmar ey dagal.qadeen markiine taliani ga siduu ugumaaday wala yaabay tarikhda ey ku jurta ee is qorqorka iska dhaaf fan kabada neh walaga fican yahay
been ta jooji adeer
ajuuraan ma habar gidir miyaa ( Habaaraneey ) Hadal Duli dheh
moustaphe h herz wasqaan afkaaga kalabax habargir
Hani Ahmed Habar gidir waa la wasaa, kintir dheer aamus
abdull wardhere maxaa wax sameeysaa wax matara yahoow
Hani Ahmed shut up yaanan ku daba dhigin
moustaphe h herz duli dalim dabagale and dabagale adiga ah dabagale
ajuuraan hawiye maba aha beenaale
cabiira saabiriin waa hawiye asal ah waliba hadii taariiqdii horre lafiiriyo
Beenaale ajuuraan hawiye ma ahan
Danta guud Ushaqeey yaa waaye hee sheek ajuuraan waa jambeele hawiye irir samaale hiil abroone
Ajuran ayaa hawiyye dhalay ee ajuuran asaga ma aha hawiyye. Hadii ee cid cid kale sheeganeyso waa in hawiyye uu sheegta Ajuuran maadama asaga waalid loo yahay.
Ajuuran hawiyye ma aha ee asaga ayaa hawiyye dhalay.
Ronin.
@@AishaDirshe aniga aya ajuuran ah hawiye Anaba so gumeystee koorme noqday hawiye
adnaan abdimalik hawiye malagumeesan siyaasad ayaa uskuqabateen boqortooyada waxaa jibiye hiraab
ala been badna ajuuran wa darood
biimaalna dhulkeesa wuu dagnaayi wuxuu ka dhigay dad hada soo dagay
Ajuuraan hadii uu Daarood ahaan lahaa yaa sacaddaan baq baqdooda ka fadhi lahaa oo ku faani lahaa carriga 400 sano anagaa u talineynay. Hadda markeey maqlaan Ajuuraan wey naxaan sababtoo ah waxeey ogyahiin in eynan ahayn oo waddanka laga haystay. KKKKKKk
Abdulftah Ali sxb carabtii horre waxay magaalada marka ku tilmaami jireen caasimaddii hawiye 800( sideed boqol oo sano ) ka hor qanigii 11aad qoraa carbeed buug uu ka qorey marka ku sheegay caasimad hawiye
waxa maamulayey oo dawladu oga dhisnaydna oo ajuuraan oo xilligaas dawlad ku ahaystay koorfur iyo galbeedka dhulka somalida
hawiyaha hadda jiraa koonfur madaganayn xilligaa
gobolada dhexe bay ku badnaayeen