Dulli Calasow, waxaa Ilaahay mahadiis ah in hay'adaha amniga ay u cadaatay in gaariga aad taargadiisu soo gelisay aan anigu lahaa, wax lug ahna uusan ku lahayn wixii meesha ka dhacay, lkn waxaan ballan ku qaaday inaanan kaa harin oo aan maxkamad kaa dacweynayo Soomaaliya iyo Netherland labadaba been abuurka aad ka samaysayay hantideyda.
Hadal ka uu dhahay wasiirka oo ahaa Al shabab wa shahidiin waa video la isu keen keenay sidaas uma uusan oran si fiican video ga u fiirsada Editing ayaa ku jira mana dhamaystirna Marka wixii run ah waa garanay lakinse beenta haku darina plz
kuwa dahir calasow afkina ka bixiya wadankisa ayuu dacad u yahay ha noolado walaal hadii adan dan ka laheyn maalin walba daakan la dhameynayo ood ku farax santahay uu ku dhibaayo markuu ka shekeynayo dahir calasow cadowgan laalush qataha ah dhiiga walalahod baneystay hadii banaanka ceebtodii la soo dhigo sideen uga hadli karnaa oo u caynaa anigu waxan u arkaa caqli xumo.dad dhan ayaa dhamanayo maalin walba waxan leeyahay inta naga dhimatey ilahay ha u naxaristo ilaahow naga jooji masibadan wixii wado alle ha ku rogo aamiin yaa rabi.
somali waxba isma dhaanto iyo dhashood aan maqli jiray aniga layaab ilama ahan daahir calasow ino wasiir hadalkisa jarjaro waayo waba mudan yahay waxas iyo waxkabadan wasiirka asaga kuwa kalo xilka hayo dhiiga muslinka marko daato laso taagan waan fashilinay meshan hadey jogan dad daacad ah waxa dhacayo wax lodulqadan karo maha ee wey iscasililahayen mesha hadan waxka qaban karin warqaldan hala iman is casil taasi wa qodob mida kale somalida qaar badan cadiifada qabiil waka daremesa waxasa ushega qofki asago og qof Muslim ah ladilayo waxi dilayna aan la aqoon la dhahay alsheeydan dilay ama rag dowlada katirsan kujiray kacarodo asago qabiil kaduulaya qofkas ilahey waxan uga rajeeyna naartisa ino aduunka ugu soo dadajiyo daahir calasow aniga waxan kuleyahay hoshan bariiska kagaley waxyabaha qaar aad shegeyso waxna Wa run waxna Wa been waxi been ah ilahey uga tobadkeen cadaalada Wa mid rabi jaceyl yahey runta ku dhaqan somaliyey hankina reer hebel ha dhaafo wax magaratada idinku badan aana is cafino
walaahi daahir alsaow waa wdadni dab ah wuxuu hayaa xaqiiiq fara badan wuxuuna si sir ah ku helaa war aad u mihihiim ah daahir waxaad taay waddani halkaa ka sii wadd maamil uun bay guusha somalieed imaan dad baa maddaxda somaliyeed qalad kasta oo ay sameeyaan beel ahaan u difaaca adiguse waxaad fashilisaa kuwa ummadda qaladka ka galo xitee haddii lacag laguu balan qaado ha yeeli shaqada halkaa ka wadda maalin uun bay soo bixi doontaa geesinimadaadu
walaahi waan ka xomahay somaali nasiib daro ayaa ku dhacday marka loo dhiibay xil nin aan u danqan dadka iyo dalka maalin kastana somaali tacsi baa u taala ilaahow seen yeelnaa tuugadan looga tuuri karaa jagoyinka ay ku fadhiyan shicibkana maalin walba dhiigoda la daadinayo ilaahow xal qeer qabo noo keen oo hadan nahay adoonkaga oo aad wax naga aqbaleyso somaali kuwa maalin walba dhiigooda baneystay qabo oo asaga ku qarxi sidii kii diyarada oo kale.
dwlda Ayaba Ah Al Shbab sbbto Ah Wxn Wa Inji O Ay Mdx Isu Shega Ay Lacag Kaga Qadanayan Xasuqa Lagu Hayo Umada Somaliyed Gaara ahn Rer Mogdisho Mida Kle Mxy Tahy Mr wlba O Qarax Dhaca Shacb Un In Usameyo
All Been Badan Damerkan Afka Cad leeh Tanka Adiga Maad Xamar Tagtid Waa Adiga Inta Qol Isku Soo Xerto Mesha ka Dhagax xeYenaye Dadka Wax Isku Fal Habar Yahey Candhad Weeyn
sxb hada adi waxka badali karto xld hada ka tagan somaliya orad tag ee ka badal lagama xige dam jadid waqtigoda waa dhamaday adi xisbi ka ron ken lkn holan aa ismaris ku cuna nika xabada cadowga ku ridayana waa aflagadeyha tas qalad ayey kugu tahay ogow taas sxb
xoog ayaa canshuurta lagu qaadaa islaan maskiin ah ayaa lagu ridanayaa shabaqle shacabkane ma hubeysno dowladne lama dagaalami garaan ee ilaah haka qabto
maxay se muqdisho kaga duwantahay dhulka kale ee somalida maxaa sida gaarka laagu laynayaa dadka Mida kale wasiirka amnigu ma isaaq ba ka arimaha dibadu ma isaaq ba ii sheega wllyal
kan Arimaha Dibada Wa Samaron kan Amrimaha Gudaha Wa Hawiye Xawadle Sida aan Ku Oghy Wll lkin Al Shbab Wx Layirahdo Majirto Dwlda aya ah Al Shbab iyo Kenya And Ithopia Mxy Tahy Ujedada Mogdisho Kalia Isha Logu Hayo jwbtu Wa Wil Aadan Aabihi Dilin Isga Ma Dalin Karto Sbbto Isga Ku dilaya Hdhw
daahie alosow walaahi inaad sidaan been u sheegi karto kuuma maleeneenin lkn hada ayaan ku arkay mudo badan waan ku rumeensanjiray kln hada ayaad is fashishay oo hadalka leesku keen keenay ayaad ku been abuuratay walaal beenlow jano magala ee runta haka xishoon
Waa fashiiliinay kulaaha ma xiishoodayaal wabe tan dhiigii dadka meesha ku dhamaadeen. Shame on you dahir alasow Guul iyo gobonima tuugade aan dhinac ka noqono
Wasiir amni aa sxbow Daahirow waa al shaabaka kan ugu ween wasiirka amniga in kaarta shacabka ayaa ka soo bixi doonto insha Allah.
daahir alasow noolaw haka daalin runta waanku dagersanhy
waw war niyahow wa kacsantshe in wax laga labaxo weye bro thnks
daahir maanta waan kugu teegeersanahay runta
Dulli Calasow, waxaa Ilaahay mahadiis ah in hay'adaha amniga ay u cadaatay in gaariga aad taargadiisu soo gelisay aan anigu lahaa, wax lug ahna uusan ku lahayn wixii meesha ka dhacay, lkn waxaan ballan ku qaaday inaanan kaa harin oo aan maxkamad kaa dacweynayo Soomaaliya iyo Netherland labadaba been abuurka aad ka samaysayay hantideyda.
Mohamud Ahmed kan wa beenaale wa laaluush kunoole shiikhaaal bu kuqafiifay waliba seenyo iyo harqaanle walle leeejo inaysan kusiineen wad daaleesa mooye mareexaankagi iyo farmaajo iska ceerso
Mohamud Ahmed
duli idlaanka meel kafariiso
#daahir sxp jir o joog waana run waxa ad shektay
sxp calasooow nooolaw xaqiiqda dhabta ah somalida u soo ban dhik bro
Hadal ka uu dhahay wasiirka oo ahaa Al shabab wa shahidiin waa video la isu keen keenay sidaas uma uusan oran si fiican video ga u fiirsada Editing ayaa ku jira mana dhamaystirna Marka wixii run ah waa garanay lakinse beenta haku darina plz
viva daahir calasow guuleyso sxb.
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN,INTA DHIMATAY ALLAHA U NAXARIISTO. JANATU FIRDOWS ALLAHA KA WARAABSHO.INTA DHAAWACMATAY ALLAHA CAAFIYO. AMIIN
Intii dhimatay alle hau naxariisto😢
daahir calasow sax waayo warka ad shegeso somalia ilahay aya umaqan dadka way gadeen wadanka maysan eheen allow wadanka amni noosii
you are hero bro keep the faith and sprit
subXAAlAH Allow somali midhay oo nabat nasii..Ameen
DAAHIR CALASOW WAA WADANI DAACAD AH.ALLAHA KU DEYSTO WAALAL.CADAWGAAGA ALLAHA QABTO.WAAGA CUSUB GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL.
thanks mr daahir waxaaa tahay wadani walal shacabkana habaraarugo
Waa xiligii daahir calasow laga dhigilahaa wasiirka amniga
waligaa jir oo joog dahir calasow
walal waligaa cadow kuma arko walahi isla ilali dadkan majeclo insir yoda lafa shilo majecla isha alaa wad guulesaneeee
Sxb daahir waaa xadiis waxaaa kadashay walaahi
daahir jir oo joogo sxb wan ku taageersanhy sxb. u madeenii dhamatey
walee hargeysia waa lagaa shidayaa ya walad allah yahdek
Daahir Calasow, gaariga taargadiisu tahay AF1044 ee aad soo bandhigtay, kuna sheegtay inay wateen askartii weerarka fulisay xaggeed ka heshay xogtaasi? Gaarigaasi anigaa iska leh, Tima-jare hortiisa ayuu yaallay nus saac ka hor qaraxa, walaalow hadaad Ilaahay taqaanid ka saar gaarigayga sawirkiisa iyo taargadaba.
mxay tahy sababta lo sawirty hadi aad ledahy
+Awil Abdi hhhhhh
sxb iska jir in ow kugooyo is mariska rootiga iyo geesaha
asc Dahir cabdule casow jiroojoog waxaa kuleyahaynolw jir oojoog umada islaamkana maslaxaqayr qabto alaha usoo adeejiyo guuleyso
kuwa dahir calasow afkina ka bixiya wadankisa ayuu dacad u yahay ha noolado walaal hadii adan dan ka laheyn maalin walba daakan la dhameynayo ood ku farax santahay uu ku dhibaayo markuu ka shekeynayo dahir calasow cadowgan laalush qataha ah dhiiga walalahod baneystay hadii banaanka ceebtodii la soo dhigo sideen uga hadli karnaa oo u caynaa anigu waxan u arkaa caqli xumo.dad dhan ayaa dhamanayo maalin walba waxan leeyahay inta naga dhimatey ilahay ha u naxaristo ilaahow naga jooji masibadan wixii wado alle ha ku rogo aamiin yaa rabi.
waa runtaa
SYL 2024
waaga cusub noolaaw markasta iyo meel walba oo joogtit
daaahir allasow guuleyso
kķkkkk laxin ba ku jira sxb ma huba ma sidas bu dahir wale dahir wa funny
dahir halkaa kawad fashilka caloshood ushaqaystayaasha aan dadka iyo dalkaba dan ka lahay kuli good waa handcap wax ay ogyihiin baa iska yar gabre baa utaliya wuxuu sameeya dhaho uun bay sameyaan aragoodaba nacay waan fashilinay bay kuleyihin maxay fashiliyeen dadka meesha lagu xasuuqay ma bisadaa illahay kuwaa iyo alshabab iyo cidwalba oo wadankayaga horumarkiisa neceb hanaga qabto isagaa awoodlehe aaammmiiiinnn
Sax wllhi
sxb Dahir wan ku tageersanahay hadan nahaay dhalin yarada shabeleda dhexe somalia
kkkk waxaan laqoslay fashilka manan walaalkey guleyso yaarab
daahir allaah ku dhoro wall
Daahir We love you Talking real
iam wonder how he get this information. may allah help Somalia . people
ciddii daahir calisow wax kasheegta dil baan kaxigaaaa ileen somalidu runta majecla...nolow sxb
video editing baad ku samaysay qofna.waxaanuu dhihin ha ka samayn
Videoga uu leeyahay Al shabab waa shahida waxa aan filaya in videogaan la Edite gareeyey sababtoo ah wax baa ka maqan si fiican u fiiriyo
Wadani dhab ah ayaa tahay sxb
nin adag dahir alasow
dahir Calsw Bro
Xasan daa ina aadeer
qofkasta ayaa fahmaya inaad codkiisa goygoysay ila fiiriya asxaabta 3;13 iyo 13;17 labadaas marba codkiisa wuu jarjary oo wuu isku keenay waana la dareemi karaa dhir alasow beentiisa ayaa badan qofka hadduu 100 been shego mid uunbaa dhaceysa marka dhalinyaroooy doqonkaan yuusan dalkeena duufsan
yup i saw
aniga wax ma fahmin kan isaga yaa u sheegay
runloow shaqo ma helaa aniga saxafda wan ku dhartaaa
been mataqana shaqo waa diyaar
+Zakariye Axmed maya runlee wllkey
+Amani Hussein . kkkkkk okay
+Amani Hussein . kkkkkk okay
ambassador aaaaa illahow kahay intii Muslim ahna kahaaay
wlhi wasirka amniga wey cadatay inu shabab yahay ee allow ada kuwan naga qaban kare naga qabo.Shacabki waxba uma harin sidi labada dhinac loga gosanayay ayeba dhamaden ee allow isbadal kheyr qaba nasii.
alla Dahir Alasow maxow xaqiq kahadla wlhi wax walba caden ayuba u haya. Dahir Alasow halkas kawad dadalka kujirtit intey shacabka ka kacayan wan huba malin un shacabka iney kici donane.
Dahir alasow nin dadkisa jecel noolow
somali waxba isma dhaanto iyo dhashood aan maqli jiray aniga layaab ilama ahan daahir calasow ino wasiir hadalkisa jarjaro waayo waba mudan yahay waxas iyo waxkabadan wasiirka asaga kuwa kalo xilka hayo dhiiga muslinka marko daato laso taagan waan fashilinay meshan hadey jogan dad daacad ah waxa dhacayo wax lodulqadan karo maha ee wey iscasililahayen mesha hadan waxka qaban karin warqaldan hala iman is casil taasi wa qodob mida kale somalida qaar badan cadiifada qabiil waka daremesa waxasa ushega qofki asago og qof Muslim ah ladilayo waxi dilayna aan la aqoon la dhahay alsheeydan dilay ama rag dowlada katirsan kujiray kacarodo asago qabiil kaduulaya qofkas ilahey waxan uga rajeeyna naartisa ino aduunka ugu soo dadajiyo daahir calasow aniga waxan kuleyahay hoshan bariiska kagaley waxyabaha qaar aad shegeyso waxna Wa run waxna Wa been waxi been ah ilahey uga tobadkeen cadaalada Wa mid rabi jaceyl yahey runta ku dhaqan somaliyey hankina reer hebel ha dhaafo wax magaratada idinku badan aana is cafino
adigu maxaad tahay
garaasiyo
walaahi daahir alsaow waa wdadni dab ah wuxuu hayaa xaqiiiq fara badan wuxuuna si sir ah ku helaa war aad u mihihiim ah daahir waxaad taay waddani halkaa ka sii wadd maamil uun bay guusha somalieed imaan dad baa maddaxda somaliyeed qalad kasta oo ay sameeyaan beel ahaan u difaaca adiguse waxaad fashilisaa kuwa ummadda qaladka ka galo xitee haddii lacag laguu balan qaado ha yeeli shaqada halkaa ka wadda maalin uun bay soo bixi doontaa geesinimadaadu
Kan Waa udhamaatay buuhoodle ayaa laga habaaray.
sxb daahir waan ku taageeraa lkn tan inaad samaysay codka laga fahmayaa midakale waxas inuusan dhahaynin waa muran madoon
+Abdi Fatah dadka ineysan waxba fahmeyn ayuu mooday
Eng Cigal haha Nin dawlada ka tirsan inusan alshabab ayan utacsiyaynaya ku qudbaynkara waa muran madoon
dahir calosow qaraxa soo socda hada halkuu ayuu ka dhici rabaa waa yaabe
walaahi waan ka xomahay somaali nasiib daro ayaa ku dhacday marka loo dhiibay xil nin aan u danqan dadka iyo dalka maalin kastana somaali tacsi baa u taala ilaahow seen yeelnaa tuugadan looga tuuri karaa jagoyinka ay ku fadhiyan shicibkana maalin walba dhiigoda la daadinayo ilaahow xal qeer qabo noo keen oo hadan nahay adoonkaga oo aad wax naga aqbaleyso somaali kuwa maalin walba dhiigooda baneystay qabo oo asaga ku qarxi sidii kii diyarada oo kale.
Sxb Cod kala goo goo'an baad isku keentay, wax rasmi ah noola kaalay
dwlda Ayaba Ah Al Shbab sbbto Ah Wxn Wa Inji O Ay Mdx Isu Shega Ay Lacag Kaga Qadanayan Xasuqa Lagu Hayo Umada Somaliyed Gaara ahn Rer Mogdisho Mida Kle Mxy Tahy Mr wlba O Qarax Dhaca Shacb Un In Usameyo
dadku wax ma maqlaan waxne ma arkaan
All Been Badan Damerkan Afka Cad leeh Tanka Adiga Maad Xamar Tagtid Waa Adiga Inta Qol Isku Soo Xerto Mesha ka Dhagax xeYenaye Dadka Wax Isku Fal Habar Yahey Candhad Weeyn
dahir hal arin aya dhibkugu haysa
Somaliya mustaqbalka dhow wee ka bixi doontaa dhibtan heesata, waxaana ugu baaqaya Dowlada inee ku baarto maadama aad jaajuus tahe weliba og xog kasta oo ku saabsan Dowlada umada soomliyeedna xog been ah ku faafinaya lkn sxb sidii loo jabaa loo dhitiyaa
sxb runsheeg ayad tahay
daahir calasow noolow
yeah brother,s wxan helnay now 2pac oo dadka masakinta udirirayoo cml dahir inolow bro
hahahah 2pac back cmlaaa
+Abdy Hakiim haa bro realy look 2pac songs
dahir Denk je wl zxb
Daahir calasow yaaku dhageystaba sidaa u mucaaradday FARMAAJO shacabku wuu ku nacay
kkkkkkk kuwan dowlada maaha daahir adne
sxb hada adi waxka badali karto xld hada ka tagan somaliya orad tag ee ka badal lagama xige dam jadid waqtigoda waa dhamaday adi xisbi ka ron ken lkn holan aa ismaris ku cuna nika xabada cadowga ku ridayana waa aflagadeyha tas qalad ayey kugu tahay ogow taas sxb
Abeesada tan sanqarata badan iyo tan aamusan tan aamusan baa la qaatay
Daahir Alasow waa wadani .. Lkn halmid ayaa ka codsanayaa sida hda muqaalka uso kaliye . xogaha error aya ku jiro . wasiirk hadalkiisa mixed ayaad saartay bulshada u sheeg xaqiiqda dhab ah . codkaga aad saartay waad ku fashilantay ...
Shacabka somaliyed waa ku tageera sanyihiin ee Puntland wax loo baahan yahayna waa adiga iyo qof lamid oo kale.
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh jecliyaa maydkiina iyo dhiigiina ismadiya
ALLAH ha idn madhiyee aduunka cencerbaad kunoqoteen nijaasinyahay
ninkan jidhkii dumarka ayuu leeyahay. toloow ma biyo rag baa ku dhacay
dadka dadka laanaayo hala dilo yaan lacafini
xoog ayaa canshuurta lagu qaadaa islaan maskiin ah ayaa lagu ridanayaa shabaqle shacabkane ma hubeysno dowladne lama dagaalami garaan ee ilaah haka qabto
5 qof iska celin weeyen
Kan cidda wx ka dhagaysataa waaa ayo horta angu waan yaabaye caqliga reer koonfureedba hlkaasaan ka qiyaasay markay kanoo miidhan waddani u haystaan kii yidhaahda gaalaan la dagaalamyaana mxy odhanayaan ayy idinla tahy
maxay se muqdisho kaga duwantahay dhulka kale ee somalida maxaa sida gaarka laagu laynayaa dadka Mida kale wasiirka amnigu ma isaaq ba ka arimaha dibadu ma isaaq ba ii sheega wllyal
kan Arimaha Dibada Wa Samaron
kan Amrimaha Gudaha Wa Hawiye Xawadle Sida aan Ku Oghy Wll
lkin Al Shbab Wx Layirahdo Majirto Dwlda aya ah Al Shbab
iyo Kenya And Ithopia Mxy Tahy Ujedada Mogdisho Kalia Isha Logu Hayo jwbtu Wa Wil Aadan Aabihi Dilin Isga Ma Dalin Karto Sbbto Isga Ku dilaya Hdhw
wadani
wale waa ruunta sxb lakin jahilinta qaar mafahmayo
hhhhhhhh ruwayad ika dheh
daahie alosow walaahi inaad sidaan been u sheegi karto kuuma maleeneenin lkn hada ayaan ku arkay
mudo badan waan ku rumeensanjiray kln hada ayaad is fashishay
oo hadalka leesku keen keenay ayaad ku been abuuratay walaal beenlow jano magala ee runta haka xishoon
Waa fashiiliinay kulaaha ma xiishoodayaal wabe tan dhiigii dadka meesha ku dhamaadeen.
Shame on you
dahir alasow Guul iyo gobonima tuugade aan dhinac ka noqono
yaab badana
waxanad shadhka kadhigayda wa dasad gadhi ka giday yad indha sarcad udhigaysa bal ufursada wa gadhi nisa o qaraxi so gadhay shadh maha benale
yaab
hhhhhhh cadi maha dahir calasow bro hadalka waad so jarjartay mideda hadalka uu wazirka shegay maahan mid tosan ee waa midlaso habeyay lkn aniga shaki ayaan kaqaba adiga mideda kle shaqa fcn ayaad wadaa lkn shaqada iyo mashruucaga kla Saar hhhhh
waar adigu ma sheexaysid madaxweynaha soomaliya masaajid iga xamanayey waxa tahay maleh laxbaa tahay
benaaLe hadalku yuna sida xaarka kaga so dhicin nyw dahabshiiL markaY wado iskaGa marisaY imikana ma dawladi qaranka aYad kuso warejisay
jecliyaa siyaasada somaliland ninkii tashan waayay waa loo taliyaa iska ogolaada heee
hahahahahaahah you edit the video
Kkkkkkkkk
calusow nolow sxb
Been badana, credibility ga haka qaadiin warka waziirkana been hakasheen naceebkaga melfog ayugaray hadad ledahay daadka adi umba ismoday wax garaad ICT aah wax walbo ad kuso ciyaarto warkasodhigtaa
really nigga