Somalida Facebook Camera iyagoo qaawan laga duubo
Вставка
- Опубліковано 11 лют 2025
- Ayaamahan waxaa baraha bulshada kusoo batay Somali rag u badan oo niman Galbeedka iyo Waqooyiga Afrika ku nool
Ay dumar isaga dhigaan oo VIDEO iyagoo QAAWAN ka duuba, ka dibna lacag baad ah weeydiiya ama ugu goodiya in ay ku aafinayaan baraha bulshada
Sola portal brother mahadsanid wax jira baad mar walba kala hadashaa soomalida oo dhan
👏👏👏👏❤️🙏👍
Uga dig khayr allaha ku. Siiyee waa. Fidno aakhiru. Saban kuwa yaryar ilaahoow noo badbaadi
Thank u brother. I'm orommo I love ur video. Great advice 👍
How did you understand the lang ? Cmon 🙃
Laa.xawla walaa quwata ilaa bilaah
Ilaahow astur cawradeena iyo cawrada islaamka
Kkkkkkkkkkk
Aamiin yaa rabi
Thanks mister SOLA . YOU ARE ALWAYS OUR HELP , AFTER ALLAAH.
THANKS YAA MUSLIM ; THANKS YAA WADDANI ; THANKS BROTHER .
Asc walaalkey cabdinasir sola waan ku salaamay waad ku mahadsantahay la talinta aad walaalahaa la talisay ilaahey ajir iyo xasanaad hakaa siiyo you're a hero runtii keep up the great work that you doing thanks brother
Subhanllah ragii soomali gabdhahooda soomali wexey kusameeyeen baa ayaga dib ugu noqday
Cabdinasir nimanka soomaalida badankooda wey dambeeyaan waxayna iska dhigayaan kuwa aduunka uga horeeya.
Best solution get marry, done. If you are married and still chasing what you shouldn't be chasing then you have major issue with no treatment.
What if ur married nd ur husband is far he video call me
@Khalid Jama totally agree with you on that. Never ever have a video calling with anyone without out cloth regardless how close you are to them. You never know if that will service somewhere. Play save, and stay out of such act.
نسأل الله السلامة والعافية، kheyr Allah hakusiiyo
Allahuma aamiin
Xalka ugu weyn waa ilaahey kacabso cowradaada xafido qofna ha aaminin
wey ku macaan yihin ragga somaliyed inay xanuunka dhadhamiyaan, imisa gabadh somaliyeed ayey qawiyen, kufsaden, oo soo dhigeen waliba qaarkood gabadhi u dhaxdey/ qabeen soo qawiyey oo so dhigay , xaqiiqdi wey wanaagsan tahay inay dhadhamiyan xanuunka inkasto ragga somali oo dhan aysan ahay hadan inta xun allah ha ku salado kuwaaas Aaamin dhah
Fb maba isticmaalo alx fb iyo tiktok waa uun maqlaa.
facebook waxaa igu dambesay 2016
Nin nasiib fiican
Masha allah allaha kudaryeelo
Somalida si aad ucaawiso kuwa darenkooda
Lagu dago salan sare walal somali
Asc thank you Wallakeena S/P/Abdinasir Jizakkallahu qeyr Sida Wanaagsan Uud Markasta aad noola Wadaagtid Wanaaga iyo Aqoontaada We learn a lot about good things for your youtbkaaga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
This is valid information,,for real
Thanks #SOLO
I experienced my self twice but I allready knw da game so it didn't work out for them,,,,I luv my self
No body can exposed me,,
Mansha Allah walaal qeer Allah hakusiiyo WAXAAS waxaaba kadaran NIMANKA somlida inkaar ayeey qawaan messager nafta beey nooga keenen balaayo qiwooyin waaye ciqaab ayaa Allah kuride calaama idiinkudhacdey ileen ayagaa lafasahaadiyeye balo Rabbi ootoowbad Keene
Malaa ,ikta Allah uu Kosoo diray ee qarbahaaga Saray ka xishooda,oo Allah ka baqa.
You just the nail on the head I really saport you coz you always talk the truth
Raga Soomaalida dhulka maxaad ugu jiisaysaaa wax ka qurux badan ma jiraan. Naagaha aad sheegayso wax ka raqiisan ma jiraan maanta. xikmada hadalkaaga waa Ragoow Ilaahay ha cabsada oo afkiina iyo FARJIGIINA ilaalsada. hadii nin ama naag u baahantahay fadlan GUURSO. Ilaahay wixii shar wata hanaga qabto aamiin.
Runta wa xanuun hadey raqiis yihiin rag idin maqawiyeen hhh
Hhh Gabdhaha ayuunba waxan lugu samayn jiree. Raga aya imika loo soo dhigtay. Allow macawsta ha naga ridin!
Waa xaqiiqo waxd ka hadashay
Waxanse kusii farxay sidaas RUNTA ugu
Dhalaalisy SOMALIDA
Waaruntaa waa afsoomali saxah qooq 👍🌿💐🦁✅💕
Aacuudu billaah walaalo caawa balayaad kasheekaysay bissinka illaahow na badbaadi. Bal noo soo badi barnaamijyadaan khayr badan Allaha ku siiyee wallee waa yaab. Wana ku sakaamayaa walaal 👍
Rageena somaaliyeed waxaan idin xasusin laah nabi yuusuf caleyihi salaam markay naagti boqorka isku qawiise marku kacararayna ecayrsatay ee yiri macadallaah ee hadana tiri waxan rabo hadaadan sameen xabsi baad aadeeysa ee yiri xabsigaan kajecelahy waxaad igu yeereso ee xaranta ah sidaaso kale u carara oo dhaha macadallaah.🤮🤬😡🤮
Ustaad aaad ayaad umahadsantahay walahi aniga ayaa igu dhacaday lkn alle kasukow iyo adiga ayaa inoga fududeyay alle hakubarakeyo cilmigaga
Wax aan Allah ka raali ahayn hada samaysid Allah ayaa ku kashifaya ilaahow ceebtena iyo tan muslimintaba astur
Waa abaalkooda ileen iyaga xumeeyaay dumarkooda somaliyeed hala fadexeye dhaaf
Hhhhhhhh wlhi caadi ma.ahan waa sax taa macalin cabdinasir allow naga badbaadi shartoda gaaladu
لاحول ولا قوة الا بالله جزاك الله خيرا
Dumarka wxn ugu baqayaa inaney kamerada furan waxkasta oo dhaca oo sharaftooda ilashtan
Ninka haduu kuqabana uukaa fogyahay inaa uraaxeysit na u rabo jirkaaga dhan wajiga ilaa hoos
@@ayanabdirasheed8849 Haka yeelin Abyo haduu ku bahanyahay ha yimaado is Aamin maleh sanadkaan
Thanks Our Teacher
Aniga wlhi maalintii in kabadan 10jeer ilaa 20 jeer ayay isoo codsadaan ana waan iska xidhaa ilaahow na astur aamin
Way isku dayeen lkn waan ka fahmay, Afrikaans kasta anigaa ka caqli baddan
naag Africaan galbeed oo qurux badan baa beri sawiraan ii soo dir tay waan iska garanaayey inuu waxan khiyaali yahay
Sax Walaal anigay igu Dhacday Iyo waliba Gabadh shiinees ah China walahi yaab baa Alle ii keenay wiswaas baa igu abuurmay Uma aan jawaabin block Iyo delete baan. Isugu daray LoL dub dambe Uma arag kkkkk dad baa waxan Ku shaqeeysta badi African Saan Nigerians con artists
Wallaahi waa wareer cabdinasir sola sxbow adduunkan
Waa maclumad fiican.
Ilaahay umada ha ka qabto shayadiinta.
zola thankx bro
Ragga Soomaaliyeed qaar Walahi sas aa ku fiican maxaa yeelay shukansiga ayba noo urun raban qandho mayiikoola yaal ah waxay naga waayeen Beelo haday wadamada ka heleen mac sonkor shaxaari dhan SAS aaba ku fiican😍👌👏🏼👏🏼solo ha u sharixiin miyiigoole dhan shabaqa ha galee lols
Asc wll waxaan rabaa inad ilaso xishiidho waxaan rabaa inad iyo jawaabtid ee ilaso xidhiidho
soomaalida .dhan.mahan.waa.dad.walan.oo.imaankii.daciifay.allow.cawradeena.bananka.ha.dhihin
Somali man they think the shame is for women only. Okay let's face music,
Masha Allah abti
Aadbaad ugu mahadsantahay wl wacyi galinta qaaliga ah allana hakaa jaaizo mariyo aamiin
Hiiliye sides Durka ucaawi alle haku caawiye
Waa rag eberkooda ah imtixaankoodii ilaahay keenay
Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeyso
Subxana llaah ,Allow naxifdi afaa socotee amiin
Somali da qayb kamida Ilaah hadii hanuuniyo aaammmiiinnn . Mahadsanid
Sexual frustration mahan ee waa lack of self control.
You are funny cabdinasir .
Waxay uguursan waayeen waxaasay kulumeen waar illahay kabaqa oomusiibadan meelwalba gaadhay kafogaada
Asc walaal salaan kadib waxaan kaa codsanayaa inaad ka shaqaysaan sidii gabadha safiyo looga badbaadin lahaa shabada ay ku dhacday iyadoo loo adeegsaday sixir daroogo noocyo kala dawan si loo baabiiyo sharafkeeda kadibna laga qaato lacag baad ah gardaradaas waxaa garab u noqday maamulka hargaysa oo dhibanihii xabsi ugu daray
Ani gabar Somaliyeed sawirkeeda uun bay igu khaldi kari lahaayeen. Naag cadaan ah nin afrika jooga baa wax wayn u malayn. Waad Nici hilibkooda cad ee dhiig ana lahayn markay ayna wali qoraxda isku dhigin. MADOW, MADOW, MADOW. Somaliyad sawirkeeda way igu khaldi lahaayeen. Laakiin rememba face to face.
Madaxda soomaaliya dhexdeeda iska duuba oo ayaga lagu gumeystaa ogoow
جزاكم الله خيرا
This guy waa hilarious kulaha video shop ma laga sameyn macaweesta ka dhacdey 🤣🤣🤣🤣😜😜😜😁😁😁😁
😂😂
Diraca yeeysan kaa dhicin😂😂😂
Anigu camal lama dagi karo nin useless ah marku Facebook wax ii soo qoro block aan Sara qaar baa magac naageed intaa ii soo qaato wax ii soo qoro block dhag mabo ka neefiyo so they hate me all bom ☹️☹️☹️☹️
Mansha allah wa waano fiican kuwii ku camal falo allah hanaga dhigo
Alle heydin Asturo ragga somaliyed
solo aniga malaha magaceyga nin bey immodeysey imisa naag quruxbadan isoo dhigtey message
Waa ka xumahay somali ayaa aqaana markaa warkaas tiraahde raadiyaan meeshe wax ka jiraan😁😁
Godkaan ha ku dhicin war sug aan salkiisa soo taabtee. Hada waxaa sugeyna niman badan oo waalanaya🥱 intaad gabar ka goyseen illahay idin ka gooo
Facts 💯
Mr keepgoing baa ubaqayaa maalin walba naag buu qadka usoo gasha
Kkkkķk SOLO alfalaax malmal qosalaad igu dishay wiish ha ku yeero wixii waxaas galo mahadsanid sxb dadkiisa ka naxa taladiisa aan qaadano
Nin Wax Badan Og Mahadsanid
It’s essential but the chance slipped away from the hand 🤚 shit! Guys be vigilant! Absolutely it’s true
Maskaxtada Allah ha barakeyo walal
Dj zubeyr tan kudhacday waaye🤣🤣🤣😂
Maya Photoshop aheed videoshop xitaa mahan PHOTOSHOP🤣😂🤣😂🤣😂
Abdinasir maxaad wax araagtay Allah ceebtena ha asturo Amin Amin Amin
Ilaahey ayaa ka jaray waxay dumarka masakiin ta ah ee somalida ah ay kusamay jireen
Yeay haisla waalato
😁😄😄😆😆🤣😅😄😃😀macalin wanaagsan inagana daawadayaal wanaagsan aa noqono
Ilahay na astur subxanallah
Vidio shop kulahaa intey is muldgiyan bey vidio shop ku washaan
Isoo boqda asxabey mahadsantihiin 👈👈👈👈👈
Somalida 90% raymisbaa haya.
Somalidu reer baadiyaha bey cayaan lakiiin cid iyaga ka masgax xun ma arkin
Waa Rag jilicsan Raga soomaalida
Wlhi wa iga qoslisay lkn wa wax jira aniga wan arkay kuwa English ku hadlaayo.
Lkn waqti masiin alxamdulilah shekadan marhore an maqlay.
Nimanka somalida ma jeclo in ay is ged gediyaan market xaaskooda la joogan ka xaabi xaabi!
Farxiyo kabayrada nimanka kkk abdinaasir qoorihiisa weeye yaa dhahaya kuma lahoo😂😂
Sideey kudhici kartaa anoo muslim ah inaan social media isku qaawiyo
Waligaa qalad makaa dhacay?
Kuwa Social Media isu qaawiya in badan oo ka mid ah waa Muslimiin Soomaali ah qalad ka dhacay. You are not PERFECT. Allah is Perfect.
Waydici karta, bina aadam weeyaan, Ilaahey hana astura, Aameen
Eebow waa laguu raxeynaa
Marka siil iyo naaso aad aragto macwiista hoos ayee aadee😂😂😂
I am glad
Asc walal waan kuslm slnkadib kher alaha kusiiyo wax jiro Aya ka hadashey shukren
Alx illah ima Tusin aniga alx thanks in badan malin kasto waxaa igu soo darsadaan wax saas cml naago magac fake hal sawir iyo meshe ee jogan la garaneeynin iska sii delete jiray lkni hada neh shekadan igu ma soo dhici jirin anaa na aqbalin qof is qarshay oo information badan ugu jurin iyo naag qawan ajanqbi ah
Hada sheeko kale ii sheektay sxb thanks
Kkk qurux aa xawayaan eey noqonaayaan maryaha lee kaga qurux badan yihiin orgigi doqomo waaye wallahi
Marka iigu horeysey oon maqlo sheekadan, Ilaahow na astur
A/nasir kawaran hadii qof aad taqaano laguu soo diro video giisa, balse mageli kartid adoo details kaga geliya mooye, baltaa kawaran.
Waanse kabaqay inaan details kayga geliyo.
Hahaha abdinasir I salute you brother , wallahi waa iga qoslisay wllow u fur wacyigalin xaga sexual frustration
waxaan kaloon jeclaan lahaa cabdinasir wxa kaloo jirta wax loo yaqaano people reulate inu aha filaya oo facebook ku xidhiidh san oo si automatic ah cameradada adigon ogyn furanaya arinkaa wax ka taataabo
Haaa waxaas mid hbn saas igu soo wacay hadii ka qabto waaa video man qabnaaan meel suuq aan jogay balse aad aan igu xanaaqay ninkaas waxaa uu ku dhaqmay
@@ebyanish3760 adigu maba dareeni naysidba no link weeyi
Walalow khayr allaha kusiiyo
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Loogihii lacagta xaday😇😇😇😇😇
Mahadsanid
Waxaan rabnaa ka sheeke arimah Turkish ka laisku dhaca qafka cusub please Thanks
Waa wixi ku dhacay djay subeer kkkk
ACWW
CABDINASIR SOLO
AAD AYAAD UMAHADSAN TAHAY
CAAWINTA SOMALIDA
WALAAL AAN AYAAD TAHAY. LONDON AYAN ISLA DAGANAHAY
MAGACAYGA WAA
ILYAAS ISMAIL
Hi Sola portal 🌿💕🦋🌿💕🦋💕🌿🦋🦁🦁🦁🦁💪🏻💪🏻💪🏻👍👍
anigay igu dhacday taas lkn isma qaawinin waana block gareeyey
🤣🤣🤣🙋♂️🙋♂️
Maan arag waxaas anigu inta badan qof caana ama aanaan isku jinsiyad ahayn maba jecli anigu
Mahad Sanid Ustaad Abdinasir Ismail sola