Wllhi wadka karunshegtay wax natija malahan Hada anigaa kunol Dalka Qatar wana ku cakiranahay wllhi Europe ayan rajenayaa hadana ano boday lee arkay 🛫✈
ninkan waa runti carabi khayrmale aniga magaladan Dagan to be honest inu ka sheekooyo ayay ahayd sababta ciyalka carabta ku dhashay ama arab speaker ku uga duwanyahiin somalideena kale ahahahh
@@sacadcabdi9808 waqoyi hadanan u dhalan ma ku noolan kara waa suaale wAlalo soo la ii waydiin maayo cidan ahay gobolkan ka imi taasan ka cabsada waan jeclan laha inan dago .
Omar inshar waxad tahay qofka noloshayda wax ka badalay ina baray in wax walba guul laga gaari karo si kastoo tayhay iyo meel walbood joogto INA dhirigaliyo marka aya niyad jab igu yimaado thanks abaal wayn ayaad igu leedahay kuna ilaawi mayo markaan guusha gaaro waxan Ku leeyahay hore usoco hawl wayn ayaad haysa sona badi qisada guusha iyo dhirigalinta
Waxaan rajeynaayaa in aan somaliya 🇸🇴 madax weyna kanoqdo waana fikir muda der kufikirayaa inshalah soduceya Asxpta maana ogolaan donno dadkeyga in eei saan urafadsanadaan inshalah rabiyow ila garab gal waan leyahai fikir wngsan aan kumaamulo wadankaasi inshalah
Machallah Waa Fahamney Sual Baa Qaba Waxa U Hadlay Hada Qalddanen Guryaha Kiradooda Iyo Qimahoda Ka Waran Qof Ka Donaya Inuu Iibsado Guri Qadar Ku Yaala Tasa Rabaa Inaa Ogaado labo Waxa Raba Inaa Ogaado Qof Donaya Inuu Imaado Qadar Tusale Ka Imanayaa North America Special USA Ama Meelkale Shaqo Inuu Ku Imaado Miyaa Mise Qofta Inta Imaado Guri Ibsado Ma Dagi Kara Thanks
*anaa qadar jogo waa run caruurtii dhaqan celiska loo kenay maqayada xidig agteeda meel shiishada lagu cabo ayeey yimaadan shiishad caboow ayey ku jiran kuwa walidkoda magalada jogan wexe ku dhuntaan sanaciya*
Mashaa Allah waa ku riyoon jiray in aan khalijka mar uun ku noolaado lkn marka aan arkay ciyaalka laga keenay khalijka in ay yihin kuwa aan la jaan qaadi karin xaqiiqada nolosha oo aanan fahamsaneeyn waxa ka jira dunida ku hareereysan misna aanan fahmeyn bulshada cusub oo ay ku soo biireen hadana heerka wax barashadoodu ka hooseeyo da'da ay jiraan waxa aan go'aansaday in aanan dagin halkaas
masha allah wlhi ustaadka wax badan ayaa iiga baxay lkn wadankayga wax iidhaama ma ugi waxba yay san daaraha beenta idin shegin wadankena waa uugaaridoonah insha Allah
Ustaadkan in badan wan la kulmay barnamijyo badan u daadihinayana gobjoog wan u noqday waaa nin wax badan og Sido kale wan rajeynayaa cumarna mar inaa kulmi doono doha dhexdeda insha allah
@ogaansho walaal waxaan qabaa su’aal. 1-Wadanka qatar dumarka masiisaa shaqooyinka professional ka ah sida ragga ay u shaqeystaan oo kale. 2-gabadhuhu maku xaqooq baa nimanka shaqooyinka soo apply gareysanaayo kadibna caruurtiisa loosoo guurinaayo. 3-gabadha kaligeed ma tahay meel ay si xor ah uga noolaan kareyso si ay ugana shaqeysato uguna noolaato. Mahadsanid
Waa mawduuc aan in badan sugayay alxamdulilah waanan dhagaystay Walaal noo dadaala Omar Inshar Alle khayrkeeda haku siiyo oo alle haku ciseeyo❣ Lkn aniga iminka video daawanaya waxan jooga wadankii somalia macluumaadkaan doonayo ma helin waayo waxan sugaya visa camal passport Jabuuti ku xaraystay markaa waxan rabaa dadka xagii wadankii jooga in information intaa ka baxsan la siiyo macluumaad ku saabsan dadkii wadankeena Mahadsanidiin
Hadan passapori eTopiyana wato qofka ii yarana shaqo uu dhaho ana u haya xirfad kalena aan le yaHay sida plyer nimo malaga yaapa inan ku shaqeysan karo xirfada ama mid drever Ah daralaw nimo wad mhdn san thy cumar inshaaR❤
Me too wlhi ma mooda iney aduunka ku yaalan ku noolansho daaye waa bahalo waxshiya oon aqoon bini'aadintinimada weligey niyada ma gelin tegid daaye illahhay inama geeyo sister
Ama ha nolol ficnaato ama ha ugu lidnaato wxaa iga go,an inan kunolado dalkeyga
Well done my brother that is true
Geesi laba maha libaax wadankaga ayad xuriyad ku haysata melna ha udhaafin
Abas Axmed ❤️❤️❤️💯🔥
Haa waddankeena wax inoo dhaama malahan wax lagu weydiinaayo ma lahan
alla caawa yaa kugu yidhahdo beri ayaad UsA tageysa wlhi inaanad cawa sexaten nio caadi iska dhig dalku wuu xumade meel la jooga maahe
ربي اجعل بلدي آمنا مطمئنا
Uduceeya wadankeena wadama carabta asga ka kheyraad badane wadan kale ku nolaadkis maxan ku falaynaa.
runbaad sheegtay walalo
Wllo sida umaleyhesid maha anaa kunool😪😪😪😪😪
Illahey nabad, xasilooni, cafmad iyo barwaqo wadankeena hanaga dhigo ya Rabi.
Aamiin yaa Allah wllhi waa sax wll
@@hamzaabdiazez3070 mey wll waddankeenaa noodhaama wllhi.
Mansha allah thanks Aboowe Waan Kula Socdaa ❤🇸🇴
❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲👍👍👍💯
Waar niyaw wallahay burco ayaan jooga waa meel ammaana nolol fiican leh halka qol $25 dollar weeye markaa maxaa iluray anoo nabad haysta waxbarasho haysta maxaa yurub iyo carab ibaday waar dhulkaygaan kalsooni ku qabaa.
Walala aniga yurub baanjoogaa maqanacsani sida aadsheegtay aanrabaa maashalaah alahakubarakeeyo
Burco waa meelnolol jaban sxb
@@blackman8295 haa wll waa runtaa.
@@engineerabdirahmanmohamed9476 masha allah dadka kale lama tihid reer burco adigu waad ka ragti dheer tahay ayaan u malayn
@@uhadalchannel7418 aamiiin wll qaali dhamaanteen ba alleh ha ina barakeeyo.
Haddaad ku xirantahay casharrada walaalkeen inshaar. Halkn like saar.
Yaa inshaarna yuu ahaa?
Wlhi wuu mahad sanyahay walal keena Allah ku xifdiyo wax badan ayaa no soo kordhisay Masha Allah wana ka faa idnay
Wasmo
Ogaansho waad ku mahadsantahay macluumaadka aad noosoo gudbiso keep going legend
Thanks brother ,
This is a full lesson
From borama Somalia 🇸🇴
Idinka soo salaamaya
Also brother from borame
also my brothers borama sheik ali jowhar
Count me in
Also borama jarka
Waa ka qadnay from galkacyo
Carabtii hore waa fiicnayen
carabta hada waa xaasidiin 💯✍️✍️
Anigaa carab kusodaaley wax natiija malaha alx hada Germany ban joogaa waan kareystey hadeythy xoriyad ama shaqo ama shacab nadiif ah
haaa wlhi
Labada midna faaido kuuma aha
waaw asal somali ah carab waxba mahyso carabta reer galbeed ayaa dhisty
@@ahmedhassen3696 war ugu yaraan shacabkoodu nolol uqalanta ayey Ku noolyihiin ,inagu maxaynu Ku noolnahay reergalbeedna meelkasta wuu inaga jooga oo dawladeena ayeyba ilaaliyaane
Wllhi wadka karunshegtay wax natija malahan Hada anigaa kunol Dalka Qatar wana ku cakiranahay wllhi Europe ayan rajenayaa hadana ano boday lee arkay 🛫✈
Kheyr allaha kusiyo walal cumar mowduuc muhiim ah waaye barakallahu fiik
Wadaadkii iigu horeeyay ee wadan carbeed karunsheega intooda badan wadamada carbeed way amaanaan
Maxaa laga amaanaya ,waa bila aadan way qaldami karaan way saxnan karaan wax lagu murmarana maaha
ninkan waa runti carabi khayrmale aniga magaladan Dagan to be honest inu ka sheekooyo ayay ahayd sababta ciyalka carabta ku dhashay ama arab speaker ku uga duwanyahiin somalideena kale ahahahh
Soomaaliyeey waan idin salaamay
Waxaan jooga burco Soomaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍😍.
Jeclahay dalkayga hooyo guula u rajaynayaa wakhti walba.
From burco too 🇸🇴❤❤❤❤
@@blackman8295 thanks brother
@@engineerabdirahmanmohamed9476 adiga ayaa mudan wllo
@@blackman8295 mahadsanid wll Mar walba.
@@blackman8295 sxp wadani baa tahay
ماشاء الله walal mahadsanid soo gudbinta video gan muhiimka ah.
Masha allaH omar inshar
Muqaaladan oo kale waan i baaha nhaY
Fadlan muuqaladaan oo kale noo soo badi
Adoo rali ah Nolosha turkiga noo xeji😘
Masha allah nio waan ku taageeraa inkastoo ayaantaan dib uga dacay daawashada youtubeka marwaliba waal kula socdaa
Walal omar maxasanid kheer Allah ha idin siiyo adiga walalkeyga maadeey sida xigmadda le noga shaarhey wadamada arabta cml thanks
asc ogansho adi iyo ustadka wan idin salamaya ka dib ustadka waxa weydi lahaa
hada waxa an jooga dalka sudan waxan dhamey rabaa
kuliyada idaarada waxan jeclahay inaa qadar imado insh,allah
mark dhameyo jamacada sanadkan ustaadka waxa weydii laha hadi aan imaado qadar
bishii imisa ku shaqeynaa qarashka ijarka guriga nolol maalmeedka bishi meqa igu bixi karto
Waa xaqiiq warkaasi channel kan waa faa ido badane talo wanaag iyo waaqica dhabta ah ee jira ayuu ku caan baxay thanks bro
Masha allah Adeer Cabdi Madey waxa uu inoo shagay caqiqda dhabta ah ee tala wadamada khalijka gaar ahaan Qatar
Waxa kamid ahay dadka kunol Qatar
Qatar marka aad bananka kajogto magaceda maqasho waa mel magac wayn lacagnah xambarsan balse sidaa ma aha xaqiqdu waa inta uu aderka inoo shegay.
Maasha allaah siwaca ayaad ufaahfaahisay illaahay dalkeena ha noo hagaajiyo lama huraan waa Cawska jiilaal jazaakalaa kheer
Markaa imaado
Waa ku soo raadinaayaa
Insha allah
Omaraw
Wll meesha joogto iskaga noolow.
Hadii kale wadanka iska dag gaar ahaan waqooyiga.
So radi oo vlog ka so duub omar hmmmm kaftn
uma baahnid in aad raadiso, ka dhamow
@@sacadcabdi9808 waqoyi hadanan u dhalan ma ku noolan kara waa suaale wAlalo soo la ii waydiin maayo cidan ahay gobolkan ka imi taasan ka cabsada waan jeclan laha inan dago .
Waanku soo dhawaynaynaa walalo noo kaalay qatar 🇶🇦
Haa sheekh crashid cali suufi qariga wayin
Ustaad Omar inshar Si gaaar ah ayaa kuugu Baahnaa
Si wanaagsan ayaan uga dharagne warbixintiina Jazakallah kheyr
Masha Allah,Ogaansho iyo ninkaasna waad mahadsantihiin,
Khaliijku Nafmalaha aniga inaderkay ayaa deganaa emaradka
laakin iminka wuu kasoo raray reerkii oo burco ayuu keenay
Caruurtiisii carabna maaha somalina maaha
Iminka ayaa dhaqankii labaray oo ay soo hagaagayaan
😅😅😅👉😂
Hhhhhhhh waxaan aad ogu qoslay carabna ma ah soomaalina ma ah
Masha Allah jazaka Allah ustd
Inshar waxan ka Codsanaya
Inaad Noo Badisid
Wadamada waxbarashada Loo aada kuwa Ugu wanagsan
Qasatan Aniga waxan Ka Codsana Dalka Uganda
Aniga kunol Uganda ,waxna kabarto alx waaa wadan nabad ah waxbarashana fiican !!!
Masha allah macalin cumar thnks
Mashalaah waa macluumaad aad wax tar u leh kana faacideysan doona dadka aan wadanada Carabta aqoon u laheyn Alaah ha ku siiyo kheyr
Mansha Allh Horay usoco omar inshaar macalinka Yutubka ogu wanaagsn
Berbera ayaan jooga aad baan u anagaa khaliijka
Omar inshar waxad tahay qofka noloshayda wax ka badalay ina baray in wax walba guul laga gaari karo si kastoo tayhay iyo meel walbood joogto INA dhirigaliyo marka aya niyad jab igu yimaado thanks abaal wayn ayaad igu leedahay kuna ilaawi mayo markaan guusha gaaro waxan Ku leeyahay hore usoco hawl wayn ayaad haysa sona badi qisada guusha iyo dhirigalinta
Mahadsanid walal omer iyo macalinkaba waxaan idinka mahad celinaa daadalka umadda soomaaliyed uhaysiin Alle ha idinka ajasiiyo 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid ogaansho chanel aan wx badan ka faa'idey jazakalaahu kheyr zxp ee canadana 🇨🇦kaa sugeynaa insha allah
Cajamacadbaan usoo doonan Dalalka carab ta insha Allah especially Madina and AlAs-har university Bi, idnillah
Allah yaxfadak ustaad aadam and omar wlhi wx bdn ka ogaaday aado weyn
Jazakallaahu kheyr sida daacadnimada leh ee aad noogu soo gudbixisey xogta khaliijka
Thnks mashalah si cilmiyeysan ayad nogu sharaxday oo qibrada iyo waya aragnimo anigu qurbo muo ayan jooga. Wadanki wax dhaama malahan runti. Dal islameed jogistii waxan daal iyo tacab qasar aheyn lagama qado we somaliyeed dalkna an ulabano an dhisano isaga nagabadan inshalah
Masha Allah ilahay qer haku siyo wll
Waar carabata qarnigan ma ahan carabtii waagii hore
Meel Maa ahan Qatar Doha inan so xasuusto xataa marabo waqtiga aan kuso qatay Alhamdulillah
Maxa kugu dhacay abyo ana raba ina u guuro o kaso shaqayste
Abaayo maxa ku aragtey
Waxaan rajeynaayaa in aan somaliya 🇸🇴 madax weyna kanoqdo waana fikir muda der kufikirayaa inshalah soduceya Asxpta maana ogolaan donno dadkeyga in eei saan urafadsanadaan inshalah rabiyow ila garab gal waan leyahai fikir wngsan aan kumaamulo wadankaasi inshalah
Masha allah wa no faideyse sh jazakallah qeyr
shekh wad mahadsantahay waxaad sharxdaa farqiga udhaxeeya Sucuudiga kuweyt iyo cumaan iyo qadar keeba ugu fudud qofka galbeedka ka yimaada shukran
Suaal ban qabaa : xaga cunsuriyada AMA midabtakoorka sideebay ku yihiin ustaad omar inshar❤️
Kuududiye ayaa i hayee duco iyo taloba waan ubaahan nahay wllyall❤
*Aniguu igu dhacay 2016 bishii mey anigoo jooogo muqdisho cudurkaasi waa cuudr xanuun badan wuu xumad badan yahay ku dadaaal biyo qabow inaan ku mayrato xanuun jabiye tramadol Hal xabo qaado sariirtana haka kicin 7 Bari ilahaay Haku caafiyo*
Mnsha alh Omer inshaar Sharaf ku noolow
@@abdullahiahmed5903 yaa ciyarta ngda wall 1916 ma adiga nolaa🙆
@@abdullahiahmed5903 aamiin mahadsanid wll
Lakiin maxaa biyo qabaw ku maydhaa hadaaban qadh qadhayaye
@@omarshabley7713 *walaal waxaan u jedag 2016 ee qoraalkaa iga qadamay*
Wallaahi wax badan baad noo faaiidaysay. Ilaahay kheyr haku siiyo.
sii daacaad ah ayuuu wax noogu sheegay ustaadka...wsllaahi waan ka helay sheika sheekadiisa
Mahadsanid cumar iyo ustaadka wax badan fahamay
Alxamdulillah Muqdishan ku dhashay kuna soo barbaaray waxna ku bartay dhibaatana kuma qabo waana ku faraxsanahay ilaahey hanoo hagaajiyo dalka .
Dalka Qatar aniga wxaan tagay 2007 wxaana ku galay Visa shaqo balse shirkadi i keentay uma shaqeyn jirin ninka Carabka ah ee masuulka iga ahaa wxuu iga qaadi jiray sanad walbo 1000 dollar oo iqaamada ah wxaa isii dheeraaa hadii aan u baahdo saxiixisa wxuu iga qaadi jiray 100riyaal oo u dhiganta 30$. kirada guryaha waa qaali wxan qol kuwada dagneyn 8qof qofkiiba wxaa kiro ahaan ugu soo aadi jirtay 50$. Waana dal aad u kulul aniga xiliga aan ka hadlaayo wax barasho cid ku aadi jirtay maleheyn xamaali ayaa lagu aadi jiray, Xajka inaa tago maahinee Carab danbe uma socdo InshaAllah...... Hda wxan ku noolahay Finland. Qatar qofkey Dhalasho siiso xitaa dib ayee uga ceshataa markuu qofkaas duqoobo, weyna masaafurisaa, wadamada Carabta qof aan aqoonin ayaa meel u maleeyo, Meel adoonsi kajiro waaye, wxaana yaalo dulinimo iyo bahdil...
M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad omar
Janada adinka iyo walidkiin alle ha idin geeyo ee like ii saara asxaabta qliga
Masha all shukran wll
Thanks walalaha noo soo gudbiyey. Waa Wareysi qaaliya oo hadana si cilmiyeysan loo soo gudbiyey
Machallah Waa Fahamney Sual Baa Qaba Waxa U Hadlay Hada Qalddanen Guryaha Kiradooda Iyo Qimahoda Ka Waran Qof Ka Donaya Inuu Iibsado Guri Qadar Ku Yaala Tasa Rabaa Inaa Ogaado labo Waxa Raba Inaa Ogaado Qof Donaya Inuu Imaado Qadar Tusale Ka Imanayaa North America Special USA Ama Meelkale Shaqo Inuu Ku Imaado Miyaa Mise Qofta Inta Imaado Guri Ibsado Ma Dagi Kara Thanks
Walaal khaliijka waxba ma milkinkartid
Aniga ina ada raba lkn qof iga war bixiyan raba oo joga wana wayay oo xaqiqada iga warama
Mahadsanid warbixinta iyo macluumaadka xaqiiqda ah ee aad nala wadaagtay
Omar zxp wxaan ku dhihii lahaa qof sidaan oo kale uwaanegsan ha kula soo daadihiyo
Mashallaah QATAR
CIYAARTA ADUUNKA 2022 WAAN IMAANYA QATAR ✌👍✈
Runtii hadaad gasho wadamada khaliijka waxad tahay qof galay gud aan laga soo laapanin , waan sidaan aan misanahay !!!
Ma sha Allah keep going my brother
Brother Adam
Thank you all the help you had given to me while staying in Qatar
Love from America from brother MUHAMMAD Barkhadle
First views And Comment
Good point, thanks Aderka
*anaa qadar jogo waa run caruurtii dhaqan celiska loo kenay maqayada xidig agteeda meel shiishada lagu cabo ayeey yimaadan shiishad caboow ayey ku jiran kuwa walidkoda magalada jogan wexe ku dhuntaan sanaciya*
sadaq dhere kkkkkkk Horta ma ila aragtay
Mashaa Allah waa ku riyoon jiray in aan khalijka mar uun ku noolaado lkn marka aan arkay ciyaalka laga keenay khalijka in ay yihin kuwa aan la jaan qaadi karin xaqiiqada nolosha oo aanan fahamsaneeyn waxa ka jira dunida ku hareereysan misna aanan fahmeyn bulshada cusub oo ay ku soo biireen hadana heerka wax barashadoodu ka hooseeyo da'da ay jiraan waxa aan go'aansaday in aanan dagin halkaas
Mansha alah waaban ubahnaa qadar thnks wlo
Umal khair asc
@@Sooyaal45 cms wlo
Umal khair waa nabad qabaa wll
Jazakalah Sheikh runtaad Ka sheegtey
Carabtu iyaga ka xuun gaalada cunsirin weeye
Markeey ku weydiyan xalked ka timid ad dhaahdo I come from Somalia 🇸🇴 wexey ku dhaahayn maxa igu hadli weyday carabi wayo somalia waa daal carbeed marka dhaahdo somalia somali aya looga hadla wey kula yaabayan
Xaata miidab taakoor ayey sameyan sidaa sudaneyska 🇸🇩 weey cuunsiriyeeyan
Alx waxan ku nolahay Sweden 🇸🇪 shaaqo xoor ah guri xoor ah lacag xalala iyo shaarci buxa haysta
My sister somaalida iyo cadaankaba xataa waa cunsuryiin
ahahah 90 Million ooo jeeeer Reeer Galbeedkaa ka cunsuriyad badan 🤣
sweden ka tasho inta aysan kula tagin galbeedka mustaqbalka caruurta uma fiicna
Cashar waxtarleh laakiin macalinku wuxuu xoogasaaray somalida qurbojoogta kaxiga Inshaa alaah somalida wadankii joogta in uu u iftiimiyo sida lagu tagikaro sida ay shaqo kuhelikaraan caqabadaha kahor imaankara ito iyo inta aqoontiisakale
Channel ka ugu fiican channel da somalida
Hambalyo sxb
xog aad u muhim ah weeye
jazaka Allah
masha allah wlhi ustaadka wax badan ayaa iiga baxay lkn wadankayga wax iidhaama ma ugi
waxba yay san daaraha beenta idin shegin wadankena waa uugaaridoonah insha Allah
mahadsanid wll omar
Omer inshaar anoo Meel uscda Oo Khadka xidhay ayu messagekagu iso dhcay dibaaan uso crarary😂😂😂BIG SUPPORT
Ustaadkan in badan wan la kulmay barnamijyo badan u daadihinayana gobjoog wan u noqday waaa nin wax badan og
Sido kale wan rajeynayaa cumarna mar inaa kulmi doono doha dhexdeda insha allah
aadba ugu farxay omar sxb thnks 100000ppppp
Ogaansho hormuudka jannalada. 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Scw wllo aniga yurub ayan kasoo guuray somaliya ayan 10sano dagana Hada somaliya caafimad fiican malaha marka wadan shareecada islaamka lagu maamulo ayan rabaa wllo iga caawi hadad meel fiican hayso
walaal aad iyo aad baad u mahadsantahay ,codsi inaad noo soo gudbiso sida ugu fudud ee online jobs ah
mahadsanid omar inshaar sxb adi ustaadka
thanks bro
Mash allh 😊😊it's full information
@ogaansho walaal waxaan qabaa su’aal.
1-Wadanka qatar dumarka masiisaa shaqooyinka professional ka ah sida ragga ay u shaqeystaan oo kale.
2-gabadhuhu maku xaqooq baa nimanka shaqooyinka soo apply gareysanaayo kadibna caruurtiisa loosoo guurinaayo.
3-gabadha kaligeed ma tahay meel ay si xor ah uga noolaan kareyso si ay ugana shaqeysato uguna noolaato.
Mahadsanid
Mash alaah mahadsanid ustaad omar inshaar
Dalku waa amiin ee naftaada run
Sheekh
Shkrn ogaansho iyo ustaadka noogu dra wdmda zida cnda iyo USA kle
Fadlan Fadlan
Wllky omar inshar
Su aashayda ka jawaaba
Sababta afartan wllken sheegay looga waayay khaliijka Maxay tahay
Waligay ma arag
Qof khaliijka ka yimi Oo lacag sita xirgadleh Sida dhakhtar Siyaasi qof cilmiga heer ka gaaray
PHD sita ii soojawaaba
Waa mawduuc aan in badan sugayay alxamdulilah waanan dhagaystay
Walaal noo dadaala Omar Inshar Alle khayrkeeda haku siiyo oo alle haku ciseeyo❣
Lkn aniga iminka video daawanaya waxan jooga wadankii somalia macluumaadkaan doonayo ma helin waayo waxan sugaya visa camal passport Jabuuti ku xaraystay markaa waxan rabaa dadka xagii wadankii jooga in information intaa ka baxsan la siiyo macluumaad ku saabsan dadkii wadankeena Mahadsanidiin
Im first person❤
Hadan passapori eTopiyana wato qofka ii yarana shaqo uu dhaho ana u haya xirfad kalena aan le yaHay sida plyer nimo malaga yaapa inan ku shaqeysan karo xirfada ama mid drever Ah daralaw nimo wad mhdn san thy cumar inshaaR❤
Ustaad ciyaal casiirkii waad baa biisey e, waxaad ku soo koobtey inaan dadkaasi waxba la joogin, gabar ciyaal casiir ah baan lasheekaysan jiray laakin caawa markaan caawa chanelka ogaansho aan ka daawaday waanba nacay KKKK markaa thanks walaal
Maasha alaah codkaada aad uu ugu fcnyaha tabinta alaha kuu xifdiyo
Somaali waxay noqdeen haad geed waayey, alloow sahal amuuraha, War dalkiina ulaabta oo ilaahay aamina, Alle aamin ma iishee
Mansh alla tabaraka Allah mahadsanid
Shugran shiikh runtii waxbaa iska kaybedelay uma socdo
Saan unecbahay khaliijka Alle uun baa og imaansho kuyeh meel aan uhoydo hadaan waayo walee carab utagimaayo. Cidhibta labaxa illahay idankii.hadaad dawladayada iyo dhulkayaga nodaynwaydaan dheh😈
Me too wlhi ma mooda iney aduunka ku yaalan ku noolansho daaye waa bahalo waxshiya oon aqoon bini'aadintinimada weligey niyada ma gelin tegid daaye illahhay inama geeyo sister
@@abdifatahaadan5972 absolutely wllkay
@@nagwamohamed1288 cid dawladaada burburisay ma jirto walal yagna kuuma baahna balse inaga ubaahneen wakhti hore yacni intuu dagaalku socday
@@ahmedsaed7602 that is your opening
@@nagwamohamed1288 Maya waa runtay waayo dawlada misaniyadeed waxa Ku jirta 80million oo sacudi laga keenay iyo inkaloo qater iyo Kuwait laga keenay markaa waxaa. Waajiba inaynu dalkeena Ku kaaftoono
ustaad maxaa ugu wacan inay wax horumar ah sameyn caruurta ku dhasha khaliijka . sida inaysan noqon caalim dhanka diinta , khabiir injineer, dhaqtar iyo ganacsade caan ah .
Ustaad omar, waxaan kaa codsanenaa, in aad noo sheekto, ustaadka Qoraalada wuu qorey sida aan kuheli karno, akhrinta qoraalka ayaan aad ujeclahay, mahadsanid.
Mashaa alaah maadeey xakiim waad nafamsiisay
Omar inshaar waad mahadsanthy wll
MAASHA ALLAAH WAAN TAAGEERAA CHANELKAN